"Anigu Hadaan Muqdisho Rabo Horaan u tagi lahaa..." Xildhibaan Barkhad Batuun

  Рет қаралды 47,058

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 91
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 10 ай бұрын
wariyayal ma haysano ka xishoda xil.barkhad 🦁xamar wa dhul somali hadi la tage❤
@adangaboobe9149
@adangaboobe9149 10 ай бұрын
maan shaa allah barkhad batuun si fiican buu ugu jawaabay yaryarkan aan waxba ka aqoon saxaafada ee makarafoonka la boodaya. mar kasta waxay ku adeegtaan been ay leeyahiin bulshada ayaan matalnaa , ma matalaane waa magafayaal dhiiga ku kiciya bulshada.
@samowsamale3490
@samowsamale3490 10 ай бұрын
Subxaana Laah waar ka xishooda Xildhibaanka mamo Khadija haweenka ayay wasiir u ahayd markaa ma haween ayuu wasiir u noqonayaa. Halkanba xil weyn ayuu ka hayaa Allah haw fudeydiyo
@TheGansaipioFriendsShow
@TheGansaipioFriendsShow 10 ай бұрын
Mansha allah nin qatan bad tahsuviil kayagiiba tahay horay u soco dadka hadslka qal faldan iyo mikiti foion qal dan oo qof yari la ordaayo ha u joojin ee horay u soco
@abdiqanihuseen1414
@abdiqanihuseen1414 10 ай бұрын
Cabaad weyn Somalia 🇸🇴 waa mid midnimo waa muqadas Somalia 🇸🇴
@Zacksonn
@Zacksonn 10 ай бұрын
Muqdisho adinkaa u baahan ee idiin ma baahna ee ixtiraam muujiya, hadal waa mar soo bax inkastoo gadaal ka qurxisay! 🫣
@karimhasan8967
@karimhasan8967 10 ай бұрын
Muqdisho dadkeda lama necba lkn siyasdeda aya la isku haya adu inta hadanad fahmin karin iñad ka hadasho aya ba kugu khalad ah
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 10 ай бұрын
dawlada somalia 🇸🇴 wax u naqan muqdisho idinkuna nagalo ahan bad no xisbisan sorry xamar iyo dadkeda wanu jecelne dawlada somalia didna 😂
@ahashi7828
@ahashi7828 10 ай бұрын
Maasha Allah walaalkay BARKHAD Batuun nin Somaali ah ayaad Tahay MUQDISHO waa dhulkaagii waa dadkaagii laakiin halkaad ku dhulatay ee awooga ka si jeedaa waa Hargeisa dadka ku Dooratay ayaadna ixtaraamtay jir oo joog.
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 10 ай бұрын
MASHA ALLAH XILDHIBAN BARQAD BATUUN GARAADKA IRIR SAMAALE WE LOVE YOU👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 10 ай бұрын
Xildhibaan legend baad tahay hadaad ciidanka xaqooda meel saartay , weliba suldaan kaaga nadiif kala shaqee sidii beeshiinu ciidanka qaybtooda u qaadan lahayd. Wixii dhulbahante inooga tegay inoo qaybiya.
@khayr_jecel
@khayr_jecel 10 ай бұрын
What a beautyful speech, Barkhad is very amazing man.
@markcaa2942
@markcaa2942 10 ай бұрын
Absolutely right right guy may Allah SWT guide us all
@AbdirahmanOsmanabdullah
@AbdirahmanOsmanabdullah 10 ай бұрын
Barkhad kulimiye ahaa ,wadni deeto,malindhoweyd islaqntii kuwacadfurtay U booyey,suaal manakaa walan mise cadanbaa laga heesayaa
@HalimoIbrahim-p5r
@HalimoIbrahim-p5r 10 ай бұрын
geeesi quran🦁🦁🇸🇴🇸🇴🌿🌿✅✅
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 10 ай бұрын
Mashalah x Barkhad shukran ❤❤❤❤❤❤❤
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 10 ай бұрын
warku waa cadyahay GUUL REER SOMALILAND!❤❤❤❤fidnawalayaashu way qadeen maanta from saylac
@SaynabCismaan-u2o
@SaynabCismaan-u2o 10 ай бұрын
geeesi qaran❤❤❤❤❤❤
@faisalosman9906
@faisalosman9906 10 ай бұрын
Barkhad Batuun ha la daayo
@SaraAli-tq4qy
@SaraAli-tq4qy 10 ай бұрын
GUUL REER SOMALILAND!❤❤❤❤
@fathaibrahim7079
@fathaibrahim7079 10 ай бұрын
Barkhad jiroo joog Nin rag ah nooloow ,Somaliland shacabkeedu way ku guulaysteen codkii Barkhad Batuun iyo mayar Mooge
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 10 ай бұрын
ManshaAllh laguma khasarin ilahay ha xafide
@falisnux6209
@falisnux6209 9 ай бұрын
Ma shaa Allah siyaasi dhab ah dheh❤❤❤
@user-ml9kd5jw7c
@user-ml9kd5jw7c 10 ай бұрын
May Allah grant us peace and unity May Allah bless all of us
@markcaa2942
@markcaa2942 10 ай бұрын
Aamiin yaarabii
@fathaibrahim7079
@fathaibrahim7079 10 ай бұрын
Nin sharci yaqaana su,allowing aan loo baahnayn waxba kaga helicopter maysid Barkhad waa nin wadani ah
@qeysqeys8736
@qeysqeys8736 10 ай бұрын
Ma asigoo nin raga ayuu rabaa inuu noqdo wasiirka haweenka iyo arimaha qoyska😂😂😂😂
@Sacdiya_hussein
@Sacdiya_hussein 10 ай бұрын
Muqdisho cdey xaalqado muqdisho masafarto waa lososafeaa😂😂😂
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 10 ай бұрын
😂😂😂muqdisho ma qofba xagay u safri
@ambioali8271
@ambioali8271 10 ай бұрын
Muqdisho iyduna kuma baahna ee xisaabta ku darso b-batoon
@SenabFarah
@SenabFarah 10 ай бұрын
adiga a sas ha uhadlin ninka walagudhegenyehee yab badanaa dadka wax mafahman miyaa
@ASMReatingfood12
@ASMReatingfood12 10 ай бұрын
Amiin
@munahussein9687
@munahussein9687 10 ай бұрын
Wale rerwaqoye oromada ayeynan idinka qadan gobalka ee garabso walalka, viva somaliweeyn ❤❤❤❤
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 10 ай бұрын
Hooga Oo Mugadishu Yaa Raba de Naf Kasta Afka Kala Qadaadaba Mugadishu Mugadishu war Baloniga Dhulka Dhig Anga Kuma Rabnee
@mahadibrahim4278
@mahadibrahim4278 10 ай бұрын
Maansha allaah geesi geesi dhalay xildhibaanka aqlabiyada shacabka jamhuuruyada Somaliland Waa xildhibaan sharafbadan oo sidii aanu udioranay noogu abaal guday Waananu soodioranaynaa markale Waliba madaxweyne ayaanu larabnaa
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 10 ай бұрын
WUXU MUDNA MADAXWEYNAHA SOMALILAND
@abdiazizosman7884
@abdiazizosman7884 10 ай бұрын
horey yaa yaqaaney
@mohacade8773
@mohacade8773 10 ай бұрын
Somaali wa somaali ee foodada dhaafa dadyahoow hargeisa na waxey ka mid thy somali
@hamsehasan5756
@hamsehasan5756 10 ай бұрын
Hayeey somaliyeed muwaadin somaliya weynoo udoobi doonaa
@Zaak100
@Zaak100 10 ай бұрын
awoowgi gumaystaha ingiriiska u shaqayn jiray
@samowsamale3490
@samowsamale3490 10 ай бұрын
Isaaq oo dhan ayaa Ingiirska kabaha u qaadi jiray ee maxaa awoowgii ka tilmaamay kabo qaadow?
@saamiyaali6026
@saamiyaali6026 10 ай бұрын
KaaLay moqdisho xildhibaN hadanA doonayA xil wasiirka haween soomalia
@IlyaasAxmad-qi7bk
@IlyaasAxmad-qi7bk 10 ай бұрын
M.a
@abobasement346
@abobasement346 10 ай бұрын
Rerkan waxaan ku nacay mel walbah wax bay kah so saran weligay man Arag Qof dadkisih gerih ku timid in lo rogoh geridah khadijah ilahay ha u naxaristoh lo rogoh ninkan in u xamar kah dontoh shaqoh waa idin ceeb in aad dacayadoh kah sameysan idin lah yabi mayoh dhaqankinah sidah ah
@maxamedcsalaan8928
@maxamedcsalaan8928 10 ай бұрын
Maya barqad maxamed abiib haa
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 10 ай бұрын
Baasaboorka Aad janefa ku tagteyna waa soomaali
@deeqahmed2291
@deeqahmed2291 23 күн бұрын
If Cirro wins, somaliland is finished 👋. Might as well get ready for blue flag. I’m dead serious
@AbdirashidQaayibo
@AbdirashidQaayibo 10 ай бұрын
Ader iska aad xamar wa lagu so dhawaynayaaye
@subraarm4381
@subraarm4381 10 ай бұрын
Barkhdoow wax Dawlad la yidhaahdaa ma jirto oo waad arkaysaa Ciidan Qaran meel ahaad ku ogtay ma jirtee Iidooroow waa Dhulbahante ee meesha ka Carar Naag Isaaq yaan beri wada sheekaysanay waa markay lafaha siteen waxaan ku idhi Soomaaliyi way is wada dishay oo Idinkaa Soomaali dhameeyay dalka Magaalo madaxda labaad Hargaysay ahayd waxaa joogay Soomaali oo dhan Burco iyo Barbaraba dadkii Soomaaliyeed ee Snm ugu timid Xagee gayseen waan laynay Ogaadeenkiin Magiste Ilaa Tigreeg waan u dhiib jirnay wax yaabkale ee hay tidhi Qabiilda kale Caruurtaan ku Cabsiin jiray markaan Debeda ka soo xeraynayno soo gala Ogaadeen iyo Ciise waraabe ayaa Idin Cun. Gadabuursiga Qof walba oo sadaqaysanaya waxaan odhan jiray waa Gadabursi iyo Raxanweyn. Waxaan waydiiyay Hadii haad Dawlad noqotaa maxaad samaynaysaan marka hore Daarood baan ka aarsanaynaa marka labada Qof walba waa inuu Isaaq daba socodo.
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 10 ай бұрын
Waa adiga iyo akhiradaa gabadhana waa ayada iyo maskaxdeed haday tidhiba waxad shegayso wax waxa ku hadla ma arage waxay ka tahay isaq umada ku diir isaaq ilahay baa aburtay adunkana keenay waxay la kulmayaan nacayb iyo wanag waa wax qoran ee ha akhiro seegin dadka dadk isku diraa janada carafteedana ma uruyo
@ubaxiidalkeygow2381
@ubaxiidalkeygow2381 10 ай бұрын
Biyo galintii ma Mogdisho ayey maraysaa Mogdisho Biyo galin uma baahna .
@farduus_
@farduus_ 10 ай бұрын
Muqdisho kuma bahna hadey kuwa calooshod u shaqestayaal la dala dhacee kuwa kale aa hargesa noga yimid doni Menno
@cawralafaniq9090
@cawralafaniq9090 10 ай бұрын
Xaarwayne
@samowsamale3490
@samowsamale3490 10 ай бұрын
Maadaa xaar yar af ku xoogley naa xishood doqon yahay
@SaynabNuur-zu4ib
@SaynabNuur-zu4ib 10 ай бұрын
Barkhad maxaala weydiinayaa
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 10 ай бұрын
BARQAD BATUUN YURUB AMERIKA DACWO HA U GUDBIYO IN QAXOTIGA LEYSAGA DHIIBO JUFADIISA O LA NABO HAWIYE DHAXDIISA O BEN LAGU QATO SHARCIGA YURUB AMERIKA
@fahiimae7336
@fahiimae7336 10 ай бұрын
Is cadee! Way duuban tahay! Ka hadha waa isaga iyo Allahii inuu axdiga ilaashaa
@duuliyexaruuri3316
@duuliyexaruuri3316 10 ай бұрын
Maxaad ka tidhi gooshcade maalintii ciidanka la soo falay
@mahamedsaed2446
@mahamedsaed2446 10 ай бұрын
FAAN WAYNAA MUQDISHO MAXA KU YAALA , REER HARGAYSA OOHINTADI COD KUSIYAY MUQDISHO OOHIN COD KAGA HELI MAYSID ,,, KURSIGI REERKINA DOONO HADER CAAN BAD NOQOTE TIJABI HANKAGA
@ahmedomarhasan4793
@ahmedomarhasan4793 10 ай бұрын
Horta somalind kahor maxaad ahayd
@samowsamale3490
@samowsamale3490 10 ай бұрын
Adigu maxaad ahayd isagu waa muwaadin reer Somaliland ah
@ahmedomarhasan4793
@ahmedomarhasan4793 10 ай бұрын
@@samowsamale3490 rayislaan ahay hada😁
@warfaageeddi3128
@warfaageeddi3128 10 ай бұрын
Iskuulka waddani waxaa kasoo baxa noocan oo kale.
@samowsamale3490
@samowsamale3490 10 ай бұрын
Schoolka Kulmiyana Buuni oo miidhan ayaa ka soo baxa oo wuxuu ku hadlaba aflagaado iyo been tahay
@maxamedcsalaan8928
@maxamedcsalaan8928 10 ай бұрын
Taasi waa habeenkiixalaytegey cidkaadooneysokoofur iyo muqdisho majirto hadalkaada qunsiriyasa eelaascaanoos ayaakahoreeyey barqad batman teedakale khadiijo maxamed diiriye ilma adeeradeeda ayaa dhooban reer Ali diiriye reer cismaan diiriye reer axmed diiriye reer faaduma diiriye iyo awlaadooda sal iyo dibasaba wadajoogo ee waxaas yaakaadhegeysanaya ninka aadiwaayey aaskeesa xilmaqabankaraa waamaya koonfurta dadkooda waayaqaaniin ninkii wax udhimey iyo kii uhiiliyey xildhibaan maxamed abiib waa mudanyahay dadka koonfurta inay Taylor udhisaan waawax uu galadeystay Barqad waamaya
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 10 ай бұрын
Xildhibaan kusoo dhawaw muqdisho hargaysa waxba mayalo. Sida Dr Bayle iyo ina cumar carte iyo buubaa iyo samatar ayaad soo noqon markad soo dhamaysatid Dhaqaaq walaalkayow
@AyaanJama-m4m
@AyaanJama-m4m 10 ай бұрын
Maskiin waala haysde nin kani
@jamilahassan7227
@jamilahassan7227 10 ай бұрын
Askariga maxaa ku khasbaaya in uu 2 xaas yeesho muu xabad iimaansado waaba faqiire yaab waaye
@maxamedcsalaan8928
@maxamedcsalaan8928 10 ай бұрын
Ùqdadweynbaakugujirtabarqad batman maxaayeelay hadalkii laascanood ee dadka koonfureed eeaadkudigatay iyagoo dhibaata6san mailoobidoonaan hadalkaas iyo
@garyaqaanxasanaxmed9562
@garyaqaanxasanaxmed9562 10 ай бұрын
Yaa kaa yaqaan Xataa baalashle Kamaad hesheen. Ciidanku waa kaad dhabaka Kajabisay fagaare.lagaama Cafiyi doono. Waxba hala hadhin
@samowsamale3490
@samowsamale3490 10 ай бұрын
Af xumida iyo xaqiraada jooji
@mohamedjama791
@mohamedjama791 10 ай бұрын
Walee ninkan shagi buu leeyay
@samowsamale3490
@samowsamale3490 10 ай бұрын
Waayo Iidoor baanu ahayn markaa waxba laguma aamini karo miyaa sxb?
@amalhassan56
@amalhassan56 10 ай бұрын
Beenaale qaran dumisa
@winterdaycanab6302
@winterdaycanab6302 9 ай бұрын
midgaani waa midgaan waxuuna kujiraah dadka xabsiga liinta kucabi doonah waxsoomali land ladhaho waydhamaan masacondoonto somaliya lacagtii waa fasaxayaa deeynta hubkiina waa lafasaxaya maxaa meesha yaal waad hordeeysaan dadkuina meel kasoo raaca watalo wanaagsan
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 10 ай бұрын
Goortaan aqalka joogay mecnaheedo waa idin daayey wuu tegayaa islaantii gaarga u gaday markuu diiday wadnaha istaagay laakiin cancer u dhimatay kursigeeda buu ku fadhiisan doona
@AbdirahmanOsmanabdullah
@AbdirahmanOsmanabdullah 10 ай бұрын
Yaa cuqdad qaba beenaaloow
@madarcali122
@madarcali122 10 ай бұрын
Siilkii hooyada waas askariga kii aad albaabka ku dhuufaneeysey miyu ahayn xaran
@samowsamale3490
@samowsamale3490 10 ай бұрын
Caydaasu hooyadaa ayay u noqoneysaa waayo xaq daro iyo cuqdad ku haysa ayaad xildhibaanka ku cayday.
@farhiyaahmed5887
@farhiyaahmed5887 10 ай бұрын
BARKHAD xindhibaandoono slnd XAMAR kuu dhaanta
@samowsamale3490
@samowsamale3490 10 ай бұрын
Maxay ku dhaantaa sowtaa ninka Jareer Weyn nolosha ku gubteen yaahuu
@siradm
@siradm 10 ай бұрын
Muqdishow adigu tiro badanidaa? Waxba ma diidid miyaa? Xilkaagase lama waayo miyaa? Muqdishoy xaal iska qaado. Ma ceel baa tahay oo arooro?!
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 10 ай бұрын
Horta ninkan attetion radis BADANA!! WALALO dadka somaliyed wa ka daalen afku xoogle 24 saac toroor waxqabad aya raban dadka.
@samowsamale3490
@samowsamale3490 10 ай бұрын
Muse Shani ayaa wadanka madaxweyne ka ah isagu muxuu qabtay lix sano ayuu meesha fadhiyaa? Ninkani waa sharci dejiye waa intaa shaqadiisu hadaad xildhibaan maqasho sxb
@madarcali122
@madarcali122 10 ай бұрын
Duuli duuli dhalay
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 10 ай бұрын
BARQAD BATUNOOW WAXA NO JOGA DUBBE IYO CABDI XASHI O AL SHABABA O DHULKA HAWIYE YIMID AYAGO DABA JEEXYO WATA O LA CABI JIREY DHIIGA HAWIYE XAARMAAJO MINGISTE KABAHA QAWARIJIINTA QARAXYADA DHIGA LABADAS DUBBE QANIIS IYO CABDI XAASHI WA AL SHABAAB HA LAGA ERYO MUQDISHO
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 10 ай бұрын
😂noso eerya wll aan liin u qasne
@abdiazizosman7884
@abdiazizosman7884 10 ай бұрын
horey yaa u yaqaaney balaayuu iska dhigayaa ka waran
@samowsamale3490
@samowsamale3490 10 ай бұрын
Maxaad u xaasideysaa u hanee heerka uu gaadhay xaasidku ma fiicna
@cawralafaniq9090
@cawralafaniq9090 10 ай бұрын
Midgaanka marba somaliland mudaharad kasamee marna sida bisada indhaa iskusoo qabo buuryo gooys
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 59 МЛН
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 34 МЛН
MY HEIGHT vs MrBEAST CREW 🙈📏
00:22
Celine Dept
Рет қаралды 70 МЛН
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
Urrur Siyaasadeedka Hilaac oo Hogaan Cusub Doortay.
14:00
Horn Cable Tv
Рет қаралды 822
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 59 МЛН