Masha'Allah this is awesome!! I will come and visit there insha'Allah ❤️. Thanks for sharing appreciate it 🙏🏾
@xasanadan5732 күн бұрын
Cabdisalaan ,masha alaah xafidukumulaah,marba wax ay naftujecleysato ayaad na geysa anago an safarba gelin, cafimad iyo cimri dheer kunoolow
@ZeroToHero20232 күн бұрын
My advise to the new owners/management of Sun and Sand resort is they should avoid laying-off their old workers, coz we somalis we're good in changing the management or laying off old workers immediately after the takeover is complete. This is done based on 4.5 method of somali sharing procedure of jobs/wealth. This method affects businesses that have been thriving before this practices are put into action. I urge the owners to avoid giving management positions to individuals based on clanism or tribalism but be given on merits as this might affect their businesses in the long run.
@SacadMusa2 күн бұрын
MASHA ALLAH😍😍
@Road94east2 күн бұрын
Hal mid baa somali ugu imanaysaa shaqadiisa wuu qabsanayaa siday tahay. Iyo sidoo loo sheegay. Odaygaas legend weeye khibrad badan leh .
@nuuurcabdii2 күн бұрын
🥺.🥺🥺. Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@Kinglooban2 күн бұрын
Mansha allh wll hereri
@mohamedmalele1354Күн бұрын
Mashallah ❤
@Gorgormedia-t4s2 күн бұрын
Aad ba ku salamay wariye clslaan hareri zxb
@abdisalandirir34242 күн бұрын
It’s so great resort, thanks for your sharing amazing videos. Wariye Qaran Abdisalan Hareri
@yusufamiin762 күн бұрын
Maasha allaah allaha u barakeeyo reerka gacanta ku haya insha allah hadaa fursad helo waan kusoo raaxaysan doonaa
@abdallaali17462 күн бұрын
Mashaa Allah ❤. Caadi ma ahan
@muntazissa68372 күн бұрын
masha Allah cabdisalan hereri ilahay ha ku xafido SOmalia wanagooda tustaa masha Allah ilahayna dhama somalida ha arasaaoq aarsaaq xalaalwax badan baan ka dawanay niyada u dhis somalida qar baa niyad jabsane waa guuul qof somali ah ilahay wax siiyay iyagana wa inay dadka somalida shaqda siiyaan sidasa guul lagu gadhaya kenya iyo itoobiya siiyaan wixi looga marmi wayo oo somali qaban kari waydo wa meesheed qof waloba somalida shaqda sii
@SharmaarkeMedia2 күн бұрын
Xabiibi malaayuun Hereri ❤❤
@mahamedabdi20222 күн бұрын
Waw dance caadi ma,aha mr hereri mahadsanid
@kafiyahsadiiq24748 сағат бұрын
Mashaa Allah waa meel quxbadan laking xalaal ma ah maadaama ay madadaaladooda tahay dumar niikinayaa waanse ka xumahay raga soo maaliyeed oo Muslim ah oo waxaan ku soo daray ganacsigooda(dumar qaawan oo niikinaya)
@MohamedBouh-v3i2 күн бұрын
Masha allah
@jakuukakin10242 күн бұрын
Mzshz Allah❤❤❤
@abdullahibashir6782 күн бұрын
Like-ta 600 laad anaa saaray 🎉🎉😊😊
@ahmedwarsame11362 күн бұрын
ManshaAllah
@ibrahimjibrile96062 күн бұрын
Mashallah
@Abdiqanisaleban-v7l2 күн бұрын
Yes Mombasa😊
@wllmaahi91842 күн бұрын
Wll hareeri guulayso🫡
@PresidentIssa2 күн бұрын
Heeri machlh tu es le meilleur des meilleur
@jaltul89092 күн бұрын
Hadaan Afrika imaanayo wadankaygaan ku'dalxiisayaa dhaqaalahana gelinayaa sababtoo ah Dadkayga iyo Dalkaygaa kafaaiidaya. Maxaa aniga Kenya iga galay.
Asc I stopped watching this video in midway exactly at 16:22 and am no longer watching this guys videos anymore it’s really sad that he divided the Somali territorial map by cutting the one clan enclave territory from the rest and I advice every Somali patriot like me to do the same. Guul iyo gobanimo 🇸🇴👏🏽
@ladydiana885Күн бұрын
This isn't somali, but kenya.
@mohamudi233123 сағат бұрын
We can disagree on politics and agree on other matters. This guy is an icon we appreciate his contributions to the community contributions to the