Hodan Abdiraxmaan oo Ka yaabisay Hibo Nuura & Xusuus ay galisay

  Рет қаралды 35,840

Cigale Show

Cigale Show

Күн бұрын

Пікірлер: 24
@faizam523
@faizam523 3 жыл бұрын
Masha Allah hodan qurux qalbi wanaagsan, codkii hibo nuura aad baad u keentey. 🥰❤🌹❤💐🌹
@habanewaikaa2448
@habanewaikaa2448 3 жыл бұрын
Jir oo joog Halyeey Soomliyeed Hibo Nuura Somalia hanolatoo 💞🇸🇴💞💯👏
@faizam523
@faizam523 3 жыл бұрын
Amiin, Amiin🤲🤲❤❤🌹
@ahmedyuusuf9354
@ahmedyuusuf9354 Жыл бұрын
From samaroonladn
@halimaomar216
@halimaomar216 Жыл бұрын
Masha allha abayo
@axmedseexanwa277
@axmedseexanwa277 Жыл бұрын
ereyada qaar aan kuu saxo , Waa qod laba isjeceloo aan is waayin allahayoow inagayeel allahayoow inaga yeel , sidaa weeyi sida abwaankii curiyey ee maxamuud tukaale u dhigay ereygaa
@Imraan53
@Imraan53 Жыл бұрын
Maxa lola jeda wll “waa qood”
@caashobashiir6695
@caashobashiir6695 Жыл бұрын
​@@Imraan53 waaqood macnaha waligood
@hayatkawrahhoussein4756
@hayatkawrahhoussein4756 Жыл бұрын
Illahow nida❤❤❤
@ahmedgure3002
@ahmedgure3002 3 жыл бұрын
Somalia honolato
@sammie1163
@sammie1163 Жыл бұрын
Waa runtaa hodoneey
@akahaji
@akahaji 2 жыл бұрын
Ma wanaagsana in fanaanadii heesta lahayd oo joogtaa heesteeda lagu ciyaaro oo ereyada la khaldo Waa qof laba jeceloo maaha ee waxay sax ku tahay WAAQOOD LABA IS JECELOO
@mohamedrashiid4595
@mohamedrashiid4595 3 жыл бұрын
Soomaalia hanoolaato
@MohamedUmal
@MohamedUmal Жыл бұрын
Waaqood weeye
@faravsharif4988
@faravsharif4988 3 жыл бұрын
Inanta ku kala dhexjirta mama hibo iyo cadar waxey u egtahay Micheal Obama yaa ila arka
@faizam523
@faizam523 3 жыл бұрын
Haa walaahi inkastoo ay aad uga qurxoontey hadana wey u eeg tahay.
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 5 ай бұрын
Waa fadumo dayib gabadha reer finland ee madaxweynaha somalia mar utartantay fadumo waa gabar qurux badan
@camaarahmed465
@camaarahmed465 3 жыл бұрын
Ish cala .cod
@AAAbdi-eb2of
@AAAbdi-eb2of 3 жыл бұрын
Ku waasha midnimo qadaadweyn Bilaa caqli waa habro tawafay 00 aan ogeyn halka la marayo Iyo sida wax badani isu bedeleen
@nimomohamed6612
@nimomohamed6612 3 жыл бұрын
alaylehe adan ogayn xoolo ee mamoyinka wax haka shegin somalia hanolato
@AAAbdi-eb2of
@AAAbdi-eb2of 3 жыл бұрын
@@nimomohamed6612 Waa habrihii siyaad barre u Niikin jiray adna ma kuwaasaad Ka mid ahayd waadigan difaacaya Habrahan waashaye
@faizam523
@faizam523 3 жыл бұрын
A A, dhashii moorgan ka dhaley habraha IIDOOR baa wali cuqdadii darbiyada la fadhiya. Oromadu ha seexato marka soomaalidu dhaladka ahi dabaal degayaan.💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@habanewaikaa2448
@habanewaikaa2448 3 жыл бұрын
@@faizam523 kkkkkkkkkk 🤣 akiid 💯🇸🇴💯👏
@mustafeaxmed8807
@mustafeaxmed8807 2 жыл бұрын
Heego qudhun
Hibo Nuura & Habeenkii Xafladda Museumka.
6:41
The Somali Museum
Рет қаралды 44 М.
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 8 МЛН
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 99 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
Heestii  Xamar waa ma Dhaafaan, Codkii Xaawa Degan, Xusuustii Hibo Nuura!
4:42
Intergovernmental Academy of Somali Language AGA
Рет қаралды 5 М.
SIYAR SIYAR. HODAN ABDIRAHMAN DHEERE FARSAMADII:SAMATAR SAID SALAH
4:33
samatar said salah
Рет қаралды 2,2 МЛН
HIBA NUURA XIDIGYAHOW BEST LOVE SONG
6:32
xusuusonline
Рет қаралды 7 МЛН
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 8 МЛН