Khadra Daahir Cige | Mahiigaan | SomaliSwiss.net

  Рет қаралды 2,429,792

SomaliSwiss

SomaliSwiss

16 жыл бұрын

Khadra Daahir Cige - Mahiigaan - SomaliSwisstv.com
Song Name: Mahiigaan
Song Writer: Abwaan Mustafe Sh. Cilmi
Artist: Khadra Dahir Cige
Music by: Hobolada Waaberi
#SUBSCRIBE #SOMALISWISS

Пікірлер: 933
@apdiazizmaarka3423
@apdiazizmaarka3423 2 жыл бұрын
Khadro daahir cige Ilaahay hakuu naxariisto maamo Quluubtayada ayaad ku nooshahay 2/07/2022 10:00PM Waa xiligay Geeriyootay anna aan commentigan qorayo 😭😭😭🤲🤲
@libanfidow6496
@libanfidow6496 2 жыл бұрын
Bisha iska sax waa,bishii 2/7/2022
@queenzuzan3307
@queenzuzan3307 2 жыл бұрын
Ilhay naxaristii jano ah ka warabiyo 🤲🤲marxumda🥺🥺 Markii igu horeysay argtidad muqulkeeda IO hees codka qurux leh❤
@umaymaaxmed8880
@umaymaaxmed8880 2 жыл бұрын
Caawa waa habEebkii ay geeriyootay marxuumadu alle ha u naxariiztee 2/722 axad 10:00
@laylaahmed1937
@laylaahmed1937 2 жыл бұрын
@@libanfidow6496 waisla meshi lee jahilyahow 😏
@HamzaHamza-vd3ik
@HamzaHamza-vd3ik 2 жыл бұрын
ALLAH HA u NAXARIISTO AAMIIN. Murugaa dareemayaa
@hamsedaher930
@hamsedaher930 6 жыл бұрын
Wow xalay oo dambaysay ayan kula cawaynay xarunta dhaqanka ee hargeisa maamo khadra daahir cige Cabdi qays Maxamed aadan dacar Cumar xasan rooraaye Aadan tarabi Xadi Muuse cali faruur Maxamed xasan cali waji Old is gold ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdirahmanwehliye368
@abdirahmanwehliye368 Жыл бұрын
wad iga nasiib badantahy sxp halyeeyadan fanka soomaliyeed midna ma arag anigu
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 3 жыл бұрын
Cajiib wxn ka helay gabadha xaga dambe fadhisa sida quruxda bdn ee ay hesta ula qadayso Old is gold🥺✌
@ahmedabdinasir9091
@ahmedabdinasir9091 2 жыл бұрын
Mel fog bad wax ka argte legend ba tahay lkn ayeeyo wye hada qoftas hadayba noshay sxp hh
@Hodan_lilly
@Hodan_lilly 2 жыл бұрын
Hada malaha waa 50 years old
@Hana-997
@Hana-997 2 жыл бұрын
@@ahmedabdinasir9091 this was in 2001 in Djibouti 21 years ago, the young lady singing with her must be in her 20's so now in her 40's
@Hana-997
@Hana-997 2 жыл бұрын
Wa showgiiu danbeeyey ay fanka kaga baxdey Khadra Daahir.
@ahmedabdinasir9091
@ahmedabdinasir9091 2 жыл бұрын
@@Hana-997 if she still a live she still becomes ayeeyo in her 40-50 ages and thanks for the detail info🙏🤩🤝
@mgeesi9252
@mgeesi9252 11 ай бұрын
Erayadii Abwaan Mustaf Sheekh Cilmi Codkii Allaha unaxariisto Khadra Dahir Cige❤
@footballer9117
@footballer9117 2 жыл бұрын
Caawa ayay dhimatay Murxuumad fanaanad Maamo Khadra daahir cige 02/07/2022 alle haw naxariisto usoo ducee wll fadlan 😭😭🤲
@yonishassan4131
@yonishassan4131 7 жыл бұрын
Waxey kasoo maaxden erayadaas cabbirka saxda u ah mutida Somalida Abwam Mustafe Sheikh cilmi Waxan Qadaya Khadra Dahir Hoyada jecelka iyo codka Waana mid kamid ah heesaha ugu macaan Somaliga
@shucaybmohamed4117
@shucaybmohamed4117 4 жыл бұрын
Waqti mursal faladagan iyo fartuun balbalarka ay soomali fanaanin u yihiin ayaa dawanayaa like isaar wll hadaa soo 2020!!!
@sabrinaabo5679
@sabrinaabo5679 3 жыл бұрын
Ifof
@idilabdilahi8973
@idilabdilahi8973 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhh
@munacisman5891
@munacisman5891 3 жыл бұрын
Labada fanaan laanta ino dhaantaa 🤣
@ayaanlecabdixirsicabdixies5714
@ayaanlecabdixirsicabdixies5714 3 жыл бұрын
asaamacakumm
@queenofmavia6090
@queenofmavia6090 3 жыл бұрын
Socdaal baso baxay😂😂😂😂
@sacadcabdi4431
@sacadcabdi4431 5 жыл бұрын
wixiii iga danbeeya love isaara inaaderayaal 7/april/2019 AxaD 10:11
@sharmakejibril1300
@sharmakejibril1300 6 жыл бұрын
19/1/2018 wixii iga danbeeyo dhan like i saara aabihiin cunee😂
@mahagmanav8366
@mahagmanav8366 5 жыл бұрын
Wakuusaray abahaa cune
@maxamudcabdicarusu9631
@maxamudcabdicarusu9631 5 жыл бұрын
Sharmake Jibril dislike ayaan kuu saaray
@wardacabdi9703
@wardacabdi9703 5 жыл бұрын
24/01/2019 Thursday Harygsa
@waayoarag2615
@waayoarag2615 5 жыл бұрын
1 may 2019
@ummuamaar3627
@ummuamaar3627 5 жыл бұрын
26.7.2019
@alimadhin1738
@alimadhin1738 11 ай бұрын
Cawa waxan jaclaystay in aan xasuus reeb goobtu hargeisa saacdu 12:41bm tasriikhtu 29/7/2023
@khadaryaasiincaliverrti5101
@khadaryaasiincaliverrti5101 2 жыл бұрын
Xabaaaley maxd dad qaptah.mama khadrH dahir cige mid kamida famaanintan ugu jeclaa illlhy naxriiztii hakugu deeqo🥲😪😪😭❤
@mukhtarbaadil
@mukhtarbaadil 4 жыл бұрын
Qofka xanuunkiisa la garan waayo laba heesood oo khadra ah ayaa loo qoraa cusbitaalkayga😍
@jamilamuse9362
@jamilamuse9362 3 жыл бұрын
😂😂😂😂
@hoodoayaanle5447
@hoodoayaanle5447 3 жыл бұрын
Loool
@wardimuse3428
@wardimuse3428 3 жыл бұрын
@@jamilamuse9362 t
@munamowlid2823
@munamowlid2823 3 жыл бұрын
hhhhh
@jamaal_cademaazim1487
@jamaal_cademaazim1487 3 жыл бұрын
Kkkkkkķkkk
@Somadam11
@Somadam11 13 жыл бұрын
hadii tartan laqado anigu waxan oran laha Khadra waa No. 1 boqorada fanka somaliya viiiiva Cige....love you
@mukhtardayib5430
@mukhtardayib5430 6 жыл бұрын
05/june 2020❤ Wxii Iga danpeeYa Iga war Haya😁😊😴❤
@fuaadamaan2621
@fuaadamaan2621 3 жыл бұрын
WAA EREYADII MUSTAFE CILMI LAXANKII SAALAX QAASIN CODKII KHADRA DAAHIR
@abdiconner5023
@abdiconner5023 Жыл бұрын
Somali markey Somali ahayd inta aysan ciida afka lagelin.
@muhanadahmed7341
@muhanadahmed7341 4 жыл бұрын
Walhi xasuus dhere bey heestan noloshyda ku ledahay 😭😭😭😭 2008 ban so xasuustay
@munamowlid2823
@munamowlid2823 3 жыл бұрын
o bariga ma jacayl ba ku hayay lol
@queenofmavia6090
@queenofmavia6090 3 жыл бұрын
@@munamowlid2823 😂😂😂😂😂
@abdimalikyussuf5972
@abdimalikyussuf5972 2 жыл бұрын
2003 ano yar aa laigu yaryaraa
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii mustafe sh cilmi laxanka s.qaasim codka khadra daahir cige
@hal-abuurdhajacjimcaale5590
@hal-abuurdhajacjimcaale5590 Жыл бұрын
Aun Khadra Daahir cige. My favourite female singer of all time. Yaa heeso wada dareen ah qaaday!😔❤
@amalowpr
@amalowpr 4 жыл бұрын
Wlh heestaan margaan dhageysto waxaan iisuurta galin baa niyadeyda sogasho waana helaa cawa waa ramadaan Allah waxaan katugaa waxan jeclahy Allah inoo isiiyo amiin
@jamakahmed871
@jamakahmed871 3 жыл бұрын
2/4/2021 saacadu waxay. Tahay 02:10 Habeenimo Alle Cuudka Iyo Cimriga Ha U Barakeeyo Khadra Daahir Cige
@amiiryare3067
@amiiryare3067 7 жыл бұрын
Yaa Ila Daawanaya Ilaa Hadda Heestan 2017 ismuuji halkan ... Maamo Khadra❤
@abdirashidnourali6606
@abdirashidnourali6606 7 жыл бұрын
Amiir Yare me,freimd
@mohamedjaamc1372
@mohamedjaamc1372 7 жыл бұрын
Amiir Yare anaa kula dawanaya bro ur maam khadro daahir
@HIDDAHAOFFICIAL4220
@HIDDAHAOFFICIAL4220 7 жыл бұрын
Amiir Yare 2017
@HIDDAHAOFFICIAL4220
@HIDDAHAOFFICIAL4220 7 жыл бұрын
Amiir Yare heesahani ma duugobaan zhp waxaan ku tusay 2030 iyado la daawado
@hb3720
@hb3720 7 жыл бұрын
Amiir Yare 👍
@caliaadan8055
@caliaadan8055 2 жыл бұрын
ALLE Ha u naxariista Awa waa meyd 2/7/2022. Saacado ka hor geeriyootay .Hargesia ku geeriyootay..Hdii aa xligaan ka dip argtay qoralkan pls u DuceeYa. 😭
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 3 жыл бұрын
Ma maqanahay majooga Ma miyir kacay ma nagi yahay Mamo khara daahir cige legend 🙌 👏 ❤ dadkii jacaylka 2020 🥰😍🤩
@abdikaadirbukut8749
@abdikaadirbukut8749 3 жыл бұрын
2021 wali kama daalin xasuustii heesta ma hiigaan Khadra dahir cige ❤❤💯 inta ila socoto 👉
@abdirahmanruuzhka2474
@abdirahmanruuzhka2474 2 жыл бұрын
Still 20/8/2021 Hargeisa alle ha u naxariste😓
@mohammedh1120
@mohammedh1120 4 жыл бұрын
Waa Erayadii Abwaan Mustafe sheikh cilmi Sidaas ogaada dhalinyarooy
@mohayasin3233
@mohayasin3233 3 жыл бұрын
22 July 2021 waxee iga dabeya love sar
@Hamdaudug
@Hamdaudug Жыл бұрын
Allahayow mar ii sahal muraadkeyga ii yeel aamin🥹alle ha u naxariisto mamo khadra daahir😢🤲
@AbdiFatah-bu4hg
@AbdiFatah-bu4hg 2 ай бұрын
😥
@AbdiFatah-bu4hg
@AbdiFatah-bu4hg 2 ай бұрын
😢
@aadanhasan9850
@aadanhasan9850 3 жыл бұрын
08/04/2021 Gabar ayaan ka fikiriyaa oo aan saaid ugu helay
@yahyaabdirahman5122
@yahyaabdirahman5122 2 жыл бұрын
Jaceelkii oo qof ah waa khadra Dahir. Dhalinyarta maanta jooga yaan u sheegayaa...qisiyoonkii jaceel ee barisamadkii somali soo maray khadra dahir ka koow bay aheed. Dadka hada jooga ilama aha miraha heesta in ay dhugan karaan
@mustafeiidmuuse967
@mustafeiidmuuse967 8 күн бұрын
😢😢😢 Ax yaa Cod Khadra daahir Cige Allah yarxam 😢😢 2024 ,1 luulyo😢
@aidarusabdulkadirkhalif3193
@aidarusabdulkadirkhalif3193 3 жыл бұрын
1/lulyo/2021 yaa daawanaya maalinta xoriyada 🇸🇴
@abdi-asiislaaskood3212
@abdi-asiislaaskood3212 3 жыл бұрын
Dhab ahaantii qofkii jaceyl hayo ayaa dareemin bsso 22/5/2021
@zultanadke4154
@zultanadke4154 3 жыл бұрын
Liwax wan kuLa socda
@hafzayusuf5168
@hafzayusuf5168 2 жыл бұрын
Quruxdii fanka way galbtay khadradi aynu jeclayn way ina macasalamysay. Godka ku lad naxariista Eebe idimka rabbi. 02/07/2022 Sabti. Caasiamda somaliland hargeisa ayya ku dhimaty.
@korneylmohamed2579
@korneylmohamed2579 2 жыл бұрын
Allow muradkeeda jano ka dhig 😭
@asalhargaysawi5999
@asalhargaysawi5999 Жыл бұрын
After 14years allx inti dhimatay alle ha unaxariisto inta xanunsan alle ha caafiyo inta cafimad qabta alle ha u siyadiyo fananad an aad ujecla allow ku naxariiso
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 жыл бұрын
Inta murugo ciil Cashaqaygu Madiyahay Allaw nafba nafti ay rali Katahay U Daaa Ama Usoo dhawee Khadra daahir Cige. Hooyada Jacaylka
@abdulahiwarsame7670
@abdulahiwarsame7670 4 жыл бұрын
Qq
@adaansalebaan1327
@adaansalebaan1327 4 жыл бұрын
Amien wllo qlli
@hoodoayaanle5447
@hoodoayaanle5447 3 жыл бұрын
Ameen
@biijeyabdi6880
@biijeyabdi6880 3 жыл бұрын
Sahrojamac
@xaliimotom9158
@xaliimotom9158 3 жыл бұрын
2021 /1/16 Sabti 4:40 pm Fan waa fankii hore
@yaxyecaano5100
@yaxyecaano5100 2 жыл бұрын
Eedaday macaan Khadra daahir cige alle hakuu naxariiso eedo . Heestan yaa dhagaysanaya intii ay dhimatay kadib farta taag
@hantiileabdi6882
@hantiileabdi6882 2 жыл бұрын
Alloow kuu naxariiso maamo khadro 2july bay hargeysa ku naf weyday alloow ku naxariiso maamo😭
@kaahinaxmed248
@kaahinaxmed248 9 жыл бұрын
dad waa dadkii hore hadalna waa intay dheheen
@indyclips7537
@indyclips7537 6 жыл бұрын
Kaahin Axmed "samanka aan hada joogno waa lagi daatey"
@mohamedosman8405
@mohamedosman8405 4 жыл бұрын
2020 qofkii daawanayo like iisaaro
@mohamudismael1046
@mohamudismael1046 4 жыл бұрын
Mohaa kofia...jd😂😂😂
@sultanabdirahim4045
@sultanabdirahim4045 7 жыл бұрын
wow hooyadii fananka khadra dahir ciige mahiigan jaceyl baan dhax muquurayaa
@munam.a5179
@munam.a5179 5 жыл бұрын
Still watching 2019 wixii ila dhagaysta dhagaysi wacan from jaarka khadra Dahir ♥️👑
@sweetynimco8783
@sweetynimco8783 3 жыл бұрын
Ma maqanay ma joga alllahuw mar isahal muradkyga fuli anigu heesta jacayl uma dhagaysnyo wxn u dhaagusnya xlaad adun😥illlahy qof walba muradkisa haw fuliyo
@yonezcrown
@yonezcrown 3 жыл бұрын
2021, April 26 Ramadan 13 7:10 Jawi Roob
@yonezcrown
@yonezcrown 2 жыл бұрын
2022- 6- 24- 4:12 Habeenimo Jimce Sabti soo galayso
@maazimebrahim708
@maazimebrahim708 2 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto Khadra Dahir Cige cawa oo bishu kusugantahay 2july 2022 oo geeri deedi ku beegantahay waxan somali maxamed ka codsanaya qof walbo qoralkayga akhriya inu duco ureebo 🥹🤲
@qalbijabiye1694
@qalbijabiye1694 3 жыл бұрын
Sanad walba hal mar ayaan dhagaystaa khadra dahir wax kale💔👏
@quruxleyx5969
@quruxleyx5969 2 жыл бұрын
Caawa ayay dhimatay khadra dahir cige ilhow ku naxariso Hooyo 🥺🥺💔 Haben axad ah 3/July bishi 7aad 2022
@zakariaabdiaden6832
@zakariaabdiaden6832 3 жыл бұрын
28 12 2020 🦻👂 caashaqaygu maddi yahy 😥
@khadarmoxmed.4906
@khadarmoxmed.4906 2 жыл бұрын
Caawa ayaan maqlay inay Hargeisa ku geeryotay alle Hawnaxariisto.
@mihiimibraahim
@mihiimibraahim 2 жыл бұрын
Alle haw naxariisto khadra daahir fananad fanka somalida Tiir dhexaad u ah bay ahayd 😭😭
@muxiyadiinkhadarahmedqoran81
@muxiyadiinkhadarahmedqoran81 2 жыл бұрын
🎶Mahiigaan jacayl ba dhex makhuurayaa 🎹 💞KHADRA DAAHIR CIGE EDO EDO AMAZING BEAUTIFUL VOICE LENGERD KA JACAYLKU HAYO AYUUN BAA DHAGAYSATA HEESAHA JACAYL KAA❤❤
@haboooncabdi6323
@haboooncabdi6323 4 жыл бұрын
5 /5/2020 heestan ayaan dhagaysanayaa waliba ano jacayl la liita😭💖
@magandeka.3713
@magandeka.3713 4 жыл бұрын
Allaha ku fududeyo!
@abdimalikyussuf5972
@abdimalikyussuf5972 2 жыл бұрын
Come here 2021
@amiinbabaa3854
@amiinbabaa3854 3 жыл бұрын
Wlhi xasuus hore ayan galay ala jacaylaw dhib badanidaa wax la jeclaado maha dumarku khiyaamo badnaan allahaw mar ii sahal
@hoodomahamud6939
@hoodomahamud6939 3 жыл бұрын
2021 yaa dawanaya
@user-xg3zl8iq6c
@user-xg3zl8iq6c 2 жыл бұрын
Masha Allaah gabadha dadka daawanawo kamid ah sida habsamida u la qaadeyso iyo akshankeeda
@lipanm7101
@lipanm7101 3 жыл бұрын
Yaa daawanayo wali 17.01.2021🔥
@muhudinabukar7073
@muhudinabukar7073 2 жыл бұрын
Ax caawa oo taariikhda ku beegan thy 2/7/2022 ayey dhimatay qadra daahir cige allow kuu naxariiso😭😭
@hodanahmed9006
@hodanahmed9006 2 жыл бұрын
Waa maalin madow maanta waxa geeriyotay dhakharadaydii jacaylka mamo khadra dahir 😭😭😭 Heestan io heesti isha sacabka mari on aad uga jeclaa bn maanto dhan ku dul ooyaya ilaahay hakuugu naxariisto sidaan ku jeclayn hooyo 💔💔💔💔
@Sacadmahamet
@Sacadmahamet 9 ай бұрын
😢wakhti badaniyo wayo badan ayaan dhagaystay Qalbigana Waan ku dajisan jiray Alllahayaw mar iii sahal Ha I maax duminine Muraad kayga iii yeeel - Hal mar ayaan jacayl daremay Markiina calafkaygii ayayna noqon Gabadhan gacloday wana la iga guursaday 1 Hal sano ayaa laga jooga arooskeda mana ilawin 😢 Qof danbana Waan ku hagagi layahay 💔11/8/2022 khamiis 😭
@safaphones5320
@safaphones5320 4 жыл бұрын
Khadra daahir qurx styl iyo cod intaba waaleedahy inta igu raacsan like kusii dhufo
@hibosaleeban3339
@hibosaleeban3339 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭 inta murugo ciil caashaqaygu madi yahy ma nawabshah ma joogaa ma miyir kacay ma nagi ahay khadra dahir cige fanaanad qaran maama alle haku xafido
@mahdilove7736
@mahdilove7736 2 жыл бұрын
Alle ha u naxaristo hal Sac ka hor ayey dhimatay Qofkii iga danbeya ha u duceeyo🥺😭😭
@abdirhmangelle7429
@abdirhmangelle7429 3 жыл бұрын
I'm still whoching 2021 please sara Somali
@Maahiryre
@Maahiryre Жыл бұрын
14years ago ,hada ayaa dawana 2022 kama xiiso
@Ayni88
@Ayni88 2 жыл бұрын
Mawjad baa i sidaata 🌊❤️ 22/11/2021
@Apdallehazard
@Apdallehazard 2 жыл бұрын
Alle ha ku naxaristo mamo 😢
@abdiqaniqadar4095
@abdiqaniqadar4095 5 жыл бұрын
Still 2019 at uganda 😍😍😍 eedo noolow danbiga alle ha dhaafo ✌✌✌
@umuaisha694
@umuaisha694 5 жыл бұрын
Abdikani Qadar allah 2019 haye ku gadhasiyo Nabad qabe waliye lamaye gadhine
@bursalahmediaproductionbmp709
@bursalahmediaproductionbmp709 5 жыл бұрын
abdiqani burcawi dhaanto
@xaliimocali124
@xaliimocali124 4 жыл бұрын
Aamiiin
@HIDDAHAOFFICIAL4220
@HIDDAHAOFFICIAL4220 8 жыл бұрын
way way mahiigaan khadra daahir wale waa fanaanad qaaliya
@afnaan6502
@afnaan6502 2 жыл бұрын
Ilaahayow suaasha u sahal hooyo khadro ilhy haku naxariisto😭😭
@muxiyoaarka8922
@muxiyoaarka8922 2 жыл бұрын
Alle ha kuu naxariisto khadra daahir maanta ayaan aasney🥺😰😰
@NaturalEmotionss
@NaturalEmotionss 2 жыл бұрын
Ilaahay Raxmadiisa ha ugu deeqo Khadrw Daahir Cige waxay dhimatay Xalay oo ay ahayd Sabti 2/7/2022 maamadu waxay ahayd My favourite singer 🥺❤
@mushtaaqfarxan3653
@mushtaaqfarxan3653 2 жыл бұрын
heesta waxan dawanaya 20/8/2021❤🥺🦋👀
@gollekhadar0965
@gollekhadar0965 3 жыл бұрын
Maanta Sabti Tariikhda 1\4\2021 inta murugo ciil caashaqaygu madi yahay Liketa
@sana_qli
@sana_qli 2 жыл бұрын
Allow kunaxariso cawo ayey aduuunka katagty wehelkiiiii fanku🥺😭😭😭😭😭
@deegaabdinaasir366
@deegaabdinaasir366 2 жыл бұрын
Heestaan aad baan ujclhy waligey waa mrkii ugu horeysay oon jcl dhaba wiil uqaado IA wxna rjynaa inu ilahey clf igu dro cabdulaahi ilmahyga abahoda❤❤
@mohammedh1120
@mohammedh1120 4 жыл бұрын
Erayadii Abwaan Mustafa Sheikh Cilmi iyo Laxankii Saalax Qaasim Naaji
@yasincagayare532
@yasincagayare532 Жыл бұрын
Allaha kuu naxariisto khadra dahir cige Waa habeen arbaca ah 2023 saacadu 1:01 am 31/05/2023 kolay wakhtigani masoo noqon doono waxaan rajaynayaa inaan commentigan wakhtiyo kaloo badan arki doono
@maxamedcalibulaybulay673
@maxamedcalibulaybulay673 4 жыл бұрын
Lafihii hore ee soomaaliya
@nasiiblucky1527
@nasiiblucky1527 8 жыл бұрын
maashaa allaah hooyada fanka khadra daahir cige
@JuniorKnowledge
@JuniorKnowledge 4 жыл бұрын
a living icon.yaraanteyda hooyadey way jecleed sidaasbaan ku jeclaadey aniguna
@qalanjomohamed4682
@qalanjomohamed4682 4 жыл бұрын
Samidey cumri dheer ban ku rajeyna inshallah
@laylaomar3528
@laylaomar3528 Жыл бұрын
Waa bil ramadaan cwa tuhajidka waaa 1 alahayow muradkayga iiiyeeel 😭😭😭🤲🤲🤲
@isemohamoud
@isemohamoud 8 жыл бұрын
I like this song walahy 👌🏼👌🏼👌🏼 Xasuus aa ku galaa cml waqti hore
@puntlandboss3056
@puntlandboss3056 9 жыл бұрын
Dad aan fanaaniin ahaynbaa fan sheeganaaya Wuuw
@modugsiiye6686
@modugsiiye6686 Жыл бұрын
Allha ha unaxristo khadra daahir waxy ahyd hooyad Fanka 😪🥰
@abdihakin1454
@abdihakin1454 9 ай бұрын
Allah ha unaxariisto Khadra Daahir Cige... 23/09/2023......12:00 am
@adoubakarysoumare3790
@adoubakarysoumare3790 Жыл бұрын
Alow janadii kaa waraabi habaryartay ❤️❤️❤️❤️ what a legendry voice
@edirisyusssof7089
@edirisyusssof7089 2 жыл бұрын
MaaMo Khadra Daahir CiGe Alle CimrigaGa Ha RaaJiYo MaamO Mi Fav Classic Singer 🩸📍🤍
@sagalabdillahi379
@sagalabdillahi379 2 жыл бұрын
Heestan qalbiga ayay i dhayda Allah cimriga haku barakeeyo habo kadra dahir
@mauliedali5357
@mauliedali5357 9 жыл бұрын
woow alle haku xiftiyo mamo khadra daahir cige ma higaan jeceyla bana dhex maqulaya
@Hayatthassan3783
@Hayatthassan3783 3 жыл бұрын
27/Demcember/2020 sunday Amintu waa 12:17 PM Habayn xasuustiisa wata magaranayo waxan dareemayo caawa Mahiigaan jaceyl❤
@mahadcarte1262
@mahadcarte1262 3 жыл бұрын
Sorry ku xiisay bea mcn 😭😭😭😭 aduun xaalki waan ku jeclahay wana ku xiisay
@seytuuncadey902
@seytuuncadey902 3 жыл бұрын
Masha allah hoyada fanka somliyed nolow nolol sharf leh mamo wlhi hestan mahigan jacyl xusus ayey iga mudan thy aniga ahan io jacayl macan bdn oon ka helay magalda hargysa gaar ahan xfda goljano
@Abdullahgii
@Abdullahgii 5 ай бұрын
2015 iigu dambeesay heestan Maanta dib uso raadiyay, Waa mid kamida heesaha ugu jeclahay heesaheeda😍. 26/01/24. Laba maalin kahor Safarkeyga🇰🇪 to 🇺🇸😋.
@libanali9788
@libanali9788 3 ай бұрын
2024 still listening to this legend. Ilaahey ha u naxariisto Aamiin
@cidalacagtawiilkooda8810
@cidalacagtawiilkooda8810 4 жыл бұрын
Wixii dhagysanay 2020 ☝️
@MubarikHaybe555
@MubarikHaybe555 4 жыл бұрын
Kkkk buteeyow 2020 bad daawanaysaa khadra Daahir Anaguna 1980 banu Showyadeda Muqsisho Ku Dawanaynay Comentiga Iskuwera laga soo maalgaliyey 😂😂😂
@cidalacagtawiilkooda8810
@cidalacagtawiilkooda8810 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@naaairfaarax5629
@naaairfaarax5629 3 жыл бұрын
Ax yaa khadra Waa mucaashaqad dhab ah
@suldaanmuxiyodin2528
@suldaanmuxiyodin2528 2 жыл бұрын
Waah waah still i listining songs best khadra gold voice 2022 wa wakhti fanki somli u socdaal iyo balbalrka m.moge iyo khadra dahir u matalayan allow no sahal 💚🦋 like ta ha illa dhafina sxbyal😍🥰🌹
@fartuunabdiqadir4877
@fartuunabdiqadir4877 Жыл бұрын
Wlhi heestaan waa hees xasuus i ahey aniga markas jecelkeygi igu horeyey ayan dhakeysan jirey hoyo khadro ilhey haku naxaristo qabriga ilahey haku nuriyo amiin yarabi 🤲🤲😭😭
Khadra Daahir Cige | Raggii ma adigaa kaharay | SomaliSwiss.net
6:30
SomaliSwiss
Рет қаралды 1,3 МЛН
Hassan Aadan & Khadra Daahir, liibaantu waa ma is afgaranaa
7:07
TvUniversaldotNET
Рет қаралды 4,6 МЛН
World’s Deadliest Obstacle Course!
28:25
MrBeast
Рет қаралды 160 МЛН
Incredible magic 🤯✨
00:53
America's Got Talent
Рет қаралды 48 МЛН
МАМА И STANDOFF 2 😳 !FAKE GUN! #shorts
00:34
INNA SERG
Рет қаралды 4,7 МЛН
NERF WAR HEAVY: Drone Battle!
00:30
MacDannyGun
Рет қаралды 50 МЛН
Khadra Daahir Cige | Adigaan kuyeeshoo | SomaliSwiss.net
5:04
SomaliSwiss
Рет қаралды 958 М.
KHADRA CUMAR DHUULE IYO DALABKII YURUB GEENYO KALGACAYLKU WAA GOBE 2018 HD
5:47
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,5 МЛН
Baxsano Daraadaa - Saado Ali Warsame iyo Baacalwaan
6:22
Mohamed Wardi
Рет қаралды 5 МЛН
Khadra Daahir-Sida Laygu Kaa Ladhay-.wmv
8:26
Khaliif Faarax Xayir
Рет қаралды 2,2 МЛН
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA CABDOW BARISAMAADKII/INUU BEER JACAYLOO
9:38
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 2,2 МЛН
Khadra Daahir Ahun | Heesta Awrkii Cirkaan Arkay
5:38
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,1 МЛН
Xulka Heesaha Xasan Adan samater heeso ad u macan oo qaliyaa
1:13:34
Qanciyee lyrics
Рет қаралды 68 М.
Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "ALLAY BADAY JACAYLKEE"
13:08
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 733 М.
Digfeer iyo Sahra Ilays (Haaygu nicin hanti la'aan)
9:53
Duul Media
Рет қаралды 4,5 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 627 М.
Kobelek
4:11
6ELLUCCI - Topic
Рет қаралды 593 М.
V $ X V PRiNCE - Не интересно
2:48
V S X V PRiNCE
Рет қаралды 1,6 МЛН
Say Mo - LIL BIT & 1 shot 2 (Waysberg Music Remix)
2:43
Waysberg Music🇰🇿
Рет қаралды 330 М.
Sardor Tairov - Sen meni yeding (Official Music Video)
5:02
Sardor Tairov Official
Рет қаралды 3,7 МЛН