No video

HEESTII GARBA GARBAA LA TUSAA HEES WADANI AH XASAN ADAN SAMATAR IYO SAHRA AXMED

  Рет қаралды 334,121

GAFDIID GAFDIID

GAFDIID GAFDIID

Күн бұрын

HEES WADANI

Пікірлер: 207
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 6 жыл бұрын
intaad geeri necebtiin galbeed yahay wax kaa maqan ruwaayadan waxan daawadey 1978 magaalada Arabsiyo, ogeysiiskii la nasiiyey waxa ka mid ahaa dad matalata xabashi ayaa ku jira ruwaayada ha moodina xabashi oo ha ku gadoodina, galbeed waa la xoreeyey waarsa gaagixisay ilaa maanta oo aan ku noolahay yurub waan dhageystaa somali is jecel ayaan ku ogaa ilahayow wanaagii noo soo celi amiiiiiiiiiiiiiiiin
@osmanb8446
@osmanb8446 4 жыл бұрын
@Geeljire Daljire "Hamoodina Xabashi oo haku gadoodina" waa kelmad itaabatay.. tola'ey Soomaaliyeey!! "Geyiga iyo caashaqa gumaystaha ku hoos jira, gadhba gadh baa la tusaaye gacalkood miyuu nacayeeeeeeey" "Afrikadaan gumaystaha Weligood nakala gurin Gogol xaadhistoodaa Gadaal ii rigeystee Gammaan kii la heensee Geesigu hubkii guray Waxa lagu guddoonsaday Gebogebo colaadeed Geeshkeena oomani Godobtiisa raacdee"
@SM-qx5he
@SM-qx5he 3 жыл бұрын
@@osmanb8446 hadana kawaran dhulkii xorta ahaa bayba kenya naguhaysataa sababtuna waa anagoo dhalanyaradeenii wadaniyadba galinee qabyalad iyo qoysland kubernay kana doorbidnay dhulkeena qaxooti in aan kuqanacnaa dawaraano. Kenya waxayba taagantahay dhulkan kiilaha kadhoofayee kadhaqaqay kana doorbidnay qaxootinima maxaa in aan maaloo tabcada idiidaya wakuwan dhulkayga dhisayee.calamka Nina dhul uusan lahayn madhista Soomalibaa dhisata dhulayaan lahayn dumisana gurigooda. Itoopiya sida dharka loowaray awoowyasheen ugu warijirtah geedaha inta xargo kasoolad ladisa xabsiyada itoobiya waxaa kuqoran fartii awoowyasheen ay Taariikh ahaan kuqoreen shelayna ina ilay Mantayna mustaf maxaa anaga marba xisbi nahoosgeyay maan xorowna?
@soulehassan
@soulehassan 2 жыл бұрын
Nin wiish la odhan jirrey yaagarana?jawaabtu haday tahay haa,maxay ahayd shaqadiisu?
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
Reer Sheekh Isxaaq Waa labeenta somali. Ma ahi isaaq Lakiin. Libin la iskama xasdoyo
@osmanb8446
@osmanb8446 4 жыл бұрын
@Mustafe Diriye Waan kugu raacsanahay laakiin waa haddii ay land land tan iyo waxan ay gadaal ka keeneen ay naga dhaafaan. Intaas bay ku xumaadeen lkn sida kale waa gob gobi dhashay.
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
Osman Ali somaliland gadaal lagama keenin sida land landta koonfur ta aad ka sameyseen. Somaliland dal wax aad isku darsateen imikana waxiisa la noqdey weeyi ha Inaga qaldin tariikhda
@ahlaamonline9377
@ahlaamonline9377 3 жыл бұрын
Somalidu runtu ma jecla. Waxba isuma quudhaan. Waa la wada ogyahay. Sugaanta in Reer Shiikh Isxaaq ilaahay hibo u siiyey.
@ahlaamonline9377
@ahlaamonline9377 3 жыл бұрын
@@osmanb8446 Land Land ku waa iska Siyaasad, waxannu nahay dadka weli ugu Somalinimo jecel.
@daadihiye629
@daadihiye629 3 жыл бұрын
Uskaga somalia canzarka ku ah weeye labeeni Xagay usoo martid Ina gumeed 30 sano Ooyaya marka labeen Somali u noqo sow somali Waxaan jirin kamaadan soo qaadin
@abdullahahmed7376
@abdullahahmed7376 5 жыл бұрын
Soomaalidu horey u tidhi,dabaa dambas dhala.Maanta waxa isugu hadhy dalkii,dhuuni raac,laaluush qaate, dadkiisa iyo dalkiisaba iibsade, fulay iyo cadawgii u habrade,ma xishoode iyo ALLAH kama cabsade.
@barisamaadtv5176
@barisamaadtv5176 5 жыл бұрын
Ax yaa inyar Dib uceliya Wakhtiga 2003 Dii anoon af somaliga erayada qaar aan karayn baan qaadi jiray maadaama aan caruur ahaa Cajalad ayku jiraan 10 Heesood oo xul ah waxa shidi jiray hudheel anoo markaan malcaamada ka imaado ayaan hudheelka ag fadhiisanjjray waxa layaable! Heestan waan qaybay Erayada maan fahmayn lkn Hadana waan Qiiroon jiray markaan maqlo Caawana waa 2019/6/10 3:16pm
@farahali1278
@farahali1278 2 жыл бұрын
Ilaahay ha ku xafido
@udu4eva
@udu4eva 8 жыл бұрын
waa ruwaayadii, Galbeed waa la xorooyee, waarso ayaa gaagixisay. Fikradii, iyo midhihii Xasan Ganaey
@genmustafeburcaawi6972
@genmustafeburcaawi6972 4 жыл бұрын
Heestani waxay ka mid thy heesihii dagaalkii 1977 waxa erayadeede leh abwan xasan ganey oo lahaa heesihii guubaabada ugu badnaa
@momkhadanawdahir8231
@momkhadanawdahir8231 6 жыл бұрын
Wwwwwww xassan Gamay/ iyo ruwaydii galbeed waa la xoryay / Iyo fananiitii qaliga ahyda Xasan aden&sahra ahmed Noollada
@saidderia8808
@saidderia8808 6 жыл бұрын
Viva xasan ganey
@jablibaax
@jablibaax 4 жыл бұрын
"Gar"waxaanu u naqaanaa reer waqooyi ahaan waxa afka carabiga lagu yidhaa (xaq). Heestuna waa "gadhba gadhbaa la tusaa "ee maaha "garba garbaa la tusaa ".
@fagassalah833
@fagassalah833 2 жыл бұрын
Koonfurta dh waxey yiraahdaan r. Gar iyo gadh isku mid.
@somalipure8835
@somalipure8835 6 жыл бұрын
Magalada #Maanyare ayaan kunoolaa caruur baan ahaa wllhy😓😭😓😓😢 Heestan anigoo yar baanjeclaa manaan fahmayn midhaha lkn waxa layaable inaan hadana Qiroonjiray sababto ah qaabka loo qaadayo ayaa Qiiro ahaa
@kaligiiduulofficialmedia583
@kaligiiduulofficialmedia583 5 жыл бұрын
Janagale Tv aad iyo aad miisaan bey ku fadhidaa
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 5 жыл бұрын
somalidii gobta ahyd 1978 ayaan daawadey ruwayadan erayadii xasan ganey iyo abwaan Xasan Adan iyo Sahra Axmed masha allah
@abdihassan3836
@abdihassan3836 6 жыл бұрын
Xasan iyo Sahra Axmed Jamac noolaada. 1977 Xornimo u dirirkii gumaysigii axmarada. Waxaa Xusid mudan Abwan Xasan Ganey oo hada Ku nool Caasimada Soomaaliyeed ee Hargeisa oo ahaa abwaankii sameeyay "Galbeed waa la xoreeyee waarso gaagixisay"
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 5 жыл бұрын
SOMALILAND DHEH HADAANAD ODHAN KARINA WAA ADIYO MARGASHADAA
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
Isaaq somali wayn maal muruq iyo maskaxba way u hureen midnimo somali wayn se waxay ka dhaxleen xumaan iyo bur bur iyo xaasidnimo
@maxamedidiriscabdi5711
@maxamedidiriscabdi5711 4 жыл бұрын
Waaa runtaa lkn maxey noogu abaal gudeen
@ahlaamonline9377
@ahlaamonline9377 4 жыл бұрын
Heesihii waddaniga ahaa ee aynu u samaynay markii dambe SNM la wareegtay oo ku dagaal gashay Waxba inagama khasaarin. SMN ❤
@yuusufcandurbo6495
@yuusufcandurbo6495 7 жыл бұрын
ilaahow soomali mideey oo sidiihore iyo kafiican kusoo celi yaarabi
@maancabaas6343
@maancabaas6343 5 жыл бұрын
Adduunyo, Allahayoow SAHRA AHMED jannadaadi fardowso ka waraabi . Hassan Ganeey & Hassan Adan Samatar qaran idiin abaal gudo ma iidan helin, BALSE anaga idiin og . Heestaan waxa Ee Iga weyn tahay 10+sano .
@abdialifarah7516
@abdialifarah7516 2 жыл бұрын
P9
@amoomar2842
@amoomar2842 8 жыл бұрын
malaa waa abwaan cismaan askari iyo ruwaayadii galbeed waa la xoreeyay........Allow na soo u ruri (Soomaaliya) viva dumarka soomaaliyeed iyagaa diiday in la kala tago
@nonamebeforesuccess1047
@nonamebeforesuccess1047 6 жыл бұрын
amo omar waa doobtii xasan ganay awrtu kla baarqabsn
@abdoulrehmanmukhtar3947
@abdoulrehmanmukhtar3947 5 жыл бұрын
amo omar waa saxan tahay tahay bro. Ameen
@abdoulrehmanmukhtar3947
@abdoulrehmanmukhtar3947 5 жыл бұрын
amo omar abwaan xassan ganey weeye sxb
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 6 жыл бұрын
Waa mid ka mid ah murtidii iyo miiddii abwaan xasan x.c/laahi xasan (xasan ganay) waxa ay Ka mid ahayd riwaayadii caan baxday hilaaddii qarnigii 20aad sanadkii 1978kii ee la magac baxday Galbeed waa la xoreeyey waarsaa gaagixisay.
@musphaibrahim171
@musphaibrahim171 5 жыл бұрын
Inta badan dadka meesha commentka ka bixinayaa ma xusayaan ama maba garanayaanba ninka heestaa qiirada ah laxan qiiro ah saaray waana ALLE hadaayee xasan garayt
@Caska143
@Caska143 4 жыл бұрын
Heesta waa hees Qiiro ah wallahi cadi maha
@mohamoudyasinjama3407
@mohamoudyasinjama3407 4 жыл бұрын
Erayadii xasan xaaji cabdilahi xasan ganey codadkii toolmaana allah ha u Naxariiste sahra axmed jaamac iyo xasan aadan samatar
@abdiinshaar2981
@abdiinshaar2981 7 жыл бұрын
bal eeg waxay qorayan qoraaladan hoos ku yaala war maskaxda ay ka timid xigmadani ama hawiye ha ahaado ama darood ha ahaado sow somalinimada kuma deeqdo xageed udhaafaysaa xasan xaji xasan xasan Ganey qabiilba ma ahayn somalibu ahaa aad loo jecel yahay alle ha unaxariisto
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
Abdi Inshaar naxariista eebe nolol iyo geeriba waa loo baahanyahay wuuse nool yahay xasan ganay ilaahay cimri dheer iyo caafimaad ha siiyee taasi waa mid. Ta labaad qabiil muu ahayn wakhtigaa baad ku leedahay ma geed baa laga soo jaray hadaa, qabiil wuu ahaa uu yahay oo ilaahay ka dhigay waana isaaq xasaasiyad ha kugu kacdo ama allergy markaad maqasho maxaa hadaan xamar loo ugaadhsanayay hadaanu qabiil ahayn. Dawladaad sheegayso iyo somalinimadaad ka hadlaysaa 1977 iyo 1978 waa markii ay labaatan jiraw ku jireen hadraawi, iyo cabdi qays, waxa ka horeeyay in a saleebaan bide, huryo SOW qabiilkooda looma xidhxidhayn wali faalkii caashaqu maygu soo fadhi xun tahay markuu xasan ganay lahaa ee buulka wixii la odhan jiray la galiyay miyaanu soomai ahayn indha adagaa oo aqoon daranaa wuxu.
@mahmodkirih862
@mahmodkirih862 6 жыл бұрын
Abdi Inshaar Sxb wan kugu racsanay hadalkaga qof somalinimada ka talawsani inama matalo naxarista eebana wan u wada bahanay wu nolyay xasan ganay iyo xasan aadanba alla cimriga haw dheereye sahra axmedna alla haw raxmado
@abdirahmanways5214
@abdirahmanways5214 6 жыл бұрын
Abdi Inshaar xasan ganey muu dhiman hargeysuu ku noolyahay adeer.
@sahalcali4196
@sahalcali4196 6 жыл бұрын
Wuu noolyahay wll wll Xasan ganay
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 6 жыл бұрын
asal hargisa horta cuqdad baa ku haysata sida magacaaga ka muuqata anigaa reer hargeisa ah ruwaayadan waxan galay 1978 magaalada arabsiyo ayaan ku daawadey somalinimo ayaa waqtigaa jirtey balse xabashi ayaa lala dagaalamayey oo somali is jecel baa jirtey markii danmbe isaaq ayaa xabashi noqdey oo ka baxay somalinimo xasan ganey ilahay cimriga iyo caafimaadka ha u dheereeyo xooga dalka somaliyeed ayuu ka mid ahaa.
@abdiali2249
@abdiali2249 5 жыл бұрын
Gob hadii aad noqoteen Anna goomahanhay weli Gacan layga siiyiyo Gurmad baan sugaayee Gu kastaaa ma gawbaa Kana sawkan gaagaxay Xasan genay wuxuu ku dhaliilayey somalida intii xorawday in aanay isku hawlin dawlad iyo shacab in aan hiilkii walalnimo inaga helin gobolka Somali galbeed ilaa maantana waa taagan tahay waynagaa dhiibna inamadaa u dagaalama xoriyada onlf
@ahmedhanshi2422
@ahmedhanshi2422 4 жыл бұрын
Ader saxiix xaqa aya ka hadashay hiilmo iskadaye waa iyaga oo nool lo so dhiibo cadowga ader somali mesha nabsiga ka hayo waa halkaa lakin meynan garan wali ader waxase ka sii daran aflagada oo waxa lagu cayaa in lagu meysto waa cajaib waaka manta dhulkii xorta aha sidey donan ka yeelan gees ilaa gees ader intan is xasdeyno mel gari meyno rabi xaqa ha na tuso adna rabi caqliga ha ku siyadiyo inta ad garatay in badan ma gartan thank
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 2 жыл бұрын
Sharaf iyo karaamo korkaaga ha ahaato hadalkaagu saxiix axmaaro waxba nagama hayn karteen Hal maalin ee rer galbeed ayaa nagu dulhaya Lkn malinbay axmaaro iyo adeerkoodba insha allaah
@osmanabdi8274
@osmanabdi8274 11 ай бұрын
@abdiali2249 Sidaad u dhigtay saaxiibada kalena kugu raaceen ma aha. Soomaali Galbeed waa la isku deyey in la xoreeyo, naf iyo maalna waa loo huray, waxaaba ku dumay dagaalkii 77 waddankii dhamaa ee Soomaaliya. Haddii aad dhahdo waa la hagraday Soomaali Galbeed waxaad u gefaysaa shantii kun ee XDS kaga dhimatay, tiradii ka badnayd ee ku naafowday iyo qof kasta oo Soomaali ah oo joogay dagaalkii 77. Malaa berigaa maadan jirin baan filayaa, waxaan filayaa haddii aad waagaas garaad lahayd inaadan sidan dhahdeen. Midda kale riwaayadda sida abwaanku u dhigay maadan fshmin. Heestani ma aha heesta ugu dambaysa riwaayadda. Abwaanku wuxuu ka metalayaa dagaalka oo aan bilaaban iyo sidii la isugu guubaabin jiray iyo sida reer Soomaali Galbeed u dhibanaayeen iyo guubaabadii ay guubaabinayeen gacalkood, kaddibna gacalkood waa ka jawaabeen muusanoowgoodii, dagaalkiina saas baa lagu galay waa lagu guulaystay lkn Waarso ayaa gaagixisay. Beydadkan hoose ayaad ka fahmaysa in muusanoowgii lagaga jawaabay dagaalka in ka geli doono oo la isu diyaariyey. Gamaankii la heensee Geesigu hubkii furay La gunaanad xaajada Waxaa lagu guddoonsaday Gebegebo colaadeed Geeshkeena oomani Godobtiisii raadcee
@mohamedaden5067
@mohamedaden5067 8 жыл бұрын
Eeshcalaa Wadani Abwaan Xasan Xaaji Cabdullahi "Ganeey" Waa xiligii Soomaalidu Soomaali ahayd, Ilaahay Soomaali ha Mideeyo.
@abdoulrehmanmukhtar3947
@abdoulrehmanmukhtar3947 5 жыл бұрын
MOHAMED ADEN amen 🙏 sxb. Allow alle
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 5 жыл бұрын
Calankaad sidato eeg horta kaa tuur is xoree ku biir Somalia sidaydii dabadeed na wacdi
@sulaymansaladhuruuse9823
@sulaymansaladhuruuse9823 6 жыл бұрын
xasan xaji cabdilahi ganey ma la cayumi wa nolayahee
@adan7312
@adan7312 7 жыл бұрын
Xassan Great muxalamiistaha weyn ayaa codka iyo muusikada u saaray.
@amaadin12
@amaadin12 7 жыл бұрын
AdanHd _ nin fanka wax kayaqaan aya tahay, waa xasan great
@aliismail8049
@aliismail8049 6 жыл бұрын
AdanHd _ anuur jaangow ayaa leh naaxiyada aba codka .saaran heesta.iyo dhamaan heeshaa ku jira riwaayadaa galbeed waa la xoreeyey.curintana xasan genay ayaa iska leh.
@omarjunior9290
@omarjunior9290 4 жыл бұрын
Gacamey ba lahaa laxanka ama naaxiyada
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Gob hadii aad noqoteen Ana aan goomanahay weli Gacan Lay siisyiyo Gurmad baan sugaayee Gu kastaa ma gawbaa Kana sowkan gaagaxay gudhanaa ayaamuhu Yaa wiigan goomoo Gamashiyey i dhaafayn Geestayda waayaha Godolkiisa Yaa Jaqa eey Nabsi maalku geediga Hayinkuu ku guuraa Guudaan dhir dhaafshee Geyiga iyo caashaqa Gumaystaha ku hoos jira Gadhba gadhba la tusaaye Gacalkood miyuu nacayeey Hoheey miyuu nacayeey Wakhtigii gedmada iyo Nin La gigay sare u eeg Iyagoo isu geediya Guuguulihii iyo Sow xalay galawgii Goohaayey maad maqal Kuna jiro dhiiladu waa guluf colaadeed Habeen weeye kala durug Gidi habar dugaag iyo Toojadi ka guurtee gaajaduu ku raagtiyo Haadka gabta hayiyo Gorgorkaa iyidhi bogsoo Hayiga iyo caashaqa Gumaystaha ku hoos jira Gadhba gadhbaa la tusaaye
@omarabdinasir7208
@omarabdinasir7208 5 жыл бұрын
Xasan barteeda buu dhigay heeska✔
@calawicaynaan1881
@calawicaynaan1881 6 жыл бұрын
Alla ha u naxariisto sahra axmed jaamac fanaanad qaaliya
@waayahadunidalyrics5283
@waayahadunidalyrics5283 5 жыл бұрын
Samatar legend of Somalia xaqiiqdii maadan helin qaran kuu abaal guda lkn waxaa tahay taariikhdaa sheegeeso oo dayax maqarsoomo adna sidaasoo kalaa tahay m.a sahra axmed cod dareen leh baa rabi ku maneestay wlh garba garbaa LA tusaa Abwaan aan cidi xaqiri Karin beey kasoo maaxatay maskaxdiisa xasan ganeey raboow kuu naxariiso dhamaantiinba taariikhdaa idin sheegi doonto
@calawicaynaan1881
@calawicaynaan1881 6 жыл бұрын
Fanka iyo suugaanta soomaaliyeed qabyaalada ma gayaan ee ka daaya asxaabeey umada afka somaliga ku hadashada ayaa wada leh waliba qoladayadan ree hargeysaan la hadlayaa hadaan dawladnimadii ku kale tagney afka iyo dhaqanka somaalibaan u nahay waanu inaga wada dhaxeeyaa anuu ciyaaraha waxaan u jecelahay ciyaarta baareyda dee hadii la yidhaah ree xamarbaa leh ka yeeli maayo oo waa ciyaar somaliyeed .....................l
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
Calawi Caynaan waad ka yeeli oo qawmiyada soomaali koonfureed baa leh wada jevlaan kartaa LAAKIIN dad gaarana leh lama dhagaysan karo laguma odhan aduun ka qof ka heesta iyo alifay baa le oo wax copy right la yidhaa jiray hadii la yidhaa heesaha michael Jackson ama Whitney Houston wixii english ku hadloo dhan baa leh dee waa been maraykan baan la lahayn oo qof aanay y ogolaanin intii show qabsaday ma qaadi karo muu kalthum carrab kaloo sheegaysaa intaad aragtay oon masar ahay.
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
Calawi Caynaan sheegato nacas afka xun xidh
@XasanC.raxmaan
@XasanC.raxmaan 10 күн бұрын
Aslcalaykum calawi caynaan.... walahi waan jidhidhicooday sababtu tahay horta aan kuu sheegee cafuuflay oo magalada xarshin hawd ka xigta qiyaasta 25 km. Ayaan ku dhashay imikana reer hargaysa dadkii aabe yaashood snm ta ahaayeen ee ay ku dhinteen ayaan ahay hadana raganimada iyo waxa ilaahay inoo abuuray oo ah sayidka unuunka (aduunka)iyo markaad caalamka eegto sida inan rag u dhq mayo ayaad qiiraysaa waxan in badan is waydiiyaa somali waa taa kala tagtay hase ayaatee wax badan oo aynaan tiro ku koobi karinbaa ka dhaxeeya oo aan ka xusi karo .. tixda. Hal abuurada kuwooda wacan .qabyo tirka qoraalkooda.. ilaalinta erayadooda.. ilaalinta.diintooda dhaqanka afka danaha ka dheyeeya .marka mid cadaw kale ku soo duulo
@abdulah5624
@abdulah5624 5 жыл бұрын
Fanaan labo maaha Samatar la aantiisa fanka Somalia muxuu noqon lahaa? Cod leh meel hoose mid dhexe iyo dhawaaqa sare ee macaan ee uu u dheer yahay codka guuxa ee ay ku ladan tahay xabeebta iyo oohida maxamed axmed kuluc ayaa waxaa laga hayaa inuu yiri ninkii yiraa fanaan Xasan aadan samatar ka cod wanaagsan ayaa jira ma aqaan waxa uu fanka ka yaqaan maxamed Suleman waxa uu asna yiri mar haduu Xasan hees qaado lagama daba qaadi karo Sulfa asna waxa uu yiri Xasan heestiisa hadhageesan ee codkiisa dhegeeso
@cabdirisaaqmaxamedhurde8834
@cabdirisaaqmaxamedhurde8834 5 жыл бұрын
Beentaa maaha bro xasan la.aantii macno badan mayeesheen
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 5 жыл бұрын
Maytida masabidka ka daa. xasan inuu fanaan yahay waanu u qiraynaa laakiin kuluc iyo maxamed saleebaan come on!!! waa laga hayaa kuye madaa ka haya xageedse kaga haysaa boqol bwaan iyo fanaan baa wali nool sow cid uun lagama maqleen xasan Haybad fan Allah siiyay been lagu buunbuuniyo uma baaba niyow
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 4 жыл бұрын
Xikmadii xasan ganey. Codkii sahra iyo samater 1978 Hargaisa. Riwaayadii. galbeed waa LA xoreeyee waarsaa gaa gixisay
@sahalkhaire9631
@sahalkhaire9631 7 жыл бұрын
ADR ruwaayada lafteeda ayaa layidhaa gadhba gadhbaa latusaa heestuna was jalkudhegii ruwaayadda waxaana iska lahaa Abwaan Xasan X Maxmuud oo Xasan ganey Ku magac sheer waxaanay ahayd xilligii loo xamaan qaadanayey dagaalkii 77kii we badhtamihii 1976dii ruwaayadda galbeed waala xoreeyeyna isaga ayaa lahaa waxayse ahaydarkii soomaalida lagu jabiyey ama sanadkii 1978dii we ha isku qaldina taariikhaha ruwaayadaha dhalinyaro
@abdiawad9171
@abdiawad9171 7 жыл бұрын
waaryaa Daarood wuu waashay oo bililiqaystay. heesta waxay ka mid tahay riwaayadii galbeed waa la xoreeyey ee Warsaw gaagixsay waxana sameeyey Illaahay ha dhawree Xasan Ganay.
@cabdiafqorayducaale1318
@cabdiafqorayducaale1318 6 жыл бұрын
Abdi Awad been baad sheegtay xasan ganay
@saiidmohamoud6236
@saiidmohamoud6236 6 жыл бұрын
Abdi Awad ml
@fadxiaxmed3996
@fadxiaxmed3996 4 жыл бұрын
Waar waa xasan ganey
@mtofficial2953
@mtofficial2953 5 жыл бұрын
Heestaan waxay ku jirtay galbeed wala xoreeyey erayada waxa leh xasan xaaji cabdulaahi (xasan ganey) laxanka waxaa lahaa Aun Axmed Nuur jaango codadkuna waa Aun sahra Axmed jaamac iyo xasan aadan samatar
@caashahaboon2801
@caashahaboon2801 6 жыл бұрын
alle haw naxariisto sahra axmed jaamac
@abdoulrehmanmukhtar3947
@abdoulrehmanmukhtar3947 5 жыл бұрын
caasha haboon ameen walaal
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 5 жыл бұрын
Aamin yaa rabbi
@hirsiali5365
@hirsiali5365 7 жыл бұрын
hestaan wax badan ayaan raadi,hada ley helay,caathi mahan.
@abdirisakowali2361
@abdirisakowali2361 4 жыл бұрын
Aad iyo aad waa heesaha i xasuusiya waqtiyo aan dhalinyarada ahaa ayay ka mid tahay markaan maqlo waxaan soo xasuustaa xaaladii aan kujiray waqtigaas
@abuufoos8826
@abuufoos8826 7 жыл бұрын
Guuguule waa hees aan caadi aheyn {samatar iyo xasan ganey }
@mohamedadam4018
@mohamedadam4018 2 жыл бұрын
Herstan,waxaan dhagaysan jiray anigoo dhalinyaro ah 1977 waxaan xusuustaa dalku sida uu ahaa
@mceeri7238
@mceeri7238 6 жыл бұрын
Hassan Adan Iyo Hassan Ganey Waxay Ka Mid Ahayeen Milatrygii Ciidankii Xooga Dalka Somaliyeed 1977 Sxbo Ah Dagaalkii Somali Galbeed Ama Ogadenia Af Iyo Adinba Waa Ku Galeen Libaaxyo
@baldeeflove8238
@baldeeflove8238 3 жыл бұрын
Waayo waayo bay ahayd allahayow somaliya midee adaa caadilee
@somalipure8835
@somalipure8835 6 жыл бұрын
NB reer somalinad Af Adin Arin iyo aduunba iyo Naf ba way duldhigeen 5ta soomaliyeed wixiise Nagaracay Waala Ogaa Qadaadwantu afka waxay ka yidhaah daan somalidiid???? Aduunkaa iska noocaasa ✔Gob hadii aad noqoteen ✔ana goohanahay wali ✔Gacan laysiiyiyo gurmad ✔baan sugaayee..... Xasan Ganey
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
Somali pure been maaha
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 Жыл бұрын
Heestan cida laxanka saartay qof kale haka eegina ee odaygii ahmednuur jaangow ka eega
@mussashire1201
@mussashire1201 8 жыл бұрын
geygu iyo cashaqa gumeystaha ku hosjira garba garba la tusaye gacanta kula harine samatar ma ahan de fanan qabil dowladahi somalia so maray ti ina siyad iyo dowladahi ka horeyayba
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 7 жыл бұрын
Mussa Shire samatar waa fanaan qaaliya shaki malaha midhaha aad tirisay isaga waa loo dhiibay ee nin bay masksxdiisa ka soo maaxatay xasan ganay la yidhaa bal halkaad makhruuqnimo ka dayday day wax liita.
@xasancali9006
@xasancali9006 6 жыл бұрын
eesh calaa muusig .laxan midho waaw waa galbeed waa erayadii xasan ganay codadkii samater iyo sahra
@abdirizakfarahahmed178
@abdirizakfarahahmed178 4 жыл бұрын
Laxanka ruwaayadan waxaa lahaay allaha unaxaristo Jaangoow
@Cartan7
@Cartan7 6 жыл бұрын
Somali Waqooyi u dhashay hal-abuurka sameyay murtida heesta Xasan 'Ganey' Cabdulahi
@halalmedia9605
@halalmedia9605 8 ай бұрын
Dareen gooniyey ii samaynaysaa caawa heestani ka dib marki Ethiopia badeenii loo saxeexey
@fsysalismail1051
@fsysalismail1051 4 жыл бұрын
Heesaha aan ugu jecelahay ayey ka mid tahay heestani
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 7 жыл бұрын
waa suugaanta ey dhaxal ahaa dhegeysan doonaa Alle idanki jiilasha somaliyeed ee dambe.
@abdulah5624
@abdulah5624 6 жыл бұрын
FANAAN LABO MA AHAN THERE'S ONE ONLY ONE XASAN AADAN SAMATAR
@raxiilali6665
@raxiilali6665 4 жыл бұрын
abdul ah Somalia labada fanaan Ee cidkooda lala yaabay dunidoo dhan, waxay ahaayeen xasan Aden samatar iyo xaliimo khaliif magool. Waana qabiilka hawiye gaar ahaan habargidir
@hassanaddawe6685
@hassanaddawe6685 3 жыл бұрын
Absolutely correct
@hassanaddawe6685
@hassanaddawe6685 3 жыл бұрын
@@raxiilali6665 nacas jaahil ah
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 2 жыл бұрын
Gu kasta ma gowba Kani sowkan gaagaxay Hees micno weyn xambaarsan 🤎💯
@zugoobasan6639
@zugoobasan6639 Жыл бұрын
GARBAA GARBAA LATUSAAYE
@ashkarapdilahi560
@ashkarapdilahi560 4 жыл бұрын
waa riwaayadii galbeed waa la xoreeyay erayadii xasan xaaji cabdilaahi xasan ganay
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii x.ganey laxankii a.n.jaangow codka samatar iyo sahra axmed
@moyo9481
@moyo9481 6 жыл бұрын
Legend sahra axmed
@mussashire1201
@mussashire1201 8 жыл бұрын
allha u naxaristo abwan osman askar wa riwayadi galbed wala xureyyay garba garba la tusa gacanu usala tageye wale abwan askar iyo Landau fanan messege bey u diren umana somaliyed
@mohammedzuleiman9222
@mohammedzuleiman9222 6 жыл бұрын
Best song by xasan aadan samattar
@abassali8016
@abassali8016 8 ай бұрын
Wagui somalidu is jecleydey Allah noso ce😅😅line
@hassanaddawe6685
@hassanaddawe6685 3 жыл бұрын
Walaahay wan qiroodaa mar alaale Markan heestan maqlo.
@cabdinasirmumim7905
@cabdinasirmumim7905 4 жыл бұрын
Waxaan is leeyahay heestan shaqsiyan kama daalo dhageeysigeeda balse lkin waxaa alifay abwaan afka soomaaliga si fiican u falkiyay ilaaheey raali haka ahaado hasan ganey iyo samatar iyo sahro oo aan hada ku ogaa ineey geeriyootay naxariistii jano ilaaheey haku abaal mariyo
@Muudeboy
@Muudeboy 5 жыл бұрын
🙄 11/8/2019 ❤ Hassan Adan samatar iyo Sahra A jaamac ❤✅
@alexlegrand6669
@alexlegrand6669 7 жыл бұрын
Gadhba gadhbaa la tusaaye. Qoraalka sida loo maqlaayo in loo qoro yaa haboon. Labada fanaanba gadhba gadhbaa la tusaaye ayay dhahayaan ee title heestu ma aha garba garbaa la tusaaye
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 7 жыл бұрын
Alex Le Grand waxaanay kala garanayn odhaahda kalmadaha iyo macnahooda hadii xaraf la badalo qoladan DH-da R ka dhigaa ma og yihiin in gar uu yahay a)marada dumarku xidhaanb)gar-ka xadhiga ah c)gar Garta gar qaadi far yaqaan laakiin heesta waa GADH-KA RAGA
@ridwaanmaxamed7470
@ridwaanmaxamed7470 6 жыл бұрын
Alex Le Grand taasu wax weyn maaha qofba lahjadiisuu qorayaa; xasan Adam lags yaabee inuu islahaa ku ixtiraam abwaanka siduuu ugu dhawaaqayo isagu lkn xasan caadi Markuu u hadlayo GAR buu adeegsadaa oo lahjadiisa ah . Wllo marka dhib haw arkin qofba sidii hooyadii u bartuu ugu dhawaaqin. Macnaha ragba rag baa laga horgeeyaa weeye macnuhu..Garba gar baa lakiin tusaaa waa maahmaah soomaaliyeed..heesta wuusaga soo darsaday abwaanku oo waa ku qurxinaayee
@1.hassanalimohamed510
@1.hassanalimohamed510 6 жыл бұрын
Reminds me home
@lionheart6678
@lionheart6678 7 жыл бұрын
maantay joogtaa heestaasi.
@hafsamohamed8512
@hafsamohamed8512 2 жыл бұрын
Heshiwabri
@hafsamohamed8512
@hafsamohamed8512 2 жыл бұрын
Hestialawayanwabari
@aliosman8418
@aliosman8418 2 жыл бұрын
Garba garbaa la tusaa mise gadhba gadhbaa la tusaa?
@qodarabdulahi6620
@qodarabdulahi6620 6 жыл бұрын
Heestaan caadi ma ahan garbaa garbaa la tusaa murti waa heesishii hore murti baa ku duugan caadi ma ahan
@malyuunmaxamed1326
@malyuunmaxamed1326 8 жыл бұрын
waaaaaaaaw hees wadni ah
@abdimohamed5599
@abdimohamed5599 7 жыл бұрын
wadan.hodan.ah.ayuu.ilaahay.inagu.manaystay.balse.waanu.layacney.waxanu.ogaan.donaa.malin.aan.maanta.ahayn
@abdoulrehmanmukhtar3947
@abdoulrehmanmukhtar3947 5 жыл бұрын
Abdi Mohamed beenta maaha
@mussashire8597
@mussashire8597 6 жыл бұрын
Abdi iley ayey ku socota iyo waxi la hal mala
@abdimohamed5599
@abdimohamed5599 7 жыл бұрын
ilaahow.umada.somaaliyeed.midka.yeel.cadowga.kukala.dhexjirana. kaqabo.aamin.yaa.alaah
@hafsamohamed8512
@hafsamohamed8512 2 жыл бұрын
Hestialawayan
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
Shacabka Soomaaliya Midinmo
@osmanabdi8274
@osmanabdi8274 6 жыл бұрын
Heesta iyo muusigu waa is leeyihiin, murugo iyo duur xul weeye. Markii dagaalkii 78 laga soo baxay oo inta la guulaystay Soviet Union inoo xoog sheegteen. Wey iyo tola ay.
@musphaibrahim171
@musphaibrahim171 5 жыл бұрын
Sida uu music u raacayo ama laxanka heesta waxa saaray xasan garayt
@osmanabdi8274
@osmanabdi8274 11 ай бұрын
​@@musphaibrahim171 Waa isu dheeli tiran tahay, bal durbaanada waxa baxaya dhugo.
@momkhadanawdahir8231
@momkhadanawdahir8231 6 жыл бұрын
Alle heesdan maxaan raadiyay Shugrn
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 4 жыл бұрын
Waa riwaadii halbeed waa laxoreeyey
@hargeisa816
@hargeisa816 7 жыл бұрын
WAA HEES KA MID AH RIWAAYADII GALBEED WAALA XOREEYEY
@leilaetave704
@leilaetave704 6 жыл бұрын
Hargeisa heesta
@abdiahmed4434
@abdiahmed4434 4 жыл бұрын
Waxan arkayey dad si qaldan u qoraya heesta inta samatar halkuu ka bilabayo Wxay qorayeen nabarkii gadmaday iyo lkn maha sidaase wa Naafkii gedmaday iyo Nin la gigay bal sare u eeg Naaf kuna wa god ka mida godadka dayaxu fadhiisto
@mussashire6516
@mussashire6516 6 жыл бұрын
hassan adan samatar vs hassan ganey mesha tani ragba isku birsaday luqda iyo erayada dar'od socod ku xar xuni miya garanay afku somaligu qaribow ku yahay wale bile magol iyo samatarba ka magac dher mesha tani waxa hesaya wa ragi eryaday afweyne iyo abdullahi yusuf qaxotina baday xamar iyo hargeysa iyo jabouti melbey isaga yalan viva irrir samale ragasi wa raga dhafta gela badha
@kadarhirsi3860
@kadarhirsi3860 6 жыл бұрын
aaar bal ka dhin
@beerkacadde8914
@beerkacadde8914 5 жыл бұрын
Cuqdad baa kugu jirta gunyahye guntu dhashay
@beerkacadde8914
@beerkacadde8914 5 жыл бұрын
Cuqdad baakugu jirta iidor waligiinba gaaladaad jecleeden,ridistii jaale siyaad waxaad kadhaxashen ragiini baa dumar noqday europe.
@aliismail8049
@aliismail8049 7 жыл бұрын
Heestan.2 tuduc ee sahra waxa .hadlaaya .deeganka somaalida ithopia
@shamsaabdirahim4114
@shamsaabdirahim4114 6 жыл бұрын
Insha allah waa ka bixidoon
@axmedraage6949
@axmedraage6949 5 жыл бұрын
MURTI ABWAANKII WAYEE XASAN GANAY DIB UXORAYNTA SOOMAALI GALBEED ADUUNOW BA WASKA XAAL ADUUN
@foosijama3750
@foosijama3750 8 жыл бұрын
axyaa hees
@abdimohamed5599
@abdimohamed5599 7 жыл бұрын
dhalinyaradii.somaaliyeed.aduunka.dacaladiisa.ayey.xabsiyada.kabuuxaan.waana.mustaqbalkii.wadanka.hadii.aydhamaadan.wadanka.umadkale.ayaa.soo.dagi.e.hala.ogaado.ilmihinuna.meel.ayku.noolan.donaan.mahelayaan
@faaraxmahamuudmahamed9574
@faaraxmahamuudmahamed9574 2 жыл бұрын
Waayobwaayo
@aidarussyussuf4028
@aidarussyussuf4028 8 жыл бұрын
heestan waan raadin jiray waxay ku jirtay riwaayadii Hawaalaado Caashaqu aynu weerarka aadno ee abwaan kaariye
@abdoulrehmanmukhtar3947
@abdoulrehmanmukhtar3947 5 жыл бұрын
Aidaruss Yussuf galbeed waa la xoreeyay weeyan akhi
@ahmedhdf3362
@ahmedhdf3362 7 жыл бұрын
Abwaan Xasan Ganey ayaa sameeyey waa riwaayadii Galbeed waa la xoreeyey.
@saidderia8808
@saidderia8808 6 жыл бұрын
Xasan ganey viva
@saidderia8808
@saidderia8808 6 жыл бұрын
Waw
@dhicisxiddig9447
@dhicisxiddig9447 6 жыл бұрын
Allow unaxriiso inti dhimatay
@mahamedeid6563
@mahamedeid6563 5 жыл бұрын
xasuus wlhi waa midhihii xasan geney
@1.hassanalimohamed510
@1.hassanalimohamed510 6 жыл бұрын
I love it.
@kalcadxaysimo5678
@kalcadxaysimo5678 6 жыл бұрын
Xasan aadan
@hassanaqyaar5170
@hassanaqyaar5170 5 жыл бұрын
Galbeed wa la xoreyay now
@ahlaamonline9377
@ahlaamonline9377 3 жыл бұрын
Berigii gawaadhidii Sabaaxa ahayd sameecadha lagu xidhi jiray. Ayaa oday sabaax Sucuudiga kala yimi ruwaayadan heesahadu u shidnaan jireen marka u Hawdka u baxo. Waayo waayo
@user-uv3tn1we2m
@user-uv3tn1we2m Жыл бұрын
@adnancamariofficial9934
@adnancamariofficial9934 6 жыл бұрын
Nabarki gadmada iyo nin la gegay bal sara u eg ayago isu gediya gugulihi ciyow sow xalay galawgi gohaye mad maqal kuma jiraye dhiladu wa guluf coladed haben weye kala gur gidi habar dugag'iyo dhulka tako lo did
@mubaarikjaamac9924
@mubaarikjaamac9924 6 жыл бұрын
hada heestaa xikmadbaa kuhoos jirta waa duurxuul
@omarmohamed-st7hm
@omarmohamed-st7hm 7 жыл бұрын
ALLAAH hau naxariisto osman askari
@abdimohamed5599
@abdimohamed5599 7 жыл бұрын
walaalayaal.qabiilka.iska.daaya.umadii.somaliyeed.weeybaabaday..halkaa.waxa.nadhigay.waa.qabiil
@laylasuruur5769
@laylasuruur5769 6 жыл бұрын
Hees tani ujeedo ayey ahed waxba hais waalina xasan wuu qaadeyuun laakiin ninka sameeyey ujeedo adag ayuu kalahaa hadana waa nool yahey hala weydiiyo
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 6 жыл бұрын
abshiro xuseen cilmi waan ku salamayaa walalo balse anigu dadkii goob jooga ka ahaa ruwaayad ayaan ahaa 1978 Arabsiyo ayaan ku daawadey weliba waxa lanoo sheegey in dadka matalayaa aanay xabashi ahayn oo aan la dilin, markaa walalo ma ii sheegi kartaa adigoo raaliya waxan somalinimo ahayn oo ku jira qoraalkaaga ayaa isoo jiitee isoo jawaab walalo hadii aad nooshahay
@abdoulrehmanmukhtar3947
@abdoulrehmanmukhtar3947 5 жыл бұрын
abshiro xuseen cilmi bal inoo sheeg sxb
@hajiali1120
@hajiali1120 5 жыл бұрын
Kkk wax kale odhan maayso kaliya a an ka ahayn Isaaq buy guubaabinayay kkk, intaasay idinka dhegty
Dadkoo dhani ha wariyeen!
7:11
SomaliEssence
Рет қаралды 258 М.
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 118 МЛН
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 90 МЛН
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 32 МЛН
XASAN A. SAMATAR & SAHRA DAWO || WALE GABDHO AN ARKIYO| QARAAMI -
15:02
IFTIINKII ARLAADII
Рет қаралды 55 М.
Xasan Adam Samatar Iyo Shankaroon Axmed Sagal 🔥Iyo Heesta "XEERKIISA MUDANBA"
9:49
Heestii Yaa Garayska Kaa Fura Lyrics Aun Jangow Iyo Aun Sahra
9:25
laylis channel
Рет қаралды 484 М.
Xasan Adam Samatar 🔥 Iyo Heesta "MAALMAHA QALOOCA"
9:22
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 85 М.
Hees Qaraami ah Axad by Samatar
10:13
hassanjky
Рет қаралды 927 М.
xasan aadan samatar iyo shra axmed gadhba gadhbaa latusaa  qaaci
9:14
PICOLO STUDIO BORAMA
Рет қаралды 9 М.
HEES MAAY  LYRICS XASAN ADAN SAMATAR GEPER I GAROOB
13:22
Garas Tv
Рет қаралды 45 М.
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 118 МЛН