Ibrahim Caydiid oo waraysi siiyey Red Sea aya iska difaacay hadaladii duur-xulka ahaa ee Gud.Xirsi

  Рет қаралды 28,664

Red Sea News Network

Red Sea News Network

Күн бұрын

Пікірлер: 104
@ukulm6841
@ukulm6841 4 ай бұрын
Ibrahim caydiid iyo siciid ciise Ileeye labada muwaadin halganka allah hadhawro ilaalinta dalkeena ay ilaalinayaan........guul guul somaliland.......
@ismaelgure3992
@ismaelgure3992 4 ай бұрын
Thanks Red Sea network news
@CabdiAxmed.cabdi.3355
@CabdiAxmed.cabdi.3355 4 ай бұрын
wadani.muxuu.qaadaa
@Abdirahmanmohamed5104
@Abdirahmanmohamed5104 4 ай бұрын
Ibrahim Caydiid thank you brother.
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 4 ай бұрын
IBRAAHIM CADIID IS REAL SOMALILANDER 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@sssdddf8508
@sssdddf8508 4 ай бұрын
Wadani waa useless party
@Kilaaspodcast
@Kilaaspodcast 4 ай бұрын
Ibrahim Caydiid. Sharaf iyo karaamo kuleh wadankiisa, suti gaashaan. Noolow muj.
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 4 ай бұрын
ILAAHEY HA KARAAMEEYO MUJAAHID IBRAAHIN CEYDIID NASAB NASAB DHALAY NOOLOW NOOLOW NOOLOW NOOLOW NOOLOW NOOLOW ❤❤❤❤
@FadxiyaMowliid
@FadxiyaMowliid 4 ай бұрын
Masha allah 🎉🎉🎉🎉🎉guuuuuul soomaliland Ibrahim 👏👏👏👏👏💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼❤️❤️❤️❤️
@aadammax9534
@aadammax9534 4 ай бұрын
Viva suti gaashaan & red sea
@mohamedalimohamed5828
@mohamedalimohamed5828 4 ай бұрын
Ninkan cidagale maxa habar jaclo daba digey.. iscitam kuda ayagey u tal..shago radso ader.
@abdihakimahmedjamanuur8999
@abdihakimahmedjamanuur8999 4 ай бұрын
Anakaa habarjeclo ah oo ku taageersan .adigu huwan ceebeysan baad tahay Yusra harti 🤣 🤣 🤣 🤣 🤣 ​@@mohamedalimohamed5828
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 4 ай бұрын
Wadani, Ciro, Gudcur Gude, Cabdirisaaq Khaliif, Somalia 🇸🇴, Xirsi iyo Ictisaam Milyan jeer Cadaabta ha ku Gubtaan. Wadani waa Cadowga dadka reer Somaliland.
@NOREDIN666
@NOREDIN666 4 ай бұрын
​@@KeinanJunior4233Oromo waa ummad islaam ah ee culimo sheekh & shariif ba lehe oo 60 Milyan ah . afkaaga qadhmuun dib u liq. Laangaab yahow laangaab dhalay.
@safiakhalinle204
@safiakhalinle204 4 ай бұрын
Afku kumagoo Ibrahimow❤❤❤❤
@kaltunhrg-zm6wt
@kaltunhrg-zm6wt 4 ай бұрын
Mansha Allah Ibrahim Caydid geesi qaran hore usoco.
@Sgjtrdcvh
@Sgjtrdcvh 4 ай бұрын
Viva gadh hayaah dalk ibraahin❤❤❤❤ gees
@cumarmahamed5335
@cumarmahamed5335 4 ай бұрын
Mashaa alaah nimankan lacagta ayaa laga cunayaa xisbigan huwanta lkiin dawaladu way ka gaabisay hawsheeda iyo xisbiga kulmiye
@alisaid1214
@alisaid1214 4 ай бұрын
Siciid ciise Ileeye My favourite news reporter Keep going brother Long live Ibrahim caydiid iyo Adigaba cimriga iyo caqligaba Ilaahay ha idiin barakeeyo
@aishamuuse202
@aishamuuse202 4 ай бұрын
Somaliland mashallah 💚🤍♥️ guul iyo gobonimo
@alexkeith1260
@alexkeith1260 4 ай бұрын
waa raja bel iyo naf lacarid in huwanta guduhu si bilaban olalaha dorashada oo an wali wakhigedi lagu dhawaqin oo 4 dhuni qatayala oo reraha kaso xushan ka dhigan inay rero matalan oo ay cod uu keni karan lakinse waax cusub maha 2017 xirsi iyo kuwa reraha uu ka dhigayo ee uu isku ag sawirayo waay jiren 2017 hadana guldaradi ka racday waa la oga hadaba sanadkan 2024 ayay kasi ceb badan yihin xirsi .ciro iyo inta ay isku huwanta yihin waxana sandkan ka raci donta guldaradi ugu waynayd oo ay dhabarka kaga jaban kana sari donta saxada siyasada insha allah
@abdihussein9554
@abdihussein9554 4 ай бұрын
Ibrahim Caydiid and Saciid Allah bless you. VIVA Somaliland
@haanihaaroun2865
@haanihaaroun2865 4 ай бұрын
Ibrahim caydid, wa,s.landar.xirsina wa ictisam.
@laylaa3698
@laylaa3698 4 ай бұрын
Wadaniga Shanta ah Allow dhowr. Guulayso. Manshallah we ❤❤❤❤❤❤
@husseinmohamoud4227
@husseinmohamoud4227 4 ай бұрын
Thank you ibraahim Caydiid & saciid cise 🎉🎉🎉
@markcaa2942
@markcaa2942 4 ай бұрын
Xamartii ayaaa soodhawaatay♥️💓💚 Powerful and highly recommend word by legend
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 4 ай бұрын
Asc laba yad halya waan na socota laba dan tuug iyo ixtisaam waxab ka halimayan shicbka inta xalaash ah ma ah inta hungurigu qatey xisbiga buura fuulka ee laga layahey xamar ee lashageya huwanta ilaahey ha naga qabto meesha linag soo galay wa saxafad uu xirsi iibasadey laakin waa in doowladu indhhood ha furan waan idin jacalnahey keep going good work waxad idin qori tarikhda ilaahey ha jabiyo cadowga Somaliland ka dibad iyo gudaha ee number one waa xisbiga wadani guul Somaliland ❤
@aaralikahin7042
@aaralikahin7042 4 ай бұрын
illaahaw Fashili Cadawyada Somaliland, illaahaw Jabi Cawadyada Somaliland, Guul iyo Midnimo Jamahuuriyadda Barakaysan ee Somaliland.
@ukulm6841
@ukulm6841 4 ай бұрын
Xirsi waanin limitations laa kiin waligii guul male qashin qubka wadani....guul guul somaliland....
@mahamedhussein9118
@mahamedhussein9118 4 ай бұрын
Thanks for both brothers
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 4 ай бұрын
Run sheeg badthy muwaadin Wlee
@MaryamaSaleebaan
@MaryamaSaleebaan 4 ай бұрын
Mansha Allah guul guul somaliland ilahay cadawgeena ha jebiyo kuwa waalan ee dhexdeena ku jira ilahay sharkooda hanaga qabto mahadsanid mudane caydiid sutigashaan waa gaadhhayaha somaliland
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 4 ай бұрын
Walasugaya wadani lacagtan cunaina horta😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 4 ай бұрын
Guul iyo gobanimo idina guulaysta siciid iyo ibraahin😊😊😊😊
@samewadasamewada
@samewadasamewada 4 ай бұрын
ibraahin cayidiid baa ku wanagsan musharx nimo
@ismaelgure3992
@ismaelgure3992 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@januarySl2024
@januarySl2024 4 ай бұрын
Ciro kilibkii gaabnaa ee uu iska duubay habeenkii 18 May soo gelaysey ee uu iska dhigayey nin dawladeed oo wadani ah ee uu Calanka Somalilaand isdabadhigay oo 18 May iyo Qaranimada taageersan iyo subaxdii 18 May ee isaga iyo Xersi markii ugu horaysey 6 sanadood iyo ka badan ay iska xaadiriyeen iyakoo filim doorasho dhigaya oo dalkii iyo dadkii ay 20 sanadood khiyaamaynayeen ee buuraha u gelayeen ee iskudirayeen ee dhiigooda ku baayactamayeen oo moodaya in ummadu doqono tahay oo ay ilawdey ciidamada amaanka ee ay surinka u galeen ee ay gumaadeen iyo sabeyda iyo hablaha ay Ceel Afweyn ku gumaadeen oo moodaya in shacabku ilaawey in malayiinka dolar ee G21 iyo Xassan Shiikh laga guranayo ee suxufiga damiirka la'a la siisanayo, waxaas oo mujrimnimo ah, Ciro iyo cisaabada "wadani" sheegata ee beesha weyn ee Habar Yoonis majarahabasbisay ee magaca ka dishey ee dadkooda ku dirtay waxay u haystaan in shacabka Somalilaand ilaawey oo filim been ah 5 tan bilood ku ilaawi karaan oo dooran karaan oo kursiga dhiiga saari karaan. Filimka cusub ee cisaabadu iska dhigayso in ay iminka dhalatay, waa filimkii Cabdirazaaq Khaliif loogu doortay Gudoomiyaha Barlamaanka Somalilaand. Haday dhacdo, Alle kama dhigo, 80% shacabkuna ma filayo, laakiin haday dhici lahayd oo laaluush iyo majarahabaabin iyo been Ciro ku fuulo kursiga ha la ogaado, maalintaa 360* ayuu isrogayaa oo sidii Cabdirazaaq Khaliif ayuu odhan " been ayaan Somalilaand ugu dhaartay". Ciro wuxu u geesto Somalilaand, wixii Cabdirazaaq geestey wax boqol jeer ka xun ayuu geesanayaa ! Judhi madaxda Ciidamada Difaaca Qaranka iyo Ciidamada Amniga Gudaha iyo Sirdoonka wuxu ka dhigayaa Huwan Kalkaal cisaabadiisa ka mid ah. Markay Ciidanka iyo hubka culus ee bilyanada dolar la soo siiyey gacanta ku dhigaan dagaal sokeeye ayay bilaabayaan, ganacsiga Habar Awal iyo Habarjeclo ayay weerarayaan oo burburinayaan oo boliliqaysanayaan. Dhinaca kale Ciidamada aaga difaaca ee hore way ka soo celinayaan oo Huwan Faqash, Daacish, Shayaadiin iyo ciidamada Somaalia oo wada socda ayay ku soo daynayaan. Hadii filimka madaw ee cabsida badani rumoobo, Allah kama dhigo oo shacabku doqomoobo oo ay ka hoosto Ciro in uu toobad keenay oo buura fool ka xashey oo ka cimraystay la moodo, muwaadin kastaa ha ogaado in uu Hadhaa Faqash iyo Somaalia oo dalkan dib u qabsata uu u codeeyey, markaana nabadan iyo nicmadan iyo ganacsigan iyo taawaradan dhaadheeri aanay jirayn oo guulahakan aynu 33 sanadood ku faanayney aanay jiri doonin ! Ogow hadaad Ciro u codayso, waxad u codaysay Huwan Faqash, argagixiso iyo Somaalia, waad ka codaysay madaxbanaanida Somalilaand
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 4 ай бұрын
Ololahan wadani umada ku Warerinayo ma komishanka Dorashadaa fasaxay? Hady Maya tahay maxay dawladu Dadka ugu dawanaysa dulliga
@hodanibrahim1059
@hodanibrahim1059 4 ай бұрын
Waa dowlad jilicsan o waxba wadani iska saarayn
@ikraammahmoud790
@ikraammahmoud790 4 ай бұрын
Geesi qaran ibrahim caydiid
@CabdiAxmed.cabdi.3355
@CabdiAxmed.cabdi.3355 4 ай бұрын
waa.been.wadani.inuu.siwayn.maisagaa.waxba.isla.haya
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤mansh Allah guuuuuul insh Allah SL cadowga gudaha iyo ka debedaba Allah ha jabiyo huwanta iyo argagaxisada Amin yaa Allah ❤❤❤gesi qaraan guuuuuul jamuriyada Somalilaan ❤bismilaa Mansh Allah laquwati ilabilaa Mansh Allah jamuriyada Somalilaan kanaxow naftawaa ❤❤
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 ай бұрын
Xirsi waxaa la gaadhey xiligii la xidhi laha madaama uu isagu kaligii sharaftii Somaliland ka iibyey Somalida talyaaniga Gumeysn jirey
@mdh8066
@mdh8066 4 ай бұрын
Suuti Gashaan 🎉🎉
@AminaHirsi-f2s
@AminaHirsi-f2s 4 ай бұрын
Viva ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@abdilahimohamed
@abdilahimohamed 4 ай бұрын
Gudoomiye ibraahin caydiid waa muhandis fikir dheer oo waayo aragnimo badan u le kolba sida ay wax u socdaan mujahid daacada weeyi taariikhdaa xusi doonta Siciid ciise ileeye waad ku mahadsantahay soo tabi taada hufan iyo codkayga ood ku dufaacdo qaranka jsl
@sumrom4818
@sumrom4818 4 ай бұрын
❤Sutti Gaashaan❤
@MohamedHassan-ug3gu
@MohamedHassan-ug3gu 4 ай бұрын
ibraahin caydiid nin dhiigiisu somaliland qoraayo iyo sutigaashan
@guutoxadro706
@guutoxadro706 4 ай бұрын
Mnshallah ibrahin caydiid alle haku barakeeyo
@wacayscaanood2984
@wacayscaanood2984 4 ай бұрын
Waar ninkan iska hubsada waa Campainer kulmiye
@nuraaskar2146
@nuraaskar2146 4 ай бұрын
❤✅🌷❤️👍💚
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 4 ай бұрын
IBRAHIN CAYDIID WAA SAX XILIGAYNU JOOGNAA MAAHA XILI OLOLE MAAHA DADKA AY KAXAYSANAYAN WAA KUWII AY ISKU HADAFKA YIHIIN IYO MID AANAY CAQLIYADIISU SHAQAYN WEEYAAN
@nashou22
@nashou22 4 ай бұрын
😂😂😂😂xamartii ayaa soo dhawaatay.
@suleimanmohamoud5852
@suleimanmohamoud5852 4 ай бұрын
Afkaaga caano lagu qabey.
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 4 ай бұрын
Somaliland guul iyo gobonimo, lacagtii ay xamar soo dirtay Somaliland waxba ka qaadi mayso ,xirsi iyo ictisaam illahayow dadka iyo dalka ka qabo ,xirsi iyo xulufadiisu inay dalkan madax inay ka noqdaan ma doonayaan ee waxay doonayan burburka dalka iyo kala qaybinta shicibka Somaliland, 7sano oo cay iyo dagaalka ayay wadeen ,ilahayow dadkayaga iyo dalkayaga barakee, barwaaqo, cadogeedan jabi
@jamalskp7280
@jamalskp7280 4 ай бұрын
MUJAAHID IBRAHIM IYO MUJAAHID SICIID TAARIIKHDAA IDIN XUSI DOONTA
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 4 ай бұрын
Way isilawan wadani😂😂😂😂
@MustafeXirsi-b5s
@MustafeXirsi-b5s 4 ай бұрын
Hadii ma a Wayne muuse ictiraafka keeno isaga ayuunbaa la dooranay aa
@cumarmahamed5335
@cumarmahamed5335 4 ай бұрын
Anaga ayaa reer shirdoon ah kumaanaa biirin waligayana ku biiri mayano kuwa la socdaa waa laaluush qaatayaal xaaranta cuna
@ahmedfarah5928
@ahmedfarah5928 4 ай бұрын
REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA.
@husseinduale9354
@husseinduale9354 4 ай бұрын
ilaahay somaliland waxay ka baraysaa in xersi iyo ciro ka qabto si degdeg ah
@amaaladem3486
@amaaladem3486 4 ай бұрын
Ina khaliif waa la haya wuxu ku sameeyey qarankan . Xirsi iyo cada gude. Ina badhi male . Waxay qaranka ku sameeyeen Somaliland dhamaan waa la,ogyahay codna heli maayaan wadna maamuli maayo ciro iyo xirsi midna
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 4 ай бұрын
MUJAAHID IBRAAHIN CEYDIID WAA XALAAL REER SOMALILAND AH OO JECEL QARANKA SOMALILAND XIRSI WAA ARGAGIXISO CAALAMI AH OO NECEB QARANKA SOMALILAND ANIGA XAGA QABIILKA XIRSI WAXAANU NAHAY ILMADEER XAGA QABIILKA LAAKIIN WAXAA TOLKEY AH OO WALAALKEY AH IBRAAHIN CEYDIID OO AH NASAB JECEL QARANKA SOMALILAND
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 4 ай бұрын
KHUDBDA CIIRO WAXA KAA MUUQATYE BAAQASHO WAXAYE SAMEEYN MEELE BEEYE KUU QORANTYE
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 4 ай бұрын
CIIRO IINDHO AADYGIS MAA WAXA UU MOODYE WAXA KUU SAMEEYE CIIDANKA QARANKA EE MAFIYDESU BUURTA UUGALYN MEELE BEEYE KUU QORANTYE😮😮😮😮
@Charkherad
@Charkherad 4 ай бұрын
Inaalilah, xukuumadu itaalkeedi ma waxa uu dhigay in ay shaqsiyo gaar ah u fan garayso ladagaalanka mucaaridka !!! Dawlad xiiqsan uun iga dheh😂😂
@Jibriil595
@Jibriil595 4 ай бұрын
Cashardan miyaanad naga gudbinayn.macalin.
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 4 ай бұрын
MA JIRTO CID URURKA QASHINKA WADANI U HEYSA COD LAGAMA YAABO IN AY HOOYO CIRO HOOYADA RAJADA SOMALIA AY GASHO MADAXTOOYADA QARANKA SOMALILAND CIRO WAXAA JECEL CADOWGA QARANKA SOMALILAND LAAKIIN MA JIRTO WEJI U YAALA SOMALILAND
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 4 ай бұрын
Wadani oo kuxusan buura fiil iyo jar iska xoor yaa cod siinaya waa buulalee
@IbrahimmaxamedIbrahimmaxamed
@IbrahimmaxamedIbrahimmaxamed 4 ай бұрын
Asc aad iyo aad ban kusalamaya
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 4 ай бұрын
DAWLADA SOMALILAND WAXAY RABTAA IN AY SHACABKA SOMALILAND IYO ICTISAAM IS BARTAAN OO LA ARKO WAXA AY YIHIIN DAWLADA SOMALILAND IYO SIRDOONKA QARANKA SOMALILAND WAX KASTA WEY LA SOCDAAN LAAKIIN REER SOMALILAND IYO ARGAGIXISO HA IS BARTAAN INTAA KA DIB TALAABO CAD AYAA LAGA QAADI DOONAA
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 ай бұрын
Wadani Ibrahim Caydiid shacabka waay ogyahiin in qaranka difaaco idinkna wadaniyo cadawga la shaqeysan kolka ogaada shaabka ishuu idinku Hayaa
@Adam55519
@Adam55519 4 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@hassanmohammed4015
@hassanmohammed4015 4 ай бұрын
Reerkaasi haday dhiigleyihiin ina urcade wixiilagu dhigaybay kagilgilanlahayen
@artist_marwa01
@artist_marwa01 4 ай бұрын
Dadka ayaa annu midaynaynaa iyo reer shirdoon baannu la shiraynaa is diiddadaa ad ba fashan...
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez 4 ай бұрын
Mantaa cirro iyo xirsi ninkaa rumeystaa waa nin cagli gaaban ragaan waa raagi u dhartay lacag badaan khaba u mantaa si ay somaliland u burburiyaan laga sugayo
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 4 ай бұрын
CIIRO WAXU ILLABYE WAXA DORASHDA HOOR KAA RACAYE GOBOLDA QAAR KAA CUUN OO KAA CODYE😂😂😂😂😂
@amalabdi6617
@amalabdi6617 4 ай бұрын
Dadku isku diraya musiibadani maaha qof Qaran mid difaacaya yahuu
@AsmaMuse-t2g
@AsmaMuse-t2g 4 ай бұрын
❤❤❤😂😂😂😂🎉
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 4 ай бұрын
Wadani waa xaaran
@wacayscaanood2984
@wacayscaanood2984 4 ай бұрын
Talow ninkani WADDANI, cirro, xirsi maxaa laga siiyaa.
@abham8021
@abham8021 4 ай бұрын
wacayscaanood ibrahim caydiid wadani waxbuu ukordhinayaa sababtoo ah markuu caayayo salaadiinta HJ qolada heegana halkan commentiga ay ugu sacaba tumayaan taasi waxay sababtay in ninkastoo HJ ah sidayda ay wadani iyo cirro taageeraan kuwa kulmiye kujirey ayaa xataa ka boodaya kolka suldaan maxamuud guuleed wax laga sheego marka laga reebo inyar oo ina kaahin jufadiisa hoose ah oo reer yuusuf bah awal ah mooyee. haddaad aragto mid leh anoo HJ ah ayaa kasoo horjeeda salaadiinta iyo gudida HJ waa bah awal HJ inta kale commentigan iyo sida heego udhaqmayso waanu arkaynaa waxaana naga go'an inaan muuse soo noqon xataa hadduu kushubto HJ iyo garxajis ma aqbali doonaan.
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 4 ай бұрын
Hadalkaasi waa cajiib: Ninkii cadhoodaa wuxuu tegi jiray Xamar oo Farmaajo isla sawiri jiray, imikase Xamar baa soo dhowaatoo, kii cadhoodaa Xirsi iyo Cirro ayuu sawir la galaa. XAMIR SAFIIRO AYAY KU YEELATAY HARGAYSA
@jamalskp7280
@jamalskp7280 4 ай бұрын
Siciid bartaa kaga haya adiga iyo ibraahim kashifa huwanta gidaha
@EmanAhmed-fk4cy
@EmanAhmed-fk4cy 4 ай бұрын
💚🤍❤️
@Mamar6310
@Mamar6310 4 ай бұрын
WADANKA HADDAN LAGA QABAN XIRSI MEEL KALAA LAGA DOONI
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s 4 ай бұрын
Qashin qub weeyi wadani
@CfaraxmireCfarax
@CfaraxmireCfarax 4 ай бұрын
Madax sare
@guutoxadro706
@guutoxadro706 4 ай бұрын
Reer shirdoon anagaa ah wali gaayo ayaanaan ciro u codaynay... maxaa beenta loo sheegayaa...
@Charkherad
@Charkherad 4 ай бұрын
🤣🤣😂😂🤣 waar ileen dadka bukka oo dhani xagan ayey kasoo shidaal qaataan 🤣🤣
@MaxamudIbrahin-l1q
@MaxamudIbrahin-l1q 4 ай бұрын
Wlhi bay katahy inaanay codnagahelayn xusbiga wadani eehuwantu
@wacayscaanood2984
@wacayscaanood2984 4 ай бұрын
Waar Muuse IYO Kulmiye janno ku geyn maayaane aakhiradaada ilaasho, oo wax baan ogahay ayuunbaad dadkii ku wareerisee beenta iska jooji. Yaa kuu warrama ma jin? .maad iska caddaysatid in xaaskaagu Muuse inaadeertii tahay oo Melbourne lagaaga yeedhay si aad COMPAIGNER ugu noqoto seeddigaa
@fathiayu3868
@fathiayu3868 4 ай бұрын
Beenalayaan waar reerkayaga magaciisa noo daayo wadani qaran dumis tuug nimanka cadal qaatayaga ibrahim sulub nama matalo
@guutoxadro706
@guutoxadro706 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@AminaHirsi-f2s
@AminaHirsi-f2s 4 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@munaroobleh5426
@munaroobleh5426 4 ай бұрын
❤❤❤❤
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
DEG DAG: 15 CIIDANKA ISRA OO JABLIYA LAGU DLAY+ CABSIDA CIIDANKA ISRA EE XISBIGA |
8:56
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39