Gabadha Somalida Maraykanka ah ee maamusha dekeda iyo airportka Seattle iyo weliba xafiiska qaxotiga

  Рет қаралды 41,842

Hereri Media

Hereri Media

Күн бұрын

Пікірлер: 158
@asmaaxmed3729
@asmaaxmed3729 3 ай бұрын
Dumar somalida meelwalba joog waykadhexmuuqdaan Kawaran mash Allah ❤
@maxamedtakow4827
@maxamedtakow4827 3 ай бұрын
Good governing markii aad maqasho waa sidaan oo kale. Dadku markii codkooda wax ku doortaaan waxey dooranayaan kuwa ugu qiimaha iyo kartida badan sida gabadhaan oo kale.
@dr.mahmdabshir7760
@dr.mahmdabshir7760 3 ай бұрын
Maa shaa Allaah! Qof kastoo Soomaaliya oo horumar gaaray waa inaan ku faraxnaa oo u tahniyeeynaa!
@cabdikariimxirsi861
@cabdikariimxirsi861 3 ай бұрын
Mansha allah gabdhaha Soomaaliyeed meel kasta guul ayay ka keeneen.
@Isak.a
@Isak.a 3 ай бұрын
Haka eegin xag adun un. Diiniyan uma ficana gabadha muslimada ah iney rag dhex orodo. Ilhan Omar iyo kuwa badan ayada lamid ah xuman ma ahe wax faaido ah ma kenan walahi
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 3 ай бұрын
Adigaanba isma hubtid waxaad ku dambeyneysid waxaa la yiri ilaahoow gafkeena iyo geerideena ha kulmin diinta na wey baran maraan haduu Ale doono ee ha xisaabin ilaah ayaa xisaabin leh dheh ilaaheey xaqa hanagu dilo oo hangu nooleeyo qalbigooda miyaad ogtahay ilaaheey ayaa ah caalimul kheer washahaadati Haku dambaabin adoo iska dhigaya inaad ka fiican tahay qalbigooda iyo kaaga kegya Ilaah ayaa arkaaya ogoow
@cabdiraxiinkhadar4433
@cabdiraxiinkhadar4433 3 ай бұрын
@@Isak.a hhhhhh naacda jooji nio
@hodanshirechannel3418
@hodanshirechannel3418 3 ай бұрын
Hhh masayr baa ku haya
@amalidiris9641
@amalidiris9641 3 ай бұрын
Gabadh farida on la heli karin Allah cimriga haku barakeyo garashadana allaha ku siyadiyo dadkaga iyo dadkad la noshahayba wad anfacdey horay usoco..wa fan iyo farxad Ingabadh somaliyed mansabka iyo mamusta gadho..umadedana magac unoqoto
@Yooco.
@Yooco. 3 ай бұрын
Horuu yidhi Faarax murtiile "Hablaha Soomaaliyeed Haweenka Aduunka jira Hormuudkoodibay Noqdeen!!!! ❤❤❤❤❤❤❤
@osmanabdulle6539
@osmanabdulle6539 3 ай бұрын
Allaha inoo xifdiyo dadkeena Somaliyeed meel walbo ay joogaan. Mahadsanid Xamdi.👍💙
@ZakAli9904
@ZakAli9904 3 ай бұрын
Soomaaliyee bal fiiriya ma aysan u dhalanin gabadhaan dalka ay maanta madaxda ka tahay. Halka anagana aan isku ogoleen in aan si siman isku maamulno, oo waan is xaqireenaa, waxaan leenahay sidee qof reer hebel ah noomaamulaa, meeshaan anagaa is kaleh. Subxaana.Allah war Soomaaliyee Alle ka baqa. Dhulka waa nagu filan yahay aan is walaashano si aan dhulkeena xurnimo iyo amni ugu wada noolaano kheyraadkiisana ugu wada faa'iideesano.
@alimohamud1451
@alimohamud1451 3 ай бұрын
Gabadhaan yaa wadanka madaxweyne inooga dhiga masha allah qof firfircooni shaqa ka muuqato waaye
@abu-ff8ws
@abu-ff8ws 3 ай бұрын
Dumar dee wadan mahogaaminikaraan diinteena maogala
@ASRAAbdi-px4ni
@ASRAAbdi-px4ni 3 ай бұрын
😂shadhaab nacasow​@@abu-ff8ws
@niyaaladem
@niyaaladem 3 ай бұрын
​@@abu-ff8ws😳😳😳KOW??? WAXAAD OGTIHIIN IN DUNARKU SIDIINA OO KALE TUUGO AHEYN OO UN DHUUNTA U NOOLEEN.
@husseinaden7560
@husseinaden7560 3 ай бұрын
Mnsha allah dumarkeena somaliyeed ee sharafta leh ala ha xifdiyo ,aad bay u dadaalaan dadkoodana wax ugu qabtaan
@mahamedibrahin6598
@mahamedibrahin6598 3 ай бұрын
Maansha Allah hore u soco walaal, waad dadaalaysaa ilaahayna ha ku xafido idamka ilaahay, abdisalaan hereri adiguna waad mahadsan tahay walaal dhamaantiinba guulaysta.
@cabdiraxiinkhadar4433
@cabdiraxiinkhadar4433 3 ай бұрын
waa kuwaa hablihii soomaaliyeed great work
@MahdiMohamed-o3x
@MahdiMohamed-o3x 3 ай бұрын
Mansha allah keep up the good work Abaayo
@mohamedhassan-jl4zk
@mohamedhassan-jl4zk 3 ай бұрын
Mashallah xamda wad dadalaysaa wll qof Somali ku dayasho mudan thy alle haku xifdiyo ❤❤❤
@abdulahimaqadindullane
@abdulahimaqadindullane 3 ай бұрын
Maansha Allah waalahay somalidu power ayey mareykan ku leeyihiin
@khaldirhassan4581
@khaldirhassan4581 3 ай бұрын
Maansha alah qofku markuu rabo inuu wax qabto waa sida gabadhan oo kale horay usoco hamdi
@Mohamoud_1_YusuF
@Mohamoud_1_YusuF 3 ай бұрын
Masha Allah Wa barnamij Xiso leh
@Haaruunmacruuf2025
@Haaruunmacruuf2025 Ай бұрын
Waa fariid oo howl fiican heysa sida ay iyada noo sheegtay 👌
@pdfomanpdf137
@pdfomanpdf137 3 ай бұрын
Guuliyo gobonimo Gabdh hala taageero
@abdulahimaqadindullane
@abdulahimaqadindullane 3 ай бұрын
Waa bogaadineynaa #gabadhaas iyo hawlaha ay dadkeeda u hayso
@chafeyare
@chafeyare 3 ай бұрын
Lacagta ay ku bixinayaan caawinta duugista waxaan ku talin lahaa Percentage ka mid ah inay ku bixiyaan ka hortagista falalkaas, si loo yareeyo dhibaatada.
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 ай бұрын
ما شاء الله تبارك الله
@ikrammoha3635
@ikrammoha3635 2 ай бұрын
Allah Nolashee ku noolnahay Dadkanh Nolosheey ku nool yiihn Iyo sideey u fakiraayaan wlhi ismalaha Allah inoo gar gaaro 😢
@abdirahmanas2583
@abdirahmanas2583 3 ай бұрын
Wow waan dhamaystay barmaamijkan illaa dhamaadka, xamdi max'ed waa qof mas'uul ah aad iyo aad, sii kordhi hawshaada baan oran lahaa, haka caajisin oo sii laba jibaar hawlaha aad bulshada u hayso, Hamdi insha allah long life, abdi salaan herari mahadsanid oo barmaamijyadaan oo kale soo kordhi❤
@ahmedyesto3458
@ahmedyesto3458 3 ай бұрын
Masha Allah guuul iyo gobonimo insha Allah dhamaan Umada Muslimska ah insha Allah
@horijoogmedia
@horijoogmedia 3 ай бұрын
Masha allaa. Gabadhan baa u qalanta congress in loo doorto
@abdinurmahamed3147
@abdinurmahamed3147 3 ай бұрын
Mashallah proud of you sister keep up the good
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 3 ай бұрын
Kumaaanu Qasaarin Codkii Iyo Cududii Aan kuugu hiilin ney ,Hamdi Shaqo Adag Baa inoo Taaal🎉🎉🎉 Mubarak Hereri media 🎉🎉🎉
@Shiine_Qamarji
@Shiine_Qamarji 3 ай бұрын
Walaal ma i caawin kartaa sxb wiil dhalin yara ayaan ahaye
@AbduhakimAliMohamed
@AbduhakimAliMohamed 3 ай бұрын
I love seatle, I mean why not. great city
@cabdiaadan2771
@cabdiaadan2771 3 ай бұрын
Masha Allah ilahay ha ku xafido wl inan qali ah badtahay Allah ha ku ilaliyo amin amin amin
@CabdiBalad-hs6sc
@CabdiBalad-hs6sc 3 ай бұрын
A/salan hereri Maryan telka inooga qor ❤❤❤❤❤ 👍 👌
@KajjLajj
@KajjLajj 3 ай бұрын
nyc documentary maad kasameyn kartaa rabshad baa ka socota maqlay immigration
@HamsaAhmed-hv3ph
@HamsaAhmed-hv3ph 3 ай бұрын
Keeping seatle a sanctuary city waa bilin aadannimo. Respect 🙏
@MaryamAbdiraxman
@MaryamAbdiraxman 3 ай бұрын
❤❤❤
@ibrahimhassen9450
@ibrahimhassen9450 3 ай бұрын
gabadhaan faras taxi xayaysiisa,qeylada aayar dheh,dhagaha ayay na jabisee
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 3 ай бұрын
Kkk
@dr.mahmdabshir7760
@dr.mahmdabshir7760 3 ай бұрын
Codka maad iska gaabisid!!!
@kawtharjama491
@kawtharjama491 3 ай бұрын
Run kkkkkkk
@MohamedJibriladen
@MohamedJibriladen 3 ай бұрын
Alahanubarakeeyhablaheen❤
@sirjames3210
@sirjames3210 3 ай бұрын
Inan tan dalkeenaa u maahan waa cajiib 👸
@niyaaladem
@niyaaladem 3 ай бұрын
Hadhoowna waad dileeysaan adigoon leh dumar wax ma hogaamin karaan.
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 3 ай бұрын
Maasha alaah shiikh axmad nuur alaah yaxfiduka yaarabi Aaamiin Aaamiin yaarabi
@youngeelmi1351
@youngeelmi1351 3 ай бұрын
Asc hurta timahaaga qarso oo ilahay ka xishood dadkana ka xishiid cawra waaye mida kale masajidka ayaa dhexfadhidaa cabdi salaana gadhasha maxada qaro dheh mida kale aniga waxaan ka yaabaah gabdhaha somalida hadii meel yar loodhiiba waa is qaawinayaan ama madaxa qeey qaawinayaan Kuwa la jioga waxba u sheeting mahayaan teeda ma uga in gabdha yar yar ee soo kuraya ay hurmood u yihiin ciyaarta Naga dhaaf dhaha
@mohamudaynaan2042
@mohamudaynaan2042 3 ай бұрын
Great effort
@YA-xo7ru
@YA-xo7ru 3 ай бұрын
Walaaley timaha asturo, masjidka xormee. Hareeri gabadha madaxa qaawan hadaad wareysN masaajidka dhexdiisa haku wareysan
@xassanaxmedxassan6223
@xassanaxmedxassan6223 3 ай бұрын
Mashaalaah dadaalaa wuu garaa
@SamiaabdiSaamiyacabdi
@SamiaabdiSaamiyacabdi 3 ай бұрын
Walaalahey iiso duceya muraad ayan leyahy in ilhy ii sahlo
@Geele_jire
@Geele_jire 3 ай бұрын
Allah kuu sahlo muraad kaaga
@muhanadfficial
@muhanadfficial 3 ай бұрын
Ilahey ajar iyo hasanad hakasiiyo
@dalaytemoha58
@dalaytemoha58 3 ай бұрын
Gabadhan wa gabar wax baratay marka kowada waxa ay qabaneysama khibrad uleh aadna ufirfircoon hablaha kale na wa hablosidado kale ah dad noloshoda wakhti galiyay weye m.a
@cabdinuuraxmed8235
@cabdinuuraxmed8235 2 ай бұрын
Masha allah ❤
@ashahassanrobleh7711
@ashahassanrobleh7711 3 ай бұрын
MAASHA’ALLAAH
@ibrahimmohamed9255
@ibrahimmohamed9255 3 ай бұрын
Hamdi gawadh aan ilmo adeer nahy....keep going walasha,,,,,ala Nadam iyo kaladambenta fcna
@cabdisahal3477
@cabdisahal3477 3 ай бұрын
Cabdaw gabadhu waaa gabadh Somali ku banaan, hase yeeshee waxaa haboon inay masaajidka ka xishooto oo madaxeeda asturto .
@garadgarad5938
@garadgarad5938 3 ай бұрын
Love ii saar dad igu horeyo ahay habalyo abayo
@SayidSiciid-q2k
@SayidSiciid-q2k 3 ай бұрын
Maansha alllaah
@hawafarah2410
@hawafarah2410 3 ай бұрын
Masha alaah
@GaariAli
@GaariAli 3 ай бұрын
Hareeri 🫡🇸🇴
@SharmaarkeMedia
@SharmaarkeMedia 3 ай бұрын
❤❤
@SeyidMaxamed
@SeyidMaxamed 3 ай бұрын
Waxtarkaaga Hanoo Dambeeye is Astur xijaabka gabadha muslimka qaado markaas baa qudwo unoqonkartaa Dumarkeena
@hodanshirechannel3418
@hodanshirechannel3418 3 ай бұрын
Waa gabar MJ ah Maanshaallaah
@niyaaladem
@niyaaladem 3 ай бұрын
😂😂😂😂 ALLE HAKU CAAFIYO
@XayaatAbdi324
@XayaatAbdi324 2 ай бұрын
@@niyaalademwaa runtiid mise runta way ku dhibaysaa? Bal adiga ilaahay haku caafiyo xanuunka MJ haka dul qaado.
@niyaaladem
@niyaaladem 2 ай бұрын
@@XayaatAbdi324 Qolada ay u shaqeeyneeyso mj wax la yiraahdo garan mayaan. Gabad muslimad ah oo African ah kasii ah Soomaaliyad. Markale ALLE ha ku caafiyo. 🤲🤲🤲
@XayaatAbdi324
@XayaatAbdi324 2 ай бұрын
@@niyaaladem Naa waa Naag MJ ah lakin adigo waa maxay xasaasiyada aad ka qabtid reerka? Miyay ku dhibatiyeen?
@niyaaladem
@niyaaladem 2 ай бұрын
@@XayaatAbdi324 No, waligeey qof mj ah xitaa isma qaban oo ismaba naqaan ee qabyaalada ayaan necbahay. Adu naxay kaa dhibi hadaad tiraahdo waa gabadhu waa Soomaaliyad nasab kaamila ileen ninka cad aktiisa madoow baanu ka nahay ayeeyo?
@mohamedhassanyunis2607
@mohamedhassanyunis2607 3 ай бұрын
Walaaley timaha qarso please 🙏
@sudiboy1
@sudiboy1 3 ай бұрын
maxamed gaabane odaygii beeraleyda wareeysigiisa aawey dee may waa lasoo dhaafay mxaa dhacay❤
@ahmetbidhi3181
@ahmetbidhi3181 Ай бұрын
Pls and pls share xamdi I love you lm seriously ❤❤❤❤
@MohamedJibriladen
@MohamedJibriladen 3 ай бұрын
Waagabdhqaliya
@abdilahihassan645
@abdilahihassan645 3 ай бұрын
Aar heedhe Meeja eyjoogta miyeyna aheyn Masjid, waaxay foodaasi baylahani😅😊
@mrsuhayb7018
@mrsuhayb7018 3 ай бұрын
xamda wa wof naxaris ka muuqato😢❤
@husseinaden7560
@husseinaden7560 3 ай бұрын
Mnsha allah xamdi aqoontiina geeya wadankii ,si aad hogaaminta wax uga bartaan ama tababar u aada
@niyaaladem
@niyaaladem 3 ай бұрын
Oo hadhoiw yaa ka celinaya tuugtii meesha isku bah3ystay?
@KadraCheikIsmael
@KadraCheikIsmael 3 ай бұрын
qaado iyo sunihii rasuulka scw
@KadraCheikIsmael
@KadraCheikIsmael 3 ай бұрын
ilaahay ayaa kusiiyay mulkiga waanu kaa qaadi karaa ee marka hore xijaabka ilashay ku faray ku dadaal shugrigana badi gabadh yar ayaatd tahay waan ku waaninayaz maadaama aan soomaali nimo iyo islaanimaba wadaagno aduunku waa ayaamahas ka faaiidayso adoo shaqaysanaya amarka ilaahay
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤ mahadsanid walaal
@king_xiin6982
@king_xiin6982 3 ай бұрын
First comment ❤🙏
@MohamedJibriladen
@MohamedJibriladen 3 ай бұрын
Asc wadmadsantihn
@hassanibrahimali1963
@hassanibrahimali1963 3 ай бұрын
Wa halyeyit qofku hadii darensinyahay dadnimadiisi heerki ay gaarsiisintahay wu awooda wax. Walbi inuu qabto shaqo maskaxdadi kaweyn
@AhmedHussein-v1q
@AhmedHussein-v1q 3 ай бұрын
Hereri❤❤❤❤❤❤❤
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 3 ай бұрын
Naagtan surwaalka leh yaa masaajidka ka dhex saara
@Has-o9d
@Has-o9d 3 ай бұрын
Haddi dadka masaajidka laga ceyriyo dadka ku so xirmi laha iyo dhalintaas lo doodaayo sidi lo keeni laha baa la wada.
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 3 ай бұрын
@@Has-o9d masjidka ma in dad qaawani soo galaan baad rabtaa markaa, qofka marka hore hays asturo mida kale naagtan qof masuul ah baaba lagu sheegayaa e waaxay sidani
@cmxdc1436
@cmxdc1436 3 ай бұрын
@Bashirjeeni Waar waa maxay maangaabninada aad dadka kula hortimid. Bal isku ceebso oo diinta soo baro. Gabadhu wey asturan tahay, indhahaagana ka duw..
@MohamedYusuf-zn7pp
@MohamedYusuf-zn7pp 3 ай бұрын
Hareri fadlan kaso hadal Dvlottery program
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 3 ай бұрын
Mashallah wey daadashey laakiin diinta xoog ha saarto hana xirto xijaabka saxda ah.
@cmxdc1436
@cmxdc1436 3 ай бұрын
War heedhe diinta iyo caqligu tin kaliya ma ahan ee bal isku laabo gabadhana waa wof qiimo noo leh ee saa ha oran! Mise qolada la dhaqay baad tahay! Fadlan Somalinimada ku ekoow!
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 3 ай бұрын
@@cmxdc1436 Jaahil ayaad thy oo calmaani moodey in buugta gaalada io fikrkood wax lagu noqado' adeer xaq hadaan.loo sheegin sow ma ogid in lagu dambaabayo' qiyamana waa kii alle' allena waa boqor aan aniga io adiga iyo iyada u baahaneen bal dastuurka rabaaniga ayaa qofka cisi io sharaf mudan.
@Gacanlibax
@Gacanlibax 3 ай бұрын
Maansha alaa
@ruqiasalah5744
@ruqiasalah5744 3 ай бұрын
Iyada oo surwaal xiran oo ay timahana ay u qaawan yihiin baad masjid soo dhex fariisisey why ?
@Nuursaciid-qb4yy
@Nuursaciid-qb4yy 3 ай бұрын
Gabadhaan ayadaaba gurmad ubaahane, diinta hala baro, ha is asturto, hana xijaabkana haxirato, surweelka ay xiranaysana hajoojiso, waa xaaraam in dumarku ragga isu ekaysiiyaan, iyo in raggu dumar isu ekeysiiyaan.
@abdirahmanadan6697
@abdirahmanadan6697 3 ай бұрын
Gabadhan Liberal waye waxbo lagama qaban karo😂😂
@afrahhussein3136
@afrahhussein3136 3 ай бұрын
Subxanalah gabdhu way asturntahay maxad ku artay ma waxad donaysaa inay dirc qawan xidhatoa
@Nuursaciid-qb4yy
@Nuursaciid-qb4yy 3 ай бұрын
@@afrahhussein3136 Wllo sida shareecada islaamku dumarka fartay ayaa larabaa inay ulabisato
@cmxdc1436
@cmxdc1436 3 ай бұрын
War ma dadka madaxa laga dhaqay baa tahay mise carruur xagjirnimo ku weynaatay. Gabadhu afka hala gelin, diintana soon baro!
@Nuursaciid-qb4yy
@Nuursaciid-qb4yy 3 ай бұрын
@@cmxdc1436 diinta hala barto afka waa laga orankaraa, eediinta baro intaan cidkale lagaarin. naftaada hailaawin.
@AbshirMohamed-r6u
@AbshirMohamed-r6u 3 ай бұрын
Gaba dhaan madaxa qaa wan maxaa ma saajid ka laga doo nay
@ayanjama7955
@ayanjama7955 3 ай бұрын
🤮🤮
@khaalidyaxye6531
@khaalidyaxye6531 3 ай бұрын
Hereriyoow igu xidh xamdi 😊
@MuuseCusma
@MuuseCusma 3 ай бұрын
ALLOW SO HANUNI UMADADA MAMULKA MASAAJIDKA SIDE UGU SHEEGO WAAYE DUMAR QAAWAN IN AY KARAAN KA TAHAY GURIGA ALLE GELIDIISA YAAB SHIIQ QURBO JOOGO WLH WAX JIRO MA AHAN
@SayidSiciid-q2k
@SayidSiciid-q2k 3 ай бұрын
Ader xagjir nimada iska daa waa arin caadiya
@suadismail7881
@suadismail7881 3 ай бұрын
Subhaanallaah waxa na baabi’iyey WAA MAANGAABNIMADA NA HAYSATO MAAHA IN QOFKA LA SII FAGEEYO OO DIINTEENO WAA NASTEEXO U BAAHAN IN DADAKA LA SOO DHAWEEYO OO LAKLA FAA’iidaysto
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 3 ай бұрын
Culimada qurbaha joogta waa qaar gacanta lagu hayo oo ka baqanaya gaalada, bal naagtan eeg surwaal iyadoo xidhan oo timaheedu qaawanyihiin masajidka dhex fadhida
@cmxdc1436
@cmxdc1436 3 ай бұрын
Waryaarahe caqliga ma timo iyo surweel kaliya ayuu idinka galay. Waar naga daaya xagjirnimada aad Somali kula harteen oo shaqeysta, waxbarya, cidiyaha iska jara. Asaagiin idinka tag intaad ku mashquulsan tihiin inaad matashaan xagjirnimo wadamo kale ka timid.
@HodanMusa1
@HodanMusa1 3 ай бұрын
Wax macno leh oo uu sheegay maleh wallahi point tiga laga rabay⁉️⁉️⁉️⁉️🤔 dadka lacag xad dhaafa ayey kucunaan imamadu lkn naxariis maleh at all because markay yaryar yihiin macaawiyaan lkn masajid mushahar badan looga helo plus waqtiga oo aad uyar
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 3 ай бұрын
waxay iila eeg tahay inaan la guursan. wll cid Somali ahayn ha guursan waayo wax kastoo ay yihiin waa dadkaagii.
@niyaaladem
@niyaaladem 3 ай бұрын
Waa xaas.
@nimonimco3063
@nimonimco3063 3 ай бұрын
Madaxda Somalidu marna ma ku dayan donaan gabadhan. Lacagta ay Dakada ka soo baxda ma ogaysin donaan dadkoda.
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 3 ай бұрын
Hamdi naag Somalilander!💚🤍❤️💪💪
@ahlanahmed8860
@ahlanahmed8860 3 ай бұрын
Hhhh ma naagta ogaadeen hhhhh cid walbah ilaa waa iska sheegataan
@mohamudulusow3668
@mohamudulusow3668 3 ай бұрын
Haa habar awal sacad muuse 😂
@buraale134
@buraale134 3 ай бұрын
Wa cise maxamuud majeerteen
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 ай бұрын
@@ahlanahmed8860 ma ogaadeen wax bartaad aragtay waar cagdheer waxba may baran kkkkkkk
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 ай бұрын
@@buraale134 Waa isaaq
@husseinaden7560
@husseinaden7560 3 ай бұрын
Handig ilaahay hala garab galo hawl wayn bay haysaa
@mustafexaamud8868
@mustafexaamud8868 3 ай бұрын
Caawiye
@guledhamud1567
@guledhamud1567 Ай бұрын
abdilsanow inanta snapkeda mad soo raacisid wanu bogaadin lahayn hawshay umada u haysee 😂
@Deqiina
@Deqiina 3 ай бұрын
Qoftaa hamdi aha yaa haya contactigeeda
@abdulrahmanyare2402
@abdulrahmanyare2402 3 ай бұрын
Abdisalam herari adeer waad na waalaysaa 😂
@MohamedJibriladen
@MohamedJibriladen 3 ай бұрын
Asc cabdi salanhirari
@abdulahigeedi9471
@abdulahigeedi9471 3 ай бұрын
Sxb hereri dalka iyo dadkaga waxad u heysaa hol aad uweyn sxb aad ban kuugu mahad celinayaa somali hadan nahay wax qabad kaga waa noo muhim
@AbdiKhalif-ti9vg
@AbdiKhalif-ti9vg 3 ай бұрын
Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye
@HodanMusa1
@HodanMusa1 3 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭 halkan waxaa jooga wax community isku sheega dawlada maraykanka lacag xaddhaafa ayey ku bixisaa lkn walahi waa tuuug aan xitaa waxba tarikarin omg 😳 markaa 🤠🤠🤠😱😳😳😭😭⁉️⁉️❌waa in dad fbi ah ladaba dhigo kuli why been iska cad ayey dawlada usheegaan why waa tuug only xaaran caruurtani marhore ayey ahayid in mustaq balkiisa ladhiso 🤔🤔🤔❌❌❌⁉️⁉️🤠⁉️😡🇸🇴☝️🙏🏼🤲🏾eedo please adoo aamusan hoosta kahubso every shilina ogow waxaad kubixisid
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 3 ай бұрын
Tolow Xamdi ma xaas baa?
@BahjaSiyaadmaxamed
@BahjaSiyaadmaxamed 3 ай бұрын
gabdhi tikok mlahe miaa
@adamo1262
@adamo1262 3 ай бұрын
😂
@ibnudharaar
@ibnudharaar 3 ай бұрын
frist
@austonliifo5796
@austonliifo5796 3 ай бұрын
Iidoorku waa kartida soomaalida
@GurayMowlid
@GurayMowlid 3 ай бұрын
Ma iidoorba
@ibrahim10rock
@ibrahim10rock 3 ай бұрын
@@GurayMowlid, waa MJ 😂
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g 3 ай бұрын
QOFTAAN HADAY SINGLE TAHAY HA LA IGU DUCEEEYO WAA EID EID SO DUCEYA. HADAY XAAAS TAHAYNA ASTAQFIRULLAH
@Mohamudsid
@Mohamudsid 3 ай бұрын
MashaAllah🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@DulqarnaynBoss
@DulqarnaynBoss 3 ай бұрын
Beenley wax aad soo dhawayso majiraan iyo cida wax tartan kaliya qurun baa ka shaqaysan tuugada iyo gangistarka idin dhaama walahay
@BahjaSiyaadmaxamed
@BahjaSiyaadmaxamed 3 ай бұрын
kaxuntaa iskdaa horumarbay sameysee
@DulqarnaynBoss
@DulqarnaynBoss 3 ай бұрын
Hormarku ma futada in la dhiibta ciyaalkana la dhumiyo adigana waan ku dareemaya ana meshan ku nool jahil baa ka tahay iska aamus hadii aad tahay kuwii shidaalka gadal laga siinayayna iska hadal
@BahjaSiyaadmaxamed
@BahjaSiyaadmaxamed 3 ай бұрын
@@DulqarnaynBoss kulaha kuwii shidalka gadayy waar wax soosaarbay sameeyen deee aflagaadada jooji
@niyaaladem
@niyaaladem 3 ай бұрын
​@@DulqarnaynBoss. Cid dhulkiina idiinka soo qasabtay ma jirto ee marti edeb leh noqda ama gurigiina ku laabta maryooleey.
@XayaatAbdi324
@XayaatAbdi324 2 ай бұрын
​@@DulqarnaynBossnaa waad ciilan tahay orod tuko quraanka akhri ilaahay u tubadkiin uu ducayso.
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 3 ай бұрын
Masha allah
Пришёл к другу на ночёвку 😂
01:00
Cadrol&Fatich
Рет қаралды 10 МЛН
💩Поу и Поулина ☠️МОЧАТ 😖Хмурых Тварей?!
00:34
Ной Анимация
Рет қаралды 1,6 МЛН
Abdisalan Hereri iyo Majaajiliiste Diidan "Wareysi aad u qosol badan"
21:52
Xero geela la xarakeeyey ee reer jigjiga ku xoomeen
18:10
Hereri Media
Рет қаралды 38 М.
Siday tahay ganacsiga Soomaalida Talyaaniga 🇮🇹 How is Somali business in Italy
25:14
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 197 М.
Пришёл к другу на ночёвку 😂
01:00
Cadrol&Fatich
Рет қаралды 10 МЛН