waxaan ahay dhiig iyo dhacaanba reer hobyo waa fuad abdullahi sh gacmadheere. waan jeclahay ninkasta oo yiraahda waxaan ahay reer hobyo. anigu waxaan ku dhashay germany lakin waxaan ahay reer hobyo ee ninki necebna hajabo kii jecelna hanoolaado .waa magaalo caam ah ee deked ah ganacsina ah ee hakusoo dhawaado ninkasta oo rabaa in uu wax u qabto.hadda waxaan ururiyaa inta ilamidkaa ee qurbaha ku dhalatay. lakin reer hoyoodkaa HDG (hobyo diaspro new generation) let us come together and do better for auer Hobya people.
@musemuse87348 жыл бұрын
Fuad Abdullah miskiin ku dhashay Gemany hadaad ku dhalatay dadka maxaa dheertahay oon qaxooti aheen
@diriyeahmed707210 жыл бұрын
Insha allah waxaan aad urajeenaya in Magalada Hobyo noqoto CAASIMAD calaami ah leh adeegyada bulshada oo dhan waxaana aad urajeenaya in Gobol loo aqonsado maadama dhulka ay kufadhiso uu yahay dhul aad ubalaran iyo dagmooyinka hoos yimada waxaan Rajeenaya in shacabkooda fahmaan muhiimada ay kufadhiso in aad dhisato deeganadaada