No video

Heestii qalbi lula codkii al fanan m.hassan lafoole

  Рет қаралды 610,288

gacmo gaab tube

gacmo gaab tube

Күн бұрын

#like #share #subscribe

Пікірлер: 123
@SahalMohamud-wp7lq
@SahalMohamud-wp7lq 10 ай бұрын
waxaan ahay dulqaadkii oo qof ah😭😭😭 qalbigayga waxa kujira allah unbaa og . Allow faraj khyr leh iifur adoonkaagi baan ahyee )ilahey waxaan ka baryeyaa Amina Ali maxamuud iyo familkeda meshey cagta saranba ilahey ha ugu dhigo meel qeyrqabta sharna ka xijaban aduun iyo aqiraba. Calafkeyga mesan noqon lkn qalbigeyga ayee kunoshahay 😢
@bahjafaysal1158
@bahjafaysal1158 9 ай бұрын
qoralka marka qoraysay lilmad dadisay 😢🤲sahal mahamud 😢
@bahjafaysal1158
@bahjafaysal1158 9 ай бұрын
muradkaga alle haku fududeyo 🥰🥰 allow wiilka albabkaga ayuu tagan yahay allow niyada u buxi 🎉😢
@SahalMohamud-wp7lq
@SahalMohamud-wp7lq 8 ай бұрын
@@bahjafaysal1158 Si qarsoodi ah baan u daawadaa, maalin walbana si qarsoodi ah baan ugu duceeyaa oo si qarsoodi ah baan u jeclahay 😰💔 lkn hada sidii hore maha wala gursaday ilahey . Ayan talo sartay aniguna adigana ilahey ha ku sharfo wll @bahjafaysal1158
@AhmedMoussa-fm9wq
@AhmedMoussa-fm9wq 7 ай бұрын
0:41 0:46
@AhmedMoussa-fm9wq
@AhmedMoussa-fm9wq 7 ай бұрын
1:59 2:01
@MohaIbra-dn2hk
@MohaIbra-dn2hk 5 ай бұрын
Wlhi kudhartey anigo sacudiga jogo 2014 gobal baxa badiyadisa marki ugu xoreysey kadhegey sen jirey voa anigon arken qof somali anan arken mudo 1sano iyo bar illahow dadkeyga is jecleysi waan jeclahaye
@apdirizakark
@apdirizakark 3 ай бұрын
Who listen to 2024😂😂
@carabchannel6082
@carabchannel6082 3 ай бұрын
Waakan waa taaganahay😅😅
@user-wp6cl2dn4x
@user-wp6cl2dn4x 3 ай бұрын
2024❤❤❤
@ayaanmuuse6789
@ayaanmuuse6789 2 ай бұрын
2024❤
@AHMEYBISHAR-rb5zx
@AHMEYBISHAR-rb5zx Ай бұрын
Now 😂
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12 3 ай бұрын
Gabadhaan islahaa aad heestaa uga shido arooskeeda maanta gacan kuma haayo oo waqtiga iyo waayaha baa nakala kaxeeyey lkn ilahay waxaan u waydiinayaa Nololsan iyo Niyadsan inaY ku noolaato meel walba oo ay Ku sugan tahayne dadka ehel iyo asxaab howga dhigo wax dhiba ilahay haka dhowro ilwaad qurux''.🥺❤️🙌
@HoodoAhmed-lj7ss
@HoodoAhmed-lj7ss 3 ай бұрын
Masha allah. Ileen jacaylka waxba kataqanan rer buhodle-ow❤😂
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12 3 ай бұрын
@@HoodoAhmed-lj7ss TagnaY oo TalaabsanaY inadero Madaa warba haayo Sharukhan baa nagu wada dhex bakhtiyey''.💔😂
@HoodoAhmed-lj7ss
@HoodoAhmed-lj7ss 2 ай бұрын
@@Mohamoud-Buuhoodlaawi12 halkaa kahaya inader
@Asma-oj5hy
@Asma-oj5hy 6 ай бұрын
Mailaawo hestaan wiilka iqabo marka is shukansan jirne buu igu sabi jiray ilahay haisku keen daayo 🥹💍❤️
@GeediLuude-ml7iv
@GeediLuude-ml7iv 6 ай бұрын
Ameeen walo @Asma
@ayaanmuuse6789
@ayaanmuuse6789 2 ай бұрын
Allah haysu kiin daayo wllo
@AbdlleAbdirizak
@AbdlleAbdirizak Күн бұрын
ladiifO mxmoud xaaji nour meel wlba aad joogti nabd ku nolow nolshydiyyy aadba kujclhy ♥️♥️😢👑
@MariaMahmed-vy2bk
@MariaMahmed-vy2bk Жыл бұрын
Ilhayow ku naxaristo wllkay mahamed geesh aya I qadi jiray heestan markaste 😢
@abdiyousuf3157
@abdiyousuf3157 7 ай бұрын
😢
@abdirahmanyusuf2181
@abdirahmanyusuf2181 4 ай бұрын
Allaha unaxriisto
@abdimohamed5162
@abdimohamed5162 3 ай бұрын
Ameen
@ismaciilaxmednuur6900
@ismaciilaxmednuur6900 15 күн бұрын
Heestaan waa heestii iigu horeysay oo aan iddaacad ka qaaday mar barlaamij codka lagu tijaabiyo aan ka qeeyb galayay 2018 ayey eheyd
@cabdiqaniomar-s4y
@cabdiqaniomar-s4y 21 сағат бұрын
Qurux lamawadagooo❤❤❤❤❤mylove xamdi mmed shiikh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CabdirahmaanfarhaanAbdi-rm5yh
@CabdirahmaanfarhaanAbdi-rm5yh 2 ай бұрын
Qof Gabanimi Qakhalaaq wanaagsan Naxriis badan qurux Allah ugu deeqay #Nuura ipraahim muuse xasuustada lanolahy 10 /2022 Baa igu dabaysay meelay ku dabaysay kama war Qabo waxan ilaahay ugu baryayaa Inaa waxa dhabi tusin😰🤲💔
@mahad8353
@mahad8353 Ай бұрын
Aamiin
@ccsugaal5314
@ccsugaal5314 Ай бұрын
Heestan xusuus gaara ayay igu leedahy waxaan jirtay gabadh aan xidhiidh wadaag ahyn 2019 iyada ayaan heeskan u daari jiray wayna jeclayd balse waayana nolosha ayaa nala kala fogeeyey aduunka dhinac ayay kaga nooshahy allena wax dhiba ma tuso insha alaah Like comment ii dhaaf❤❤❤❤❤
@abdirahmaanmahamed9574
@abdirahmaanmahamed9574 Жыл бұрын
Falis mursal warsame rugunbaa waa jacayl ka rabbi calaf iskugu kaaya daray muntaha micraaj munasar muxamed muxyadiin mùniir mustafe maxamud Miski hoyadòod aad baan ku jeclahay
@nasroisak36
@nasroisak36 Жыл бұрын
Maansha Allah allaha kuu dhaafo walaal
@maxamedaxmed977
@maxamedaxmed977 7 ай бұрын
waxay nolosha qaab dadaku qqimo ku leyhahay isqadarinta iyo qormo inay yaqleelaan from 2013 to 2024
@AbdirashidDCaabi
@AbdirashidDCaabi 2 жыл бұрын
*Qalbi lula inaad tahaan* *Hibooy Cawa qirayaaa*
@KhadarBiibshey
@KhadarBiibshey 2 жыл бұрын
Qurux lama wadaage nafta kugu qaboowdo qalbi lula inaad tahaan hibooy caawa qirayaa.
@sowturahma3326
@sowturahma3326 2 жыл бұрын
Jah heesteyda waye hibooy cawa qirayaa 🥺❤🫀
@KhadarBiibshey
@KhadarBiibshey 2 жыл бұрын
@@sowturahma3326 heesta adaaba kashidan
@sowturahma3326
@sowturahma3326 2 жыл бұрын
@@KhadarBiibshey runtii🥰🙈
@wadaniwaaloodhasha8244
@wadaniwaaloodhasha8244 2 жыл бұрын
Adi miya laku qaaday wllo🤩🤩
@rashkahassan6169
@rashkahassan6169 2 ай бұрын
Still wan dhagaysanyaa 6/6/2024 Khamiis iyo hargaysa iyo miirqan ❤ hada iga danbayso wan ku salamay ❤
@nimcuushmalabo1634
@nimcuushmalabo1634 2 ай бұрын
Mudug baa kaasoosalamayaa shoode😂❤
@rashkahassan6169
@rashkahassan6169 2 ай бұрын
​@@nimcuushmalabo1634landheere Landheere dhalay inader quruxey ma galkacayaa ❤😂
@ZultaanAbdihakiim
@ZultaanAbdihakiim 4 ай бұрын
Qaybtaan uuhelayeey qalbigad ku talah ❤🎉 29/4/2024 /9:26 ❤
@zia________pea1985
@zia________pea1985 Жыл бұрын
Ma ilawin heestan waxa iiqaadi jiray wiil aan aaad ujeclaa😢
@maxamedaxmed977
@maxamedaxmed977 7 ай бұрын
from to 2013 to 2024 really very interesting song
@khadaraxmed791
@khadaraxmed791 Жыл бұрын
Hipo waa jacaylkeyga ilaahay calaf haysugu kaaya daro idinka aamiinta soo maraa
@najaheenakaran1691
@najaheenakaran1691 Жыл бұрын
Aamiin wlle
@sihaammuxidinsihamey-gs5ed
@sihaammuxidinsihamey-gs5ed Жыл бұрын
Alle calaf hakugu daro jaceylkinana ha waaro abid
@Nasriin-qw8iq
@Nasriin-qw8iq 10 ай бұрын
Aamin
@maxamedaxmed977
@maxamedaxmed977 7 ай бұрын
aamiin bro
@Asiisamohamed
@Asiisamohamed 3 ай бұрын
Aamiin wll alle haysku kiin calfo
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 Жыл бұрын
Heestan anigoo Telefon haysan baa jeclaa gorowe anigoo joga wiil abtigay dhalay telkiisa ii dhibi jiray ka dhagaysan jiray 😢 heestan sa’id baa ujeclaa in aan dhagaysto xasus wlhi ina❤abtigay marwlba ii i arko telkisa hoo idhihi jidhay malintas dhan baa ka haysan jidhay 😂❤ 23.12.2022 iPhone 📱 aan Leeyahay iyo 3Tel oo ii yaalo Tv baa midkaa doono ka dhagaysan kadha 😂 Heestan ina abtigay Telkisa ku barty bowehy 😢
@saciidsuleiman1355
@saciidsuleiman1355 Жыл бұрын
😂😂😂🥺sorry nolashaba markaas ayeyba qiima laheyd 😂hadda dhadhanki waxa ka qaaday lama garanayo
@daahiromar7178
@daahiromar7178 Жыл бұрын
Wad so jabtay hadaba waaga so noleyd 😆
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 7 ай бұрын
​@@saciidsuleiman1355dadka intii tel haystay faro ku tiris by ahaayen 😂😂😂
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 7 ай бұрын
​@@daahiromar7178halkee is kaga dhigin ilmo hada so dhashtay😂
@mubaramahemed2075
@mubaramahemed2075 2 жыл бұрын
Cismaan ooj joog a qalx waaa heeso mcn!!!!!!!!
@yahayesalaxsharif3990
@yahayesalaxsharif3990 Жыл бұрын
❤4on r😂🎉😅
@FaadimoAbdi-dy5xw
@FaadimoAbdi-dy5xw 3 ай бұрын
Qalbigaad ku taalaa jah❤😊 4/may/2024 4:07 ❤ 4:22
@faadumoaxmed8277
@faadumoaxmed8277 3 ай бұрын
2024/5/21hadad iga dambeyso like❤
@Asiisamohamed
@Asiisamohamed 3 ай бұрын
27/5/2024😊
@Allhamdulilah-l8x
@Allhamdulilah-l8x 3 ай бұрын
29/5/2024❤❤❤
@ubaxcali7733
@ubaxcali7733 Жыл бұрын
Wlhi way ideqaday haseta❤❤❤
@ibrahimhassen9450
@ibrahimhassen9450 3 ай бұрын
Heestaan qoftaan darteed u dhagaysan jiray ma calfan
@abdisalanadanhusssein
@abdisalanadanhusssein 4 ай бұрын
Qalbi lula inaa tahay ayaney caawa qirayaa macan
@abdirahmanyusuf2181
@abdirahmanyusuf2181 4 ай бұрын
Heeso waa kuwii hore 🎉🎉🎉
@IstahilXasan-xn4vr
@IstahilXasan-xn4vr 12 күн бұрын
pesto of de legan lafoole
@Galaxyprivateschool
@Galaxyprivateschool 6 ай бұрын
Jacaylku ha waaro❤
@HaniXasan-ig4is
@HaniXasan-ig4is 8 ай бұрын
waqii mabadano qalbiga kutala❤🫶🥰🫰
@MohamadYusuf-lu2gb
@MohamadYusuf-lu2gb 3 ай бұрын
Feeling love 💕2024 😢
@Safia.cabdi.salaan
@Safia.cabdi.salaan 2 ай бұрын
Team 2024😢❤
@user-ox6ug6px8j
@user-ox6ug6px8j 9 ай бұрын
Still 2024 ax yaa hees
@nimco.asluub5616
@nimco.asluub5616 2 жыл бұрын
Alle qaadira ogee qalbigad ku taala jah hees iga dheh 💘😻💜💛
@daahiromar7178
@daahiromar7178 Жыл бұрын
Qalbi luula inaa tahan hiboy Cwa qirayaa 😢
@masuulsare8099
@masuulsare8099 6 ай бұрын
Erayada yasameeyay
@faadumoaxmed8277
@faadumoaxmed8277 3 ай бұрын
Aniga
@saciidsuleiman1355
@saciidsuleiman1355 2 ай бұрын
Erayada laxanka codka lafoole ayaa leh
@canabshxasan433
@canabshxasan433 3 ай бұрын
❤❤😢💔
@calibritish7873
@calibritish7873 3 ай бұрын
@abdilahimuxiyo
@abdilahimuxiyo 9 ай бұрын
Qurux lama wadageee naftu kugu qabowdoo qalbi lula inaatan hipoy cawa qirayaa ax yaa hees 2:46
@faradayan.jamayousuf7262
@faradayan.jamayousuf7262 2 жыл бұрын
I pray Allah keep u that way for many generations to come he keeps i away from us
@user-tl1vb1wx4v
@user-tl1vb1wx4v 5 ай бұрын
V
@user-tl1vb1wx4v
@user-tl1vb1wx4v 5 ай бұрын
V
@sowturahma3326
@sowturahma3326 2 жыл бұрын
Heesteydii hibooy cawa qirayaa❤
@mukhtaarmukhtaaryare
@mukhtaarmukhtaaryare Жыл бұрын
M
@abdikadirabdirahmanaden7552
@abdikadirabdirahmanaden7552 3 ай бұрын
❤❤❤ 2/5/2024😮
@AbdullahiYuusuf-mn9hs
@AbdullahiYuusuf-mn9hs 2 ай бұрын
2024❤
@beejkadhalintamogadishu9971
@beejkadhalintamogadishu9971 Жыл бұрын
Heestan ismaan dheman oo uqadaayo fatun balbalaarka markan arkay quf kasto waa qalbi lula 😂😂 waa kaftan waxaan dawaday 2022 -9-14 - malin arboco ah marqaanka 44 cml 😂😂
@zuleikhaahmed7220
@zuleikhaahmed7220 7 ай бұрын
💗💓💗💓💗💓💗💓💗💯
@xogahaqarsoon266
@xogahaqarsoon266 Ай бұрын
2024 7aad 18dii habeen jimce
@cismaanmuusecaawiye6517
@cismaanmuusecaawiye6517 2 жыл бұрын
Hees iga dheh
@nastexoabdimahad8643
@nastexoabdimahad8643 7 ай бұрын
Ilhow wax wax wangsan baa kaa baryey ada og qlpigey wax ku jro😢
@user-dh1us8xg1g
@user-dh1us8xg1g Жыл бұрын
Keep giong
@CabdiraxmaanCabdullaahi-pl4zv
@CabdiraxmaanCabdullaahi-pl4zv 5 ай бұрын
❤😂❤😂❤😢🎉😂
@hibobegsi1450
@hibobegsi1450 Жыл бұрын
Best song
@abdifataxnaasir5697
@abdifataxnaasir5697 3 ай бұрын
Kama daalo dhegaysigeeda😢😢😢
@zuleikhaahmed7220
@zuleikhaahmed7220 11 ай бұрын
💖💕💕💕💖💯😍
@zuldanzaid2997
@zuldanzaid2997 Жыл бұрын
Horto Dadka ilmeeyo wa mxy marki la joogo Heesaha jawiga macaan ruux Walbo Balaaya ka kor qeylineyso Oon la arag Qalbiga ilaashada lol
@ilhaammohamed728
@ilhaammohamed728 Жыл бұрын
Wa dadka qalbiga wangsan
@crisaqfarah7698
@crisaqfarah7698 Жыл бұрын
Wllhy heestan inan baan lagu talogaliyey anigay soo martay laakiin calaf iskuma yeelan marmar aan dhegaysto iyadana soo xasuusta imka way guurstay ila hadan waan jeclahay waxan leeyahay nolosheyda Baal dahab ah ayaad ku leedahy 😊😢
@maajidahmed7086
@maajidahmed7086 2 жыл бұрын
ESae
@AbdirizakNoor-bi5fq
@AbdirizakNoor-bi5fq 6 ай бұрын
😢
@farhiashireabdiahmed7640
@farhiashireabdiahmed7640 2 жыл бұрын
Heestu cajiib sanaa 🥰😘😍
@abdinooorabdulaahi5352
@abdinooorabdulaahi5352 7 ай бұрын
Qurux lama wadaage naftu kugu qabowde QALBI Lula ina tahay IKRAAN Cawo qiraya
@HassanOmar-ph6ru
@HassanOmar-ph6ru Жыл бұрын
Houssein
@saharaalso1335
@saharaalso1335 2 жыл бұрын
Nice
@ahmadosman-bo3ey
@ahmadosman-bo3ey Жыл бұрын
waahees xusuusteeda leh waayotegey dheh
@user-cp7zz7gz6e
@user-cp7zz7gz6e Жыл бұрын
❤❤❤
@mdjahidjonayed7653
@mdjahidjonayed7653 Жыл бұрын
Nice song
@issadinibrahim
@issadinibrahim Жыл бұрын
How can I download lkn I need it
@xuskamaxamed-pp9gm
@xuskamaxamed-pp9gm Жыл бұрын
Walhi waa he's qalbi lula❤❤❤❤
@FarxiyoMaxamud-kl7fh
@FarxiyoMaxamud-kl7fh 2 ай бұрын
Waxan bartey 2025😅
@user-mu4rn2vo7i
@user-mu4rn2vo7i 11 ай бұрын
To download is problem
@kafiyamahamud168
@kafiyamahamud168 2 жыл бұрын
Wad qima badnto xasusu
@Naagnool124
@Naagnool124 11 ай бұрын
Kii heestan iisoo diray hadda meel uu ku sugan yahay war uma hayo markii iigu danbaysay France buu degenaa
@shaadiyamaahir4286
@shaadiyamaahir4286 9 ай бұрын
ar 2:11 as
@Abdirahmanus
@Abdirahmanus Ай бұрын
𝑯𝒆𝒆𝒔𝒕𝒂𝒏 𝒘𝒂𝒙𝒂𝒂𝒏 𝒅𝒉𝒂𝒈𝒂𝒚𝒔𝒂𝒏 𝒋𝒊𝒓𝒂𝒚 𝒘𝒂𝒌𝒉𝒕𝒊 𝒂𝒂𝒏 𝒈𝒂𝒃𝒂𝒅𝒉 𝒙𝒐𝒐𝒈 𝒖𝒋𝒆𝒄𝒍𝒂𝒂𝒂 2021 𝒊𝒍𝒂𝒂 2022😰😰😰😰 𝑴𝒂𝒂𝒏𝒕𝒂𝒏𝒂 𝑾𝒂𝒂 𝒎𝒂𝒓𝒘𝒂𝒅𝒂𝒚𝒅𝒂 𝑾𝒊𝒊 𝒍𝒐𝒗𝒆 𝒚𝒐𝒖❤❤❤ 𝑨𝒍𝒍𝒐𝒘 𝑰𝒔𝒌𝒖 𝒌𝒂𝒂𝒚𝒂𝒅𝒂𝒂𝒂 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@abdurahmanhilowle7732
@abdurahmanhilowle7732 Жыл бұрын
Qurux lama wadaagee Naftu kugu qabowdoo Qalbi lula inaad tahan ….. caawa qirayaa Ish calaa ereyo
@aminaabdalle291
@aminaabdalle291 2 жыл бұрын
Lafoole fanankaa
@calibritish7873
@calibritish7873 3 ай бұрын
@user-es2wz7ws7e
@user-es2wz7ws7e 6 ай бұрын
Lafoole Heesti Ruun
9:04
Kozar yare officail
Рет қаралды 7 МЛН
aduunko dhan - lafole
5:02
wargeyska
Рет қаралды 7 МЛН
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 3,1 МЛН
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 4 МЛН
Please Help Barry Choose His Real Son
00:23
Garri Creative
Рет қаралды 23 МЛН
Just Give me my Money!
00:18
GL Show Russian
Рет қаралды 539 М.
MAXAMED LAFOOLE ┇ Qalbigeyga Hoo ┇ Hees Cusub
5:53
ILKACASE LYRICS
Рет қаралды 3,8 МЛН
LAFOOLE IYO FOSIYA RINDAI, HEESTI (DHUUYAALEY
10:14
DE ROCK STONE
Рет қаралды 452 М.
Qalbi Luula
5:49
Release - Topic
Рет қаралды 30 М.
Lafoole New Song - Hees Cusub - Caashaqa Ha GuulGuulin 2013 Remix
9:32
Deeyoo Media
Рет қаралды 1,1 МЛН
Lafoole Laxaw Caashaq Lyrics (Best Somali Love Song)
7:38
King Production
Рет қаралды 1 МЛН
Isa Sheeg
11:33
Release - Topic
Рет қаралды 228 М.
MAXAMED LAFOOLE || CILAD LI'I || HEES LYRICS 2014
7:55
ZAMI FILMS
Рет қаралды 2,7 МЛН
Fuaad Omar Heestii Arji | Lyrics #SamiirStudio
5:34
Samiir Studio
Рет қаралды 3,3 МЛН
Xasan Aadan Samatar Hunguri Dhubuq (lyrics)
5:51
Kilwe6
Рет қаралды 360 М.
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 3,1 МЛН