Dawo- Jiim Sheeekh Muumin (Muxyaddiin)

  Рет қаралды 34,108

HOOBAL

HOOBAL

Күн бұрын

Hoobal waxa aad ka helaysaa fankii Soomaalida ee ka horreeyay 1991 iyo inta la baadisooc ah. Hoobal waxa aad ka helaysaa fankii Soomaalida ee ka horreeyay 1991 iyo inta la baadisooc ah.

Пікірлер: 43
@jannadalajaara402
@jannadalajaara402 3 жыл бұрын
Walaahi jiiim sheekh muumin wuu iga yaabiyay waa ninkaan waayay nin qudha oo yidhaa jiim anaa ka aqaan macalin aabihii igadhe
@mohamedadenabdulle7150
@mohamedadenabdulle7150 3 жыл бұрын
Macallin faneed hadduu jiro waa Muxidiin Sh Muumin ( Jiin)
@sadaamabdimajidho7881
@sadaamabdimajidho7881 Ай бұрын
Muxuyadiin sh muumin Muno maxamed hajji weeye ha ku dag dagin dadka zxp Fan waa kii hore
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 3 жыл бұрын
Waa Layla Omer dhuule Allaha u naxariisto aamiin Cod Cajiiba ayay Lahayd
@ugaaskakaofficial5239
@ugaaskakaofficial5239 2 жыл бұрын
Amiin
@mohamedshire2940
@mohamedshire2940 2 жыл бұрын
Pure voice yasalaaaam ❤❤
@abdirazakhussein4339
@abdirazakhussein4339 3 жыл бұрын
Aadbaad u mahadsantahay hoobal waa yabanaa boqor kabanka ee nool jiim sheeq muumin sidey ku dhici kartaa tariiq lagama hayo camon bring more videos please and shere whit as how he gradle playing uud professionally thank you
@mohamedomar238
@mohamedomar238 3 жыл бұрын
Tol la,ay tola,ay xili aan camaraduhu badnayn yuu kusoo adaye waxbadan ayaa laga rebilahaa, waxaad dareemaysa kalsoonida kujirta iyo sida ay ugamuuqato macalinimadu. War xagee kasoo hesheen, waa qaaci walane kusoo gura wixi laga hayo
@user-dh9bd5st6t
@user-dh9bd5st6t 3 жыл бұрын
Jiim qaabkiisa gaarka ah ayuu lahaa marka dadku ma oga inuu faylasuuf ahaa
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Leyla cumar dhuule Allh yarxam
@ugaaskakaofficial5239
@ugaaskakaofficial5239 2 жыл бұрын
Amiin
@sahrobilan6025
@sahrobilan6025 3 жыл бұрын
Cajiib cajiib codka leylo cumar dhuule iney tahay ayaan rajeynaa codka mase hubi
@hoobal8386
@hoobal8386 3 жыл бұрын
Thanx abaayo👋
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 3 жыл бұрын
Haa Waa Layla Allaha u naxariisto aamiin
@mohamed-dx8lr
@mohamed-dx8lr 2 жыл бұрын
@@hoobal8386 muxyadin jim sheekh miyaa dhAlay sxb
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 6 ай бұрын
​@@mohamed-dx8lr jiim ayaa muxyadiin ladhahaaheestan markuu qaaday waa garmadoobe
@kamalhonest73
@kamalhonest73 3 жыл бұрын
Mhdsnd wll jiim sh muumin noosoo badiya
@umarabdi5814
@umarabdi5814 3 жыл бұрын
Laxanka isaga saray Eryada maxamed cali kariye Codka Hasan adan iyo sahra dawo
@abdullahi1988
@abdullahi1988 3 жыл бұрын
Miraha waa xasan ganey Waxayna ku timi khamriga xasan ganeyoow iska daa baa la yiri ama qarso
@adamyusufshagaxle6508
@adamyusufshagaxle6508 3 жыл бұрын
@@abdullahi1988 waar ader wxanad garanayn been haka shegin.. heestana ma haysid taarikhdeeda ee bal dib ugu noqo fadlan.. mahadsanid
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
@@abdullahi1988 riwaayadii aduunka, ayey ku jirtay ee uu lahaa maxamed cali kaariye, Heesaha ay wada qaadeen sahra dawo iyo xasan aaden dhamaantood waxaa lahaa abwaan kaariye, marka laga reebo heesihii ku jiray riwaayaddii beeney waa run ee uu lahaa abwan dacar. Illaa 5 hees oo kaariye uu lahaa ayey wada qaadeen.
@mceeri7238
@mceeri7238 Жыл бұрын
@@abdullahi1988 jooji Warka An Jirin Broh Soo Hubi Tariikhda Fanka Sheeko Maaha
@faaraxladane2460
@faaraxladane2460 Жыл бұрын
heesta waxa laha AHN maxamed cumar huryo laxanka jim sh mumin waxaa qaaday xasan aadan iyo sahra dawo waa heesta sahra abukar sahra dawo loogu bixiyey
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Noo.soo badi asiga iyo leyla cumar
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
The One only Legend Greatest all the time.
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 3 жыл бұрын
Jiim sheikh muumin wuxuu ahaa aabahaa cuudka ilaa hadana uu yahay
@turxaanlaawe7892
@turxaanlaawe7892 3 жыл бұрын
abti boqorka cuudka waa saalax qaasin
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 10 ай бұрын
@@turxaanlaawe7892 waad iska hadashay Jiim waa kaalinta koowaad soomaaliyo idil
@ridwaanmohamed9581
@ridwaanmohamed9581 9 ай бұрын
Jiimka Cuudka waxa ka sareeyey Uun Maxamed Mooge Alle haw naxariisto labbadoodaba
@mustafadiriye1013
@mustafadiriye1013 3 жыл бұрын
Jiim waan tageeraa
@user-sc7ho9ik9y
@user-sc7ho9ik9y 10 ай бұрын
ERAYADII ALAHA UNAXAREESTO ABBWAN MAXAMED CALI KAARIYE LAXANKII AUN JIIM SHIOKH MUUMIN MUXIYADIIN CODADKA AUN JIIM SHIOKH MUUMIN IYO AUN LAYLO CUMAR DHUULI CALI CUMAR MAHDI ALYA RAXMA LABADABA
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Waa ila siddeetamaadkii.
@brownofficiell2888
@brownofficiell2888 10 ай бұрын
Deeqdaa rabi baa lahaa siduu u laxameeyey cajiib golden
@user-tf8bu2ip1o
@user-tf8bu2ip1o 4 ай бұрын
Eshcalaa ustaad jiim sh muumin waxaa layaabay sida uu teenbada u fahansiinayo
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 3 жыл бұрын
Legend
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 2 жыл бұрын
Caleek caleeek Boqor Jiim sheekh muumin iyo Leyla cumar dhuule wayku raaxaysteen Videogan
@jaburiofficial343
@jaburiofficial343 2 жыл бұрын
NAXARIIS JANO RABI HA SIIYO
@abdiqaniwiilwaal3351
@abdiqaniwiilwaal3351 Жыл бұрын
Boqorkii cuudka allaw unaxariiso
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 8 ай бұрын
Laylo cumar dhuule waxay leheed cod halaasiya aun
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
AUN 😔
@kamalhonest73
@kamalhonest73 3 жыл бұрын
Maamada jiim laqaaadayso magaceeda
@ugaaskakaofficial5239
@ugaaskakaofficial5239 2 жыл бұрын
Leyla cumar dhuule
@LeonardRiley-y6z
@LeonardRiley-y6z 12 күн бұрын
Jackson Margaret Davis Charles Davis Elizabeth
Ambiyo- Jiim Sheeekh Muumin ( Muxyaddiin)
6:53
HOOBAL
Рет қаралды 30 М.
Люблю детей 💕💕💕🥰 #aminkavitaminka #aminokka #miminka #дети
00:24
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,3 МЛН
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 93 МЛН
Jiim Shiikh Muumin 2006
5:04
Faisal Osman
Рет қаралды 73 М.
Talisyahoow wareersani - Hees Wadani
4:14
Ik Hajji
Рет қаралды 107 М.
Maxamuud M Xasan Kabanle ihn | Heestii Carro Edeg
7:14
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 217 М.
BARNAAMIJKA Fanka & Sugaanta (Cawil Abukar Maxamed) &jiim sheikh muumin
41:04
Xus: Kabankii Jiim Sh. Muumin ( Muxiyoddiin)
36:50
HOOBAL
Рет қаралды 15 М.
Jiim Shiikh Muumin Gacan Gacan
14:03
GALMUDUG TV
Рет қаралды 46 М.
Kinsi Xaaji Adam 🔥Iyo Heesta "DABEYLAHA"
12:21
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 118 М.
Abdiqadir Kaskey iyo Heestii Ambiyo
8:08
nvr4getyou
Рет қаралды 537 М.