No video

Wax ka ogow IELTS I Imtixaan Albaabo badan ii furay

  Рет қаралды 10,330

Yusuf Shire

Yusuf Shire

Күн бұрын

waa muuqaal xog guud kaa siinaya waxa uu yahay imtixaanka luqada English ka ee IELTS.
you can also follow me on social media
📸 Instagram - / yusuf_shire.... .
🐦 Twitter - / shiremuse​​​​
🔵 facebook - / yuusuf99​
CAMERA GEAR
[www.youtube.co....](www.youtube.co...)
Affiliate links
📌 [amzn.to/3vlFFc7](amzn.to/3vlFFc7)
📌 [amzn.to/3hSTryT](amzn.to/3hSTryT)
📌 [amzn.to/3fmYwOq](amzn.to/3fmYwOq)
▶️ My FAALLOBUUG Playlist
[www.youtube.co....](www.youtube.co...)
DISCLAIMER
This channel is created in good faith for informational and educational purposes only. All persons associated directly or indirectly with this channel and videos use their best efforts in preparing the content. The accuracy, completeness, and correctness of the information shared here are our top priority and we will always be at our best in delivering quality content.
However, you are advised to always make your research and ask when not too clear.
Lastly, my description may contain links to other websites or content belonging to or originating from third parties, and when you click on them, I get a small commission. So thank you.
Videolytics

Пікірлер: 115
@yaarinhaashi55
@yaarinhaashi55 2 жыл бұрын
mahadsanid waxaad muuqaal kasoo diyaarisaa sida ugu fudud ee lagu baran karo luQada english ka.
@yusufshire
@yusufshire 2 жыл бұрын
Haye wllo insha allh
@ilayschannel3991
@ilayschannel3991 2 жыл бұрын
@@yusufshire walal qaali lacagta la isku diwaangelinayo waa inteee
@yusufshire
@yusufshire 2 жыл бұрын
@@ilayschannel3991 50$
@caashomaxamed3265
@caashomaxamed3265 2 жыл бұрын
Waxan ku faraxsanahy inan noqdo qofka 1aad ee comment kusoo qora arrinta kale managa caawin karta jamacada magacyadooda iyo wadamada ay ku yaaln ee scholarship ugu badan bixisa masterka marki la eego yurub iyo canada waxad ku sheegty video gan in jamacada badan aad xareesaty kusoo aqbali wayay iyo kuwo lacg kaa sugayay ,,, barnaamijdka chevining aad baan uga haqab baxnay mahadi haka gaadho 😊 big fun for u thnks alot 🥰
@yusufshire
@yusufshire 2 жыл бұрын
Insha allh haye wllo
@mariamhazzan1103
@mariamhazzan1103 Ай бұрын
Ani wallahi Mogadishu joogaa sidaan isku diiwan galiyo aqoon la ahy😭😭
@saidmohamed70
@saidmohamed70 2 жыл бұрын
Thanks dear lecturer Cashirada majiraan uu qofka uu qadanayo inta uu San exam ka galin
@Isbedel2023
@Isbedel2023 2 жыл бұрын
I'm so cheerfull to hear this information thank you so much
@yusufshire
@yusufshire 2 жыл бұрын
you welcome wllo
@abdirahmanabshir7490
@abdirahmanabshir7490 2 жыл бұрын
Next video, Resources kana nala soo share garey walaal, mahadsanid yusuf shire walaal.
@yusufshire
@yusufshire 2 жыл бұрын
Insha allh
@ahmedabdi4571
@ahmedabdi4571 2 жыл бұрын
mahadsanid masuul sare we have been waiting this video very helpful thanks
@yusufshire
@yusufshire 2 жыл бұрын
Mahadsanid bro
@cabdiqanifidhike7185
@cabdiqanifidhike7185 4 ай бұрын
Mahadsanid, Yusuf Shire.
@Suheyb639
@Suheyb639 2 жыл бұрын
Luqada English ka waa muhiim balse waa adagthy barashadeeda
@yusufshire
@yusufshire 2 жыл бұрын
Dadaal bay rabtaa
@azaanibrahimmohamed2846
@azaanibrahimmohamed2846 3 ай бұрын
Mahadsanid bro
@Mssbunny-kn1lo
@Mssbunny-kn1lo 2 ай бұрын
Walalo kasoo hadal adigooo mahadsan gks sida loo xaraysto iyo wxyalaha looga bahnyhy qofka plz 👏
@ladanjama9119
@ladanjama9119 2 жыл бұрын
allaha ku sharfo hbo horay u soco
@yusufshire
@yusufshire 2 жыл бұрын
Mahadsanid hbo
@abdinormohamedmohamud6455
@abdinormohamedmohamud6455 2 ай бұрын
Ninyahow hadii uu dhacaayo ielts maxaa xala marka dambe ee aad galayso lacag miyaa lagu weydinayaa
@nimamustafa5256
@nimamustafa5256 Жыл бұрын
Mahadsanid Shire, preparation nooga soo hadal please
@osmanahmedhussein6493
@osmanahmedhussein6493 2 жыл бұрын
Thanks bro, waxaan filaya in somalia halka ugu dhaw ee laga heli karto tahay Adiss Ababa, Su'aashaydu waxay tahay walal hadii aad ku dhacdo imtixaanka chance kale maleedahay mise waa inaad dib isu diwaangalisa oo qarash kale gashaa.
@yusufshire
@yusufshire 2 жыл бұрын
Haa wa inaa qarash kale bixisa
@yusufshire
@yusufshire 2 жыл бұрын
Intaadan gelin mrka diyaarin badan samee
@AyuubTech143
@AyuubTech143 2 жыл бұрын
Shukran Ustaad waaxaaa rabay WhatsApp telkaaga si aan warbixin badan ukala helnoh. Oo kusaabsan IELTS iyo sida loo xareysan karoh schoolarships dibada. Thanks.
@yusufshire
@yusufshire 2 жыл бұрын
+44 7877 034127
@hoodoahmed6308
@hoodoahmed6308 2 жыл бұрын
Manshallah aad bad u mahadsanthy wll waa mawduc muhina wll preparation kisa kaso hadal dadka somalia jooga online preparation ka ma ku ssmayne karan iyo meelaha ugu fican preparation ka
@yusufshire
@yusufshire 2 жыл бұрын
Haye wllo insha allh waa kaso samayn
@abdulahiabdimohameddirie2830
@abdulahiabdimohameddirie2830 2 жыл бұрын
Shukran bro mahadsanid👏❣
@aravattali
@aravattali 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll . Marka hore ma jirta meel laga diyaariyo examka ama barshada luuqada taasoo iga caawinaysa inaan shahaadada ama examka ku baaso.
@yusufshire
@yusufshire 2 жыл бұрын
Insha allh bishan ayaan bilaabin course facebook ama instagram mid igala so xiriir
@fardawsaxareed9158
@fardawsaxareed9158 2 жыл бұрын
M.a wll walahi wankugu farxay . Wxan Rabi laha Ina ino so sheegto tution fiicn o an isku hubino siaan u galno examkas weliba marks ficn galno. Tdkle wlky every tution an aqno halkan Mogadishu wlhi no quality education iyo waqti dhumis wye 🥺 Examkasna wan u baahnay shukrn.
@yusufshire
@yusufshire 2 жыл бұрын
Whatsappka iga so qabo wixii faahfaahin aad u baahato
@yuusufabdishakur5887
@yuusufabdishakur5887 2 жыл бұрын
Aad baad u mahadsantahay . Yuusuf -ka oo dhan baa ilbaxa.😁
@yusufshire
@yusufshire 2 жыл бұрын
Hhhh wa caynkaas
@aishaahmed4400
@aishaahmed4400 Жыл бұрын
Hhhhh caashana xagee ku ilaawden
@J0L3D
@J0L3D 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@profesor-mk
@profesor-mk 7 ай бұрын
Thank you❤
@ifraax4899
@ifraax4899 2 жыл бұрын
Wll somaliyed pleas hadanba hawsha ku jira si ad information isiiso xagan kala so xidhiidha
@yusufshire
@yusufshire 2 жыл бұрын
instagram.com/yusuf_shire/?hl=en
@bashiiringiriis1961
@bashiiringiriis1961 2 жыл бұрын
Well done bro
@gureykabtan4398
@gureykabtan4398 2 жыл бұрын
Examka inta aadan galin dabcan wa inaa luuqada taqaan mise wa lagu baraya kadib baa lagaa qaadaya.... tan labaad halkee examka laga codsan karaa
@yusufshire
@yusufshire 2 жыл бұрын
Qof luuqada yaqaan baa loogu talo galay. Website kooda ayaa laga qabsDa ballan
@mohamedbulshaawi4668
@mohamedbulshaawi4668 3 ай бұрын
Sanadkasta miyaa labixiyaa wllo
@saidali2804
@saidali2804 2 жыл бұрын
Sxb aad baad umahadsanthy really wax badan ayaan xogtaan radinayay.
@yusufshire
@yusufshire 2 жыл бұрын
Adaa mudan bro qaybo kalena wa ka samayn la soco
@aliosman7516
@aliosman7516 2 жыл бұрын
Thanks Sxp sare Yusuf U information really helpful As Chevening Scholar Keebaa Ku haboon Academic or Professional
@yusufshire
@yusufshire 2 жыл бұрын
Academic wll
@HOBAALMEDIA
@HOBAALMEDIA Жыл бұрын
Muqaalka codkisa wuu hooseeya ee kor u qaad
@bts.army..somalia1423
@bts.army..somalia1423 Жыл бұрын
Walal waxaan rabaa ina wax yar ka weydiyo ielts ka xage kala so xirira wll
@sahromaxamedaxmed2529
@sahromaxamedaxmed2529 2 жыл бұрын
Hooyo jaskalah hooyo goorma lays qori karaa lacagtase xagee lagu diraa goormuse bilaabanaya imtixanka
@yusufshire
@yusufshire 2 жыл бұрын
Waa online magaalada aad joogtay ku xirantahay bishi 4 jeer baa la qaadaa
@daacadyare321
@daacadyare321 2 жыл бұрын
Hadaan kusuaalo iskoolada lagu barto luqada manoo sheegi kartaa iyo qiimaha feega adoomahadsan
@maxamedcumar5778
@maxamedcumar5778 Жыл бұрын
Sxp shahadada mida academicka ah Xitaa maku tagi karaa Australia iyo Canada iyo UK
@user-fl4vr6gv2m
@user-fl4vr6gv2m 5 ай бұрын
Asc wll wife ma qasab ayey ku tahay inay marto exam oo ninkegu jgo uk
@engmohamedyusuf9222
@engmohamedyusuf9222 2 жыл бұрын
Sxb aad iyo aad baad uu mahadsantahay aniga sxb hada ayaan rabaa in aan is diyaariyo sanadka cusub in aan galo academic miyaad gashay mise general hadaan rabo in aan galo academic ga maxaan xooga saraa si an bandscore fican u helo
@yusufshire
@yusufshire 2 жыл бұрын
Academic
@maame5603
@maame5603 Жыл бұрын
Lkn hadaan hal mar galo misana aan grade fiican keeno, ma wakhti buu leeyahay oo uu iga dhacaayo? Mise kaasaa iiga filan my life time?
@khalilalhuzari5729
@khalilalhuzari5729 2 жыл бұрын
Thanks dear bro 😎 scholarship maku heli karaa hadaan ku guulaysto IELTS Mahadsanid markale..
@yusufshire
@yusufshire 2 жыл бұрын
Haa wllo
@mariamabdallah1462
@mariamabdallah1462 2 жыл бұрын
IlETIS iyo chevening ma isku xiranyihiin
@yusufshire
@yusufshire 2 жыл бұрын
Jamacadaha ayaa waydiiya ardayga
@abdirahmanali2490
@abdirahmanali2490 Жыл бұрын
Walal labada model ma wada dalban karaa ama ma wada gali karaa waqtiyo kala duwan.?
@safiyaalinur2047
@safiyaalinur2047 2 жыл бұрын
Ethiopia 3 xarumood kuleyihin 1.jigjiga 2.addis ababa 3.matala
@yusufshire
@yusufshire 2 жыл бұрын
Very good
@abdimahamud4548
@abdimahamud4548 2 жыл бұрын
igiga kuma arag
@Ama-ob1cx
@Ama-ob1cx 2 жыл бұрын
Jigjiga in lagu qaado imtixaanka maad hubtaa wll
@abdimahamud4548
@abdimahamud4548 2 жыл бұрын
sxb Runtii Role Model ii tahay Aniga Waaayo Shahaadadan Aaad ka Hadlayso Aaad Baaan U daneeyaa Waana Raaynayaa inan Qaato
@Kaafiso345
@Kaafiso345 2 жыл бұрын
walal Uganda aya joogaa sidee imtixaankan u gali karaa
@yusufshire
@yusufshire 2 жыл бұрын
Ugandha waa lagu galaa hadaa tababar u baahantahayna course keena kusoo biir ‪+44 7877 034127‬ whatsapp ka igala soo xiriir
@abdirahmanabdifatah4787
@abdirahmanabdifatah4787 2 жыл бұрын
Mahadsanid waxaan jeclaan lahaa inaa resources ka ama xogaha qaaska ah aad ila wadaagto dhawaan baan rajeynaa galitaankiisa
@yusufshire
@yusufshire 2 жыл бұрын
Insha allh bro
@mohamedali-ip5sx
@mohamedali-ip5sx 2 жыл бұрын
Abdirahman ma gashay
@Zaadadvert-12
@Zaadadvert-12 2 жыл бұрын
Intee lagaala soo xiriiraa wll
@IshaaqAli-fw1kf
@IshaaqAli-fw1kf 11 ай бұрын
shuruudaha qofka laga rabaa waa maxay ????
@yusufshire
@yusufshire 11 ай бұрын
Wax shuruuda ma jiran english kaaga ba la tijabin passport wa waydiyan badana
@c.raxmaankaliil3877
@c.raxmaankaliil3877 2 жыл бұрын
Mahadsanid Yusuf. Jaamacadaha aad sheegtay in ay ku soo aqbaleen lacag sideeya ayay haddana kugu xidheen?
@yusufshire
@yusufshire 2 жыл бұрын
Lacag badan wll ilaa 20 kun $ masterka
@abdirashidahmet4725
@abdirashidahmet4725 2 жыл бұрын
Walaal Qali waad mahadsanthay Luuqada pre-advance ayaan ahay lkn Imtixaanka Sidee isugu diyaarin karnaa Adoo raali? shukran wll
@caashomaxamed3265
@caashomaxamed3265 2 жыл бұрын
2suaalodna waan qaba ieletka ah ,ielet qaybtiisa 2aad eee ielet general training maku xareysan kara jamacada fursad ma ii noqon kara madama isagu ka fudud yahay taas caksigeeda academic ieletka shaqo maku apply san kara.suasha labaad imisay kugu qaadaty adiga ahn diyaariska ieletka?mahadsanid👍
@yusufshire
@yusufshire 2 жыл бұрын
May wllo mid kasta meshiisa ku xaraysan kartaa
@daacadyare321
@daacadyare321 2 жыл бұрын
Zxp majirtaa meel Somalia kutaala oo laga qaato shahaaadadaas oona lagu barto
@yusufshire
@yusufshire 2 жыл бұрын
Ma maqal bro
@daacadyare321
@daacadyare321 2 жыл бұрын
@@yusufshire sxp baaritaan soo sameey adoo mahadsan I.n
@ilafiirsofilms2039
@ilafiirsofilms2039 Жыл бұрын
English waa luuqada kuwaad bee
@norahabdirashiid2685
@norahabdirashiid2685 2 жыл бұрын
Waxa video naga sosameysa chiving marka xareyso waxyabo kusabsan 🤗
@yusufshire
@yusufshire 2 жыл бұрын
Insha allh hye
@libanabdullahinor1295
@libanabdullahinor1295 2 жыл бұрын
Sxb mid hadan ku waydiyo een marki laga tago exam ama imtixaankoda meel wax lagu barto English course fcn ma jiraa oo ielts ama meel kale si aan examkooda ugu baaso
@yusufshire
@yusufshire 2 жыл бұрын
Haa kuwo online ah ba jira
@yusufshire
@yusufshire 2 жыл бұрын
Baaris baan mar ku samayn
@ALIDAFAR.
@ALIDAFAR. 2 жыл бұрын
My brother imtixaan kali miyay qaadaan wax dad ka may baraan miyaa
@yusufshire
@yusufshire 2 жыл бұрын
May luuqadadaada ayey qiimayn uun shahaaday ku siin lkn meelo kala dadku badana english kuso bartaan
@ALIDAFAR.
@ALIDAFAR. 2 жыл бұрын
@@yusufshire thank you my brother I got it
@liibanofficial2517
@liibanofficial2517 2 жыл бұрын
Sxp aan ku weydiyo IELTS canada 🇨🇦 ma qaada taa iso jawab
@yusufshire
@yusufshire 2 жыл бұрын
Haa
@hoodoali6436
@hoodoali6436 2 жыл бұрын
Walal online maku diyarin kara
@yusufshire
@yusufshire 2 жыл бұрын
Mid online ah wu jira lkn ma aqaan in jmcduhu aqonsanyhin
@hoodoali6436
@hoodoali6436 2 жыл бұрын
@@yusufshire o marka waxa qasaba inad mel laga diyarin karo jogto
@abdiselamhassan1989
@abdiselamhassan1989 2 жыл бұрын
Cws. Masha Allah sxb. Sxb waxad noosoo diyaarisaa sida ugudhibkayarleh ee loodiyaariyo, iyo waxyabaha nagacaawinkaraba?
@yusufshire
@yusufshire 2 жыл бұрын
Haye bro
@aidarous8642
@aidarous8642 2 жыл бұрын
m.a
@saedqozta5386
@saedqozta5386 2 жыл бұрын
wll baahi ban u qaba e sida loo galo noo soo same inaan diyariyo ban donaya e IELTSka anigu turkey ban joga oo jamacada heerki labaad bn ka dhigtaa e marka qaab iga soo waran
@yusufshire
@yusufshire 2 жыл бұрын
Insha allh haye wllo
@saedqozta5386
@saedqozta5386 2 жыл бұрын
@@yusufshire haye inzha alah wll
@dilaasuujino
@dilaasuujino Жыл бұрын
@@saedqozta5386 bro wali turkiga miyaa joogtaa mise waad kataktay?
@saedqozta5386
@saedqozta5386 Жыл бұрын
@@dilaasuujino maya wll turkigan joga kama tegin
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 3 ай бұрын
​@@saedqozta5386maku guuleysatay ielts kii
@asiyaahmed5787
@asiyaahmed5787 2 жыл бұрын
Asc wll married ku muu gali kara exam kan
@yusufshire
@yusufshire 2 жыл бұрын
Haa
@asiyaahmed5787
@asiyaahmed5787 2 жыл бұрын
Wll lkn English kii hadanad si fican u garanayn kwrn
@asiyaahmed5787
@asiyaahmed5787 2 жыл бұрын
Thanks wll
@fardawsaxareed9158
@fardawsaxareed9158 2 жыл бұрын
@yusufshire wlky si wadaxsan iguso jawaab
IELTS ama TOEFL kee galaa?
18:42
Yusuf Shire
Рет қаралды 8 М.
Ma rabtaa in aad u shaqayso UNka  eeg (YPP)
13:08
Yusuf Shire
Рет қаралды 3,4 М.
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Бискас
Рет қаралды 6 МЛН
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 14 МЛН
The Joker saves Harley Quinn from drowning!#joker  #shorts
00:34
Untitled Joker
Рет қаралды 72 МЛН
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
ToolTastic
Рет қаралды 3,7 МЛН
Horumarinta Nafta: Part one I Hab-fikir awood leh
7:39
Yusuf Shire
Рет қаралды 14 М.
Shahaadooyin ka qiimo badan kuwa ay jaamacadu bixiso
8:55
Mubarak Hugur
Рет қаралды 39 М.
Deeqda waxbarasho ee dawlada TurkigaTurkiye Burslari 2024
13:57
Yusuf Shire
Рет қаралды 5 М.
Chevening Scholarship I Wadadaan fudud u raac
15:24
Yusuf Shire
Рет қаралды 3,4 М.
LABADAN WADAN KEE IMAN LAHAYD !
5:38
Abdirahman Dayib
Рет қаралды 1,3 М.
Band 9 IELTS Speaking interview (Perfect Pronunciation)
9:49
BARC TV
Рет қаралды 3,7 МЛН
IELTS NALA DIYAARI 2022
11:11
Yusuf Shire
Рет қаралды 9 М.
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Бискас
Рет қаралды 6 МЛН