No video

MAXAMED LAFOOLE ┇ Qalbigeyga Hoo ┇ Hees Cusub

  Рет қаралды 3,869,398

ILKACASE LYRICS

ILKACASE LYRICS

Күн бұрын

Ilkacase Lyrics
ilkacase
Lyrics
SOMALI
Hees Qoraa

Пікірлер: 969
@Nassinsoraan
@Nassinsoraan 3 жыл бұрын
Hibo maalkii hodanka lafoole My big legendary nafku xiistay Baad halmar mar hees shucuurteda iyo dareenkeeda wadata kaga so farxisay Allah maxan ku jeclahay nolol dheerbaan Allah ku baryay iyo caafimad Mucalim wanaagsan oo qalbi fiican Intaan ka arkay waqti anan fanka ku jirin oon la kulmay
@xidig3833
@xidig3833 3 жыл бұрын
Waaw qamar true me mise kookale
@cabdirahmaansiciid7723
@cabdirahmaansiciid7723 3 жыл бұрын
Qamar suugani hogamiya fanka Somalia waa adi mal mahaan heeso macaan kamahayo wxan ahay tageerahay ugu ween wllhi aad ayaan kuTageera qamar suugani from muqdisho gaar ahaan deyniile 🥰🥰🥰🥰🥰
@shirwacgeele7212
@shirwacgeele7212 3 жыл бұрын
@@xidig3833 wàcancnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnn//--//////////!//
@jamachazanabdi3624
@jamachazanabdi3624 3 жыл бұрын
The only legend lafoole and big fanan qamarka hirgalaya rag sigaara uxushmeeyo
@maxamedkhadar8740
@maxamedkhadar8740 3 жыл бұрын
Dadka caanka badanka xitaa qofka ugu dhaw inay comment ka dhiibtaan ma jecla ama lama arko, lkn qamar wuxuu ka hadlay qalbiga oo shakhsiyad xariira oo nasab nimo iyo dabci isku darsaday, waxaad tahay legend aanu aad u taagerno oo nagu wayn.
@salmaanabdikariim1878
@salmaanabdikariim1878 3 жыл бұрын
Heestaan Waxaan u hadiyeeyay xaaskeyga aan dunida ugu jeclahay legend Lafoole wax kle respect all time
@xaawobalcad6648
@xaawobalcad6648 2 жыл бұрын
lafoole
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 2 жыл бұрын
Heesta ma adaa leh bro markaad u hibeenayso 🤣🤣
@abdiyare7l831
@abdiyare7l831 Жыл бұрын
@@wiilkaReerCigalle😂
@abdimalikmohamed3288
@abdimalikmohamed3288 7 ай бұрын
Be nice😂😂
@HodanXusein-gj9wy
@HodanXusein-gj9wy 2 ай бұрын
Workgroup jifhjofhtihfhbfjfbfjfv❤❤❤❤
@liibaanliiburuuj
@liibaanliiburuuj 3 жыл бұрын
Lafoole heesihiisa dhan waa heeso jecel marwalbo waan dhagesan jiray 😘 hees walbuu qaado waxaan u hibeeya xaaskeyga oo aan aduunka ugu jeclahay mulki 😘
@barafkashiilan3096
@barafkashiilan3096 11 ай бұрын
Allaha isku kiin daayo sanado badan caafimaad ku wada jooga❤❤❤
@user-ng7ct8hn7o
@user-ng7ct8hn7o 7 ай бұрын
Dadaalkaan huriyoo hamigaygiyoo is helaan arkaa allhamdulillah❤dhalinyarooy waligiin waayaha aduunka haysku dhiibina Anigo 21 sano jiro magacayga qori karin waligayna wax barasho aadin ayaan waddan qurbaha ah imi 11 sano ka dib sanadki ugu horeeyay ayaan jamacada maraya Alx dadaala waa gaadha e waligiin hays dhiibina iga danbeeyow❤
@ayaanqaasinxasan
@ayaanqaasinxasan 7 ай бұрын
masha allah ❤
@mohamedshieqhasan6651
@mohamedshieqhasan6651 7 ай бұрын
Mhdsnid
@SaytuunMaxamed-xe7hw
@SaytuunMaxamed-xe7hw 4 ай бұрын
Mahad sanid warunta
@duceysanefaarax
@duceysanefaarax 11 ай бұрын
dadka is jecel waa dadka ugu badan ee mara imtixanada ugu adag nolosha, guulleysta mucashaqiinta ixtiramay nafafyalkoda ❤
@mohamediraad4050
@mohamediraad4050 28 күн бұрын
Xaqiiq
@abdirahmanyare8503
@abdirahmanyare8503 3 жыл бұрын
Iska Daa hantiyee Heedeygiyo xubnaha inaan kuu huraa hadey tahay muhiim kaama Heysan karo Alow soo sahal midaan u huri lahaa ruuxdeyda o dhan 🥺🥺
@saciidosiman3586
@saciidosiman3586 3 жыл бұрын
Amiin
@ramaasaadan595
@ramaasaadan595 3 жыл бұрын
Aamiin
@saidaasser3458
@saidaasser3458 3 жыл бұрын
Amiin yarabi
@eshlahassan5899
@eshlahassan5899 2 жыл бұрын
ameen wllo 🥺🥺
@wehelzameofficial5765
@wehelzameofficial5765 5 ай бұрын
@fahmociise9765
@fahmociise9765 2 жыл бұрын
Lafole waa fanaan aan aad u jclhy wlh mana jiro fanaan aan ka jclhy lakinse allee waxan uga baryayaa inuu dambigiisa dhafo aqiro iyo adunba lafole allee haku xafido sxb
@qaalibcade7339
@qaalibcade7339 3 жыл бұрын
Waxa dareemi kara erayadan ruux lagu lamaan yahay 🙏💓 QALBI TAABAD INTA WAX JECELEEY
@faatuuabiib5009
@faatuuabiib5009 3 жыл бұрын
Waruntaa aniga ayaa dhagaystay
@najmanalka2218
@najmanalka2218 2 жыл бұрын
Jeclka wa qurux wana macan 🍯marna wa qarar sida dacarta🤢
@mohameddahir1437
@mohameddahir1437 2 жыл бұрын
Been Maanad Sheegin wllkay
@faisoali2438
@faisoali2438 2 жыл бұрын
Heestan daren aye ledahay manta Ayu lamana heyga adunka ujacalahay iso diray runti ad aye itabatay heestan alle ha isu Kaya keno inta is jacel ee kala fog sideno kale 😭😭
@abdifataax2746
@abdifataax2746 2 жыл бұрын
My Nolosheedii Faisa Ali runtaa ahayd heestan inay ka hadlaysay dareenka aan ku qabo iyo sida aan kugu han weynahay illaahay haysu kaayo keeno insha allaah i love you so much 😍😍😍😍😍 inta kala fog ee niyada isku haysana allaaha idiin fududeeyo isku imaa tinkiina
@AishaAwale-wq2fe
@AishaAwale-wq2fe 4 ай бұрын
​@@abdifataax2746nin raga m.a isku waara 🥺
@Mustafa-uq5dj
@Mustafa-uq5dj 2 жыл бұрын
Qisadeennii jaceyl ee quruxda badneed waxey noqotey mid qabyo ah😭😭😭💔💔💔
@khadijahassan9390
@khadijahassan9390 2 жыл бұрын
😢😢😢 mustafow kalay hada dhameestirne huno waikanaa 😜
@user-eb1rn2yy7o
@user-eb1rn2yy7o 7 ай бұрын
@SahalMohamud-wp7lq
@SahalMohamud-wp7lq 10 ай бұрын
Xitaa hadii aadan noqon calafkeyga oon wada joogi doonin ilaa weligeen ☝️waxaan ku faraxsanahay inaad qayb ka ahayd noloshayda. 🥺😌💔
@ahmeyabdikolon5413
@ahmeyabdikolon5413 8 ай бұрын
😢😢😢😢
@FaizahD-po2gl
@FaizahD-po2gl 20 күн бұрын
Waad wada joogidontan Insha,Allah illhay idinma kala qaado🥰🤲💕
@naimamaxamed4875
@naimamaxamed4875 2 жыл бұрын
"Dadaalkaan huriyo Hammigeegiyoo is helaan arkaa Hoodiyo nasiib is hareer socdoo Halkii aan la rabay ku hagaagiyoo hirgalaan arkaa😭👸🤴🫂🤍 Thanks macalin lafoole
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 2 жыл бұрын
"Dadaalkan huriyoo hamigeegiyo is helaan arkaa hoodiyoo nasib is hareer socdo halkii an la rabay ku hagaagiyo hirgalaan arkaa " Rabiyow samirkaygi hayga lumiin calafna igu daar wilkan dunida kaa dortay inchallah marnaba raxmadaada kama qustoo
@faisalabdi5897
@faisalabdi5897 2 жыл бұрын
Amiin amiin allah kusahlo waxa jaceshahay
@qaalidumar9605
@qaalidumar9605 2 жыл бұрын
Amiiiiin
@mrsaidmohamudduale5864
@mrsaidmohamudduale5864 Жыл бұрын
wll fatima
@mouhattfidow2425
@mouhattfidow2425 2 жыл бұрын
Waaaw heestaan waxaa fahmi kara oo kaliya qof jaceel dhab ah hayo. Thanks bro lafoole
@mohameddeeq4225
@mohameddeeq4225 3 жыл бұрын
Heestaan markaan dhageystay waxaan jecleystay inaan la wadaago gabdha aan dunida ugu jeclahay
@hibakabdi2059
@hibakabdi2059 3 жыл бұрын
Anba wlhy qofka adunka igu jecelba iso hadyeeyey markasn jeclaysty inan iyado dhamysa soo dawado alle haysku daayo laba qofo kasta oo is jecel❤💯💋💖
@xasanabdi6533
@xasanabdi6533 2 жыл бұрын
waar dadkii jacaylka waxka yaqanay like ku booba hees way dhaftay
@nimcohodanmohamed247
@nimcohodanmohamed247 2 жыл бұрын
Dadkan aan commentigooga aqriyey midwalba qofkiisuu udiray lkn aniga cidna ilama wadaagin 🥺🥺🥺🥺❤️ I’m alonegirll 💔💔😭😭😭
@cabdiyare6221
@cabdiyare6221 2 жыл бұрын
Sorry ani iiso dir😭💔
@nimcohodanmohamed247
@nimcohodanmohamed247 2 жыл бұрын
@@cabdiyare6221 ila soohdl 🥺
@cabdiyare6221
@cabdiyare6221 2 жыл бұрын
@@nimcohodanmohamed247 Hee by0 inteen kaaLasoHadLa cdey
@mohameddahir1437
@mohameddahir1437 2 жыл бұрын
Alloow Nasiibkaga ku Sii oo Aad farxad kunoolata
@dr.khadarhamud9576
@dr.khadarhamud9576 2 жыл бұрын
Nimco nasiibkaaga waad heli isagoo qurux badan
@samatarhassansamj
@samatarhassansamj 3 жыл бұрын
ninkan lafoole ila albumkiisi u horeyey tageero ayaan u ahaa wa hibo allah bixiyo codku nolow tan hees way dhaaftey
@abdikaremawowe2383
@abdikaremawowe2383 2 жыл бұрын
Heestan waxe ka turjumeysa Aniga iyo noloshyda rnt wan ke helay thanks my lovely wife dimple ❤️mar walba hesaha lafole waxe ka turjuman qalbiyada dadka is jecel thanks for legend lafole
@mabruukamaxamuud
@mabruukamaxamuud 8 ай бұрын
9/dec/2023 habeen axad ahaa sacada 11:10 ayaan wada dhagaysanayna ani iyo qofka adunka igu jecladay waliba anaga oo kala qof wxan hadyad igu dhigay boqorka raga ka dortay wxan rajaynaya nololtan ka qurux badan wxan deb ugu soo noqo naya markan riyadayada ka dha bayno insha allah commantiga heestana aan xusi doona🥰🥲
@abdirahmanahmed4193
@abdirahmanahmed4193 8 ай бұрын
Insha allah ❤❤❤❤❤❤
@miremedia9927
@miremedia9927 7 ай бұрын
Walaashay sidii roon oo khayr leh oo rabi riyadaada ku rumeeyo alle ka yello amiin amiin 😊
@hodanaxmed9223
@hodanaxmed9223 7 ай бұрын
Rabbi haydiin yassiro
@the4rqueens555
@the4rqueens555 4 ай бұрын
M.a allah ku rumeeyo riyadaada
@SaytuunMaxamed-xe7hw
@SaytuunMaxamed-xe7hw 4 ай бұрын
Insha allah allah haku fududeyo
@muhiyadinadanmoumin4579
@muhiyadinadanmoumin4579 2 жыл бұрын
Heestan markan dhagaystay jacayl baa igu dhacay wax aan jeclahay mana garanayo 🙈
@justnow7263
@justnow7263 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@fatimafatumi1862
@fatimafatumi1862 2 жыл бұрын
Isku si Baan nahay talow yaawaye kaaasi
@muhiyadinadanmoumin4579
@muhiyadinadanmoumin4579 2 жыл бұрын
@@fatimafatumi1862 malaha waa aniga 😀😀
@Nimo05590
@Nimo05590 2 жыл бұрын
Kalay an aburne jacel dhaba aniga baa kula mid baan ahee😔
@muhiyadinadanmoumin4579
@muhiyadinadanmoumin4579 2 жыл бұрын
@@Nimo05590 diyaar waaye 🥰
@nadahandulla
@nadahandulla 2 жыл бұрын
Heestan ilaa markay soo baxday waan dhagaysanayey Faalana kama Qorin Comments kasta waa wiil Jacaylkiisa Ama xaaskiisa u hadyeeyey wiilasheena soomaliyeed Alle hanagu dhowro jacaylkiiba iyagaa lagu qurxiyey♥️♥️ Kaygiiiyow kumee adna tolow😩😂
@abdullahiali3551
@abdullahiali3551 Жыл бұрын
Reply😂🙏 wa Ikana isoqabo
@superstar5730
@superstar5730 Жыл бұрын
Quruxdii oo qof ah Masha Allah
@khaalidkhadarcabdi768
@khaalidkhadarcabdi768 Жыл бұрын
Anna ❤adan kaga mahad celinaya Sida ❤quruxda badan eed maskaxdaada uga soo saartay Addiga iyo ❤haplaha somaliyeedba ❤idin jeclahay mahadsanid
@nadahandulla
@nadahandulla Жыл бұрын
@@khaalidkhadarcabdi768 Walaalo ilaahay hku jeclaado Si lamid ah wn idin jecelnahy anaguna😍
@user-dw5ct9vp9j
@user-dw5ct9vp9j 10 ай бұрын
Sidoo kale wlashay
@bellafarah2573
@bellafarah2573 2 жыл бұрын
Dadaalkan huriyo hamigeygiyo ishelaan arkaa hoodiyo nasiib is harder socdo halki aaan la rabay ku hagaagayo hirgalaan arkaaa 😘👩‍🎓🎓💪📖🖊 Bagekaas siqaas bu I sameynaya hesta dhowaan waxn u dabaal dagi Dona safarkeygi dheera e waxbarasho mirahiisa after one month 😘 insha allh illahow igu sin maalmahas quruxda baxn iyo kuwa kle kasi wacan 🌹
@zakariamaxamed3776
@zakariamaxamed3776 6 ай бұрын
Guleso Dadka meshan kuwada jiran kuli waa isku hami mid wlba jclkisu hesta samen dhnkas uylate adiga wx nolosha muhim ka ah meshn kuxustaay Wish u all the best❤
@umuamra4212
@umuamra4212 2 жыл бұрын
HiiL waxad Utahy Ruux ku Han weyn oo ku Haybin jiiray !! I got emotional 😭 this tune 🔥🔥
@TIKTOK4472
@TIKTOK4472 2 жыл бұрын
Waxad Heli Taqaan Hadalada Cishqiga
@xilwah5645
@xilwah5645 2 жыл бұрын
Hoodiyo Nasiib Is hareer socdoo Halkii aan la rabay Ku hagaagayoo Hirgalaan arkaa... Yaa Rabbi Ilaahayow na tus aniga iyo aduunkeyga🤲
@hothoahmed7422
@hothoahmed7422 3 жыл бұрын
Allow hodiyo nasiib is hareer socda halka aan la rabo ku hagagiyo hirgala ka yeel yaa Allah 🌹🤲🤲🤲😭😭😭
@Zamzamsharafofficial
@Zamzamsharafofficial 3 жыл бұрын
Axsan abwan sadiiq jiir masha allh iyo alfanan lafoole music ustaad mustafe karama
@samiroosman3093
@samiroosman3093 3 жыл бұрын
D
@sahraisse6100
@sahraisse6100 3 жыл бұрын
Waxa iso diray heestan my sweetheart Qofka aan adunka u jeclhy❤ Thnk u legend lafoole🙏💯
@abdirahmanyare8503
@abdirahmanyare8503 3 жыл бұрын
Isku waara abid insha Allah
@sahraisse6100
@sahraisse6100 3 жыл бұрын
@@abdirahmanyare8503 amiin wllo
@mohamedabdullahi9308
@mohamedabdullahi9308 2 жыл бұрын
Aabaha aduunka uguma jeclid?
@Ducowaalid12
@Ducowaalid12 2 жыл бұрын
Alleh Haku soo dhaweyo walipa 🤲🥺
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw 2 жыл бұрын
@@mohamedabdullahi9308 jacaylada kala saar wallo ka waalidku dood ma galo oo waa jacaylka aan guurin halka kan kale uu yahay mid doodna gala dhamadana oo burbura marka ka walidka iyo ka ilmaha aad dhasha waa nooc kale kkkk
@maxamedgalgale
@maxamedgalgale 3 жыл бұрын
Hadii fanan latagero wakan 20 sano ayaan tageera ninka walee inan ku qasaarin tageeridiisa ❤💯
@nimcosiyat1470
@nimcosiyat1470 2 жыл бұрын
Xajigayga lawagay alow ikada my king Ak🥰💋
@hassandweeu4096
@hassandweeu4096 3 жыл бұрын
Codkii iyo laxankii Alfanan maxamed xasan lafoole Erayadii sxbkey wllkey my childhood sidiq muxumed Nuur Musik Mustafe Karama Woow wala yabay sxb Sidiiq adiga iyo dumashiyo ba hambalyo ban idin leyhy Dhaqma oo dhisma idamka eebe
@mohameddahir1437
@mohameddahir1437 2 жыл бұрын
Heestan Waxad Mooda Inay Aniga Iga hadlayso Inta wax ♥ ❤ Jecel Alloow Isku Soo Dhawee oo Rajadooda urumee yaaarabi
@hoodohussienapdi1324
@hoodohussienapdi1324 2 жыл бұрын
Aamiin
@rodhahassan1388
@rodhahassan1388 Жыл бұрын
Amiin abowe
@nouhmohamet
@nouhmohamet 2 жыл бұрын
Qalbigayga hoo haysoo daryeel♥️💯 legend always legend lafoole👏 fanaankayga
@Kingtaplouz30
@Kingtaplouz30 2 жыл бұрын
Fannankeena😍
@nouhmohamet
@nouhmohamet 2 жыл бұрын
@@Kingtaplouz30 captain tabliiqi
@user-bw4tg2ej5u
@user-bw4tg2ej5u 11 ай бұрын
Wllo qurxoon da m.a bal replay isogal 😂❤🎉😢
@nouhmohamet
@nouhmohamet 11 ай бұрын
@@user-bw4tg2ej5u ma aniga walal qof baa igu khaldaysa malaha 🤣
@user-bw4tg2ej5u
@user-bw4tg2ej5u 11 ай бұрын
@@nouhmohamet I aamin cidna ku khaldi mayo 😂❤️you’re profile pic is 🥵🤦🏻‍♀️😋🫵🏻
@aaminasalah806
@aaminasalah806 3 жыл бұрын
Qalbigayga hoo haysoo daryeel annah waan hubaa inaan heli karee kaaga ii hibee💖✌❤peace and love
@muhudinabukar7073
@muhudinabukar7073 2 жыл бұрын
Lafoole lagend waaye wlaahi heestaan waxaa loogu tira galay lamaanaha is qawa balse ani waxaa dhageesani hayaa 6/5/2022 galab jimca ah aniga waligay hal xiriir baan sameeeyey ilaa upto know waa isla soconaa 6 sano aa isla soconaa wali isma guursan balse waxaa rajeenayaa mar un inuu jaceelkeena hir galo maria aniga waligay waa ku jeclaan doonaa hadaa iga dambeeso like dhac ku sii💋💋🥀❤️❤️❤️❤️❤️🥰🙏
@xuriyaabdukadir897
@xuriyaabdukadir897 Жыл бұрын
Abaayo Allaha calafkaga kaga yeelo
@mohamedadenahmedawaale6431
@mohamedadenahmedawaale6431 8 ай бұрын
Abdiqsarayaasha ka mid tahay la sheeg intaas dhan maxaa la isku sheeg ogow xabad kale imaana oo ka diyaarsan ka dipna aday ku taal waa lagu gambina😅😅
@Mohammedoslo
@Mohammedoslo 2 жыл бұрын
Iskadaa hantiye hadaydiyo xubnaa inaan kuu huraa hadday tahay Muhiim kaama haysan karo my love inagoo nabada incha allah ✈🤲🏾Ilahow nolosha igukadar 28/8/2022 hadaan qofkaygii helay😭❤
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 3 жыл бұрын
Maxamed Xasan Xuseen (Lafoole) waa dhayman weli fankeena maalin ba dhuxul noolays ah kusoo biirinaya. Waa hees midho ahaan, nuxur ahaan, laxan ahaan, cod, muusiv iyo wax walba ka dhisan. Calayk calayk. Boqortooyo
@tacabbirxaaji
@tacabbirxaaji 3 жыл бұрын
Heesta Abwaan sameeyey maad garanaysaa Sxb
@foos4955
@foos4955 3 жыл бұрын
Ma aminsani inan leyahey qalbi wayo qofki ilajoga wanla joga ki IGa tagana maxasusto😭💔
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw 2 жыл бұрын
Waad leedahay qalbi e qofkaagi ayaan iman wali oo meelaha isna wareegaya malinta uu yimaado qalbigaga oo farxad iyo jacayl la ciiraya iyo adiga oo nolool riyo ah galay ayaad is arki ha sugi waayin waxii raaga wanaagsan wallo
@maftuuxafaysal9070
@maftuuxafaysal9070 Жыл бұрын
7 / 8/ 2023 ❤7:48 time Habeen isniin ah waxan dhagaysanaya anigu kaliya oo ku jira marxalad aan jecelahaY ama aan rajaynayo inan nolo guur isku diyariyo anigu iyo qofkaygu aan jecelahaY alle calaf haygu dare wa qof naxariis badan dadal badan geesi ah NolosHayada alle hano rumeeye. Waxan ku so laban doona inan isku is Ag fadhina ama aan labtiisa ku jiro insha allah ❤ alle hamiga hay ruumeye🤲❤ Z❤ Hoodiyo nasiib is hareer socoda halkii aan la rabay ku hagaagiyo hirgalaan arkaa❤ insha allah ❤
@sumayomohamedmohamud6992
@sumayomohamedmohamud6992 Жыл бұрын
Insha allah midooba idim alla
@mohamedadenahmedawaale6431
@mohamedadenahmedawaale6431 8 ай бұрын
4month ka dib maxaa dhacay markaa
@siciidcartan303
@siciidcartan303 3 жыл бұрын
Cawo aragzantaYda illaaHaY Ha ikaa DaaYo Dunidu waa maaaLmee♥️🎈🕊😎
@tacabbirxaaji
@tacabbirxaaji 3 жыл бұрын
Waxaad heli taqaan Hadalada cishqiga Hiil waxaad u tahay Ruux kuu han wayn Oo ku haybin jiray Haweenkii gayigu Heegooy waxay Ka hinaasayaan Muuqaaga hira. Allaahu Akbar tani hees iyo way dhaaftay. Abwaan Sidiiq Jiir iyo Al-fanaan lafoole salaam.
@ayaanabdullahi7753
@ayaanabdullahi7753 3 жыл бұрын
😪😢🥺qalbigeeyga hoo haysoo daryeel 🌍
@TIKTOK4472
@TIKTOK4472 2 жыл бұрын
Waxad Heli Taqaan Hadalada Cishqiga
@hamsehassan4878
@hamsehassan4878 2 жыл бұрын
Heesta wa ka hly balse insha allh waxan udiri dona gabdha mustaqbalka 🥰
@ismailshire539
@ismailshire539 3 жыл бұрын
Waa hees ay u dhan tahay erayo dareen leh , naaxiyada iyo musikada oo laysla helay iyo waliba fanaan aad u cod macaan Lafoole.
@guledyare7119
@guledyare7119 2 жыл бұрын
Waa fanaanka kaliya ee weli anan arag cid neceb 🙏 Mohamed hasan hussein lafoole😍
@ahmedkuluc9091
@ahmedkuluc9091 3 жыл бұрын
Heestii ugu horeysey aan la wadaago qof igu qiima bdn baad so saartey legend lafoole
@kiinhassan278
@kiinhassan278 3 жыл бұрын
😭❤️💯
@luulabdi8227
@luulabdi8227 2 жыл бұрын
Heestan markan dhageysanyo waxan galaa jawi jaceyl oo qurux badan waxaa jiro wiil ijecel yaraanteydii ilaa io hadda wiilka aniga hada waan jeclaadey waxan u qaadey jaceyl cajiib 🥺waxan rabi weydiisana inuu ilaahey calaf igu daro isaga (s)
@AbdinoorHusseinMohamed-pv1ji
@AbdinoorHusseinMohamed-pv1ji 4 ай бұрын
Hee kas aniga waye maxa I cidleysay saxibey❤
@AyaanAhmed-bd8fs
@AyaanAhmed-bd8fs 4 ай бұрын
Haweenkii geyigu Heegow waxay ka hinaasayaan Heemalka iyo muuqaga Hiraa❤ alxamdulilaah dadaalkayagii iyo Hamigii oo hirglay baan arkaa alxamdulilaah caruurtayadii oo waawaynaatay iyo anakoo weli kalgacal na dhexyaalo alxamdulilaah Dhalinta yaryar ee guurka gaadhay ama guursatay Sabirka ogaada jacaylkiinana waxba ha ku doorsanina noloshu way socota guushana wad gaadhaysan qofka wanagiisa eega halku u xunyahay yay ku muuqan wixii xadka dhaafa an mooye sida nin gacan kula yimada ama akhlaaq xun ama Allah swt ka fogaaday inta kale isku samra is waaniya isku naxariista dhexdina yaan la soo gelin
@kalsooniduwaamihiim8213
@kalsooniduwaamihiim8213 2 жыл бұрын
❤❤Qofka wax jeceli mar wali waa mid xishooda oo unugul gabi ahaanba wax wali uu u arko inuu ku heli karo ruuxda uu jecel yahay ❤❤ dadka hareera joogaa xiligaa waxay u arkaan mid waalan iyagoo kaga maadsada waatan qofkaad jeclayd 💔💔💔
@Cabdi_Indho
@Cabdi_Indho 2 жыл бұрын
Lafoole Naduha qalbiga ayuu ka hadla. 🥺 Qalbigayga hoo haysoo daryeel anna waan hubaa kaaga ii hibee😭
@ahmedmohammed3732
@ahmedmohammed3732 2 жыл бұрын
"Qalbigayga hoo haysoo Daryeel, Ana waan hubaa inaan heli karee Kaaga ii hibee" Hibo maalkii hodanka ahaa ee lafoole🙏
@Qadrorabuushmaxamed
@Qadrorabuushmaxamed Жыл бұрын
❤🫀🤴🏻
@mursalcadde2726
@mursalcadde2726 8 ай бұрын
Qalbigayga Hoo Haysoo Daryeel Ana Waan Hubsa inaan Heli Karee Kaaga ii Hibee
@MuniiraOsman
@MuniiraOsman 4 ай бұрын
Hees qiimo agtayda ka leh my king apdifatah ❤❤❤
@abdirahmanmohamednur1290
@abdirahmanmohamednur1290 2 жыл бұрын
Heestan waxaa iiso dirty qofkan dunida ugu jeclahy love U my World❤️🙏
@haniawarsame9954
@haniawarsame9954 2 жыл бұрын
My❤️🤴💋
@abdirahmanmohamednur1290
@abdirahmanmohamednur1290 2 жыл бұрын
@@haniawarsame9954 tnx my queen💋💋🙏🙏❤️🥰🌍
@abdulkaderhassan
@abdulkaderhassan 2 жыл бұрын
Tolow yaan u diraa wax jacayl ah milihi waa hees Macaan ku taaabanaysa hadan lahaan lahaa jacayl Wan u diri lahaa
@raxmahaybe4490
@raxmahaybe4490 2 жыл бұрын
Iskadaa hantiyeee Heedaydiyo xubnaha inan kuu huraa hadey tahay muhiiim kama haysan karo ✅Lafoole the only one 🙏❤️.
@TIKTOK4472
@TIKTOK4472 2 жыл бұрын
Kkkkkkkk Ma U Hurikartaaaa Horta
@zakariamirealasow7319
@zakariamirealasow7319 3 жыл бұрын
Waxaan dareemayaa jacayl xad dhaafa runtii🤗😘😢
@fitaaxdaahir4106
@fitaaxdaahir4106 2 жыл бұрын
😭😭😭😭❤️❤️❤️💘💘💘Ax wlhi aneey i haay sataa heestaan waxan usoo raadi xasuus lkn ilaah waxan kabaryaa gabartiii aan jcl in uu bari calaf igu dara weey iga hanaqsan tahay galabta aniga oo aanan wax yeelin . Maalin qamiis ah 4_ 8_ 2022 wan soo xasuusan doona ax qoraalkaan hadaan dhiman ax
@AishaAwale-wq2fe
@AishaAwale-wq2fe 4 ай бұрын
Abwe hada maheshiisen😢
@mohamudabdirahmanjama1359
@mohamudabdirahmanjama1359 28 күн бұрын
Heestan maanta ayaan iigu horraysa inaan si fiican u dhagaysto 1/8/2024 muqdisho hotel wardheere ku qayilayaa dabaqa saddexaad, aniga iyo qof nool, Lafoole macalin wayn oo suugaantiisu qaangaadh tahay nolosha wax badan macnaynaysa ,
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 2 жыл бұрын
Big legend Lafoole, who’s here 2022 is muuJi🥰👋
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 2 жыл бұрын
2bilood kadib waxaan raa raadiyayba ugu dambeyntii wan helay inbadan ayay dhageyhayga kuso noq noqtay heestan ✌Legend labo maaha lafoole
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 2 жыл бұрын
My best and my favourite song legend and big respect 🙏 lafoole best song of the year 🙌 🤗🥰💯
@ruwaydamohamed7139
@ruwaydamohamed7139 2 жыл бұрын
Yes 💯
@anwarmohamed2105
@anwarmohamed2105 2 жыл бұрын
ABW SIDIIQ MUXUMED NUUR JAAMAC Abwaankayga tii islaantaydana waan ka rabaa dumashiyona isku waara inabti aadanban ku salamay lafoolena waajibkisi ayy gutay
@ibraahimmohamed4448
@ibraahimmohamed4448 2 жыл бұрын
Hiil waxaad U tahay Ruux ku Hanweyn o ku Heybin jiray. Very Heart touching Song.
@imbashiir1825
@imbashiir1825 2 жыл бұрын
Ereyadii Abwaan Sidiiq Jiir, Codkii iyo Laxankii Fanaan Lafoole.
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 2 жыл бұрын
😘 Waxaad Heli taqaan 😘 😘 Hadalada cishqiga 😘 😘 Hiil waxaad u tahay 😘 😘 Ruux kuu hanwayn 😘 😘 oo ku Haybin jiray 😘 Lafoole naftaad dawaysay - KING 👑
@maslahmuuse1249
@maslahmuuse1249 3 жыл бұрын
Inaba caadi ma aha nin culus whi tageero weyn ayan kuu ahay fanan qaaliya long live lafoole
@shugriyamahamed2887
@shugriyamahamed2887 3 жыл бұрын
Lafoole and yurub geenyo plz!!!! My two favorite..
@Ramboooooooo
@Ramboooooooo 3 жыл бұрын
Dookha waa ka simanahay. Labadaas.
@najmaaden120
@najmaaden120 2 жыл бұрын
Heesta dareen ayay leeday caawa ayuu iiqaday nolzhadii adunka ugu jeclaa ilhay ha igu kaa simo. Ciiltire🫀💋🕊 🫣
@hoodoqanihaaruun448
@hoodoqanihaaruun448 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭waxad heli taqaan hadalada cishqiga hiil waxaad utahay ruux kuu hanweyn ok ku habayn jirey😭😭❤ 12/12/2022 ban dhagaysanaya
@RadwanFuiaadBarqad
@RadwanFuiaadBarqad Жыл бұрын
Ma ii nabad qabta😢
@pharihaabdi3772
@pharihaabdi3772 2 жыл бұрын
Qalbigeyga hoo Heysoo daryeel🥀♥️🥺🥺legend lafoole♥️
@moustaphezapanle5916
@moustaphezapanle5916 3 жыл бұрын
8/9/2021😊 Habeen KhamiisiH SoogalaysoH 11:11🖐💯 iskadaa Hantiye Hedeydiyo Xubnaha inaan kuuhuraa Haday tahay muhiim Kaama Haysan karo❤💍🌍 Maxamed Xasan Xuseen Lafoole My Favorite Singer🎤❤💯😊
@sihaambbe9544
@sihaambbe9544 3 жыл бұрын
Hestaan markaan dhagesanayo waxbaan daremayaa naxriis🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺lafoole cod baa alleh ku deqay wlhi ❤ ✅ qalbigeyga hoo heso daryel🥺🥺🙆🏻‍♀️🙆🏻‍♀️
@TIKTOK4472
@TIKTOK4472 2 жыл бұрын
Xasuus Ma Gashaaaaaaa
@updizamedkenedy9393
@updizamedkenedy9393 2 жыл бұрын
Hibo maalkiii hodanka aHaaa Maxamed xasan xuseen lafoole Legendry ❤
@ayaanleabdiayanle9929
@ayaanleabdiayanle9929 2 жыл бұрын
Heestan erayadeeda waxa dareemi Kara qof lagu lamaan yahay oo heesta Dareen dhagaystay . Waa hees positive optimization ah
@fatimaabdikadir129
@fatimaabdikadir129 2 жыл бұрын
Sacada bariga africa waaa 7:26 Bishu waa 22/8/2022 heestan hada ayaan u dhagaystay si qalbiyan ah 😣 🌎🌹💎
@apdirahmaanpaapoco2116
@apdirahmaanpaapoco2116 2 жыл бұрын
Fankii xalaasha ahaa weye .Lafoole isma lihi fanaan ka cod macaan baa wakhti xaadirkan jooga ❤.Mustafe karaama badanka musica uu tumo waa isku wada mid ee halkaas ustaaadku ha inaga soo habeeyo .🤚
@nafisoisack1987
@nafisoisack1987 2 жыл бұрын
Aniga ka cod mcn hhhh
@abdiboodhle1
@abdiboodhle1 3 жыл бұрын
Lafoole Legendary Is Back Ilkacase Pro Kep Going
@zakiofficial1762
@zakiofficial1762 2 жыл бұрын
Hees waa dhaaftey malaha waa heestii Qarniga alfanaan lafoole legend
@ArjunKumar-bk9of
@ArjunKumar-bk9of 2 жыл бұрын
Iska da 🥺hantiye hedediyo🥺 xubnaha🥺🥺 🥺inan ku hura🥺😩 hadi 🥺ay thy muhim 🥺kama heysan🥺🥵🥺 karo 🥺 lafoole legend 😩☝️
@abdijamac5303
@abdijamac5303 3 жыл бұрын
Hiil waxad u tahay qurux ku Ha weyn oo ku haydin jiray Eshqiyaask Legend lafoole wey igusocotaaaa
@abdifatahfarah5380
@abdifatahfarah5380 2 жыл бұрын
Heestan waxaa dareemi kara dadka dhuuxodu jecelka isku badaly l hope qoftii ilaa yarantydi an jeclaa ilaa hadana an jeclahy in anna waayin
@Mustafefaysalmaxmed
@Mustafefaysalmaxmed 6 ай бұрын
Inshallah shp aniguba dadaal baan wada ha inagu wada kulansiiyo labadeenba labada yanu jeclhynhy calaf.
@mohamedarte5015
@mohamedarte5015 3 жыл бұрын
Lafoole Legend Of Life and Music. Cimaamadaada Xili Hore Ayaa Lulatey.💯💯💯
@sarasia6173
@sarasia6173 2 жыл бұрын
I’m so addicted this song❤️🎧🤟🏾
@abdisashifarah7982
@abdisashifarah7982 2 жыл бұрын
Me two very proud this song 🎵 ❤ 💕
@kindaismail6661
@kindaismail6661 2 жыл бұрын
Me 2
@Bihi12
@Bihi12 28 күн бұрын
Jacayl Abah was tolo waa qoloma ruux aad qalibaga siisay uunba ka dhaqaqii😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@sabirinmoha4456
@sabirinmoha4456 3 жыл бұрын
Dadaaalkaan huriyo hamigeygiyoo is helaan arkaaa🥺
@umushayma58
@umushayma58 3 жыл бұрын
Maxamed xasan lafoole fanaan qaaliya aan fankiisa jeclahay alle cimriga iyo caafimaadka hakuu barakeeyo idam alle codkaaga ayaan ibadan ku raaxaystay allow waayo nookaadaa allaahu maa aamiin from hargaysa
@mukhtarmohamedcolhayecilmi4365
@mukhtarmohamedcolhayecilmi4365 3 жыл бұрын
Wa hees so jidasho leeh oo qalbiyo is amninay ka hadlaysa , ABWAAN sadiiq mohmude jiir abwaan nolow hore u sooco
@mastuurmursal9333
@mastuurmursal9333 2 жыл бұрын
Wxan is iri heeestaan anaa laygu mataalaya mohamed lafoole allha ku xaafido
@sayidalisomali8432
@sayidalisomali8432 2 жыл бұрын
ilaahow su'aalaha qabriga u fudu-dee dadka Aduunka jooga ee jaceylka lanool koley mayna helin waqti ay ku cibaadeystaane💔🥲 there S a reason to said tht ✈💐💔😭
@monayare4037
@monayare4037 2 жыл бұрын
Wlh heestan inta aan noolahay sameyn weyn ayey agteyda ku yeelan donta♥️♥️♥️
@omarmoallin5488
@omarmoallin5488 3 жыл бұрын
Music 🔥 Lyrics 🔥 Voice 🔥 This song is on 🔥🔥🔥🔥🔥🔥. Lagoole legend thanks for this beautiful song.
@mustafemaxamuud7383
@mustafemaxamuud7383 3 жыл бұрын
Manshalaa fanaan qaali ah lafoole hees qiimo leh
@qadanabdi3643
@qadanabdi3643 Жыл бұрын
M
@user-jo9hx9dt2d
@user-jo9hx9dt2d 5 ай бұрын
Ninkan wlhy waxad moda hesihisuba inay ani igahadlayan Maxamed xasan xusen lafole best song ❤
@engineerlafoole1727
@engineerlafoole1727 3 жыл бұрын
Big legend cajiip dadki fanka lahaa tageeridaa waxaan bilabay anigoo 10 sano gaarin wlh
@axadoqabow8476
@axadoqabow8476 3 жыл бұрын
Qalbigey hoo heeso daryeel ane wan hubaa inaa heli maree kaaga iihibee😭😭😭😭😭😭
@Zaky_garad
@Zaky_garad 2 жыл бұрын
LeGend Al Ustaad Mohamed Hassan Hussein (LaFoole) One Of The Best Somali Artists, If He Is Not The Best👑🎧 Thanks U More My Parada Ilkacase👏💖.
@ahmedadam9397
@ahmedadam9397 2 жыл бұрын
Definitely the best 🔥
@husseinmohamud4187
@husseinmohamud4187 3 жыл бұрын
Legend maxamed xuseen xasan lafoole ninka codka laba dhacleeyo ahaa Salan qiimo badan sxb ilkacase Cimri dher caafimad iyo heee cibaado suuban i.a
@ekeycade6925
@ekeycade6925 3 жыл бұрын
Axsan cod al fanaan mohamed hassan husen lafoole legend🤗💖
@fatimamahmoud39
@fatimamahmoud39 2 жыл бұрын
Xaqiiqda buu taabtay fanaanka Wayne mahamed lafoole Nice song
@sharmakecabdi1192
@sharmakecabdi1192 2 жыл бұрын
Lafoole the best song qalbigayga Hoo Hsyso Daryeel Eryada Abwaan Sanadka Sadiiq jiir Best erayo Murti io misaan xambaarsan Heesta qalbigyga Hoo Hayso dsryeel Wlhi heesta adban u jclhy 💋💌💋👌💚🤍❤💯
@nasromahdi467
@nasromahdi467 11 ай бұрын
Heestan si bee itawata 😢😢
@abshiralfa4611
@abshiralfa4611 2 жыл бұрын
Waxaan hees waa dhaaftay legend lafoole the one and only
Lafoole Heesti Ruun
9:04
Kozar yare officail
Рет қаралды 7 МЛН
MAXAMED LAFOOLE || CILAD LI'I || HEES LYRICS 2014
7:55
ZAMI FILMS
Рет қаралды 2,7 МЛН
Unveiling my winning secret to defeating Maxim!😎| Free Fire Official
00:14
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 11 МЛН
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 48 МЛН
白天使选错惹黑天使生气。#天使 #小丑女
00:31
天使夫妇
Рет қаралды 15 МЛН
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 103 МЛН
LAFOOLE IYO NAJMA NASHAAD 2023 | DAREENKII IGUBI JIRAY | HEES CUSUB
5:38
LAFOOLE |WEHELKAAGI SHALAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
4:04
Lafoole official
Рет қаралды 1,9 МЛН
LAFOOLE IYO FOSIYA RINDAI, HEESTI (DHUUYAALEY
10:14
DE ROCK STONE
Рет қаралды 453 М.
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 362 М.
LAFOOLE :ROODO:HEES CUSUB: 2020 LYRICS
5:17
MOHA GADAYARE ✔
Рет қаралды 559 М.
LAFOOLE - WEHELKAGI SHALAY - HEES CUSUB 2022
4:52
MOHA BOSS
Рет қаралды 530 М.
aduunko dhan - lafole
5:02
wargeyska
Рет қаралды 7 МЛН
Lafoole Hargeisa Show || Cilad Li'i Ku Nooloow 2024 ||
8:02
FAYNUUS STUDIO
Рет қаралды 381 М.
Unveiling my winning secret to defeating Maxim!😎| Free Fire Official
00:14
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 11 МЛН