BARWAAQO QALANJO | COLKAN DHABARKAAGA TAAGAN | SANADKA CUSUB HCTV 2019

  Рет қаралды 418,348

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 318
@JawaahirJawaahir-qe3ge
@JawaahirJawaahir-qe3ge 10 ай бұрын
Heestan waxan dhagaysanaya caawa oo ay taariikdu tahay 3/3/2024 saacaduna ay tahay 01:00 habeenimo waxan kala hadhnay wiilki aan jecla isla sanadkan dhexdisa 24/2/2024 waliba anigo jecel ayu iga fogaaday waxa an wali qalpigayga ka bixin xusuusti iyo jacylki aan u qabay isaga lkin qiimahayga wuu garan waayay wakhti xaadirkan aan qoralka qorayo indhahayga ilin aya ka socota ala jacylow maxad dhibkentay sotaad caqligiyo garaadki cidkale kula yeelate kashi caadiga ahyd cilado lo yeelay maaha waxan rajaynaya inaan qoralkan iyo heestanba so booqan dono mar aan ka bogsaday l.a😭😭💔🥺
@sabirinmustafe8087
@sabirinmustafe8087 9 ай бұрын
😢wll anaaa hada soo booqday sethy xlaadi ma ka bogsatay
@JawaahirJawaahir-qe3ge
@JawaahirJawaahir-qe3ge 9 ай бұрын
@@sabirinmustafe8087 Haa wll mcn alxm waan iska uloobayba imika wllhi m.a waad nahaxsanthy wll alle haku sharfo
@CabaasIdiris-w1y
@CabaasIdiris-w1y 7 ай бұрын
Imka ma isku soo noqoten wll😢
@zihamcarap1873
@zihamcarap1873 7 ай бұрын
Sorry 😢
@fihiimaaragsan6966
@fihiimaaragsan6966 6 ай бұрын
Ma bogsatey huno
@sharmaakempape2700
@sharmaakempape2700 3 ай бұрын
Mar kle ayaan soo booqday heestan saacadu waa xili dambe 3:40 Sunday 29, September maan jeclaysan mana jsclayn inaa. Dhagsysto lkn way iga soo hor baxday aniguna inaan dhaafo waan awoodi kariwyay 18, December 2022 ayay ahayd marka aan sida gaarka ah wahel ula ahaa heestan waxa aan wayay qofkii sida weyn uga daba dhacay nasiib daro cawgii ayaa naga guulaystay ugu dambeyntii waan cafiyay wxn U rajaynaya nolal qurux badan oo farxad wadata wxn alle uga rajaynaya in ay hesho qof sidaydii u jecel uguna naxariista u ixtiraama anigu wxn helay qof ii qalma oo ii hiiliya 🙆‍♂️🥺
@Zalmahabdulkadir
@Zalmahabdulkadir 2 ай бұрын
😢
@ahmedmahad799
@ahmedmahad799 10 ай бұрын
Heestan habeenki u horaysay e an dawaday 10jeer wax ka bdn ayn ku celiyay ano aqrinayay body actions ka ay ku qaadayso barwaaqo naf wax jcl way ayaan daran thy wallahi allow qalbiyada is jcl midee 2024 wixi iga danbeeya amiin ta raaciya
@nabiihachocolatina3240
@nabiihachocolatina3240 10 ай бұрын
26/3/2024 😢😢😢😢😢 Bil Ramadan weyaan yaa Rabi noo dambi dhaaf Ameen yaa rabi 16/Ramadan weyaan ❤
@nasriinindho329
@nasriinindho329 4 жыл бұрын
Gabadh kastoo qurux badan nasiibku ma saacido Dhaawac kala kulantaa jacaylka 😭😭💔 Inta u dhiban ayaa badan ilahow intii xnuun jacayl dareemaysa ka qabooji
@abdurazzaqmuhmmed227
@abdurazzaqmuhmmed227 Жыл бұрын
Adugu maad qurux badan tahay anaa mid qurux badan bahdilee
@MumtaazNuor
@MumtaazNuor 11 ай бұрын
Been maha abayo😢😢
@samatarmoh16
@samatarmoh16 6 жыл бұрын
Aaaaaaaaaaaaaaaax hablaha miyaa laga ohiyaa wlhi kaa inantaa ka ilmesiiyay nin rageed maaha hablaha u naxariista ragbu Alla inaga dhigee please🙏🏽
@fadumohassan1054
@fadumohassan1054 5 жыл бұрын
Mahasanid
@samatarmoh16
@samatarmoh16 5 жыл бұрын
@@fadumohassan1054 inbadan adaa mudnanta le sis
@nastehomatan7246
@nastehomatan7246 5 жыл бұрын
Isku dhibirsanaanta wax ah😍Rabbi garashda ku siyadi
@nasriinindho329
@nasriinindho329 4 жыл бұрын
Sidaada oo kale Haday yihiin ragu caqligaaga oo kale inanba may oydeen wllo
@ridwanhakim1176
@ridwanhakim1176 4 жыл бұрын
Waa matalad brother waxani abwaanka hadda ka ohiyey
@istarliindhayman5703
@istarliindhayman5703 6 жыл бұрын
waryada asxabta waxaan maqlay😍 barwaajo😍qalanjo waa naag Gabooye wooow masha allaah alaa quruxbadnaa naagta Gabooye mesha ayada ayaa ugu quroon
@sadiiqjonka4892
@sadiiqjonka4892 5 жыл бұрын
Wankugu racsahay
@zakariyeabdinaasir7311
@zakariyeabdinaasir7311 11 ай бұрын
Heesta yaa ila sooboqde 2024 kadib qisada heesta Tiktok kasoo daawade 😢
@DeeqoXasan-u3s
@DeeqoXasan-u3s 11 ай бұрын
Me😢
@IjaaboJaamac
@IjaaboJaamac 11 ай бұрын
Anba hadaan tiktok ga kasoo arkay halkaana wan kasoo raadiyay
@DeeqoXasan-u3s
@DeeqoXasan-u3s 11 ай бұрын
@@IjaaboJaamac iskumid nhny
@HothaaAhmet
@HothaaAhmet 11 ай бұрын
Hada ayan live kaso arkay😢
@HamzeAbdi-t8z
@HamzeAbdi-t8z 3 ай бұрын
Qisadan heestan xgen ka daawada
@xazanmaxamedceyngal4338
@xazanmaxamedceyngal4338 6 жыл бұрын
Cabdi hani afka gacanta saarey Inta ila aragtey like ta 👍👈👈👈👈👈👈👈
@NuuraCumar-v9p
@NuuraCumar-v9p 11 ай бұрын
Still 2024😢😢😢
@mahamudomar8756
@mahamudomar8756 5 жыл бұрын
Ciil looma dhinto abaayo dhaxda xiro weligaan cadawgaaga ha u jabin waayo doqanka aan ku fahmi 1 se uma qalma ina jeclaato aad ku dhahdo amore raali naqo ax yaa jcl meel qaar inta fahamtey like yah u hada ajaaa
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 5 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢 alla jcylka barwaaqo ka oysiiyay ha iga linin war aamin ii dhaha ihon kama baxee
@qaaliluula34
@qaaliluula34 4 жыл бұрын
Wllhi wn la ilmeeyy barwaaqo mcnto iska samir 😭😭😭😭🤩🤩inta ila mid ah 👆
@adeshabdirahman7739
@adeshabdirahman7739 6 жыл бұрын
Quruxda Xidigaha geeska barwaaqo qalanjo Huno hor usoco I from @ Canada
@mahdidhago2125
@mahdidhago2125 Ай бұрын
Qisadan manta aniga ayay I ahysata 1/12/2024 sanadka sanad ey igaga xuntahey ma jirto 😢😢
@najmaizmael
@najmaizmael 5 жыл бұрын
Colkan dhabarkaga taagan siden kaga cuudiyaa casharkan ay kuu dhigeen😭😭😭😭😭 Hees micno baladhan ku fadhida
@mumtaassharmarke6725
@mumtaassharmarke6725 Жыл бұрын
💔😭sanad heestan dhagaysana walina ma ilobin qofki hada xita la kulmay boqolal qof ka wanagsan 😭
@sowdaosmanmahamud580
@sowdaosmanmahamud580 6 жыл бұрын
Ala dadka meesha wada jooga calool jilcana waan qiiroday wlhi😭😭
@abdishakurawl1773
@abdishakurawl1773 2 жыл бұрын
2022 baan heestan bartay. Barwaaqo in ay stage-ka ku ilmeysay iyada oo weliba ah fannaanad aan badanka ku caan bixin heesaha murugta ah ayaa jawiga heesta sare usii qaaddaysa. Waan dareemay.
@ugbaadabdiqadir6719
@ugbaadabdiqadir6719 4 жыл бұрын
Inta dawaneysa 2021 like saar🤨
@guuleedkhayre8417
@guuleedkhayre8417 6 жыл бұрын
Heestan waxa iso diray qof wuu calaf nakala reebay cawa ayanba xoog udhagystay waba hees iga gaadan 👍
@elmiismo201
@elmiismo201 Жыл бұрын
Qofkaas wuu ku jecla lkn ada dayacay
@yassinawil5158
@yassinawil5158 4 жыл бұрын
😭😭😭 ax ax ax alla muxuu jacayl kaga oohisiiyay qalbiyo faraxsaa barwaaqo qalanjo Iinolow fananad qaliya
@MushtaqCabdiwali-s1q
@MushtaqCabdiwali-s1q Ай бұрын
2023 ila manta wan dhagstaaa heestann😭😭😭😭😭
@shamai1570
@shamai1570 2 жыл бұрын
In this song ❤️😂😻❤️😂😂😂😂 Barwaaqo is singing about a lover who ha let her down by not appreciating all the love she generously gave to him
@abdisalammahdi3576
@abdisalammahdi3576 6 жыл бұрын
Oohinta Aan Meel Jirin Ee Waxyaabo Aan Jirin La Iska Aaminaayo Waa La Isaga Danbay Hooy Alle Ha Idin Soo Hadeeyo Anagan Dhagaysanayna Alle Hana Soo Hadeeyo
@xuskacali6946
@xuskacali6946 6 жыл бұрын
U tlk the reality wllhi bro thnks tell them they r wht f generation
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 5 жыл бұрын
abdisalam mahdi ineey qisada ku dhacday ayaa laga yabaa wll
@IndhoDahab
@IndhoDahab 6 ай бұрын
Still 2024 ban dhageysanaya 😭 5sano ayaan la nolahay dhawac qlbiga igaso garay tallow xiliman helaya nolol aan murugba ku dareeemin 😭🤦🏻‍♀️
@ApdirizakGuuleedMohamoud
@ApdirizakGuuleedMohamoud 2 ай бұрын
Samirka badi wixi raga khayrku ku jirah
@nabiihachocolatina3240
@nabiihachocolatina3240 10 ай бұрын
Way oytay ana wan ooyay ax xusus ayan galay iyo sidan kalimada u jecla xaladahan aan so maray ayay hestani igu celisay wlhi anigu hada jacayl qofka igu idhahda wan ku jecladay wan layaba sababta oo ah 😢😢ma marbuu sidu iso maray u so maraya qofnaba waa maya wlhi 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@khadrahaaji
@khadrahaaji Жыл бұрын
Kolkii caashaqu mug yeshay🫶 Kolkuu curdinimada dhaafay☺️ Kolkuu cududiisi buuxshay💪 Kolkuu cadow liicin wayay✊️ Kolkii nacab caalan wayay👊 Markey Cid waliba ku daashay🙇‍♀️ Siloo helo cudur galaafta 😢 Alla cudur galaafta😩 Sowtan caqligiyo garaadkii😮 Cid kale kula yeelatee🤦 Kashii caadiga aheyd 🤷‍♀️ Cilado loo yelay maaha🥹 Looyelay maaha ☹️ Cilado loo yelay maaha😢 Hadaan cabashada naftaada😭 Dawiyo cashir siin lahaa📝💊 Colkaan dhabarkaaga taagan🥵 Sideen kaga cudiyaaa😌 Cilmiga eey kuu dhigeen✍️ Kolkaan naftan kugu casuumay 🫂 Kolkaan cadha kaa ilaalshay 😡 Kolkaan cisigaaga dhowray🙏 Kolkaan cishqi badan ku siiyay❤️ Kolkaan curudow ku doonay🤴🏻 Kolkaan cidna kugu haleynin🙅‍♀️ Si leynoo kala Cid leeyo🗣 Leynoo kala cidleeyo👤 Sowkan cindigiyo kaskaagi 😳 Culees jiidh yeshayee🙆‍♀️ Anoon cisha qudha dayicin 🫂 Cadhadu kaa buuxda maaha 😱 Kaa buuxda maaha 😡 Cadhadu kaa buuxda maaha😭 Hadan cabashada naftaada 😭 Dawiyo cashir siin lahaa📝💊 Colkaan dhabarkaga taagan🙆‍♀️ Sideen kaga cuudiyaa 🤔 Cilmigaan ay kuu dhigeen✍️
@cabdianash8606
@cabdianash8606 6 жыл бұрын
Barwaaqo dhipaatada ka ilaaliya plz dadkaw wan jecelhy waa qof qalpi leH wllhi
@cabdianash8606
@cabdianash8606 6 жыл бұрын
Peenty maHa
@qaaliluula34
@qaaliluula34 4 жыл бұрын
Wllhi waa ilmeeyy runtii😭😭😭😭
@iqraabdirahman5730
@iqraabdirahman5730 2 жыл бұрын
Qof xalad jcyl so maray umba dareemi kara Qalbiyada dhaawacan ee ay xumeeyeen dadka inagu xeeran iyagoo mar walba daacad isaga dhiga Hadana wax dhaawacaya Intii qalbigu Buko alle haw qaboojiyo🤲💔😢
@HamdiaRashad-d8v
@HamdiaRashad-d8v Жыл бұрын
Still 1/1/2024 aniga oo qalbi jabsan 💔 😭
@LibaaxEryade-w5w
@LibaaxEryade-w5w 10 ай бұрын
Waa markii 1000 een dhagaystoh heestan dibnah iigumay so noqon ilaa hada three days ago iigu danbaysay arageeda intaas ayanan dhagaystay kun jeer😢😢
@hamzeahmedige5922
@hamzeahmedige5922 5 жыл бұрын
Colkan dhabarkagag taagan sideen kagag cuudiyaa cilmigan ay kuu dhigeen Mel aanay gacantu taaban karin ayey taabanaysaa heestaasi🌺🌺🌺⚘⚘⚘
@ayaanmohamed1394
@ayaanmohamed1394 4 жыл бұрын
Kama daaloh heestaan dhagaysigeeda😢😢😢😢😢😢 colkaan dhabarkaaga taagan sidaan kaaga cuudiyaah
@AhmedMohamed-uz2qz
@AhmedMohamed-uz2qz Жыл бұрын
Aaan kusoo xasuusiyo 3sano ka dib
@JamiilaCumar-p9x
@JamiilaCumar-p9x Ай бұрын
6/12/2024😢💔 Aduunka ka waxa ugu xun qof aad isjeceshin oo lasoo dirro
@Casha323
@Casha323 Ай бұрын
😢aadiyoaad
@hindacumar-yz8qb
@hindacumar-yz8qb Жыл бұрын
Wll jacayl fcn ilahay aku siiyo insh allah.qofku dowta ilahay akusiiyo wll
@Barwaaqoxuseen-fi3oj
@Barwaaqoxuseen-fi3oj 11 ай бұрын
colkan dhabarkaga taagan siden kaga cudiya runtii waa hees Qalpiga tabanysa😢😢😢😢😢
@ashwaqabdi2352
@ashwaqabdi2352 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭 😭😭😭😭😭😭 Colkan dhabarkaga tagan sidan kaga cudiya 😭😭😭😭
@abdiwaduudahmed3211
@abdiwaduudahmed3211 6 жыл бұрын
Barwaaqo wllo ha ooyin inshaa Allah mar uun helin jacaylkaaga
@sadiiqjonka4892
@sadiiqjonka4892 5 жыл бұрын
Axaxaxaxaxaxa wlhi heestu way iga ohisisay waxadba umalaysa inay aniga iga hadlayso
@Osobalii
@Osobalii 6 жыл бұрын
Miskiinah wlhi waanka naxay qofna been uma ooyo illahay haku gargaro 🙏😭
@haldhaaabdi1896
@haldhaaabdi1896 5 жыл бұрын
ax ha ooyiin huno
@abdirahmanali4702
@abdirahmanali4702 5 жыл бұрын
😥😥😥😥
@Cajiyare
@Cajiyare 8 ай бұрын
Waxan heestan dhagaysanaya 😢 Anigo xasuus ku jira habeen jimco so galayo 2/5/2024😢wiilki an jecela wan is waynay una tahribay sida lay shegay😢2 bil kala maqan nahay😢😢😢
@AhmedFiinto
@AhmedFiinto 9 ай бұрын
Aaaaax aaaaaax ❤waxan dhagaysanayaa Saka oy bishu tahay 11/4/2025 waxan ku jiraaa jawi xanunkiisa wata waxanan Jojaa nayrobi ilahow sahal amuraha
@Ridwa_riduu
@Ridwa_riduu Ай бұрын
19/12/2024 maqrib 18:19 heestan wan jeclahy❤😢
@MaxasmedAbdi
@MaxasmedAbdi 3 ай бұрын
😢💔jacaylkana waxad ku nacaysaa marka lagu dhabar jabiyo💔😴
@sugulefatax9749
@sugulefatax9749 5 жыл бұрын
Kaad u oyayso Allah zameyee jiree ilaahay xidhiidhkiisa ilaali
@dhaladkiitodheer5175
@dhaladkiitodheer5175 5 жыл бұрын
HadaaN cabashada NaftaaDa Dawiyo Cashar siin lahaa Colkaa dhabarkaaGa taagan Sideen KaaGa Cuudiyaa CilmiGan ay kuu dhigeen😢😢😢😢😢 Ax Jcylow maxaad Dhib keentay😭😭😭
@mustafecali9182
@mustafecali9182 5 жыл бұрын
2:35 asma saban ufiirso waxay odhanaysaa (KA FOORARSO) cameraday jeeda?
@abdullaahimuuse4262
@abdullaahimuuse4262 6 жыл бұрын
Wlhi jcyl waa xanuun aan laa ogeen wnaha cadowga umada 😭😭😭😭😭😭😭
@fadumohassan1054
@fadumohassan1054 5 жыл бұрын
Haaa wlhi waa runtaa
@apdirahmanmahamuttzulayman3835
@apdirahmanmahamuttzulayman3835 Сағат бұрын
Hees aad u qiimo badan oo dagan markay sanqadu go,do ee nin walba raamsigiisu u baxayo ayaan dhagaysanaynaa aniga saddex nin oo kale saddexda ninba waa socod labo waxay u socdaan yurub midna laascanood ana waxaa fadhisin ii ah jig jiga oon hada joogno waa cawo jimce aH taariikhdu ay tahay 24/1/25 sacaduna waa 2:07 DaQiiq0❤
@mrfuga6041
@mrfuga6041 6 жыл бұрын
Yaa yidhi somali jacayl waxba kama taqaanto sownaga wada oynay lol😅😭♥️
@samatarmoh16
@samatarmoh16 4 жыл бұрын
Zxb wlhi anoo sheekh ah oon heeso waligay dhagesan ayaan calosha ka oyay wayo dumarku ma ista hilaan in laga ilmeysiyo wlhi farxad moye dhibka kuma ficna
@fardushurre1668
@fardushurre1668 3 жыл бұрын
@@samatarmoh16 ninkarameed ilaahay caqliga hakuu daayo 👏💞💞✊
@zacktahar7239
@zacktahar7239 2 жыл бұрын
Somalidu marba xalada lagu jiro uunbay ku jirtaa waa dad ka aan ka yaabay macal anigana igu daroo anoon la igavtagin ayaa hees balo iyo wax kala tagay oo jabay ka sheekayinaysa uunban maqliyoo imikadaa in la'iga tagaad moodaa san u qiiroonayo 🤣🤣
@ahmetgury3050
@ahmetgury3050 5 жыл бұрын
Hees mcn wlhi lkn ka xumahay barwaaqo codka alle haku barakeeYo wlzhy
@ahmetgury3050
@ahmetgury3050 5 жыл бұрын
Ziize YG ka hely xeztn
@ahmetgury3050
@ahmetgury3050 5 жыл бұрын
Maalo Rakatic dhagayso hezta
@amaldiriye9977
@amaldiriye9977 8 ай бұрын
Heestan waxan dawnayaa Cawa Oo ay tariikhdu tahy 21/5/2024 sacadu tahy 7:33 habenkii kowaad si cadiya u dhagysto 😢
@nabiihachocolatina3240
@nabiihachocolatina3240 10 ай бұрын
Qalbigay ka oyday wlhi ax ax ax ax 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@yakuphazan8421
@yakuphazan8421 6 жыл бұрын
Heestan kama daalo dawashadeda❤
@rihannamavio6004
@rihannamavio6004 3 жыл бұрын
Kolkaan curadoow ku doonay🏃‍♀️ Kolkaan cidna kugu halaynin 😭 Si layno kala cidleeyo 💔
@BarkhatmohmedHasan-oe6bo
@BarkhatmohmedHasan-oe6bo 9 ай бұрын
14.4.24 ❤😢
@mohamedfaisalfaarah274
@mohamedfaisalfaarah274 3 жыл бұрын
12/august/2021 maalina khamiis ah 12:12 deero mall horteeda.
@necbiyanacaypka7391
@necbiyanacaypka7391 6 жыл бұрын
Abdihani fartu qaninay ax jacylow maxad dhib keenty
@khadarzhakir9249
@khadarzhakir9249 6 жыл бұрын
Noloshu kuma xumeyso fananadayadi Barwaaqo😓
@Aniita-Malpo
@Aniita-Malpo Жыл бұрын
Heestan waan dhagaysta markasta micno wyn ayay ku fadhidah caashaqu dhib badan😢
@farxaandalqaf2848
@farxaandalqaf2848 8 ай бұрын
Inta sifiican udaawatay sheeg hablahaa ta ugu qalbiga adag e aan isbedelin dareenkeedu
@kamiilaqali5332
@kamiilaqali5332 6 жыл бұрын
walhi barwaqo qalnjooo naga jirat ku tager qali haa oooyin walhi waan oooyaba😣😭😭😭😭
@juabarre308
@juabarre308 6 жыл бұрын
Ax Ax waa hees iitabatay in aniga ika hadleiso lee mooday😭😭🙈
@hibocabdilaahi3966
@hibocabdilaahi3966 4 жыл бұрын
😭😭😭😭Barwaaqo Machallah 👏👏
@hibocabdilaahi3966
@hibocabdilaahi3966 4 жыл бұрын
👏👏👏👈👈👈👍👍👍
@safaxasan-u6k
@safaxasan-u6k Жыл бұрын
Still 2023😭💔
@rahmayasin5358
@rahmayasin5358 6 жыл бұрын
Way iga ohisayy wlhi 😢😢
@jannoomer7263
@jannoomer7263 3 жыл бұрын
Heestan waxan bartay oo dhegeysan jiray mar aan xaaalad adag ku sugnaa Mar qofki kali aha ee aan aaminay dad iiso maqlay oo iisoo raacay Mar aan cidlooday oo tebay wehelki keli aha een ilaashan jiray Mar waxkasto uu iga dhawri jiray markii hore uu hada ku xumayn iyo dheeldheel u samayn jiray Kolkaan nafta kugu casuumay Kolkaan cadho kaa ilaashay Kolkaan cisigaaga doonay Kolkaan cishqi badan ku siiyay😥😥😩
@rahmacige9251
@rahmacige9251 2 жыл бұрын
Ax 🥺💔😢maxaad ku sugnthy imika waxan ku rajynaya faraxd walshay qalbigay i tabty hadlkagu
@adaruzmohamed4748
@adaruzmohamed4748 6 жыл бұрын
CULAYSKAAS🤣UNBAN SIDAA INTA SIDAYDA DAWATAY BARJ. DHAMAYSTIRAN😍 SIDIRI GAM
@solekhashuwa
@solekhashuwa 5 жыл бұрын
The presenter is a shady bitch
@iqrahassan4827
@iqrahassan4827 Жыл бұрын
Kashi cadiga ahyd cidlada loyely maha😢😭😭 song😢
@qngobaadmohamed4409
@qngobaadmohamed4409 6 жыл бұрын
Hadaan cabashada naftaada. Dawiyo cashar siin lahaa. Colkan dhabarkaaga taagan sidaan kaaga cuudiyaa cilmigan ay kuu dhigeeeen😫😰.
@anaakuhelandhabtydakusari8230
@anaakuhelandhabtydakusari8230 6 жыл бұрын
Aniga hdy iheysaa😢😢
@amranahmed2553
@amranahmed2553 6 жыл бұрын
😭😭😭
@alihosh8058
@alihosh8058 10 ай бұрын
Colkan dhabarkaaga Taagan sideen kaaga cuudiyaa ❤✍🏻 xasuus baan galay Markaan xidhidhkii u horeyay nolashayda aan galay Ayaa Ayaa xogaa Kala fogaanay Markaan sharci helay ee wadan qurbaha tagay Ayaa wiil kale la siiyay aniga way I block Tay lakin anigu maan dayacin yadaaa I sugi wayday 😢 mar kastana way I canaanan jirtay
@istarabdirahman3636
@istarabdirahman3636 11 ай бұрын
Plz qof ha isoo koobo heesta qisadeeda 😢
@NimoHassen
@NimoHassen 11 ай бұрын
Waxy uqaaday fananka salax carab o jeclayd o la isku diray say sheegtay
@nadadiriye608
@nadadiriye608 4 жыл бұрын
Walashy mcn waan kula oynay sorry allena qalad kuma laha qolada inaad kasoo jeedo adna sido klle lkn samirkga la eegyaa😭😭😭
@ayanwadani5909
@ayanwadani5909 2 жыл бұрын
Frist time aan daawaday tiktok ka so arkay 2022 8:45 saacada habeen khamiisa so sorry barwaaqo qalanjo in kastan la sooragay
@siciidmaahir999
@siciidmaahir999 2 жыл бұрын
23/7/2022 sabti 1:30 habeenimo ayan sariirta dusheeda ku dhagaysanayaa tani hees way dhaaftay wallaahi😭
@Gabdhigaligaahayd
@Gabdhigaligaahayd 20 күн бұрын
2025/1/4 Habeenimo 12:50😢😢😢😢😢 Jacylow xumidaa 😢😢😢
@sumayafaraxsumayafarax932
@sumayafaraxsumayafarax932 5 жыл бұрын
Ninka ugu horeeyo mesha imanayaa macaciisa igu cawiya fana kaas plz🙏
@rakuubtube4158
@rakuubtube4158 4 жыл бұрын
Khaalid messi ayaa layidhaa
@imrtin4694
@imrtin4694 5 жыл бұрын
Quel belle chanson ♥️🔥 elle mes plait trop
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 5 жыл бұрын
BarwaaQo qalanjo jcyLku apidkiH Ha waarO wlal 💘
@barwaqoosman6121
@barwaqoosman6121 3 ай бұрын
Jno clkn dhabekaaga taana siden kga cdiya😢15/10/2024
@HibaaqDollar
@HibaaqDollar 11 ай бұрын
Ala xumaa aduun maxan ciilodey xidhiidh aan dhisnon go.aminey inaan dhidipkiisa taagno xumaa marku cadaw kaso dhex galo adigon Qofka xumaan u quudhi karin se u aamino inaad xumaan u gaysatey ala xumaa nolozhu maxay marba waji ku tusaysaa allahayw qalbigayga igu so celi qofkaas rabiyow adaa raxmad badane raxmad io naxariis igu so daji qalpigiisa io quluubtiisa😭💔🥺🤤
@nabiihachocolatina3240
@nabiihachocolatina3240 10 ай бұрын
Ciil badana jacaylku marku yahay garab kaliya 😢😢😢😢 sorry intii xalada so martay wlhi 💯
@ayaandiiriye8113
@ayaandiiriye8113 6 жыл бұрын
Sowtaa aqliyo garaadkii cidkale kula yeeltay maha barwaqo mohamed xaashi runtii aad baan kula dareemaya dhibta walalo
@cabdulqadircabdi251
@cabdulqadircabdi251 11 ай бұрын
3yaer ban hestan iska jecla wligey isma dhihn qisadan oo kale baba nolshdada Somri sona😢lkn nolshyda an hda kusuganahy bay kahadlysa😭💔 Jcylkaga iyo Familkaga ina kala dorato wa xnunka adunka ugu wayn😢 ilhow amuraha sahall😭🤲 Wxan sameyyo Ma aqanni😢
@mariaxlaam
@mariaxlaam 10 ай бұрын
Family GA marna haka dheeran iyga wax Ku tahay wll😢
@nidolzack7052
@nidolzack7052 4 жыл бұрын
Axxxxx waxaa dareemi karo qof ka xanuun jcl soomaray heestaan waad ka baxsatay runtii...
@ayaanabdirahman5677
@ayaanabdirahman5677 6 жыл бұрын
Ax ax ax walaal Barwaaqo Qalanjoo
@hussienm.rirash8952
@hussienm.rirash8952 5 жыл бұрын
Heestani maaha Qiso jacayl wxay ka hadlayaa dad gayaan ah oo hadana is guursan kara hadan loo daleeshaday Hayb qabiil
@kingsharuu
@kingsharuu 5 жыл бұрын
Haaa sidas ayan ufahmay
@huddahussein9289
@huddahussein9289 5 жыл бұрын
Xaqiiq
@shabcanibrahin9259
@shabcanibrahin9259 4 жыл бұрын
Axaxaxax 😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🙏
@asadhaajishorts7902
@asadhaajishorts7902 2 жыл бұрын
Heestan WaXaaN DHaGaYsaN jiraY Waqti Hore Waaan Ka xumaHaY Waqtigii Qisadii Maaaaaan qorin Waaaan yare ilaaaaaway
@faysalmuxumed9488
@faysalmuxumed9488 5 жыл бұрын
Wlhi waa erayo taabanaya iqiiro galiyay Walaasheen Barwaaqo Alle Haw sahlo Allena haka dulqaado culayskaa
@suurobadan172
@suurobadan172 7 ай бұрын
9 Jun 2024 1:36 duhurnimo😢❤
@sagalqosolwanaag5257
@sagalqosolwanaag5257 6 жыл бұрын
Cadaw kuma haleelo wllshy
@sagalqosolwanaag5257
@sagalqosolwanaag5257 6 жыл бұрын
😰😰😰
@maxamedcumar8117
@maxamedcumar8117 3 жыл бұрын
Ax way jcylka jacaylada weeyen abaayo baraaaqo jalanjo lkn Qbyaalada kala fogaysay
@yahyeabdi6242
@yahyeabdi6242 6 жыл бұрын
Mnsh allh waa cod macaantey
@MawlidAbdi-hw4ek
@MawlidAbdi-hw4ek 5 ай бұрын
Maantay fanaanimadii deysay.
@kawtharmoumin6345
@kawtharmoumin6345 6 жыл бұрын
Somali wa xasid guuul barwaaqo
@eidxassan8381
@eidxassan8381 5 жыл бұрын
💖😓ax ax jacylku ha waro
@najmaibrahim3943
@najmaibrahim3943 6 жыл бұрын
ax ax zory wllshy barwaaqo 😢😢😢😢
@dhirigaliyahaardayda1629
@dhirigaliyahaardayda1629 6 жыл бұрын
aad ayaa uku xumahay wll jecelka waa xanun aan caadi eheed
@hothoxiiz
@hothoxiiz 10 ай бұрын
Waxabad moda heestu inay aniga iga hadlayso caloosha ibuuxda wlhi😭💔
@Naturefilms75
@Naturefilms75 6 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭 ax ax cadawga jcylda kala dila wakuwa halka idhigay jcylkaygina iga fogeyey
@ramlamuqtar185
@ramlamuqtar185 4 жыл бұрын
Hadan cabashada naftada dawiyo casharsiin lahaa colkaan dhabarkagaga tagan sideen kagaga cudiyaa cilmiga ay ku dhigeyn 💔💔
BARWAAQO QALANJO SIDEEN KAAGA CUUDIYAA COLKAN XIDIGAHA GEESKA SHOW 2019
9:38
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,5 МЛН
Air Sigma Girl #sigma
0:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 45 МЛН
Sigma girl VS Sigma Error girl 2  #shorts #sigma
0:27
Jin and Hattie
Рет қаралды 124 МЛН
SLIDE #shortssprintbrasil
0:31
Natan por Aí
Рет қаралды 49 МЛН
Heestii Nafjacayl Bastedan Bogsiiya Iyo Barwaaqo Qalanjo 2014
9:52
Horn Cable Tv
Рет қаралды 1,1 МЛН
MAXAMED MAAME - SUUQA GALIN MAAYO OFFICIAL VIDEO 2025
5:23
Mohamed Maame
Рет қаралды 2,8 МЛН
Heeso xul ah 2023 | Somali Mix 2023
21:58
Somali Songs
Рет қаралды 198 М.
ANSHAX | MAXAAN KUU DORTAY | SANADKA CUSUB HCTV 2019
9:24
Horn Cable Tv
Рет қаралды 12 М.
Heesti Jacaylka Ubeer By Nimcaan Hilaac & Hodan C raxmaan
7:30
Horn Cable Tv
Рет қаралды 6 МЛН
YURUB GEENYO & MUKHTAAR DAAUUS HEESTA BOOQASHO HAPPY NEW YEAR 2019
8:33
Hawraar Music Production
Рет қаралды 11 МЛН
SUPER SAALAX CARAB HEESTA WACAN  ERYAL TV 2018 1
7:52
Kaydka TV-GA
Рет қаралды 3,6 МЛН