No video

QAMAR SUUGAANI | FARDUUS | HCTV MUSIC 2020 HD.

  Рет қаралды 597,577

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Пікірлер: 198
@teamqalbigaadke9064
@teamqalbigaadke9064 4 жыл бұрын
Wlhi ninkani u isbadalaa marba nashqad Gaara halga ayey faniinta kle hal meel uun lagu imaada hore uso fanaan legend ah 🌸 Qamar suugaani 🎶 Gobolkii reer abtiyaashey Gaabiley Gobolka cagaaran 🌲🌱 iyo dagmadii aan ku dhashey ee arabsiyo🌺
@sahraomar5898
@sahraomar5898 4 жыл бұрын
Mashallah cad fica
@inajamaccaabi5582
@inajamaccaabi5582 4 жыл бұрын
Wewe abtiyo nolw❤🤴
@cabdilaahicabdi7103
@cabdilaahicabdi7103 4 жыл бұрын
Masha allah halkaan ka dhashay ayaad ka dhalatay wlky
@1millionviews160
@1millionviews160 4 жыл бұрын
Haybtaydu waa reer gabiley hooyadayna qamarbay ilmader yihin Allow daa tolkay❤❤❤
@mahamoudsaid1390
@mahamoudsaid1390 3 жыл бұрын
From arabsiyo
@sadaamofficial5232
@sadaamofficial5232 4 жыл бұрын
Fanaaninta kale 10 heesodba hadey ugu badato 5 aya laxan fcn intakle waa baabah Qamar suugani wllhi wa fananka kaliyta e an hal hees oo laxan xun lagawayy dhMan hesisihisa wa wada top Ya ila arkey o iguraacsan Gaarkuu ahaade guule hayskukeen simo 😂😂👍👍👍👍
@fardowsoosmanmohamed7134
@fardowsoosmanmohamed7134 4 жыл бұрын
Woow inta farduus la dhaho samiyaal like dhac igu siiya ❣
@col.abdirahmaanabdiwelicol7936
@col.abdirahmaanabdiwelicol7936 4 жыл бұрын
Kkkkkk
@amatulaahhaaji2004
@amatulaahhaaji2004 4 жыл бұрын
Y
@husseinapokor6195
@husseinapokor6195 2 жыл бұрын
Dhac kugu siiyay 😁
@muxiyomedieproduction6396
@muxiyomedieproduction6396 4 жыл бұрын
Codka 100% ❤❤ Styleka 100% ❤❤ Videoga 100% ❤❤ Qamar suugaani we love you Yaaa igu raacsan 👍👍👍
@normoalimmohamed6290
@normoalimmohamed6290 4 жыл бұрын
Now ani 1 NPR
@mohamedahmednur1289
@mohamedahmednur1289 4 жыл бұрын
📣🎧🎧
@fardusabdi6867
@fardusabdi6867 4 жыл бұрын
Wow magacaygii ilaa gobolkaygii masha allah qamar halkasay salaani kugu timidayba
@inajamaccaabi5582
@inajamaccaabi5582 4 жыл бұрын
🙏💕bqortoyada reer Gabiley abtiyashay madxad ii sarantihin
@cabdallayare6555
@cabdallayare6555 4 жыл бұрын
Nin tagay oo talabsaday inuu yahay intii isku raacsan like iisaaara
@fardowsajaamacmohamed9192
@fardowsajaamacmohamed9192 4 жыл бұрын
Mucjisadi fanka waa sugeenay inaa hees noso qaato qamarkii hirgaley legend👏👏👏❤💗
@amiiraamran867
@amiiraamran867 4 жыл бұрын
Qamar suugani fanan an tagero qurux iyo cod bad isku darsaty mnshllh 👍🙏❤
@gacmoofficiall1383
@gacmoofficiall1383 4 жыл бұрын
Qamar suugaani keep going Aarka fanka mucjisada fanka 👑👈💋❤💭💚
@inajamaccaabi5582
@inajamaccaabi5582 4 жыл бұрын
🤴🤴🤴Boqortoyo guul iyo raas gobad ka dhalato golihii haldoorkiyo haybta GABILAY BAD TAHAY iyo gobolkii cagarnaaa guuuul iyo gobonimo somalilander💚💭❤👏👏👏👏👏👏
@ahmedyazzin8048
@ahmedyazzin8048 4 жыл бұрын
Way ka muuqata walhi inuu ku raxaysanayo heesihiisa 👍👍 qamar fanan aan fankiisa jeclhay 💯
@mohamedeidnouhbhd2306
@mohamedeidnouhbhd2306 4 жыл бұрын
Adeerada Ahmed moge liiban Iyo mohamed moge libaan edadaa khadra daahir Iyo Hoboladii waaberi Kuwoda Nool Wey ka yaaben kuwoda mootanna hadey nolan lahaayen Waxey ku odhan lahaayen waqtigayagii inaad jirto ayey ahyed adeeer😎😎✌🏽✌🏽✌🏽✌🏽❤👑❤❤
@mucaadmuulla2289
@mucaadmuulla2289 4 жыл бұрын
Hooyadaa qabyaalada kawas
@mohamedeidnouhbhd2306
@mohamedeidnouhbhd2306 3 жыл бұрын
@@mucaadmuulla2289 ilaahaybaan ciidagale kaa dhigine mxaan kuu qaban karaa ma caytamo aniguye ma khasab baan kaaga dhigaa ciidagale nasiib xumidaa shaadh madoobe fooqal shaadh madoobe😂😂
@mucaadmuulla2289
@mucaadmuulla2289 3 жыл бұрын
@@mohamedeidnouhbhd2306 dee hadaad ciidagale tay xageed isaxaaq dabada iskaga xoqaysaa iyo habaryoonis iyaba kuma jeclee haday kujecyiin ciidagale kudhimo am super reer gulled suldaan aduu ma muuse abokorbaatahay😍kaftan lamakala xanaaqaana
@mohamedeidnouhbhd2306
@mohamedeidnouhbhd2306 3 жыл бұрын
@@mucaadmuulla2289 sxb yaa isaxaaqa yaa se habaryonisa mida kale wa garxajis abtirsiintu yaaney kaa qaldamin ta kale fanaaniinta aan sheegay waa wada garxajis siiba ahaan ciidagale M.mooge iyo ahmed mooge iyo khadra daahirba kowdhe ku darso taariikhda👍 adiga reerkiina ma waxa idiin heesta fartuun balbalaarka iyo yarta malagu haayaaaa😂😂😂😂
@mucaadmuulla2289
@mucaadmuulla2289 3 жыл бұрын
@@mohamedeidnouhbhd2306 haa suldaan🤣🤗balbalaarka
@najmofalir7112
@najmofalir7112 4 жыл бұрын
fanankeyga qamar sugani Sautul raxma👑❤️ilah ima dilo anu kuarken 😢
@hanadabdi2950
@hanadabdi2950 4 жыл бұрын
2:33 musiga aad ayuu macaan u yaHay maftuux cadeed legend Faraha ka gubteey
@abdillahiosmanomar9612
@abdillahiosmanomar9612 3 жыл бұрын
Legend Cadceed 👌👏
@nimcolaki4692
@nimcolaki4692 4 жыл бұрын
Heeztan xiiza gaaran uhaYaa waayo magaca farduys ba hooyadaY Mcn ladhahaa ilahaY Hayka daayo rer abtiyadaY gabiley alle haykin daayo abtiyazhow❤❤❤❤💋❤❤💋💋💋💋
@uqxakiinyare8268
@uqxakiinyare8268 4 жыл бұрын
Wll Yaa
@mohamudabdi7725
@mohamudabdi7725 4 жыл бұрын
Best somali singer taageero buuxa ku ahay keep going brother
@apdihakimyare7495
@apdihakimyare7495 4 жыл бұрын
Ninka Fanka iska leh qamar Zxp walahi sanadkan Hadanan lagu siin Fananka sanadka Hees dampe dageysani Mayo 😍🔥💪🏿
@clraxmaancismaan386
@clraxmaancismaan386 4 жыл бұрын
Qamar zhp fankih oo lugynayaH ayaaD noqotoy🔥🔥🔥🔥🔥
@najiibcolaad2876
@najiibcolaad2876 4 жыл бұрын
Qamar suugaani Fanaanka sanadka talo yar ayaan ku kordhinlaa,oo ah hesahan faraa badan ee aad KZbin ka ku soo yaacisay waxaa ka fcn adoo hees qudha oo lag soo shaqeeyy oo laxan iyo midho fiican sidii kuwii lagugu bartoo kale soo dayso,chanel qudhana soo galiso si ay viewers u yeeshaan.
@gacmoofficiall1383
@gacmoofficiall1383 4 жыл бұрын
Really
@cabdulaahidaahir7946
@cabdulaahidaahir7946 3 жыл бұрын
Sicidi yuusuf
@feylanmohamet4990
@feylanmohamet4990 4 жыл бұрын
Wala Yabay Ninkan Codkisa 🙏👌👌
@mursalali6816
@mursalali6816 4 жыл бұрын
Gabiley mar xadi dhegteyda kudhacdo, xeestan wey igagadantaxay
@nuradinrahoy5886
@nuradinrahoy5886 4 жыл бұрын
2020 Fanaan of the year👏🏽
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 4 жыл бұрын
🌽 Arabsiyo 🌽 🌽 Arabsiyo 🌽 🌽Arabsiyo 🌽 Boqortooyadii Baha-Cumar Een Ka Dhashay Salaan
@manalahmed3893
@manalahmed3893 4 жыл бұрын
Magac dunida ugu qalisan uguna jecelhay farduuz hoyaday macan like mom igu boobsiya
@inajamaccaabi5582
@inajamaccaabi5582 4 жыл бұрын
Gobolkii cagarnaa Gabiley🤴🤴 💚💭❤👏👏👏👏👏 reer abtiyaaashay aadban idin jcelhy reer gabiley💕💕
@awciiseteachat9810
@awciiseteachat9810 4 жыл бұрын
Sas miyaaa g cagaarnaa
@hodomohamed3648
@hodomohamed3648 4 жыл бұрын
Roop galbeed ku hooriyo lagu mood gabadh yahay Gal xareedi jiifto Qamarka fanka inader hore usoco😍❤💘codpaa kugu dhan
@ahmedadam8129
@ahmedadam8129 4 жыл бұрын
My love ❤fardowsa ❤ Ilaahya ha ku hafido فديتك انا ي عمري ي حياتي ي قلبي ⚘💚🤍❤⚘ الحب في زمن الكرونا 😅
@farduusismail1380
@farduusismail1380 4 жыл бұрын
Ma Sha Aallah ilahay ha ku dayo wll 😍❤️
@mohamedeidnouhbhd2306
@mohamedeidnouhbhd2306 4 жыл бұрын
Qamar sanaaci Adeer qali nagada waxan aad waddo ramadanadii ban ku bakhtiin kari la,nahee 😂😂
@abdisalammohamed4493
@abdisalammohamed4493 4 жыл бұрын
Marba hadey heesta gabilay ku jirto wey iga gadantahy Fanaankuna qamar yahy Sxp balwada iska yareee si aaney maskaxdu kuu gurin
@inajamaccaabi5582
@inajamaccaabi5582 4 жыл бұрын
😂
@beeldaajesaadik2782
@beeldaajesaadik2782 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@sakariyacabdiraxmaan6710
@sakariyacabdiraxmaan6710 4 жыл бұрын
Sidaasweeye
@haitamahmed2158
@haitamahmed2158 4 жыл бұрын
Waar izka dayaaN QaMaRooW 🤣
@naxnadhukiya2083
@naxnadhukiya2083 4 жыл бұрын
Arabsiya dadkeygi qamar wxkle nasiin wlle lgaga ma danbeyn marwo waa tii ninkeda mel kasoo sarta wlle kareysatey dhagarleydi
@saadocabdi2285
@saadocabdi2285 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhh wllhi kal iyo laab iga qoslisay wll
@xamdasiciid2281
@xamdasiciid2281 4 жыл бұрын
Doqon aan damiir laheyn🖕😎
@Ateye07
@Ateye07 4 жыл бұрын
@@xamdasiciid2281 🤣🤣🤣🤣 umiis aan sacabka kuu tumee
@yoonismarkato1591
@yoonismarkato1591 4 жыл бұрын
Hctv bisha barakaysan inaga yara joojiya .
@mastafeclaahiy2411
@mastafeclaahiy2411 4 жыл бұрын
fananka qamar suudani fananita sare👌
@harunsherif7332
@harunsherif7332 3 жыл бұрын
Codka100% style 50% hair cut 90% we love fananiinta fansan band🌍❤❤
@hodomohamed3648
@hodomohamed3648 4 жыл бұрын
Mazha allah fanaan iskuma jiro qamarka hirgalay adeero anna teeenii kaa sugaynaa
@fardawsomaxamed2803
@fardawsomaxamed2803 4 жыл бұрын
Farduus💥
@amsamohamoud1838
@amsamohamoud1838 4 жыл бұрын
gobolkii cagaarna mnsha alla gobolkaygii🌽🌽🌽🌽🌽🌽
@jimcalebiin174
@jimcalebiin174 4 жыл бұрын
A
@amalmohamed147
@amalmohamed147 4 жыл бұрын
Heesta waxan joogey goorti la tumayey cidii laysla gartey in loo dhiibo ugu danbeyntii qofkii heesta loo sameeyey ee loo qaadey intaba wlhi goob joog ayan u ahaa
@apdiazizmohamed6774
@apdiazizmohamed6774 4 жыл бұрын
QaMar ZuuUgani LeGend Z0maLi weyN UdhaZahy.........💥💖💯
@amzamohamoud2959
@amzamohamoud2959 4 жыл бұрын
Qamar qamar
@user-gv6tm1xt9t
@user-gv6tm1xt9t 10 ай бұрын
Goat of songs 🎉
@mursalali6816
@mursalali6816 4 жыл бұрын
waan jiriricodey runti😍😍😍😍
@niciimaapdi9664
@niciimaapdi9664 4 жыл бұрын
cod macaan ztel wey iga gadanthy 😍💋💕💗💞💖💞❣
@hoodocabdi46
@hoodocabdi46 4 жыл бұрын
Goobaletgii cabarnaa waaaaw qamarka afkaaga cano laguqabey ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@abdirisak9287
@abdirisak9287 4 жыл бұрын
qamar sugani super star of the wold
@deeqaadan5544
@deeqaadan5544 4 жыл бұрын
Adbaa u cood macan tahy zxp waa liibaan Adan
@abdirixmaanclaahimaxamed6915
@abdirixmaanclaahimaxamed6915 3 жыл бұрын
Galbtan ku halacsadan haween kaga go.ayoo 🥰🥰
@nimcanizhaa8597
@nimcanizhaa8597 4 жыл бұрын
Best song qamar suugaani ♥️♥️♥️♥️
@abdisamedmire2955
@abdisamedmire2955 4 жыл бұрын
abwan abdisalam waad keenty midhaa😍
@maxamedadanmaxamed9199
@maxamedadanmaxamed9199 4 жыл бұрын
QamaRka LipaaX hees naga dheH Runti ⭐😄😄💛🎋⌚
@amiinabdirisaqyuusuf9818
@amiinabdirisaqyuusuf9818 4 жыл бұрын
qamar qamar hore usoco
@xamsezoofe1274
@xamsezoofe1274 4 жыл бұрын
Qamarka fanka go forward bro
@jm-ek5ni
@jm-ek5ni 4 жыл бұрын
👌👌👌💯✅ caadi ma ahan laxan iyo codba
@selelregion2111
@selelregion2111 4 жыл бұрын
Farduus gacaladayda ii noolow
@fardusabdi6867
@fardusabdi6867 4 жыл бұрын
Shugran gacaliyahygii inolow nolol dhamanteed
@abdirahmanaliahmed7599
@abdirahmanaliahmed7599 4 жыл бұрын
Farduus gacaladeyday ii noolow 🙏
@beeldaajesaadik2782
@beeldaajesaadik2782 4 жыл бұрын
heestan waaka qoray qamarow
@ummumohamed943
@ummumohamed943 4 жыл бұрын
Inaderkay wax noolbad tahe shukran eesh cala hees
@salmaanneymar5salmaanneyma755
@salmaanneymar5salmaanneyma755 4 жыл бұрын
Axyaa Zawt Qamarka Mucjisada Fanka
@farduuzjaamac975
@farduuzjaamac975 4 жыл бұрын
Mnsha Allaah wllky qli qamar sugani iinoolow
@cuddoonjamac346
@cuddoonjamac346 4 жыл бұрын
Gebilay 🤩💚❤
@ibraahimcabdirashiid9016
@ibraahimcabdirashiid9016 4 жыл бұрын
Maftuux cadceed 😇
@mohamudabdalla7072
@mohamudabdalla7072 4 жыл бұрын
Golihii haldoorkiiyo qaypta 😘zanaaag🤩 baa tahy iyo gopolkii cagarnaa qamarka fanan aan heesihiza jeclahy alle yacizak💕💖💋
@inajamaccaabi5582
@inajamaccaabi5582 4 жыл бұрын
😂😂😂ader ciyarta kada heesta abtiyashay reer Gabiley aya lehe xageed u daba rakabsanaysa hhhhh
@mohamudabdalla7072
@mohamudabdalla7072 4 жыл бұрын
@@inajamaccaabi5582 . Hhhh aptiyo reer San heesta iska leh wey idinku qaldantay wlhi 🤣😁
@fardousahmed4850
@fardousahmed4850 4 жыл бұрын
Thanks qamar suugaani ❤❤
@mohamedeidnouhbhd2306
@mohamedeidnouhbhd2306 4 жыл бұрын
Qamaraw Qeyrkaa kaa hadh Inadero 😂😂✌🏽✌🏽
@sagalinatueen87
@sagalinatueen87 4 жыл бұрын
Gobolkaygii🌳🌳
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 Жыл бұрын
2020 was good Staying home Eating junks Wearing mask outside Watching the TV for updates 👏😭
@zuzanrashid7832
@zuzanrashid7832 3 жыл бұрын
Farduus mai mom 🥰
@farduusmubarik4915
@farduusmubarik4915 3 жыл бұрын
Hees Aan in badan zugayey❤🥰
@hindamohamed1469
@hindamohamed1469 4 жыл бұрын
Gobalkeeni ❤️❤️❤️💚❣️💚
@sandirbixi4698
@sandirbixi4698 4 жыл бұрын
Qamar Sugaani is the best Somalia singer ever lived on this earth the rest are just bullshit this guy is gonna go far in his career 🔥💯👍🇬🇧🇭🇺🇸🇴
@upsidesalam2870
@upsidesalam2870 4 жыл бұрын
Jooog somalia mahee walal ha is qorine wa somaliland
@ahmedmg3741
@ahmedmg3741 4 жыл бұрын
Thanks❤
@sandirbixi4698
@sandirbixi4698 4 жыл бұрын
I dont really care about Somalia and somaliland my mum is from.somalia and my dad is from somalia his MJ and my hooyo is isaaq marka walalo somali wa iii somali aniga waxaas iskada maskxdada ka saar please
@jimaledalmar4047
@jimaledalmar4047 4 жыл бұрын
Allaw hay dilin inagoo is arag
@fardowsaahmed9447
@fardowsaahmed9447 4 жыл бұрын
Keep going bro sugaani 🔥🔥🔥🔥👌👌👌❤❤
@adnaindho7746
@adnaindho7746 4 жыл бұрын
Kkkk yab tu gursadaba naqshdgaara baykadhigi 🤔😂
@farduzismail6611
@farduzismail6611 4 жыл бұрын
farduuz💋
@mofood3327
@mofood3327 4 жыл бұрын
Qamarkii Hirgalay🤚🏼
@xamsefamp0h132
@xamsefamp0h132 4 жыл бұрын
Qamarka keep going pr0
@waliidbarre417
@waliidbarre417 4 жыл бұрын
Walayabey🎧🎧
@empireshow1
@empireshow1 4 жыл бұрын
Haybta gabilay baad tahay
@sahraomar5898
@sahraomar5898 4 жыл бұрын
Mashallah cad fincan
@ummumohamed943
@ummumohamed943 4 жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@zupeerabdikhaalaq8745
@zupeerabdikhaalaq8745 4 жыл бұрын
Qamarka fanaan baah ogal 🤩
@samiirtiitaanimohbiixi8296
@samiirtiitaanimohbiixi8296 4 жыл бұрын
❣️Diamond 💎
@Tourism24
@Tourism24 4 жыл бұрын
Hees maxan IGA dheh
@barkhatismail2150
@barkhatismail2150 4 жыл бұрын
Gobolkii cagaarna heezta inan reeraha gabilay dega ayaa iska leh.😂😂😂
@xamdalaki8996
@xamdalaki8996 4 жыл бұрын
Kkk
@xamdalaki8996
@xamdalaki8996 4 жыл бұрын
Ok thanks
@muwahipyyy_2929
@muwahipyyy_2929 3 жыл бұрын
wapa la nogu taLo galay zw mha😂✌
@sakarie3554
@sakarie3554 2 жыл бұрын
Fannaan ka kaliyeen taageero.
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
Cɪᴅɪ ɪɢᴀᴍᴀ ʜᴏʀᴇʏsᴏ 𝑞𝑎𝑚𝑎𝑟 𝑠𝑢𝑔𝑎𝑎𝑛𝑖 𝑤𝑎𝑎 𝑞𝑢𝑟𝑢𝑥 𝑏𝑎𝑑𝑎𝑛 𝑦𝑎ℎ𝑎𝑦 𝑙𝑘𝑛 𝑖𝑠𝑚𝑎 𝑑ℎ𝑖𝑠𝑜 𝑖𝑙𝑎𝑎 𝑛𝑎𝑎𝑔 ℎ𝑎𝑗𝑖𝑠𝑜 𝑚𝑜𝑜𝑦𝑒 ᴜɢʙᴀᴀᴅ ɪʏᴏ ɴᴀsɪɪᴍ ʟᴀ ᴀᴀɴᴛᴏᴅ ǫᴜʀᴜx ᴍᴀ ʟᴇʜ ᴍɪʏᴀᴀ😂👍😋
@fathiomer2837
@fathiomer2837 4 жыл бұрын
Raga oo dhan ba saa ubadan Dumar waa nolal, ee ka daa odayga hhhmm
@usameadem6915
@usameadem6915 4 жыл бұрын
RAGO DHAN ZAZA KA GURZANAYA AYAD HGZINAYZAH
@usameadem6915
@usameadem6915 4 жыл бұрын
Adi Yaa Ku yidhi Raga Iz Dhiza Hmm Ala mooTeey
@nagiibabdirahman4656
@nagiibabdirahman4656 4 жыл бұрын
Mazha Allah likta pleas
@kowtherhassan9236
@kowtherhassan9236 4 жыл бұрын
Yasalam heesta farduus my name sisiter
@farduzdahir3719
@farduzdahir3719 4 жыл бұрын
Best name farduz💋❤Qamar thanks u🙏❤
@MoHametJeep30
@MoHametJeep30 4 жыл бұрын
Qamarka 🤟🤟🤟
@kumkir6212
@kumkir6212 4 жыл бұрын
Mucjisadii fanka♥️
@jimaledalmar4047
@jimaledalmar4047 4 жыл бұрын
Qamar sugani fanaanka sanadka
@cabdallayare6555
@cabdallayare6555 4 жыл бұрын
Mucjisada fanka
@khadarhussein698
@khadarhussein698 4 жыл бұрын
Classical song.
@MohamedAli-hh2kr
@MohamedAli-hh2kr 2 жыл бұрын
Hore usoco halyay ayaa tahee
@fardushassan1106
@fardushassan1106 4 жыл бұрын
Waaw qamar suugani kusoo dhowow fardus
@ruwaydiinainasugule73
@ruwaydiinainasugule73 4 жыл бұрын
😂😂🤣😀anuu fanaaniinta cuqdad baan uhayaa mgacyga heesba looma qaadin🙄🙄
@nasramaxamed4177
@nasramaxamed4177 4 жыл бұрын
Masha allah
@soomalishow7204
@soomalishow7204 4 жыл бұрын
QamarkaH❤
@sakariyecabdi942
@sakariyecabdi942 4 жыл бұрын
Fani wllhi
@sakariyecabdi942
@sakariyecabdi942 4 жыл бұрын
Mm
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 2 жыл бұрын
Without me 🔥🇸🇴
@halyayqaran6865
@halyayqaran6865 4 жыл бұрын
Qamarka Fanka
QAMAR SUUGAANI | CAWO | HCTV MUSIC 2020 HD.
3:39
Horn Cable Tv
Рет қаралды 1,6 МЛН
Matching Picture Challenge with Alfredo Larin's family! 👍
00:37
BigSchool
Рет қаралды 38 МЛН
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 23 МЛН
Magic? 😨
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 19 МЛН
How I Did The SELF BENDING Spoon 😱🥄 #shorts
00:19
Wian
Рет қаралды 36 МЛН
Onkod Boqol
5:57
Somali - Topic
Рет қаралды 34 М.
Qamar Suugaani Show - 2021 - Fadumo - Official Music Video
5:20
Nassin Soraan
Рет қаралды 2,9 МЛН
QAMAR SUUGAANI NEW SONG  (KU SIIYEE NAFTAYDA ILAASHO) EID LIVE SHOW 2018 HD
4:32
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,3 МЛН
Caashaqa Dhabta ah 2015 by Mursal Muse
7:42
Ibrahim Eagle
Рет қаралды 2,9 МЛН
QAMAR SUUGAANI | MARYAN AHMEDEY | OFFICIAL MUSIC VIDEO
6:30
Y3A FILMS
Рет қаралды 2,4 МЛН
QAMAR SUUGAANI | JASIIRADA DHEEMAN LUULA | HEES CUSUB 2021
4:18
Karan Yassin Official
Рет қаралды 4,4 МЛН
Qamar Suugaani | Heesta Afkuna Faadumo Ammaani Ogaa | © MMTV 2021
7:58
Qamar suugaani Hees Cusub | Xariir Dahabo | Hees Cusub 2020 lyrics
5:57
YOUNGER LYRIC'S
Рет қаралды 1 МЛН
Matching Picture Challenge with Alfredo Larin's family! 👍
00:37
BigSchool
Рет қаралды 38 МЛН