I think she is originally from Oromo region. DNA needed
@UbaxMaxamed-h9b10 ай бұрын
😂😂😂😂way u eegtahay
@Saajac202410 ай бұрын
Roobku intuu diihin daabeel iyoo siigoo ayaa kaa soo horeysaa. Somaliland beeryahaan dambee jaah wareer ayaa kuu dhaacay. Kool oromo nahaay Kool cidaan Ethiopian ah ayaan soo dajinayaa . Uguu dambeen reer burcoo iyoo Somalia ayaa suqaa hargessa iyoo borama kulaa dagaalamii Ethiopian kaa.
@abiibabiib410810 ай бұрын
Geesiyad. Somaliland ha Guulaysato.
@mohamedabdi346810 ай бұрын
Real democracy in somaliland and freedom of speech. We love tough and resilient patriotic iron ladies like this smart lady. I will vote for her sincerely at any position she will stand for including presidential post !!! 😂
@jeeeeyah10 ай бұрын
Coldoon asgag xoriyada aad ka hadleysa ma quseeyso? mise waxaad ku maqaanta kaliya ayaa kula saxsan? Mise Freedom of speech badan aqoon micnihiisa.
@2daysago_10 ай бұрын
Freedom of speech in where???😂😂 coldoon mxa lagu xiray. ....mm tv wariye ilig iyo 3 kale mxa lagu xiray..... umad wada waalan ayaad tihiin
@maxamed4yare10 ай бұрын
How they arrested MMTV reporter 💁‼️
@MOzzy-lz6yy10 ай бұрын
Dhamaan Huwanta iyo Argagixisada iyo Maamulka taagta daran ee isa soo bahaysray😂, ee Cadaawada isir nacaybka ahi indhaha tirtay, Freedom of speech ayaad qalad ka fahamteene ordaya afqadhmuun iyo ka badbadin Jamhuuriyada barakaysan ee Somaliland la doonta waxa igu walaahiya in Jeelka la isdhigayo. Viva Mudane Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Xildiid ❤❤❤ Viva Somaliland Jamhuuriyada barakaysan ee rabi nagu galaday ❤❤❤❤
@jamilanor65310 ай бұрын
Car xay tahay, xilgii dugsiga dhigan jirnay car laysugu dhaaran jiray😅
@dhashisheekhisaxaq951410 ай бұрын
😂😂😂😂😂waa waxay ku cadynaysa inu caqli Ku jirin aay tahyna daamer baqal is mooday caqli kuma jiro meel lagu kala tagay baay ku leeday waxba la doranaya
@intizarmohamed63410 ай бұрын
😭😭
@abdiali31910 ай бұрын
Labada Xiniinyood uun baa kaa maqan. Walee rag badan aad baad uga maskax badantahay. Congratulations. You will make a very good and strong leader.
@leed.duulaa379410 ай бұрын
Naagtan weeyka soo horjeedaa Garxajis nuuckasta iyo dan kasta oo uu leedahay.
MaanshAllah, A Smart brain and a Political intellect.
@AhmedHassan-ed5ue10 ай бұрын
Wadankiiba itoobiya ayaa laga iibiyey xagee doorashada ka jirtaa
@khadrayurub686610 ай бұрын
ilko dheer orod berbera sii
@UbaxMaxamed-h9b10 ай бұрын
😂😂😂😂khairaadka waddanka yaala itoobiya inooga faaiidayn doonta😂dadna waanu wadaagna ayaay tiri e shaydaanka mayska naarna😂oo laftanaga ma dhahna Mise jihaad ayaaynu gala oo sheekada 1977 ayaaynu sheekada ka dhigna iyo in adis ababa aan soo salaano
@hawoali12010 ай бұрын
Naa binbad shegtay ee car itoobiyan dalka Somalia sogali
@IbrahimAbdourazak-wt4wk9 ай бұрын
Waar isaaqow naagtan waalaty miyaad waxusheegtaan miyaanad nafteeda ubaqanan ilaahy dhimato waar siyaasada.ragbaaloogu.talagaly.inaa.ay kaarimiyaan.meelcidle.ayaa.ay Car car kaledahy.reer.awdalna.cidna.umadabajoogsanaayaan.inaa ay doorasho.qabsadaan.markaa waansalaamayaa ninkii reer awdalaba.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abiibabiib410810 ай бұрын
13 Urur ayaa xaq leh oo tar tamaya
@NuraQallib10 ай бұрын
Naa hakuwaalan ciro ee orod gurigaaga fadhiido
@alcamirialcamiri534310 ай бұрын
Waligay ma maqlin kalmad ka doqonsan khayradka Ina buux dhafiyay inaga kama faidaysan karnee dunida havka faaidaysato😅😅
@UbaxMaxamed-h9b10 ай бұрын
Car itoobiya badayda galaan ha darto car wirkee naaya😂
Car car car goormay siyasiyad noqotay naa Gurigaga ayaa ku bahan Ku darso cidi kuma jawaabto wayo Gabadh aya tahay loolanka raga u daa
@guledjirde281810 ай бұрын
Ceelsheekh Bulaxaar ilaa Berbera ayaa lesku xidhi kararaa . Uma haah nin seylac iyo lughaya . Caruutaya .iyo mustaqbal caruurtii umada Reer soomaaliland ayaa noo mahiima Muqdisho ha keeda hayga joogto .32.sano Hawiye Daarood. Ilaa afweyne wixii la mida umada baahna umada Reer soomaaliland. Soomaaliland cadawgeena ilaahow jebi aamiin aamiin aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guuleysta umada Reer soomaaliland guuleysta guul.iyo.gobanimo inshalaah.
@dhashisheekhisaxaq951410 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂tan dameeraha iyaba caqli dhaama wax la doortaba maba jiranbe wadnki sowta lagu kala tagay misiir ku laha adeer cadifada iska daa iyo cuqdado eryga masarka aad leeday iska sax masarku wa ka naaga ee iska sax daameer miyad dhuusi car ku ten miskin 😂😂😂
Waar naagtan hadii la qabo nin keeda naga qabso dheh hadii kale ha laayska qabto dee.
@guledjirde281810 ай бұрын
Waa runtaa inaadeer
@daahirdalxiis491810 ай бұрын
waar heedhe qoftan maxaa ciro iyo xaashi daba dhigay indr muuse la hadal isagaa waxaas oo umada madaxa isu geliyee xaashi iyo ciro haku qafiifine😊
@aamohamed510210 ай бұрын
Doorsho deegaan iyo reero lagu qiyaasay ayay diidan tahay. Shacabka inta caqliga lihina way la qabtaa.
@aamohamed510210 ай бұрын
Waa labada dalka walaaqaya, XUNBO WEYNE IYO CIRO
@daahirdalxiis491810 ай бұрын
subeer awalow umada ka xishooda ordoo muuse la hadla oo umada ka qabta inta aad rag aan gacantaba wax ugu jirin ka daba yuusaysaan
@Liiloowe10 ай бұрын
DOWLADDA SOMAALIYA WAXAAN KA DIGEYNAA OO AAN OGAHAY PROGRAMKA MAANTA SOCDA EE AH IN MARAAKIIB TURKI AH OO CALANKA SOMAALIYA WADATA IN LA KEENAYO XEEBAHA ISLA MARKAANA CUNA QABATEYN LUGU SOO ROGO SOMAALILAND , HADANA SOMAALILAND JABHAD LAGA DHEX ABUURO WAA KHATAR AAD UWEYN OO DADKA SHACABKA AH SAAMEYN WEYN KU YEELAN DOONTA. DOWLADDA SOMAALIYA ARINKAAS HAKA FIIRSATO
@fowsiamuhammad678410 ай бұрын
Waar gabadhuhu guryahoodey fadhiistaane yaa tan inagu sii daayey waxabay ledahay car madax weyne aanan anigu dorani hayimaado wadan waa yaabe makeligeedbaa xukunta mise dadka oo dhan fartooda ayey xukuntaa jaaw jaaw naagtan wadanka halaga qabto 50 kan sanadood ee la siiyey horta golaha hor keena aad eegtid in la ansixiyeye
@AsmaAlicigal10 ай бұрын
Warqad bay ka akhrinaysaa saaqidad
@abobasement34610 ай бұрын
Jamhuriyadih sacad museh to oromoh 😂😂
@maxamedsamter418510 ай бұрын
Maaagwaalan
@ifraxmaxamud961710 ай бұрын
Aniga waxan idi leeyahay qabiil qaran manoqodo ee caqligiina hurda toosiya please
@cawiljiyo557810 ай бұрын
Qabiilku wayo marka maskaxda ku Fadhide adeer somalilnd waa beelo Hadii isaaq oo kaliya la leyahay waa qabiil waxas socon mayso inader isaaq waa beelo qabiil aj
@mohamedawale164210 ай бұрын
She doesn’t know what she is talking about. 😅
@noorcade78410 ай бұрын
Wax iska Fala Kuwa aanan indheer garadka ahayn eithopia magaran kartan lkn dad badan aya jiro o aqon yahan ah on lasiri karin
@IsmailJama-xo4gv10 ай бұрын
NAAGTAN wax qabta malaha miyaa edebta daran
@maqademaqade736110 ай бұрын
Sc soomaaliyeey inanta daaya. Ha banister. Waa runtaa uun dha. Ni.mire comments. Aan ka ahayn. WAA RUNTAA. IDINKOO MAHAFSAN
@zamzamabdi29510 ай бұрын
Car hadaad naag tahay madaxwayne noqo iska hadasho ragga daba taagan baa ba'ay waar is la yaaba walee inaanay mw noqonayne
@sumahwaagullweyn19610 ай бұрын
Waar habartan marka ay mirqaanto ay barjaha ka Soo dherigto ayay Nac NAC ula Tinada war baahinta horta way waalante yaa dooranaya iyada subxanak cid qabatana male 😅
Adigoo og inaad soo baxayn madax waynana noqonayn adiga og inaanay dal islamaa laga ogolayn gabadh madax wayne nqoto hadana wxd isu daaliso ee iska fadhiso dumarka hanaga fidnayne 😮😮
@nihaayamedia349310 ай бұрын
Walee waan lagu Dooran .......
@poi7810 ай бұрын
Walashay waxay ku wacneyd inay ciyalkeda xafayda ka badalato
@slandprince721010 ай бұрын
😂
@Liiloowe10 ай бұрын
DOWLADDA SOMAALIYA WAXAAN KA DIGEYNAA OO AAN OGAHAY PROGRAMKA MAANTA SOCDA EE AH IN MARAAKIIB TURKI AH OO CALANKA SOMAALIYA WADATA IN LA KEENAYO XEEBAHA ISLA MARKAANA CUNA QABATEYN LUGU SOO ROGO SOMAALILAND , HADANA SOMAALILAND JABHAD LAGA DHEX ABUURO WAA KHATAR AAD UWEYN OO DADKA SHACABKA AH SAAMEYN WEYN KU YEELAN DOONTA. DOWLADDA SOMAALIYA ARINKAAS HAKA FIIRSATO
@abdiismaciil391010 ай бұрын
Gaala ka hadheen
@osmanhassanlatino435710 ай бұрын
Dhiloy adeerka muse bixi wax ka waydi
@osmangiire134910 ай бұрын
She sounds she has been smoking shiisha😮for a long time! SSC-Khaatumo waa idinsalaamahayaan😊 Salaamulaahi Caleykum! Ciyaarta halajoojiyo😊
@osmaanahmed339910 ай бұрын
Kkkkkk ilahayow na astur
@shabeel746710 ай бұрын
13 urur siyaasadeed ka iyo saddexdii kale waa in doorasho loo wada qabtaa doorasho isku sidkan