Hibo Nuura & Habeenkii Xafladda Museumka.

  Рет қаралды 44,568

The Somali Museum

The Somali Museum

Күн бұрын

Пікірлер: 48
@maxamuudcali2564
@maxamuudcali2564 2 жыл бұрын
Waa qaranimadii iyo soomaalinimadii oo qof ah...hibo nura ❤❤❤ 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ahmedyusufmursalmursal3596
@ahmedyusufmursalmursal3596 2 жыл бұрын
Alleylaheee hibo waaa fanaanad nagu wada qiimeweynin badan aniga iyo umaddweynta Somaliyed. HiboHudoooon.
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 2 жыл бұрын
Mashala hibo nura.waa fanaanad sharaf iyo sumcadwayn kule umada somaliyed.ilahay waxan ugabaryaya cimridheer iyo cafimaad waara waxanleyahay samo kuwaar.
@hawamohamed5502
@hawamohamed5502 2 жыл бұрын
Asc, Mash Allah Hiba, waa inaan qiimeyno dadka u taagan magaca Soomaali, waana inaan jiilka yar lagu beero midnimo, Lana diiddo kuwa na kala goynaya.wbt
@cabdiraxiimcabdiqaadir1045
@cabdiraxiimcabdiqaadir1045 2 жыл бұрын
Kuwa soomali kala qobqobaayo iyo gabooyaha kuhaaaya ayeey soo koobtay mashaallah Allah qalbiyadadeena isu fura.
@safiaali5033
@safiaali5033 2 жыл бұрын
Mashaa allah hooyo nagu weyn caafimaad Iyo cibaado suuban kunooloow hooyo qaran ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@AbdiqaniAbdisalan
@AbdiqaniAbdisalan 2 жыл бұрын
M.a hibo nuura waxaan kubartay heesaha guubaabada ah ee ay jaale siyaad xukuumadiisii lagarabtaagnayd Qaranimadii oo qof ah
@queenzelmizh1016
@queenzelmizh1016 2 жыл бұрын
Mashaa Allah mama sharaf badan leh HIBO NUURA Allah ha ku xafido cirigana Allah ha ku siyaadiyo💋❤🥰 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@elmineimaelmi9992
@elmineimaelmi9992 2 жыл бұрын
j arrive en
@Bashiradanbarre2024
@Bashiradanbarre2024 2 жыл бұрын
Oh illah ino xafido mama qaaaali ah somali wax mamagasho
@womenwithprincipal5175
@womenwithprincipal5175 2 жыл бұрын
Habo Hibo way Iina hadasheee laakiin Inoomey Gebyin🙌
@إبنالصومال-ج3ع
@إبنالصومال-ج3ع 2 жыл бұрын
Hooyo soomaliyeed masha alle mindhaa gabdhnimo ku qurux bdnydaaa allaha ku xafido mamo #HIBANUURA
@Najmo200
@Najmo200 2 жыл бұрын
Muwaadinad soomaaliyeed sida xaawo taako (allaha unaxaristee) ayaad usoo saartay damiirtaada dadnimada leh ee soomaliyeed aysan ogsoneyn dad badan allaha kudhowro maamo 100% 2055
@felisabdu2669
@felisabdu2669 2 жыл бұрын
Maashaa Allaah, qof qaaliya ah
@MohamedMohamed-sj4vq
@MohamedMohamed-sj4vq 2 жыл бұрын
Masha Allah Somali Musem!!!
@Bashiradanbarre2024
@Bashiradanbarre2024 2 жыл бұрын
Mansha allah mama qaaaaaaali nagu ah qalbiyadeena illah ino xafido mama hiba nura hiba udoon
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 2 жыл бұрын
Love you sister Hibo Nuura. Xafidaka Allah xabiibtii
@marwomandeq804
@marwomandeq804 2 жыл бұрын
Maamo qaali cimri iyo caafimaad ilaahay hanoo kaa siiyo 🥰🥰🥰🥰🤲🤲🤲
@cadeycali6723
@cadeycali6723 2 жыл бұрын
Hiba Nuura Qalbigeena nuur ayaad u tahay♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@King_Daud
@King_Daud 2 жыл бұрын
Legend allaha ha Ku xifdiyo Aamiin
@mohamedibrahim5608
@mohamedibrahim5608 2 жыл бұрын
Masha allah
@salmansomali
@salmansomali 2 жыл бұрын
Qof nagu qaali ah❤
@duniaali6691
@duniaali6691 2 жыл бұрын
Masha allaah hooyo qaali ah
@sheekeeye369
@sheekeeye369 2 жыл бұрын
Yaaa salaaaam maama hibo❤
@hibanuura658
@hibanuura658 2 жыл бұрын
Mamo lov you # Hibanuurra
@yasminabdi3003
@yasminabdi3003 2 жыл бұрын
Hibo nuur salaan iga hoo😚🌹😊
@mustafecabdi2632
@mustafecabdi2632 2 жыл бұрын
Mashalh hibo nuura
@فردوساحمد-ف1ش
@فردوساحمد-ف1ش 2 жыл бұрын
mashaa Allah guuul somaalia
@ayanibrahimhudon8225
@ayanibrahimhudon8225 2 жыл бұрын
my mom miss you
@hanisheikh5257
@hanisheikh5257 2 жыл бұрын
Manshaalah
@iimaanbile4382
@iimaanbile4382 2 жыл бұрын
HIBA NUURA, HALYEYAD QARAN.
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 2 жыл бұрын
Poqoradii oo qof ah ❤️
@RJ22536
@RJ22536 2 жыл бұрын
m.a guul mom ❤️
@aslisaidabokar8039
@aslisaidabokar8039 2 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@ikiaasshukri7271
@ikiaasshukri7271 2 жыл бұрын
Wow
@DhamayZ-p3l
@DhamayZ-p3l 2 жыл бұрын
𝙰𝚢𝚎𝚎𝚢𝚍𝚊𝚢 𝚖𝚌𝚗𝚢𝚢👸❤️
@ummaxamada4872
@ummaxamada4872 2 жыл бұрын
Oo sow tii lalahaa hiba wey towbad keentay mise waa lafta jecli luda jecli umaleyn maayo hibo in aad labadaas isku darsankartid ee meel u bado
@cadeycali6723
@cadeycali6723 2 жыл бұрын
Hibo waa toobad keentay balse ma ka xariman tahay inay dadkeeda u adeegto?
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 2 жыл бұрын
@@cadeycali6723 sax hada hees ba ma qadayso mana so qaado ma geraar ba ka xariman
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 жыл бұрын
Ilaahay ha usiyaadiyo cibaadada hadii ay heesilahayd ceeb ayay noqonlahayd waayo hibo codkuma hadhin oo xataa hadalka ayaaba naaqusa cibaado ku raag hibooow qarnigii waa xabad xabad dhamaan asxaabtii way dhaadheceen ilaahoow aanay anaga iyo adiga midna geeridu haleelin ilaa inagoo mu miniina mooyee
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@nasyadeuanyeong8707 wll laakiin islaanta hibo nuura maxaa hortey soomaliya kagaley iyadu waa Reer waqooyiye Midakale somaliland may nacebtay watan layabey 🤔🤔 ?
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 жыл бұрын
@@mohamedyare1917 Kolay iyadaa doorashada leh Somaliland waxba kalama maqnaa haday soo raacdona waa dalkeedii oo iyadaa ku sharfan sanado Cali Ale ha u naxariistee siday Somalia uga daba ooyaysaybay xabad ku jarjareen oo waliba ciyaalyaryari maydkeedii gaadhiga dhex yeelay rogrogern oo lahaayeen saado Cali miyaa iyo haa waar waa Mayd aboow ayadii waaye hadii hargaysa lagu dhex dililahaa maalintaas reer hargaysa iyo Somaliland ba waxay unoqonlahayd aalin madow waan ku faraxsanahay in aanay hargaysa ka Helin xabadii xamar la heshay reerkeedoo aduunka hargaysa iyo isaaq ugu necebi may ka samreen ilaa Hada tacsideeda ayaa u oolilahayd
@onnit3785
@onnit3785 2 жыл бұрын
Ridiculous
Hodan Abdiraxmaan oo Ka yaabisay Hibo Nuura & Xusuus ay galisay
9:15
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 114 МЛН
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 22 МЛН
Hibo Nuura, waxay hore u nuurisay fanka Somalida, imikana Minneapolis
25:20
Farah Ayanle || Somali Museum 10th Anniversary
11:22
The Somali Museum
Рет қаралды 26 М.
Caweyska Washington: Qeybtii labaad ee wareysiga Hiba Nuura
26:47
Kid's Fashion Show iyo Riwaayad Gaaban || Somali Museum 11th Anniversary
9:52
XAFLADA SOO DHOWEYNTA HIBO NUURA LONDON UK 2018
30:09
SomaliSwiss
Рет қаралды 142 М.
Heello, Qaraami| Hibo-Nuura| Balwo Lyrics
6:15
Balwo Lyrics
Рет қаралды 161 М.
Hibo Nuura Iyo Haldoorka Somalida oo Ła Gudoonsiiyey Abaalmarino.
13:46
Riyo Iyo Rajo || Riwaayadi Somali Museum's 11th Anniversary
41:15
The Somali Museum
Рет қаралды 18 М.
12  Somali
8:31
Mabel Park
Рет қаралды 4,5 М.
Курьер привёз необычный заказ #shorts
0:20
Вы бы тоже так поступили? 😢🐸
0:20
WORLD TOP
Рет қаралды 2,6 МЛН
Хозяйка, скажи пароль
0:28
Новостной Гусь
Рет қаралды 1,4 МЛН
10 Coolest Ways to Flip a Bottle!
0:23
Colin Amazing
Рет қаралды 41 МЛН