If iyo Aakhiro 4/5

  Рет қаралды 351,597

Jabuuti TV

Jabuuti TV

Күн бұрын

If iyo Aakhiro
sahra ahmed
ANNUITY , DONATE, CREDIT, law , car , ppi , insurance

Пікірлер: 79
@drsacadhussein4154
@drsacadhussein4154 4 жыл бұрын
Riwaayadani waxay Soo baxday 1976 ana wxn daawaday 2006 anoo 8 jir ah Hadana wxn dib u daawaday 2014 Isla markii saddexaad wxn daawaday maanta oo jimce ah taariikhduna tahay 17/7/2020 Runtii Waa riwaayad aad u xiiso badan murti badana ku duugan tahay Ilaahay ha u naxariisto labada fanaan iyo jilayaashii riwaayadan
@letsgettogetherxxx2241
@letsgettogetherxxx2241 6 жыл бұрын
Allah sw danbigeeda ha dhaafo iyada iyo muslimiintii kale oo dhan.
@jablibaax
@jablibaax 5 жыл бұрын
Barigii cajaladaha studio yada laga kiraysan jiray baan soo xasuustay 😍waayo waayo
@haybehalgan9712
@haybehalgan9712 8 жыл бұрын
Dhanka Ay Ka dhacayso Cadceedu Dhagax tuuryo ku gaadhin Qabriyada Dhexdoodaan Kaaga baaqayaaayeey 😘😘❤❤❤ Ciyaalkii hore iyo Jacaylkii hore👏👏👏👏
@xiisxaaji6336
@xiisxaaji6336 Жыл бұрын
Hada adi manooshahay sideeyda😢🤔😅
@HamiishAdeh
@HamiishAdeh 11 ай бұрын
​@@xiisxaaji6336adi laftaadu ma nooshahay sidayda😮
@ilaahayunoqoootoobadkeenna1815
@ilaahayunoqoootoobadkeenna1815 6 жыл бұрын
اللهم أغفر لها وادخلها فسيح جناتك وألهم أهلها وذويهما الصبر والسلوان وان لله وانا اليه راجعون البقاء لله
@gelmaale
@gelmaale 16 жыл бұрын
whenever i listen or watch this ruwaayad it makes me weep.one of the greatest riwaayad and my favorite.thanks for posting.
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 8 ай бұрын
Yaa Rabi tiwbah.Familyyyyyyyy
@maxamedgaboobe3781
@maxamedgaboobe3781 6 жыл бұрын
Allh hwnaxaristo sahro axmed jamac
@mahmoudibrahim9026
@mahmoudibrahim9026 Жыл бұрын
allaw ku naxariisto 2023 9 /18ban dawnya hargesa
@abdullahiali1394
@abdullahiali1394 5 жыл бұрын
21/10/2019 yaa ila daawana ruwaayadaan Allah jacelku xanuun bdn
@abwaansadiiq8399
@abwaansadiiq8399 6 жыл бұрын
Xasuus aniGoo yar ayaan tv ka daawaday miyi lakenay xataa man aqoon riwayada iyo ciday tahay lkn kaliya waxan aqaanay codka sahra axmed alle yrx ilaahaY haku naxriisto mid kamiDa hooyoyinkii Fanka somaliyeed Qabriga beertii janada alle hakaga dhigo xaqiiqdii dhiiri galintii iyo hanaankii umada ahayeen hoboladii wabari sahrina waxay ka mid ahayd dadka caanka ka ahaa een cid badasha booskooda la helayn intii ka hadhay hobaladasi waxay ku darxumaysanyin wadanka iyo waliba dibada baxsan ayaa kamida iyo c.tahliil alle cafimad hawgu deeqo dhamaantod waxay kamid ahayen sumcadii uamada somaliyeed
@nuunamula3546
@nuunamula3546 6 жыл бұрын
zahra axmed.Allah hakuu naxarisdo
@hoodoqaali7363
@hoodoqaali7363 5 жыл бұрын
Aamiin
@maxamedmawliid982
@maxamedmawliid982 6 жыл бұрын
yaa salaam hees xaqiiqada ka hadlaysa iyo cod macaan qiiro igula raaxaysta azxaapeey dhagaysi wacan
@azizabdo5766
@azizabdo5766 4 жыл бұрын
Alla ya raxmah
@JabuutiTV
@JabuutiTV 16 жыл бұрын
I don't have the full ruwaayad , one of the song at beginning of the play is already in my channel
@abwaansadiiq8399
@abwaansadiiq8399 6 жыл бұрын
4/4/2018 arbaca Alleh qabriga ku nuursho Hooyadii murtida wlHi dadka fanka somalida magaca u Yeelay ku jirtay
@ccasiiskayse328
@ccasiiskayse328 6 жыл бұрын
daynamayo jeraan qabriga kulagalo .alle naxaristi janno hakawarabiyo iyada iyo wixi islama e baxayba
@qoranedaadax1438
@qoranedaadax1438 7 жыл бұрын
Axyaa alfanaan qaali ah sahra Ahmed walaahi ax jacaylku xaanuun badanaa sory 8sano kahor jacaylkii igu dhacay yaaa dhagasayn jiray
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 Жыл бұрын
Waxaan ka daawan jiray canjalad VCD ah ninkii garanayaa garanaayee waa canjaladihii masaxmi jiray ee faraha laga ilaalin jiray waxaan daawaday sanadku markuu ahaa 2008 kadib 2011 baan aroos miyi ah ka qaaday heesaha if iyo aakhiro waan taageeraa Habeen iyo dharaar Dhabadaan ku taagnoo Socod iga dhamaayeeeeey Dhuuxii baa igororoo Dhiigii baa ida,ayoo Dheehiibaa idaatee😢😢😢😢😢😢😢
@xiisxaaji6336
@xiisxaaji6336 Жыл бұрын
💔🥺
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 Жыл бұрын
@@xiisxaaji6336 sharfanid boqortooyo
@flashboydc9787
@flashboydc9787 10 жыл бұрын
sahro ahmed she is quruxley masha alah fananad lawada jacel yahay
@abdirizakisakmohamed3126
@abdirizakisakmohamed3126 6 жыл бұрын
sahra ahmed jama Allow dhowr jiilkii fankii hore lama heli karo waayo waayo iyo xasuun.
@onkodfarayare5961
@onkodfarayare5961 6 жыл бұрын
3/6 2018 yaa Ila daawanaayo Riwaayadaan kama daalo xaqiiqdii
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 5 жыл бұрын
allaw u naxariiso halyeyad sahro axmed .dhaxal bay nooga tagtay . Sidoo kle xasan uur cade oon isna aan la iloobi karin
@gattomedialiveheesocusubga2976
@gattomedialiveheesocusubga2976 6 жыл бұрын
Sahra axmed jaamac aun allah yarxma raximiin 04/4/2018 arbaca
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208 5 жыл бұрын
Aun sahro Ahmed jamac
@bilebulsho
@bilebulsho 9 жыл бұрын
Masha Allah yaa Sahro Axmed nooloow
@LIIYOW1
@LIIYOW1 13 жыл бұрын
wale waa meel loo wada socodo ya rabii towba ilahow wadada tosan nagu hanuuni ya alllah
@abdi1ayeeyo567
@abdi1ayeeyo567 5 жыл бұрын
Aamiin ya allah
@mohamedalihassan7895
@mohamedalihassan7895 3 жыл бұрын
Alla maxay ruwaayad aheed
@abdirizakhassandini3625
@abdirizakhassandini3625 Жыл бұрын
Hadii aan dhabali karaayo ciidaa Dhulkaan hoos u qodaa oo dhaayo mar qura dheegow ku eegaan bil bay ii dhalan lahaydee ee
@blaak23
@blaak23 12 жыл бұрын
yaa salaam fanaaku waa fanaan cajiibah sahrana cidna loo seeshi maayo waxaan ka helay sida ay u jilayso waalida FIDHIQOONKII magaaala oo dhan bay ful ka dhigatay
@slandbuuhoodle8378
@slandbuuhoodle8378 8 жыл бұрын
wooof axyaa fanand zahra noolow
@nuunamula3546
@nuunamula3546 6 жыл бұрын
labada fanaanba way dhinteen Allah ha u naxarisdo waa. fanaanin qaaaliya
@abdifatahfeysal3516
@abdifatahfeysal3516 4 жыл бұрын
Fanaanku muu dhiman hargaisa ayuu kunoolyahay
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 3 жыл бұрын
@@abdifatahfeysal3516 .AUN xasan ismaaciil uur cade wuu inaga hooseeyaa
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@axmedsahal7268 xilimuu dhintay isna wll ale hau naxariistee
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@axmedsahal7268 adoo mahadsan iisoo sheeg gaarmu dhintay Xasan ismaaciil uurcade
@HoodoclaahiHoodoclaahi
@HoodoclaahiHoodoclaahi 2 ай бұрын
Ruwaayadan waxan dawaday 1989 kii anigo 13jira ayan jabuti ku daawadey
@cabdiraxmaancabdillaahi-9
@cabdiraxmaancabdillaahi-9 6 жыл бұрын
Xiddigtii Sahra Axmed Jaamac Abokor 😤😢
@abukarabdi4220
@abukarabdi4220 2 жыл бұрын
About warsame
@holdyourheadhigh2935
@holdyourheadhigh2935 8 жыл бұрын
ax caloosha ihurtay if iyo aqiro calool adkaya dadkii dhigay
@aaminaahmed4151
@aaminaahmed4151 5 жыл бұрын
Aun maanta waad motan tahay aaaax yaa sahra
@TheHornAfrica
@TheHornAfrica 14 жыл бұрын
@ayaan1980 kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ma saas baad u naxday way fiicantahay inaad qabuuraha aragto aaqiraad ku xasuusaneesaa
@timocadecade9781
@timocadecade9781 6 жыл бұрын
Ruwaayadan xasan ismaaciil waxaa markii u horeysey sanadkii 1976 la sameeyey sahara siyaad kadb sideetameeyadii waxaa lasameeyey isli maxamed Ruwaaydan waxaa allifey Uan cali diiriye caligaab
@geedibare7594
@geedibare7594 5 жыл бұрын
Barigaan yaraa runbaan moodi jiray iyadiyo shumay labadaas ilaa imika ayaan run run moodaa
@xamdiliiro1613
@xamdiliiro1613 3 жыл бұрын
Anu ilmada iga dhamaan jirtay😭😭😭😂😂😂😂😂 wlhi markaan aqli yeshay ogadey
@ilyaazzola.8189
@ilyaazzola.8189 4 жыл бұрын
Malin xasuus mudan 13/09/20. Axad. Xaafada dhag.........
@Kaaaaskop
@Kaaaaskop 14 жыл бұрын
Ana Doorkan Maanta Cishqigan Duudka Iga Saarannnnn..^ . ^
@Binraaso
@Binraaso 2 ай бұрын
Sat/27/2024
@omarabdirah
@omarabdirah 11 жыл бұрын
Waa waaaaaaaaaaaaawaaaaaaaaaaw Sarah Axmed
@siciidfarax6022
@siciidfarax6022 6 жыл бұрын
If iyo aakhiro riwaayad jirta igadheh tolow yaa alifey maxyse kusaabsantahy anuuu fahmiwaayaye
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 3 жыл бұрын
Cali Diiriye .cali gaab.ayaa allifay. Waxaana actar ka ahaa xasan ismaciil uur cade . 1976 ayayna soo baxaday. Ruwaayadu Anti bay Ahayd siduu sheegay actarka ruwaayadu. Ceerigaabo ayaa ruwaayadan iyo kooxduba nalooku keenay 1983.markaas waan yaraa oo lama ogolayn caruurta iyo dadka waayeelka ah inay daawadan ruwayadan..
@t6f
@t6f 7 жыл бұрын
Sarah Ahmed nolow
@guledjwxo8876
@guledjwxo8876 10 жыл бұрын
waa heeso aad umacaan
@bgdss6336
@bgdss6336 3 жыл бұрын
🍁🍁🍁🥰😘😘
@ahmedabdi7948
@ahmedabdi7948 9 жыл бұрын
Macaana heestu caadi maaha
@OmarAli-dv1is
@OmarAli-dv1is 7 жыл бұрын
fanaaniin waa kuwii hore kuwani hayska amusaan
@hyz2129
@hyz2129 7 жыл бұрын
ax yaa heees IGA dhehhh qarami hdy dhagayzn lahyen way nici lahayeen kuwa danbe dadku
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 3 жыл бұрын
Heesaha qaraamka la dhaho dadku waxsy u qabaan kuwii hore in qaraami la dhaho.kkk. War qaraamku waa heeso kooban oo siiqad gooni u Ah looo qaado..
@hyz2129
@hyz2129 3 жыл бұрын
Doesn't matter
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@axmedsahal7268 kkk waa runtaa wllo kkkk 😂😂😂🤣🤣😂😂😂
@hodanabdirahman2155
@hodanabdirahman2155 7 жыл бұрын
😥😥😥😍😍😍
@ebrahimibrahim8804
@ebrahimibrahim8804 9 жыл бұрын
xasuus baan dareemhy
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 8 жыл бұрын
Heesta dadku waxay uhaystan inay sahra axmed leedahay Lkn ogaada riwaayada iyo heesahaba original waxaa iskaleh fanaanadii xidigtii fanka sahra siyaad inkastoo labada gabdhood aanay kaladhicin Lkn hadana in lakala saaro Waa muhiim qofka heesta leh iyo qofka copygareeyay
@mohamedaden3046
@mohamedaden3046 8 жыл бұрын
warku wuu cad yahay!
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 3 жыл бұрын
Oo dadkaan dambe ma kala yaqaanan heesta hebel baa leh iyo hebel klaa leh kkk. Heestu ruwaayad dhan bay ka mid ahayd . Fanaanad sahro axmed markaan ayadaa ka madax ah.marka laga reebo actarka ruwayada xasan uurcade AUN..
@yasminquuruux2235
@yasminquuruux2235 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭
@yassinhassan4434
@yassinhassan4434 11 жыл бұрын
Walee Sahra Axmed wey ku ceeboowday Ribaayadan waxeey baxday FORA DI TEMO weyna keeni weyday codkii ay laheyd Xidigtii riwaayad dhigtay ee SAHRA SIYAAAD. waxey aheyd in ay iska deyso wey ku ceeboowday islaantan meesha
@taarproduction9952
@taarproduction9952 4 жыл бұрын
Qofjacayl lama noqdo way ii simanyihiin sahra axmed iyo sahra siyaad balse taariikhda dib u raac sahri waxay ahayd mucjisada fanka waxaanay ahayd gabadha heesaa adag lagulasoo baqo iyo sidoo kale ruwaayadaha oo ay ahayd jilinkeedu mid aad loogu daydo
@mustihaji97
@mustihaji97 4 жыл бұрын
Cunsuri xuno jaahil ah ayaa tahay oo qabiil ka hadlinayo. Sahra Ahmed waa boqorada codka magool ayay la siman tahay markasad nala hoos ordaysaa sahra siyaad oon u dhigmen
@ibraahimxasan9914
@ibraahimxasan9914 3 жыл бұрын
Xata hadad dhimatay hooyda Ana wasa beeday xuno cunsuriya tahaye
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 3 жыл бұрын
@@ibraahimxasan9914 walal ninkan ana aqan 6 sano ka hor buu geriyodey ee kadaa cayda. Alla ha ino wada naxariisTo
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@axmedsahal7268 bisinka oo sahra axmed wuuba ka geeri horeeyay saw laakiin inuu aflagaadeeyo may aheyn sahra axmed
If iyo Aakhiro 5/5
2:41
Jabuuti TV
Рет қаралды 163 М.
If iyo Aakhiro  1/5
7:27
Jabuuti TV
Рет қаралды 464 М.
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 17 МЛН
If & aakhiro.flv
8:39
Xildhiban Publications
Рет қаралды 73 М.
Kaban | Seynab Cige Maxamed - Hadda Ruux Is Barataan lyrics
10:23
Rageedii™
Рет қаралды 1,6 МЛН
Amina Cabdillah Ahun, Sahra Axme Ahun, Axmed Mooge Ahun & Cabdiqadir Jubba
12:56
Waa Arammi Caashaqu ,-Sahra Axmed Jaamac  iyo Kabankii Goobbe
6:10
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 107 М.
Ruwaayadii Habloow Hadmaad Guursandoontaan
24:26
Gurmad Tv
Рет қаралды 967 М.
1 KHADRA DAAHIR HEESTA 12 JEER IGU SOO LIGLIGATAA WITH LYRICS   YouTube
10:21
Heestii Yaa Garayska Kaa Fura Lyrics Aun Jangow Iyo Aun Sahra
9:25
laylis channel
Рет қаралды 563 М.
Waa riwaayadii Ragow aarsi haween u adkaysta markiina
46:07
Áwil Mawliid
Рет қаралды 109 М.
Sahra Axmed Jaamac & Axmed Yaasiin (BEERQAAD)
10:14
Tixraac
Рет қаралды 365 М.
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34