Xasan Adam Samatar Iyo Shankaroon Axmed Sagal 🔥Iyo Heesta "XEERKIISA MUDANBA"

  Рет қаралды 343,233

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

4 жыл бұрын

🌟Heestan waxa curinteeda laha
Abwaan Maxamed Cali Kaariye AHN 1977
🌟Laxanka
U/ Axmed Nuur Jaangow AHN
HEES CUSUB
MUUQAAL XIISO LEH
HEESHA CUSUB
HEES SOMALI OO QORAAL AH
SOMALI LYRICS
HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
HEESO QAARAMI AH
HEESO KABAN AH
HEESO NON STOP AH

Пікірлер: 135
@hersijama6905
@hersijama6905 7 ай бұрын
Xasan Aadam Samata Astaan QARAN ayuu ahaa, qashinkii QABIILKA ee Soomali saameeyay waa uu ka badbaaday oo sida uu u ahaa ASTAAN QARAN ayuu ku sifoobay, mahadsanid adeer waan ku soo koray heesahaaga anigoo yar maantana nin oday ah baan ahay
@fadxidaud
@fadxidaud 4 ай бұрын
❤❤❤❤
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 2 күн бұрын
Jaangow iyo abwaan maxamed cali Kaariye allha unaxristo
@mhassan0163
@mhassan0163 2 жыл бұрын
Waxay ahayd Ceerigaabo, wakhti hore oo aan ku qiyaasay 1978kii, nin la odhan jiray Abdi Bacow oo Ina Abdillaahi Tumaal ah kana soo jeeday reer gob ah oo ilbax ahaa, ayaa aniga oo wiil yar ah heestaa meel fagaare ah ka qaaday oo halkeedii dhigay, illaa maalintaa ilaa maanta kama xiiso dhaco, Hassan Libaax iyo Shankaroon Ahmed Sagal, noolaada nolol fiican iyo abwaankii sameeyey
@yonissheikhali1788
@yonissheikhali1788 4 жыл бұрын
Waayo Waayo Iyo Waqtigii Dahabiga Iyo Xasuustii Stadio Muqdisho Half Time Ciyarahi Gobolada Ama Bariga Iyo Bartamaha Africa Good Ole Day's
@goolis69
@goolis69 3 жыл бұрын
Walee inaa ragii hore tahay
@yonissheikhali1788
@yonissheikhali1788 3 жыл бұрын
@@goolis69 My Dearest Brother Waa Waqti Aad I noogu Dheer Oo Aanan La Iloobi Karin Dad Iyo Duunyo Waatii Hore Mahadsanid
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 Жыл бұрын
Wlh waa runtaa maxaan in bdn ka Dhageystay Istaadiyo Muqdisho thnks bro
@abdifataxibrahin4029
@abdifataxibrahin4029 Жыл бұрын
waaa hees an caadi aheyn in badan an dhageysto xusuus waayo waayo #xasan Adan iyo # shankaroon axmed sagal
@abdallahjama1277
@abdallahjama1277 2 жыл бұрын
Waxan soo aqriyay qoralada hoose waxanka wayay qofshega ereyada maxamed cali kariye aleh ha u naxaristo dhaqtarki jacaylka maxamed cali kariye soomalay haloo duceyo
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 Жыл бұрын
Aun janatul fardowsa allaha ka waraabiyo aamin yaa allah 🤲🤲🤲
@ahmedkahin6569
@ahmedkahin6569 Жыл бұрын
waayo waayo anigoo ka imi ceelkaa London ayaan galay riwaayadaa
@alisaid2008
@alisaid2008 4 жыл бұрын
Miraha m.c.kaariye laxanka a.n.jaangow codka samatar iyo shankaroon
@mustafadiriye1013
@mustafadiriye1013 3 жыл бұрын
Jaangow mucjisu ahaa
@Morgan-ge6nv
@Morgan-ge6nv 4 ай бұрын
Kaariye iyo Jaangoo iyo Xasan Aadan iyo Shankaroon iyo welcome ba miyuusigii Kooxdii Waaberi. Cajabeey cajiib.
@maxamuudcali6501
@maxamuudcali6501 3 жыл бұрын
Alla waayoo waayoo waa kuwaa heeso xasan waxaa uhaa fananka maslaxa yaa heesay
@cabdiqaadirxaaji9236
@cabdiqaadirxaaji9236 2 ай бұрын
Waxaasaa faniina Tiyaaterkii.halkuu.ku.danbeeyey Siilanyo.alla kuuma naxariisto.wuu.bililiqaystay
@Garaad1000
@Garaad1000 4 жыл бұрын
Heesihii hore waxa classic uyihiin oo 40 sano iyo ka badan looga xiiso dhici la'yahay waa MUSIC qalabada kala duwan loo tumay kuwa hada 1 oorgan baa ku ciyaaray week kadib cid isweydiineysa maleh.
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 3 жыл бұрын
Saxiix bro👍👍👍
@mohamedfarahmire4287
@mohamedfarahmire4287 4 жыл бұрын
2 Big Legends,waaberi1,Big remebering This time was Shining Mogadishu and Clean ,!!!...thanks.
@jimcaalexaashi4932
@jimcaalexaashi4932 3 жыл бұрын
Terrible english
@farxaanguuleed550
@farxaanguuleed550 3 жыл бұрын
Å
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 3 жыл бұрын
@@jimcaalexaashi4932 jaahil Hawiye ayaa tahay Ogoow!!!!.
@abiissa4710
@abiissa4710 11 ай бұрын
Riwaayadan heeseheeda 8da ah waxa inta badan laxameeyey Xasan Great
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 2 жыл бұрын
Waaow waa hees jacayl
@user-rl6cw4ot3k
@user-rl6cw4ot3k Ай бұрын
He is made off legendary stuff
@irdtinregistrationoffice3313
@irdtinregistrationoffice3313 7 ай бұрын
Axmed NUUR jaango ale ha unaxariisto laxan dahab ah buu. Saaray
@abdiazizomar9473
@abdiazizomar9473 3 жыл бұрын
Waa heestakaliya eenka xiisadhin waayo waayo waankuwataa sxb
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 жыл бұрын
Wow waa riwaayada aan ugu jecelahay muyuusikada loo tumay naaxyadda heesaha dhamaan ee riwaayadan Hawaalaado Jacaylkuye Aynu Weerarka Aadno.. bal muyuusikada dhageysta heesaha loo tumay specially kuwa ay qaadayaa Aun Cabdinasir Macalin iyo Aun Sahra Ahmed oo ah Jilaayaasha koowaad iyo Xasan Aadan iyo Shankaroon Axmed Sagal oo ahaa kuwa Labaad. Aad baan u jeclahay heesaha riwaayadan dhamaan. Mahadsanid Waayo Waayihii Wacnaa
@jaysuguleh808
@jaysuguleh808 4 жыл бұрын
Riwaayadan anoo ku galay Tiyaarkii Hargeisa waxaan raacin lahaa raggaa sida cajiibka u tumaya oo kala ahaa intaa ka xassuusto. Batteryga Ahun Xayle yare Organ Ahun Andaraay Saxophone 1.ahun Ismacil Yare Saxophone 2.Ahun Mohamed Saleban Al Mahdi. Boongaha yar/ Darbuugada Ahun.Morgan. Lead Guiter Ahun Ahmed Tiifoow Bass/Bays Ahun Goobe Tumpet Ahun Ahmed Sharif. Aad baad u mahadsantihiin dhamaan
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
@Jay Suguleh . Aad baad fanka u la socotaa. Andrea muusigyahan buu ahaa. Goobbe batariga wuu tumi jiray, Ooyaaye Sheekh sidoo kale. Macallin Maysara Bass wuu tumi jiray. Ismaaciil Yare aun ma fannaankii? Mise mid kale? Inta mootan Eebbe ha u naxariisto.
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 жыл бұрын
@@jaysuguleh808 aad baad u xasuus fiican tahay mansha Alaah. Magacyo badan baad I xasuusisay. Waa ku faraxsanahay dadka faro ku tiriska ah ee wali haya oo qiimeeya Miyuusikayaasha heesihii macaana ee muyuusikada aynu ku raaxeysano inoo tumay. Intii dhimatay Alle hawnaxaristo Aamiin. Thanks bro.
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 жыл бұрын
@@roblemaer4834 Haa Ismaaciil Yare aun tee wuxuu ahaa heesaa, naaxyiiste iyo Musishan qalab kala nooca tuma tasoo markii danbe uu u go'ay oo uu Saxophoniste noqday. Mahadsanid
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
@Cawale Geedi Mahadsanid. Sidaa uma ogayn. Hibo ayuu lahaa. Heestan bass (base) culus baa ku jira.
@dadirmohmud3432
@dadirmohmud3432 4 жыл бұрын
Waa dadkii xalaasha ahaa.
@axmeddaahirabuukar9149
@axmeddaahirabuukar9149 3 жыл бұрын
Axsan heeshii hore ayaa heesa ahaa ala kuwa laxanka codka & musiga wax shaqa ah kama dhaxeeyaan
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Fanaanaddu siday ‘ubad’ u kala oranayso isla ereyga waa xirfad fannaannimo aad barasho u baahan.
@akahaji
@akahaji 3 жыл бұрын
Ma ila maqlaysaa sida la yaabka leh ee ay u kala odhanayso UBAD
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
@@akahaji Waa xirfad sare.
@cabdicasiisgiire3089
@cabdicasiisgiire3089 Жыл бұрын
@@roblemaer4834 codka Shankaroonba sidaasa
@idirismuhudin3822
@idirismuhudin3822 3 жыл бұрын
Heesaha clear ah Mahad sanid bro
@abdiwahabashkir3369
@abdiwahabashkir3369 4 жыл бұрын
Xariirtii Janada
@CabdisalanMukhtaar-jq5xw
@CabdisalanMukhtaar-jq5xw 4 ай бұрын
M.a wayo wayo
@alisaid2008
@alisaid2008 10 ай бұрын
Muusiga waxaa tummy 1bogaha cismaan moorgan 2 batariga abuukar goobe 3 guitar ka beeyska tifoow 4 guitar liidka c.m.lugeey 5 oorganka andaraaya 6 sexephone tinor cabdi aamito 7 sexephone alto maxamed saleebaan waabari hargeysa
@janankajananka4650
@janankajananka4650 4 ай бұрын
alisaid nin culus runtii music qibrad leh.thanks
@MubYus
@MubYus 4 ай бұрын
ha la xaq dhawro caashaqa, Jacaylka
@Axmedobarechannel
@Axmedobarechannel 4 жыл бұрын
Heesaha qaramiga heesahan ugu jeclahay weeyaan my somali
@soulehassan
@soulehassan 4 жыл бұрын
Qaraami ma aha waa heesihii dhexe iyo fanaaniintii dhexe, aaryaa soimaaliya kkkk
@abdisamedahmed1174
@abdisamedahmed1174 Жыл бұрын
​@@soulehassanyaa qaaraami ah marka heesahay xasan aadan iyo shankaroon ayna qaaraami ahayn
@soulehassan
@soulehassan Жыл бұрын
@@abdisamedahmed1174 qaraami waa heesihii somaliyeed ee 60nadii iyo kahor.
@khadarmacalin-zz8mk
@khadarmacalin-zz8mk Жыл бұрын
Wlhi waa hees iyo badh
@user-yf2fy9sj8c
@user-yf2fy9sj8c 3 ай бұрын
Inta dhimatay dhamaantooda allaha u naxariisto
@apdirahiimmahrez
@apdirahiimmahrez 8 ай бұрын
Waa laxankii gacayte
@adalimpire4128
@adalimpire4128 4 жыл бұрын
Xiirkiisa mudanbaa Sharaf lagu xurmeeysaa Anxaqdhawrno caashaqa eash qiyaasak shankaroon manooshahy tolow
@cabdisamedmawliid4810
@cabdisamedmawliid4810 4 жыл бұрын
Haa america ku noshahay
@user-rl6cw4ot3k
@user-rl6cw4ot3k 3 ай бұрын
This guy is born to entertain
@abdirhmangelle7429
@abdirhmangelle7429 2 жыл бұрын
Xasuusa gara hargaysa somali
@user-rw1tv8oj3n
@user-rw1tv8oj3n 3 жыл бұрын
yasalaam.xasan.iyo.shakaroon.waxasaa.fanaaniin.ahaa.waqti.dahabiya.ayuu.ahaa.maali.qiimo.badan.iyo.TIYATARKII.HARGEYSA..BUDHCADA.KULMIYE..ayaa.iibiyey.alla.idiin.ma.naxariisto.SIIRAANYO.IYO.KULMIBA
@alisaid2008
@alisaid2008 4 жыл бұрын
Muusiga aad maqleysaan waxaa tumay waabari hargeysa organka andereeyo gitaarka codka dheer c.m.lugeey gitaarka codka wayn tifoow saxophone tenor aamito saxophonka codka dheer m.suleeyban batariga goobe tumbuga Morgan
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Andreo sow batariga ma tumi jirin?
@axmed_deeq
@axmed_deeq 3 жыл бұрын
@@roblemaer4834 maya walaal Organistuu ahaa Alle hawnaxaristo intii dhimataye.
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
@Cawale Geedi. Mahadsanid. Maxamed Aadan Andreo Allaha u naxariisto.
@axmed_deeq
@axmed_deeq 3 жыл бұрын
@@roblemaer4834 adaa mudan saaxiib. Aamiin.
@cabdiqaadirxaaji9236
@cabdiqaadirxaaji9236 2 ай бұрын
Waaberi.hargrysa.cajiib.ayay.ahaayeedn Tiyaaterkii.hargeysa.hslkuu.ku.danbeeyey. Siilaayo.alla.kuuma.naxariisto adiga iyo.kulmiyaba.dantii guud.wey bililiqeysteen
@MubYus
@MubYus 4 ай бұрын
Shankarooon . Xaasidka ma ogala
@Garaad1000
@Garaad1000 4 жыл бұрын
Ku jar hadalka ku jar Fadlan iyadana soo gali iyadoo fasiix ah hadaad heyso mudugboy ayaa soo galiyey lkn fasiix maaha
@mohamedfarahmire4287
@mohamedfarahmire4287 4 жыл бұрын
Waa ay kujietaa youtube kujar hadalka sxb...thanks.
@Garaad1000
@Garaad1000 4 жыл бұрын
@@mohamedfarahmire4287 wey ku jirtaa lkn fasiix maaha sxb
@CabdisalanMukhtaar-jq5xw
@CabdisalanMukhtaar-jq5xw 6 ай бұрын
Waayo wayihii wacnaa
@abdimuse7911
@abdimuse7911 3 жыл бұрын
Aniga Waxaan Kayaabay Sida Loo fadhiisin Jiray Laxamadii Hore Caadi ma Ahayn, Hada in Laheesayo & in Kale Warba uma Haysid ilaa Uu Kuusheego ka Kugarab fadhiya Oo Uu Kuyidhaahdo Heesta Socoto Maanad Maqlayn ..
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Jaango aun laxan buu saaray heestan.
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 Жыл бұрын
Aun Axmed Nuur jaangow janatul fardowsa allaha ka waraabiyo aamin yaa allah 🤲🤲🤲
@user-dw8jl7ms1
@user-dw8jl7ms1 4 жыл бұрын
aad iyo aad ayaa u mahad san tahay bro heesaha ruwaayadaan oo dhan haddad heli karto soo geli one by one fasiix waaye thanks
@Garaad1000
@Garaad1000 4 жыл бұрын
2 hees oo kale waa kuwaan sxb Arookeenii saldhigay Maxaa kaa lillaahiya kzbin.info/www/bejne/q4Czk3yeotp4Y5I
@user-dw8jl7ms1
@user-dw8jl7ms1 4 жыл бұрын
@@Garaad1000 bro waxaan rabay ku jar iyo welii gabar ma sheekeestaan oo fasiix ah bro adiga kaliya ayaa lagaa helaa thanks
@Garaad1000
@Garaad1000 4 жыл бұрын
Kujar hadalka waa tan kzbin.info/www/bejne/laXHpHp3gcuVd9E
@Garaad1000
@Garaad1000 4 жыл бұрын
Weli gabadh ma sheekeysateen iyaduna waa tan kzbin.info/www/bejne/aqnSg6tnqquji6s
@user-dw8jl7ms1
@user-dw8jl7ms1 4 жыл бұрын
@@Garaad1000 bro heesahaagi oo kale lama helaayo aad bay fasiix u yahiin,adiga waad heysaa bro noo soo tuur
@maxamuudcali6501
@maxamuudcali6501 3 жыл бұрын
Yaa kahoroyey xasan waagaaaa
@abdisharif8315
@abdisharif8315 3 жыл бұрын
NICE SONG
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 2 жыл бұрын
Axsan cod Adeer Hassan iyo Mammo shankaroon
@user-dw8jl7ms1
@user-dw8jl7ms1 3 жыл бұрын
bro waxaan kaa codsanayaa heestii[ wali gabar ma sheekeesateen] oo ruwaayadaan ku jirtay noo soo tuur please
@Garaad1000
@Garaad1000 3 жыл бұрын
Waa tan bro kzbin.info/www/bejne/aqnSg6tnqquji6s
@mustafadiriye1013
@mustafadiriye1013 3 жыл бұрын
Heestan yaa laxanka saarey
@axmed_deeq
@axmed_deeq 3 жыл бұрын
Aun Axmed Nuur Jaangoow.
@ahmedisse9165
@ahmedisse9165 3 жыл бұрын
waxaa laxankeeda iska leh AUN tee AHMED NUR JAANGOOW
@MubYus
@MubYus 4 ай бұрын
Gaaacayte
@cshakuurcumar-yz7rn
@cshakuurcumar-yz7rn Жыл бұрын
Laxanka waa a n jaangoo
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
Music naaxi hada Codka bal u fiirsada iyo Waxa Imika heesa
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia 11 ай бұрын
Waah waah❤
@CabdisalanMukhtaar-jq5xw
@CabdisalanMukhtaar-jq5xw 6 ай бұрын
M.a
@user-rl6cw4ot3k
@user-rl6cw4ot3k 3 ай бұрын
Hassan is is ledgerey
@babajeynouri6311
@babajeynouri6311 2 жыл бұрын
Old better than gold Excellence hasan aadan iyo shenkaroon axmed
@bariyow3735
@bariyow3735 2 жыл бұрын
Hargeysaaaaaaaa
@babajeynouri6311
@babajeynouri6311 2 жыл бұрын
ألا بعزك عل اغاني
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 жыл бұрын
Waxaan ku daawaday riyaawadan magaalada baydhabo
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 4 ай бұрын
(Wcb)2 viking ppe24/25 elite(eagle-eyed).
@osmanb8446
@osmanb8446 3 жыл бұрын
Stadium Mogadishu oo galabtii ciyaar xiiso badan lagu qaban doono, markaad tikitka soo goosato oo garoonka kusoo socoto casar dheere oo cod baahiyayaashii ku xiran taawarada dhaadheer ee garoonku ay kugu salaamaan heestan oo marba dabayshu intay ku dhaafiso haddana mid kale kugu soo celinayso oo aad marba dhismaha garoonka kusoo dhawaanayso iyadoo nidaamkii biyaha ee garoonkuna rushaynayaan dhirta iyo cawska garoonka duleedadiisa ka baxaya, bulshada reer Muqdisho oo ayni kasta leh oo si bilic leh u labisani ay garoonka si xiiso iyo hamuun leh ay raabo raabo ugu qul qulayaan. Mise garoonkii baad gashay oo cabaar kaddib jiq noqday iyo labadii kooxood oo foodda is daray. Waayo waayo iyo muqdishadii berisamaadkii.
@geel-qaadabdi4538
@geel-qaadabdi4538 3 жыл бұрын
Alle waqtigaas wacnaaya, nin si fiican u sharaxay xaalkii lagu sugna waqtigaas Mahadsanid, waxaa kugu daraya haddii galabtaas horseed ciyaareyso xasuustii (Horseed cawa iyo maalin). waxaa xamar iigu dambeysey 25 jan.1991 xilli makhrib ah oo aan dhanka kismaayo u baqoolay dib dambe uma arag.
@ahmedalin
@ahmedalin 3 жыл бұрын
@@geel-qaadabdi4538 KU DAR HEESTII XAMDI...
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 3 жыл бұрын
Osman Ali yaa salaam bro Xasuus baad i galisay noolow bro🙏🙏🙏🙏🙏
@FarahFarah-dn5ur
@FarahFarah-dn5ur 3 жыл бұрын
Koley aniga dhinaca kataangada ee garoonka, xasuus iyo waayo waayo,
@osmanb8446
@osmanb8446 3 жыл бұрын
@@FarahFarah-dn5ur Kataangada waxaan fadhiyey maalinkii baroonku ka qayb galay ciyaartii furitaanka ee Gobolada. Maxaa garoonku buuxay maxaase naga raacay.
@hagadherianofficial6567
@hagadherianofficial6567 Жыл бұрын
Waah waah xeerkisa mudan baa sharaf lagu xurmeya ❤
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 4 ай бұрын
(Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed).
@haleelo1613
@haleelo1613 4 жыл бұрын
m.a
@c.shakuuryare464
@c.shakuuryare464 2 жыл бұрын
Waah waah
@ayubahmed3151
@ayubahmed3151 3 жыл бұрын
War Waxaan halkee ka soo qufeysaa? Heestaan mar labaad ayey wadda qaadeen labadoodda.
@idirismuhudin3822
@idirismuhudin3822 3 жыл бұрын
Old is gold
@user-nj8gk9kz6m
@user-nj8gk9kz6m 3 ай бұрын
😅ok
@MaxamedcaliXoogsade
@MaxamedcaliXoogsade 2 ай бұрын
Oak
@Garaad1000
@Garaad1000 4 жыл бұрын
(Xariirtii janada) weeye heesta magaceedu wll ee fadlan ku badal mahadsanid in badan Waa riwaayadii ( hawaalnaado jaceylkuye aynu weerarka aadno) 1977 abwaan Muxammad Cali Kaariye ayaa curinteeda lahaa 2 hees oo kale oo riwaayadda ku jirayna waa kuwaan kzbin.info/www/bejne/q4Czk3yeotp4Y5I
@ayubahmed3151
@ayubahmed3151 3 жыл бұрын
Xariirtii janadda ayaa la dhahaa waa runtaa walaal.
@xuubsiibtaysiibte6587
@xuubsiibtaysiibte6587 Жыл бұрын
Waa laxamadii axmed gacayte
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 4 ай бұрын
(Wcb)2 viking ppe24/25 elite(eagle-eyed).
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 4 ай бұрын
(Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed).
Xasan Adam Samatar Iyo Shankaroon Axmed Sagal 🔥Iyo Heesta "HUBSIINO"
9:19
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 621 М.
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 42 МЛН
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 17 МЛН
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 23 МЛН
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 4,6 МЛН
Xasan Adam Samatar 🔥 Iyo Heesta "MAALMAHA QALOOCA"
9:22
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 74 М.
Cabdi Cali Bacalwaan Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥Iyo Heesta "GUURKA HA CEEBEYN"
7:11
Xasan Adam Samatar Iyo Shamsa Cumar Xaydaro 🔥Iyo Heesta "QUNYAR SO SOCO"
11:24
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 212 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "GUULLEED MA JOOGA"
12:26
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 181 М.
Спит с ОТКРЫТЫМИ ГЛАЗАМИ! 😱😴
0:25
Взрывная История
Рет қаралды 4,5 МЛН
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
0:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
Fun Fun TV short film: 🙏baby save water😍
0:28
Fun Fun TV
Рет қаралды 8 МЛН
Они поймали того , кто уничтожал их дома
0:40
Разбудили Любимой Песней 😂
0:14
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 2,9 МЛН