Barnaamijka [Hal-Adayg] Abwaan Yuusuf Shaacir

  Рет қаралды 17,338

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 42
@whootoo1117
@whootoo1117 5 жыл бұрын
Masha allah! Yuusuf Shaacir maaha abwaan kali ah balse waa indheergarad, aqoonyahan, dhaqanyahan, aftahan iyo mufakir. Weli ma arag qof soomaali ah oo dhexdhexaadnimadiisaa oo kale iyo hal-adaygiisa oo kale leh. Alle ha u siyaadiyo cilmiga abwaanka. Waxan sidoo kale ku farxay inuu yahay nin wax akhriya oo buugaagta daalacda
@abdiali3111
@abdiali3111 5 жыл бұрын
Melon balls waa abwaan somaliyeed oo wax badan og wallahi waa nin calool nadiif ah
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 жыл бұрын
melon sax waa qof maansha alalha ah koley waa qof dineed dadka dintaa ku xidhan baa sidaa u caqil weyn arintaa lakiin wa in la inag dhameeyaa 2019 aniga reer somalialnd baan aheyn ma hai in la is raaco lakin hadii labad a dhianc ku hashiso waxba kama qabo hadii la kala tagana waxba kama qabo aigoo aliba og hadii konfur dalwad noqto waqooyna dawlad noqto waa wax u so kordhey somali walee
@guuleedyusuf377
@guuleedyusuf377 2 жыл бұрын
Si fiican ayaad u qaadaa dhigteen Runtii Shukran
@ayanabdiaziizdhooleey7436
@ayanabdiaziizdhooleey7436 5 жыл бұрын
👌👌👌hctv horyaalka tv soomalido dhan
@crxmndhago977
@crxmndhago977 5 жыл бұрын
Wali maan arkin qof indheer-garad ah, oo sidaa yuusuf si dhex-dhexaadnimo ah uga hadlaya wada-hadallada soomaalida dhexdeeda ah. Alle adiga oo kale soomaalida haw badiyo, adigana cimriga iyo camalkaba hakuu barakeeyo.
@Mahad2014
@Mahad2014 4 жыл бұрын
Yusuf shaacir waa nin culus oon aad uga danbeeyo suugaantiisana aan aad u jeclahay sidoo kale waa nin Somali ah oo mufakir ah dhaqankana aad u yaqaan Allah ha barakeeyo
@ragemsaid8697
@ragemsaid8697 5 жыл бұрын
Shaacir iyo barnaamijkuba waa gob run ah baad tiihiin. Hadalkana sidii u ahaaba shaacir si bisil buu uga hadlay. Waxaan die hard raja ka qaba Somali midowda aana kala region. Ku nool USA. Shaacir Illaahay haku daayo.
@shugricabdullahi5782
@shugricabdullahi5782 4 жыл бұрын
Ilaahey caqliga iyo cilmiga hakuu barakeeyo Abwaan yuusuf shaacir.
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 3 жыл бұрын
I like this
@abdihersi9158
@abdihersi9158 4 жыл бұрын
Abwan Yusuf Cabdule Cisman Xeeldheere Aan Abwaanima Uun Ku Koobnayn Iyo Abdishakur Dayib Maxamed Wariye Rugcadaaya Oo Dadku Aad U Jecel Yihiin💖❤
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 5 жыл бұрын
Car hala helo nin aan isaaq ahayn oo sidaas u hadla isaga oon dhinacna u janjeedhin
@somalian4663
@somalian4663 5 жыл бұрын
kaniba waaa ayo ?????? bal soomligan eeeg😄
@hamsealiabdullahi7903
@hamsealiabdullahi7903 5 жыл бұрын
Kaniba waa isaaq adeer hadaa yaad moodaysa ma dadka uurka ka buka
@FarahAbdul
@FarahAbdul 5 жыл бұрын
Cabdishakuur iyo Yuusuf waxa ay ilaabeen in aynu wadan jira ahayn June 26 1960 wax lakala saxeedayna aanuu jirin, 10 sano oo dagaalana lala galay Somalia xoriyadiina naf iyo maalba loo huray. Somalia waynu ka garjoognaa marka la eego sharciga aduunka waayo labo wadan oo isku biiray ayaynu ahay.
@asiaismail8141
@asiaismail8141 5 жыл бұрын
Yez that boy is it good
@No-lh1rk
@No-lh1rk 5 жыл бұрын
First one inta iga dambeso subscribe
@abdilaahihussencg9169
@abdilaahihussencg9169 4 жыл бұрын
@awilsuleiman4250
@awilsuleiman4250 4 жыл бұрын
somaliland dalkaygii guul ayaaan idiin rajaynayaaa Somalia idin ma xaaasidayo nabad idin rajaynayaaa
@rashiidking5356
@rashiidking5356 5 жыл бұрын
Lik ❤️
@cadced123
@cadced123 5 жыл бұрын
yusuf shacir wa runti…. muqdisho ma aha inay indhaha iska so tuuraaan… waxani wa labadal oo isku so biiiray ... arintan maxkamada calamka waa in Somaliland u qaada
@awilsuleiman4250
@awilsuleiman4250 4 жыл бұрын
keeeyooo dhalinyardiibaaa heeesaysa sibiq sibiq
@deeqcabdilahiisxal5768
@deeqcabdilahiisxal5768 5 жыл бұрын
Mansha Allah,,,,,, Inta iladaawanaysaay fadlan subscribe iigu deeqe
@abdisalannaeem5651
@abdisalannaeem5651 5 жыл бұрын
Iman ka subscribe ka qadaye waxa aad yesha comment ka bixi waxan
@mohamedibraahim5390
@mohamedibraahim5390 3 жыл бұрын
Labo xawayaan nacdali korkina ha ahaa kuwasow waxay ulawen o ku dhac aney u laheyn kan yate afka qalooca
@daallochannel8930
@daallochannel8930 3 жыл бұрын
Nacazapad Tahe OraD masaajidka Tago zoo Hapaar deh😁😁
@jimcaleyare5050
@jimcaleyare5050 5 жыл бұрын
Somethings getting wrong KZbin more pause is going on automatic all videos ;!!!
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 5 жыл бұрын
Hawiya xata koga wariyaha ah ee BBC ka hadla ayaad mooda in uu afhayeen u yahay xamar
@qeysarsenal2701
@qeysarsenal2701 5 жыл бұрын
Mesha muusa handaraab madax looga dhigay waxaa wac naan laheed saaxibu aqligaan y.shacir in eey ka dhigaan musa waa jahil aan cod kar eheen
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 5 жыл бұрын
Ma waxaas rabtay mid yes man ah..sxb muuse aya ka wada caqli fiican madaxda kunfur oo dhan
@ahmedmadadaalmadadaal5222
@ahmedmadadaalmadadaal5222 5 жыл бұрын
Hhhhhh madax waynaha wax u reeb sxb de
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 жыл бұрын
QEYS MUUSE JAHIL KA DHER PILOT BUU AHAAA KOLEY SOMALI BAAD TAHEY QABIL BAAD KA TAMI IMISA PILOT BAA KA DHASHEY QABIILKIINA DHAN I SOO QOR ANIGA IYO ADIGA AIS WAREYSANYNAA INAAD JAHAIL TAHNEYNA MUUSE LAGAMBA HADLYO WAXAALAGA HADLYA AHARGEISA IYO XAMAR YAA XIMAAR
@abdisalannaeem5651
@abdisalannaeem5651 5 жыл бұрын
Xanuunkaa idinka badan
@qeysarsenal2701
@qeysarsenal2701 5 жыл бұрын
@@abdullahiomarali5241 😂😂😂😂kaape xisaab malahan anaa kakow eh xanuunka iska daweya
@xirsiamaan
@xirsiamaan 3 жыл бұрын
Kani isagoo xafidsan Hure iyo Cambaro Ayaan maqlay , ka dib Salaan iyo tolow colka joojq. Halkaas marku marayay ayuu ogaadeen iska jeclaaday iyo Dhoodaan, Qamaan iyo Mataan Ciideed. Imika wuxu iska djigaa mar Hadraawi oo Somaliland food ah marna Muuse Galaal oo suugaanta Daarood ka u istijoon jirsye
@Abdiavlogs
@Abdiavlogs 5 жыл бұрын
Adeer gabaygaaga ka sheekee,Siyaasada aduunka wax kaaga bilaabani majirto,Aqligaagu waxuu ku siiyey in aad isku mid aad ka dhigto Dawladan Somaliland iyadu is ictiraaftey ee iyadu isku tashatey ee 28 jirtey ee aan u darsan ictiraaf aduunka lagu gumaysto oo IMF oo afrikaanka Amaaho madaxa u saarta dabadeedna ay dawlahaa rakaadiyaan Musuqmaasuq ay xaa ay iska bixin kari waayaan daynaa madaxa loo galiyeyDawlad lagu magacaabo oo magac u yaala oo ay ajanabi daabka u hayaan oo afrikaan iyo yurubiyaan ay maamulkeeda gacanta ugu jirto, walibana madaxdan muqdisha ku mabxuusan ee iyagii uu illaaliyo african wadamadadoodii dagaal kasocdo oo u yimid in ay calooshooda uga shaqaystaan
@mustafeguleed9545
@mustafeguleed9545 4 жыл бұрын
Waxa inta intaa dheer ee aad ka rabtaa waaxay sidii ugu fiicnayd u hadlee dhexdhexaadin ka dhimani ma jirte
@shugricabdullahi5782
@shugricabdullahi5782 4 жыл бұрын
Siyaasiyiinta soomali oo dhan xukuntaba ninkaasa ka caqli badan ka fikir wanagsan Abean soomali
@mohamudmohamud2534
@mohamudmohamud2534 3 жыл бұрын
War waxb ha xagxagan abwaank meesha jidbo uun baad ku heysaane waa calaal timo leh inaad dal somaliland la yiraahdo aragtee
madasha hal abuurka yuusuf shaacir
35:00
SLNTV 2012
Рет қаралды 25 М.
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 60 МЛН
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 3,4 МЛН
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 262 #shorts
00:20
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 11 МЛН
SHEIKH SHARIF IYO FIQII IYO HAMZE AMAR ALLE LAAKIN 20 October 2024
19:59
QISADA JACAYL EE ABWAAN YUUSUF SHAACIR
26:16
Heersare Media
Рет қаралды 215 М.
FALANQAYNTA  BUUGA SIINLEY Q2-AAD.
53:42
Horn Cable Tv
Рет қаралды 352 М.
Sooyaalka fanka Soomaaliyeed Abwaan Yuusuf ShaacirI Qaybta 1AAD
27:21
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 18 М.
Sadcaalkii Guur-doonka Abwaan Cabdiwaxid Cali @Nagaad Tv
9:45
Nagaad Tv
Рет қаралды 155 М.
Barnaamijka Sawrac | Yuusuf Shaacir | Astaan | 2021
48:34
Astaan
Рет қаралды 21 М.
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 60 МЛН