Cabdi Ciise ft Safiya Tusmo -- Xusuustii Cabdinuur Alaale iyo Xabiiba Balbalaaf ( Farsamo ).

  Рет қаралды 1,653,628

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

3 жыл бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Пікірлер: 1 100
@weerarchannel7041
@weerarchannel7041 3 жыл бұрын
Inta il jabiska aragtay like isku muuji indho quranjo ayaad ledahay
@barnialisalah5647
@barnialisalah5647 3 жыл бұрын
Iljibiska waa arkay laakiin safiyo waa Qurxoontahay
@binusayidetoile668
@binusayidetoile668 3 жыл бұрын
Safiyo waa dhayman😍qofkan aqoon ulahayan baa dhayamanka kudhelo?
@faceedkaroon5377
@faceedkaroon5377 3 жыл бұрын
🤣
@helaiestar1749
@helaiestar1749 3 жыл бұрын
Hhhhh wllhi wxn is lahaa tolow may il jabist misee waa indhahaga🤣🤣🤣
@ugbaadibrahim9638
@ugbaadibrahim9638 3 жыл бұрын
Miyey sidaa ku wadaane🌷
@FJ-ls2jy
@FJ-ls2jy 3 жыл бұрын
Ragu waa cadow. Quruxda iyo Aftahanimadey uquuri waayeen. Meel ay usoo maraana wey garan waayeen. Safiyo Tusmo. Waa Muraayadii Haweenka Soomaaliyeed. We love you, be strong insha,allah
@nimcosayid958
@nimcosayid958 3 жыл бұрын
Heesaha somalida run hamoodina wakan ninka qabay ee sawirada kafaafiyey
@lulxirsi6787
@lulxirsi6787 3 жыл бұрын
@@nimcosayid958 ma Kan baa Subxaanallah oo heestan waaba 16 bishaan maarso ee seey wax u jiraan?
@nimcosayid958
@nimcosayid958 3 жыл бұрын
@@lulxirsi6787 dadka laxasusinyaa wala sodhigay youtubka
@aminajafar1987
@aminajafar1987 3 жыл бұрын
@@nimcosayid958 absolutely intuu weliba Sixir u walaaqay""" SUBXANALLAH ""
@safiyalowra6510
@safiyalowra6510 3 жыл бұрын
@@nimcosayid958 Waa Runtaaa Yaan Aaminin Nin Kuqabo Iyo Kan Saaxiibo Dhaw Tahiin Wakaasaa Ninki qabay Safiya Tusmo Oo Fadeexeeyay Oh Sorry Waan Kaxumahay runtiii Hada Wuu Baxsaday Jigjiga ayuu Ucararay Mudo 2sano ayuu Rikaato Kuhaystaa Ilaa Markii Danbe Uu Dhaho Lacag Dhan Isii 21000& Isii Ama Waxyaabo kale Oo Kadaran Ayaan Hayaaa Subxaanalaah Nin Gabadhiisu Uuqabay Qiyaamay Oo Hadana Sawiro Kasoo qaaday Gabdhoow is Is Ilaaliya Please And please Oo Nimankiina Iska Ilaaliya Oo Qolka Jiifka Ka Ilaaliya Camerada iyo Taleefanada qolka Fadhiga Ugu Reeb Telkiisa Uleyn Wax Walbaaa Kasuurtowda Fadlan Sawirada iyo Qaawanaanshaha Iska Ilaaliya Waa Iga Digsiin Nafteyda iyo Naftiinaba Waan Udigayaaa Ee Nin Haysku Aaminana
@saidohalane4821
@saidohalane4821 3 жыл бұрын
markaan cml aan nacaan inaan somali ahay bal Safiya maxay sameysay waa hooyo sharaf badan oo quruxbadan asluub ilaahey siiyay ee xumaanta ka dhaafa 😍😍😍 aniga weligay waa jeclaa tusmo weligeyna madaxay ii saarnaan doontaa. nin xuna uma jabeyso iyo doqonta caayeysa waa boqorad kaalay dhuusamareeb maamo 😍😍😍
@saidohalane4821
@saidohalane4821 3 жыл бұрын
@Mann2 yaa habargidir sheegay walaal?
@hindaadan3442
@hindaadan3442 3 жыл бұрын
Haa wallo waa qof sharaf badan ilahay culayska saran fudayd ha ugu badalo
@hoyomcn9769
@hoyomcn9769 3 жыл бұрын
@@hindaadan3442 amin amin yaa RABI CALAMIN
@ayanshariff8618
@ayanshariff8618 3 жыл бұрын
Saas waye NIN xun u majibeyso insha allaah
@saidohalane4821
@saidohalane4821 3 жыл бұрын
@@ayanshariff8618 amiin abayo wlhi waa qof sharaf leh ee doqonta allaha ka qabto ragii waxa ceebeyay nooca maalin kasta gabar ka oysinaya
@aragsangeedi6897
@aragsangeedi6897 3 жыл бұрын
Iney aadu jeceshahay indhaheedaa la arkaa iyo sida naxariista leh ee u fiirineyso ax gabadhaan dar alaan u jeclahay maahan qof xun waa gabadhsharaf iyo qurux badan ilaahoow qalbigeeda huraayo u qabooji raalina ka noqo cadowgana ka qabo aaaammmmiiiin.
@khayrhesho4463
@khayrhesho4463 3 жыл бұрын
Maamadan codkeedu waa top walaalnimo ayaan ujeclaa waligay jeclaana doonaa!!
@Said_or_Fahad
@Said_or_Fahad 3 жыл бұрын
Wiilkana jecelka isaga dar lol
@sohansiman06
@sohansiman06 3 жыл бұрын
@@Said_or_Fahad Wasida kolay hada ismaslexen ne🤣🤣🤣🤣
@khayrhesho4463
@khayrhesho4463 2 жыл бұрын
@@Said_or_Fahad diyaar
@lugeyofficial8090
@lugeyofficial8090 3 жыл бұрын
Raggu wa cadow allow hainojabin nacas iyo nin xun🤲
@abdifitaxmohamud5893
@abdifitaxmohamud5893 2 жыл бұрын
Adiga maxaad haysaa
@abdirizakfarahhussein6922
@abdirizakfarahhussein6922 3 жыл бұрын
Waxyaro shaxaariyad bay ahyd sidey u il jebinaysaaba ka yaabay... inta ila aragtay iljebinta like ku qabo hee
@PSA4
@PSA4 3 жыл бұрын
jacayl weyn ba ka muqda lkn sabaxad bu idhigay
@abdirizakfarahhussein6922
@abdirizakfarahhussein6922 3 жыл бұрын
@@PSA4 hehehe ma tiri maxa ku kalifay he sxby
@PSA4
@PSA4 3 жыл бұрын
@@abdirizakfarahhussein6922 war waxan calaf laheen bu ahaa ma qoftano kala laxumeya
@abdirizakfarahhussein6922
@abdirizakfarahhussein6922 3 жыл бұрын
@@PSA4 wa run oporjunity ba dhaafay waa malab 😂
@PSA4
@PSA4 3 жыл бұрын
@@abdirizakfarahhussein6922 hhhhh doqoni calaf maleh bn maqli jire
@dhalinyare4344
@dhalinyare4344 3 жыл бұрын
Walaal alle ka cabso waxaan nahay dad islaam ah. Hadii aan nahy islaam rasuulkeena muxamed ayaan ku dayanaaa oo nala faray inaan jidkiisa raacno. Rasuulka scw waxaa laga wariyay (( qofkii qariyaa sirta walaalkiisa qofkaasna allaah ayaa qarinaayo sirtiisa yoomka qiyaamo)) walaal rabi aan ka cabsano
@aminaahmed5534
@aminaahmed5534 3 жыл бұрын
Maxaa loo lahaa gabadha ninyar baa xumeeyey, ninkani waa nin wayne. Soomalidu ma bidaartay da'da uyaqaanan waa yaabe?
@princessdiamon5787
@princessdiamon5787 3 жыл бұрын
Bal adba ninka intaa le'eg baa la lahaa waa ciyaal inagaa halkaa is dhignay😰😰
@hindihassan1094
@hindihassan1094 3 жыл бұрын
Nin yar xaguu jogaa daahir ya shamsi
@princessdiamon5787
@princessdiamon5787 3 жыл бұрын
@@fadumaaden5027 why dumarka looga oohinayaa 😰😰
@hodancumar2857
@hodancumar2857 3 жыл бұрын
wallee ninkaan yaraan meel uma taal
@hodancumar2857
@hodancumar2857 3 жыл бұрын
@@princessdiamon5787 nacam wallee been maad sheegin
@rahmaismail1123
@rahmaismail1123 3 жыл бұрын
27/7/2021 Inta heestan jecel e iga danbaysa like💯
@aliyuusuf8219
@aliyuusuf8219 3 жыл бұрын
Heesta waa calool xanuun wllhi (aduunyada faal faaladeeda xumaanlaga faafiyaye anigu kaa faagan maayo micnaha waanku aaminay illahow xaqana garansii
@amalali4067
@amalali4067 3 жыл бұрын
Ceeb manaan arag ee jacaylkiina iyo dareen quruxbadan ayey sawiradiinu xambaar sanayeen, cidna haw joojinina
@abusameeribrahim2847
@abusameeribrahim2847 3 жыл бұрын
masha allh inay isjecelyihiin way muuqata safiyo iyo cabdiba waxay inaga mudanyihin xishmad iyo qadarin ee umadaay uduceeya isku waara ayaan idin leeyahay
@fowsakheyre2593
@fowsakheyre2593 3 жыл бұрын
Walahi gabdhaha Somaliyed jacayl ka sidhab ah bay u yaqaniin lkn Allah wuxu wax nogu daray Niman waxkasta ciyaar iyo waxan micno lahayn u haysta.:Nolol,Wadan iyo waxkasta o nolosha qiimo u yela micna lama lahan. Qalbigii bad naga wasaqayzen Allah aduunka ha idinku dhibee
@abdullahihusseinabukar1899
@abdullahihusseinabukar1899 3 жыл бұрын
Adiga alle hkugu dhibo aduunyo iyo akhiro hada aabaha iyo kuwa kula dhashay xushmad u heyso waxas kuma aadan hadasheyn mana inkaareyn ragga somaliyeed naagtan alle bey ka xishon weysay alle ayana ceebeyey.
@abdirahmanjama4365
@abdirahmanjama4365 3 жыл бұрын
Acuudu bilaahi
@zalmiita5623
@zalmiita5623 3 жыл бұрын
Daaahir yaaa Shamis 😂
@se1059
@se1059 3 жыл бұрын
Oo maad u ducaysid intaad habaarayso miyaanu about iyo walaalo la dhalan habaar waa dibad
@mahadomar7099
@mahadomar7099 3 жыл бұрын
Ma wada xumin walaale hanna habaarine inta xunna u ducee
@abdullahifarah5619
@abdullahifarah5619 3 жыл бұрын
Aniga waxan ogaday habalaha ajnabiga naga racayo dhib and ugasanay owgaad inay nonacan
@iphone-kz2ws
@iphone-kz2ws 3 жыл бұрын
Aad wlhi waa na dhibteen
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514 3 жыл бұрын
Abdullahi Farah. ma hadaad ogaatay too late
@xamdixaajimuuse5014
@xamdixaajimuuse5014 3 жыл бұрын
Wllo xaqiqda sheegtay rageni somalida intoda badan amar baku dhcay
@Cici_mimi
@Cici_mimi 3 жыл бұрын
@@ismalurtosidiayeeyded-araw8514 Sagaashankeey Wax Ku Fahmaan 😂😂
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514 3 жыл бұрын
@@Cici_mimi 😂😂 faarax walba intaas ushegi jiray ila iyo zaman ki nabi nuux
@omarmohamoud5892
@omarmohamoud5892 3 жыл бұрын
Aduunyooy xaalaleey, aduunyooy waayo badan, malinba waji bay kudu soo martaa, intii iilka lagaa dhigayo. Ilahow ceebteena astur iyo inta muslimka ah! xiligaan qalbiyo isku faraxsan ayay lahaayeen, maantana murugo iyo ciil. shaydaan iyo dad sun baa ka adeegtay, qofkastana way soo mari kartaa, aan isku naxariisano, ILAAH-na wuu inoo naxariisanaa. waraysi uu wiilku bixiyay waxaan u arkay in uusan faafin arinkaa, Ilaah ayaysan wax ka qarsanayn. Labadoodaba khayr ayaan u rajaynaa!
@almas8915
@almas8915 3 жыл бұрын
Jacayl baa ka muqda habenkan lakin niyad ilaahay baa inaga oga rabi qalbiga ha u qabojiyo amiin
@hawamohamed9246
@hawamohamed9246 3 жыл бұрын
Saa,id ayu uga muuqda jacayl lkn baase xaal og weliba iyada ayaa aad li hayya😘
@caderrayale7744
@caderrayale7744 3 жыл бұрын
Safiyo waa dhamaays dumar🥰 qofkii qof aaminay bohol u qoda isgana waay sugaysaa waad ka dabaalan in shaa allah 💖 gobi ma liicdo🙏🙏
@shariifmedia3307
@shariifmedia3307 3 жыл бұрын
Day sida ay ugu il jabineyso wallahey weyjecleyd wiilka
@beerlula8876
@beerlula8876 3 жыл бұрын
Alla naagaha xasisana gabadha love ku dhiiro galiya oo kushuba maanta hadii nin waxlaga sheegi lahaa ilaa sheekh mustafa u soo fadhisan lahaa si oo u difaaco aniga safiyo tusmo love keeygi oo kal iyo laab ah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@anigaaniga4592
@anigaaniga4592 3 жыл бұрын
😄😄😄
@simranqurux595
@simranqurux595 3 жыл бұрын
Walahi waruntah mailayabtay alahaa nomaqan viviv safiya tusmo qurux 🙏💕🥀💯❤💞💞💞💞❣❣❣❣❣❣❣❣💞💖
@hamdajaceyl6246
@hamdajaceyl6246 3 жыл бұрын
😅😂😂😂😂😂
@binusayidetoile668
@binusayidetoile668 3 жыл бұрын
allah muxuu dardaranki heesta qasaray allow nimaan waxa ogayan ha cadabin qofkan sarwalka wayan alle unab qalbigis ogaa markas u jacelka kula matalayey😢 safiyo tuusmo alle ayaan kubarye cadowgaad u nolow 😗
@asiyawarsame4833
@asiyawarsame4833 3 жыл бұрын
Soomaalay gabadha jaceyl aya ka muuqada ay ninka jeceshahay xaqiiqtan bal u fiirasada , sababto ah indhahedu isagay ku maqan yihiin iljebiska aya kasiidaran, lkn isagu wu la fahmiwayey love cidlu cararey dadkuna sida dacawga ayay kadaba qeyliyeen
@cabdixuseen2686
@cabdixuseen2686 3 жыл бұрын
tusmo jaceyl dhaba ka muuqda ee waa la isu diray jaceylkii fogaaday
@se1059
@se1059 3 жыл бұрын
Cabdi cajuun abwaan iyo cod tolmoon buu isku darsaday jir oo joog abwaan
@queenahlaam557
@queenahlaam557 3 жыл бұрын
Sida qoftan ku jecshahy hdaa xumeyzo wlee mid ku xumeyzo weyn meyzid ama ha dheerata ama ha dhawatee wad arki qalbi jabka aad ku geyzatey safiyo tusmo wadka bixi dhibata ku heyzo laguma waree dhibta 💔😭🙏
@farhiyamohamed7875
@farhiyamohamed7875 3 жыл бұрын
Abaayo kan miyaa qawe
@queenahlaam557
@queenahlaam557 3 жыл бұрын
@@farhiyamohamed7875 haa xbbti
@adnaciize5732
@adnaciize5732 3 жыл бұрын
.
@adnaciize5732
@adnaciize5732 3 жыл бұрын
@@queenahlaam557 hmm
@Viralvidssss962
@Viralvidssss962 3 жыл бұрын
Hadalkaagi manta wu rumowe wll qalih manoshahay horta😅😅
@ubaxiidalkeygow2381
@ubaxiidalkeygow2381 3 жыл бұрын
Hees dareen leh 💖❤💖❤Tusmo cidna ha u joojin, ceeb ma jirto life kaaga qaado ha u nuglaan sawir iyo laba toona, aduunka wax kastaa ka dhaca hore u soco yeyna ku niyad jabin somali qadhmuun, negativ bey ka sameysanyihiin u noqo model si aanay u niyo jabin hablaha kale.
@araden7364
@araden7364 3 жыл бұрын
Znzz
@ahmedmahamed150
@ahmedmahamed150 Жыл бұрын
Pppp
@rahmamahamoud9257
@rahmamahamoud9257 3 жыл бұрын
Wlhi jecel xageeda wliba ah baa ka muuqada safiya alle ha Idin sikhiro arimaha ceebahana halkasi ha ku dhameeyo hadad calaf isku leedihina alle ha isku kiin daayo 😍🥰viva love
@faruungelle3824
@faruungelle3824 3 жыл бұрын
Somalida side dedaba waxey arktaa gabadha qaladan oo kaliya
@zuadnuur1691
@zuadnuur1691 3 жыл бұрын
Siduu shekada marba dhagta ugu saarayo tusmo na u xishoonayso really jacylba dhexyaalay labada qof
@jihaanpea9215
@jihaanpea9215 3 жыл бұрын
Muxuu ka foojignaana waakaa ceebeeye😭😪alla ragii maxay ilowen xushmadii hablaha ka mudnaayen miyeesan ogeen ineey hooyo somaliyed thy😔🥺
@khadijahassan7130
@khadijahassan7130 3 жыл бұрын
Raga inta badan qashin iyo boosaneeyr eey noqdeen. Rag sharaf leh waqtigii aabaheey ayaa ugu dambeeysay
@fatimamoha1504
@fatimamoha1504 3 жыл бұрын
Yaahuu jacayloow dhimo hadii aadan ahayn ka aan uqabo waalidkay walaalahay caruurtayda lambarkowna waa naftayda😎
@anisaabdulkadir17
@anisaabdulkadir17 3 жыл бұрын
Jacaylku waa dareen o qofka qalpigisa ka somaaxdo, waxad adigu dooranaysana maahan. Qofka wanagad ku aragtay, dabcigisa, dabacsanida hadalkisa iyo dhaqamada wanagsan ed kala kulanto ayaa qalbigaaga jacaylku beeraya, ee maahan saad mooday gacalo.
@xamdiitoibrahim8723
@xamdiitoibrahim8723 3 жыл бұрын
Hoogaa oo ka caruurta kula dhalYa maad soo afdubanYza 😂😂
@zainabmohamed2226
@zainabmohamed2226 3 жыл бұрын
Fatima moha. wallahi sidan uqoslay. waan. kuu qiray hadalka. jacayl wax la yidhaa ma jiro waa wax uu qofku iska dhaadhiciyo. hablaw qalbiyadiina xidha hadaad wax maqlaysaan.
@AbdallaAhmed169
@AbdallaAhmed169 3 жыл бұрын
yaahuu jacaylow, dhimo uu dhuun yeeti, hadii adan ahayn kaa gabadhu sheegaty!!!
@hoyomcn9769
@hoyomcn9769 3 жыл бұрын
Wilkaan ana si fican uu aqaan reer qahira isla hayn gabdh kale ho garob ayu qabay cunug ayu ka dhalay kadib uu ka tagay miskinta walikisna jamacad ma dhigeen hadana wil walba ho xuun amaa fican hoyo mcn unba dhashay ALLEH hanoso wada hadeyo wilashanee gabdh walba naa wil wey haysata manta ama wey dhali barina wuxu noqondono ALLAH WEYN unba og ee uu duceya wilsha marna wey nala dhasheen marna wey na dhaleen marna waxan dhaley ALLOW so hadeey Ada RAXMAAN HA HO RAXIM HA YA RABI Amin so wada dhaha
@idriisabdikarimmaxamed6421
@idriisabdikarimmaxamed6421 3 жыл бұрын
Faraxad waa ino hadhow wa marku qarxiyo howlo hoose
@ilhaangeedi3687
@ilhaangeedi3687 3 жыл бұрын
Faraxda safiyo ka muuqto qof walbo wax jecel baa dareemi karo wlhi😭
@kawsarmaxmed5013
@kawsarmaxmed5013 3 жыл бұрын
Aado weyn
@umalkhayrahmed1388
@umalkhayrahmed1388 3 жыл бұрын
Ma hadaa sheekadani ya wax isheega
@shankarooncali4246
@shankarooncali4246 3 жыл бұрын
Indha aay ku eegayso yaad ka garan kartaa
@umusadri2296
@umusadri2296 3 жыл бұрын
Nimca dareen iyi mr cajiin maxaad tiri
@haniabdulqadar5004
@haniabdulqadar5004 3 жыл бұрын
Ninyahow wax walba waa dhacanee shedaan baa kuqaday intaa dib isku eegto wax walba sidooda kusoceli oo qiro qaladkada sharaftana ha iska silumin wllo ee gabadha sidaaa udhaan waa haween maskin ah codsigaa bal inoo fiiiri
@se1059
@se1059 3 жыл бұрын
Ma gabadhan sida isu kala walaaqaysa ayaa la afduubay sheekooy ku nacay
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 3 жыл бұрын
Aniga oo magaca rag ku hadlaayo waxaan gabdhaha somaliyed ee sharafta iyo qiimaha badan ku dhihi lahaay aduunka waa aakhiro zamaan qof la aamini karo ma jiro rag iyo dumar lkn hadii ceeb timaado gabarta ayaa u jilcan una nugul Wlhi sifiyo tusmo waa gabar qiima badan oo lawada jecelyahay ninka xumaanta ku sameeyay musiibo samaawi allah haku rido waa nacas dulli ah oo bilaa diin ah
@haamudjama9549
@haamudjama9549 3 жыл бұрын
Jacayl aad u sareeya ayaa ka muuqda safiya runtii siday u fiirinayso
@gamerwolf2197
@gamerwolf2197 3 жыл бұрын
Isheedii baa ninkan ku maqan 😂😂😂😂way ka dhex baxday
@shankaronmohamedali4462
@shankaronmohamedali4462 3 жыл бұрын
Adaan kugu fanayaa aa😏Allahu ada xaal og🥵lkin wxan leyahy plz gbdhaha qalbigoda halailaliyo💔wayo si dhab ah bey wax ujcladan😭
@salaaniofficial5654
@salaaniofficial5654 3 жыл бұрын
War ninkaa cod macaana subxanallaah
@nimokalif6149
@nimokalif6149 3 жыл бұрын
WAWAREY NIN YAR MAXAA LOOLAHAA NINKAN KAMAYARA SAFIYO.BIDAR IYO CALOOL HADUU LAHEYN SOOMALIDU WAA NINYAR.YAHUU ALAHA SOO HANUUNIYO NINKAN.SAFIYO CEBMALIHID WAXAD SAMEYSAY NAGWALBA WAXA DHAXMARA NINKEDA WAANA XALAL.INKASTO AN KUGU RACSANEYN DUBISTA.HADANA WIXII DHACAY KAGUDUB HORENA U SOCO.❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@haboonhoodo2663
@haboonhoodo2663 3 жыл бұрын
Xaguu ka yaryahay waa ninkaas waynoo waliba 7 ilmood bu dhala layiri yaahu ilmihisa xataa kamuu xishoon
@sanaa8367
@sanaa8367 3 жыл бұрын
@@haboonhoodo2663 Sax wllo hablaha somalida cayilka weeye waxa loo leeyahay ragay ka waawayn yihiin
@nuurnageeye8116
@nuurnageeye8116 3 жыл бұрын
Cabdi ciise Habra noolaye
@mustafcaligeelle4112
@mustafcaligeelle4112 Ай бұрын
Aniga iyo Sxbtey TV ka fariisanoona❤❤
@abdiahmed9550
@abdiahmed9550 3 жыл бұрын
Asxaabta Qaaliga ah ee Halkan commenka bixinaysaa waxan si sharafle idinka codsanayaa Dumarku way inala dhasheen wayna ina dhaleen inoo dhaxeen like 👍 halaysoo saaro hadad Safiya Tusmo taageersantihiin viva tusmo
@kowsarhappeychanel4219
@kowsarhappeychanel4219 3 жыл бұрын
Walle like kumaa saaro
@khadrayuusuf2209
@khadrayuusuf2209 3 жыл бұрын
Labadan qof way isgu qurux badan yihiin ha laga dhex baxo
@moburaash3488
@moburaash3488 2 жыл бұрын
Farxadi waynoo hadhowe Jacaylka fudaydinmaynee Xagaga ka foojignow 1/2/2022 1:23 Habeenimo
@mohammednurmashaallh535
@mohammednurmashaallh535 3 жыл бұрын
Fadeeexo waa noow hadhooowe
@kowsardhagatage3764
@kowsardhagatage3764 3 жыл бұрын
Tusmo boqorada gabdhaha somaliyed nolow inte nolal jirta waxan kaso salamaya gedo somalia waku tageera abayo
@cadeyawees4326
@cadeyawees4326 3 жыл бұрын
labadaan waa la isku diray jeceylba ka muuqday wejiyadooda allow sahal amuuraha🤦‍♀️❤💯
@cusleyeciltire1008
@cusleyeciltire1008 3 жыл бұрын
Heesta Farsamo asalkeeki waxaa iska lahaa Abdi Nuur Alaaleh iyo Alla yarxamo Habiba Balbaalaaf waxaay ahayd fanaanad rer Djibuuti oo aad loo waad jecelhay
@nimcoladan6005
@nimcoladan6005 3 жыл бұрын
Waxba khalada inad video anshax xuma iska dubto mid ku qaba iyo medkaleba wayo waxkasta waydhacan wllo cidna lama amiino wayo saban xun balagu jira safiya wllo ilahy haku qabojiyo qalbiga 22year ban jira Axlm waligay nin ma aminin wlhi raaga wan ka carar intan ka carari karo wayo raagi intisa xun baa badtay sandahay nolashay isman odhan nin sawir lagal kuman hamiyin mid anshax xuma iyo midkalba
@queens2139
@queens2139 3 жыл бұрын
Walal wxa lgu yri gbdha wala sixray telkna wu la isticmalayy gbr wLasha ah support siih
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 3 жыл бұрын
Nimco Ladan. Wax kasta oo khalad Ah Ragga miyaa loo Sariyaa?? Tan Kale adoo 22 Jir Ah Ha cabsan. Iska Tijaabi nasiibkaaga Alle talo Saaro Mar uun Qamaar Dheel
@qumanhorusocod6177
@qumanhorusocod6177 3 жыл бұрын
Ayada maduubin ee asagaa duubay oo dankalahaay makulatahay inuu qof wayn oo macquula uu dabada camera iska galinawyo
@shamsocali8359
@shamsocali8359 3 жыл бұрын
Walaaley cararka iska daaa ee guurso 22 sano waa daahday nin gacal maaha ee gacal aa alla kaa siiyaa aa ladhahay
@somalidhabah1485
@somalidhabah1485 3 жыл бұрын
@@qumanhorusocod6177 ooo xageed ku aragtay 🙈
@yusufali4929
@yusufali4929 3 жыл бұрын
Heestan tilmaanaaysaa waxaa ka dhex dhacay ..Cadhow waa inaa Hadhoowee 😂😂 Wixii socdaa ha socdaa Gabadhan Cod ❤️
@MohamedHussein-gz1jp
@MohamedHussein-gz1jp 3 жыл бұрын
Hora lo yidhi jacayl xasi ma wayo Waa laba qof oo is jecel nacab aya so weraaray oo ka dhex faidaystay Anigu waxan ku talin laha boodhka iska yar hugufa oo cadawga ha u joojinina ee hore u socda
@nuryousuf5147
@nuryousuf5147 Жыл бұрын
abdi cajuun heesta halkeedii buu dhigay amazing voice beautiful ❤❤❤❤
@hindaxasan3878
@hindaxasan3878 3 жыл бұрын
Heestan dardarankedi way qasariyeen labadubaa
@samempirediop6089
@samempirediop6089 3 жыл бұрын
Be strong Safiyo tusmo hooyada Fanka Nolow💪💖🥰🌹
@raliyaabdi1632
@raliyaabdi1632 3 жыл бұрын
Markay arkeen say iskugu faraxsanyii buu nacab so dhexslay Adunka 3xeeye laga mawyo alle Faraxdini hadin so celiyo
@hassanahmed898
@hassanahmed898 3 жыл бұрын
Gabdhaha samaroontu xoogbay u jecelyihiin wiilasha isaaqa
@faizaaliabdallah5731
@faizaaliabdallah5731 Жыл бұрын
Wale ninkan waa fanan weyn labadana fan ayaan u ahay👍🏼
@canabmaclim9423
@canabmaclim9423 2 жыл бұрын
Aduunyada faaladeeda xumaan laga faafiyaayee anigu kaa faagan maaayo😫😭ax danteena u fiiiro yeelo adaan kugu faanayaayee 💔waa ay dareen hadashay wlhida maama tusma
@mussaahmed6236
@mussaahmed6236 3 жыл бұрын
Gabadha waa eey jeclaayd runti wilka lkn isaga fircoon ooyar noqday
@muusecumar8835
@muusecumar8835 3 жыл бұрын
The
@ciisenuur5263
@ciisenuur5263 2 жыл бұрын
allaha u nxatiisti kuwe horey u qaaday xabiibo balbalaf iyo abdi nuur alle
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 3 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah heybad qurux soomaalinimo gabar ay ka muuqato keep going cadeey 💃💃❤❤
@kowsarhappeychanel4219
@kowsarhappeychanel4219 3 жыл бұрын
Tumso riwaayad ayey kasameeyeen iyada maxamed baristamol gabar ninkeeda duubey balse riyaalati beyba kudhacdey allah ha usoo celsho sharafteedii iyo cisadeeda yaa rabbi xaqa dumarka aan lee neehay noosoo dhici yaa rabbi
@sumayasahal2181
@sumayasahal2181 3 жыл бұрын
Wlhi riwaayadaas ban sooxasuustey ambo caqli baa kugu dhan allaw astur muskiinta😴😴😴
@kowsarhappeychanel4219
@kowsarhappeychanel4219 3 жыл бұрын
@@sumayasahal2181 ma aragtey wllo qaali illah ha usoo celsho sharafteeda iyo cisadeeda wllo maanta hiil iyo duco ayey naga mudan tahay wllo
@ummaxamedumxamed8350
@ummaxamedumxamed8350 3 жыл бұрын
Aniga xitaa whi wan soo xasuuatay nin lama aamino
@kowsarhappeychanel4219
@kowsarhappeychanel4219 3 жыл бұрын
@@ummaxamedumxamed8350 waa sidaaa abaayo nimankoo dhan maha waa qaar wuxuu shina aan rabbi iyo rasuul aan aqoon waaye kuwaa
@yuuniscabdimaxamed2303
@yuuniscabdimaxamed2303 3 жыл бұрын
waa gaber wanaagsan anigu ma aamaneyo wixi meda yeelo masha allah baan leyahay safiyo
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
Heestani waa goorma markay wada qaadeen
@husseinhandule
@husseinhandule 3 жыл бұрын
hargeysa markey joogtey ,,waxa laga duubey 1 march 2021 markey is qabqabsaden maalin kadib
@ahmetakram1488
@ahmetakram1488 2 жыл бұрын
Cabdi ciise amazing your voice
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 3 жыл бұрын
Teenbada ishuu ku xadayaa ya ila arkey
@bartaynoloshicusbeyd8103
@bartaynoloshicusbeyd8103 3 жыл бұрын
Ninkaan maa yar sheeko wale inuusan ka yareen. Ayan hore aya madax iska xiiray 🤣waxan noqday dhoocil yar wan yaway ileen waxa i weyneenaye wa timaha Ayan is iri. Hada waxan kala jade Safia hagoog baa u saran marka iney ka weyntahay loo maleya odoygaan. Goow Saha rite
@princessdiamon5787
@princessdiamon5787 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk
@nasteehohassan6691
@nasteehohassan6691 3 жыл бұрын
Sax abaayo tusmo is still young one love tusmo noloshu kuma cisho intay nolol jirto.❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👌✌️❤️❤️❤️
@idman.ahmedjama
@idman.ahmedjama 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@bartaynoloshicusbeyd8103
@bartaynoloshicusbeyd8103 3 жыл бұрын
@@nasteehohassan6691 ha qaali wa runta
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 3 жыл бұрын
Kkkkkkk🌺🌺🌹🌹🌹👍caqlileey m.alah
@muunaabdiqaadir6755
@muunaabdiqaadir6755 3 жыл бұрын
haniyd jabin safiyo tusmo ragu mawada sino insha allah wlhi illahy ayan ano tukady ku waydiyay in kaas si illahay u kashifo ki sawirda baraha bulushada keenay
@roodacali1064
@roodacali1064 3 жыл бұрын
Yaa xiligi araweelo bid usoo cesha
@geellemohamed7884
@geellemohamed7884 3 жыл бұрын
Mom Safiyay sharaf iyo karaamo ayad mudantahay. Waxaana ku helay ku’ aan qiimahaaga garaneyn ❤️ ❤️❤️❤️❤️
@anabnur2179
@anabnur2179 3 жыл бұрын
Love conquers all bless you Guys xafidullah both of you MAsha Allah Hawaaro Jacaylku 😍
@umeimawabar8477
@umeimawabar8477 3 жыл бұрын
Wilku iyo inanta qurux bdanaa maashaa allaah
@ramlomuhudin9566
@ramlomuhudin9566 3 жыл бұрын
Safiyo tusmo hadey Hestan dhegeysata xanuun bey u naqaneysaa wlhi ilaahay qalbigeeda haqaboojiya. Amiin
@barnialisalah5647
@barnialisalah5647 3 жыл бұрын
Aad ayeey u cod Qurxoontahay waana gabar Qurxoon wiilkaan nimco ayuu isdhaafsiiyey
@muniirajirdeh766
@muniirajirdeh766 3 жыл бұрын
Murugo Waa inooo hadhow buu kaga dhigay ☹ Qoys kaa bur buray Waan ks Xunahay Hadaan Umada muslim ka Ah Nahay Maamo Safiya Farxad Aad U Wayn baa ka muuqatay Runtii😥😪 AllE Kaama Raaciyo kan Farxadaadiiii 🤲
@sohansiman06
@sohansiman06 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin yarabi 🤲🤲🤲
@haawomohamed8411
@haawomohamed8411 3 жыл бұрын
Nin axsan maleh runtii😭
@abdikarinismail4365
@abdikarinismail4365 3 жыл бұрын
Habraha somalidu maxishoodaan. Waa ay dhalikartaa.
@PSA4
@PSA4 3 жыл бұрын
odayasha mey xishodan 15jir malin walba guursanayo sxp dareenka waalaga wada simanye
@cabdiwali2375
@cabdiwali2375 Жыл бұрын
Dhilo heesto oo ka indha adag ma jidho fanka soomaaliyeed
@libanhussein5340
@libanhussein5340 3 жыл бұрын
Jacaylkii qabyoobay!
@cismaancabdi2818
@cismaancabdi2818 3 жыл бұрын
Jacalku ha waaro Halka ka Sii wada anigu wax ceeba ma arkin dad is jecel oo us dhuganaya taasina ceeb maaha anigu inta safiya tusmo dar alaan u jecelahay Codkeeda iyo quruxdeedaba
@garaaddiini4287
@garaaddiini4287 3 жыл бұрын
bal eeg wey isla sii dardaarmeen
@buxaneliban1191
@buxaneliban1191 2 жыл бұрын
kulanti wacan
@yaskamusse8859
@yaskamusse8859 3 жыл бұрын
I love you safia tusmo habo djibouti 🇩🇯 we love you 😍 ceeb malihid sharaf badan somalinimo masha allah marwo dumar baa ino tahay inaga
@Suusuumo
@Suusuumo 2 жыл бұрын
Cabdi Cajuun has an amazing voice and no wonder Tusmo loved him for it.i would fall in love with this voice.
@gamerwolf2197
@gamerwolf2197 2 жыл бұрын
Very true wuxuu ku waalay codkaaas macaan hassaawe lagu qariqiyay cod macanidaaas habeen kasta iska seexan jirtay oo waalay loooolz
@khadirosman1793
@khadirosman1793 2 жыл бұрын
True
@jdus1422
@jdus1422 3 жыл бұрын
habrtu inanka way ku walatay
@gamerwolf2197
@gamerwolf2197 3 жыл бұрын
Kkkkkk jacaylka isugu muxuu uga dawayn waayay
@somalihanolato741
@somalihanolato741 3 жыл бұрын
WAy ficneed Inay timaado hadii kale weligeed buu qiyaami lahaa tusmo abaayo sow tusaale nooma tihit adkaysto dayuus baa ku Helay waxa ku danbayn doona insha allah nabsi bax
@markihoremaxadtidhi916
@markihoremaxadtidhi916 3 жыл бұрын
Waa qoloma ninki, kolay waa arin qabyalad ku salaysan arintu.
@feelfree4067
@feelfree4067 3 жыл бұрын
Absolutely adkeyso ha is dhiibin
@qumanhorusocod6177
@qumanhorusocod6177 3 жыл бұрын
@@markihoremaxadtidhi916 maxaa qabyaalad kusaleeyey ninkaxumi Xaaskiisa xalaashaa ayuu xumeeyey umana malayn maayo iney ku farxaayaan familkiisa
@somalihanolato741
@somalihanolato741 3 жыл бұрын
@@qumanhorusocod6177 Ninka matkuu kaa waayo wuxu ka rabay wuu ilawaa gogoshii lagu siiyey gabadhaa waana waa wax nagu cusub burburkii buu la socoda hooyo inuu sida ula dhama ma ahayn tusmo waxay Ila ahayd gabar adadag way jilci yeen waxa isugu tagay calaf xumo iyadoo ah hooyo iyo aabo qurbo arxan laay iyo carurtii at intaa keligeed carbinaysay hoyadood laga dhigayaayo hooyo xun waa isku dir caruurteda lagu diraayo waxan rajaynayaa inusan waxba ka hayn insha allah ninow xaqa Allaha ku tuso taat qabto Allaha kaa tuso
@cabdigadirismaciil4956
@cabdigadirismaciil4956 3 жыл бұрын
Hhhd
@Simanadan1
@Simanadan1 3 жыл бұрын
Safiyo tusmo gabar qurux & qiimo ilaahey isugu daray❣️💋
@hindihassan1094
@hindihassan1094 3 жыл бұрын
Dad is jecel iimuqda allow nabad dhex dhig
@abdirazakaden808
@abdirazakaden808 3 жыл бұрын
Alaha uu naxaristo habiba abdilahi balbalaf
@hodancali8029
@hodancali8029 3 жыл бұрын
Gabdhaha somaliyed wxy ku kobmeyn kaliya in ninka jeclado ay la wadagto lkn Ninmanka somaliyed hadii la jeclado wa sidan oo miran Bal ila eega sida ay u milicsaneyso
@sahradahir1021
@sahradahir1021 3 жыл бұрын
Faxadii waa Iino hadhoo 😭oohiin ba kadaan beysey. ax ax allow maalinta joog yaa dhah🥲Tusmo garbkaakan 💕
@hodancabdi9973
@hodancabdi9973 3 жыл бұрын
Balaaayo beerka kaa agashay farxadi waa noo hadhoow aaa intoow murug galiyey iyo calool yoow wlh heestaan waxaan dhacaaya meey ogeed heesta barteeda beey dhigtay wey isleeyihiin heesta iyo arinta taagan abaayo safiyo ha ubixin waxa waa aduun isbuuc ayey soconee kadib waa la iloowaa haka wal walin murugta illaheey ha kaa qaado😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@laylomire2323
@laylomire2323 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭
@ladansumaya6338
@ladansumaya6338 3 жыл бұрын
Aamiin wan u duceynayna somalidana waxan lenahay siiba dumarka is garab istaaga sofia tusmo alle haku xafido sharaftadana hakuu ilaaliyo nin waxla aamino ma laha ax ax ilahey kii murugta ku baday qaatumada qeyr uguma dhameeyo oo asago meel xun taagan mowtul faji haku dilo
@Gorgosauruslibra
@Gorgosauruslibra 3 жыл бұрын
Heestaani qifkii u fiirsada xaqiidada ayeey taabanaysaa kor waayeel wado idho dhagihii Ilaah waaniyaa waansamee cajuuskaan miyaayba ku socotaa
@daudmohamed4810
@daudmohamed4810 3 жыл бұрын
Gabadhu daacad ayaya u ahayd lakiin mas ayay hosta kubhaysatay
@fatiyahfarah3983
@fatiyahfarah3983 3 жыл бұрын
Heesto wa heesti xabiba balbalaf iyo abdi nuur oo ree Djiboutia Allah ha uu naxaristo fananadi xabiba
@mohammednurmashaallh535
@mohammednurmashaallh535 3 жыл бұрын
Heestaan dardaarankeeda sidaan arkay miyuu noqday
@faarush8157
@faarush8157 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂wakhtigaa sida noqday
@currentmotivaion
@currentmotivaion 3 жыл бұрын
Indhaha suu leyahay baba igu daran uma qalantid walleye geenyadaas ee guurso unbay is tiri😭
@sarahussein5872
@sarahussein5872 3 жыл бұрын
Tusmo jacayl ba ka muuqda ninkan way jecltay. Jacatlku mid gaban mid dheer mid buran ma dhuban ma yaqaan mararka qaar
@haniya_5600
@haniya_5600 3 жыл бұрын
@@sarahussein5872 sixirka Madiidada jaceyl bu keenaa iney u xirantahay way ka muuqataa isaganna waji qiyaana ka muuqada
@muntaasargsan6536
@muntaasargsan6536 3 жыл бұрын
@@haniya_5600 hairstyles for
@fathiaaguled1125
@fathiaaguled1125 3 жыл бұрын
Safiya Tusmo 😍😍Mahallah amazing voice. ما أعذب صوتك اللهم بحق هذه الأيام المباركة فرج همومنا، و يسر أمورنا ودبرها لنا ، و اغفر ذنوبنا، و أسعد قلوبنا، و أرح أرواحنا، و تقبل سائر أعمالنا، و اكتبنا من أهل الجنة
@asmhanmuusa9437
@asmhanmuusa9437 3 жыл бұрын
امين يارب 😭❤️باين عليها كانت تحبه رجال صومالي مالهم امان صراحا
@fathiaaguled1125
@fathiaaguled1125 3 жыл бұрын
@@asmhanmuusa9437 امين امين ي قمر❤️ ❤️صحيح كلامك شكلو كانت تحبه بجنون ونسيت كل شي لاجله . اي اي والله رجال صوماليون مالهم امان حقيقه من واقعيه نسمعها من اخواتنا من الصومال الحبيبه انا شخصيا زوجي من اليمن السعيد ما عندي الخبره مع رجل صومالي بس كل رجال العرب مالهم امان الله كريم والمستعان
@cabdibodhi6826
@cabdibodhi6826 Жыл бұрын
Pp pp0pppp
@cabdibodhi6826
@cabdibodhi6826 Жыл бұрын
P
@hargeisa24h
@hargeisa24h 2 жыл бұрын
Tusmo Codkeeda waa kan ugu wacan Somalida ...
@siciidaxmed9366
@siciidaxmed9366 Жыл бұрын
Waa maxay naag uu kuciyaray legend capdi dhalintii danbe ninka kaliyee aan dhagaysto
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 104 МЛН
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 23 МЛН
SHAMAIZADEH - KHODAHAFEZ / شماعی زاده ـ خداحافظ
7:39
TaranehEnterprise
Рет қаралды 2,4 М.
Codsira Dhagaydo safiya tusmo iyo abdi ciise cajuumi
2:34
Dr Karam official
Рет қаралды 23 М.
AbdinUr Allaleh iyo Habiba Abdillahi BalBalaf Hesstii Gahira
10:42
kaltuun bacado iyo abdulqadir aj
10:27
Abdulqadir Aj TV
Рет қаралды 499 М.
DEGDEG: Cabdi Ciise Cajuun oo Fashiliyay Wixii Dhacay !
48:38
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 81 М.
YURUB GEENYO & MUKHTAAR DAAUUS HEESTA BOOQASHO HAPPY NEW YEAR 2019
8:33
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
SAFIYO TUSMO FT BASHIR JAWI|QABYALAD|XAFLADII BYE BYE|A K STUDIO
5:15
Kaarshe Production
Рет қаралды 2,4 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 104 МЛН