Hibo Nuura & aun Cabdikhadar X Laari | Gugeena Samadee | W Lyrics

  Рет қаралды 57,583

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

4 жыл бұрын

#caweyskadalmar #srtv #dhaanto
For all inquiries email dalmar46@gmail.com
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
somali music

Пікірлер: 23
@faraxcabdullahi1581
@faraxcabdullahi1581 2 ай бұрын
Mahan nageeye ee waa cabdiqadat xassan laari
@farxiyocabdinasirchannel
@farxiyocabdinasirchannel 4 жыл бұрын
Ish cala hees
@DalmarIdris
@DalmarIdris 22 күн бұрын
Eedo hibo cod macaana
@HalisTa..22
@HalisTa..22 2 ай бұрын
Asaagey oo golyaaya. Maxaan gooni joog aHaaday😭 I'm Mohamed gooni🙇‍♂️
@user-rl9tp7qo7g
@user-rl9tp7qo7g 9 ай бұрын
OF.Cabdi.khadar.x.laari.iyo.hibo.nuura.yaa.usheega.murugo.iyo.macaan.wa.riwayadii.aykujirtay
@abdulbarre8407
@abdulbarre8407 5 ай бұрын
Heestaan xusuus gooni ah ayey ii tahay. Markaan dugsiga sare ee 15 May ee Muqdisho imtixaankii ugu danbeeyey ku guulaystay ayaan kaligeey heestaan iyo dhawr xabo oo sanbuus ah isku casumay.
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 5 ай бұрын
Sannadkee ka qalin jebisay dugsiga 15 May?
@abdulbarre8407
@abdulbarre8407 5 ай бұрын
@@MohamedSharif-bn3rr 1989
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 5 ай бұрын
@@abdulbarre8407 nin yar ayaa tahay. Anniga waxaan ka baxay dugsiga sare 15 May sannadkii 1976dii. Waxan ahayn groupkii 2aad ee ka qalin jebiso 15 May
@zionistsisaahqiya1073
@zionistsisaahqiya1073 2 ай бұрын
Rip both of them ❤
@ifrahahmed8704
@ifrahahmed8704 Ай бұрын
Hibo nuura way nooshahay allah cimriga ha u dheereye
@fuaadmohumed9146
@fuaadmohumed9146 Ай бұрын
Waa erayadii abwaan Axmed saleeban bide riwaayadii murug iyo macaan Ee uu abwaan Axmed saleeban bide alifey 1973kii ilaa 1975kii geyiga soomaliyeed laga wada dhigay laxankii Cabdi khatar Xasan aun codkii hibo nuura iyo Cabdi khadar Xasan laare live ayaan ku Daawaday 1974kii hargeysa sinimo Oktober sidas ula socda dhalinta yaryar by Fuaad shibiin xogta fanka soomaliyeed
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Ай бұрын
Cinimo Oktober maxaan riwayad iyo filim ku daawaday, mashakilku wuxuu ahaa sidaad u dhex mareysid ciyaal liinka militeriga iyo geesh nacalatuallah, haduu afrta bas buux samaan. Waxaan ku daawaday riwayadii Aabahaay Ka Samrey Adiga. Kuwii ka danbeeyey waxaan ku daawaday Beerta Xoriyada iyo Tiyaatarka, cinaema oktober waxaa ka horeeyey geerishkii carabka ku xigay maktabada masaradi iyo National Cinema oo looga cararay suuliga oo u dhawaa stage ka. waayo waayo.
@kaahiyemedia8176
@kaahiyemedia8176 Ай бұрын
Still 2024
@user-qn5fi2ce9d
@user-qn5fi2ce9d 5 ай бұрын
Asc OK 👌
@abdifatahnageeye1806
@abdifatahnageeye1806 2 жыл бұрын
Waxas heesa waa codadki aun c/qaadir xasan nageeye iyo hibo maxamed Hudson (hibo nuura)
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Maya maya heestani waa Cabdikhadar Laari, iyad oo video baad KZbin ku jirta lakin ayna ku jirin Hibo Nuura
@abdifatahnageeye1806
@abdifatahnageeye1806 2 жыл бұрын
@@caweyskadalmar wan gartay lakin fananka hibo nuura laqadaya nageeye mahan miyaa
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
@@abdifatahnageeye1806 hees kale baa jirta oo isku magac yihiin oo wadani mar dhow baan soo galin
@abdifatahnageeye1806
@abdifatahnageeye1806 2 жыл бұрын
@@caweyskadalmar hayee sxp soo gali heeska wan ka sugayna
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
@@abdifatahnageeye1806 waa tan kzbin.info/www/bejne/rnaynYqeeNxleKs
jekey_Binti & C-Khadar
10:20
Jekey Jk
Рет қаралды 107 М.
Cabdikhadar Xasan Laari Iyo Faadumo Cabdilaahi Maandeeq 🔥 Iyo Heesta "WACAD"
11:57
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 100 МЛН
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 11 МЛН
Axmed Mooge aun, Xalimo Khalif Magool aun & Hibo Nuura Heestii Godadle
11:16
Cabdikhadar Xasan Laari Ahun | Heesta Gacaloy
5:24
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 12 М.
Hibo Nuura   Sidey tahay nafteyduye, lama socotid howlaha
4:52
SNTVLONDON
Рет қаралды 178 М.
AUN Saado Cali & Cabdi Baadil Heestii Ajal | With Lyrics |
5:51
Himilo Media
Рет қаралды 433 М.
Xasan Diiriye Faarax Iyo Hibo Nuura Maxamed 🔥Iyo Heesta "DHALANTEED"
6:00
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 2,9 МЛН
HEES | Rako | Hibo Nuura || Original + lyrics
6:09
MAADEYS
Рет қаралды 332 М.
Hibo Nuura iyo Cabdi Cali Bacalwan | Soo Noqo Ado Nabada
3:55
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 3 МЛН
КАКОЙ ЛОГОТИП ЛУЧШЕ? #Shorts #Глент
0:32
ГЛЕНТ
Рет қаралды 3,1 МЛН
Спровоцировала учителя из-за футболки 😳 #фильмы #сериалы
1:00
DixyFilms - Фильмы и сериалы
Рет қаралды 4,9 МЛН
Оказался НЕНУЖНЫМ и Его БРОСИЛИ🐶💀
0:38
ИССЛЕДОВАТЕЛЬ
Рет қаралды 1,8 МЛН
Incredible magic 🤯✨
0:53
America's Got Talent
Рет қаралды 46 МЛН
😆 @SantiOficialll @SantiFansshort @CAMILOAGUILLONN
0:15
Santi
Рет қаралды 8 МЛН
Did you believe it was real? #tiktok
0:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 49 МЛН