sheekh cabdi hani iyo fankiisii & maxamed miyir AHN $heestii anigoo lilaahiya

  Рет қаралды 31,792

Qarami Media Pro

Qarami Media Pro

3 жыл бұрын

Пікірлер: 42
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 3 жыл бұрын
Maxamed Miyir Alle haw naxariisto, ustaad Nuuradiin Cali ninkaas sxbo ayaad aheydeen waxaan ku xusuusin lahaa kolay midkiin uun baa ifka ka hor tegi lahaaye adiga iyo asxaabtiisii kaleeto UBADKIISII ha hilmaamina, waxaa igu maqaala ah inuu nin xaas ballaaran ahaa oo uu ka tegay 9 ilmood. Alle haw naxariisto Maxamed Miyir Xaaji.
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 3 жыл бұрын
Waa run walaal waana wax waajiba qof garasho dheer baad tahay Ale haku sharfee
@ahmedhassan648
@ahmedhassan648 2 жыл бұрын
Waa xaqiiq ilhay ha uu naxariiste
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Labaduba waan u xiisay runtii 😢 AUN Maxamed Miyir Xaaji 💔
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Жыл бұрын
Goormuu geeriyooday
@badrigass4135
@badrigass4135 10 ай бұрын
Aduun maxuu ina Hodayaa, Ninkaa Kabanka Ku xaragoonaya maanta uu inaga Hooseeyaa 😭 Rabi Naxariistii Jano Haka waraabiyo Maxamed Miyir Xaaji
@xasanmaxamad8355
@xasanmaxamad8355 Жыл бұрын
Aad Baan U Xasuustaa Habeenkaa 2010 Ayey Ahayd Aniga & Abdi Hani Hashi & (AHUN) Moh'ed Miyir Haji Cige
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Alle yarxama Mohamed miyir AHUN.
@MOHAMEDMOHAMED-er2qi
@MOHAMEDMOHAMED-er2qi Жыл бұрын
Ilahay haw naxriisto oo qabriga haw nuuro janadina ha geeyo inshallah, saxibkay Mohamed miyir
@amore5583
@amore5583 3 жыл бұрын
Caleek caleek 👏 caleek caleek 👏 miyir illaahow ku naxariiso
@murjinofficialstudio8688
@murjinofficialstudio8688 3 жыл бұрын
Sheekh cabdi hani mansha alah
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Ustaad Murjin adiga ayaa Macalinkayga ah ❤ Salaamullah
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 жыл бұрын
Waa hees cajiiba markaad dhinac kasta ka eegtid Erayada Laxanka Kabanka Codka Wuxu ba ma kala dhacaan Waxaad ba moodaa in la qabtay 1986
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
@Khabiir waala yaabay saaxib!!
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
@@Ehel_Caashaq1 aad & aad sxb
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935 War niyow ilaa iyo hadda kuma haaye ilaso xiriir 😄😄
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
@@Ehel_Caashaq1 waa tahay sxb🤣🤣
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935 Kkkk hayeh
@zakimahamet2723
@zakimahamet2723 10 ай бұрын
Alle ha u naxaristo mohamed miyir hajji😢
@hanaanmohamed7876
@hanaanmohamed7876 3 жыл бұрын
qofkii 3aad baan noqday amarka alle ee cmnt gareeya alaabtan yaabka leh. Maxamed miyir alle hawnaxariisto
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 3 жыл бұрын
Aaammiiinn
@abdiboodhari9944
@abdiboodhari9944 3 жыл бұрын
@@Qaramimedia1 allo waxan kugu jecelahay kabanyada cajiib ka ah wallo meeday heesihii xasaan aadan yaab ka lahaa siiba heestii hadraawi sameeyay ee cabdi kariin qarey jiir laxanka u sameeyay ee inbadan is badaleysay ee mucjisada aheed ee baladweyn
@cumardaad7498
@cumardaad7498 5 ай бұрын
Ilahay hawo naxaristo ina miir
@abdirahmanjama2656
@abdirahmanjama2656 3 жыл бұрын
Yaasalaam
@cabdiraxmaanxuseengirgire902
@cabdiraxmaanxuseengirgire902 2 жыл бұрын
Xusid Heeskan ereyada macaan ma ogtahay inay curisay c.hani walaashii zuuzan xaashi c.laahi sxb c.hani ayaan ka helay meelo lagu xusayo kalana waan arkay laxanka c.hani.luuqda c.hani mardanbe xamda quen
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 2 жыл бұрын
Haa maansha alaah aad baad u mahadsantahey
@ahmedmohammed8811
@ahmedmohammed8811 2 жыл бұрын
Heeskan waxa miraha leh wll nin la yidhaah maxamed xaaji cabdi oo ay qaraabo dhaw yihiin c/hani xaashi
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 3 жыл бұрын
Yes
@caynaancabdi7895
@caynaancabdi7895 Жыл бұрын
Yaa ilaahal caalam!
@amore5583
@amore5583 3 жыл бұрын
Shan jeer in kabadan ban dawaday, hewsta sidi xaragadaleh loo tumay, iyo cod kan halaasiga ee abdi hani
@SadiiqAwil111
@SadiiqAwil111 26 күн бұрын
2024/7/4 Markii Kowaad Een daawado Ha I DhaafiN Hadaad Comanty Gyagaa aad aragto😊
@kahakawusar5802
@kahakawusar5802 3 жыл бұрын
Dadaba modaya hestan in laqaday waxa laqaday ugu yaran 1966-1977 melaha
@maadhiintube1077
@maadhiintube1077 3 жыл бұрын
Been weynaa Cidi ugaymay horeyn bro
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 2 жыл бұрын
Cabdi Hani waa Fanaanka kaliya aan kalasoo baxay Xidigaha geeska Ninkaasi waa fanaan is nacay oo ku xaragooda fanka 😂
@madar-Abdirasak007
@madar-Abdirasak007 2 жыл бұрын
2022 ❤
@cabdiqanihussain3352
@cabdiqanihussain3352 3 жыл бұрын
Sxb heesaha c.hani qaraamka ah kuso tuur
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 3 жыл бұрын
Ok qaar badan iga filo
@farxaanmukhtaarbadal7271
@farxaanmukhtaarbadal7271 3 жыл бұрын
Sxb heeskaa iyo ilaa shan hees oo kale oo aan u malaynayo in mar laga wada duubay oo ay ka mid hees uu walaashii u qaaday oo zuuzan la yidhaahdo meel maku garanaysaa heesahaa
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 3 жыл бұрын
Bal qaar kaloo badan baan hayaaye waan idinla wadaagi insha alaah
@farxaanmukhtaarbadal7271
@farxaanmukhtaarbadal7271 3 жыл бұрын
@@Qaramimedia1 mahadsanid sxb
@dgarb8353
@dgarb8353 Жыл бұрын
Waar heesta zuuzan meel an ka raadin ma leh zxp wa heesihisi igu horeeyay
@saidabdi73
@saidabdi73 Жыл бұрын
@@dgarb8353 heestan waxa qada xamda quuen
Ambiyo- Jiim Sheeekh Muumin ( Muxyaddiin)
6:53
HOOBAL
Рет қаралды 28 М.
Qaci (Sukhra) By Maxamed Bk
7:12
Somali Tiyaatar Films
Рет қаралды 16 М.
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 4,3 МЛН
Abdiqadir Kaskey iyo Heestii Ambiyo
8:08
nvr4getyou
Рет қаралды 531 М.
Best Axmed Mooge & Maxamed Mooge, Heeso kaban Macaan by Somali Literature Media.
2:21:17
Heestii- Bilan
7:46
Hayaan Media
Рет қаралды 828
Ugaaso
10:10
Cabdi Tahliil Warsame - Topic
Рет қаралды 21 М.
BARMAAMIJKII XAQIIJI FANKAAGA XASUUSTII BOQORKA CUUDKA MAXMED MIYIR XAAJI
24:02
CABDI HANI QAACI KABAN MACAN ___HEESTII CARWO
5:05
GUUTO YUGAN
Рет қаралды 459
Xasan Aadan@(dhito subag) kabankii macalin jiim
12:02
Qarami Media Pro
Рет қаралды 26 М.
CABDI-Hani (Ha doon-doonan 2015)
8:52
Dhouh D. Dualeh
Рет қаралды 5 МЛН
Abdiqaadir Kaskey | Heestii Looley 🎤🇸🇴
7:29
Shair Mungani
Рет қаралды 26 М.
HEESO TALANTAALI WAAYO WAAYO QAACI AH FANAANIIN BADAN DAAWO WACAN
2:16:19