Hassan Sheikh uma harin been dambe !!

  Рет қаралды 22,407

Hussein Jama

Hussein Jama

Күн бұрын

Пікірлер: 188
@Queen222-q6p
@Queen222-q6p 2 күн бұрын
Allaha hunaxariisto libaaxii afrika maxmed siyaad bare janad haku durduurto inshalaa inshalaah inshalaah aamiin aamiin❤❤❤❤
@abshirosman1305
@abshirosman1305 2 күн бұрын
وعن أبي هريرة رضي الله عنه ، أن رسول الله صلى الله عليه وسلم قال‏:‏ ‏"‏آية المنافق ثلاث‏:‏ إذا حدث كذب، وإذا وعد أخلف، وإذا اؤتمن خان‏"‏ ‏(‏‏(‏متفق عليه‏)‏‏)‏ ‏.‏ زاد في ‏(‏‏(‏رواية لمسلم‏)‏‏)‏‏:‏ ‏"‏وإن صام وصلى وزعم أنه مسلم‏"‏‏.‏
@jammane3880
@jammane3880 2 күн бұрын
Nin xanuunsan oo Hospital waalida in la dhigo u baahan ayaa Madaxweyne inoo ah
@MohamedImaan-t1l
@MohamedImaan-t1l 2 күн бұрын
Xasan shiq wuu walananyahay nin wlaan waxqabad ha ka supination somaliyeey wariye mhdsnid sida quruxda bdn ee nogu so gudbisay❤
@AdanKer-p1n
@AdanKer-p1n 2 күн бұрын
Walahi weriyahn waa geesi geesi dhalay xasan sheikh beentiisa banaka aad keentay
@JigJiga-q5t
@JigJiga-q5t Күн бұрын
WALLAAHI ILLAAHAY (S.W.T) IYO KITAABTKA JAAMACA YAAN KU DHAARANAYA INUU XASAN MUNAAFAQ MUNAAFAQ DHALAY YAHAY NACALAA DHALEY
@aliidrissyacin5629
@aliidrissyacin5629 2 күн бұрын
Amiin amiin Allah naga badbaadi sharka Hasan sheikh iyo itopia
@deeqocabdisalanwarsame6444
@deeqocabdisalanwarsame6444 Күн бұрын
War koxdan waxay ushaqeyan Itobiya Djabuuti iyo al shabab somalidu ama ha iskaceliyan cadowga ama hafirsadan
@cabdifataaxmuuse8760
@cabdifataaxmuuse8760 Күн бұрын
Waa Munaafiq Beenaale tuug ah oo alle iyo umadiisaba kaxarkafurtay masiibo kudhacday illaahay hanadhaafiyo masiibo qabaha🙏🙏
@j.jilani4535
@j.jilani4535 2 күн бұрын
Turkigu danaha reer galbeedka iyo Isra-iil ayuu ka shaqaynayaa. Dowlada Turkigu waxa ay rabtaa in Itoobiya la wareegto Soomaaliya.
@Darwiish-Sool
@Darwiish-Sool Күн бұрын
Factos taariikhda hadaad akhriday Xasan waa nin afduuban Somalidu na isuma jeedo marka wixiisuu laaqanayaa
@farahdahir8554
@farahdahir8554 2 күн бұрын
SUBXAANALLAH KOOXDAN DALKA HA LAGA QABTO, MEEL HALIS AH AYEY NAGU WADAAN..
@CountryCountdown
@CountryCountdown 21 сағат бұрын
War soomaliyeeeey dalka waa la heystaaa madaxweyanah waa lagu qasbey inuu intaa yiraahado wax fahma somaliyeeey kaca oo dalkiina difaacada bes maamul goboleedyada oo dhan Ayaa rabo itobiya madxweynaha Yaana la qaqabsan somliyeey dalkiina difaacda❤❤
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 Күн бұрын
Yaa munafaqiin dhartooda Rabbiyoow iyaga iyo cadowga ay shaqalaha uyihiinba ku halag Rabbiyoow diinta islamka iyo dalka oo dhan iyo dadka soomaaliyeed noga badbadi Aamiin yaa Rabbi. 🤲🇸🇴💕🇸🇴🤲🇸🇴💕❤️🇸🇴💕🇸🇴🤲
@issaibrahim8892
@issaibrahim8892 2 күн бұрын
Fadlan walaal ufasir umadda Somaaliyeed ‘ qaybta af ingiriisiga’ si cid walliba ay u fahanto. Shukran…..
@naruuroahmed2280
@naruuroahmed2280 2 күн бұрын
Illahey wadanka ha badbaayo aamiin yaa allaah
@muktarali2477
@muktarali2477 2 күн бұрын
Xassan wll waa munaafiq xadithkii nabiga calamadihiii oo dhan waa kucadyihiiin wuxuu kudarsaday tuugnimo iyo xishood laan.
@muktarali2477
@muktarali2477 2 күн бұрын
Scw
@Nuurah951
@Nuurah951 2 күн бұрын
😂😂😂😂, illaahow mid ka wanaagsan baan kuwaydiisanay
@Deerow.
@Deerow. Күн бұрын
Somalia ALLAH umaqan
@UstaadMooses1001
@UstaadMooses1001 2 күн бұрын
Xassan iyo xulafadiisu waa khaa’imul wadaniyiin. Alle ummadda ha ka qabtee!
@al_tauhidchannel4526
@al_tauhidchannel4526 Күн бұрын
Haduu ogyahay inay jirto cid laxisaabtamaysa ama ku ciqaabaysa khiyaanada iyo bahdilka dadkaan iyo dalkaan xasan sheekh sidaan Uma dhaqmeen.
@ER-qw6fh
@ER-qw6fh 2 күн бұрын
wcs xuseyn waa ku salaamay kuwaan afkooda iyo dhegahooda isma maqlan😂
@samadoon313channel6
@samadoon313channel6 Күн бұрын
Munaafaqiin weeye damujadiid dhamaan tood
@DuniaElmi-cu3ze
@DuniaElmi-cu3ze 2 күн бұрын
ALOOOW XASAN QABO WU JIRAN JIRANYAHAY
@halimahersi8454
@halimahersi8454 2 күн бұрын
Madaxda dumaljadiid warkoodu waa lajiifiyana bananlajoogitanabanan dumaljadiid
@ibrahimabshir1466
@ibrahimabshir1466 15 сағат бұрын
Beenlaw munaafaq ah waaye XSM Ilaahay ummada somaliyed haka qabto
@halimohassan3109
@halimohassan3109 2 күн бұрын
Hassan iyo kooxdiidasa alle ha ka soo gaaro wadanka
@Adil-l7z
@Adil-l7z Күн бұрын
Sumxanalaah Sumxanalaah Sumxanalaah sumxanalaah
@Ubaxuba
@Ubaxuba 2 күн бұрын
Inaalilaahi wainaa illahay raajucuun
@GaaniMaxamed-p1h
@GaaniMaxamed-p1h 2 күн бұрын
Allahu akbar
@HanadMohammed-f1h
@HanadMohammed-f1h 2 күн бұрын
Inaali Laaaah 😂😂😂😂😂
@Queen222-q6p
@Queen222-q6p 2 күн бұрын
Scw scw scw xuseenow mahadsanid beentanxasan xaaran uudadka ku mada daalinayo am kumashquulinayo waa nindanashisheye ushaqeeyenaya oo lacaga aduundha ah kasooqaataye gumayesiayaangalnaye
@shukrilibax
@shukrilibax Күн бұрын
Masha allaha ilaah haku xifdiyo walal huusen geesi qaran ❤❤❤ Ilaah ha u naxaristo somaliya Xasan xarash qaran? wax dowladladhoh maloku iman doona?😢
@AlfiaAmiin
@AlfiaAmiin Күн бұрын
Fiqi Waa Nin daacad ah oo wadani ah laakiin cadow ka awod badan iyo dad kasareeya ayuusan hadalkiisa ka soconeynin .
@BashkaUgaaska
@BashkaUgaaska 2 күн бұрын
Hhhhhhhh laba xasan kala qabta yaab ana aragnay😅😅😅😅
@cabdallealiorshe3334
@cabdallealiorshe3334 2 күн бұрын
Waa MUNAAFAQIIN
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 2 күн бұрын
Mahadsanid
@Abdisamad_dirir
@Abdisamad_dirir 2 күн бұрын
M/w hasan sheikh dambigii abii Ahmed adis ababa ku sameyay shirki OAU ma iloobay
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 күн бұрын
💯 xaqiiq waaye intaad sheegtay lkn Aby Ahmed riyadiisa wuu gaadhay bilaa shuruud ogowna Masar iyo Eritrea midna kuma jiraan.
@j.jilani4535
@j.jilani4535 2 күн бұрын
Bal joog, dal Xasan tuug male. Shacabka Soomaaliyeed ayaa difaaci.
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 күн бұрын
@j.jilani4535 waa runtaa lkn shacab damiir leh meel maku ogsoon tahay
@Arif_sss
@Arif_sss 2 күн бұрын
@@abdisharif8315maya shacab damiir leh mehan ma jogan mugo💔
@moallim1000
@moallim1000 2 күн бұрын
Xassan-Xaabsade Diin ma leh. Mabda'na ma leh. Go'aanna ma leh. Damiirna ma leh. Waa Shisheeye Kal-kaalka u xun Qarnigaan. Allaha na dhaafsho Dulliga.
@maxamedcabdisalaan7496
@maxamedcabdisalaan7496 2 күн бұрын
Ilaahay ha badbaadiyo
@abdibotan4740
@abdibotan4740 2 күн бұрын
Salamulah abowe waan kusalamaya ❤❤❤❤
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 2 күн бұрын
Maa asaabakum min musiibatin fa bimaa kasabat eydiikum
@yusufabdille3448
@yusufabdille3448 2 күн бұрын
Ascw.walaale hussein jama runta ayaad sheegtaa waad mahadsan tahay ilaahay haku xifdiyo aduunyo iyo aakhiraba hana kaa ilaaliyo cadowga madow iyo cafowga cad allaahumma aamiin aamiin aamiin
@ashaelmi3575
@ashaelmi3575 Күн бұрын
Istaqfurulah kuwan cadi maha halu banana baxo😢
@sihamyusuf9016
@sihamyusuf9016 2 күн бұрын
SOOMAALEY IDINKAA DALKIINI KU HASHIIN WAAYEY OO QAATI KALA JOOGA HADANA DAL DADOOW BADD OO QABIN MAA BADD AAN KU SIINEEYNAA DHAHDEEN WAA SOCON WEEYSEEN ADUUNKA WAA KA HARTEEN HADDANA AAN ORODNO MAA DHAHDEEN BISINKA WAA KA SOO DARTEN WAALI CAADI AHBA WAAYE SAAN MAA LA JOOGO TABARTAAS MABA HEYNEE DHIB IYO DAGAALSOKEEYE DARTIIS MAANTA WAXAAN JOOGNAA WIXII NAGU SOO DUULO TOBAN JEERBA DHUL HANALA DHEGEE DHULKEENA MA LA QAADAAYO INSHA ALLAH
@AslixasanMaxamed
@AslixasanMaxamed Күн бұрын
Walaal Xuseen Madaxweyne Xasan Sheekh Waa Labo Qof oo Isku Dhex-nool Waxaa Jira Labo Xasan Tankale Wasir Fiqi Maba Garanayo Halkuu u Socdo Iyo Meeshuu Ka Yimid Aqoon Arimo Dibadeed Iyo Nidaam Dowladeed Midna Ma Garanayo Ee Nasiibka Iyo Qabiil Ayuu Ku Helay Waxwalba oo Ku Hadlo Wasir Fiqi Isagu Ma'ahan Maskaxdiise Waa Maskaxda Madaxweyne Xasan Sheekh Mana Diidi Karo Wixii Loo Dhiibo oo Ku Hadal Umadda u Sheeg Lagu Yiraahdo. Marka Fiqi Yaan Loo Qaban Iyo 2-dan Xasan Sheekh Isku Dhex-nool. Adiguna Mahadsanid
@yaasiinibraahim3619
@yaasiinibraahim3619 2 күн бұрын
Xasan sheekh haku daalin meel looraaco maleh waa qof isbadal badanee oon lagu kalsoonaan karin
@hanad6666
@hanad6666 2 күн бұрын
War ina suuban sabriye dalka io dadka aanka qabano hadikale wad ka shaleyndoontan waxpadan 🥺💔🚨
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 2 күн бұрын
Meeshuna waa Masaajid
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 2 күн бұрын
WAA madxawayne Somali uugu dambeye
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 2 күн бұрын
ASC Alaha u naxariisto libaaxii afrika mohamed siyaad barre somaliya 1991 aya ugu dambeesey.
@sucadhussen2669
@sucadhussen2669 Күн бұрын
Raaga somaaliyeed dhiga ma Ladin seh cadowga daaraska kusogaleen wadankeena
@sucadhussen2669
@sucadhussen2669 Күн бұрын
Difaca wadanka
@walaalkhaan-ch8ft
@walaalkhaan-ch8ft 2 күн бұрын
War xisho itobiyo xogeda ayey adegsatay nagada benta warkuwan wa itobiyan madaxdo dhan shabaab aya xureynayo somaali
@KhadijaAbdi-wj1yg
@KhadijaAbdi-wj1yg 2 күн бұрын
Wallahi waa masiibo waar dadka cadow baa ka taliya nimakani xor mahaa waxay yirahdaana ama madax banana subxaanallah wallahi soomaali habaar baa ku dhacay
@wonderman8085
@wonderman8085 2 күн бұрын
Xasan Shiikh iyo mafia diisa ILLAAHAY ummadan haka qabto
@SahraQalinle-j3w
@SahraQalinle-j3w 2 күн бұрын
Xasan munaafaq shisheeye ayuu shaqaynayaa wadanka hagardaamadiisa ayuu ka shaqeeyaa mw soomaaliya uma aha illaahow qabo
@abdulazizfarah7422
@abdulazizfarah7422 2 күн бұрын
100% true
@SiblingsK
@SiblingsK 2 күн бұрын
War Ethiopia intii magdhow laga qaadi lahaa miyaaba qeeraadkii wadanka lasiiyay somaliyeey kaca wadankan dhalinyarada Somalia afgbi haku qabsadaan
@HamiGul-s2q
@HamiGul-s2q 2 күн бұрын
Alaha unaxariisto gesigi ay kabaqi jirtey injirey ithopia
@jamayasin2155
@jamayasin2155 22 сағат бұрын
Waa Run Been waa dhameeyey
@mussejama311
@mussejama311 2 күн бұрын
ABIY ahmed somali aboo maahanoo, walaalka Hassan waaye
@AxmedmaxamedNuur-x8h
@AxmedmaxamedNuur-x8h 15 сағат бұрын
Waxan isleeyahay badda cidda rabta in laqaato waa xasan iyo kooxdiisa oo cidwalba hor ordaya
@abdifatahhassan5561
@abdifatahhassan5561 2 күн бұрын
Markii madaxweynihii maxmed siyad waa uu habaaray umada imanka alle idinka qaad
@DahaboHagarGuleed
@DahaboHagarGuleed 2 күн бұрын
😮😮😮😮😊😊
@AyaanJaamac-c8e
@AyaanJaamac-c8e 2 күн бұрын
waxan allah ka baryeen in uu naga qabato kuwaan wallahi somaliyo waxaya u dhaxees geeri iyo nolol allah ayaa noomaqan
@Caliya7
@Caliya7 2 күн бұрын
Odayga ma caafimad qabo waana leyska eeganayaa cid action iyo mudahaad qaadeysana majirto qofka uguroon sida xuseen ayaa baraha bulshada laga cambareynayaa.
@fausiabulale1925
@fausiabulale1925 2 күн бұрын
Subxaan Allah ismaba dhageeso miyaa maalinwalalba been buunala hortaaganyahay
@Umo580
@Umo580 Күн бұрын
Turjumaan isga isugufilan 👹👹👹
@abdullahiabdulle1536
@abdullahiabdulle1536 Күн бұрын
Nin qaan gaar ayaa tahay fadlan haku mashquulin qof wax qabsanaayo ee waxbaro tiktok hakulug go in
@burhanhussein3135
@burhanhussein3135 2 күн бұрын
Xassan dhaqan soomaali malaha wuxuu leeyahay dhaqanka Hindiga.
@abdibotan4740
@abdibotan4740 2 күн бұрын
Xasen xollo xayaewankas hawiye folxuma nacladas
@Abdisatar
@Abdisatar 2 күн бұрын
Hadaad Tashan Waydaan Waalaidin Talinayaa.
@AminoHussein-c3e
@AminoHussein-c3e 2 күн бұрын
Ceeb iyo caydh watanokale 😱😱
@mohamedabdirahman4563
@mohamedabdirahman4563 2 күн бұрын
wlhi kan dadka soomaaliyeed inay dad yihiinba uma maleeyo beentiisa waa ay cadahay maalin waxa imaanaysa lala xisaabtami doono
@zakariye2037
@zakariye2037 2 күн бұрын
Messha dowlad kama.jirte waa mooryan anan siyaasayadba aqoonin
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 2 күн бұрын
Wallee DOOFAAR ma DAAHIRO, XASAN DHIIQANA been ma DAAYO.
@ibnucabeeye4298
@ibnucabeeye4298 2 күн бұрын
😂😂😂😂😂
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 күн бұрын
AXMED MADOOBE AYAA SABABAY INAY ETHIOPIA U SUJUUDAAN
@ER-qw6fh
@ER-qw6fh 2 күн бұрын
ayaga ilmo yar oo saqiir oo dembi ma laha miyaa?
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 күн бұрын
@ER-qw6fh DAN U GAAR AH AYEY LEEYIHIIN MAXAYSE ADIGA KULA TAHAY INAY IS GEDIYAAN XAGAL 360°
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f 2 күн бұрын
Hawiye iyagu waa rafacul qalin miyaa oo wixii aay kharibaan waa in aay Daarood saaraan?! Itoobiya in aay u Sajuudaan Guddoomiyaha Dooloow baa ka masuul ah! Kkk
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 күн бұрын
@Madaxey-r2f waad xanuunsan tahay ee maxaa qabiil meesha aad u keentay ka hadal fikir wanaagsan iyo dawlad xumaanta socota ee bilaa hadafka ah
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f 2 күн бұрын
@@abdisharif8315 Dowladnimo Soomaaliya ka hagaagto ha sugin inta aay Muuqdisho Caasimad tahay, Madaxweynihii aanan Hawiye ahayn ee is yiraahdo wax qabana la leeyahay, Xuu noola joogaa, Derbigaan oga daadeeynaa, waa naga aar gudaha, Farmaayo waa Mareexaan iwm:
@abdidiirye
@abdidiirye 2 күн бұрын
ADEER HUSSIEN MA WAXAAD WAX FIICAN KASUGAYSAA HASSAN SHIIKH IYO KOOXDIISA XARAASH QARAN.
@salmaansomali5789
@salmaansomali5789 Күн бұрын
Ninkan waa jaajuus American ah waxaa loso diray inuu dowladaada dumiyo
@shiresaid-l2f
@shiresaid-l2f 2 күн бұрын
Ankata & itobiya waa iskumid
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 2 күн бұрын
Ballanqaadka shacabka ayuu wax ku goostaa miyaad leedahay
@abdiqanihuseen1414
@abdiqanihuseen1414 2 күн бұрын
Waa maya
@rashiidayuub6408
@rashiidayuub6408 Күн бұрын
Marka horobe geeljir la isukeeney ayaan aheen. Makamadii xataa midka qabyada ah ba hanoqotee maleh.
@AhmedJimale
@AhmedJimale 2 күн бұрын
DHAFOR WEYNE WAA LUGU XURENAYAA
@deeqajama6313
@deeqajama6313 Күн бұрын
Bal Odagaan 70 jirka ah arka beentiisa iyo xishood la’aantiisa
@QoraneCbdixasan
@QoraneCbdixasan Күн бұрын
Ninkan xasan shekha Wanalagugaday
@sofiyoadan3357
@sofiyoadan3357 2 күн бұрын
My Allah help us?
@ahmedomar1740
@ahmedomar1740 2 күн бұрын
X.sheik wa nin waalan oo an ogyn waxa uu ku hadlaayo.
@eye2eyeerigavo777
@eye2eyeerigavo777 2 күн бұрын
AHN MAXAMED S Barre, wuxuu HAYEY DAD CAWAAN AH, oo aan FAHANBA u lahayn DAWLADNIMO waxay tahay!! laakiin ahaa AYAX GAAJAYSAN!! oo FIDAYA oo beeraya QABIIL & Kala qaybinta DADKA…SOMALIYA waxay noqotay bullaacad URAYSA oo caalamkii u noqotay Library wax laga barto qatarta dawlad la’aanta & FASHILKEEDU leedahay!!…maxaa keenay..? Somaliya waxaan doorrannay inaan QABIIL darteed mustaqbalkii dadka gacanta u gellinno kuwii la rabay in lagaa ilaaliyo AMA laga dhowro..maddaama KHATAR WEEYN ku yihiin ANSHAXA & ilaalinta dawladnimada dadku u baahan yihiin kana maarmin haddii la doonayo ummad yeelata MUSTAQBAL laakiin nasiib darro waxaan QABIIL ku keennay kuwo u taagan inay AASAAN MUSTAQBALKA DADKAN & DALKAN yar ee haysta FURSADO WAAWAYN OO MUCJISO AH!🙈
@awooweabdullah522
@awooweabdullah522 21 сағат бұрын
xasan sheekh wuu iibsaday soomaaliya.waa nasiibdaro لاحول ولا قةة الا بالله العلي العظيم.war soomaalaay kaca oo iska dulqaada duliga amxaarka gaxanta kadhunkanaya.انا لله وانا اليه راجعون dad islaam sheeganaya ayaa qabyaalad qurmuun kudifaacaya.damulhadiid iyo xasan sheekh waa in tiirka lageeyokhiyaano qaran.
@foozia426
@foozia426 2 күн бұрын
Kiii ladoortaba wuu bahdilaya dadkiisa iyo dalkiisaba goorma lahelaya madaxweyne muwaadina ilahayow noo sahal
@shacbaan578
@shacbaan578 Күн бұрын
Wr habaara xasan mid baa lo aqbalayaa inay dhunta dhulka ku dhufso cuqubo kgu dhacday
@husseinmohamud5194
@husseinmohamud5194 Күн бұрын
Tuug ma xishoodo ilahy umada haka soo qabto Hassan tuug iyo caydhiisa
@mohamedomar754
@mohamedomar754 2 күн бұрын
Xasan waa qaain
@abdulazizfarah7422
@abdulazizfarah7422 2 күн бұрын
Xasan wuxuu rabaa inuu ku qabsado askarta Itoobiya Jubaland iyo qof kasto oo ka hor yimaado - taasi meel iiga qora.
@malcoloshabaz6865
@malcoloshabaz6865 2 күн бұрын
Qaain qaran
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 2 күн бұрын
Siyaasadu way is bad badashaa doqonoow
@Faisalartan
@Faisalartan 2 күн бұрын
Oo xabashida ethiopia miyaa wadanka lagu sihaynaya adiga doqon tahay
@Ahmedy64
@Ahmedy64 Күн бұрын
Madaxwaynaha asagaa badbado u bahan Waa nin la haysto uk iyo mareekan baa ku qasbay sorry madaxwayne
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 2 күн бұрын
Haku ciyarin aqliga somaliyed.
@OsmanNasir-o1w
@OsmanNasir-o1w 2 күн бұрын
Huissen please ha ku tageerin in teer gedo yer u ugolan in au cawiyaan duulanka Kismayo insha alah farmaajo wuu so labanayaa
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 2 күн бұрын
20 000 ku lahaa 75000 weey naga dishay
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 2 күн бұрын
Ummadyahay qabiilkiyo qaranimadu waa laba, aan is qaadi karinoo waligeed is qabanayn.
Heshiiskiii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya
30:10
BBC Somali
Рет қаралды 145 М.
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН
WARARKII UGU DANBEEYAY RUUSHKA OO ARIMO LAYAAB LEH SOO BANDHIGAY
12:20
Kaftanka Siyaasada 555 oo aad u xiisa badan
30:32
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 41 М.
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН