Alif la kordhabey - Maryan Cali Muudeey

  Рет қаралды 156,643

Jaalle Allamagan

Jaalle Allamagan

Күн бұрын

Heestaan waxaa alifay Abwaan Siciid Saalax Axmed, waxaana qaadey AUN fannaanaddii weyneyd Maryan Cali Muudeey. Dhageysi wacan
ambaqaadka geediga
sida Awrta loo raro
heesaha u gaarka ah
waxaa lagu aloosaa
magac Eebehey &
Adin & af wada jira.
Ambaqaadka geediga
sida Awrta loo raro
heesaha u gaarka ah
waxaa lagu aloosaa
magac Eebehey &
Adin & af wada jira.
Alif la kor dhabeey
Alif la hoos dhabeey
Alif laa godey.
Alif la kor dhabeey
Alif la hoos dhabeey
Alif laa godey
aa Alif la kordhabeey, Alif lagu reeb
ii Alif la hoos dhabeey , Yaa lagu reeb
uu Alif laa godey, woow lagu reeb.
Shanta tiir islaan waa
Jiritaanka Eebehey (sw)
Igmad Maxamed keenii (scw)
Oogidda salaad soon
Sakadoo la bixiyoo
Xajkoo loo awoodaa.
Alif la kor dhabeey
Alif la hoos dhabeey
Alif laa godey.
aaa Alif la kordhabeey, Alif lagu reeb
ii Alif la hoos dhabeey , Yaa lagu reeb
uu Alif laa godey, woow lagu reeb.
waayaha aduunyada waxa lagu abaaraa
aragtida ku naaxdaa ku abyamay kas & maan
ileyskii ka baxay & iftiin & aqoontee
Alif la kor dhabeey
Alif la hoos dhabeey
Alif laa godey.
aaa Alif la kordhabeey, Alif lagu reeb
ii Alif la hoos dhabeey , Yaa lagu reeb
uu Alif laa godey, woow lagu reeb.
heestaan waxaa alifay Macalinkii kooxdii Iftin ee wasaaraddii waxbarashada Soomaaliya Berisamaadlii Abwaan Macallin Siciid Saalax Axmed. waxaana codka halaasiga ah ku luuqeeyey aun Marwo Maryan Cali Muudeey.

Пікірлер: 173
@hafsadahir1707
@hafsadahir1707 4 ай бұрын
waxan xasuusta markii idaacadii Horn afrik subaxa hore laga saari jiray aad baan u jeclaa anoo school isu diyaarinaya. waayo waayo i still love it.
@SalahSafiir-rf9od
@SalahSafiir-rf9od 7 ай бұрын
5/2/2024 Emotional😢 Who is watching 2024?
@SUMAYA_VLOTORY
@SUMAYA_VLOTORY 4 ай бұрын
6/5/2024 😊
@zackariasabdo7685
@zackariasabdo7685 Ай бұрын
Me 4/8/2024😢
@JaalleAllemagan
@JaalleAllemagan 8 жыл бұрын
ambaqaadka geediga sida Awrta loo raro heesaha u gaarka ah waxaa lagu aloosaa magac Eebehey & Adin & af wada jira. Ambaqaadka geediga sida Awrta loo raro heesaha u gaarka ah waxaa lagu aloosaa magac Eebehey & Adin & af wada jira. Alif la kor dhabeey Alif la hoos dhabeey Alif laa godey Alif la kor dhabeey Alif la hoos dhabeey Alif laa godey aaa Alif la kordhabeey, Alif lagu reeb ii Alif la hoos dhabeey , Yaa lagu reeb uu Alif laa godey, woow lagu reeb. Shanta tiir islaan waa Jiritaanka Eebehey (sw) Igmad Maxamed keenii (scw) Oogidda salaad soon Sakadoo la bixiyoo Xajkoo loo awoodaa. Alif la kor dhabeey Alif la hoos dhabeey Alif laa godey. aaa Alif la kordhabeey, Alif lagu reeb ii Alif la hoos dhabeey , Yaa lagu reeb uu Alif laa godey woow lagu reeb. waayaha aduunyada waxa lagu abaaraa aragtida ku naaxdaa ku abyamay kas & maan ileyskii ka baxay & iftiin & aqoontee Alif la kor dhabeey Alif la hoos dhabeey Alif laa godey. aaa Alif la kordhabeey, Alif lagu reeb ii Alif la hoos dhabeey , Yaa lagu reeb uu Alif laa godey woow lagu reeb. heestaan waxaa alifay Macalinkii kooxdii Iftin ee wasaaraddii waxbarashada Soomaaliya Berisamaadlii Abwaan Macallin Siciid Saalax Axmed. waxaana codka halaasiga ah ku luuqeeysay aun Marwo Maryan Cali Muudeey.
@abshirhussein.3730
@abshirhussein.3730 7 жыл бұрын
Jaalle Allemagan
@abshirhussein.3730
@abshirhussein.3730 7 жыл бұрын
Abshir Hussein Hassan
@abshirhussein.3730
@abshirhussein.3730 7 жыл бұрын
Jaalle Allemagan
@aliabdi2886
@aliabdi2886 7 жыл бұрын
Jaalle Allemagan masha'allah sifiican baad qoraalka usaartay. mahadsanid
@najiibmohamed225
@najiibmohamed225 6 жыл бұрын
This lyric made me cry
@suleimanawlisse8831
@suleimanawlisse8831 Жыл бұрын
So let me say this. I was born and grew in Kismaayo till my teenage years and I would wait and listen to this on the radio. I eventually asked someone to teach me how to play piano on this song and I did. 😢what a wonderful memory!
@fahima6186
@fahima6186 Жыл бұрын
Same! i was born and grew up Kismayo Somalia and this song is one of the precious memory in my childhood ardaydana waa labari jiray😥❤️💐
@mustafa-sheik
@mustafa-sheik Жыл бұрын
This song brings back memories of my childhood. I was at Babile Town Primary School in Eastern Ethiopia, Somali Region. We used to sing this song when we lined up during class preparation. Some students shed tears while singing because of their overemotional state issue
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 жыл бұрын
Waxan xasuusta markan Yara ee aan ku jiray dugsiga Hoose dhex markan sidaa U quraacdo ano dirayska xidhan ayaa markay soo Gasho Hoyday Igu Odhan Jiratay Wad habsantay Manta E kac Big dheh HooYo Allow cimriga Iyo Cafimadkba U Barakee HooYo Macan ❤️❤️😍😍😍
@abdijibarmohamed6388
@abdijibarmohamed6388 11 ай бұрын
@hafsadahir1707
@hafsadahir1707 4 ай бұрын
aaamin.
@aar5524
@aar5524 3 жыл бұрын
2021 only legend listen this song like ta hailadhafin
@king__zhucaip1095
@king__zhucaip1095 7 ай бұрын
Wlhi xusuus wa hestan kusii jeclaan jiray wax barashada 😢😢
@armaanxasan9479
@armaanxasan9479 2 жыл бұрын
25/8/2022 xili habeen saacado 10:56 ayaan xasuus galay runtii waqtige yaranteyda 🥺🥺 allow cimri dheer iyo cafimaad nasii dhaman umada Islamka
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Жыл бұрын
24/8/2023 😢xasuus iyo xiligii schoolka Alla maxa waqti Qurxoon ku soo qaatay school heestana fasalka 3DuGsiga hoose ku Soo qaatay Alla ha u naxariisto fanaanta 😢🤲
@abdiqani2685
@abdiqani2685 7 ай бұрын
@@AyaanAbdirashiid463102-01-2024 maqrib kdib 18:16 mala faayah qaraabo😂😂🎉❤
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 3 ай бұрын
Sida awrta loola raro❤
@maazimofficial
@maazimofficial 2 жыл бұрын
When i listen this song i feel emotional Feeling 😢😢
@nasteexocabdixaashi1342
@nasteexocabdixaashi1342 Жыл бұрын
🥰
@moismail2675
@moismail2675 7 ай бұрын
Me too 😢
@genaralbirmad2250
@genaralbirmad2250 7 жыл бұрын
maryan ali muudey allaha unaxriisto waxan galay xasuus iyo waagii aan dhigan jiray schoolkeygi taleex
@yusufhassan1621
@yusufhassan1621 7 жыл бұрын
Abaass Yare allaha u nqxaristo xasus gaar ah
@yusufhassan1621
@yusufhassan1621 7 жыл бұрын
Abaass Yare hoose dhexe school taleex wa schoolka dhigan jiray
@abdiqaniabdirahman5813
@abdiqaniabdirahman5813 2 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto Maryan Ali Muudey. Beautiful cultural and educational song 🎵.
@xasanaccess7086
@xasanaccess7086 3 жыл бұрын
Heees qiiro leh 2021 xliyada summerka lagu jiro dalka Turkey jawi qurxoon ila dhageesta🇹🇷🤸‍♂️❣
@Special_Meionezz
@Special_Meionezz Жыл бұрын
One of best educational songs I gotta emotional feeling 😭😭😫
@fcguure8284
@fcguure8284 3 жыл бұрын
Waa ereyadii abwaan/professor siciid saalax axmed ilaahay ha barakeeyo
@Mcyunis
@Mcyunis Ай бұрын
Waxn xasustaa anigo scholka bilow kuah ayan maqli jire waxyne i ahyd Sacad markey sogasho wxn ku ordi jire scholka still emotionally wan jeclay❤Allh unaxristo Maryan wxey tusale utahy wanga dumarkena iyo dalkena Waxan dawanya Saturday 20july 2024🙌
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
The most wonderful song ever aun Maryan Muudhey❤❤❤❤❤
@sacadmaxamed3782
@sacadmaxamed3782 Жыл бұрын
2023 wlhi emotionalkayga wa is badalay 😢 allow naxariista jano ka waraabi aamiin aamiin 🤲🤲
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Жыл бұрын
Wlhi sido kale 😢😢
@faatushaalbaasha4671
@faatushaalbaasha4671 6 ай бұрын
Heestan mrka maqlo wxy i xasuusinsa the good old days mrka dhho old days wa mrka ayeeydy iyo hooyadey noolayen 3 sano ka hor mrkas hda madaama ay dhinten heesta qiiro i galisaa
@mahamedjaajme
@mahamedjaajme 2 жыл бұрын
Heesaha aan duugoobin. I emotionally feel school days.
@mayanmireh8724
@mayanmireh8724 7 жыл бұрын
Masha Allah waayo waayo Naxriisti jano incha allah
@Xirsi695
@Xirsi695 5 жыл бұрын
Allah haku naxariisto Maryan Cali Muudey
@YoonisCabdi-vc4px
@YoonisCabdi-vc4px 3 ай бұрын
Wll manooshahay
@munibalhaj5741
@munibalhaj5741 8 жыл бұрын
naxaristi alle ..maryan ali muday...magaca somalida way suntantahay
@YoonisCabdi-vc4px
@YoonisCabdi-vc4px 3 ай бұрын
Wll manooshahay
@bislaahmed4497
@bislaahmed4497 2 жыл бұрын
Ilah ha u naxristo amin amin
@abdibidaar5540
@abdibidaar5540 6 жыл бұрын
u naxariiso maryan cali wla sheen qaaliya Aamiin Aamiin
@selmaahmed4836
@selmaahmed4836 7 жыл бұрын
ilaahay naxariistii janno hakaa waraabiyo
@brucewayne1547
@brucewayne1547 7 күн бұрын
Nostalgia September 2024
@ahmednani1659
@ahmednani1659 3 жыл бұрын
Wan ilmeyayay ala mxaa dad fican nga dhashay Alle yrxma mama maryan
@Reigns666
@Reigns666 4 ай бұрын
I instantly remembered 2004 when I was kid when this song used to come out from radio
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 6 ай бұрын
Heesaha waxbarashada taan ugu jaceylahay ka mid tahay wlhi macalinkii isoo bare Allow cimri dheer iyo caaafimaad sii mohamuud Abdulqadir yusuf fasalka 5naad ku soo qaatay 😢macalinkaas abaalkiisa ma ilaaawo❤
@keinaanabdi6821
@keinaanabdi6821 3 ай бұрын
Some how heestaan aakhiro iyo dhimasho ayeey isoo xasuusisaa. Allahoow tawfiiqda nawaafaji.
@ayaanmahamed7930
@ayaanmahamed7930 3 жыл бұрын
waxan ku xasuusta markan dugsi hoose ahaa ayey tv qaran hbnkasta kasoo gali jirtay mantana jmcd ayan wada aduunyo xasuus hore🥰
@yusufhassan1621
@yusufhassan1621 7 жыл бұрын
allaha u naxariis qabriga allaha u wasiciyo janada allaha ka warabiyo aamin aamin
@YoonisCabdi-vc4px
@YoonisCabdi-vc4px 3 ай бұрын
Wll manooshahay
@drsnajaax3046
@drsnajaax3046 7 жыл бұрын
Alle haguu naxariis to hooyo Mcn janatul fardowsa ale hagaa warabiyo
@YoonisCabdi-vc4px
@YoonisCabdi-vc4px 3 ай бұрын
Wll manooshahay
@manaxxaji3447
@manaxxaji3447 8 жыл бұрын
alaha kuu naxariisto hooyo afka soomaliga
@AxmedMoola
@AxmedMoola Жыл бұрын
Xasuuus yaa dawanaya 2023 😢😢
@Ezradiiriye7127
@Ezradiiriye7127 10 ай бұрын
4/112023 Saturday waa Maalintii heestaan dhiganayanayyyy😢😢
@hoodoyusuf683
@hoodoyusuf683 3 жыл бұрын
Alle haku naxaristo Maryam muudey wlahi heestaani waxay xabaarsanty micno badan ninkii garanayun baa garan anigu waanku garaadsadey heestan waxaan ahy ciyaalkii danbe
@g..3619
@g..3619 Жыл бұрын
Heestan waxa so radiyay anigoo dugsiga sare dhiganaya fasalka 12 aad waxayna noogu jirta manahajka beri ayaana La iga dhagaysanaa inshlh comnt iLmahayga tusi dona ✋
@Sahalali9
@Sahalali9 7 ай бұрын
😂maka baxde hada sxby
@ismacildictionary5394
@ismacildictionary5394 2 жыл бұрын
Xasuus maryam cali muudey 😢😢 6/12/2021 9:07 pm
@Mohamedalijama143
@Mohamedalijama143 8 жыл бұрын
heesatan way iga ohiisay runtii xasuus
@YoonisCabdi-vc4px
@YoonisCabdi-vc4px 3 ай бұрын
Wll manooshahay
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Ma joojin karo dhageysigeeda❤️❤️❤️
@mahdiaadn9346
@mahdiaadn9346 5 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto maryan cali muuday waa hes qiimo male si gaarana wax u tilmaamaysa
@faysalsugaal7104
@faysalsugaal7104 8 жыл бұрын
shanta tiir islaam waa Jiritaanka ka eebehay igmad Maxamed keeniyo oogidda salaad soon, sakadoo la bixiyiyo xajkoo loo awoodaa ilahay haw naxariisto Maryam Amiin
@YoonisCabdi-vc4px
@YoonisCabdi-vc4px 3 ай бұрын
Wll manooshahay
@MuuseAxmed-vb7hg
@MuuseAxmed-vb7hg Ай бұрын
Quruxbadanaa xasuuusaha qaar waan ku caqliyaystay uun wllhi heesta ano sabiya xazuuzta hadana wxn jiraa 23 yers
@Abdirahmankhadar-kn8kz
@Abdirahmankhadar-kn8kz 5 ай бұрын
2024/apr4/13 /sabti /3:58 habeenimo ❤ilahow hamigeena noorumee amiin yaarabi❤🎉
@AhmedAli-ch2ox
@AhmedAli-ch2ox 11 ай бұрын
It's best song of Education until my childhood up to now I liked it❤
@tripleabdinho2710
@tripleabdinho2710 2 жыл бұрын
Hooyo qali nagu ah allaha naxariistisa haku siiyo kuma ilowi dono🥲❤
@AlmaMohamed-mr2dh
@AlmaMohamed-mr2dh 2 ай бұрын
M.a maryan cali
@anothernewlevel3469
@anothernewlevel3469 3 жыл бұрын
Alle ha unaxaristo maryam cali mudey waxay aheyd hoyo somalied alle dambigeeda hadhaafo
@AsadAli-le2ms
@AsadAli-le2ms 2 жыл бұрын
the most beautiful voices under siad bare rule and it was better million times what we have now.
@abdinasirhassan3421
@abdinasirhassan3421 2 ай бұрын
Allha unaxa ristoh momada
@MohamedAbdi-jn4tu
@MohamedAbdi-jn4tu 4 ай бұрын
Inta daa waneesa 2024😂😂
@MOHAMEDADEN-dl5of
@MOHAMEDADEN-dl5of 4 ай бұрын
Waikan abti
@hiboyusuf456
@hiboyusuf456 3 ай бұрын
Hestantan mrkan wax barashda wan si jeclada wlhi
@najiibmohamed225
@najiibmohamed225 6 жыл бұрын
Xasuus waagi aan yaraa isoo xasusin hestaan , aabaheey dhageysan jiray , waxeey raadiyaha kasoo gali jirte markeey BBC ka baxdo anagoo casheyneeyno hooyo hoos fadhino Aabo na gogol xaga oo kale naga fadhiyo
@edabsan7449
@edabsan7449 5 жыл бұрын
Allahu akbar every family saaseey ahaayeen
@themadtitan9049
@themadtitan9049 5 жыл бұрын
Nasiib baa leedahay, aniga waxaan ahay dadkii ku soo koray qurbaha, aanan arkin quruxda dalkeen wagaan leheen nabad iyo kala dambeen qaran. Anigaa ku dadaalay inaan barto afkayga hooyo, waxaana ku tala jiraa inaan u laabta haddi Alle idmo.
@edabsan7449
@edabsan7449 5 жыл бұрын
@@themadtitan9049 insha Allah illaahay hana tuso beri samaadki somalia oo nabad . Aniga xataa somalia oo nabad wax ma ka xasuusto 7 jir baan ahaa run ahaantii maanta waa arkay waxa yaalo qurbaha gaar ahaan Europe marka wadanki hooyo allaha nabad nooga dhigo
@themadtitan9049
@themadtitan9049 5 жыл бұрын
@@edabsan7449 Aamiin.
@MohamedOmar-lr9zj
@MohamedOmar-lr9zj 2 жыл бұрын
@@edabsan7449 dadkan hada isku dhex yaca ma aha ee bila xurmada ah, Caruurtiyo joogtay dhiunta aska gali 😀😃🙂🙃😊😇
@abdallaosman2729
@abdallaosman2729 4 күн бұрын
Waayo waayo 😢
@abdullahiabdi2271
@abdullahiabdi2271 2 ай бұрын
Xasus❤
@somuniverse2024
@somuniverse2024 10 ай бұрын
Radiyaha ka maqli jiray anoo aad uyar wlhi xasuus ayaan galay
@cumarbaana1642
@cumarbaana1642 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@nastehoahmed7884
@nastehoahmed7884 3 жыл бұрын
Alle haku naxariisto jano fardowso alle hakugu bizhareeyo Maryan Cali mudey adi io abwaanki ereyda lahaa waan giiroday Runtii wàaa hees murti Io miizan weyn xanbarzan cidii garan kartaa qiimaheda zhegayza allow noo xifdi abwaannadena Io fanaanadena inta dhimatan allow unaxrizo
@sheikh-nurmohamud2103
@sheikh-nurmohamud2103 9 ай бұрын
Xarafka z af soomaali ma ahan ee iska daa
@qisooyinka1000
@qisooyinka1000 Жыл бұрын
Caawa oo Ay Taariikhdu Tahay 2/9/2023 saacadu Tahay 23:34
@marwa_muhiim6952
@marwa_muhiim6952 3 жыл бұрын
Alle naxariizti janno hakaa waraabiyo🤲
@aballamohamett9589
@aballamohamett9589 2 жыл бұрын
AllaHa unaxariisto
@gabdirahman
@gabdirahman 8 жыл бұрын
illaahaw Naxariistaada jano ugu deeq
@YoonisCabdi-vc4px
@YoonisCabdi-vc4px 3 ай бұрын
Wll manooshahay
@zackariasabdo7685
@zackariasabdo7685 Ай бұрын
Xasuus 😢
@abdulazizadan4421
@abdulazizadan4421 Жыл бұрын
I emotionally feel school days
@wardidahir1937
@wardidahir1937 2 жыл бұрын
Remember old days waayihi wacnaa hanaqaadki waxbarasho ciyaalki hore uunba fahmaya😀
@nuuxmaxamed3265
@nuuxmaxamed3265 7 жыл бұрын
Abwaan siciid saalax ereyo caqli suuban ka so goay jir joog
@MohammedHussein-qn2fp
@MohammedHussein-qn2fp Ай бұрын
❤🎉
@abdirahmanliiban
@abdirahmanliiban 3 жыл бұрын
Heestaan fourkii baan bartay last class Xilligii cronaha oo macalimiinta online Nagu dhigi jireen heestaan baa Hordhac u aheed Waanba iska jeclaatay Adiga xagee ku baratat
@abucubayr468
@abucubayr468 6 жыл бұрын
Cod macaan midho macaan musik Macaan waxay taabanayaan meel Jidhka ka mida ax ax allaw Kuu naxariiiso
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 3 жыл бұрын
Alle waa run saaxin ax anigaaba dareemaayo
@ahmedabdi5857
@ahmedabdi5857 7 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto
@YoonisCabdi-vc4px
@YoonisCabdi-vc4px 3 ай бұрын
Wll manooshahay
@ahmedabdi5857
@ahmedabdi5857 3 ай бұрын
@@YoonisCabdi-vc4px 24 ban ahay xagad iila cararay😀
@saidosman5803
@saidosman5803 2 жыл бұрын
Masha'allah waayo waayoh
@ikramnor1611
@ikramnor1611 3 ай бұрын
Music heesta waxaa ku soo gali jiray tartan aqoonada, xasuus baa galaa markaa dhagees
@faisamaxamedsaciid8509
@faisamaxamedsaciid8509 2 жыл бұрын
23/8/2022 ❤️21:06 dhageysanaya rabi haku naxariisto hooyo🥺❤️
@Special_Meionezz
@Special_Meionezz Жыл бұрын
Alla abayo wllhi qof kasta oo hooyo ka dhimaty zaid uga naxaa hoyadey allahy ha iidayo😭😭🤲
@BOSS1JAMA
@BOSS1JAMA 6 жыл бұрын
Alif la kor dhabey😓😓😓😓😓
@YoonisCabdi-vc4px
@YoonisCabdi-vc4px 3 ай бұрын
Wll manooshahay
@user-qf5gm3yu4l
@user-qf5gm3yu4l 4 ай бұрын
Alla ya raxma Aun
@abdirisakmohammed7942
@abdirisakmohammed7942 7 жыл бұрын
Fanki Somali ee qiimaha laha waka 😟
@abdirashidharun3074
@abdirashidharun3074 8 жыл бұрын
allaa yarxam maryan cali muudey
@abdiato21
@abdiato21 6 ай бұрын
Eedo faadumo Abdi ❤😢
@aamiin__raavan6979
@aamiin__raavan6979 5 ай бұрын
3/4/2024 😮
@amiinxirsi6105
@amiinxirsi6105 3 жыл бұрын
Heestaan markaan dhageysto waxaan dareemaa reyn reyn iyo farxad kuna iloobaa sida ey maanta somali u taalo.
@nzhtbh4692
@nzhtbh4692 6 жыл бұрын
Xusuus walh
@tallman6660
@tallman6660 5 жыл бұрын
naxariisti janada ilaah hasiiyo
@YoonisCabdi-vc4px
@YoonisCabdi-vc4px 3 ай бұрын
Wll manooshahay
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 5 ай бұрын
Waxay i galisay xusuus 50 sano ka hor xiligii aan dugsiga hoose dhexe dhigan jiray wadankuna uu nabad ahaa.
@ShaficiKhadar-sx7ew
@ShaficiKhadar-sx7ew 5 ай бұрын
Ilahow waxbarashada i fududee commentigan galab soon ah ayan qoray i.shallh mustaqbalka soo fiirin donaa ilhy hadu nafta i daayo
@enghashimahamoud931
@enghashimahamoud931 Жыл бұрын
Saamayn Togan ayay ku leedahay qof kasta bahda waxbarashda ah
@ahmeddeq6347
@ahmeddeq6347 9 жыл бұрын
woder full
@abdisalamkaramachannel7038
@abdisalamkaramachannel7038 3 жыл бұрын
Uyuuuyyhhhhha
@Bacdoow11
@Bacdoow11 4 ай бұрын
2024😊like
@haniisma257
@haniisma257 Жыл бұрын
26/9/2022 emotioneel 🥺♥️
@hanaismail
@hanaismail 11 ай бұрын
26/9/2023 Sannad kohor maanto kale alhamdulilah waxan u dhiganayay cashar ahaan maanta se ardayda iga danbaysa ilahay waxan ka baryaya inu u fududeyo heeganka waxbarsho e dugsiga sare 🤲❤
@mohamedhariir8749
@mohamedhariir8749 6 жыл бұрын
pretty song
@saladmoalinibrahim3117
@saladmoalinibrahim3117 2 жыл бұрын
waayaha aduunyada waxa lagu abaaraa aragtida ku naaxdaa ku abyamay kas & maan ileyskii ka baxay & iftiin & aqoontee
@nasiim4968
@nasiim4968 4 жыл бұрын
Did anyone knows heestaa any tahay heesta ugu caansan heesaha soomaalid. Illaahey ha u naxariisto mar xuumad iyo intii islaamah ba
@cnuurmaxamedcnuurmaxamed9088
@cnuurmaxamedcnuurmaxamed9088 Жыл бұрын
Heestan Markaan Maqllo wllhi dhiiro galin kaqaada
@ahmedi_zakid
@ahmedi_zakid 2 жыл бұрын
17/12/2021 ayaan dhagaysanayaa , saacadu waa 10:07 xiligan aan commentiga qoraayo. shaqadan hayo waa inan video editing .
@AmAli-ir7xq
@AmAli-ir7xq 4 жыл бұрын
Heeestan wa cajiibo
@nimoadamjamal188
@nimoadamjamal188 4 ай бұрын
Who is from elm school?
@abdibidaar5540
@abdibidaar5540 6 жыл бұрын
allow
@zakariyeguure7689
@zakariyeguure7689 2 жыл бұрын
M.a
@boqoradajecelmanchesteruni5491
@boqoradajecelmanchesteruni5491 6 жыл бұрын
Hees iyo badh👌
@Neverlie876
@Neverlie876 2 жыл бұрын
😭🥺🥺
Alif Lakordhabeey   Hees Wadani Maryan Muudeey
5:24
Mohamed Hassan Nor
Рет қаралды 179 М.
Axmad cali
11:35
Cabdi Tahliil Warsame - Topic
Рет қаралды 8 М.
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 58 МЛН
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 21 МЛН
Sheekadii Waxbarasho, Awkuuku, Jeyte iyo Ziyatom
11:21
Said Nabadon
Рет қаралды 1,4 МЛН
Qeylodhaan, Qaylodhaan
7:11
KOOXDA QEYLODHAAN
Рет қаралды 4,9 МЛН
Heestii Eedo iyo al fanaan Cabdullaahi Shariif Baastow
5:48
Somali National Television
Рет қаралды 727 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 283 М.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,8 МЛН