Hogaamiye Xirsi Iyo Wasiir Kaahin Oo Isujawaabay+ Taliyaha Cusub Iyo Habka Uu U Maamulaayo Ciidamada

  Рет қаралды 51,417

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 36
@guledmaxamed2646
@guledmaxamed2646 5 жыл бұрын
Taliye dabagale aadbaanu ugu faraxsanahay magacaabistaada hore usoco waanan ku duceeyey aniga oo ah sacad muuse oo qabyalad aan kugu taageerin taliyahayagiibad tahay ducaan ku raaciyey.
@ckarimcomay4208
@ckarimcomay4208 5 жыл бұрын
Wallaahi xirsi afsoomaali cidi ku gaadhi mayso Maasha allah hogaamiye
@ismacilcabdi8689
@ismacilcabdi8689 5 жыл бұрын
Xirsi uraye gudaaf
@asmaosman9038
@asmaosman9038 5 жыл бұрын
Hogaamiye Xirsi
@iidahmed2097
@iidahmed2097 5 жыл бұрын
Masha allh.
@ahmedhussein5998
@ahmedhussein5998 5 жыл бұрын
Kuwani wali ma badala ayey kaga dhagan thy komishankaynu ogayn,inay lahayen badala oo ay la noqosen xubni ay ku lahayen imikana waxay soo watan badala xilalaka dawlada, wax ku hadli maysane suga wakhtigina.
@asmaosman9038
@asmaosman9038 5 жыл бұрын
Hogaamiye Xirsi siyaasi aqoonyahan ah
@rithwankoreie6740
@rithwankoreie6740 5 жыл бұрын
Xirsi cali hogaamiye xeel dheer
@maxamuudmaxamedcabdi6829
@maxamuudmaxamedcabdi6829 5 жыл бұрын
WALAAHI MAXAMED KAAHIN AYAA XABADA EYGA KU DHUFTAY HADII CIDI EEDAY HADALKAA WAA XIRSI GAAB
@dhaladsomalilandcabdalasac4207
@dhaladsomalilandcabdalasac4207 5 жыл бұрын
Nacas xirsi iska handle militariga waataa aad KU hurudo bilaa abaal xirsi
@khaalidibraahim
@khaalidibraahim 5 жыл бұрын
Damirku yaanuu kaxuman
@wannaagmedia3824
@wannaagmedia3824 5 жыл бұрын
Ina kaahina ana lay jeeda bay kaga hadhay 😂
@abdirisaqmohamedfarah5865
@abdirisaqmohamedfarah5865 5 жыл бұрын
Masha aalaah
@suhaybhmed8930
@suhaybhmed8930 5 жыл бұрын
Ina kaahin walaigibaa dheh aniga iyo muuze nooga sheeda
@shabeel7467
@shabeel7467 4 жыл бұрын
Xersi tuugow shaqo kuu taala maaha ee wixii aad wadanka ka dhacday soo celi xaraami.
@abdiazizmohamedkher5887
@abdiazizmohamedkher5887 5 жыл бұрын
Waar Taliyuhu Dulqaad yaraa hada hadalkii xirsi ayaa damqay kulahaa sidii hadaba meeshan laga sheegayay 😂😂😂
@ishamuwaadinkasomaliland2643
@ishamuwaadinkasomaliland2643 5 жыл бұрын
hanbalyo mudane wasiir Mohamed Kaahin Ahmed JAWAABTA AAD SIIYSAY XIRSI WAA WIXII UU SHAQAYSTAY INTUU AHAA WASIIRKA INAN YAR WASIIR MAXKAD LA TEGAY MARAA WAAXID WAAD CEEBAYSAY XIRSIYOW HAYKALKII DAWLADNIMO SORRY ABOUT YOU WAXAN LAKIIN LA YAABANAHAY DADKA WAXKU MOODAYA EE XISBIGA WADANI SORRY
@iidahmed2097
@iidahmed2097 5 жыл бұрын
Xirse.waduqun.wxn.leyhy.ciidnka.haku.dagtagin Wakuwad.kuhurudu.yayna.siyasad.kulanoqun.ciidanku
@xamdaxubiindhojacayl7469
@xamdaxubiindhojacayl7469 5 жыл бұрын
Hala yaabina Xirsi Mucaarad nimadii iyo Ciidan nimada makala saarayee waa inankii Adeerkii ka xishoon wayay ee ma cid kaluu ka xishoonayaa. illayn af anad lhayd ma qabatid adeer xirsi Afkaga wax ula hadh
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 жыл бұрын
Xirsi maxuu u xisabtami waayey markuu madaxtooyada jogey in uu RRU oo lagu tala galey argaxisda shacbka iyo siiyasiinta ka fakir duwan u dalban jire mida kale xirsi ma illobey in uu kow ka yahey shacbka sonalialnd wlai la yaabanyahiin wax uu siraanyo oo keeny xirsi xirsi uu 20 wasiir malin kaliya uga kaxstey ee u in qilaabey siraayo
@hayadadam3312
@hayadadam3312 5 жыл бұрын
Ma dameeri dhaan racdaybaa dookha ina kaahin 🤣🤣🤣
@g.khalidahmed6178
@g.khalidahmed6178 5 жыл бұрын
Xirsi tan oo kale lagama dhagaysan karo waayo taladiisii iyo maamulkiisaba umadu way garanaysaa
@abdulfatahjamar7314
@abdulfatahjamar7314 5 жыл бұрын
xirsi gaab is a faqash supporter.
@abdirisakkahen
@abdirisakkahen 5 жыл бұрын
Dadkan ciiicda wada haya sida Sumatra tirsanaya maxay ahayee xirsi hadal kaftanuu tidhi ciidanakana ceeb kama sheegin jawaabta maxad kahin Ku filan xagee idin bugta idinka
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 жыл бұрын
Xirsi wiil yar adeerkii Siranyo kibriyey somaliland waad is barteen wlaahi inaanad waliga gaadheynkursi aad ku xukumto somaliland markaad uga badato geerda waxey kuugu imaanysa adoo mucaarad ah ninka aderkii inqlaabey ee gabdh facebook wax ku qortey RRU u dalbdey wa adiga Ina Kaahin waa ku xasuusiey xirsow somaliland in lagu xidhey aheyd walaahi danbiyada aad gashey lakiin af xumadii baad wadaa ninka ciidnaka police loo dhiibey nin ka xiinyo weyn kuam jiro police ama cicanaka qaranka waa nin rageed kolkaa af xumada caruurnimada ah ka fiirso mida kale ahda madaxtooyadii ma joogtid yaan ilkhaa lagaa daadin waxad tahey fircoonka somalialnd intaad madaxtooyada joogtey kulmiye iyo reer somalialdn baad iska hor keentey dhibka hada muuse baxii haystaa wa dhibkii aad gaysatey muuse cidna ma dhibin
@maraykanle7716
@maraykanle7716 5 жыл бұрын
Xirsi cali wa runtiye gacan ta hoos udhiga ilmaderayal 😂
@clraxmaancllaahi8634
@clraxmaancllaahi8634 5 жыл бұрын
Nio xukumadii waxy noqoty isku jawaap
@ibraahimshiriif4552
@ibraahimshiriif4552 5 жыл бұрын
gacan kulul bay nagu kaxeeyeen😂😂xirsow
@nemorachid9992
@nemorachid9992 5 жыл бұрын
Waar xirsow maad iska cuntid qasnadaadii oo aad iska nasatid
@masraxafuran1029
@masraxafuran1029 3 жыл бұрын
Sareeye guuto MXS DABAGALE Guulayso
@ishamuwaadinkasomaliland2643
@ishamuwaadinkasomaliland2643 5 жыл бұрын
KKKKKKKKKK WARYAADHEHEEN SOMALIDU WAXAY TIDHAAH NIN WAYNE ILAA UU CEEBOOBO MA DHINTO XIRSIYOW WAXAN FILAYAA XITAA INAANAD CEEBTA AQOON MAANTA WAXA KUGU DHACADAY XABII AYGA LAGU DILI JIRAY EE ADHIGII IYO HALIHII KU NOQO MEESHA RAGII RAGA AHAA EE GOOGARAD INAAD XIDHATO KAA BADBAADIYEY AYAA MARAYA XIRSIYO HADAAN SU AAL YAR KU WAYDIIYO INTII AANU ADEERKAA NOQON MADAXWAYNAHA KA HOR WALIGAA MA KU FIKIRTAY WAXAD LA MURMI DOONTAA MUJAAHID MADAXWAYNE MUUSE BIIXI IYO MUJAAHID WASIIR MOHAMED KAAHIN WAA MAYA
@cabdininwanaagsan3827
@cabdininwanaagsan3827 5 жыл бұрын
Taliya buuxa
@mmdbasha334
@mmdbasha334 5 жыл бұрын
Malagayabah in u idinkah idin ku bilaabo
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
TOOS: Aabo istaaga ka dhacay Ciil uu Alshabaab u qabo darteed
11:54
Daauus Media
Рет қаралды 1,6 М.
Xog Culus Oo Fashilisay Hanti Maguurta ah Oo Laga Xaday Somaliland
29:28
Dhamays Media Production
Рет қаралды 15 М.