Alow soomali oo mida 😢 hees qofki damiirkisu nool yahay ay meel taabanayso Soomali waa Soomaali un Meelkasta oo uu jooga ❤ All of somali❤ am in hargeisa
@farxaangureey89603 жыл бұрын
Xasan jaceyl Fanaan qaran Hibo cod halasiya Eebe ku manstay Aad baan ujeclahay Heskan Allaha unaxariisto Lashinki Cabdi bashiir waa Hees murti mugweyn leh soomaaliduna Wadaniyada ku dhiiri galiya iyo muwaadinima qiimaha eey leedahay Arligeeygiyoow ❤❤❤🙏🙏🙏 Cabdifitax taliye waan ku wadana Gar iyo gardaraba Allaha ku dhoowro mar waliba
@farhiaismail19845 ай бұрын
Heskan inan qado jeclahay ku luqeyo Insha alah pray for somalia free somalia
@abdihakimmohamednuur3 күн бұрын
❤😂
@farhiaismail19844 ай бұрын
Pray for somalia free somalia
@abdullahibaa42383 жыл бұрын
Masha allah xasan maxa'ed xaashi xasan jaceyl il xun kuma aragto keep going bro
@abdishakursaid78442 жыл бұрын
It is wonderfully song. I love My country❤🇸🇴
@MaxamuudDiiriye-qi4lu5 ай бұрын
Erayadii cabdi bashiir indha buur ahn
@farhiaismail19846 ай бұрын
😂😂😂😂😂Dadkena cawan u badan
@maxamuudatoore80863 жыл бұрын
masha allah walalkeyga qaliga ah xasan maxamed xashi guleyso weliga
@sharifahmed73463 жыл бұрын
MashaALLAH waa maalin Arbaca ah Magaalada Adelaide South Australia sacaadu waa 18:35 galabnimo, Heesaha wadaniga ah Dalku wa hooyo, xamar ayan ku maqli jiray Radio muqdisho iyo markan tarabuunka Mari jirney 21 Oktobaar, dalku waa hooyo waa wakhti iyo tariikh dahabi ah Shariff Xaji Axmed, Adelaide South Australia