Heestii Wardi iyo Codkii BILAN ADAN ereyadii Xassan Burco Laxnkii Faysal Xiirane Musigii Abdiraxin Arab Produced By Waqal ProD.
Пікірлер: 413
@umufarhia68367 жыл бұрын
😊😊 ar inti cawa hestan ila radinaysay waa tanaa yaa soo helay farta soo taaga 😍😍😍 heesta waanu ka hely😘😘😘😘😘
@halimaabdi61927 жыл бұрын
Anisa Abdi nigah cdey☝👌
@nkhlan7127 жыл бұрын
Anisa Abdi ✌☝☝
@abdirizakalbaraka83446 жыл бұрын
☝️☝️☝️
@cabdiraxmaanhasan55593 жыл бұрын
Hees shidn
@ralphkyson45143 жыл бұрын
i know im asking the wrong place but does anybody know a tool to log back into an instagram account..? I was stupid forgot my login password. I love any tricks you can give me
@raiisomar38869 жыл бұрын
aniga waxan ahay gawar somali ah oo ka so jeedo muqdisho lkn hadan runta ka hadla gawartan waa mid qurux bdn masha allah ilah aya cod ku manestay ilah ha dayo wana inan somali aad ayan u fahmay hadalkeda mcn
@liibaanhussein20978 жыл бұрын
Wali fankii ma dhiman heestan oo kale waayadan ma maqlin wa hees dheeli tiran well done #waqal_studio
@CEELDARRAAD3 жыл бұрын
Allaw yaa werdiga roga Weriq yaa sadqo u xidha Cod macaan Iyo Eryo Mugleh Thanks Sxbkay Abwaan Hassan Burco oo midhaha ku fara yaraystay
@abdizahalmohamedqordhere12104 жыл бұрын
Heesta sii gaar ah ayaan u jeclahay xaqiiq meel durugsan ayey ii tabata waa kuma dhagaysanaya 2021 kas ayuunba isla garanaynaye
@mohamedrooble64749 жыл бұрын
waqal studio si wanaagsan baad uhabaysay sxb muuqaalkan fanaandadana waan soo dhoweynaynaa viva burco
@t.d87759 жыл бұрын
hadaad rabto gabadh qurubadan waqooyi iyo hargesa u aad anigu xamar waan ka waayey inan shidan lkn mar ayaan aaday hargeisa runti gabadhi aad aragtaba takalaa ka daran runti waan indho daraan daray lkn hablahoogu waa qaali ciyaarciyaar laguma gali karo i love walalahay
@qalbiwaxjecek42978 жыл бұрын
the king Ahmed.qabyaaladd maa saas ku gashey mida kale tan ma qurux ayad u taqaana gaalo gaalo dhashey
@shaadiaofficial70064 жыл бұрын
@@qalbiwaxjecek4297 😂😂😂😂 xaasinimo yay ku qaadin niicdi ku dhashay wase ninku runbu sheegay
eesh calaa hees abwaan xasan burco salaan khaasa waqal studio sidoo kale ina carab
@ibroeverythingnew13379 жыл бұрын
asxaabta waqal aadbaad ugu mahad santihiin, musika heesta ayaa aad u macaan oo waa heesaha slowga happy ayaan ku noqdaa. thanx alot alf. bilan. wardi
@wiilkadirsadadadkatahriiba87899 жыл бұрын
Haa bro music dagan oo macaan weeyaan
@whitephoenixofthecrown85237 жыл бұрын
Gorgeous♥️♥️♥️. Dadka waxay yiraahdaan hadal aan wanaag iyo tarin waano iyo talo haddii aan la waydiin😍😘😘.
@somalipreserver90229 жыл бұрын
esh cala fanaanad alf mara mabruk, gabadh cod wacan waa burco oo qurux iyo istyle wadata oof caleg ya bilan. wa huguri dhubuq best actressa. hadana best singer ba ad kuu darsatay. allale woqoyii waa saldhiga fanaanka somaliyeed odhan maanta ninki hadlayaba ha iska hadle.
@sadamfeisal75029 жыл бұрын
qurux iyo cod iyo egshin ayay isku darsatay wlle waa fananad bilan adan allah ha ku dhawro
@captankooto51139 жыл бұрын
Hambalyo waqal studios wlhi heestan aad baan u raadinayay bilan adan muuse nolow Adna viva all
@Safiya.mahamed.Dahir19 жыл бұрын
Big respect waqal studio noolow gar ahaan my big boos Khadar miss you Bro heestana waa hees aan aad u jecelahay sxb nolow
@Safiya.mahamed.Dahir19 жыл бұрын
+Waqal WStudío we love you my big boss respect markasta sxb
@somalivevo89 жыл бұрын
+Waqal WStudío - Ma jirto cid kugu gaadhaysa hadday noqoto Xirfaddan iyo Shakhsiyadba. Bogaadin sare Eng Waqal THANK YOU BRO
@mohamedbana39238 жыл бұрын
Runta Sheeg jwe
@Gambaey7 жыл бұрын
Naf jacaylku weeheeshaday...waayaheedu adagaa...dadku Waxay yiidhaadaan....hadal Aan waanag iyo tariin....waano iyo talo ....hadi aan la weydiin ....!!! Salamad... bilan Adan quruux iyo cod ba ku ladhan walle...!!! fanaaanad iyo badh weeye walle...jaw..
@sarahsuldan21959 жыл бұрын
Waa fanaanad soo baxday quruxna ku darsatay. Dad badan bay xaasidnimadii ku kicisay. Waa la yaab dad fanaanad sabab la'aan ku maagay.
@jabirabdi76619 жыл бұрын
qurux cod macanan jilid bilan hunguridhubuq ugu kaalay aad ban uga helay heesta iyo yadaba . reer burcana aad ban usalamay walagu yaqanay fanka iyo haybadaba waqal studiyo aaad bad umahadsantihin
@cawaalegaagaale33249 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh waa heestii wardi bilan wll bila aadan muuse wlhy kooxdii walaalah togdheer adig waxa inan ah nooga soo baxay wll nice video heeskii qaraniga
@anasalwa99909 жыл бұрын
mar haduu ku wayn yhy wadnahayga xiisuhu wiiqankeedu fududaa waaxyaha jidhkayguna wadeecada u nugulaa warwar bay igu reebaan weheshiga dhibaatada way bay ku nooshahay nice nice words bilanooz
@saloqarbo31626 жыл бұрын
bilan aadan bilan hunguri dhubuq miyaanau ahayn inantan hore usoco 💃💃
@omarmahmoudibraahim4439 жыл бұрын
Waay hees qiimo badan respect xasan burco and the singer bilan also waqal studio.....
@mahadahmed64287 жыл бұрын
Aniag reer Mugadishu Ayaan ahay hadaan ku dhaho kawaran heestan 7bil Oo dhan Ayaan raadinaayay Maanta Ayaan helay
@kaltuunmahdi51024 жыл бұрын
Waa hees qof wax jecl o kaliya dareemi karo
@kaltuunmahdi51024 жыл бұрын
Sido kle waan radin jiray
@Abdifitah123 жыл бұрын
Wlhi heestan 2018 ban daawaday waqtigas neh 😔 waqti xun Baku jiray
@samatartechnical20735 жыл бұрын
Wooow halkaa hees ayaa dhamal fanaaniintan dhaqanka kun ee qaaqaawan inantani maxuma inkastoo aan jecelahy in ay iskadayso
@yahyecabdi59589 жыл бұрын
abo abo qoftanaa wan kuhaystaaa ba midho iyo cad ayaalagaa hayaaa masha allaaaaah
wiriq yaa saad u xidhaa ilahay reer waqoyi af somali xikmad le ayuu baray. wax ka bartaa wakaa somaligii saxaa ahaa
@Garashoo9 жыл бұрын
hunguri dhubuq bilan fanaanad qaaliya keep going baan kuleenahay wlhi cid ku gaadhaysa malahee
@hassankaafi99129 жыл бұрын
for my ever ma arkin qof lamid ah gabadhaan oo ka codmacaan kana qurxoon
@abdirizakziito4829 жыл бұрын
woooooow Bilan waaa gabadh cod mcn oo asal reer burco iku ahaaaan jir markaaaa ax yaa fananan cod mcn
@hodanhalgan84557 жыл бұрын
waaaaw walashy bilan alle ha ku soo hadeeyo
@Mohamett-1435 жыл бұрын
2019 ayan firsanaya bilan adan gabar ilahey heybad siiyey❤
@SihaanAbshir3 ай бұрын
Heesta cwa baa musalsal ku soo arky oo tariqduu tahy 2024/11/7❤🎉😂
@aniizadhuux3418 жыл бұрын
Hunguri dhubuq aad bay u cod macantahay hees shidan way qadaysa gabdha yarta niyad jabka ka day somali ya u heesi jiray 😎😎
@horaloyiriqofwaayaaragsanb40167 жыл бұрын
mar hadu ku weynyahay wadnahayga xiisuhu wiqilkeeda fududaa waxyahayga jirkaygaa wada cadawuhu asaga igu waabeena warwar baa igu reebaa weheshiga dhibaatada wey wey bay ku noshahay my best song 🙈🙈😭
@tonikroos49409 жыл бұрын
oof wlhi waa hees aad u qaali ah qof ki fahmaya ayuunbaa fahmi kara noolow geesiyad aan jeclahay BILAN AADAN
Dadku waxay yidhaahdaan Hadal aan wanaagiyo tarin waano iyo talo hadii aan la weydayn Cid waraysataa jirin walbahaarka lahashadaa way waali socotaa abwaanka duubista fanaanada mid mid kama dhaco alla yacasakum bilan halka ka wad inbti
@ibroeverythingnew13377 жыл бұрын
Waaw nice song, maan islahayn heeso noocan ah ayaa la qaadaa waayahan markaan arkay faladagan iyo qeyrkii. Kkkkkkkkkk Thank you so much for the sweet song
@asmaajamac7369 Жыл бұрын
3:23 3:23
@shekhawi9 жыл бұрын
waqal studio cadi mahan dardar ba baryahan laso baxden asxpTa guuL inshallah👏👏
@gurmadmedianews9479 жыл бұрын
woow masha allah thankz waqli pz gabadhani wan jacelahay ya i cawin karo oo isiin karo tel: ama emilkeda
@samiranaji83749 жыл бұрын
gabadhan quruxley mashala heeskuna waba aggah laxanka cadi maha codka kaba daran labiska kaba daran bilan horay u soco huuno quruxeey odaygii magacisa mojiye ad ruwadaha la kentiid ee ku qabay iskaga carar yadanku gabobine inan yar dono hhh kaftaan qali
waaxyaha jidhkayguna wadeecada u nugulaa!! incredible.
@karaama65257 жыл бұрын
Amazing song Soomalidu waxba Isma Dhaanto Lkn Af soomali sax ah Iyo Hablo Qurux Badan Somaliland U daa Long Live my people #Xamar #Hargeysa #Jig jiga #Jabuuti #Gaarisa #Garoowe
@hassankhader.83037 жыл бұрын
waa hees macaan runtii waankahelay bilan kor usoco💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@ahmedaynashe65479 жыл бұрын
way iga gadantahay heestan waa kabaxsatay abaayo BILAN
waryaaa Somali maryooley heesta Ku raaxeesta qabyaalada iska daaya heestana aad u macaan tahay
@sirajmohamed94589 жыл бұрын
Masha llah if wishes were horses i could be looking on eyes....anyway i never gót tired of listening this song not because the song is good /voice but because.........
@uhdhsjsndnd60773 жыл бұрын
Cler on wok bit se girl king bbc
@Hooda369 жыл бұрын
waaaaaaw muna u look verry beautifull and beautiful voice tis song waa number one✌
@hassankaafi99129 жыл бұрын
+Hooda waa runtaa wll aad ayaan uga helay runti heestaan cod ahaan iyo iyada xitaa waan ka helay
@Hooda369 жыл бұрын
+Hassan Kaafi ak hassan walaal Haa waa mashallah somaha😆
@hassankaafi99129 жыл бұрын
+Hooda36 dabcan qurux iyada dhan
@mohamudmohamed96659 жыл бұрын
waqal studeo mahadsanid waa heestaan aad ayan u jaclahay north americana waa laga jacal yahay billan adan muse billan qurax
@familyfraxsan23866 жыл бұрын
Musicga aan aad uga helay qalanjada iyo heesta dhana way shidantahay
@mahamedolad7809 жыл бұрын
woow bilan quruxdani.waa u qarsoonayd waaban.ka helay
@ibroeverythingnew13379 жыл бұрын
adeerow mcn halkan niyadda ayaa lagu dejiyaa sxbyaal allah yahdiik siyaasada kuma haboona pls.
@bintuahmedosman77618 жыл бұрын
Naaf JacyLku weheshady wayhedu adaga dadaku waxaY idhahdan Hadal an wang Iyo talo hadii an la waydiin 😘😘😘💘💘 Bilan hunguri dhubuug
@wiilwadani16883 жыл бұрын
2021 yaa igula raaxaysanaya codkan dahabkaa
@mahdimohiadinshali67493 жыл бұрын
Heestan Jawi fikir markan qaadanayo ku tuurtaa,caadi maaha jawi degan
@koocaninkeedihore49037 жыл бұрын
Heesta Hunguru Dhubaq Way socota Afsoomalagi saxda Ahaa weeye
@kadaromar45488 жыл бұрын
Horta kaalya meel walba ma qabyaalad ayaa la imaneysaan war ordoo qeyrkiin tartama oo qabyalada iskadaaya
Anaa aqaano boogaha waxa lagu daweenkaro, laakin shuruud.
@yusufkhalif19099 жыл бұрын
wllhi gabadhani meesheedii bay dhigtay cod mcn laxanka heesta saaran oo is na layaap ah wali heesahan dambe hees la laxana ma arag gabdhihii hobaladii waaberi bayba i soo xasuusisay wll bilan aad ayaad u cod macaantahay laba hibo ayuu ilaahay isugu kaa daray kol atarisho jilaa ah ayaad tahay marna fanaanad any way cod qurux mansha allaah ah styl intaba waad haysaa lol lkn waxaan ka xumahay waad meelaysantahay anaa hee hhhh
@deeqayurup54953 жыл бұрын
Cida ila daawanaysa 2021 like saar inshalah
@ismacilabdi83438 жыл бұрын
lkn reer hargeisa intey qawiil wadaan heer ma gaarayaan war manila aqoonsana madax weynihiina wuxuu ku dhoofaa passport somalia marka isku xishooda wlhi cadim heer ma gaareysaan insha allah goordhaw somalia guul iyo nawad isku duubni isma'il abdirizak ali
@mohamedtaleh94273 жыл бұрын
dhagaysanaya 2021 bilan adan افضل اغنية ٢٠١٥
@mohameddeeq37695 жыл бұрын
Heestan flim baan kuxasuusta da iyo dookh jacayl
@sagaldheeman47198 жыл бұрын
dad badan bad wlee dhaanta bilan gabadh waxad tahay riwayado badan jishay imikna hesaysa heesteduna qiimo ku fadhido iyo ereyo wa wayn mash allah
@mohammedadem65506 жыл бұрын
Masha allah Fanki way ka fadhiisaday
@halemanuh48988 жыл бұрын
mnsha alah wan jecLaY fanaaniNTa somalilaNd all
@xyssinkeydiid65559 жыл бұрын
yslaam WAA HEES MACAAN BILAN WEY COD MACAAN TAHAY... lkn waxa kaliya ee aan jeclayn LABISKA SHISHEEYAHA ee ay ku labisan tahay Runtii ....
@ashraffilmsvlogs57813 жыл бұрын
2015 ayaan hargysa ku dhagysan jiray wlhi 🥺
@hodancabdi22633 жыл бұрын
😓😪
@ashraffilmsvlogs57813 жыл бұрын
@@hodancabdi2263 AshraF official 15k my instagram ❤️
@hodancabdi22633 жыл бұрын
@@ashraffilmsvlogs5781 wll ma is ticimaalo 0633384668
@omardahir52919 жыл бұрын
wwwwww hunguri dhubuq ee shall hees
@fatimanicesongbudulmohamed33349 жыл бұрын
abdullahi mekael hhhhhhhhhhhhhhhh meel dheer ayaad wax ka aragtaa mashallh