"Safaaradaa Turkiga ee Somalia u shaqeysana ha la xidho, Wasiir Fiqina waxaan leeyahay .." Xil Dayib

  Рет қаралды 26,826

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 206
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 Күн бұрын
guul qaranka soomaaliland
@raageabdullah331
@raageabdullah331 Күн бұрын
Hoori waan ku salaamay iyo T.V ee mucaaeidka ah, waxan filayaa in necebtahay dalkan iyo dadkiisaba.
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 20 сағат бұрын
Nacayb majiro... Lkn Xildhibaanka hal jawaab oo dadka qancin karta mabixin, Xooloyahow🙏
@siciidaxmed2963
@siciidaxmed2963 17 сағат бұрын
Waa runta ciil qabe
@Seynaab24Synaab24
@Seynaab24Synaab24 Күн бұрын
Waariye u shaqeeynaya cadowga somaliland waariyaha waaxu qeeybinaya suun iyo cuuqdad e waa in horn cable lalasocda attention
@hodhomawel1812
@hodhomawel1812 21 сағат бұрын
Saab,horn tv xogool iyo kuwa badaan waa huwaan
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 20 сағат бұрын
Wariyuhu uu saxan yahay ee waxa loo baahnaa nin adag oo kaqancin kara su'aalahiisa adag... Lkn Xildhibaanku hadal mayaqaan, hal jawaab oo cad mabixin karo🙏
@saynabmoamiin3634
@saynabmoamiin3634 Күн бұрын
Wayiyahan yari sidii siilkii hoyadii ayuu qabyalada ugu soo celcelinayaa .adeer codkusoobaxa hoyadiin reer awdal iyo reer soolba hawasaane
@Seynaab24Synaab24
@Seynaab24Synaab24 Күн бұрын
Waar waariye cuuqdqd iyo cuunfi dadka la dheex waaregay waa ill gaara lagu haaya niinka yare xanuunsanaaya reer somaliland
@dualehissak1536
@dualehissak1536 Күн бұрын
Ma Sha Allah guul guul Somaliland
@abdirashiidmedia8755
@abdirashiidmedia8755 Сағат бұрын
Education is important. Wariyuhu isla xisaabtan ayuu ku jiraa waana uga mahad celinayaa inuu yahay one of the best reporter ❤
@AhmedYusuf-uo2ef
@AhmedYusuf-uo2ef Күн бұрын
Waa runta geesi qaraan Gulayso Guuuuuuul Somaliland insha
@fathiayu3868
@fathiayu3868 Күн бұрын
Nafta doqonsanaa waa wariye hunguri iyo waayo aragnimo la aan ayaa iskugu darsantay ayaa tahay hooriyow dalkaaga iyo dhulkaaga u tudh lacagtu way dhamaataaye xishoo
@abdirasheedwarsame5876
@abdirasheedwarsame5876 21 сағат бұрын
100% waan kugu raacsanahay in safaarada turkiga ee Hargeysa in la xidho.
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 20 сағат бұрын
Turkiga inama yaqaanba... Inaga ayay dan inoo tahay inaan caalamka dhexgalno, isagu muxuu inaga Faa'iidayaa, Xooloyahow🙏
@abdirasheedwarsame5876
@abdirasheedwarsame5876 17 сағат бұрын
@@Ahmed_Rainfall.10 Turkigu wuxuu Hargeysa u yimid maaha kalgacal uu inoo qabo ,wuxuu yimid dantiisa ,waxaanu ku joogaa hargeysa magaca somalia,waana kaa indhaha inaga lalinaya,ee waxaan jirin inaga soo qaaday markii wadahadaladu socodeen itoobiya iyo somaliya anigu caayimaayo runtu waa turkigu waa cadow.
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 21 сағат бұрын
Somaliland guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g Күн бұрын
Horte waxaaan layaabanay wariyahan maxaa wXan oo cuqdad ah ku beeray sun iyo qabyaalad ayuu qaybiyaa mardhawna hadii la xidho oo hinta ka dhamaandonta waxanu odhandona wa layga gardaranyahay suaalisana waa cuqdad Horn cable shiishka halagu hayo kana wasakheeye
@user-bp9rx5tz4x
@user-bp9rx5tz4x Күн бұрын
Ree boorama way bukan intooda bada sida Xildhiman ina abiib iyo ina muumin seed
@FarxiyaCarab-fh6mh
@FarxiyaCarab-fh6mh 20 сағат бұрын
​@@user-bp9rx5tz4xidinka caafimad qaba duli
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r Күн бұрын
Wadankaga ha iibin doqon bad tahy itobiya Iman mayso soomaliua
@axmedaden1655
@axmedaden1655 21 сағат бұрын
Asqoy halkani somalia maahee Ethiopia waata hooyadaa siilka farta ka gelinaysa iyadoo leh waan ku baadhayaaye taa katasho
@m-deeq6043
@m-deeq6043 8 сағат бұрын
​@@axmedaden1655Oromada adiga oo nin sheeganaya dabada kaa dubbeeysa kawaran qaxba urbadan baa ku xaartee qawdhanow inta aadan wax ka sheegin dal iyo dowlad caalamka oo dhan aqoonsanyahay,adigana hawada iyo dunidii kaleba kaa soo xiratey,reereebka kasoo harana dadkaada lagu quudiyo gaajooy?
@SaakinSalebaan
@SaakinSalebaan Күн бұрын
اللهم اكفنا شر الحسدة و الحاسدين اللهم آمن في وطننا اللهم صل وسلم على محمد وعلى آله وصحبه
@aminafarah7494
@aminafarah7494 Күн бұрын
War ha fadhiyan kuwi hore ee golaha wakilada lagu khasaray
@user-hn1rr8pt6y
@user-hn1rr8pt6y Күн бұрын
Saxiitan odey Dayib Gudoomiyaashii SNM Abdiraxmaan Tuur iyo Siillanyo Xaji Abdi Waraabee iyo Sheikh Yusuf Madar Guurtida Asaasay
@alisaed8393
@alisaed8393 Күн бұрын
Somalia waxa aduunka looga yaqaanaa failed state of somalia no government no law and order no peace and stability no system no nothing
@zakariapoi2514
@zakariapoi2514 Күн бұрын
SSC khaatumo IGA waran biyo Ethiopianey
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g Күн бұрын
Yes
@alisaed8393
@alisaed8393 Күн бұрын
@@zakariapoi2514 anigu SSC khaatumo uma aqaano ee waxan u aqaanaa kashmiir
@AbshirMohamudmaxamed
@AbshirMohamudmaxamed Күн бұрын
Adna caalamku wuxu kuyaqan hargaysa iyo burco o kamida somalia
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 20 сағат бұрын
Believe and Prize your country instead of criticising another country... Are you crazy or you have no confident for your country, Somaliland🙏
@Cabdijibaarmo
@Cabdijibaarmo 19 сағат бұрын
Barasho wcn Xil. Dayib (WAA NIN KU HABOON GUURTINIMADA)
@samowsamale3490
@samowsamale3490 15 сағат бұрын
Waa meel lagu jabay hadduu kaniba ku cajebiyey waa ummadda qabyaaladi madax martay
@kaltunhussein5270
@kaltunhussein5270 Күн бұрын
Soomaaliland guul guul
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Күн бұрын
mashallah hala kala baxo cadowgu horta dibada hayga joogsado xiligii doontay bilaabmikartaaye !!!!!!!!!!! from saylac city
@MohamedHussein-yz2gp
@MohamedHussein-yz2gp 23 сағат бұрын
Yes my brother tayib is right, Somaliland has been independent for 33years and we built it ourselves unlike the failed state of Somalia and Horne cable has become the mouthpiece of Dardod mafia so to spread propaganda and create division in our beloved country of Somaliland
@hiaduqaadsamesomalilander3640
@hiaduqaadsamesomalilander3640 20 сағат бұрын
❤❤❤❤❤ guul JAMUURIYADA somaliland ❤❤❤inshaa allaahu
@dulmar9139
@dulmar9139 3 сағат бұрын
Guul somaliland insha Allah ❤🤍💚💪💪💪💪👍👍👍👍👍
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 19 сағат бұрын
Isaaq iskuma jiro, cida khiyaaliga iyo cuqdada aaminsan waa Heego uun... hal jawaab oo nin ragga kuqanci karo, mabixin Xildhibaanku🙏 Garxajis kaqaado deriska... From Borama🙏
@guleit89
@guleit89 Күн бұрын
Siyasiyiinta somalida waa maan gaab
@axmedaden1655
@axmedaden1655 20 сағат бұрын
Isku siyaasiyiin manihin adeer hanagu baroor darsan hooyadaa somalidu wastaye,tan somaliland ayaa layidhaa
@MaxamuudMeecaad-b6j
@MaxamuudMeecaad-b6j Күн бұрын
Somaliland guul ❤❤❤itoobiya ❤itoobiya our brothers well come ❤❤cadawga somaliland waa soomaliya iyo jabuuti iyo masar iyo turky iyo qadar alaha haligo
@anwarfowziismaciil1040
@anwarfowziismaciil1040 Күн бұрын
Guuuuuuuuuuuuuul somaaaliland hanolato ìnsha alleh somaaaliland ilaahow
@faizaali2889
@faizaali2889 15 сағат бұрын
Guul Somaliland
@addeaden9513
@addeaden9513 19 сағат бұрын
dad cuqdadeysan baa meesha ka buuxa waligiinba caytama gordhoq waanlagu kala tagayaa, 😅😂
@barkhadhasan1870
@barkhadhasan1870 16 сағат бұрын
Caaaac ssc
@anwarfowziismaciil1040
@anwarfowziismaciil1040 Күн бұрын
Masha alleh somaaaliland ilaahow cadowga jabi bidmilahi karim hanolato bidmilahi karim hanolato somaaaliland ilaahow cadowga jabi bidmilahi karim hanolato bidmilahi Guuuuuuuuuuuuuuuul
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 6 сағат бұрын
Maashaalah
@safiakhalinle204
@safiakhalinle204 23 сағат бұрын
Kamay soo guinay waay kasonoqday guul somaliland
@AhmedSuleymanhashi
@AhmedSuleymanhashi 23 сағат бұрын
Hoori nin culus oo reer awadal stada
@RoblehGuelleh-g2d
@RoblehGuelleh-g2d Күн бұрын
Les Imarates ont perdus beaucoup des ports depuis que djibouti dévoile leurs impédance de gérer
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mcnncm1318
@mcnncm1318 16 сағат бұрын
somaliland anaga leh inta ilaahay ka sokeeysa oo uu nagu beeray nin naga dheer joogaa ma jiro degmo yar waxba uma noqonayso
@ashaelmi3575
@ashaelmi3575 Күн бұрын
Masha allah illahey cadil sana ayagalee is buburiyey 😢 siyad bare iyo umad aan shaqo ku leheyn ku rafannayey hadana musabixi oo ahaa kuwii lagu bur Burnley dadkisa hadana tatikadii ku burburinnaya umadisa iyo umadkale yaa rabi umadan xaqatus xasbiyallah 😢
@AniisaIsmail-u4u
@AniisaIsmail-u4u 23 сағат бұрын
Hoori macnihiisu waa doqoniimo waa wax aad warysigaaga uga muuqata cadawnimada iyo badhaaciska iyo masuuliyad datada hoori waa hooriuun
@idirismowliid8870
@idirismowliid8870 14 сағат бұрын
Wariyahan caadifadiisii ayuu waraysi kaga qaadayaa xildhibaanka.
@Redspittingcobra
@Redspittingcobra 20 сағат бұрын
Walaahi dadka qaar way xanuunsanayaan. Qabyaalad iyo caadifad ayaa ka hadlisa. Xaga dadka reer Sool aad walaal ugu yeedhaysid, Sool walaalahoodna aad cadaw ugu yeedhaysid aad Xanabashida ka jeceshahay.
@CabdiDiiriye-y8r
@CabdiDiiriye-y8r Күн бұрын
SAFARADA TURKEY MAXAAD KU XIDHIKARTAAN DUHUR CADBAY ALBAABADA IDIIN XIDHAYSAA, MISKIIN YAA DALAS,
@axmedaden1655
@axmedaden1655 20 сағат бұрын
Horta sidii lahaystaha ayaad uhadashay oo maqaldanid waayo adigaa lahayste ah 24saac nagu qaadan mayso asqoy,ma sidiina ayaad noo haysataa somalia no govt no police no peace no no no hhhh
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 22 сағат бұрын
Samaroon io warsengali dhulbaante xalka somaliland idinka yaalo waa kan kuwa kalana ee munaafaqinta ah waa kano idin hadal qarsanaya
@lailaomer4066
@lailaomer4066 23 сағат бұрын
Horn cable TV mayaqaanan sida wax loo wareysto dadka ayey isku direyaan
@abdiali319
@abdiali319 Күн бұрын
Xildhibaan kamuu soo go’in Somalia ee dibbuu ula soo noqday madax banaanidiisa. Hagaaji fahamkaaga.
@m-deeq6043
@m-deeq6043 8 сағат бұрын
Adaa fahamkaagu yaryahay,waana waxa ay kuugu sheekeeyaan kuwa tuugada ah ee cuqdadeeysan,rabana in ay iibsadaan badda iyo birriga intaba! Somaliya goormeey laba dal noqotay isweydii nacasow marka hore? Mise hadii talyaani bar qabsado Hargeysa,barna qabsado Ingiriis waxa aad leedahay Ingiriis ayaan xornimadii kala soo laabtayoo dal gooni ahbaan ahaay? Caqligu hashaqeeyo kaabe,jahligana kabax oo xor noqo.
@dhagaxoqoti1472
@dhagaxoqoti1472 22 сағат бұрын
Hoori waa cadawga sland waa nacas maaha wariye
@cabdilaahi6540
@cabdilaahi6540 21 сағат бұрын
Hoori= macne ahaan soomaaali waa doqon
@mahamuudmahdi5877
@mahamuudmahdi5877 20 сағат бұрын
Caqligii Riyaha ayuu ku hadlaya wana xildhiban qabil dacifa
@abdirashidsheikh8933
@abdirashidsheikh8933 21 сағат бұрын
INANKA YAR EE WARSYSANAYA AYAA KA CAQLI BADAN WAABU KU QOSLAYAA MARKA UU HADLAYO ISNA WUXUU MOODAYAA INUU XIKMAD KU HADLAYO ADEER KAN XOOLAHA AYAA DHAAMA IN LAWARAYSTO NOOCAAS OO KALE DADKA AYAY CAY KU TAHAY.....
@samowsamale3490
@samowsamale3490 15 сағат бұрын
Guurtida Somaliland waa tuug isu tagtay waxaan kharash iyo culeys ahayna ummadda kuma hayaan. Kan oo miidhan oo aan rayi iyo aqoon toona lahayn ayaa guurti isku sheegaaya
@habibaegehassan4977
@habibaegehassan4977 Күн бұрын
Wasakh cuqdaysan baa tahay hooriyaw jooji qaska hana haraadin xildhibaanka
@mudiali719
@mudiali719 16 сағат бұрын
Hadal iyo hargeisa!!!!
@II-vd4ih
@II-vd4ih 22 сағат бұрын
Sheekada marqaanka ayuu media la imaaday 😂😂😂😂
@abdiisseahmed4188
@abdiisseahmed4188 22 сағат бұрын
Kani mucuu sheegaysa.Cidamadii 32 la dhisayey 34 waxza hubks ka dhigay wilal yar yar oo reer khatumo ah
@Abdirahimhayl
@Abdirahimhayl Күн бұрын
Qaad baa waalay!!
@axmedaden1655
@axmedaden1655 20 сағат бұрын
Waar horn cable kii maxaa ku dhacay ciyaalkan meeshii faataxa qasaya ina x.ali muxuu ka damcay
@issaal-hashemi4581
@issaal-hashemi4581 19 сағат бұрын
What you are suggesting for the vice president does not make sense. You can not have two opposing heads in same government. The president may mandate some of his responsibilities but it is not practical and does not happen any where in the world where you have two opposing heads. Also the constitution gives opportunity to all citizens who can meet the required conditions. It's not based on your clan. Your questions are very backward and short sighted!
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 12 сағат бұрын
Mou dhamanba cadawagii slnd Ayuu waalay Wlee
@mcnncm1318
@mcnncm1318 16 сағат бұрын
Kan niiclaha hoori xafajo hoori
@abdiaxmed9522
@abdiaxmed9522 23 сағат бұрын
Noocan oo kale dadka lama horkeeno please
@yusufahmedsaid2038
@yusufahmedsaid2038 21 сағат бұрын
Markaa kan yar ma reer somalia muxuu ula doodi jadalkaagu saw sidaa maaha yaab.. Difaaci waa kee waa kaa hooyadaa ku fadhido SL iyo adi fucking HOORI waa HOORI uun 😅 nacas miidhan baa camerad qaatay
@warss11
@warss11 Күн бұрын
the commentator is damn bad He doesn't know his position and should change. This is not a debate, you should only be able to ask questions and get an answer when you can't make your position clear, you mix the roles, among other things
@Ahm3dGahayr
@Ahm3dGahayr 18 сағат бұрын
Waanku salamay warunta saalo bahan yahay waarunta muhahid hoori
@mohamoudahmed685
@mohamoudahmed685 Күн бұрын
Day dream
@abdiqanifarah7750
@abdiqanifarah7750 23 сағат бұрын
War dadkaa reer waqooyiga maxaa been ku qasba Waan la yaabay runtii Bal musse buu leeyahay duuliyu ahaa mise wuu marqaan sanyahay marka uu hadlaayo mise wuxuu la hadlayaa dad waalan Markaan yaraa waxaan maqli jiray in dadkaan xaga diinta barashadeydu ku yaraa oo marka ay isku xanaaqaan isku caayi jineen Allah iyo malaaigta wax ka sheygaan Marka waxaan culumada reer waqooyi ka codsan lahaa iney umadaan u sheygaan beenta inay qofka geyso naarta Allah haga fogeyo naar aamin Runtii dadka reer waqooyi dad fiican bay leyihiin ee nimanka cabay beenta waa siyaasintooda
@axmedaden1655
@axmedaden1655 20 сағат бұрын
Hooyadaa reer waqooyigu wasye waxaan dantaada ahayn haku mashquuline hooyadaa amison ka xoree waxba halkan haku mashquulin
@abdirashidsheikh8933
@abdirashidsheikh8933 21 сағат бұрын
ADEER DAMEERKAN SORRY DAAYEERKAN XAGAAD KA KEENTAY, ILAAHAY BAAN KUGU DHAARSHEE MA KAAS OO KALE AYAA GOLE LA GEEYAA, DAAYEER FOOQA DAAYEER, DAMEER FOOQA DAMEER.....
@RoblehGuelleh-g2d
@RoblehGuelleh-g2d Күн бұрын
Les ports de djibouti sont plus avancées de 100 ans. Pauvre mec il parle dans le vide
@shugriyussof5288
@shugriyussof5288 23 сағат бұрын
Asc HG nin jirin qof dhintey iyo qofnool ba manabad galiyo
@lailaomer4066
@lailaomer4066 23 сағат бұрын
Somaliland waa mid qolo qolo maaha
@mustafesulyman
@mustafesulyman 21 сағат бұрын
Siyaadbare.caydiid.baajabiyay.
@xogtadahsoon9581
@xogtadahsoon9581 Күн бұрын
Wariyahani waa huwan weyn
@Hamza00001
@Hamza00001 21 сағат бұрын
ninkan sidi waryaha dadka uma waraysanayo oo wuu ka tocsanaya oo uu ku qoslaya
@somalitech102
@somalitech102 19 сағат бұрын
Kani waa reer mii caadi ah wuxu kala garanayaba ma jiraan😂😂😂 waxsoo baro kudheh inanyarba tahay daasuunbu ku haya inanka wariyaha ah ee isagaba ka aqoonta badan 😂😂😂
@nimojirde8252
@nimojirde8252 Күн бұрын
Waa la idinku darsadee Isla qabta TV iyo wariye midna maaha nabada iyo nicmada uga dartee saara waxa la eegan karlovic maaha
@faah-l2d
@faah-l2d 19 сағат бұрын
waxaan yaa ku yidhi wariyaa tahay war noocaan ooo kale in aay idin waraystaan ha ka yeeliin dadka qar baa qaboo uun buu af somali ka yaqanaa
@mustafesulyman
@mustafesulyman 15 сағат бұрын
Dadku.miyayna.wada.mujaahodidin.ahayn..ilaa.xoolihii.labixinayay.kuwodagalamay.oo.holac.agay.habeen.iyo.maalinba.daalay.oomaana.iyago.naafa.ah.mujaahid.sheegan.laguna.sheegin.ayaa.kudhekh.ciilan.tan.
@axmedaden1655
@axmedaden1655 21 сағат бұрын
Niiqatale yar baa xildhibaan ka wareysanaya wax ba la mucaaridaa keliya ayuu maqlay
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 22 сағат бұрын
Waa snmtii uu Hawiye ka xoreeyay Siyaad Barre iyaga oo jigjiga jooga. Wadanka ayaan Ethopiya siiyay kkkkk Waxaasi ayaa laga dhigayaa guulkkkkk
@user-kf5vg7kt6p
@user-kf5vg7kt6p 22 сағат бұрын
Dulcad iyo Daroor iyagoo qaxoonti ku ahaa oo qamadida itoobiya kuyuu ugala ayay leeyihiin dowlad ayaanu jabinay habar isaaq
@axmedaden1655
@axmedaden1655 20 сағат бұрын
Ragii kaakuma iyo dhadhaab xeryaha kaaga furay miyad ujawabaysaa asqoy ilaa hada ayaad kasoo kaban la,dahay oo aduunku ku caawiyaa
@hassanmohamoud-t7p
@hassanmohamoud-t7p 22 сағат бұрын
Waa sidaas
@MohammedBare-b3h
@MohammedBare-b3h Күн бұрын
War iska aamus,mudo kordhiska lacag ayaa laga helaa.
@fathiayu3868
@fathiayu3868 Күн бұрын
Waar muuse amaan uma baahnee you tube ka daawo sida guurtida ku abuurantay inuu muuse ka kowa ahaa
@FadumoAdanxusen
@FadumoAdanxusen 23 сағат бұрын
Hana ilobinina somalilan in aytahay gobol kamida somaliya
@FosiyaAhmed-h2e
@FosiyaAhmed-h2e Күн бұрын
Xanuun dowldeed ayaa ku hay hakudilo geese nooloow
@hurrekoje2146
@hurrekoje2146 17 сағат бұрын
Beentanu ma dhamaato miyaa. Mise dadka ay la hadasho yaa wada waalan?
@freeman2590
@freeman2590 Күн бұрын
Siyaasigaagu markuu jajaban iska yahay ee aanu caqligiisu dadhiyin duplamacy uu warba kahayn waa sodan 🤣🤣🤣
@alitani5045
@alitani5045 21 сағат бұрын
Maxammed xaashi waa caarid doondoonaya meel u qabdado hadal kuu yidhaa waa naftaada ku badbaadi
@WaabariXaaji
@WaabariXaaji 23 сағат бұрын
Khiyaaliga naga daa zxb
@MaxamuudMeecaad-b6j
@MaxamuudMeecaad-b6j Күн бұрын
Wriye indku waxad thin kuwa isku dira waana within xisbi mucaarid ah waliba waxad qaran dumis saxaafada waad ball marten
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 7 сағат бұрын
Waa ceeb rer lascanod isuma qaawinkarno waa intay rer koonfurku rabaan lkn ma dhacayso
@OceanRehab
@OceanRehab Күн бұрын
5 sano dambe Lama hubo in aad jiri doontiin, badankiin Europe iyo mareykan midgo ayaad ka tihiin Tanna Oromo ayaad noqon doontiin dewersado
@HalimaFarah-jj9en
@HalimaFarah-jj9en 22 сағат бұрын
Kan iyo Kan talada hayaa waa mafiyosomaalilaad
@JamaAbdullahiQalinle
@JamaAbdullahiQalinle 19 сағат бұрын
Magaca hori waa nacas markaa hoori axmed hoori Macnahiisu waa Nacas axmed nacas markaa yarkani waa doqon jaanis ka helay dalkan isaaqu dhiseen waxaanu ku indha dilaacsaday nolosha cusub laakiin hadaan dalkan ragaasi dhisin dila iyo durya soomuu dhaafeen
@FadumoCabdiraxmaan-p7x
@FadumoCabdiraxmaan-p7x 23 сағат бұрын
Waa dhaxaltooyo soomaalln ilaalisa odayaasha soomaalln weeyaane shacabka wey fhnsan yihiin noo daa odayaasheena dadkey isku haysan
@mcnncm1318
@mcnncm1318 16 сағат бұрын
Golaha guurtida
@somalitiktok7799
@somalitiktok7799 Күн бұрын
Weriye ha ku daalin heego holey ayaa u falay muuse Hadii hargaysa hadho didaac ayay ka sheekeenayaan
@HalimaFarah-jj9en
@HalimaFarah-jj9en 22 сағат бұрын
Ninkaani qamri inee la eh candy waxaan u maleeya dhalo dhan but half marathon candy kani riyo badanaa ruuxu Ku dhib
@ahmedyesto3458
@ahmedyesto3458 Күн бұрын
Waxani wariye maaha indho la.aan ayuu lasogalayaa
@anwarfowziismaciil1040
@anwarfowziismaciil1040 Күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 Xasaan dhiqo gudihisa ha xoreyo😂😂😂😂
@AbshirMohamudmaxamed
@AbshirMohamudmaxamed Күн бұрын
Neef neef dhalay o cuqdad iyo ciil lamadow
Natiijada imtixaanka Shahaadiga ah oo lagu dhawaaqay
37:34
MM Somali TV
Рет қаралды 5 М.
Minecraft Creeper Family is back! #minecraft #funny #memes
00:26
HAH Chaos in the Bathroom 🚽✨ Smart Tools for the Throne 😜
00:49
123 GO! Kevin
Рет қаралды 12 МЛН
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Дима Гордей
Рет қаралды 8 МЛН
DFS | DAGAALKA TURKI-GA | K.GALBEED | DOORASHOOYINKA | SOMALILAND
20:07
Kaftanka Siyaasada 522 oo aad u xiisa badan
43:12
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 29 М.
بدون ورق #65 | د.هشام العوضي | تاريخ العبيد في الخليج
2:28:15
Solar-Boom: Warum PV-Module interessanter werden | KlimaZeit
29:51