Alxamdulillaah 30 bari ka dib ilaahey dib isku soo celiyey 🙏❤️ wll Hosow salan sare hdawada ku soo marina waan kuu xiisnaye 😢💯💛💛
@nimacosacadi279 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@mankaboy39553 жыл бұрын
Bro shukran so badi video kan okle
@abdiaadanbakeyle35953 жыл бұрын
Hosow qosol qurux Wlhii qosolkaada aan kalehay mash allaah
@nasroadan22213 жыл бұрын
Nin qosol quruxdii iyo qabki sow dumar besa kama hadli karaan maxaa qaldan habo laga yaabe inaad yar tahay oo dhaqanka garanay raga naagaha yay ka hadli karaan sorry ha iga xumaan habo
@maxamedcabdiraxmaan63983 жыл бұрын
@@nasroadan2221 waba sheeko klee cilmi.cusub miaaa intee ka keentay cilmigaas sxbkaa.ama.wllkaa wa.adhihi kartaa qosol qurux aa ledahay
@liibanboojo16733 жыл бұрын
@@nasroadan2221 wllo cilmiga qaldan lalapo ani qof sxpkeye ah nio waa diyarsantahy maglka waa mari karta waa dhihi kara wax xun mhn ee wxa la imaate mxa waye
@nasroadan22213 жыл бұрын
@@liibanboojo1673 Walaahi walaal hadaad raga qurbaha joogo ama ku dhashay oo somali ku dhacdo way kaa shakin lkn I know wadankii inay caadi katahay oo balaayo laga aqoon nin qubaha ku dhashay hadaab ka hadasho qurux diisa todomo mitir yui kaa carari