No video

HEESTA 'EBER MIYAA EBER MIYAA' SACDIYO SIMAN & KOOXDA BADDA CAS - BEST OF XAMAR | 2016 HD

  Рет қаралды 1,827,754

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

EBERY MIYAA - EBER MIYAA IFAAFALA GUUR IYO
AAYAHAAN SUGAYNE EBER MIYAA...
HEESTA EBER MIYA - EBER MIYAA
EREYADA & LAXANKA : WARIYE :DAAHIR CABDULLE CALASOW
MUSIGGA : XASSAN CUJEERI CAJAMI
CODKA : HALLAASIGA : SACDIYO GUREEY ‘SACDIYO SIMAN’
JIIBINTA : KOOXDA BADDA CAS
FARSAMDII - UNIVERSAL TV MUQDISHO
...................................................................
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 851
@siciidcabdirisaaq2838
@siciidcabdirisaaq2838 3 ай бұрын
8 years kadib 2024 hadaa soboqatey like ireeb😮
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 8 жыл бұрын
BEST OF #MOGADISHU EBER MIYAA EBER MIYAA IFAFALA GUUR IYO AAYAHAAN SUGAYNE EBER MIYAA? ''HEESTA SANADKA & SIMAN'' kzbin.info/www/bejne/mJPKlYqjh5KSZ7c
@maddey223
@maddey223 6 жыл бұрын
Simaney.wale.wad.cod.mcn.tahay.
@doncaamir121
@doncaamir121 6 жыл бұрын
ABDI ASKARI TUBE waaxkle
@abumuhammadabumuhammad5431
@abumuhammadabumuhammad5431 6 жыл бұрын
G
@kingamerica8145
@kingamerica8145 6 жыл бұрын
ABDI ASKARI TUBE hhhhh
@mukhtaarfaarax773
@mukhtaarfaarax773 4 жыл бұрын
EBrER hees cusup
@NajiibDarwish
@NajiibDarwish 2 жыл бұрын
Heestan 5 sano ka hor ban xasuusta anoo safar ah ban dhageysanayey malin dhan anago aroos baadiye ka nimid ilaa hadda ma ilwin waqtigaas. Sacdiya siman cod qurux iyo style bay ku joogtay fanka jah❤❤👌
@ilyaasmahamed4409
@ilyaasmahamed4409 8 жыл бұрын
انا من صومال لكن ما اعرف لوغتى بس افهمها انا ولدت في السوعوديه وعشت هناك منذ ساعة هذه بابا من صومال وماما من صومال تحيا يا اهلي يا صوماليون
@ahmedsalahchanelofficial9578
@ahmedsalahchanelofficial9578 3 жыл бұрын
أنا مش
@moztophejaahay219
@moztophejaahay219 2 жыл бұрын
Fanka qarnigan labo hablood ayaan ka taageeri jiray oo midna iskaga baxday midmudooyinkaan waxba masoo qaadin waa inantan sharafta badan ee asturan Siman iyo Xamda Queen 👸💖😍
@a.rahmanmohamed2922
@a.rahmanmohamed2922 2 жыл бұрын
Siman wey kabaxdey ayadana
@abdullahiyare639
@abdullahiyare639 Жыл бұрын
Ana labadas ka tageeri jiray runtii
@MahattWadani
@MahattWadani 3 ай бұрын
Xasuus 2015 ano caruur ah aya hestan said wllhi cwwna waxn dhageysanaya 03:29 Haben nimo 19/5/2024 Ano nin weyn ah Alx Hadad iga danbeso Like isaar ha idhafin Pls🙏
@Afisa543
@Afisa543 3 жыл бұрын
Alxm sacdiyo siman fanki waka baxdy🤲😭🙏
@HappyCondorBird-gh7hp
@HappyCondorBird-gh7hp 4 ай бұрын
0:35
@hajirasaciid8760
@hajirasaciid8760 3 ай бұрын
Inta 2024 dawan donta xafimad io nabad nirajeyna😊❤
@ramla3892
@ramla3892 3 жыл бұрын
Mrke fanka kabxdy ya dhagesanoyo heestn🤣🤣🤣
@quensaynab8233
@quensaynab8233 2 жыл бұрын
Qaska. Naagtaada dhagaysaneeyso
@alihassan4398
@alihassan4398 2 жыл бұрын
Aniga abayo🤣🤣🤣
@asalimuhumed1521
@asalimuhumed1521 2 жыл бұрын
Aniga🤣
@omaryareboy5574
@omaryareboy5574 2 жыл бұрын
stiil waching 2022
@Abaasshakeeti3421
@Abaasshakeeti3421 4 жыл бұрын
Waaaaaaaaw hees aaaan maankyga ka bxn 2019 yaaa ia dhagysanoooyo 30/12/2019
@King_AkTV
@King_AkTV 8 жыл бұрын
Qoftaan waa iga gadantahay madaxeeda lacag dhigay qofki keeno wlh wet shidantahay 💙OMG keep it up sisiter 💙🇸🇴🇸🇴
@najahdiamond4976
@najahdiamond4976 2 жыл бұрын
Maskin waa lagaa qaate 😂
@Naagishubta
@Naagishubta Ай бұрын
​@@najahdiamond4976😂😂😂😂😂
@cabdulahiibrahim8835
@cabdulahiibrahim8835 4 жыл бұрын
Waa heesti ugu horeyso qaada sacdiyo siman
@iraaqyacqub9151
@iraaqyacqub9151 4 жыл бұрын
My
@munaali4156
@munaali4156 4 жыл бұрын
Ebar miyaaa Ebar miyaaa Corona 2020 😅😅time Covid 19
@axmaddeeqmaxamad921
@axmaddeeqmaxamad921 4 жыл бұрын
Haaaaaaaaa
@khalidcabdi7489
@khalidcabdi7489 4 жыл бұрын
Khalid Mohammed
@muscabqabdirahman6443
@muscabqabdirahman6443 3 жыл бұрын
Okjhh
@muniroali6096
@muniroali6096 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@salmacadey7829
@salmacadey7829 2 жыл бұрын
Aniga heestan jaaskeda xataa waan bartay saan u jeclaa lee sacdiyo
@CabdiFataax2043
@CabdiFataax2043 8 ай бұрын
Ebir miyaa ubixii aan beernay heestan waxay isoo xasuusinaysa 2018 June 20 oo maanta Ka soo wareegaysa 5 years inta Ka heshay like iisaara 😢
@abdifitahmohamed3801
@abdifitahmohamed3801 8 жыл бұрын
Waw qurux cod style iyo cayaarba heestan waan iga gadan tahay
@ayaancabdulaahicalicalishi992
@ayaancabdulaahicalicalishi992 6 жыл бұрын
Abdifitah Mohamed Ali Khan
@mohamedibnabduallah4110
@mohamedibnabduallah4110 Жыл бұрын
Whose watching this in 2023?
@HappyCondorBird-gh7hp
@HappyCondorBird-gh7hp 4 ай бұрын
0:48 0:48
@caaishocuud4599
@caaishocuud4599 4 ай бұрын
2024😂😂
@feysalcabdulahi9146
@feysalcabdulahi9146 26 күн бұрын
2024 bisha 8-aad😂
@nawalita841
@nawalita841 4 жыл бұрын
2020 yaa dawanayo farta taag😁😁😁😁🤣
@sulaiqamaxamed5489
@sulaiqamaxamed5489 4 жыл бұрын
Anile mahoo
@muhammedmuhammed8033
@muhammedmuhammed8033 4 жыл бұрын
🖕
@akozil7074
@akozil7074 8 жыл бұрын
"Eber miyaa, Eber miyaa, Ubaxii aan beernay, ilaashaneenay Eber miyaa ? Axdigeenu gaarnay arooskeenii Eber miyaa?". Aad bee ii taabatay labadaas tudac ee ka midaa Heestani. Gabadhii aan Hasawaha ahayn kolkaa heshiinay oo Guurkii soo dhawyahay waa iyadii waxii oo idil ka dhigtay Eber.😥 Alhamdulilah
@dembeledembele3155
@dembeledembele3155 Жыл бұрын
Still 2023😊
@birqaayemediaproduction2654
@birqaayemediaproduction2654 Жыл бұрын
Still 17/6/23
@mohamedhusseinadan4804
@mohamedhusseinadan4804 2 жыл бұрын
Very interesting 1
@abdullahiyare639
@abdullahiyare639 Жыл бұрын
Fanka sadax gabdhood ka tageri jiray labo waba ka baxeen fanka wana sacdiyo siman xamda queen iyo farxiya fiska iyo ikraan caraale❤💯
@abdirahmandaahir2790
@abdirahmandaahir2790 Жыл бұрын
Jacelkiina eberta halaga ilaaliyo sxpyaal👍
@aishomahamud8233
@aishomahamud8233 4 жыл бұрын
2020 simaney hda nosoo cusponysii please 😅😅🥰
@sumayasuus2626
@sumayasuus2626 3 жыл бұрын
Ebar miyaa still in 2021/ 9luuliyo
@user-nc5gy8dv3l
@user-nc5gy8dv3l 3 жыл бұрын
2021 yaasoo booqday😄
@zaziinaedit6298
@zaziinaedit6298 3 жыл бұрын
Who is watching 2021🥰👍🏻😂
@caliisxaaqmaxamedcabdi3437
@caliisxaaqmaxamedcabdi3437 Жыл бұрын
Me
@kaylaladan22
@kaylaladan22 Жыл бұрын
Me 2023🤣😍👍👍👍
@aminaadam7053
@aminaadam7053 8 жыл бұрын
She is so beautiful. I love this song and he voice
@Mohamedahmed-kh5ti
@Mohamedahmed-kh5ti 7 жыл бұрын
Mitra Cadey even you are so beautiful
@nafisonafta4698
@nafisonafta4698 3 жыл бұрын
@@Mohamedahmed-kh5ti @zswd
@ismailaden5316
@ismailaden5316 3 жыл бұрын
Beautiful she is mine
@ismailaden5316
@ismailaden5316 3 жыл бұрын
I need her contact
@fatumahussein5769
@fatumahussein5769 3 жыл бұрын
V
@mascuudahmed3352
@mascuudahmed3352 5 ай бұрын
shiiq daahir calasow salaamulaahi sargaal oo abwaan
@kaafiak6699
@kaafiak6699 8 жыл бұрын
OMG Eber Miyaa✔✔inaba Cadi Mhan Yariista😂
@Abdirahindaacad
@Abdirahindaacad 4 жыл бұрын
Hhhh
@suldanhesebe3521
@suldanhesebe3521 8 жыл бұрын
yaa salaaam muqdisho gabdho haybad leh baan ku tabayaa..
@suldanhesebe3521
@suldanhesebe3521 8 жыл бұрын
eber miyaa daahir calasow dabyar shidimaysid
@fuaadcade5710
@fuaadcade5710 7 жыл бұрын
Suldan Hesebe
@farxiyocumar3494
@farxiyocumar3494 7 жыл бұрын
Suldan Heseb
@maryanali848
@maryanali848 3 жыл бұрын
@@farxiyocumar3494 ⁸
@sahroqalib6035
@sahroqalib6035 3 жыл бұрын
AlyaCisk hees igdheh😙😙😙Ebr miyaa.Ebr miyaa
@farxaanganey
@farxaanganey Жыл бұрын
Yaa idawaday 2023
@beibzamrita5543
@beibzamrita5543 3 жыл бұрын
Young and hiyper 🤣wankuwataa walash
@mohamedabukar4762
@mohamedabukar4762 7 ай бұрын
Yaa daawanaya 2024❤🎉
@ahmedfaarahidaaja183
@ahmedfaarahidaaja183 4 жыл бұрын
3 sano ka hor si la ahaa iyo hda kwrma
@abdifatahhassan1470
@abdifatahhassan1470 8 жыл бұрын
mansha Allah codka macan oo ilahay ku siyay mad quraanka kariimka ku aqrisid heeta mafiicno ika dhafa insha Allah
@dheemanluul
@dheemanluul 5 жыл бұрын
😙😙😙😙😙❤❤❤❤❤❤👏
@user-tf2lw1ks6x
@user-tf2lw1ks6x 3 ай бұрын
,anigoo aan jaas aqoon ayaan ka❤bartay sacdiyo siman gul
@haldorka3896
@haldorka3896 7 жыл бұрын
Malin kii mindhaa 20 jeer ayaan dhagaysta heestan
@saabircadde7792
@saabircadde7792 7 жыл бұрын
sharfane abdalla eedo
@mohasen462
@mohasen462 6 жыл бұрын
Daahir Calasow hees uu sameeyay inaan jeclaado aad ayaan ogaxumahay
@Naagishubta
@Naagishubta Ай бұрын
Qofka dhaqankiisa ku nac lkn nafsad ahaan ha u nicin waa qaacido ku anfacaysa oo aan mar saa u dheerayn bartay sbbtoo noloshaan waxaa kusoo mareysa mar aan ku qasban tahay inaad wax la wadaagto qof aadan arki karin.
@DahirAbdille
@DahirAbdille 8 жыл бұрын
wwwwwwww Alla Qoftu waa baruur, samigeyga heestaan waad ka baxsatay...inkastoo qalmada aad ka dambeyso oo aad iska micno badantahay,,,,!!!!
@liiasensio3047
@liiasensio3047 2 жыл бұрын
Fanka la aanta wu damay wle
@ibrahimukaashofficial6763
@ibrahimukaashofficial6763 2 жыл бұрын
Yaa salam my quneen jah
@mohamedakid955
@mohamedakid955 2 жыл бұрын
This will be my favorate song in next 20 years I.a
@sahrasheila4112
@sahrasheila4112 7 жыл бұрын
miraha heestan laxan degan music degan bey ku macaneed lakin kuleelka ebar eey noqotey kkkkkkkk
@ayaanabdidahir5655
@ayaanabdidahir5655 Жыл бұрын
Daahir calsoow sando kohor qof lajecelyahy ayuu ah oon qabyalad iyo waxba aqoon lkn hada bes buu qoray wllhi hesah logu jecelyayy isgaa lahanjirey
@mumumaow9779
@mumumaow9779 5 жыл бұрын
2019 yaso boqday
@ismahanro
@ismahanro 5 жыл бұрын
maceey ma'ow m👆
@mascuudahmed3352
@mascuudahmed3352 6 ай бұрын
❤❤❤❤🙏🙏
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 11 ай бұрын
2023❤
@xaliye16official52
@xaliye16official52 3 жыл бұрын
2daan wiil mohamed tobanle iyo Mohamed deeqsi add baan utaageraa lkn waxan layabanhy sbbta ay ilaa hada fanka usaameyn waayeen
@daahirxuseen6473
@daahirxuseen6473 8 жыл бұрын
qurux badanaa bajaqdaaan caadi maahan
@mahamedomar8688
@mahamedomar8688 4 жыл бұрын
Hi
@abdihafidyareofficial1289
@abdihafidyareofficial1289 6 жыл бұрын
Fananiinta ugujeclahay Sacdiyo iyo Tobanle anshax baa inugu idil🆙
@IshwaqXarago-gy9sf
@IshwaqXarago-gy9sf 10 ай бұрын
22 October 2023 yaa iladawanaya😂😢
@ahmeeyhirsi475
@ahmeeyhirsi475 7 жыл бұрын
This Lady Innaba Caaadi Ma Ahan Waaapa Kuhesta Sacadan Lagabilaaabo Yaaakh Oh My God Am in Luv Wid Her Loooooozl
@anaashofficial4038
@anaashofficial4038 2 жыл бұрын
Eber waaue keenya badii ay ilaasha naysey
@hudeifadahir9043
@hudeifadahir9043 5 жыл бұрын
Dahir calasow, legend
@shankarooncadeeyjecliyaada5421
@shankarooncadeeyjecliyaada5421 8 жыл бұрын
waaaaah waaaah 143 jeceylka waa xanun badan yahay lkn qofku somaraa ogaan kara.........................................qoftaan cod ayay ledahay masha allah muqdishaay guul
@anzalhashim2813
@anzalhashim2813 8 жыл бұрын
Waaaw Cadi Ma aha fananintan daada yar oo muqdisho dalki hooyo u so baxay isha baxarka
@PrinceKhan-tv3mj
@PrinceKhan-tv3mj 6 жыл бұрын
Queen Mogadishu on the stage.... I lyk ur twist, vry confident
@ibraahimshakulyare3862
@ibraahimshakulyare3862 7 жыл бұрын
sacdia simbaa sidaan uu astuuurnow waligaa kaa ka naxo silc uu dhima dheehh❤long lifee..💋
@sacdiyoabdullahi4683
@sacdiyoabdullahi4683 6 жыл бұрын
Hhhhhh silac udhimaa aaa
@sacdiyoabdullahi4683
@sacdiyoabdullahi4683 6 жыл бұрын
.
@sadishstyle2689
@sadishstyle2689 4 жыл бұрын
Thanks
@sadishstyle2689
@sadishstyle2689 4 жыл бұрын
What
@axmedsalebaan5045
@axmedsalebaan5045 4 жыл бұрын
Meesi .
@zalma1437
@zalma1437 2 жыл бұрын
Hees dhagaysan mayneee music lee mesha yaaala gabadha oo quruxoon iyo music shidan lkn heesi majirto erayadu waa eber😂
@Magalo206
@Magalo206 7 жыл бұрын
mogdish eriyo cod music gabdho qurxan o da eheen intaba iniga ayaa ku heesta masha allah islamaha rer hargeysa fadhiista waa duqodeen xidigena wuu dhacay
@kowtharhajiabdihajiabdi7335
@kowtharhajiabdihajiabdi7335 2 жыл бұрын
Aayyy 😥 Iam still watching this song 2022 Ibar miya ibar miya Way I tabanysa wlhi hesta marky sobaxysi talephone hata malahyn gawar yar ban aha but waxan garay manta time anigo iGO tabato hesstan🥺🥺😭😭
@boqoradagalgaduud6250
@boqoradagalgaduud6250 8 жыл бұрын
Ina adeerteey mcn guuleeyso. Adoo cayroo cabsiiye somalida waalan waxba kaaga qaadi karaan. Waa inaad dhulka geesiyada gobonimadu taal galmudug hees uqaadaa
@muniiroaxmed5491
@muniiroaxmed5491 5 жыл бұрын
Gal mudug lee haa gobol kaweyn aajiro beled weyne for hiiraan labadooda uqaad
@aminocilmi4772
@aminocilmi4772 7 жыл бұрын
girl the first time come down dont be crazy respect the two boys somalia
@issasuleiman5404
@issasuleiman5404 Жыл бұрын
Warm Greatings from Murang,a county , Kenya country , and your recording studio not forgetting high experienced technician for well equalized sounds , ,,,,
@caliisgoow
@caliisgoow Жыл бұрын
Jf
@halathabit3517
@halathabit3517 8 жыл бұрын
Asturnaan IYO hees niman ajanabi kaa ah hortooda saan oo dhan Isigu rux rux lagaroon aaway dar daarankii NABI MUXAMMAD
@sulekamoha8326
@sulekamoha8326 8 жыл бұрын
scw
@aasiyoinacabdi3958
@aasiyoinacabdi3958 8 жыл бұрын
scw
@shukrimohammed2742
@shukrimohammed2742 8 жыл бұрын
Scw عليه الصلاة والسلام
@halathabit3517
@halathabit3517 8 жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم
@AyaanSaafi0fficial
@AyaanSaafi0fficial 8 жыл бұрын
wiilka funanada gadudan wato walahi Mansha allaah qurux low iyo isteel iyo dagnaan buu isku darsaday
@cawalexassan5710
@cawalexassan5710 8 жыл бұрын
ayan,, miyan kugudarna wilka hadad kaheshay kkkk
@a.rahmanmohamed2922
@a.rahmanmohamed2922 2 жыл бұрын
Ma tobanle
@aliamohamed7168
@aliamohamed7168 6 жыл бұрын
sifiican igaaga dheel xoogaa kudar ciyaarta saan xoogo weeydamsanthee viva siman waligeyga inooloow qàli
@issasuleiman5404
@issasuleiman5404 Жыл бұрын
Silver Voice ,,,,coming to Golden voice ,keep it up my sister in music ,Good song , and 🎭 ,,,,,
@dadirdahir6214
@dadirdahir6214 Жыл бұрын
Biikar baakar hada kahor ayuu isharfay waan isisalaany
@Jnrsoweto
@Jnrsoweto 8 жыл бұрын
inanta numbarkeeda hala isoo diro waan jeclahay please
@jihaanjibril6109
@jihaanjibril6109 7 жыл бұрын
Meeshu wa xamar walaga gaadhsinayaa heesta iyo ciyaarta dhakhso dhakhso intan qarax dhicin........wax fahma
@kandarabi927
@kandarabi927 7 жыл бұрын
Loooooooooooool
@intisaardahir4345
@intisaardahir4345 7 жыл бұрын
Jihaan Jibril nayaaa xamar ad ku walatay ee orod xassid yahay goomanka xun xamar nucada marabto ee haterka meelahaas la aad uf
@waryeetv
@waryeetv 7 жыл бұрын
hahahahahhaah
@mohameddeak5696
@mohameddeak5696 7 жыл бұрын
Jihaan Jibril
@walalahakheyrkajecel2151
@walalahakheyrkajecel2151 7 жыл бұрын
Jihaan Jibril dhulka wllhi
@ruuneyosman4044
@ruuneyosman4044 7 жыл бұрын
very Nice 👌👌💗
@abdalla782
@abdalla782 8 жыл бұрын
inaa reer xamar nahay see lagu fahmaa anaga lee noogu imaaw wixi dheel eh viva bada cas
@dousyousuf9708
@dousyousuf9708 8 жыл бұрын
Best song sacdiya go forward Abayo somali niyad jabise mel lafadhiyan
@mustafabdiali1937
@mustafabdiali1937 5 жыл бұрын
Sacdiyo
@dheegdaacad2987
@dheegdaacad2987 6 жыл бұрын
wow sacdiyo iyo tobanle noolaada full respect ayaan inii hayaa horaa usocda
@maxamaxamad1415
@maxamaxamad1415 8 жыл бұрын
beautiful song waan kugu haystaa aad ayaad u shidantahy sacdiyo siman
@Abdirahindaacad
@Abdirahindaacad 4 жыл бұрын
Hhh
@mahadcadde4004
@mahadcadde4004 6 жыл бұрын
Heestaan inta ugu horeysa ayn ka helay
@hindajamal5714
@hindajamal5714 3 жыл бұрын
06,,01,,2021 Ayaa soo boqday asxaabta 💖
@faadumoxuseencismaan8370
@faadumoxuseencismaan8370 3 жыл бұрын
Walshaya waxaan kacdisana indaa nosa cusabonasi heesti eebara miya ubxi ebeernaya abeermiya 2020 bilsi sacdiyo my queenta qaali dumara 2020
@asmaaden3881
@asmaaden3881 8 жыл бұрын
heesta iyo codkaba waa asal
@hothorached1435
@hothorached1435 6 жыл бұрын
bilaa camald
@ahmedelmi9908
@ahmedelmi9908 8 жыл бұрын
JUST WOW!!
@mohakariin9397
@mohakariin9397 2 жыл бұрын
Erayda iyo laxanka daahir calasow daahir dahab🥰
@prinses______zuhal7985
@prinses______zuhal7985 6 ай бұрын
Sacdiya Siman said ujeclahy wlhi dumashidey codkeda malab waye ❤
@nurhaile8346
@nurhaile8346 7 жыл бұрын
ilike this song iyo sacdiyo siman waad ka baxsatay woooooow
@rwamuhiziwilliam7161
@rwamuhiziwilliam7161 Жыл бұрын
I love you my brothers and sisters in somalia am Tustsi from Uganda
@mohamedmohamud7643
@mohamedmohamud7643 7 ай бұрын
What a song use to listen it a decade ago
@jamalwarsame5587
@jamalwarsame5587 8 жыл бұрын
dameer aa koonfureed xigmad daro, af somali liidashso." eber miyaa.ohmy god". waa baa ba dadkan meesha ka heesyaa.
@boqoradagalgaduud6250
@boqoradagalgaduud6250 8 жыл бұрын
Eeboow xaaku keenay meehaan. Shaqo yeelo maraxoow Reer koofur kumaba yaqaanaana ee orad marduuf jaad ah doono
@mudugismydna7849
@mudugismydna7849 8 жыл бұрын
+Boqorada Galgaduud hhhhhhhhhh jwap ku filan waad siiisay
@honeyhoney8073
@honeyhoney8073 8 жыл бұрын
+Boqorada Galgaduud kkkkkk geesiyad usheeeeg wax soconaaa ku hadal dheh hadii makle magaaalka kafariiiiso 😅
@asmaaden7786
@asmaaden7786 8 жыл бұрын
sida eber loo dhahaayo waad yaabi
@shukrimohammed2742
@shukrimohammed2742 8 жыл бұрын
dadkan mashquul badna Akh
@caqilnasri3424
@caqilnasri3424 8 жыл бұрын
hees dhimaty waaye wlh fanka wala kufsaday sidee uwaden waxaa jenteen ebar miyaa omg subxanallah
@malyunmaxamed9779
@malyunmaxamed9779 2 жыл бұрын
Hada socdal ma inanino😂
@abdirahmanhassan7570
@abdirahmanhassan7570 2 жыл бұрын
My favorite song
@mohamedsuleiman2321
@mohamedsuleiman2321 8 жыл бұрын
hestan waa ay shidan tahey asxaabta ani waa ay iga gadan tahey asxaabta nice song ebar miyaa
@bakasahuqa86
@bakasahuqa86 3 жыл бұрын
Wonderful. Although I can't understand the meaning of the song.
@hani1457
@hani1457 3 жыл бұрын
She said is it zero
@bakasahuqa86
@bakasahuqa86 3 жыл бұрын
I understand only eberr
@mokmkn3242
@mokmkn3242 2 жыл бұрын
Waaaaaaaaw
@maxamedshariif6979
@maxamedshariif6979 8 жыл бұрын
Masha allah tan anaaba ka hellay xagee laga helaaa ii sheega no
@noura0022
@noura0022 7 жыл бұрын
reer xamarka xabadan yar baaaban ka arkay wax shidan 😅😅😅 nolow abaayo
@ameinomar1733
@ameinomar1733 Жыл бұрын
Pal quftaan 2023 see noqotay luxid dambo wey dhamaatay filaa
@hothorached1435
@hothorached1435 6 жыл бұрын
talow maxamed tapleH iyo sacdiya ziman mxaa ka dhexyaH💞
@salmaanabdi457
@salmaanabdi457 8 жыл бұрын
Ha biqlayso Ragii tagan iyadiiii bood bood nafta Nagag qaaday
@shukrimohammed2742
@shukrimohammed2742 8 жыл бұрын
Hhhhhhhh Haa biqleyso 😂😂😂
@salmaanabdi457
@salmaanabdi457 8 жыл бұрын
+boqorada reer fiiqi cumar hhhhhhhhh
@queenlubna2435
@queenlubna2435 8 жыл бұрын
yariistaan waaba ku haystaa iswaalkeeda😂😂😂
@salmaanabdi457
@salmaanabdi457 8 жыл бұрын
+queen Ismah hhhhhhhhh ma tidhi
@queenlubna2435
@queenlubna2435 8 жыл бұрын
+salmaan abdi haa waba ka helaa masraxa kuwa iskuwaalo😜😜😜
@dahirabdikadar4240
@dahirabdikadar4240 2 жыл бұрын
my name is dahir y, abdikadar heesta aay qaaddo sacdiyo heesta waa fiican muusikaddana waa ka fiican i am from somalia.
@ShaficiShaficimaxamuud
@ShaficiShaficimaxamuud 3 ай бұрын
Aduun eber miyaa eber miyaa
@abdifitaahali8745
@abdifitaahali8745 6 жыл бұрын
Best hees waa ka baxsatay viva sacdiyo hore u soco
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 20 МЛН
Violet Beauregarde Doll🫐
00:58
PIRANKA
Рет қаралды 36 МЛН
Glow Stick Secret Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 10 МЛН
Faarax Murtiile Yaryaro Official Video Clip by Future Brothers
5:52
Future Brothers Production
Рет қаралды 13 МЛН
ROSSO CADE FT NAJMA NURA | HEEDHE INA ABTI | OFFICIAL MUSIC VIDEO
6:51
HEES CUSUB ISII NAFTA NIMCO HAPPY CIIDA 26 JUNE 2017
4:16
RTN Somali TV
Рет қаралды 7 МЛН
Heestii   Farraati  Codadkaii M Deeqsi iyo Sacdiyo Siman Kooxda Badda Cas
7:32
Curubo Films HD
Рет қаралды 1,4 МЛН
Qaali ladan   Somaliwayn
5:19
Kolayga
Рет қаралды 3,3 МЛН
Khadar Keeyow ft Sacdiyo Siman Heesta Deeqsi HCTV 2018
4:29
Horn Cable Tv
Рет қаралды 1,9 МЛН
NASTEEXO INDHO GALBIS BEST AROOS SONG 2015 HD
6:33
Haataf Abdi
Рет қаралды 13 МЛН
FANTASTIC BOYS JIGJIGA & XIDIGAHA GEESKA DHOOL 2018 HD
6:18
jawaase channel
Рет қаралды 576 М.
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 20 МЛН