Garowe oo wakhtiyada qarkood la odhan jiray waxba kama baxaan manta waxay begsanaysa magaalo cagaran

  Рет қаралды 18,921

Hereri Media

Hereri Media

Күн бұрын

Пікірлер
@Abshaw6
@Abshaw6 5 ай бұрын
Cabdisalan hareri waa nin wadani ah jecel waxa dalka ka jira oo qurux badan inuu soo gudbiyo masha Allh❤
@da.a1728
@da.a1728 6 ай бұрын
2018ka garowe gedo malahen. manta wa la qurxixyey Mashallah. Great job
@amalomar-di6xn
@amalomar-di6xn 6 ай бұрын
Well done whole somalia needs that kind of project.
@bossiebadass9890
@bossiebadass9890 6 ай бұрын
Beautiful country puntland garowe magaalo quruxbadan. Beeraha waa noloaha dadka mashaa allaah ❤😅
@Shaydanwase
@Shaydanwase 6 ай бұрын
Country kulahaa maamul goboleed dheh
@abdihassan8244
@abdihassan8244 6 ай бұрын
Manshallaah tabarakallaah guul iyo gobanimo inshallaah
@bossiebadass9890
@bossiebadass9890 6 ай бұрын
Abdisalaan herari big legend keep going mashaa allaah
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 6 ай бұрын
Garoowe qudaarta ka baxda anaaba yaabey yaanyada waaweyn wa yaabaysa
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 6 ай бұрын
Somali ilahaye dhulfican ayuu siyaaye ee xasidinimo iyo qabyalad ayaa laa hadhaye
@abshirali313
@abshirali313 6 ай бұрын
Abtiyaal guuleysta
@ZakiQanciye12
@ZakiQanciye12 6 ай бұрын
Garowe somalia 🇸🇴
@XayaatAbdi324
@XayaatAbdi324 6 ай бұрын
Puntland
@da.a1728
@da.a1728 6 ай бұрын
@@XayaatAbdi324 ceeb ana reer garowe. is qabo
@XayaatAbdi324
@XayaatAbdi324 6 ай бұрын
@@da.a1728 sheegato dhiladii ku dhashay wase yaa ku yiri soomaalinimada ayaan diidanahay?? Sheegato meel aad u dhalan ha sheegan.
@Mirhan777
@Mirhan777 6 ай бұрын
Yaahuuy balo ku somalidey
@Cici_mimi
@Cici_mimi 5 ай бұрын
@@da.a1728 Saa Waadtahay? Garoowe Waa Puntland Maxaa ceeeba Markaa. War Isku Xishood.
@abdikarimwarsame4145
@abdikarimwarsame4145 6 ай бұрын
Masha allah Guul insha allah
@AbdikadirOsman241
@AbdikadirOsman241 5 ай бұрын
MashaAllah, runtii shaqo fiican baad heysaan!
@Abdinur-s2n
@Abdinur-s2n 6 ай бұрын
Nugaal waa dhul biyo iyo dooxooyin leh saan maqlay marka dad ayey sugaysay wax soo saar sameeya
@asiya801ayman6
@asiya801ayman6 6 ай бұрын
Waan u baahanee kuwa guriga la dhigto xaggee ka hela from Burco
@mohamed88466
@mohamed88466 6 ай бұрын
Wadanku wuu Kala xidhan yahee iska fadhi dhir lahaane
@bossiebadass9890
@bossiebadass9890 6 ай бұрын
@@mohamed88466😂😂😂😂😂😂 qacda ka daa dee dadka kkkkkk
@MohamedAbdi-nk7gs
@MohamedAbdi-nk7gs 6 ай бұрын
Waahelaysa walal gawaadhidu intaa waa iskugoosha meeshuna makala foga ee laxidhiidh
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 6 ай бұрын
Waan ku salaamay cabdisalaan hereri
@SaladMohamed-n5h
@SaladMohamed-n5h 6 ай бұрын
Dad xasiloon maashalah
@moadanliveshow6759
@moadanliveshow6759 6 ай бұрын
Hereri kiliya ayaa waxaan oo Kale soo bandhiga. Waa halyeey
@zaytum
@zaytum 6 ай бұрын
Manshaalaah ❤❤❤❤❤
@Engmaxamedcabdiraxmaan1
@Engmaxamedcabdiraxmaan1 6 ай бұрын
Garowe ❤
@nalajoogshaw3493
@nalajoogshaw3493 6 ай бұрын
C salaan Hareri Soo dhawow
@Abshaw6
@Abshaw6 5 ай бұрын
Masha Allh ❤
@abdiisse563
@abdiisse563 6 ай бұрын
Asc Mr abdisalan soo Garowe laascanood kuma xigto. Thanks
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 6 ай бұрын
Laascaanood mategayo waa nin isaaqa.clsalaan
@Shaydanwase
@Shaydanwase 6 ай бұрын
@@abdusalansaleban7339 isaaqnimo loogu diidi maayo haduu tago laascanod. Isagu siyaasina maha wasan wariye an qabyaalad lagu ogayn
@Cici_mimi
@Cici_mimi 5 ай бұрын
@@abdusalansaleban7339 Oo Garoowe Iyo Laascaanood Maxeey Kukala Duwanyihiin? Soo Isla Harti Maleh. Bakeeyle Iyo teera Iyo germeny Soo Kuli Niman Isaaq ah Mawadda aheeyn Oo kuli Laaska mawadda tagin.
@Cici_mimi
@Cici_mimi 5 ай бұрын
@@abdusalansaleban7339 Garoowe Iyo Laascaanood Soo dad isleh mawadda laha. Maxeey Kukala Duwanyihiin.
@arawelo9504
@arawelo9504 5 ай бұрын
somalia haday wax beeran leheed gajo ma aheedeen😮
@faadumosaid4124
@faadumosaid4124 6 ай бұрын
masha alha dalkena an wa ka qabsano
@AhmedHussein-v1q
@AhmedHussein-v1q 6 ай бұрын
Hereri❤❤❤❤❤❤
@D-izzy00
@D-izzy00 6 ай бұрын
Mrel aan aduunka wax kabaxayn maleh, dadka iyagaan rabin may wax qabsadaan.
@83587
@83587 6 ай бұрын
Soomaali yaa siray oo in ay wax beertan u diiday
@Shaydanwase
@Shaydanwase 6 ай бұрын
Labo wax 1: Qabyaalad iyo reer hebelnimo 2: Siyaasi calooshi u shaqayste ah oo qabiil dartii an ku doorano
@abdihakem112
@abdihakem112 6 ай бұрын
Waxa fiican dhirtii dhulkeena inaan berrano dhir meelahas laga keenay wax naf leg maaha
@Cabdiraxman..Gaalkacyo
@Cabdiraxman..Gaalkacyo 6 ай бұрын
Hargaysa iyo garowe magaalooyinka ugu amniga badan dalka, hadii la dhireeyo janooyin aan dhinacna looga aag badalan bay noqonayaan
@sir__cmc
@sir__cmc 6 ай бұрын
Dalkee ? Labada magaalo waa laba kala dal ee waxbaro.
@Cabdiraxman..Gaalkacyo
@Cabdiraxman..Gaalkacyo 6 ай бұрын
@@sir__cmc Adeer aniga hargaysa iyo garowe magaalooyin dalkayga ku yaal baan u aqaan, moojadaa ka hadlaysid ma fahmayo ee waxaa aaminsan tahay gurigiina uga aadaan WBT 👋
@Shaydanwase
@Shaydanwase 6 ай бұрын
@@sir__cmc labadee dal?
@Cabdiqani-k5b
@Cabdiqani-k5b 6 ай бұрын
d​ayib saanad u fahmin ayaanaan annana ufahmin waxaad kahadlayso oo aanaan u aaminsanaynn waabana intaas kaliya @@Cabdiraxman..Gaalkacyo
@AbdikadirOsman241
@AbdikadirOsman241 5 ай бұрын
Ilaa iyo hada geedaha si fiican looma arko!
@Cici_mimi
@Cici_mimi 5 ай бұрын
Haddaa Rabto Inaad Aragto Waad arkin. Lakiin Haddii Aaddan Rabin Inaad Aragto arkimeeysid.
@zeinababdi5130
@zeinababdi5130 5 ай бұрын
Illahow dhulkas qurux da badan ad nasiisay naga dhig kuwa ku heshiiya o dhista somaaliya kuligeed ba wa dhul qaniya shisheeya no heshiiyay maahane
@bonfire7803
@bonfire7803 6 ай бұрын
Ma wax cusub baa mise waa video hore
@joketime5995
@joketime5995 6 ай бұрын
Haaye haaye haaaye 😂
@Xidigadahson
@Xidigadahson 6 ай бұрын
Walalayaal an dalkeena Somalia 🇸🇴 an ka dhicino cadowga kusoo duulay
@SayidSiciid-q2k
@SayidSiciid-q2k 6 ай бұрын
Ethopia waa walalehen iska sa da khiyaliga 😂😊
@Xidigadahson
@Xidigadahson 6 ай бұрын
@@SayidSiciid-q2k aniga lama hadlayo xabashida ee waxan la hadlayaa dadkeeyga soomaaliyeed an ka dhashay ee iga daa calaacalka
@Cabdiraxman..Gaalkacyo
@Cabdiraxman..Gaalkacyo 6 ай бұрын
​@@XidigadahsonBeesha caalamka iyo ethopiya yaysan ku maqlin , yaan quudka yarkaa lagaa jarane 😂
@Xidigadahson
@Xidigadahson 6 ай бұрын
@@Cabdiraxman..Gaalkacyo waxa aad shegeyso aniga maba aqane adiga lee yaqaan
@XayaatAbdi324
@XayaatAbdi324 6 ай бұрын
​@@Xidigadahsonmaanta galbeedka konfureed gobolka Mudug dagaal xoogan baa ka dhacay dad badan ku dhintay maa itoobiya iyo beesha calaamka ayaa ka danbeyay mise soomaali yaga baa isku cadow ah?? Bal nuu fasir nuu sharax arrintan.
@abdinasirabdullahi1037
@abdinasirabdullahi1037 6 ай бұрын
Hambalyo Dalsan
@abdihakem112
@abdihakem112 6 ай бұрын
500000 o geed xage lagu beeray
@AbdinaasirMaxamed-mb7kt
@AbdinaasirMaxamed-mb7kt 6 ай бұрын
M.a
@Ahmad17056
@Ahmad17056 6 ай бұрын
Laikn magaalada dhir kama muuqato
@SharmarkeIsmail-g4m
@SharmarkeIsmail-g4m 6 ай бұрын
Iskada 500 000 xita garwe 5000 o ged Kuma beerna wa magalo aaad dhirta iga aradan
@83587
@83587 6 ай бұрын
Garowe iska daaye Mugdisho xidaa 5000 geed kuma taal ee dadka geedadaha maxaa kudiray
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 6 ай бұрын
😁😁😁 Maaha mogdishu dhagtaa ka maqashay horta bal Soo eeg xamar guri geed ama labageed lahayn maba jiro xamar marka 5000 oo guri baa ku yaal 😂😂😂
@83587
@83587 6 ай бұрын
@@abdirisakmohamoud1772 marko ma Xamaraad iiga sheekeynee! Yes geetalaal wey lahan jirtay lkn hada geedihi waa lajaray oo indhahaa kuxanuunaa ee iska daa qabyaalad hadalka iyo faanka beentaa
@Sacaadamedia1
@Sacaadamedia1 6 ай бұрын
500,000 geed ma arage odaygu ma garanwaaguu beraa
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 5 ай бұрын
Maasha ALLAH ❤❤❤❤
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН
Qubanaha VOA
VOA Somali
Рет қаралды 230
Magaalo cusub oo casri oo laga dhisayo Puntland "Hormarka Soomaaliya
38:38
Ninkani magaalo ayuu ka dhex sameeyey Buurta
9:28
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 149 М.
Waxan Raadiyey Dahab - Gold mountains in the Horn of Africa
9:15
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 163 М.
MAXAAN KUSOO ARKAY BARAAWE?
16:19
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 113 М.