Reer jabuuti hadaa nahay guul iyo gobaanîmo ayan uu rajaynaya reer somaliland. Madaxweynaha Cirro so dhawow 🎉
@sahnim74813 күн бұрын
Hanbaliyo Madaxweyne Cirro, Sharaf iyo Karaamo❤❤🎉🎉 From ree kulmiye. Qaranku ha sareeyo.
@hudaomar1044Күн бұрын
مشالله تبارك الله مبروك عليكم التجمع الجديد وطريقة العمل الشامل وكل شي الدي تم التعديل في الانتخابات وتم اختيار المناسب من خلال الشعب وأقول مبروك عليكم الرئيس الجديد ٠
@freetoo69282 күн бұрын
اللهم اجعل هذا البلد امن مطمئنا
@abdallamalin93713 күн бұрын
Mashallah hanbalyo tusaale nool baad u tihiin umadan soomaaliyeed dhamaan meel kastooy joogaan Allaha xaqa waafajiyo ragaa la doortayna
Masha allah Hambalyoh madaxweyne cirro manta somaliland way Talabsatay🧡💪💚🤍❤️
@dekaltoss11292 күн бұрын
Reer Jabuuti hadaan nahay wxan si kal iyo laab ah ugu faraxsanahay guusha ciro oo aan 100% rajaynaynay inuu guulaysto waxan sidoo kale aad ugu faraxsanahay sida looga guulaystay Muuse Biixi waayo aad baan u nacayna inuu soo laamo waanan gaadhnay hadafkayagii waxan ugu dambayn u mahad celinayaa dadkii dhamaan tood u codeeyay Madaxwayne ciro
@IsmaacilIsmaacil-j2w2 күн бұрын
Hambalyo madax wayne cire❤
@zupermax37103 күн бұрын
Guul iyo gobonimo rer somaliland ❤❤
@ekramabdirahman37462 күн бұрын
Ilaahay ha kuu fududeeyo xilka laguu doortay Mudane Cabdiraxmaan
@abdiazizmohamed1873 күн бұрын
Hambalyo walalaheen waqooyi. Kolhadii Riyadii Dhankiinii ka rimowday Rafaadkii ha dhamaado Rafiiqii ha heshiiyo Riyadii xabashaadna Hala raacsho ragii U ruclayn jiray gaalka. #xoogsade.
😪 😪 Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@Munalalachanel3 күн бұрын
Manshallah
@waryaamaanta1683 күн бұрын
Asc anigoo eh ugaas waamo waa idiin hamabal yeeye waa deen Axmed yare noogu duceeya anga
@MohamudJama-p1j3 күн бұрын
M.a guul
@AhmedJigga2 күн бұрын
It's a Landslide...........................Dhag Dheer Dhimatoo Dhulkii Nabadeey....!
@FarhanNuur-gt1fb3 күн бұрын
Hanpalyo 300k🎉
@khadarmohamedofficialvideo23143 күн бұрын
Good job 🎉🎉🎉🎉
@farxanmohamed48712 күн бұрын
❤guul kaah
@Cabdidaahirhurwaa2 күн бұрын
❤❤❤
@maahirmuuse3 күн бұрын
Hambalyo MR cirro Hadaaa nahahy Ree xamar in aad Nagu soodhaweysaan Qare macaaan ( liiintiii tagtay )
@wardiliverpool85253 күн бұрын
Kkkkkk sxb waad iga qoslisay
@nuuurcabdii3 күн бұрын
😪😪😪 Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@mahadgesale33682 күн бұрын
waar waxaan muuxu ah kaan mia hada wax loo dhiibaayi
@ismailmali83993 күн бұрын
04:47 wadaadku halkaa muu ku noqdo
@NimcoCaawr2 күн бұрын
Ax carabiga hala barto
@Yusufhalig9 сағат бұрын
MARKUU ARKAY $5,000,000 WAXA UU GARTAY IN CIRRO MUUSE KA ADKAADAY. IN HABARJECLO KUSOO BAXDAY 3 XISBI QARAN. WAAR UMADA KA XISHOOD.
@cabdisalaansiciid94053 күн бұрын
Frest☝️
@XasanShiikh-k5t3 күн бұрын
war xadiiska wuu qalday kan yaa ka qabta ?
@positiveandfunny43323 күн бұрын
Dhibmalaha carabka ayaa qaladka gali kara
@gao20233 күн бұрын
Maanta maa siyaasad ayaa soo dhigtey makhaayadaadi hereriyoow. Ma adeerkaa Cirro daraadiiba, waad faraxsantahay maanta miyaa? Bal adeerkaa hurdaaye wuxuu qabto ayaa la eega, in aad somaliland ka dhigtaan dawlad goboleed somaliya ah iyo in kale. Se cirro in badan joogi maayo waa balan
@Wanagjecel-w2m3 күн бұрын
Oromo aa tahay wa ka muuqataa ciro ma dilee micnaha
@Wanagjecel-w2m3 күн бұрын
Hargeisa wa qeeb ka mid somaliland 😊
@Wanagjecel-w2m3 күн бұрын
Hargeisa wa somaliya lasoco oromo ina somaliland ledihin umalesin
@gao20232 күн бұрын
@@Wanagjecel-w2m Oromo waa adiga, af soomaali hagaagsan qori karila. Ma hereribaa ii jawaabaye oo magac kale sita miyaa?