Hereri Iyo Djiboutii Qaybti1aad

  Рет қаралды 8,725

Universal TV

Universal TV

2 жыл бұрын

Пікірлер: 22
@AntoineD.9483
@AntoineD.9483 2 жыл бұрын
Djama Ibrahim Darar Directeur général DMP & PDSA plus de 37 ans d expérience dans le domaine portuaire . Grace a lui les ports ont développé un élan de dinamisme sans précédent . les performances en terme de qualité des services fournis ont fait l admiration du ministre Éthiopiens du commerces qui n a manqué de féliciter publiquement la direction générale de DMP &PDSA . Le DG en travaillant plus de 15 heures chaque jours , mets sous pression tout ses collaborateurs . Un travaille consciencieux et irréprochables tel est sa devise . Les ports Djiboutiens sont les premiers de la region et l un des trois ports les plus dynamiques du continent Africains .
@wab20
@wab20 2 жыл бұрын
Djibouti has a great competitive advantage ahead and a leader in the maritime sector.
@shafiabdi215
@shafiabdi215 2 жыл бұрын
Masha Allah. War allaha idiin barakeeyo
@Degelkakheyrka
@Degelkakheyrka 2 жыл бұрын
Dekedaha ku yaala Djibouti iyo sidey ukala waynyihiin. 1. DCT-Dorale container terminal. 2. DMP -Dorale multipurpose port 3. Port of Djibouti 4. Port of tadjoura 5. Port of goubet.
@rashidawad5825
@rashidawad5825 Жыл бұрын
WAAR JAMAC DADka Masaakiinta ah wax gaadhsiiya
@Degelkakheyrka
@Degelkakheyrka 2 жыл бұрын
Waa khald warbixintani. Dekedan waxa la yirhdaa DMP ( dorale multipurpose port). Wana dekeda 2aad ee ugu wayn Djibouti. Dekeda ugu wayn ee ugu mashquulka bdn,isla markaana kaalinta 4aad kga jirta Qarada Africa waa DCT( Dorale container terminal) oo la dhisey 2004.
@Wadani924
@Wadani924 2 жыл бұрын
Waxa aan ka xumahay in lacagta ka soo baxdaa dekadahaas ay jeebka Geelle iyo qoyskiisa ku dhacdo oo aanay gaadhin dadka masaakiinta ah ee Reer Jabbuuti.
@amiinali2228
@amiinali2228 2 жыл бұрын
kkkkkk dee ciise waraabow hadda dakadihii waa laydinkula tartamayaa .....oo tartan xooglaa dhan walba idinkaga socda ...markaa ilayn dekadi idin wadi maysee maxaydun samyn
@saaycn5473
@saaycn5473 2 жыл бұрын
Djibouti maaha qabiil waa qaran ay ku noolyihiin somali, canfar, carab iyo kuwo kale, adiga qabyaalad wax haa ku tarto. Citiraafka aad laadahay qabyaalad ayaa kaa hor joogta.
@ciisemadoobe3549
@ciisemadoobe3549 2 жыл бұрын
iidoorow markaad ictiraaf heshaan ayaan tartamaynaa hada kuma tartami kartaan deked yar oo 400 milian lagu dhisay adeer 5ta dekedood iyo 2 dekedood oo la dhisayo waxaa ku baxay lacag dhan 12 billion oo doolar markaa adeer naga leexi afkaaga huuradale ciise waraabe uu kaa tagay iidoor cabaadweynoow
@ciisemadoobe3549
@ciisemadoobe3549 2 жыл бұрын
iidoorow maalin qudha oo talo siyaasadeed aad ku guulaysateen lama hayo Waxaad ku caan baxdeen qaylo sal fudayd iyo cuqdad allaha idiin gargaaro waqtigan ictiraaf lama helo 62 sano kahore ayaa laga baxay warkaas idinkuna waxaad noqoteen dadka kaliya oo dalkoodi wareejiyay 🤣🤣🤣🤣🤣
@skyman_0198
@skyman_0198 Жыл бұрын
Reer somaliland ilaahey ma barin xin iyo xaasidnimo. Guul jabuuti hore usocda. Dekada dowladeena Barbara maanu qaadhin lakin masha Allah mel wanaagsan baanu mareynaa. Tartar walaaltinimo ayaa naga dhaxeeya
@somalilanddiaspora
@somalilanddiaspora 2 жыл бұрын
Hereri wa fataal Qadaadweyn iyo cissaha Djibouti u shaqeeya.. wa fataal foqal fataal tuug a
@saaycn5473
@saaycn5473 2 жыл бұрын
Djibouti waa qaran maaha qabiil, qabyaalad ayaa madaxa indinka qaaday.
@mohamed2684
@mohamed2684 2 жыл бұрын
bila adab baa tahaye Cisse somalia u daaka salal waa somalia sidearm u ogow
@ciisemadoobe3549
@ciisemadoobe3549 2 жыл бұрын
iidoorow sal fudaydka iyo cuqdada iska dhaafa qadaadwayn waad ka gu'iwaydeen ilaa iyo hada ciise waraabana uu kaa siibtay oo ictiraafka aad ilaa maanta la'dihiin ayay marhore Heleen idinkuna sal fudayd ayaad qaranimadiina u dhiibteen 62 sano kahor 🤣🤣🤣🤣
@fdama
@fdama 2 жыл бұрын
Aabahaa dhegta ka was
@skyman_0198
@skyman_0198 Жыл бұрын
Somaliland iyo Jabuuti waa walaalo. Anigoo ah reer somaliland Waxan kusoo korey jabuuti 1988 ilaa 1993.
Ilays alaabadeedu waxay ku baahsan yihiin min Djibouti ilaa Kenya.
45:43
Warka Universal TV 03 8 2024
22:35
Universal TV
Рет қаралды 2,2 М.
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 188 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 87 МЛН
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 108 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 35 МЛН
Hereri iyo Amerika qeybtii 10aad oo aad u xiiso badan
40:16
Universal Somali TV
Рет қаралды 8 М.
Hereri Iyo Ethiopia Part 1
37:35
Universal TV
Рет қаралды 77 М.
Barnaamijka Hereri & Hayat Hotel Hargeisa
44:45
Universal TV
Рет қаралды 160 М.
Hereri iyo Hiiraan Part 1
33:37
Universal Somali TV
Рет қаралды 167 М.
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 188 МЛН