Hubqaad - Nimco Dareen & Lafoole

  Рет қаралды 255,312

Abwaan Abas Studio

Abwaan Abas Studio

Күн бұрын

Hubqaad - Hees darandoorri ah.
Ereyadii iyo laxankii Abdullah Adan Ali (Abas) iyo luuqdii Nimco Dareen & Lafoole

Пікірлер: 214
@ahmedcabow8672
@ahmedcabow8672 Жыл бұрын
Fankii Dhexe dadkii ugu shidnaaa. Nimca dareen iyo Lafoole 2 legends. Rabbi cimriga cfmd ha'idiinku laro. My childhood memories 2005 B/burte-Hiiran.
@Farayare451
@Farayare451 2 ай бұрын
2024 iyo ka dib hddad usoo daawasho tagtay heestan laxanka macaan leh legend baa tahay like iireeb goat 😂❤
@KOKO-BULLE_8p5r
@KOKO-BULLE_8p5r 2 ай бұрын
❤❤❤❤
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
Hubqaad.....❤🎵 Fanaaninta ugu afka gaaban uguna sharafta badan ayuu kow ka yahay maxamed axmed lafooLe......
@abdirahmanadam9444
@abdirahmanadam9444 3 жыл бұрын
Hargeysa iyo hawd tii kubada cagta anigoo radinaya ayey heesta iga soo horbaxaday waan ka noqon kari wayey. Hargeisa ❤️❤️❤️
@Ayub_252
@Ayub_252 5 жыл бұрын
hestan marky so baxyse 2000 Hal sano jir ahy mantana 20 jir aya ahy Finally Alhamdulilah👏
@runmoha2738
@runmoha2738 3 жыл бұрын
Ani 6 ahaay Alx.hadana 26 Time Si runing
@khadraciise2044
@khadraciise2044 3 жыл бұрын
Kkkkkk hadad 1 sano jirtay se ku ogeed heestan hal sano miya ku dhagesan jirtay😂😂
@cabdiraxmaancabdillaahi-9
@cabdiraxmaancabdillaahi-9 4 жыл бұрын
Cajiib! Xusuus hore iyo Hargeysa. 2003/2004 ayaan heestan ka dhegaysan jiray cajalad ku jiri jirtay baabuurkii adeerkay Cabdi Gaabuush. Xusuus lama illaawaan ah.
@abdirzakespanish4774
@abdirzakespanish4774 5 жыл бұрын
Wllhi aduunka wax walba xilligii la qoray dhacaan heestan waxaan raadinayay laga soo bilaabo 2015 waxaana ka maqlay wllhay iga waa wayn sanadihii 2007 meelahaas lkn maanta oo ay taariiqda ku beegantahay 20-1-2019 ayaan heesta si kadis ah maskaxdayda ugu soo dhacday oo aan youtube si saxan ugu qoray waxaana ku helay searchigii ugu horreeyy anaa waliba intaas oo sano horay ugu soo waayy lkn hdda ayaan si kal io laab ah u dhagaysan😭😭😭😭😭
@dooljr2648
@dooljr2648 5 жыл бұрын
Kuraaxayso Hada🙏❤
@kingfahat6918
@kingfahat6918 5 жыл бұрын
Lkn nimco dren wagas ma fanand bay ahyd
@dooljr2648
@dooljr2648 5 жыл бұрын
@@kingfahat6918 haaaa
@Khadar_aden
@Khadar_aden 5 жыл бұрын
@@dooljr2648 sxp aniguba heestan safar ayaan ku galnah 2007 maanta ayaan helay xasuus hargysa to addis
@kingfafaa9429
@kingfafaa9429 5 жыл бұрын
Kalaaay iskaa arag aaaabe ii bashal heee 👊👊👊
@runmoha2738
@runmoha2738 3 жыл бұрын
Hestan 7 yrs ka hor aheed maxa ano dugsiley maqli jiray O Walalehy Radio Iyo cajal Ku dhagesan jiren 90ka hade igu so dhacday wan so radiyay 2 legend Hada iga danbeso like Dec.2020
@sayidka6911
@sayidka6911 Жыл бұрын
22 sano kahor bay aheyd.
@garyaqaanqaalib592
@garyaqaanqaalib592 4 жыл бұрын
2004 hargaysa ayaa Staduimka yaa ku dhagystay 2020 ayaa dib u dhagysanayaa anoo oday ah oo khartoum jooga
@maslahbarkhadle952
@maslahbarkhadle952 4 жыл бұрын
Dhal jeceyl baa tahay bro
@abdinasirarraleh9754
@abdinasirarraleh9754 2 жыл бұрын
Caawa xusuus jacayl & muxubo ayaan galay 'xusuus dheer heestaasi waan hely waxan ku dhageysan jiray Garoodi degmad Sallaxley oo Barwaaqo dhulkuna wada cagaar yahan Aroosyada ayaa laga qaadi jiray Radio yadan waa laga Daari Jiray 2006 Tii Anigoo Ciyaal
@guledali97
@guledali97 4 жыл бұрын
Heeatan waa heestii ugu horeysay ee nimco dareen iyo lafoole at Soo wada qaadan waxayna tariikhtu ahayd 2000 xasuss garaa bay ileedahay wagaaas oo dhulku ii fixi jirey anoo dhalinyaro ah👏👏👏💯💯💟🤼🤼
@nimcoayaan6197
@nimcoayaan6197 3 жыл бұрын
2000 aaa🙀🙀
@runmoha2738
@runmoha2738 3 жыл бұрын
2000 mala qaaday OMG Horta Ano yar walalhey Wa wen dhagesan Jireen Maqli Jiray
@najahdhawre3670
@najahdhawre3670 2 жыл бұрын
2000 aaa 😱
@xaawobashiir5842
@xaawobashiir5842 Жыл бұрын
ayy wad duqowday 2000 hadad dhilinyaro ahyd
@abdi-nm2vy
@abdi-nm2vy 11 ай бұрын
@@runmoha2738 2007 ayaan bartay heeskan waxana inta badan dhegaysan jiray ninkii baska isguulka nagu qaadijiray
@sharmasheru4894
@sharmasheru4894 4 жыл бұрын
Axsan hees iyo xasuuso qiimo badan 2020 hadaa ila dhageysaneysid like cid kaa xigto malahan🔥🔥🔥
@ilyaasmoha4495
@ilyaasmoha4495 4 жыл бұрын
Talafishinka qaranka hadaa ka socotid like hubqaad🤣🤣
@fahadhassan7555
@fahadhassan7555 5 жыл бұрын
Hestan waxa dhageysan jiray 2005 xili aan sugna magalada muqdisho xafada wardhigley
@mohameddahirdirie2950
@mohameddahirdirie2950 2 жыл бұрын
Viva ciyaa wardhiigley
@Shekeye-nq2md
@Shekeye-nq2md 7 ай бұрын
hargeisa iyo hawad tan an ka haybsha wow Hestayda 5/2/2024✌️
@selenajama4927
@selenajama4927 5 жыл бұрын
2019 anooo meel iska fadhiyo igu sooo dhacday yaaab xasuuus galay😂
@cirokhaliif8680
@cirokhaliif8680 5 жыл бұрын
Xasuustaan caadi maahan albunka ruun
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad 4 жыл бұрын
anipa ❤️
@sulekholove1646
@sulekholove1646 5 жыл бұрын
Wlhi billh waan uqaadan lahy heestaan cawa saan u uhley iyo saaan u raadin jirya yeees
@user-ql8ez2kh8k
@user-ql8ez2kh8k 5 жыл бұрын
Ala markay hees ad 10+ sanadood in kabadan dhagaysan kugu so baxdo😍. Hargeisa iyo waaayo waayo ❤️😂😂😂😂
@cubeyd27
@cubeyd27 10 ай бұрын
Hubqaadiyo qurux yartii hanataay Haybadiyo sharaf tii looga hadhaay Hubaal naftaydii tay u hilawdaay Habla idilkood tii aan ka helaay Haweenba dhammaan tii aan lahayaay Hargeysiyo hawd taan ka haybshaay. Ishcalaa hees! innaba caadi ma ahan heestan runtii.🥰 Waxaan dhagaysanayaa habeen Sabti ah taariikhduna tahay, Sat, 11/November/2023 12:19 am habeenimo.
@kowsarosman244
@kowsarosman244 2 жыл бұрын
Sanado badan kadib manta ano Canada joga 🇨🇦 🍁 waliba shaqo ku jira ayey hestan iguso dhacday mudo hore aya igu dambaysay dhagaysigeda
@nabadoonabshir57
@nabadoonabshir57 2 жыл бұрын
Xilimaaad dhagaysatayna heestan wallo
@abdirizackjr5714
@abdirizackjr5714 4 жыл бұрын
heestan manta sun 12April 2020 wasiir maareye isooxasuusiyay yaab🤣🤣🤣
@casricureys7751
@casricureys7751 4 жыл бұрын
Anoo canjelo dubaa iku so dhacdy 2020 yaaaab🤔🤔
@aishaadam4645
@aishaadam4645 6 жыл бұрын
2001di bn dhagaysan jiray albunka ruun bay ku jirtay haddaysan xasuustaydu i khiyaanin
@abdirahmanabuukar5091
@abdirahmanabuukar5091 4 жыл бұрын
hadane 19 jir ayaa tahay
@marwanlyrics8540
@marwanlyrics8540 4 жыл бұрын
@@abdirahmanabuukar5091 hhhhhhh kada Tooshka wa 16 jiree
@sabaharalle7507
@sabaharalle7507 3 жыл бұрын
Waaw nimco dareen waxaan dhegaysan jiray 2001.aadbaan ugu faraxsanahay inaan dhegaysanayo 20sano ka bacdi anoo helay sawirkii aan qalbiga ku hayn jiray
@najudeek4147
@najudeek4147 6 ай бұрын
25/2/2024 weeye taariikhdu waxana heestan iso diray wiil uu xidhiidh naga dhexeeyay oo joogay dalka Sweden heestana wan maqli jiray lkn ma dhagysan jirin waxan ku leyahay pipe love u♥️♥️♥️🤴🏻🫂
@Abdullahgii
@Abdullahgii 4 ай бұрын
My Fuv Song😊. 18/04/24 Nairobi🇰🇪.
@sakariyemuuse1377
@sakariyemuuse1377 Жыл бұрын
Heestaa maalin uu tusi xaajiyada mustaqbalka waanu wada dhegaysan marwadayda insha allah
@AnisabintuMohamed
@AnisabintuMohamed 8 ай бұрын
Insha allah
@kingfafaa9429
@kingfafaa9429 5 жыл бұрын
2 Legends #Respect Kaal iyo Laab wlhiii 🇸🇴🇸🇴👑👑
@marwanlyrics8540
@marwanlyrics8540 4 жыл бұрын
Hubqaad wasiir mareye cidi ka socoto like.
@arag-dheermedia9226
@arag-dheermedia9226 3 жыл бұрын
😂😂
@khadraali4889
@khadraali4889 7 ай бұрын
Hubqaad iyo Qurux yartii hanataa ❤❤
@fuadweli
@fuadweli Жыл бұрын
Sxb anigu heestan aad u jeclahay Anigoo yar dhagaysan jiray walahy Maanta waa khamiis ayan dhagaysanyaaa
@majidabdalla8858
@majidabdalla8858 4 жыл бұрын
Hestan ano Yar ban maqli jiray balse 2018 ayan macnaheda fahmay oo an love ku noqday caawa oo 2020 la jogana waxay ii noqotay marjac ladib marki leysku qabsaday ereyga hubqaad .
@marwanlyrics8540
@marwanlyrics8540 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh haahey
@mohamedbillow7719
@mohamedbillow7719 4 жыл бұрын
🙏
@Abdirizaksulayman
@Abdirizaksulayman 4 ай бұрын
Hubqaadiyo qurux yartii hanataay Haybadiyo sharaf tii looga hadhay Hubaal naftaydii tay u hilawdaay Hablo idilkood tii aan ka helaay Haweenba dhamaan tii an la hayay Hargeisa iyo howd taanka haybshay Wlhi gabar aan is leclaanay 2012 Ayaa heestaa iiso dirtoy calafbaa Nakala kaxeeyay ismaan odhan jirin Waa is waayaysaan Waa calaf 😢 Hada Waa marwo reerle burco taala Ana waan guursaday Alxmdulilaa Hadana waxaan joogaa cariga ingiriska London mantay igaso horbaxday hesta 8/5/2024
@jabiibocali7336
@jabiibocali7336 5 ай бұрын
Nimco maxamuud xasan iyo maxamed xasan xusen lafoole heestan ila 2008 markan bartay ila maanta kama daalo dhagaysigeeds
@liibaanliiburuuj
@liibaanliiburuuj 4 жыл бұрын
Wasiir mareye waa anoo kale wuxuu dhagesta hesaha lafoole
@adnankafi4035
@adnankafi4035 4 жыл бұрын
18.8.2020 ayaan helay heestan oon raadinayay muddo waxan dhagaysan jiray 2013-2015 waqti an jecalaa
@mustafakaraama1405
@mustafakaraama1405 5 жыл бұрын
Xasuus wlhi 2004 Still 2019😍
@yassinnabadon5370
@yassinnabadon5370 4 жыл бұрын
2013-2014kii heestan keliyaa mobilekayga kujiri jirtey heer waxaan gaadhay aan xafido. Yaa ila arkay iyadoo lagu dulqabtay heestan akshey amitab backchan iyo raani.
@muuseaar4787
@muuseaar4787 4 жыл бұрын
Zxb lkn vedeo gaa aad sheegayso ayaan kurabay heesta lkn mahayo sidee kuhelanaa heesta lasocday
@aidarusabdi2012
@aidarusabdi2012 2 жыл бұрын
Haa ana sido kle vedioga ayn ku barty hestn runti bro
@mustafekayse.1468
@mustafekayse.1468 2 жыл бұрын
Ciyaalki hore🥰🙏
@agnimohamedbashe9761
@agnimohamedbashe9761 Жыл бұрын
2004ti ban meel kabadh qaada lagabdaari jirey rikoodh runti heesta aad bay u macanayd heesaha beriga ugu macana bay ka mid ahayd xusus ban galay caawa o ah aug 31 2023k
@smschannel7464
@smschannel7464 3 жыл бұрын
2005 ayaan dhegaystay markii iigu horaysay anoo 9 jir ah waa hees aad umacaan
@mohamedawil3749
@mohamedawil3749 5 жыл бұрын
Mid ka mid ah heesah ugu fiican ee an maqlo meqo sano ayan radin jiray sando kahore arkay manta waan ku ceshnayaa 2019
@mohaileeye2421
@mohaileeye2421 5 жыл бұрын
2012 anoo safar ah baan gaarigii aan la socday bay ka shidnayd walhi iyo hada 2019 xaasu qaaliya bay igu ahayd
@cabdisuley7469
@cabdisuley7469 10 ай бұрын
Farta ha taagto inta ila dhageysan jirty 2002 dii
@maskacadde3295
@maskacadde3295 3 жыл бұрын
Wax dheer kadib wan helay heestan wllhi❤❤
@barkhadmohamoudawed7069
@barkhadmohamoudawed7069 Жыл бұрын
Wxn dhegaysanaya weli 9/11/2022 3:25 pm arbaca ❤😁
@mustafekayse.1468
@mustafekayse.1468 2 жыл бұрын
inaad 2022 daawanayso waa hubaal like🥰🙏
@munaabdiqadir4463
@munaabdiqadir4463 4 жыл бұрын
1/1/2020 ayaan dhegaysan sanad cusub axbaabi xasuus wayo wayo 12sano ka horbaan dhegaystay
@user-lk7yc5hp2b
@user-lk7yc5hp2b Ай бұрын
Baxdaweyadi hareer tan kahelay ❤❤😊✌️
@shakibshabcan8191
@shakibshabcan8191 10 ай бұрын
2023 Inta wali dhageesanaysa 😍
@yaasiincabdi-yp8hb
@yaasiincabdi-yp8hb 8 ай бұрын
Hub Qaadiyo Qurux YarTii HanataaY Haybadiyo sharaf tii Looga Hadhaay HubaaL Nafteydii Tay U Hiloowdaaay Hablaha idiLkooda Tii aan Aan Ka helaay Haween ba Dhammaan Tii Aaan LahaYaay Heestan anigoo Yar Baan canjilada raadio kaga dhegeysan jiraY caawa Bay Niyadeyda kuso dhcday oo tariikhadu Thy 10-1- 2024❤ xasuustu waa Cajiib😢 Hadii aad iga danbeyso Like ii dhaaf❤
@Mabule33
@Mabule33 2 ай бұрын
2024 still my fav song😢❤
@sulekholove1646
@sulekholove1646 5 жыл бұрын
Allh caw frxad badanaah imasa heestaan raadinyayay
@roblehussein220
@roblehussein220 6 жыл бұрын
Best of legend lafoole iyo Nimco Daren
@abdifatahmuseofficial5540
@abdifatahmuseofficial5540 4 жыл бұрын
Heestan anoo mel maraya wxn arkay inan tiktok iska dubaysa Xasus 2010 ah bay izo xasusisay Iyo Djibouti🇩🇯 oo aan xaaskayga marki ugu horeysay ku kulanay heestana iidartay 2020 sanad xasus midhana
@musabhimiloofficial9506
@musabhimiloofficial9506 5 жыл бұрын
2003 2018 Kadis ayan ugu arkay youtubeka
@abdimalikisse324
@abdimalikisse324 4 жыл бұрын
2020
@mohamedbillow7719
@mohamedbillow7719 4 жыл бұрын
🙏
@mohamuda.xamaraawi5553
@mohamuda.xamaraawi5553 Жыл бұрын
Xasuus waayihii dugsiga sare 2010 - 2014.
@c.wadudalmahdy1061
@c.wadudalmahdy1061 8 жыл бұрын
wat a voice
@fowziyazin7613
@fowziyazin7613 3 ай бұрын
Heesta 2006 wakhti walaashay usafri jirtay boosaaso cajal badan keentay deedna heestan baa kamid ahayd ka iga waynbaa aad uqaadi jiray wakhtigaas
@fadmoxasanahmed4720
@fadmoxasanahmed4720 Ай бұрын
Role model kaygii lafoole 😢 2k24 ❤💯🫡
@baladdoogle1040
@baladdoogle1040 4 жыл бұрын
Alla walhi waa hees qurxoon yaa ila dhageysto 2020 bisha 2
@siciidsare4900
@siciidsare4900 3 жыл бұрын
2002 heestaan waxay ka shadninan jirtay istuudiyasha iyo caasiyaaha (baabuurta shacabka qaada?
@zade_deeq
@zade_deeq 3 ай бұрын
Still listening 3/6/2024🎉❤
@cadnankeytoon2717
@cadnankeytoon2717 Жыл бұрын
Memories 😢
@muxudinali3112
@muxudinali3112 4 жыл бұрын
Waaaw xasuus walhi 2011 ilaa 2020 radinayay hadaa manta hely
@abdullahiabdirahmanhussein724
@abdullahiabdirahmanhussein724 5 жыл бұрын
2019 ya dawanaya
@axmedjumayko8027
@axmedjumayko8027 8 жыл бұрын
the best song nimco dareen iyo lafoole codka allaa bixya
@Abaasshakeeti3421
@Abaasshakeeti3421 Жыл бұрын
Still2023 🎉❤
@adnaanabdullahi1991
@adnaanabdullahi1991 3 жыл бұрын
2004 xusuus anigoo dugsi quraanka kacararay xamar markaan katagay oo buundada wabiga balcad aan maraayo gaariga aan saarnaa ayaa laga shiday heestan maba iloobo 17 years ago
@NajmaMahamed-pm6uq
@NajmaMahamed-pm6uq 3 ай бұрын
Still listen 31/5/2024😊
@yusufihussein8
@yusufihussein8 4 жыл бұрын
Xaaaaaaaasuuuuuuus waayo waaayo ah
@muuseaar4787
@muuseaar4787 4 жыл бұрын
11 sano kadib ayaan dib uhelay 2020 walahi sidaan ujeclaa iyadoo muuqaal hindi ah leh
@mohamedrage9136
@mohamedrage9136 3 ай бұрын
2024/5 still listen
@yussuf_Abdi_Sheikh_012
@yussuf_Abdi_Sheikh_012 9 ай бұрын
Yes....
@birimoabka3375
@birimoabka3375 4 жыл бұрын
23/march 2020 xasuus gly wllhi
@yahyebashir4787
@yahyebashir4787 8 ай бұрын
Hubqaadiyo Qurux Yartii Hanataay Haybadiyo Sharaf tii Loga Hadhaay Hubaal Naftaydii Tay U Helawdaay Hablo idil Kood Tii aan Ka Helaay Haweenba Dhamaan Tii Aan La Hayaay Hargsiyo Hawd Tan Ka Haybshaay Asaasa Ha Guur Taan Habsoobay Hawaawi Jacayl Tan Hadraayay Habeenada Dheer Tan Hilaadshay 👌
@abdiladifladka
@abdiladifladka 4 жыл бұрын
SNTV HUBQAAD 11 April 2020
@haldoordumar6770
@haldoordumar6770 4 жыл бұрын
Kkkk
@hazardyare7098
@hazardyare7098 2 жыл бұрын
omg waxn anoo yar baan maqli jirey walalhi mid ariga no raaci jirey ayaa dhageysa jirey
@ahmedabdi3362
@ahmedabdi3362 2 жыл бұрын
whatt a Musiicccc
@kaahiyeqayaad4748
@kaahiyeqayaad4748 4 жыл бұрын
Ahey ah waxaan dub u xasuusatay 2003-2004 wakhtigii Tagaw salaama
@mohamedabdikafiahmed4711
@mohamedabdikafiahmed4711 2 жыл бұрын
2007 ayaan maqli jiray anigoo dugsi usocdo Waxaana aad udhageysan jiray gabar aan daris aheen. Hesstaanna badanaa waxey idaacada horn afrik kasoo gali jirtay barqadii.
@CaqilYare
@CaqilYare 4 жыл бұрын
HubQaaad 👏👏
@haldoordumar6770
@haldoordumar6770 4 жыл бұрын
Maaraye kk
@najiibahmedismail8464
@najiibahmedismail8464 4 жыл бұрын
Haafiyooko ayaan ku xasuusataa 2004 2003 2020 ayaan helay sidaan u baadhayey
@waalidadeec2752
@waalidadeec2752 3 ай бұрын
Who si listening 2024? Please like.
@najmanuuraani3246
@najmanuuraani3246 4 жыл бұрын
2020 tictok ayaan kuso maqley orod so jabsadey🤣🤣🤣🤣🤣❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aidarusabdi2012
@aidarusabdi2012 2 жыл бұрын
Wlhi ana cawa arky wanan soo carary were are u wll anigu Hargeisa
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 3 жыл бұрын
Boqorka Codka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole . iyo Boqorad Nimco Dareen
@maalinmaali8833
@maalinmaali8833 5 жыл бұрын
Xiligas 2004 fananka wuxu ahaa faraku tiri kuwa update ka ah waliba iminkana Faladagan group nawalay
@mamaaliyah734
@mamaaliyah734 4 жыл бұрын
Dadkuu faladagan hees baray miyaan nahay nasiib xuminaa lafole aa facii hore dageysanjireen anagana faladagan baa naladagay oo "kac kac jacyl ukac" hees noogadhigay
@zirmohamedmounir7446
@zirmohamedmounir7446 5 жыл бұрын
15/6/2019 hapeen igu qaaliya
@haboonyusuuf7664
@haboonyusuuf7664 2 жыл бұрын
28/05/2022♥️😟
@MaxamadSulayman
@MaxamadSulayman 2 ай бұрын
Tiktokga aya kaso racay heestan
@minadiirie5334
@minadiirie5334 6 жыл бұрын
Nimco dareen io lafoole fv song 💋😍
@raaqiyaahmed4093
@raaqiyaahmed4093 13 күн бұрын
✌️❤
@amiiramaxamuud7171
@amiiramaxamuud7171 4 жыл бұрын
5 year ka dib maantaan helay🌹🌹
@hoodoayaan8753
@hoodoayaan8753 4 жыл бұрын
27 March 2020
@mohaileeye2421
@mohaileeye2421 5 жыл бұрын
Isla waqtigaas baan heestii jaclaaday maadaama aan safar ku dhegaysatay mobile chaina ah ayaan watay isla sanadkii 2012 ayaan wiil ka shubtay heestan xasuusteedu iguma yara
@cabdimaaliksiciid6806
@cabdimaaliksiciid6806 2 жыл бұрын
Heestan 2011 gaari kudhegusan jiray wa badan wan raaadiyey lkn cawa wanhelay
@nasroaliyusuf8621
@nasroaliyusuf8621 2 жыл бұрын
Hestan xasuuusbey igu ledaha jah 🥲
@cadnaanjr5680
@cadnaanjr5680 3 жыл бұрын
2021 heesta dhagaysanayaa 👍🖐💯
@abdikarinabdi6582
@abdikarinabdi6582 Жыл бұрын
2013 baa iidanbeysay maantaan helay 29/1/2023 xusuus wlhi aduun
@zaharentertainment225
@zaharentertainment225 5 жыл бұрын
2013_2019 marki labaad baan lakulmay heestani xusuus.com
Jooqle iyo Nimca Dareen
8:46
Som Adam
Рет қаралды 1,9 МЛН
nabadeey macaney
7:15
Baro xisaabta
Рет қаралды 812 М.
Brawl Stars Edit😈📕
00:15
Kan Andrey
Рет қаралды 26 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 3 Серия
30:50
Inter Production
Рет қаралды 698 М.
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 72 МЛН
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 3,7 МЛН
Lafoole New Song - Hees Cusub - Caashaqa Ha GuulGuulin 2013 Remix
9:32
Deeyoo Media
Рет қаралды 1,1 МЛН
Lafoole ft Nimco dareen Hubqaad Lyrics
4:49
QARAAMI LYRICS
Рет қаралды 339 М.
Khadra - By: Ikraan Caraale - Himilo Studio
5:00
HimiloStudio
Рет қаралды 1,1 МЛН
LAFOOLE - Live DHADIGABA ADUUNBAA - MANCHESTER
6:05
Abdirahman Somali
Рет қаралды 345 М.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,8 МЛН
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 13 МЛН
Lafoole Heestii Qareenlaay With Best Lyrics Album kii Ayaan
7:47
Cadaala Lyrics
Рет қаралды 77 М.
JOOQLE IYO NIMCO
10:55
Jibrilstudio
Рет қаралды 1,4 МЛН
nimco dareen booli
4:29
Jekey Jk
Рет қаралды 2,8 МЛН
Brawl Stars Edit😈📕
00:15
Kan Andrey
Рет қаралды 26 МЛН