India hadaad tahay nin guur doon ah xafiis ayuunbaad iska xaadirinaysaa

  Рет қаралды 151,251

Hereri Media

Hereri Media

Күн бұрын

Kala Soco Hereri Media Barnaamijo & Warbixino Xiiso badan

Пікірлер: 612
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 Жыл бұрын
Sayid Ahmed xog fiican buu nasiiyay waana tagi waqti aay noqotaba Isha allaah.
@OBDRASHIID..OFFICIAL
@OBDRASHIID..OFFICIAL Жыл бұрын
lph meel aan kaala soo xiriiro iisheeg
@wacanoowanaagsan6166
@wacanoowanaagsan6166 Жыл бұрын
Hablahaa Burco ee gobta ah ayaan ku haystaa ama aan murano ama is qabanee Isku Diin, Dhaqan iyo Af aan is kaftan fahmayno Ubadkan meel igala aadayn. Alle ha barakeeyo Hablaha Soomaaliyeed
@abdiwahaabhassan5636
@abdiwahaabhassan5636 Жыл бұрын
Masha Allah wll gabdhaha soomaleyd waa muhuraan
@haboon180
@haboon180 Жыл бұрын
Somalidii hore ayaa dhayo lahayd, waxan imika dibadaha tegay waa calool, markaa indho iyo dhego ma laha. Hindidu waa dad la leeyahay gaal iyo Muslim. Wax ma diidi karaan, waxana ma dooni karaan. Somalidu waa juhalo.
@geeleisse4406
@geeleisse4406 Жыл бұрын
khadiijoyinka horta yaa wada bikro jabiyay😂
@abdirizakdaahir7882
@abdirizakdaahir7882 Жыл бұрын
​@@haboon180Dada fiican baa jira iskumid maaha dhamaantod
@aliabdigeedi1117
@aliabdigeedi1117 Жыл бұрын
waxaa la yidhi biyo beertaada ubaahan beerkale laguma baano😅
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 Жыл бұрын
Wariye Abdisalan Wax badan baan kafaa iidnay waxaan leeyahay thank you so much.
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
This is the most interesting and funny interview. It made me laugh till I cried. These two men are legends. Cajiib. It is time to visit India
@yahya-wadani
@yahya-wadani Жыл бұрын
The funniest part is when hereri said " after u marry the girl and take her home can you return her back to exchange" like she,s piece of furniture 😂😂
@abdikadirissack5486
@abdikadirissack5486 Жыл бұрын
😂 ur hungry
@mohamedmohamud9691
@mohamedmohamud9691 Жыл бұрын
Infact this guy has given us a very positive story of India particularly Abt Marriage. This is the perfect place to visit and look for a loving, caring, faithful, and understanding Muslimah I bet. In Sha Allah!!! These days most Men suffer from depression due to getting married to a wild woman and one may spend the rest of his life in stress for the rest of his life. I blv there is nothing more dangerous than stress.
@cismaancumar2189
@cismaancumar2189 Жыл бұрын
​@@yahya-wadanihi
@maxamuudkhadar558
@maxamuudkhadar558 Жыл бұрын
​@@abdikadirissack5486usbuuca danbe waan jooga meesha 🎉
@abuubakarhussein5345
@abuubakarhussein5345 Жыл бұрын
Wariyaha kaliya bulshada wax tar u leh somalida melkasto calamka ka jogta nala wadago xotoda iyo hormarkoda waxkasto wangsn dadka hormar u ah wali 180 kun le maraa kuwa aan uqalmin 1m be marayan bulasha wax tar u lahen somaliyay caqligiba dib ugu labta 1m garsino anagow nin jaclesi egenin ❤
@khadarfarah1562
@khadarfarah1562 Жыл бұрын
A salan hereri will appreciate your information 👍 ❤
@nadiirhassan65
@nadiirhassan65 Жыл бұрын
Guurka Islaamku inuu fududaado waa wax fiican lkn intaad guursato inaad dayacdo gabadhaa Muslimada ah waa Aakharo seeg.
@fadumokayton
@fadumokayton Жыл бұрын
waa iib caadi ah oo ma xoln so iibsanayaa mise gabar guursanayaa xidid iyo ehelkii quranka lgushegay ban marayaa subxanallah
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 Жыл бұрын
Aad iyo aad wlhi fadumo kayton wax nagara lawaah❤❤
@yassin-k5c
@yassin-k5c 20 күн бұрын
KA SOMALIDU WAA IIB IYO KIRO WADA SOCDA. WAAUO NAAGTA REEKOODU KAAMA DABAHADHAYAAN WAA KIRO.
@yassin-k5c
@yassin-k5c 20 күн бұрын
IIBKAA DHAAMA HALMAR AH WALIBA WAA RAQIIS. KA SOMALIYADU WAA QAALI
@mustafefarah1450
@mustafefarah1450 Жыл бұрын
Maansha Allah Waarun xataa aflaamta hindiga ah afka iskama dhuuqaan
@jamaalxuseen4518
@jamaalxuseen4518 Жыл бұрын
Soomalidu dhaqanbay leedahaye lkn qof aaydan isku dhaqan ahayn isma fahmikartaanba cid no dhaanta hablahayaga soomaaliyeed ma jirto from hargeisa somaliland
@kingahmed8839
@kingahmed8839 Жыл бұрын
Kuwaas rabaa
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
Caadi maahan 2 somalia.qabaa waa inaa soo seddexeeyaa oo ku soo kordhiyaa hindiyadd ABDISALAAN HERERI SHEEKO CAJIIB SXB. WELL DONE
@MouktarHassan-sh2gh
@MouktarHassan-sh2gh Жыл бұрын
Haa wlhi bro 3indi kadig
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
@@MouktarHassan-sh2gh 😀😃😄😁😆😆😅😅😅🤣😅
@maxamedadam6182
@maxamedadam6182 Жыл бұрын
Waar sxb hadaad 2 haysato anagu waxba ma hayno marka iska joog ayaan ku odhan lahaa meesha ha naga jaam garayne
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
@@maxamedadam6182 hindiya waa wadanka 2aad ee dunida ug dad badan 1.4025 billion after china . Way buuxaan oo tiraday ka bateen lakiin kuweena isku dhiig nahay nooga fiican sio maahan sxb
@ahmedhussein1774
@ahmedhussein1774 Жыл бұрын
Mansha allah🤲🤲🤲🤲🤲
@AbdulkadirKhalif-m5e
@AbdulkadirKhalif-m5e Жыл бұрын
34 Sano ayaan jiraa waligayna ma guursan, Waa inaan India 🇮🇳 ka wardoono .
@AhmedMohamed-zk9ud
@AhmedMohamed-zk9ud Жыл бұрын
Isku mid ayeynu bahay waa inaan aadaa meeshaa
@OLOLENTA
@OLOLENTA Жыл бұрын
Oo sxb wa qadar alle intaas mxa qabaneyseen ?
@DHAQANMAALONE
@DHAQANMAALONE Жыл бұрын
Waar iska joog taa aad la qabsatay ayaa laguu qaatee,34 sano halkaad ku maqnayd ku maqnow jaam hanala soo doonane 😂😂😂
@Ahmad17056
@Ahmad17056 Жыл бұрын
Geesi ba thy Qurux iyo jacayl baad heli
@ismacilabdirashid3243
@ismacilabdirashid3243 Жыл бұрын
Alhamdulilah 30 wali magarin xasna wan leyahay carurna wan leyahy alhamdulilah
@farta1774
@farta1774 Жыл бұрын
asc C/Salaam Hariri walaal aad baan kusalamayaa gabdhihiii SOOMALIYED qiimahoodi iyo dhaqan wanaagii lagu yiqiin waaba hilmaameen ragii waakuwa ku waashey Hindiya waad ku wareeraysan xiisahah kadib dhabta balsoo arka....
@_GlobalNomad
@_GlobalNomad Жыл бұрын
Mashallah
@genmejor8451
@genmejor8451 Жыл бұрын
Gabar hindiyad ah 1200$ ku guurso maxaa kafiican no more xaliimo kuuseey iyo 50kun meher ah😂
@calicabdi2252
@calicabdi2252 Жыл бұрын
Wlhi cabdisalaan waxn ogahay nin qaraabo aanahay oo UK 🇬🇧 degan oo qaba Gabar Hindi ah oo Muslim ah wlhi waa dumar Baari u ah ninkeeda xaqiiqo waye taasi
@Siciidjamaal-k6b
@Siciidjamaal-k6b Жыл бұрын
Wallee abdi salaam war baad sheegtay cajiiba saaxiibky oo hindi ah ayaan laxiriiri
@SaraAden-nl6vh
@SaraAden-nl6vh Жыл бұрын
😂😂😂😂
@Siciidjamaal-k6b
@Siciidjamaal-k6b Жыл бұрын
@@SaraAden-nl6vh hee xaliimo lakala dheeree orodna maaheee jhhhhh
@Shaaficihassan10
@Shaaficihassan10 Жыл бұрын
Maantaa igu dambaysa gabar soomaaliyeed jaaaw❎✅ Waa inaan ka wardoonaa qurbaha ka soo tagaaa.
@abdihassanaden2268
@abdihassanaden2268 Жыл бұрын
War cusub waa inan kawar dona india ruunahanti ❤❤
@abdihassanaden2268
@abdihassanaden2268 Жыл бұрын
Xafis magaacisa haa laso sheego😊
@adenkadra9683
@adenkadra9683 Жыл бұрын
Hablaha somaliyed ee dinta iyo xishudka Allh komaneystay aya kaqalisan
@abdiweli7269
@abdiweli7269 Жыл бұрын
Adiga heyso illa runta maheyside
@heman5389
@heman5389 Жыл бұрын
😅😅
@abdoshMo
@abdoshMo Жыл бұрын
11:36 😂😂😂😢😢😢😅😅😅 mixed feelings
@hodhare961
@hodhare961 Жыл бұрын
Armaan halkaa u guuraa 😳dumarka Soomaaliyeed ee aan ku jiro ee qaylada badan allow raggayaga naguastur Aamiin
@abdulfatahyusuf4077
@abdulfatahyusuf4077 Жыл бұрын
aamiin
@abdimuxumed2943
@abdimuxumed2943 Жыл бұрын
Idinko kale lama helayo hadaad iskadaysaan intayar ee Soo istaaga ah
@Maidaadan-e6l
@Maidaadan-e6l Жыл бұрын
Hariiri mhdsndi very intrest topic lkn shurudaha xulashada wan garay side dh. Midka. Waxbr. I'm liking maku jirta taloyinka cafimaad kahor gurka
@donomerali6225
@donomerali6225 Жыл бұрын
In sha allah wanu booqan
@nuurbaari3153
@nuurbaari3153 Жыл бұрын
Ma jirto sabab loo raadiyo guurka ajaanibta adigoo heli kara qof kugu dhaqan iyo af ah.
@sultanlife5385
@sultanlife5385 Жыл бұрын
Hindi iyo urkeeda xageen geenaya
@osmanibrahim3470
@osmanibrahim3470 Жыл бұрын
HALKAASAA BAY KA DILLAACDAY❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂 WEGER 😂😂😂😂
@axmedceebe4961
@axmedceebe4961 Жыл бұрын
Waaa dhibaato naf nool oo adigoo kale ah inaad celiso lacagi waa dhibaato 😢
@arafaatabdirahmaan6165
@arafaatabdirahmaan6165 Жыл бұрын
Waligay qof uu cabdisalaam waraysanayo ma daawan waayin waayo waxaan ogahay inuu muhiimyahay waraysigaasi. Wariye xulashada ku fiicanweeye wlahi
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
Naagaha somalidda Waa inee dhulka is dhigaan hadee kale nin Somali ma helaayaan
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 Жыл бұрын
😂😂😂
@queenmaryama9237
@queenmaryama9237 Жыл бұрын
Nin somaali maba rabno horay nosii naafa ducaan idinku darayna ader 😂
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 Жыл бұрын
@@queenmaryama9237 nimanka somalidu waa wada handicap wallahi waa dad aan koob shaaha soo karsan Karin oon wax qabsan Karin wallahi
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 Жыл бұрын
Wallee Anigoo inan Soomaaliyeed helaaya ayaan gabadh ajnebi naag moodin...!!!!!!!!.
@mohamedmusa1744
@mohamedmusa1744 Жыл бұрын
Anigoo gabdh Somalia ah oo ina adeertay ah joogto , waley iga tahay India 😅, xafiiska Horta magalade ku yaala bu yiri 😉😂
@subeydaabdi1013
@subeydaabdi1013 Жыл бұрын
Hayay ragaas gabdhaha malaiskaga daraa ayagoo caafimaad kooda labaarin ama gabdhohi labaarin malais la aqal galawa😢😢😢
@Am3n26
@Am3n26 Жыл бұрын
Kolay wala isbaraya for sure inabti
@shariifkhaliif980
@shariifkhaliif980 Жыл бұрын
very fani abdisalaan,isagaaba jaamacad wata
@abdiqanimohamoud2158
@abdiqanimohamoud2158 Жыл бұрын
Weligeedba way jirtey anigu reer Madras ayaan ahaa 1980s markaa magaalo kasta oo India ku taal waa caynkaa
@abdullqaadir8409
@abdullqaadir8409 Жыл бұрын
Hayy armee raggii India halkaan ka bilaawaan
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 Жыл бұрын
Maantay. Walalo wax baad sheegtay
@odowaboqore249
@odowaboqore249 10 ай бұрын
Heesbaa tidhaa hadaydaan wax nalaqaban ma rag qaarad kale jira ayuu noo qoray ilaahay mecnaheeduna waa gabdhaha somalida yaa guursana habalaha somaliyey
@awaarechannel1758
@awaarechannel1758 Жыл бұрын
Waa meel lagu jabay wallaahi waa un meel iska national auction ah calashaan xaraash ama addoonsi iyo ummad baahi lagaga faa'iidaysanayo. Cabdisalaan inaader fadlan waxyaabahan oo kale fadlan ha promote garaynin waa halise
@MultiZakaboy
@MultiZakaboy Жыл бұрын
Exactly. I mean waa arin wanaagsan in laga hadlo laakin in qosol qosol laga dhigo waa promotion. 17 waa caroor o isku af aheyn
@zakirboss143
@zakirboss143 Жыл бұрын
Ragga somalida ayaa xafiiskaa u baahan 😂😂😂😂😅
@mohamedbashierosoble113
@mohamedbashierosoble113 Жыл бұрын
Maashalaah, c.salaan herewith waa barnaamij aad u wanaagsa. Waxaan rabi lahaa xafiiskaan guurka ee HYDRABAD ku yaala addresskiisa iyo contactigooda. Aad baad u mahadsan tihiin
@OBDRASHIID..OFFICIAL
@OBDRASHIID..OFFICIAL Жыл бұрын
Sxb Meel aan kaala soo xiriiro iisheeg wn kubahanahy inan arimo kala hadlo
@ahmedAhmed-dk4iq
@ahmedAhmed-dk4iq Жыл бұрын
​@@OBDRASHIID..OFFICIALxafiiska numberkiisa ma haysaa
@AhmedAinan
@AhmedAinan Жыл бұрын
Waxaasi waa dulmi mar hadad reer dhisanayso waa inaad si sharaf iyo wanaag ah aad u martaa mida kale ha ka fikirin uun dareenkaga ee ku tasho ubadka iyo mustaqbalka oo yaanay noqon caruurtada hooyadood sidii neef sayladda laga soo iibsaday. waxa wanaagsan sida ugu qiimo badan ee aad awoodo marwadaadana u sharafa mutaqbalkana ubadkagu ay kaaga daydan inaad samayso.
@allahadoonkiisiiayaanahay27
@allahadoonkiisiiayaanahay27 Жыл бұрын
Aniga oo heli kara gabar somaliyeed mid kale ha kayaabin
@mohagurey2214
@mohagurey2214 Жыл бұрын
Wa dhulmi as per your small brain
@AbdisamadYasin
@AbdisamadYasin Жыл бұрын
Want haystaa lndia
@abdiweli7269
@abdiweli7269 Жыл бұрын
Inaad xaalufiso ayad rabtaa makteeda inaad sii khadimado adiga wada khaado sxb adunkan kii hore maha
@Zaak100
@Zaak100 Жыл бұрын
haweenka hindida waa haween wanaagsan oo karti leh
@GQ-sz2xn
@GQ-sz2xn Жыл бұрын
WALALHAY MEESHA WAN TAGAYA No child support no 911 No stress
@aliabdimohammed
@aliabdimohammed Жыл бұрын
Labar India rabaa gabar Ayaan karabaa yaa kala xiriir sxbow cabdiyow
@mohamedosman7544
@mohamedosman7544 Жыл бұрын
Xalimo Somali iyo dhebkeda wan kanasanena ar hindya igeya
@IbrahimAbdiAli-er6gg
@IbrahimAbdiAli-er6gg 7 ай бұрын
Mash
@geeleisse4406
@geeleisse4406 Жыл бұрын
walahi anaga dumar maheesano 😒 kuusey bikro ah arki meesid ! yaa wada bikro jabiyay😮
@omardafle3614
@omardafle3614 Жыл бұрын
Waar niyow habartaa maad connection noo soo samaaysid intaan xafiis Somaliland ka furto ayaan ragga Somalida ah dumarka aay doonayaan India uga dalbi lahaaye
@magacaygamaxamuud7253
@magacaygamaxamuud7253 Жыл бұрын
bbbbbbbbbbbb,fikir ganacsi durba ,kaadhkana 800$
@omardafle3614
@omardafle3614 Жыл бұрын
@@magacaygamaxamuud7253 haaye haaye🤣
@calicabdi2252
@calicabdi2252 Жыл бұрын
Wuxu ii sheegey ninkasi habeen asago daalan ayu shaqo ka yimid intii ay cashada ugu maqnayd ayu ku gam,ay kursigii uu fadhiyey wey u timid way aragty inuu xaajigeda hurdo yar galay wlhi ilaa uu kaso toosey koob biyo ah ayay la dul taagnayd m.a bal kwrn sow Raaliya maaha ruuxaasi
@omarabdi4989
@omarabdi4989 Жыл бұрын
O xageed ahyd ma hindia ninku ma somali bu aha
@yasinaden5100
@yasinaden5100 Жыл бұрын
Sadax sano baan india joogay, war gabdaha soomali halagursado. Isku lughad, daqan Manihin. Dinta iskumustawa manihin.ismanaqano.kalaqaarad baannahay.
@saladshaiye1710
@saladshaiye1710 Жыл бұрын
Nioo contact ga islanta dilaalka ah noosheeg
@axmedhurre8135
@axmedhurre8135 Жыл бұрын
Haye,haaye,media,cadi,salan,hereri
@alhamdulilaahalluakbar595
@alhamdulilaahalluakbar595 Жыл бұрын
Hello hablihii somaliada wax idin dhaama malaha ee hindi Ha no xayaysinin
@inamxmdsheekh1978
@inamxmdsheekh1978 Жыл бұрын
Waa ragg gabdhaha danyarta ka faaideysanaaya! Diiniyan hooyada xaq umalahan in ay gabadha maherka u goaamiso.
@danlayal5212
@danlayal5212 3 ай бұрын
20 sana jira malayga ogolanaya xafiiskas
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Very interesting 😂😂😂
@abdifatahmohamed6878
@abdifatahmohamed6878 10 ай бұрын
c\salaan wll soo raaci lambarka xafiiska adoo mahadsan.
@Abdulahialinour
@Abdulahialinour 10 ай бұрын
😂😂 😂 lagend
@yahyeahmed9783
@yahyeahmed9783 Жыл бұрын
Bas waaye waan socdaa
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Жыл бұрын
Waa meel hablihii Ku jabeen Ragii Soomaaliyeedna halkaas yaanis ayaa ooga muuqday
@Qadar-i6d
@Qadar-i6d Жыл бұрын
Cabdi salaan wa nin warvgaleen ah nin wayn wixi fican u arko wa inu tolka u shego cabdow warbixin na anfacaday bad keentay dhexda inan xidhano weye xalimo 10 kun aros 5 kun meher ayuto xag xagasho is cadayn qarash foqal aqli ah sahanka raga tagayow warka so badiya o na tilmaama
@cabdinaasirnuur7473
@cabdinaasirnuur7473 Жыл бұрын
Waa cajiib
@ibrahimalio6205
@ibrahimalio6205 10 ай бұрын
Hi please can we get contact details for this matter
@Home_is._home.4102
@Home_is._home.4102 Жыл бұрын
Waa wareey 😂❤
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
Walee Somali badan aa india tageeyso
@bokorahmedabdi3834
@bokorahmedabdi3834 Жыл бұрын
Addreska ma haysaaa
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow Жыл бұрын
Cajiiiiiib
@AbdifatahabdullahiJirde
@AbdifatahabdullahiJirde Жыл бұрын
Waa meel lagu badhaadhay waa in aan taga India
@yassin-k5c
@yassin-k5c 20 күн бұрын
KOLAYBA WAXA ISUGAAYA : GABAATI SOORYO YARAD DHIBAATO + AROOS ANIGU HINDIYADAAN RAADSANAYAA BALAAYO HA GUURSATO SOMALIYAD GABADHA SOMALIYADA AHBA WAA IIB WALIBA QAALI AH. WALIBA WAA KIRO BIL KASTA SOODIR LACAG.
@safarle9284
@safarle9284 Жыл бұрын
oo hadda reer xamarku aa wixii xunba sameeyo aa naga dhaadhicinee, waxa wax xumeeyaba waa dadka waqooyi ka yimaada, wlhi bad experience baan idiin hayaa,,..
@ustaadaadam
@ustaadaadam Жыл бұрын
War waan imaadeee igu xira ninkan kkkkkk cajiiib
@DHEXNIMOTV
@DHEXNIMOTV Жыл бұрын
Anaa u bahaan xafiiska
@AishaMohamed-lx5yp
@AishaMohamed-lx5yp Жыл бұрын
dabcan waa gabdha fuqarada meesha ugu hooseysa oo raba faqriga iney ka baxaan ee gabar reer dhaqan ka dhalatay Ama hooyadeed iyo Aabehed. noolyihiin. sahalkaas laguma helayo
@cabdikarimkhalif2162
@cabdikarimkhalif2162 Жыл бұрын
Gabdhahaasi waa raaliyo idinka ka raqiisan ka meherka wll is daji
@AishaMohamed-lx5yp
@AishaMohamed-lx5yp Жыл бұрын
@@cabdikarimkhalif2162 Anaga kama raqiisnin Adigaa raqiis ohoo wax qiima Ah lehen oo raadinayo naago faracadooda iyo nasabkooda Aadan ogeen gabdhaha somaliyeed wey ka buuxaan raalyooyin Ah ee Adigaa jecel naag Aad gumeysato cid kaaga soo daba hadleysana eysan. jirin
@saalimahmed9000
@saalimahmed9000 Жыл бұрын
Kkkkk heririyow ninka aad warsaneysaa ( waa nin cuqdad qaba wuxuu eedeynayaa dadka soomaalida koonfureed) , yuu ujeedaa koonfurta soomaaliya waxaa dagan ( dir, Daarood, hawiye, digil iyo mirifle, iyo qaar kale oo badan), nin xun koonfur iyo waqooyi iyo bari iyo galbeed ma kala laha, fadlan xadgudubka dadka aad warsaneysid ka jooji.
@Yaasiin1
@Yaasiin1 Жыл бұрын
Dee runtii somalida talyaangu gumaystay waa sida meel.kasta
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey Жыл бұрын
Nin aan dhulmarin dhaayo mlhn
@Bufle77
@Bufle77 Жыл бұрын
Hayeey Xaliimo
@dusefreefire1232
@dusefreefire1232 Жыл бұрын
War xafiiska ha layga caawiyo Adresse ka iyo meshan ugu hagaagi lahaa
@SeinabShucayb
@SeinabShucayb Жыл бұрын
😂😂😂
@dusefreefire1232
@dusefreefire1232 Жыл бұрын
@@SeinabShucayb saynabey wax i tilmaan quruxey
@ismailahmed7846
@ismailahmed7846 Жыл бұрын
mr hereri isoo diwaangali $11 waan kuu soo dirayaa 👍
@CabdicasiisMaxamuud-vy7dk
@CabdicasiisMaxamuud-vy7dk Жыл бұрын
adkaaty adkaaty🎉😂😂
@kingoftheworld8061
@kingoftheworld8061 Жыл бұрын
Masha Allah xafiskas awey?
@Siciid22
@Siciid22 Жыл бұрын
Sharfiba waa musalin❤😂
@Myhalimaworld
@Myhalimaworld Жыл бұрын
Meeshaasi timir baa-ku-jabtay. Duleyste aawey. Waar carara oo india taga.
@Akhyaar142
@Akhyaar142 Жыл бұрын
Qofku hdu niyada dacif kayhy waligis cuqdad, wax iska celi iyo yanlaga rayn ayu kujira dumarka somaliyedna sidasay ubaten adi cml qof horaybo cuqdad usi qabo side udhaqmaya???
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 Жыл бұрын
Kuwoodii bey lo gooyeen markasay kuwa kale ku socdan ilahay umadaa haka qabto subxanallaah 😢😢 imika ninkaasi hadlaya waraysiga bixinaya dadbuu buu maagay markasu naago iibinayaa
@barkhadhasan1870
@barkhadhasan1870 Жыл бұрын
​@@Aliinaliiban1780anigu nin wanagsan baan ahy mahi dulaste dumarka waan ixtiraamaa gabadh inay I dhaafan lagam yaabo passport waa Ireland 🇮🇪 inbdn baan rabay inan wax ka ogaado guurka hindad eel sheego waa wax wanagsan hdii ay xafiis leeyhin
@cabdiazizosmanmudanesanka777mu
@cabdiazizosmanmudanesanka777mu Жыл бұрын
War khayr leh buu sheegey
@mohamedosman7544
@mohamedosman7544 Жыл бұрын
Isaq iyo reer xamar nacibkoda maxa kalahaysto waxo kuleyahay nimanka xamar kayemado aya dumarka hindida kadhunta
@daahiradanhersi595
@daahiradanhersi595 Жыл бұрын
Reer burco iyo reer hargeisa wax walba oo xun reer koonfureed bay ku tilmaamaan
@Ahme_abdisak
@Ahme_abdisak Жыл бұрын
Nin aan dhul marin dhaaya la'a
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 Жыл бұрын
ADUUUNOw xaalkaa'pa
@7aydarus
@7aydarus Жыл бұрын
Waa line qabooow 😂
@OdayaOday-m5m
@OdayaOday-m5m Жыл бұрын
I am proud of Somali girls🎉❤
@muusakahin4135
@muusakahin4135 Жыл бұрын
Me go their for shipping alhamdu lilah
@Muslim-d9d
@Muslim-d9d Жыл бұрын
Naseem numberkeeda ii soo dir ha ii turjinto dhakhtar
@abdiqanisuleiman986
@abdiqanisuleiman986 Жыл бұрын
Maanta ayuun baad xal fiican keentay hereriyoow imikaan ticket goosanayaa
@cabdiaxmed3577
@cabdiaxmed3577 Жыл бұрын
Fary good kkkkkkkk❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maalimmohamedahmed3051
@maalimmohamedahmed3051 Жыл бұрын
ANIGU QALBIGAYGA IMA SIIN KARO INAAN GUURSADO AJNABI. GABDHAHA SOMALIDA AYAAN KU HAYSTAA. MAXAA YEELAY ISKUDHAQAN BAANU NAHAY. ALLAH WUXU IGU OGYHY GABDH SOMALI AH .
@xidigahobyogodan5156
@xidigahobyogodan5156 Жыл бұрын
🇮🇳 🇮🇳 Indian wa meel anba laqiyaasikarinba sababto ah dhaqankooda iyo sida ay ula dhaqman dadka xata Africa 🌍 way ka ixtiraambadanyihin
@xashicali9633
@xashicali9633 Жыл бұрын
India waadad fiican sax balse waabeen ninkaan wuxuu shegayo
@abdisalanfarah3106
@abdisalanfarah3106 Жыл бұрын
Weriyuhu af somali xumaa gabadha wa la iibiyey kan somaliaga koofurbeyka yimaadeen
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Hareri brother iso ogow bangaladesh nin ah hada gursan lacag miya bixin raga India lacag laga bixin films ku arkay qof tagay na wa I shegay
@ayubali6925
@ayubali6925 3 ай бұрын
9:00 hareeri suaal? Muhiim ah jawaabta 9:17 ilaayo 9:35 😢dadka koofurta ka imaaday ama xamar kaliya maxoo u sheegay mise dadka xamar ka imaaday miyaaa family ka bur buraaa’ waaka xumahay in @hareri adoo wariye caalami ah aa ujiibiso sheekada oo aadan kasoo bixin booska wariye caalami waaka xumahay wixii gaf ah ee loogu geestay dadka reer xamar ama koofurta soo sad wlhi
@fouziabdu1
@fouziabdu1 Жыл бұрын
Waba arin farxad le i will marry indian girl one day inshallh😃
@ShafkaCade-x5t
@ShafkaCade-x5t Жыл бұрын
Habaydarabaad bay ka shidan , 3 qodobba way kaga wacan yihiin naagaha hindigu kuwa soomaalida 1.way ka qiimo jaban yihiin 95% 2.way ka qurux badan yihiin 3.way ka aqoon badan yihiin.
@xadiyojamac5736
@xadiyojamac5736 Жыл бұрын
Qurux ma caddan ba u taan xaqiq somali ba ka qurux badan lkn inta kale wan kugu racay
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 Жыл бұрын
​@@xadiyojamac5736hindidu maba cada qali isdaji mida kale malaga yelaya inu wadankisa ukaxaysto hadu iswalo inta carurta iyo iyadaba laga reba laso turaya😂
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Жыл бұрын
Kjkk astaqfurullaah waa cajiibe
Sida Mohamoud oo kale weligaa diyaarad ma ka soo booday.
29:04
Players vs Corner Flags 🤯
00:28
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 68 МЛН
From Small To Giant Pop Corn #katebrush #funny #shorts
00:17
Kate Brush
Рет қаралды 70 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 12 МЛН
DEG DEG: Maxkamadeynta Sufyaan Taakeeye iyo eedeymo culus oo loo heysto.
22:28
Somali National Television
Рет қаралды 146 М.
Boqorkii feerka Mohamed Ali Kalaay Taariikhdiisa iyo Abdisalan Hereri
23:00
Abdisalaan Hereeri oo ka sheekeeyey noloshiisa iyo saaxiibadiisa
31:41
Sheekooyinkii ugu layaabka badnaa Iyo Ugaaska Angola
20:29
Hereri Media
Рет қаралды 128 М.
Dacwad iyo gar loo qabsaday Wariye Abdisalaan Hereri
19:23
Xogmaal Media
Рет қаралды 247 М.
Players vs Corner Flags 🤯
00:28
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 68 МЛН