Hibo Nuura & Cabdi Bacalwan | Liiban ku Waarto

  Рет қаралды 559,495

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

7 жыл бұрын

Subscribe if you want new videos in your subscription box/email
FACEBOOK - / caweyskadalmar
Google+ plus.google.com/u/0/b/1159220...
/ dalmar_d
/ dalmar
/ caweyskadalmar
Instagram / caweyskadalmar
TUMBLR / caweyskadalmar

Пікірлер: 95
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 3 жыл бұрын
Hooyo iyo gabdhaha iga waweyn ayaa ruwayadeed fiirsan jireen Ana wan iska fiirsan jirey Balse markaa waynaady ayaa ogaaday iney tahay ruwayaad xasuus Waqtigii caruurnimadeeda Alllah ha u naxariisto fanaanka bacalwaan mama hiba nuur Cimri dheer Allah haku siiyo😘😘
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 жыл бұрын
aamiin allaha u naxariisto🤲
@ahmednani1659
@ahmednani1659 2 жыл бұрын
Ayyy wliged kma xiso dhacyo
@maxamed-bulshaawiyaxyeiid8451
@maxamed-bulshaawiyaxyeiid8451 2 жыл бұрын
L
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 2 жыл бұрын
@@ahmednani1659 ❤
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Wada Jiree Nabad gala Allahayoow Inaga yeel Allahayoow Inaga yeel Boqorkii Qoobka ciyaarka AUN Bacalwaan raxmaanku haw naxariiso🤲
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@apdaleyousuf8297
@apdaleyousuf8297 Жыл бұрын
War manu noolayn bacalwaan
@shamsoaden3815
@shamsoaden3815 3 жыл бұрын
Hada ayuu geeriyooday allaha u naxariisto ameen bacalwaan
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@jannoomer7263
@jannoomer7263 Жыл бұрын
Caskoow nuur inaga oo ku wada nool Ilahay ha u naxariisto fanaanka hooyo hibona camal suuban iyo caafimaad taam ah
@worldtoday1331
@worldtoday1331 2 жыл бұрын
Heesaha ducooyinka, jacaylka, nasiibka, isfahamka iyo farxadaba wada kulmiya hees kamida weeyaan heestani😍😍😍😍
@misterniceguy67
@misterniceguy67 Жыл бұрын
I love Hiba Nura - more than others because she came to my uncle's (AUN Abdi Dhafuje) funaral 1981.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@Somfox1
@Somfox1 Жыл бұрын
Suugaantii Cajiibka ahayd ee Abwaan Maxamuud Tukaale Cismaan .. Allow ku naxariiso waxay ku jirtay Riwaayadii Hablayahow Hadmaad Guursan doontaan
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@ismailnageeye7836
@ismailnageeye7836 3 жыл бұрын
saaku geeriyoday 2020 bishi 12 illahow u danbi dhaaf abwan qaran🇸🇴😰🙏🏼💯
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamiin
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 жыл бұрын
Aamiin
@adnaanmohamad
@adnaanmohamad 3 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto cabdi cali bacalwaan oo maanta oo khamiis ah ku geeriyooday dalka jarmalka.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 5 жыл бұрын
My future wife Munooy nuur anaga oo kuwada nool.Iigu duceeya jaceylkayga in ilaah ii sahlo. Jaceyl cadow ma waayee
@theclassicman6730
@theclassicman6730 4 жыл бұрын
Allah haku sahlo sxb
@abdirahman_qaasaali7845
@abdirahman_qaasaali7845 3 жыл бұрын
Aamiin---------------Aamiin
@abdikadersalad9737
@abdikadersalad9737 3 жыл бұрын
Ilaahay haku sahlo ma heshay
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 жыл бұрын
Aamiin
@suhaybsass2375
@suhaybsass2375 3 жыл бұрын
Hada xalku waa se
@Keydka_Taariikhda
@Keydka_Taariikhda 2 ай бұрын
😢 Erayadii abwaan tukaale laxankii Cigaal
@hi-kj3ho
@hi-kj3ho Жыл бұрын
riwaayadaan iyo heesaheedaba kamadaalo hablayahow hadmaad guursan doontaa ciimridheer iyo caafimaad allaha siiyo intii dhimatayna allaha unaxariisto
@jimcaaleabdi9222
@jimcaaleabdi9222 3 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto cabdi cali bacalwaan Maanta ayuu kudhintay Germany
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@abdirahman_qaasaali7845
@abdirahman_qaasaali7845 3 жыл бұрын
msha allaah---------fanaaantii waawaynayd ee hippo nuur iyo-------- baclaan
@mohamouth6030
@mohamouth6030 3 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto bacalwaan 24/12/2020
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@booqortoyoogadenreercabdil7136
@booqortoyoogadenreercabdil7136 3 жыл бұрын
Ameen lakin maa ahan bacalwaaaan ee waa beeerdilacshe
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming Жыл бұрын
Waaa berdilaacshe eee mahaa cabdi cali bacalwaan
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Adeer Waa Ahun Cabdi Cali Bacalwaan
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad Жыл бұрын
Dad dadkeeni hore ahaayeen 🥹 bahada heesaha dhagaysta ilaahow na astur 10-04-2023 oo ku beegan 19 ramadaan 1:00Am habeenimo
@drdeklyrics3879
@drdeklyrics3879 3 жыл бұрын
INta DhaGayzanaysa 2021 Sidayda Liketa
@user-zp4ro4hq8z
@user-zp4ro4hq8z 4 жыл бұрын
Ala ha naxariisto abwaan maxamuud tukaale
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamiin
@fatushofficial2962
@fatushofficial2962 3 жыл бұрын
Ilaahow,,, ku,naxaristo,amiin yarabi 🤲😭,,,abwan,Iyo,fanankena,cabdi,ali,Bacalwan😭🤲
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@cqaniclahicabdicqaniclahic276
@cqaniclahicabdicqaniclahic276 3 жыл бұрын
T
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 Жыл бұрын
Waabarih lagender abdi ali bacalwaan fanaan qaran allah yaraxamah
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@boqorkahibada2986
@boqorkahibada2986 5 жыл бұрын
Good hobo nuura
@musbahfarah9219
@musbahfarah9219 5 жыл бұрын
amiiiin
@mahadbaxnaan7357
@mahadbaxnaan7357 7 жыл бұрын
Axyaaaaaa heeez
@trailerflix8264
@trailerflix8264 3 жыл бұрын
Cawa ayudhintay😭😭😭😭😭😭balwaan illahay hwnaxaristo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamiin
@ibrahimabdillahi6548
@ibrahimabdillahi6548 3 жыл бұрын
Alle haa u naxaristoo Bacalwan
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@hanadyare6899
@hanadyare6899 2 жыл бұрын
Allow ku naxariiso cabdi cali bacalwaan markii kowaad aan arko 2016kii Munchen Germany .xaflad ku kalanay adddunyo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming Жыл бұрын
Waaa berdilaacshe
@Irfo143
@Irfo143 3 жыл бұрын
Allow ku naxariiso😭😭
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@kaltuunxasandiini349
@kaltuunxasandiini349 3 жыл бұрын
Masha Allah riwaayadeedii baan in badan Kaxasuustaa
@ferdosashino3134
@ferdosashino3134 5 жыл бұрын
Waxay ka mid ahayd riwaayadii hablayohow hadmaad guursan doontaan waa fikradii xiniinya cade maxamuud tukaale
@muhumedmuhumed6208
@muhumedmuhumed6208 4 жыл бұрын
Do you have the data that was entertained? Please help me with the date.
@user-zp3st5oc3q
@user-zp3st5oc3q 2 жыл бұрын
Hibo caafimaad iyo cimri dheer ilaahayaw sii
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@saadiyaibrahim1832
@saadiyaibrahim1832 3 жыл бұрын
Inaa lilaah waina ileehi rajucun Allah u naxriisto yarabi fanaankeena cabdi cali
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@booqortoyoogadenreercabdil7136
@booqortoyoogadenreercabdil7136 3 жыл бұрын
Maa ahan bacalwaaan waa beerdilacshe
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming Жыл бұрын
Waa berdilaacshe
@mukhtarawad3826
@mukhtarawad3826 2 жыл бұрын
Soomaaliya Shacabka Guulwacan
@mukhtarawad3826
@mukhtarawad3826 2 жыл бұрын
Soomaaliya Oo Mida
@munestervlog4500
@munestervlog4500 4 жыл бұрын
Ax xusuusbaan idayn jacaylkii naftaydaay noolow
@booqortoyoogadenreercabdil7136
@booqortoyoogadenreercabdil7136 3 жыл бұрын
Maa ahan bacalwaan ee waa beerdilacshee Allah haku naxatistoo both of them
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Waa Bacalwan walaal. Aamin
@adamalsomali9341
@adamalsomali9341 3 жыл бұрын
Wll waa bacalwan isuma eeke seed isugu khaladay
@booqortoyoogadenreercabdil7136
@booqortoyoogadenreercabdil7136 3 жыл бұрын
@@adamalsomali9341 walal KZbin kuu qoor sado cali iyo beerdilacshee hees baaxsan waay isku eeyahin marku laa qadayoo sado lol Beerdilacshee waa awowgey Ayeyday iyo asaga waa isku hooyo isku Aabo lakin aniga waligay maan arkin anigo dhaalan buu dhiintaa
@adamalsomali9341
@adamalsomali9341 3 жыл бұрын
@@booqortoyoogadenreercabdil7136 HAA HAYE WLL
@cumarxaashicumarxaashi5713
@cumarxaashicumarxaashi5713 2 жыл бұрын
A u n aabe baacalwaan i yo maamo hibo halgamayaal soomaali weyn illaawi meyso halgankii aad usoo marteen jiritaanka umada somaliyed
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@fathiabdulahi6753
@fathiabdulahi6753 3 жыл бұрын
25/12/2020
@NajmaAmerica
@NajmaAmerica 3 жыл бұрын
Aun
@abdihakiim938
@abdihakiim938 3 жыл бұрын
Cidii markuu dhintay baadhay sidayda like iisaar alah ha unaxariisto
@aliabdirahman6553
@aliabdirahman6553 3 жыл бұрын
Allaha janatul fardawsa ka waraabiyo Aamiin
@abdiazizmohamed2655
@abdiazizmohamed2655 3 жыл бұрын
Hibo iyo cabdinaasir macalin diciid ayaa hore uwada qaadah markii cabdinaasir dhintay ayuu bacalwaan laqaaday oo riwaayadii halkii cabdinaasir ku matalay lkn codkii cabdinaasir keeni kari maayo alle hajsneeyo cabdinaasir macalin siciid xidigii waaberi
@adamalsomali9341
@adamalsomali9341 3 жыл бұрын
Cabdinaasir waa la dilay sababtuna waxa laga baqayay inay rag badani fanka ka baxan haduu sii noolado waayo codkisaa wax kale ahaa
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@adamalsomali9341 ale ha unaxariisto waxaan soo ogaadey in Cabdinaasir macalin siciid ahaa gabooye codna waa waaloo quudhi waayey
@dralkhaliijimahamud4709
@dralkhaliijimahamud4709 4 жыл бұрын
waaaw eeshcalaa hees
@bashirabdimohamed7040
@bashirabdimohamed7040 4 жыл бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
@khadroqalajo7440
@khadroqalajo7440 3 жыл бұрын
Dadki hore orjinal bay ahayeen No meykab
@adamalsomali9341
@adamalsomali9341 3 жыл бұрын
Waa runtaa saasa la raba
@rodajama7111
@rodajama7111 3 жыл бұрын
Aad baan labadiinaba idiin jeclahay sida aad u heestaan.
@Ak-nv9zn
@Ak-nv9zn Жыл бұрын
Yurubatagi masara wax kabaran kafalad sacudiya iga qaadi haqadan basabor hana iiguimaan efisi dhulka malaha
@hassanhussein4269
@hassanhussein4269 2 жыл бұрын
WAR WAA BEERDILAACSHE IYO HIBA NUURA BACALQAAN KULAHAA
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
ninkani waa Ahun Cabdi Cali Bacalwaan oo ku geeriyooday sanad ama sanad badh ka hor Germany. Waa kan Ahun beerdilaachse kzbin.info/www/bejne/n5PGhZ2jq7uViMU. FYI fanaaninta in badan baan ku daawaday riwayado laga bilaabo 1973
I wish I could change THIS fast! 🤣
00:33
America's Got Talent
Рет қаралды 101 МЛН
МАМА И STANDOFF 2 😳 !FAKE GUN! #shorts
00:34
INNA SERG
Рет қаралды 4,4 МЛН
Получилось у Вики?😂 #хабибка
00:14
ХАБИБ
Рет қаралды 7 МЛН
Hibo Nuura, waxay hore u nuurisay fanka Somalida, imikana Minneapolis
25:20
Hibo Nuura Laalays
4:16
Duul Media
Рет қаралды 3,7 МЛН
Hibo Nuura iyo Cabdi Cali Bacalwan | Soo Noqo Ado Nabada
3:55
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 3 МЛН
Heestii Dhoof caashaq magool iyo kuluc best qaraami
9:26
IRMAAN TUBE
Рет қаралды 360 М.
Heeso {Sahra Axmed, Jubba, Axmed Mooge {AHUN} Iyo Aamina C/laahi
10:38
Cabdi Cali Bacalwaan Iyo Hibo Nuura Maxamed 🔥Iyo Heesta "HAYE NABADE"
6:20
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 343 М.
Baxsano Daraadaa - Saado Ali Warsame iyo Baacalwaan
6:22
Mohamed Wardi
Рет қаралды 5 МЛН
Hibo Nuura & aun Cabdikhadar X  Laari | Gugeena Samadee | W Lyrics
8:19
Normal vs Psychopath vs Rich How to heal a cut on your finger ☝️❤️‍🩹
0:19
DESAFIO IMPOSSÍVEL! #trending
0:13
O Mundo da Ágata
Рет қаралды 12 МЛН
One Two Buckle My Shoes ! #spongebobexe #shorts
0:17
ANA Craft
Рет қаралды 8 МЛН
Мама хитрая😂​⁠​⁠@ladymilanapap4610
0:16
МишАня
Рет қаралды 1,6 МЛН