somali wa un somali plz inaga daya qabilka ♥️❤️🌹🌹❤️❤️♥️
@maaweeloiyomurti74973 жыл бұрын
Hhhh
@biibinur17713 жыл бұрын
Sax
@fawsiahassan3573 жыл бұрын
You right walahi
@omarr_neio61773 жыл бұрын
Qayowaynida oo qumana 😂🥰
@SuperExcuse3 жыл бұрын
Sax adeer waa runta 😉
@kowtharali43843 жыл бұрын
Mashallah brother my Allah raward you and your family👏
@mohamedosman683 жыл бұрын
وجعلناكم شعوبا وقبائل لتعارفو ان أكرمكم عند الله اتقاكم. لا فرق بين عربي ولا أعجمي إلا بالتقوى .
@Fatima-qw8yj3 жыл бұрын
Asc walalahy Soomaaliyeed Ramadaan kaarim fadlan iso boqoda illaahay muurad kina midigta haa niga siiyo inshallh 🙏
@bihiwadani21683 жыл бұрын
Idle yare waa wiil qalbi fiican walaahi
@wayraxyare94773 жыл бұрын
Gabadh gabooye ah halaigu soo qabto somaliyey samalida qaarna waa ka yaacan gabooyaha qarna waa radiyan sidayda waa dad Nasaba anu waan jeclahay halairadiyo gabadh gabooya anu wn aminsamahay ❤️🙏
@canbuurguleed88573 жыл бұрын
Manta ma goobeye ks dhigten waxa idinka liito somali way is baratey idinka wax idinka liito ma jirto waxaa meelkasta oo somali jogta waa ogahay realty am proud to be goobey ♡
@najma81983 жыл бұрын
Abdihafid mashallaah waa runti gabadhi somali badan badan wixi racin raga ajanbi maxa u ku wacan waxa laka yaba hooyad ama abaha ina u weedis tahay gabar loo diiday ama sharuudo laku xiray xaga shaqada ama qabiilka meeshi ku hadalin ama u hadalka qalbi u ka jabin wiilka soo alle ma joogo soo ma maqalayo waa cuqubo waxa midigan qofki janad laka waayo taan labada idile yare wuxu sheegay waa run culumaada matahay hada tirado quuran i sar waxa laku weedin lacaga yi u bartin quraan ina umada baran hadu xanuusanayan saran culumaada matahay joogo ama ha jeediyo maxadiro ama quraan ha ku baro ama ha ku saro inu qofka lacaga weediyo waa dabi alle maxa qiyamo xisaba yalo allow malita na bada badi siyasi iyo Culumada qabiilka ku naqamo iyo Siyasi qabiilka ku dhaqamo malita xisabad talo rabiyow na bada badi aamiin ya rabi ☝☝🤲🤲🤲
@zuzuqalbisafiyafamily38313 жыл бұрын
Mnsha Allah tabarakallah isoboqda wlalaha qalbiga oo igarsiiya Ramadan kan meel fiican insha Allah Ramadan Mubarak
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda🥰🥰🥰💙💙💙💙
@iloveallah86183 жыл бұрын
Wlh iidle yare markuu dhahy xiligii covid19 markan xafada xili saq dhaxe aan imadi oo caruur ta igu so or den wlh mel ba i xanunti 😒😒
@XOGMALGROUP3 жыл бұрын
Cabdi hafidòw niyad safi aa leedahay hdaaba iidle oo ku codsade oo aad aqbashe wlh inaba caadi mthd❤
@shamsoahmed54852 жыл бұрын
Marsha Allah Iidle yare Walaal qosol badan Allaha ku xafido
@Queen-ur2ri3 жыл бұрын
Iidle yare aan fiirsaday mana qoslin ben waye wlhi😂😂😂
@kanxgdgsa3 жыл бұрын
Maasha allah, Cabdixaafid hore u soco.
@ayuubyare73633 жыл бұрын
Wllhi abdihafid iidle kubaha iyo sunka ayan mid ka dhaha aniga hada waxan joga south afrika waxa kastam ii ah nin kuba iyo suuman ka sameeyo wllhi halsun ayaan malin ka dalbadan waxa uu iga seeyay lacag u dhigan ta $10! Hada aragto dadka deeganka sida ay ku sharfayan wllhi waad yaabay saa lkn anaga dadkayna sida layeelayo wllhi maficna
Manshaaallaah abdihafiid waa runtaa culumada ugu horeyso kala takorka umada in aan laguursan dadka qaar subxanaallaah alle ayaa mahadleh oo nawada abuur si isku mid ah oo aan nakala jecleyn xaga taqwada ayaa lagu kale sareyaa no nasab alxmdulillaah
@mohammedhussiehassan46893 жыл бұрын
Kan tolaayga tumaalka ah waa dad magaca ay mudnayeen ama abaalkooda meel looga dhacay, waa dad engineero ah, oo xushmad mudan,
iidLe Yare Waa dhalo Cadeey Waxba Ma QariYaqaan Runtana Kama Gambado
@khadarthousand18923 жыл бұрын
Bari inshallh soo da part two waan sugyna
@ismaaciilmuumin32663 жыл бұрын
War jareer gabdho qurux badan way heysatan gabdho kale marabno
@jhussain15073 жыл бұрын
Wow welcome back Idle yare
@Munomaxamud-zs4wu3 жыл бұрын
Hhhhhh kkk iidle caadi ma ahan ❤🤦♀️😆😆😆💕💕💕💕💯💯💯💯🇸🇴
@Nj23n3 жыл бұрын
Wallahi IIdle waxan ku dhihilaha bu ku dhahay Cabdi Xafidow waxan aad u jeclahay markad waresanesid qof wadanka qayamay ama shisheeye kal kaal ah saad dhiiga ugu karisid libaax muwadinimada Lagu shegayo wa inad qarankaga af iyo qalinba ugu hiilisa
@samsunga3samsungfl9453 жыл бұрын
illahay carururta haku asturo
@ibramoha73033 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 Wlhi ninka fuuny waye arkana ani number tageero wlhi ku ahay mr iidle yare
@abdirahmanahmed58803 жыл бұрын
Halidonaa gibidaa abdihafid Somali weyney🥰😅☝️👍
@cabdirahmansaladkilwe1553 жыл бұрын
Mudanr abdihafid waxaan daawadaa marka aad iidle mesha keento ee soo badi sxp
@@abdullahimahamud2487 Walal qaali dhag ha u dhigin. Somali waxa halkaas Iyo waxaa badey waa dhibta Iyo dulmiga aynu inagu isku hayno Waa bil Ramadaane Rabi Wayne waxaan inooga baryayaa inuu Inoo danbi dhaafo
@Layla67933 жыл бұрын
@@abdullahimahamud2487 Bisinka Walal xumaan uma arko. Caruurta aan Habaryarta u ahay baa ah Alhamdulilah
@maxamuudaskar83913 жыл бұрын
Mansha allh cabdi xaafid
@amirsharif91223 жыл бұрын
Wallaahi bilaahi agina waan siin lahaa hadduu yahay qof alle ku xiran marna ma ka shakiyeen. Wexey ka fiican yihiin qabiilada waaweyn ee ku jira qalbigooda aan la dagaalano reer hebel aniga waxaan ka dhashay qabiilada waaweyn waxaana ka jeclahay qabiilada la yaso waxaan aaminsanaya ninkii allah jono geeyo waa gob kii cadaab kalo waa madhibaan. Wabillahi towfiiq
@abdiroble25763 жыл бұрын
Wariyuhu su’aasha markii hore wuu ka argagaxay. Kedib buu is qabtay: Teebaa ka hadlee ku lahaa?
@dhawaaqlaheeyn71373 жыл бұрын
15:00 Waa Xaasid-nimo. Qof Qaluub madoow,. Un baa Sidii Somalida u dhaqma. Caalamka Tumaalada baa Ugu magac ween, La maal galiyaa👉Ilaa Magaalo Tumaal baa dhisa, Arooskaagana, Kabo Tumaal baad ku gasaa. Tumaal haduun jirin👉Suit lama xirteen. Lakiin Somalidu waa Cawaan, Gadka Artska ah iyo Dadka Fuundiyada ah beey, Xaasid nimo U abaaraan.
@mohamedmuhumed74243 жыл бұрын
Hhhhhh abdi xafid hadalka idle ayu ku hestaa 🤣🤣 hadalkisa wa funny
@Niceone_love3 жыл бұрын
Masajidka ciyaarta kadaa baa soo xasuustaa sheeqi danmark joogy
@mohamedhassan-yc2cw3 жыл бұрын
Gaaljecel waa qabiil weyn iidle kaftanka ka saar dadbaa run u qaadanaaya
Caloosha mase afka iidle yare gacan ayaan kuu tagey👏👏👏⚽️⚽️⚽️🏆
@ubaxqaran72203 жыл бұрын
Gaboye iyo jareer magacas way ka qaymo badan yahiin farshaxaniisteyal iyo fara yamoyin iyo wax so sara yaal iyo Injinroyin ah wlhi magacas xun halaga badelo cidas pleas waa dadka ugu gobsan ugu fican bani adamkana wax ugu wangsan waa qofka taqiga ah ee Ilaahey u dhow kas ayana wax dheer umada Qofka wax ku dheer waa kas alle ka baqa salada waqtigoda ku dukada Alle xusa walidkasi ka duceysto nabigisa ku saliya Quranka aqrista laga aman hella u naxariista noola walba 4.5 waxa dhibka somali ka tagan waye iyo kitaabka o nalagu xukumeeyan kitaabka hanalagu xuukmo
@zahraibrahim57793 жыл бұрын
Ayyyy iidle yare🥰mrkle another level
@Yfarah13 жыл бұрын
My stomach hurts listening to this the problem is the lack of strong institution
@mklsl36633 жыл бұрын
Suaasha nuucaas ah in lays waydiiyo ayaabo qalad ah maxaa yeelay kama dugno somalida kale