Cabdi Cali Bacalwaan Iyo Hibo Nuura Maxamed 🔥Iyo Heesta "HAYE NABADE"

  Рет қаралды 344,666

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Жыл бұрын

⭐Heestan Waxa Curinteeda Lahaa
A/ Yuusuf Maradoon AHN 1973
⭐Laxanka
U/ Cabdi Cali Bacalwaan AHN
- Music
1- G1 : U/ Siciid Xarawo
2- G2 : U/ C/qadir Lugay AHN
3- Violin 1 : U/ Saalax Qaasim
4- Violin 2 : U/ Xuseen Bajuni AHN
5- Fisamonica : U/ Cali Fayruus AHN
6- Batari : U/ aweys goobe AHN
7- Bonge : U/ Moorgan AHN
8- Clarinet : U/ C/qadir Cigaal AHN
9- Sax : U/ Axmed Aamito AHN

Пікірлер: 27
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 9 күн бұрын
Allaha unaxristo abwaan yuusuuf iyo cabdi cali bacalwaan 😢
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar Жыл бұрын
Waa Erayadii Yuusuf maradoon Allow kuu Naxariiso Waayo waayihii wacnaayoow aad baan kuu salaamay sxb guuleeyso
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 Жыл бұрын
WAAYO WAAYIHII WACNAA Fadlna tacsiyade Cumar Xasan Rooraaye geeriyooda
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Allah ha unaxaristo cumar xasan rooraaye
@cayuuniqurux6318
@cayuuniqurux6318 Жыл бұрын
heestan waxaan xasustaa ok dhageysan jiray 2010 xili xaladuhu igu adkayen oo nin aad iga weyn laigu qasbay 😢😢 markasban oyi jiray sona xasusan jiray mid igu lod ahaa oo aaad u jeclaa alla maxaan oyay waliba si dadban iyo si tos ahba 13 sano kadib waxaan heysta reer aan ku farax sanahy iyo ninaan jcly alx lkn wax bdn waa soo oyay qalbiga isoo jabay mugdi ku nolaa slh ax😢😢😢😢 marku fananku lee yayhay anigo hoyad aho hoygeygi jogan mel aanan leyga heyn ban hurdo sexan wayaa 😢😢 markasaan haweyay nafta kuu hibeyaa markasaan xalimay nafta kuu hibeyaa 😢😢😢 wax waa soo maray wlh
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 11 ай бұрын
Sorry abayo hadaa ka soo baxday noloshaas adkeed waa alx reeekada Allah haku barakeeyo❤
@xasanmahdiaraye1027
@xasanmahdiaraye1027 10 ай бұрын
Alx
@KawsarAbdulahi
@KawsarAbdulahi 8 ай бұрын
😢dhibaatadu inuu Ninka wayn yahay maahayn ee dorasho la’aanta ayay ahayd 20 baan jiraa 50 ayuuna jiraa sidaan ugu qanacsanahay ugu faraxsanahay ma malayn kartid mar dhaw wan is guursan rabnaa Allah haygu beego Intaan wax soo shukaansaday qof u dhigma ma arag Ilaahay iguma keenee dad badan wan u goyn karaa dartiis
@adnankafi4035
@adnankafi4035 Жыл бұрын
Hees cajiib ah ,thanks 26.04.2023❤
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Allah ha unaxaristo bacalwaan
@A.A.E93
@A.A.E93 Жыл бұрын
AUN. CABDI CALI BACALWAAN. Muxuu heeso qiimo leh noo qaaday.
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia Жыл бұрын
Hees aan in badan raadinyaay ango 9 jir ah aya canjal ka dhagestay waga ila hada wa raadinay lkn manta arkay thanks for your service waayo waayo
@GulledabshirMaallin-le8cr
@GulledabshirMaallin-le8cr 2 ай бұрын
Waa heestii oogu qiimo badnayd abid in ta aan soo marsy heeso jacayl ah
@caraayecali5449
@caraayecali5449 Жыл бұрын
Bacalwaan allaah u naxariisto hibane cimriga allaah u hagaajiyo
@alisaid2008
@alisaid2008 7 ай бұрын
Mirihii yuusuf maradoon laxankii c.c.bacalwaan iyo hibo nuura
@abdisheikh8042
@abdisheikh8042 Жыл бұрын
Asc Adeer waxaan kaa codsaneynaa in aad Nosoo gudbiso taariikhdii iyo waayihii Al Fannaan Cumar Xassan rooraaye aadaan idiin jecelahay idiinna taageeraa Bahda waaya waayahii wacnaa ilaahey haydin xafido inshaa allaah
@bisharjama8864
@bisharjama8864 8 ай бұрын
erayada abwan yusuf maradoon laxanka cabdi cali bacalwan codadka bacalwan iyo hiba nuura
@JabriilCaliibraahim
@JabriilCaliibraahim 10 ай бұрын
Cabdi cali bacalwn haba
@GulledabshirMaallin-le8cr
@GulledabshirMaallin-le8cr 2 ай бұрын
Haa iyo anoon maya haatan ku odhanayn
@saacidfaaraxsiciid6115
@saacidfaaraxsiciid6115 Жыл бұрын
Waa Riwaayaddii "Rafaadka Jaceylka" Hees kalaa ku jirtay oo hayd ~Maraan xaleysto Ruuneey Reeraha bar seexdeen. Heeso kale 4 ama 3 oo Riwaayaddaan ku jiray wax ma iiga sheegi karta?
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 Жыл бұрын
Ereyada yaaley sxb
@odayqaraami2165
@odayqaraami2165 Жыл бұрын
@@mahaddirirgeesood9556 Yuusif maradoon cali aun
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 Жыл бұрын
@@odayqaraami2165 mahadsanid sxb
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 Жыл бұрын
Sxb Yusuf maradoon gobolkee kasoo jeede
@odayqaraami2165
@odayqaraami2165 Жыл бұрын
@@mahaddirirgeesood9556 Ree ksimaayo ayuu ahaa allha u naxariisto
@XassanMacalin-vi4bn
@XassanMacalin-vi4bn 4 ай бұрын
Cccccc
Cabdi Cali Bacalwaan Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥Iyo Heesta "NABAD GELYO"
9:03
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 663 М.
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
PANDA BOI
Рет қаралды 24 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 22 МЛН
OMG🤪 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:50
Potapova_blog
Рет қаралды 18 МЛН
Hibo Nuura & aun Cabdikhadar X  Laari | Gugeena Samadee | W Lyrics
8:19
HEREERI IYO GERMANY - WARAYSI GAAR AH fanaan BACLAWAAN
33:08
Universal Somali TV
Рет қаралды 251 М.
Maxamed Mooge iyo Hibo Nuura - Babaygii jamaame lyrics
14:28
Rageedii™
Рет қаралды 781 М.
Cabdi Cali Bacalwaan Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥Iyo Heesta "GUURKA HA CEEBEYN"
7:11
Amina cabdilaahi hees (waligeed aduunyada) lyrics
7:45
Fanka Somalida
Рет қаралды 1,1 МЛН
Axmed Mooge Liibaan Iyo Xaliima Cabdi Afweyn 🔥Iyo Heesta "Cagta Saar Wadada"
5:34
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,8 МЛН
КАКОЙ ЛОГОТИП ЛУЧШЕ? #Shorts #Глент
0:32
ГЛЕНТ
Рет қаралды 3,1 МЛН
Многие думали что Фёдору конец!
1:00
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 2,2 МЛН
Нажимай выше ☝️☝️☝️ #а4 #глент #риви #viral
0:36
Как меняются люди
Рет қаралды 3,3 МЛН