Heesta Waxbarashada ee alif la kordheebay

  Рет қаралды 212,900

Aftaag Production

Aftaag Production

Күн бұрын

Heestan waxaa qaadaysa maryan muuddeey iyo kooxdii waxbarashada ee Iftiin

Пікірлер: 129
@idrizgalaidh5591
@idrizgalaidh5591 Жыл бұрын
Hees qiimo leh weye runtii 2005 ayay ahayd marki igu horaysay een maqlo waxan ahaa classka 5 ee dugsiga hoose, maanta Oo aan double degree ahayna wan dhagaysanaya✌️
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Жыл бұрын
Masha Allah Hambaliyo congratulations 🎉🎊🍾🎈
@suhaybcaano7895
@suhaybcaano7895 2 ай бұрын
20/6/2024ki ilahow nolol adag iyo wakhti adag dareemayaa guul ayan ku waydiistay😢😢
@marwohadiya42
@marwohadiya42 5 жыл бұрын
Yarantaydii ayaan xasuusatay ano schoolka tagaya ayaan radio hargeisa ka maqli jiray ano cararaya ayaan maqli jiray waan jecelahay heestaan imkana waxan dhageysanaya xili aan caruurtadii schoolka u diyaarinyo walhi xasuus waxbarshadu waxay macaano ledahay markaad haysto dhiiri galin
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 жыл бұрын
marwo hadiya aad iyo aad walal Alla Haku Barakeyo Adiga Iyo caruurtada Iyo saygagba
@omarjuninho9618
@omarjuninho9618 3 жыл бұрын
very true brother
@jaamalarane959
@jaamalarane959 6 жыл бұрын
Ambo qaadka geediga Sida awrta loo raro Heesaha u gaarka ah Waxa lagu aloosaa Magac Eebaheen iyo Addin iyo af wada jira Alif la kor dhabay alif la hoos dhabay alif la goday Aa alif alif la kor dhabay alif lagu reeb Ii alif la hoos dhabay ya lagu reeb Uu alif la goday woow lagu reeb Shan tiir islaam waa Jiritaanka Eebaheey Igmad Maxamadkeenii Oogidda salaad soon Sakadoo la bixiyo Xajkoo loo awoodaa Alif la kor dhabay alif la hoos dhabay alif la goday Aa alif alif la kor dhabay alif lagu reeb Ii alif la hoos dhabay ya lagu reeb Uu alif la goday woow lagu reeb Waayaha adduunyada Waxa lagu abaaraa Aragtidu ku naaxdaa Ku abyamay kas iyo maan Ilayskii ka baxa iyo Iftiin iyo aqoone Alif la kor dhabay alif la hoos dhabay alif la goday Aa alif alif la kor dhabay alif lagu reeb Ii alif la hoos dhabay ya lagu reeb Uu alif la goday woow lagu reeb
@najiibmohamed225
@najiibmohamed225 6 жыл бұрын
jaama larane this lyric made me cry 😢
@ibrahimali7086
@ibrahimali7086 5 жыл бұрын
jaama larane Masha allah
@bisharqoje7910
@bisharqoje7910 3 жыл бұрын
Maashallah
@collinkody3122
@collinkody3122 3 жыл бұрын
sorry to be so offtopic but does anyone know of a way to log back into an Instagram account?? I stupidly lost the account password. I appreciate any tricks you can give me.
@proudSomalisis
@proudSomalisis 5 жыл бұрын
This song always brings tears to my eyes.
@omarjuninho9618
@omarjuninho9618 3 жыл бұрын
me 2
@kafiibrahim9149
@kafiibrahim9149 2 жыл бұрын
Lakin somali ba ku so qori kartay intas
@sharmaake11
@sharmaake11 2 жыл бұрын
Same us to u
@hajiabdullahi9844
@hajiabdullahi9844 Жыл бұрын
@@kafiibrahim9149 😂😂😂😂
@abdiladiifelmi7782
@abdiladiifelmi7782 3 жыл бұрын
10 Sano Ilaa 11 Sano Ka Hor Schoolka La Naloo Shidi Jiray Aduinyadu waaa maalmo 😭
@aqoonqaate8109
@aqoonqaate8109 2 жыл бұрын
Wadanka ay naga bur buriyeen waxa ka daran hamigii bay naga direen ilmeheena 20 markuu gaadho dib buu unoqdaa ileen dawlad ma haystee
@yousufaliyasin
@yousufaliyasin Жыл бұрын
​@@aqoonqaate8109 wlhi waa runtaa maalinkan jaamacad dhameeyey ayaa hoos u noqday bilaa Shaqo iyo fadhi ku dirir
@nimoadamjamal188
@nimoadamjamal188 4 ай бұрын
Who is from elm school😭😭
@djkaled5274
@djkaled5274 2 жыл бұрын
9/4/2022 april I will still listening 🎶 😭😭😭
@caydaruusibraahim4395
@caydaruusibraahim4395 6 ай бұрын
Waar maxaad la Ooyday
@peacetheworld...........7105
@peacetheworld...........7105 6 жыл бұрын
Xusuus ! Uuu elf laa godey -wow lagu reeb. Kooxdii Iftiin Music laguma gaaro. Amba qaadka geesiga.. Sida Awrta loo raro... Heesaha u gaarka ah.. Siciid saalax wuxuu u qalmaa... Awards I grw- up guri Iftiin leedahey!run weeye oo faan ma aha Am lucky all these sugaantaa haya ... Inshaalah next generation baa loo godbinayaa Yaa Maryan moodey
@kadiriproh3538
@kadiriproh3538 5 жыл бұрын
Ma joojin karo dhagaysigeeda 📌
@mohdekmaxamuut6836
@mohdekmaxamuut6836 5 жыл бұрын
Heestzi waxy nogu jirty buugi manhajka sllnd wxa no dhigy maclin mawliid alah habrekyo Xuusus wlhi wkhtigay tagy😢😢😢
@mubarakismaacil8296
@mubarakismaacil8296 Ай бұрын
Yaa lahaa laxanka aad u macaan ee ee ku sawiraya deegi iyo socod
@mahadgooraa9974
@mahadgooraa9974 6 жыл бұрын
Kama daalo dhageysikeeda waxaana kahelaa dhiira gilin
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Жыл бұрын
Xasuus xiligii schoolka wan jaceylahay heesaha Waxbarashada xasuus iyo waayo aan soo labaneen baa dib u milicsada😢24/8/2023
@mohayare596
@mohayare596 9 ай бұрын
16/12/2023 I will still listening 😊😊❤
@omarjuninho9618
@omarjuninho9618 3 жыл бұрын
the greatest song for me 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@issahussein4664
@issahussein4664 5 жыл бұрын
Can't stop listening to this song
@CSheeko
@CSheeko 5 жыл бұрын
Ax yaa hees alle ha unaxariisto maryan
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 8 ай бұрын
Cajaa'ibaat heestani waa ASAD ka mid ah ASADKA fanka iyo suugaantu leedahay. Old is gold
@Xirsiev
@Xirsiev 2 ай бұрын
Music 🎶 ayaanba la ashqaraaray!!!🔥
@shakuuraala7931
@shakuuraala7931 4 жыл бұрын
Waqtiyada qaar hadii lasoo celin karo 😂 caku ciil badana allah wadankena hanoo hagajiyo 🙏😂
@muxudiincawil4630
@muxudiincawil4630 4 жыл бұрын
Abwaan Abwaan Dhaafay Alifaha Heestaan Profesor Nin Weyn Full Abwaan Saciid Saalax Full Respact Viva Saciid Saalax Maryan Muudey Allaha Unaxariisto Insha Allah Aamiin
@ayanmohamed9982
@ayanmohamed9982 4 жыл бұрын
Maasha Allah aad ayan u jeclahay hesaha waxbarashada gaar ahaan heestan
@ahmedabdiisse7512
@ahmedabdiisse7512 8 ай бұрын
This is timeless song. Allah ku naxariisto Maryan muuday
@sharifgarade3140
@sharifgarade3140 3 жыл бұрын
Heesaha waxbarashada aad bey ii qiiro galiyaan Jawi kale ayaan gala marka dhageesto
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 Жыл бұрын
Heestan ilaa yaraantii ayaan aqaanay radio hargeisa ayay badana ka dhagysan jiray❤
@AhmedMohamed-yb4ux
@AhmedMohamed-yb4ux 6 жыл бұрын
Maryan alle ha ku naxristo amiiiina
@guledahmed9415
@guledahmed9415 4 жыл бұрын
Waa run anigaba waxaanwaxaan xasuustaa anigoo school u socda subixii muqdisho oo ay hooyadey Alaah SW ha u naxariisto noo diyaarineyso school ga Aabo uu sadaqada u socda heestaan waa xasuus
@Yussuf__11
@Yussuf__11 Жыл бұрын
Still waxan dawanaya 25/1/2023 ❤️🥰
@xidig3833
@xidig3833 3 ай бұрын
Heesaha ugu jeclahay kamid tahay 1988 hestan malinka qalin jabyay kuso xasuustay 😢
@SomaliAbdi18
@SomaliAbdi18 4 ай бұрын
6/5/2024 dadku mxuu dad ahaa dalkuna muxuu dad ahaa😔
@israaidid
@israaidid 4 ай бұрын
Waa 2024 wali nh xasuuso aad u weyn bee ii xanbarsatay
@nacoummohamed1376
@nacoummohamed1376 4 жыл бұрын
Wow I really loved it🥰
@abdinasirdool7233
@abdinasirdool7233 4 жыл бұрын
Wallah dhirigilin ayan ka helaaa hestan😍😘😘
@Abuudi1738
@Abuudi1738 10 ай бұрын
Radio hargiesa xusuus gaara
@naasircabdi3631
@naasircabdi3631 5 жыл бұрын
this song hadan dhagesto wan iska oya realy
@ahmedyasto2755
@ahmedyasto2755 4 жыл бұрын
Me two i rember when i was young
@abdiosman9858
@abdiosman9858 2 жыл бұрын
Waayaha lo so marey in afkan somaliga waxna lagu qoro waa midka aan uga mahad celiyo alle ta 2aadna waa in la gartaa in masuuliyintii dadaalka adag galiyey maanta duco inaga mudan yihin rerkey doono ha noqdeene waxana kow ka ahaa jaalle siyaad bare....allahu naxariisto intii dhimatey inteena noolna alle ha inoo naxiisto aamin aamin
@najaxyusuf6649
@najaxyusuf6649 5 жыл бұрын
heesta waan jecelhy alfaan maryn muuddey
@FatmaQueen-f8d
@FatmaQueen-f8d 2 ай бұрын
2024😭😭🇸🇴
@abdikafiF4
@abdikafiF4 2 жыл бұрын
Heestaan markii ugu horeysay ee aan maqlo iskuul ma gelin xataa ma aqooon waxa iskuul laga wado, Lkn waxaa buug ka aqrinayey yar aan dugsiga qur'aanka wada dhigan jirnay kaasoo nooga fiicnaa soomaaliga Qiyaas ahaan 2004 ilaa 2005 ayey aheyd.
@abdikanimohamett6717
@abdikanimohamett6717 2 жыл бұрын
HeestaN wxaY isoo xusuusisa waayihii iyo wakhtii macaana ee caruurnimada oo aan manta ayaynan hysan iyo asxabtii qurux bdnyd ee wayuhu nakalla keexayay mid meel ku TuurtaY alla mxy wyuhu quruxbdni Noloshena soo maraY ax🙄😓 labada wadd ee Rag Leeyahy waa Wakhtiga iyo Malgga... Hlka Dumarka 2dooda wad Yahy mallaga iyo Ragga .sbbto ah dumarka Ragga kalla kxeya yacni Guurka
@Moha-dugaal
@Moha-dugaal 9 ай бұрын
21/11/2023 cawa ayan soo xasuusty
@WarrOftheworld-mt4un
@WarrOftheworld-mt4un Жыл бұрын
Bees wax barasho fiican
@caamirhazam2169
@caamirhazam2169 5 жыл бұрын
Hees qiimo badan ❤❤
@maxamedxaamud6383
@maxamedxaamud6383 3 жыл бұрын
Heestan waxaa sameeyay Abwaan reeer Somaliland Nuxurkii oodhan xagaasu raacay
@mohamedmohamud3432
@mohamedmohamud3432 Жыл бұрын
Magacii abwaanka
@ahmeddunka5783
@ahmeddunka5783 6 жыл бұрын
caadi maha qatar waaye
@ibrahimarab5629
@ibrahimarab5629 3 жыл бұрын
Waayo waayo😭😭 wagaas waanala jeclaa lakin xada cid shacab jecel majoogto 😭😭 our is faild state
@salmanuura6434
@salmanuura6434 10 ай бұрын
Hees xasuus igu leh nice song
@cabdilaahixiis8001
@cabdilaahixiis8001 Жыл бұрын
this song including the best songs of encouraging our teenagers to learn more cabdilahi hiis
@ibrahimarab5629
@ibrahimarab5629 3 жыл бұрын
Waayo waayo😭😭 wagaas waanala jeclaa lakin xada cid shacab jecel majoogto 😭😭 our country is faild state
@abdirahmanmohamed5308
@abdirahmanmohamed5308 2 жыл бұрын
Heestan Marki iguh Horeysay eh an maqlo waxy ahyd 2004 wlhy still wan dhageysanyh waa hees aad uh qim0 bdan wlhy alle inbadn ha inah jirsiiyo
@fuadomarmohamedfuadomarmoh1168
@fuadomarmohamedfuadomarmoh1168 5 жыл бұрын
Hees hees dhaafty alla yaa raxma
@OmaribrahimHared
@OmaribrahimHared Жыл бұрын
Alx today im doing clinical medicine and surgery 😢
@miskimanka119
@miskimanka119 10 ай бұрын
31/10/2023 still I listening this song
@yusufibrahim6171
@yusufibrahim6171 5 ай бұрын
5 april 2024😢❤
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Shacabka Ssc Guulwacan iyo Minimo
@marwomaxamedaweys9192
@marwomaxamedaweys9192 4 жыл бұрын
Alow heestaan xusuus allao wadankeyna noo hagaaji
@khadarmoxmed.4906
@khadarmoxmed.4906 4 жыл бұрын
Heestan waan jecelay
@khadrasaleiman8285
@khadrasaleiman8285 4 жыл бұрын
Aadba uga hela heestan wa jecly
@Neverlie876
@Neverlie876 2 жыл бұрын
😭😭
@coorafkabaan3041
@coorafkabaan3041 5 жыл бұрын
mansha Allah
@cumarabdi3341
@cumarabdi3341 6 жыл бұрын
waqti wacan u nadhfy balse inta ankamidka ahay ee an lakulmin waqtigan an ka tashano si an uga gudobno waqtigan adag
@cshnor961
@cshnor961 2 жыл бұрын
M.sh
@isaaqkarateey7333
@isaaqkarateey7333 4 жыл бұрын
Masha allah adban uqiorooday wlh runtii
@farhiyadaud4928
@farhiyadaud4928 5 жыл бұрын
Ano yar ban redio kadageysan jiray waxbarashada dugsiga hose dexe ayan diganay waagas balse hada alx jamacadi ban kuguda juura
@samiyamohamed500
@samiyamohamed500 6 жыл бұрын
mash Allah
@amcise1164
@amcise1164 8 ай бұрын
26/12/2023🎉
@AbdirahamnOsman
@AbdirahamnOsman 3 ай бұрын
2024❤
@cabdiqanicade2241
@cabdiqanicade2241 10 күн бұрын
Xasuus ayaan dib ugalay mala dareema 2024/09/04
@4rohaan562
@4rohaan562 4 ай бұрын
01/05/2024 yaa joogo
@raaliya177
@raaliya177 9 ай бұрын
4/12/2023
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Shacabka Ssc Laascaanood Libdhimayso
@zacknor6626
@zacknor6626 5 ай бұрын
29 / 3 / 2024 ❤
@_wll____
@_wll____ 6 ай бұрын
🥰🥰
@user-bc9ne5wb8h
@user-bc9ne5wb8h 7 ай бұрын
5 February 2024
@Xasey_alta
@Xasey_alta 9 ай бұрын
26/11/2023❤️‍🔥😢
@AbdirasakAbdihakim
@AbdirasakAbdihakim 7 ай бұрын
😔😔😔
@a_toph
@a_toph 6 ай бұрын
1/3/2024🎉
@fang5776
@fang5776 2 жыл бұрын
Heestaan qalbiga ayay taabanaysaa
@samiyamohamed500
@samiyamohamed500 6 жыл бұрын
heros tate
@samiyamohamed500
@samiyamohamed500 6 жыл бұрын
heros super state
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 2 ай бұрын
Maydaan.ila.fahmin.soo.bandhigan...
@XamseCabdi-o3h
@XamseCabdi-o3h Ай бұрын
25 / 7 / 2024 😢
@samiyamohamed500
@samiyamohamed500 6 жыл бұрын
heroes state
@samiyamohamed500
@samiyamohamed500 6 жыл бұрын
my aroose
@samiyamohamed500
@samiyamohamed500 6 жыл бұрын
bismillah
@maymunabashiir3779
@maymunabashiir3779 8 күн бұрын
2024/5/sep
@yaasiinaburas8110
@yaasiinaburas8110 2 жыл бұрын
Yaaaa...lagu.reeeb. ?
@soomaalidamaanta2436
@soomaalidamaanta2436 2 жыл бұрын
Xasuus waagii ciyaalnimada 2009
@ak.0-010
@ak.0-010 3 жыл бұрын
Kudhawaqida afka waa mid oo afka ilah ba bixiyo waana labarta lana turjumaa ee laskamatirtiri karo
@inacarab7794
@inacarab7794 6 жыл бұрын
Ambaqaadka geediga Sida awrta loo raro Heesaha u gaarka Waxa lagu aloosa Magaca eebaheeniyo Addin iyo af wada jira 3 june 2018 Sunday :- Ramadan karrem 20:46pm ● Dr Hitler Arab son ●
@haayiemohamet1784
@haayiemohamet1784 2 жыл бұрын
Woow
@dayaxibrahim6012
@dayaxibrahim6012 2 жыл бұрын
Heestan dhiri gelin kahela xiliyada akhriska kudaalo
@alimooba8371
@alimooba8371 2 жыл бұрын
A.U.N 😢😪
@najiibmohamed225
@najiibmohamed225 6 жыл бұрын
Yaraanteyda isoo xasusise hestaan Aabahey dhageysan jiray waxeey raadiyaha kasoo gali jirtay BBC markeey ka baxdo
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Shacabka Ssc Guulwacan
@samiyamohamed500
@samiyamohamed500 6 жыл бұрын
Am still shock
@lunamud3143
@lunamud3143 5 жыл бұрын
Miraha hestan iska hubiya curinteeda yaa curiyey.
@elmiiyasiin3244
@elmiiyasiin3244 4 жыл бұрын
Luna M'ud Siciid saalax wax lagu khaldamo maaha Somali oo dhan baa taqaan
@mohamedmohamud3432
@mohamedmohamud3432 Жыл бұрын
Heestan.waa caan abwaan siciid saalax axmed sugule ayaa sameeyey oo nool oo degen america magaalada Minneapolis oo ahaa agaasimihii waxaad barbaarinta ee.wasaaradda.waxbarashada iyo kooxda iftin oo katirsanayd wasaarada waxaan qaadaysay ilaahay ha u naxariisto maryan muuday waa sidaas
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Laasccod Libdhimaymsyso
@samiyamohamed500
@samiyamohamed500 6 жыл бұрын
like me
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 2 ай бұрын
...W.....E....M....3...vvvvv...x
@fuadomarmohamedfuadomarmoh1168
@fuadomarmohamedfuadomarmoh1168 5 жыл бұрын
Ambaqaadka geediga sida owrta loo raro
Alif la kordhabey - Maryan Cali Muudeey
4:28
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 156 М.
Hees ardayahay da'daala kudadala wax barashada cabdi shire jooqle 2013
7:49
GelinsoorTimes Gelinsoor
Рет қаралды 228 М.
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12
Шок. Никокадо Авокадо похудел на 110 кг
00:44
отомстил?
00:56
История одного вокалиста
Рет қаралды 2,5 МЛН
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 122 МЛН
Alif Lakordhabeey   Hees Wadani Maryan Muudeey
5:24
Mohamed Hassan Nor
Рет қаралды 179 М.
WAXAAN AHAY WAADIGA DUGSIYADA - MAXAMED MOOGE LIIBAAN
2:33
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 362 М.
Hees Bal Arag Dhulka Puntland Kooxda Minnesota 2014
8:33
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 5 МЛН
Heesta Arday Baan Ahay | Dahabo Dagan
3:47
Bile TV
Рет қаралды 142 М.
Heestii Aqoon la'aani waa Iftiin la'aane Bilaa Music..
2:00
Maan-dhis iyo Maaweelo
Рет қаралды 56 М.
Heesta olalihii Waxbarashada- taa-tee-tii-too-tuu.
6:30
MALABLE OFFICIAL
Рет қаралды 3,3 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,5 МЛН
Qeylodhaan, Qaylodhaan
7:11
KOOXDA QEYLODHAAN
Рет қаралды 4,9 МЛН
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12