'Idinka iyo caruurtiinuba waxa aad lacag la'aan ku heli doontaan daryeel caafimaad 'Madaxweyne Cirro

  Рет қаралды 28,180

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

Пікірлер: 56
@GF-fk4is
@GF-fk4is 12 күн бұрын
Kuman codeen Madax waynahaygana Waatahay Guul guul slns 💚🤍❤
@AsmaCaydiid-n4t5e
@AsmaCaydiid-n4t5e 12 күн бұрын
E⁹
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 12 күн бұрын
Taliye daba gale Geesi Qaran MUDANE MADAXWAYNE Taliyaha ciidanka booliiska iyo iyo taliyaha ciidanka qaranka Ninka dilka ka Waad kugulantaliyaa waa nin.aan jeclayn qaranka sland rabaan inuu helo Galdaloolooyin iyo taliyayaal jilicsan❤❤❤❤❤❤❤
@DayaxInaxidig-th8oz
@DayaxInaxidig-th8oz 11 күн бұрын
sifaha lagu garto hogaamiyaha toosan masha allah hambalyo madaxweyne
@cabdiraxmaangeeljire1565
@cabdiraxmaangeeljire1565 11 күн бұрын
Madaxwayne ale haku sharfo
@AbdizamedXidig
@AbdizamedXidig 12 күн бұрын
Mashalah madaxweyne cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi cigaal cirro ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Footballandgames386
@Footballandgames386 12 күн бұрын
You are the best
@FM-gw8lx
@FM-gw8lx 12 күн бұрын
Somaliland guul guul iyo gobnimo 😊mashallah
@MaxamedSiyaad-c9m
@MaxamedSiyaad-c9m 12 күн бұрын
alle ha ka farxiyo madxweyne zided ciidankii makhtiyey igu farxaysay
@Nuura-bb4ob
@Nuura-bb4ob 12 күн бұрын
Masha Allah guul iyo gobanimo somaliland
@mohamedmohamud7890
@mohamedmohamud7890 12 күн бұрын
Subxaana allaah ma waraaq unbaad aqriyaysaa
@Yusufhalig
@Yusufhalig 12 күн бұрын
MALAHA WAA ???????????????
@Xidigadahson
@Xidigadahson 11 күн бұрын
Wayahe muxu aqrin lahaa
@yahyaromancer8662
@yahyaromancer8662 11 күн бұрын
Protocol madaxweyne ayey ka mid tahy sida saxdaa weeye Hadii kle sidiii geel jiraha ayaad rabtaa in Uu gole ka fuul jeediyo oo uu hadalo Jabuuti waa cadaw garxajis waa cadaw daas guro sidii xukuumadii hore hhhhhh😂😂😂😂
@ahmeddjamaindhobiraale7466
@ahmeddjamaindhobiraale7466 12 күн бұрын
Masha Allah
@ahmedfarah5928
@ahmedfarah5928 12 күн бұрын
GUUL IYO GOBANIMO HORAA LOO SOCONAYAA KU DAYASHO MUDAN ❤❤❤❤❤
@cabdixakin-g6o
@cabdixakin-g6o 12 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@FarahAbdul
@FarahAbdul 12 күн бұрын
Markii aan eegay dadka ku mudo dhaafay xabsiyada iyaga oo lacag yar u xidhan in aanay Somaliland ka daba tagin dadka xabsiyada lagu ridona lacagaa lagu leeyay aanay shacabka Somaliland u soo bandhigin oo xabsiyada lagu ilaabo taa waxa u markhaati ah dadka uu Cabdimaalki Muuse Coldoon xabsiyada ka soo furtay qaarkood ku mudo dhaafeen 5 sano dayn yar oo lagu leeyay daraadeed.
@DhissanCC
@DhissanCC 12 күн бұрын
Waxaan rajayno in mushahar kordhintu ay yarayn doonto musuqmaasuqa ka jira saldhigyada booliska. Baarayaal badan oo bilays ah ayaa aad u musuqmaasuqa
@IfraaxAbdi-i5t
@IfraaxAbdi-i5t 12 күн бұрын
❤❤❤😊😮🎉
@cabdixakin-g6o
@cabdixakin-g6o 12 күн бұрын
❤😢😢😢😢😢😢❤
@XasanYuusuf-g1o
@XasanYuusuf-g1o 12 күн бұрын
Birita koolka. Madaweynayashu. Warbixin diyaarsan. Hadii ituu istaago uuiska dhurmo madawynayaasha. Waa waxa sharaf rida
@FM-gw8lx
@FM-gw8lx 12 күн бұрын
Mashallah
@cabdixakin-g6o
@cabdixakin-g6o 12 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@cabdixakin-g6o
@cabdixakin-g6o 12 күн бұрын
😢😢😢😢😢
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 12 күн бұрын
💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙
@AbiibColaad
@AbiibColaad 12 күн бұрын
Cidamada qaranka Somaliland cirooy sfcn wx qabadkooda meel usaar iyagu shaqaluhu lamid ma ah dhaqaalaha klee
@GhffGg-gr7iq
@GhffGg-gr7iq 12 күн бұрын
Guul
@Yusufhalig
@Yusufhalig 12 күн бұрын
HORTA NINKAN MA AFKAA KU ADAG MARWALBA WARQAD BUU WAX KA AKHRIYAYAA. HADUU IIMAM AHAAN LAHA MA WARQAD BUU UMADA KU TUJIN LAHAA
@yahyaromancer8662
@yahyaromancer8662 11 күн бұрын
Paratacol madaxweyne ayey kamid tahy sidii xukuumadii hore ayaad rabataa in inta 🎤 mic la qaaato la iska dhaho Cadawga gudaha iyo jabuuti waa cadaw soomalia isasooraaca na werara uuu aaaaa Wxs baad rabtaa xukuumadani was xukuumad Paratacol leh 😂
@cabdixakin-g6o
@cabdixakin-g6o 12 күн бұрын
😅❤😅❤
@GhffGg-gr7iq
@GhffGg-gr7iq 12 күн бұрын
Police ku diin cayga ha ka waantoobeen
@hashimAli-d2e
@hashimAli-d2e 12 күн бұрын
❤️🤍💚❤️🤍💚💥❤️🤍💚❤️🤍💚💥💥💥❤️🤍💚❤️🤍💚💥💥💥SOMALILAND DEMOCRATIC REPUBLIC OF SOMALILAND❤️🤍💚💫💥💥🗨💚🤍❤️🩶🤍🤍🤍💥💥❤️🤍💚❤️🤍💚💥💥💥
@HRU20256
@HRU20256 12 күн бұрын
BOOLIISKA SOMALILAND BAAD IYO LAALUUSH AYEY KU NOOL YIHIIN, WAANA CADOWGA QOFKA DAN YARTA AH... DIB HALOO TABOBARO MUSHAR KU FILANA HA LOO QORO...
@cabdixakin-g6o
@cabdixakin-g6o 12 күн бұрын
Haawarto hajirto somaailada😮😮😮😮😮😮😮
@BasheNotayo
@BasheNotayo 12 күн бұрын
Dawlada Somliland wa maxy hanaan siyasadedkedu
@GhffGg-gr7iq
@GhffGg-gr7iq 12 күн бұрын
Guul iyo gobanimo
@cabdixakin-g6o
@cabdixakin-g6o 12 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@Yusufhalig
@Yusufhalig 12 күн бұрын
CARABTU WAXAY YIDHAAHDAAN " الهرب في السنه والقبض بيوم" ISKADAA SANADE CIRRO BEENTII BIL BAA LAGU QABTAY
@Nasirsulub-h6h
@Nasirsulub-h6h 12 күн бұрын
Ninkan waa hogamiye dacada somaliland nasiib baledahay
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 12 күн бұрын
HORTA CIRO MAXU KHUDBAD KASTA WARQAD UGA AKHIRYA MA KHADAR GARBAHREY IYO DAD XIGMAD YAR BAA WAXAB U SOO XARIQA MEESHA WAXA AAG DAREMIYA IN MADAXWEYNAHU QOF MADHAN YAHEY WAA AF SOMALLI KHUDBDIISA UMA BAAHANA IN WARQAD KA AKHIRO AKIIN WARQDAD WAA KU SOO QORAN KARAA HA XASUUSTO
@sakariyekhadar6093
@sakariyekhadar6093 12 күн бұрын
Madxwyne kastoo aduunka ah warqad buu ku qortaa waayo khalad yar hadii uu ka dhco samewn bay leedahy oo waa nin siyaasi si kel lo turjumanaya feedaxd bay noqon kartaa waa sababt lo sameeyay agaasimayal xog ahayaan afhayen inay saxaan tusalw ahaan muse ma qoran jirin wixi khladadaka dhacyna waa garan in la yidhi mr xisaab ma yaqaano in uu mar dhahy gobolada bariga waxa ka qbao ka wnsgn kuwa galbeedka xitaa hady ka wnsgn yihiin sameen xun bay keni kartaa waayo dadka waxa ku jira in wax ma garata ah
@TamrenKings
@TamrenKings 12 күн бұрын
Jaahil baad tahay ee wax aanad aqoon u lahayn haka faalloon. Ninba ninka uu ka aqoon badanyahay caalamka oo dhan wuu soo diyaarsadaa khudbadihiisa waa hab caalami ah oo adduunka horumarey ka jira qofyahow kharribani.
@DhuuxAxmed-u1b
@DhuuxAxmed-u1b 11 күн бұрын
​@@sakariyekhadar6093 waa sidaa eray kaa dhaca ayaa umadda dhan iska horkeeni kara oo dalka baabiin kara waayo maaha qof caadiya ee waa hoggaamiyihii iyo madaxweynihii dalka ugu sareeyey. Sidaa awgeed protocol ahaan waa in madaxweynuhu khudbadiisa diyaarsadaa madal kasta hadalka ku haboon uga jeediyo.
@yahyaromancer8662
@yahyaromancer8662 11 күн бұрын
Geeljirihii iyo hadaladii gole ka fuulka ahaa baad rabtaa 😂😂😂 Garxajis waa cadaw jabuuti waa cadaw 5somaliyeed ha isa sooraacdo wn idinka awood weynahay, awoowgiin baa ka adkaa awowgayo mic 🎤 la iska qaadan jiray bad u xiistee, protocolka madaxweyne ayey ka mid tahy In hadalkaaga aad cadaw ku sameysan ee aad dad ku kasbatoh
@TamrenKings
@TamrenKings 10 күн бұрын
Garxajis waxaad leedahay kaama haysto, waxna kaagama baahna ta kale horta bahashan Somaliland la yidhaahdo xaggee kaasoo gashay illeyn waa hanti aanu leennahay oo ciddiba nalama lehee. Ma cigaal oo Maano feesto ahaa ayaa Beri Madaxweyne noqdey oo haddana Muuse Juudaan ayaa todooba sano oo uu Mijo iyo madaxba u qallibay hor boodayey uun baad xaqle ku noqotey> Bahashan Inta GARXAJIS geesi kaga maqan ilaa xataa Tuur oo xoreystay miyaan cidiba kuu sheegin. Miyaan cidi kuu sheegin in ina Cigaal intii SNM jirtey uu Siyaad barre la shaahaynayey oo la idiin xil qariyo. Miyaanad ogayn in Muuse Shaani uusoo tallaabay oo SNM u yimi iyadoo raggii SNM ahaa dagaal ku jirey shan sano. Miyaanad aqoon JIFADA hoose ee Madaxweynaha maantaa joogtaa in aan qabiillo waaweyn oo isaaq ahi ( Raaska Muuse Cabdalle) aanay lahayn intey nin magac leh halganka ku lahaayeen?. Uma Jeedo Hy iyo G36 toona laakiin Muuse Cabdalle oo qudha bal soo tiri inta Geesi Magac leh kaga maqan bahashan Aomaliland ee cid waliba masabidaneyso.
@adangaboobe9149
@adangaboobe9149 12 күн бұрын
Madaxweynuhu isagoon warqad akhriyin miyaanu caadi ula hadli karin shicibkiisa iyo ciidankiisa
@IbrahimMaxamed-t9x
@IbrahimMaxamed-t9x 12 күн бұрын
Hadanu warqad aqriyen makitaab quraanu u aqrin lahaa?
@awaalehasan2774
@awaalehasan2774 12 күн бұрын
Madax weyne anoo shab ah adoo madxwyna qha 100/2050 siidhigi Canada ma ISU dhgeyaan
@mustafadahir9206
@mustafadahir9206 12 күн бұрын
Booliisku waa tuug lasoo ururiyay nin u gacan galay ayuunbaa og!
@Maxamedaxmed-t9j
@Maxamedaxmed-t9j 12 күн бұрын
Wllo waxaa hada waalsoo afjaraya Busarada sobobaysa in askarigu ku xadgudbo qof shacaba oo lasoo xidhayo Taasi hadii laga jiheeyo askariga waa laga adagyahy Laaluush iyo dhib dambe lagu arki maayo Ha nicin ciidankaaga Naftada iyo malkaga way kuu ilaliyane
@cabdixakin-g6o
@cabdixakin-g6o 12 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@hashimAli-d2e
@hashimAli-d2e 12 күн бұрын
❤️🤍💚❤️🤍💚💥❤️🤍💚❤️🤍💚💥💥💥❤️🤍💚❤️🤍💚💥💥💥SOMALILAND DEMOCRATIC REPUBLIC OF SOMALILAND❤️🤍💚💫💥💥🗨💚🤍❤️🩶🤍🤍🤍💥💥❤️🤍💚❤️🤍💚💥💥💥
SLIDE #shortssprintbrasil
0:31
Natan por Aí
Рет қаралды 49 МЛН
Their Boat Engine Fell Off
0:13
Newsflare
Рет қаралды 15 МЛН
КОНЦЕРТЫ:  2 сезон | 1 выпуск | Камызяки
46:36
ТНТ Смотри еще!
Рет қаралды 3,7 МЛН
Ali Harare oo ka hadlay Dagaalka laba Buuni u dhaxeeya ee Hargeysa
11:56
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 30 М.
EMARAADKA FASHILAYAY CIRO BANAANKA KEENAY
12:11
waridaad TV
Рет қаралды 10 М.
DegDeg Gaariga Suuga 40 Nin Oga Dhinteen Huwanta Buuhoodle
9:23
SLIDE #shortssprintbrasil
0:31
Natan por Aí
Рет қаралды 49 МЛН