No video

IIDLE YARE HEESTII ( LIIBAAN MALEH ADUUNYADU ) with LYRICS

  Рет қаралды 241,835

SUGAL LYRICS

SUGAL LYRICS

Күн бұрын

Пікірлер: 96
@kaltumoabdullahi5398
@kaltumoabdullahi5398 5 жыл бұрын
Allow labadi isjecel isu sahal aamin
@ladancraxmaanladancraxmaan5906
@ladancraxmaanladancraxmaan5906 5 жыл бұрын
aamiin aamiin aamiin aloow jecelkeyga iisahal 🤲🤲🤲🤲😭
@mumtaasjamaal5628
@mumtaasjamaal5628 4 жыл бұрын
Aamiiiin amaiin yaa rabi
@caraalechannel3835
@caraalechannel3835 3 жыл бұрын
A wlhi hadaa haysatoh qofku jecel Aduunka khayrkaa uma liicaysidnh anuh Hada waxaan jiraah 21 sanoh. Alx anigoo 13 jir ah ayaan is baranaynah Ka dibnah anagooh afar sanoh is jecel ayay dabada u dhoofataynah ka dibah Sidii ayaan isu jecel nahay anagoo aad u kala fog alx hada 8 sanoh iyo 6 bilood ayaan wada sheekaysanynah anah waan jeclahay oo waxaan balan ku wada galnaynah inaan I guursanoh inta nolosha ka.dhimanh aan wada noolanoh Insh allh wllo hanaloo soo duceeyoh inaan wada noolanoh inta noo dhianh
@nawalnalka6366
@nawalnalka6366 2 жыл бұрын
6month kadib reply kusoo galay siday ahaatabo inaad isla joogtaan wali ayaan filayaaa waana jeclhy dadka marwlba sidiina cml isku eh ❤️❤️❤️isku waaro cadowga neh ilaahay idinma jabiyo
@OMAARKA
@OMAARKA 2 жыл бұрын
Insha allah Wada noolada hadii aad sii noolaataan ❤
@caashaqalbi372
@caashaqalbi372 2 жыл бұрын
Wada noolade
@user-il3eh7di9y
@user-il3eh7di9y 9 ай бұрын
I.a wada nolada❤
@AmazedBywacan
@AmazedBywacan 5 ай бұрын
Laba sana kadib baan reply kuso galay waxan rajenaya inad ku guuleysateen jacelkaga hadad wali çalaf isku helina Allah idinku guuleyo asaga awoodiisa badane.
@amiishhussen8407
@amiishhussen8407 4 жыл бұрын
Liiban maleh aduunyadu lkn kaama filanayn😭😭 2bilood ka hor xalad xun aan KU jiray qalbiga I holcayey see hada alx xoga wan ficanahay alxamdulillah 😍
@bilicdumar7403
@bilicdumar7403 3 жыл бұрын
I am so sorry macanto Allah qalbiga ku qabojiyo qalbiga ii danqadey caku rag ku sheega somalida
@amiishhussen8407
@amiishhussen8407 3 жыл бұрын
@@bilicdumar7403 aamiin aamiin qliey Alxamdulillah hada wan fiicnahay mhd sanid qli
@falastiinkamaal6141
@falastiinkamaal6141 2 жыл бұрын
Abyo mcn wan ku rabaa please 🙏 arin kaa leeyahay qaladna ha ii fahmin gabar ahay xbbty please
@falastiinkamaal6141
@falastiinkamaal6141 2 жыл бұрын
@@amiishhussen8407 abayo mcn 🥺🥺
@CodeygaYare
@CodeygaYare Ай бұрын
Zxb iska dulqaado dumarka sanad kajiro goan maleh zxb mcn 😢3bilkahor xanuunka rafaadka maray hadaan so xasuusto wan iska ilmeya waligay qofdumara uma il men lkn gawadhaan waan uwalan tagay caku ciil badan lkn wax dami malahan eleen abaheed aya ku qasbay 😢💔
@hanamohamed790
@hanamohamed790 4 жыл бұрын
5 bishi 4aad 2020 ayaan dawanaya manta ma jirto malin ay igaga xanun badanthy wayo dadku ma laha wax la aamino iyo wllnimo toona 😭😭😭😭
@mahamedmohamudyusuf2506
@mahamedmohamudyusuf2506 4 жыл бұрын
Way Hagaagaysa wll qli😭😥👊🤴
@hanamohamed790
@hanamohamed790 4 жыл бұрын
@@mahamedmohamudyusuf2506 wlky mahamed mohamuud yousuf👏hyh wllo adina iso duce Wll karamysan😥👏🙏
@najaxbashiir9321
@najaxbashiir9321 4 жыл бұрын
Sorry 😭😭😭
@mahadalimohamed1820
@mahadalimohamed1820 4 жыл бұрын
Walashey dadkoo dhan isku mid maahin hadii lagu xumeyay dhibka waankula darensanhy qofna inaadan ujabin aan kuurajeynaa in.sh
@sugallyrics7564
@sugallyrics7564 4 жыл бұрын
@Hana mohamed insha allah waxaan rajeynaa inuu xanuun ku dhaafay haduu jirina insha allah wuu kaa dhamaan badal fiican ayaad helee IA
@yaxyebigil7382
@yaxyebigil7382 2 ай бұрын
Caawa 😢 oo ay taariikhdu tahay 2024/6/4 cidlo dareemooya
@fatushcadey6054
@fatushcadey6054 5 жыл бұрын
Allow alle labo isjecel allow hakala geynin
@qalbi_M
@qalbi_M 2 жыл бұрын
Qisadeena illaahy baa og, nolosha kuma Xumeyso wlhi jaceylkagi naxriistaadi iyo hadaldii macnaa mar kasta wxey ii horseedi jireen nolol mcn iyo inuu jirin ba axad kaa naxriis bdn, Durufa nakala wady mooyo si naba kuuma xumeyn karo 😭❤
@caashaqalbi372
@caashaqalbi372 2 жыл бұрын
Alle haw aqbalo ducada
@drszamzamdahir6762
@drszamzamdahir6762 3 жыл бұрын
Xanuuunka aaan dareemay wlhi mala maleyn karo anooo iloooway qofkaaz hadana boog baaa i danqaty wlhi Illhow rabiyow wax dhiba ha tusin ooo danbiguu iga gly ha u ciqaaabin 😢
@sugallyrics7564
@sugallyrics7564 3 жыл бұрын
sorry walashey badalkiisa ayaad helee! IA
@abdiman1164
@abdiman1164 3 жыл бұрын
caku maqluuqu kala wanaagsan.
@maxameddaauud4176
@maxameddaauud4176 Жыл бұрын
Alle qalbiga hagu qaboojiyo wllshy
@maxameddaauud4176
@maxameddaauud4176 Жыл бұрын
Ax ax alle wax khayr qaba haku siiyo wllo
@ahmedmohammed8811
@ahmedmohammed8811 Жыл бұрын
Alla wacanidaa adoo kale yaahelaba Ex kaagii bad waliba illahay ubaryaysaa 🙏❤️
@MohamettHayne-ui5wg
@MohamettHayne-ui5wg 2 ай бұрын
14.03 duhurnimo laxowga caasha 😢
@ifrahali7815
@ifrahali7815 4 ай бұрын
Laxawga Cashaqa kama ladnaanine Laabtan kugu hayaa wali 😭😭😭💔💔
@somaliforextrader638
@somaliforextrader638 4 жыл бұрын
Hestan qof aan jclhy ku xasuusnaya anoo of inee jcl bena ii wado hadane NAFTA ku sasaba 😭😭😭
@maxamedilkaweyne4407
@maxamedilkaweyne4407 4 жыл бұрын
allow haka kala geyn labo is jecel aamiin
@faysalqaan9909
@faysalqaan9909 5 жыл бұрын
Liban malaha adunyada lkn kama filenen😭
@abdirahmanmohammed5216
@abdirahmanmohammed5216 4 жыл бұрын
Lama Amaanin Erayadaadii Waxaan La Ooyaaa hahahah Lagama Maarmo Walaalnimo Lama Xumeeyo Qof Kujecel Lama Ilaawo Barashadii Macaaneed
@indhibaatoigufilanfaraqaan8189
@indhibaatoigufilanfaraqaan8189 4 жыл бұрын
Heestan qofkii iso galay farmaaajo iyo khyre wixii ku dhacay uso gashay like ta i saar😂😂
@ikraanapdirihmaan8349
@ikraanapdirihmaan8349 4 жыл бұрын
😂👆🤣
@muhyadiinsayid9646
@muhyadiinsayid9646 4 жыл бұрын
Hhhhhhh
@xuseenmaxamed6766
@xuseenmaxamed6766 3 жыл бұрын
Jcl ka ma ahaan ciyaar lki datba waxa kadhigtee ciyaar io kaftin qof welbi wuxuu ogaana markiis ileen hora looyir nafsi muslin mahurdoo man harsadoo anigan maanta ayaa iheeysataa anigo weligeey qalbi banecaadan ugu cayaarin ayaa maanta ila taalaa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😫😫😭
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 2 жыл бұрын
1.9.2022😑02:30 Habeenimo Yaa ila dhagaYsan 😞💔
@yasminasaed8291
@yasminasaed8291 4 жыл бұрын
Igaddaa luggooyada la'aantaa ma ladayee😭😓😢😢
@axmeddeeqfaarax1122
@axmeddeeqfaarax1122 29 күн бұрын
Laba ruuxoo is jeceloo la isku xantaa ahayne, Liibaan maleh Aduunyadu 😢laakiin kaama filaneyn🥹 Caawa ay taariikhdu tahay 31/7/2024 saacadu tahay 4:34 habenimo xaaladeyda illaahay uun baa og😢
@amaalapdilahi7352
@amaalapdilahi7352 5 жыл бұрын
Liiban male aduun yadu lkn Kama filanayn😭😭😭😭
@neerfisadaawe9300
@neerfisadaawe9300 3 жыл бұрын
Walaahi waa run😭😭😭😭
@AyaanFaarax-yp2kj
@AyaanFaarax-yp2kj 2 ай бұрын
6/6/2024 23:51 Habenimo 🥺💔 Libaan Maleh Aduunyadu lkn Kama Filaneyn 😭💔🤲
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
Liibaan maleh aduunyadu. Laakiin kaama filaneyn😌
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 2 ай бұрын
So Sad Murugo iyo qalbi jab ayaan dareemaya iyo gubasho dhanka Qalbiga ah AX AX AX Maxaa ka xun adoo gabartii aad jeclaaty ay ku nacdo
@ashaluuladoontiiallechunel7353
@ashaluuladoontiiallechunel7353 Жыл бұрын
Waaw m.a saas waye iidle one love sobadi wll hesahaha iidle yare
@abdirahmanosmnmuniir4195
@abdirahmanosmnmuniir4195 3 жыл бұрын
Heestaan markaan soo xasuusto waxaa igu soo dhaco ruux ifka isku jecleen balse arin daruuf awgeed aan u waayay caku jecel Lamaano is rabo lsku hirtaan aheyn Iga daa lugooyada la aanta maladaye 😭😭😭
@anashasan7763
@anashasan7763 5 жыл бұрын
Mistr calooleey iidle tagero qaas ah waa aniga kkkkkk karali oqo
@muunacateye1291
@muunacateye1291 2 жыл бұрын
30 oct 2021 8:58pm🥺🥺🥺lagam marmo walalnimo
@falastiinkamaal6141
@falastiinkamaal6141 2 жыл бұрын
Lama xujeeyo qof ku jecel 🥺💔🥺
@aliyaahabasheikh4643
@aliyaahabasheikh4643 4 жыл бұрын
2020 bisha 6 /31 ayaan dhawanooyaa waliba anoo qiyaanay qof I jecel oona lugooyay oona kusameyay wax uusan iga filaynin lkni markuu iga tagay ayan ogaaday inaa wax xun sameeyay
@abdirimohan3186
@abdirimohan3186 4 жыл бұрын
Jecel ciyar makudamatho Igu sonoco kudeh noh and next time don't do such stuffs again
@sugallyrics7564
@sugallyrics7564 4 жыл бұрын
Oh 😌ma aadan ogayn dareenka iyo jaceylka uu kuu qabo Balse Adiga dheel iyo wac fudud kuu ahayd iska ilaali next time
@salmabila6099
@salmabila6099 3 жыл бұрын
ani bay cawa I haystaa taasi 😭
@bilicdumar7403
@bilicdumar7403 3 жыл бұрын
@@salmabila6099 bisinka abayo adna ma cawa wadada ku qulqul lagu yiri so sad walahi Allah badalkiis haku siiyo kana fiirso next time rag ku sheega somalida
@salmabila6099
@salmabila6099 3 жыл бұрын
@@bilicdumar7403 haaa 😥😥
@saddamdirie1285
@saddamdirie1285 Жыл бұрын
qofku jeceL adnah aad jeceshay markaa haysatoh wx kawacan ma jiroh wlhi runtii heskasto jaceLah markan arkoh dar iLahy u iLmwYh waayoH wxn haystaa qoftii aan dunida ugu jecelah yadnah igu jecelayd waxn la sheekaysanyh 6 sanoh hadanh wan is qabnh ciYlnah way ii dhashy sidiinah isku jecelahy daqiiqad hadan kala maqnanoh wan u xiisah😢
@abosto4640
@abosto4640 2 жыл бұрын
STill 2022 dhaqydta✌🏾
@sahramohamud4896
@sahramohamud4896 4 жыл бұрын
Liibaan maleh aduuunyadu lkn kaama filaneeen 😌😢💔
@yoonisabdirahmanmohamudbuz8029
@yoonisabdirahmanmohamudbuz8029 Ай бұрын
Askari jeceel magala waa been caawa baan la ilmeenayaa wlhi bilaahi talaahi .. saabiriin mcney ilaahy ka cabso nabsi baa iga galeesaa 😢😢 Mcn bdn miyaa kaa is taahla sidaan pls
@kaldeeqa2363
@kaldeeqa2363 2 жыл бұрын
Laxowga caashaqa kama ladnanine laabtaan kugu hayaa weli😓😢😢💔 Fri,8 Oct 2021. 14:11P.m
@fahmobashir5908
@fahmobashir5908 4 жыл бұрын
Allow lawadii isjecel isku sahal😢
@axlaancadey4541
@axlaancadey4541 3 жыл бұрын
Heestan cida horre u qaaday ila wadaaga
@najiofficial6219
@najiofficial6219 3 жыл бұрын
Lagama marmo walalnimo lama xujeyo qof ku jecel
@neerfisadaawe9300
@neerfisadaawe9300 3 жыл бұрын
Wallahi waa run 👍👍👍
@hibaaqqurux1438
@hibaaqqurux1438 4 жыл бұрын
Liban maleh adunyadu lkn kama filaneyn
@xamdaqueenchannel3373
@xamdaqueenchannel3373 5 жыл бұрын
IGA daa lugoooyada LA.aantaa maladayee
@ikran3498
@ikran3498 5 жыл бұрын
😌laaabtan kugu haya weli
@sugallyrics7564
@sugallyrics7564 5 жыл бұрын
Ma hubtaa lol Subscribe dheh
@ikran3498
@ikran3498 5 жыл бұрын
Wxn hubin ma shgo😎
@xalimosacdiyo5976
@xalimosacdiyo5976 5 жыл бұрын
liibaan ma leh aduun yadu lkn kaama fila nayn
@amoulxazzan2865
@amoulxazzan2865 4 жыл бұрын
Liiban maleh Adunyadu lkn kam filaNayan😒😒😰
@farxiyadaahirmuze3953
@farxiyadaahirmuze3953 2 жыл бұрын
So hurting😭💔🔥
@maryandiini7140
@maryandiini7140 5 ай бұрын
Liban maleh aduunyadu lkm kaama filaanen🥹
@haboonmohamed6801
@haboonmohamed6801 4 жыл бұрын
"igadaa lugooyada la aantaa maladayee"
@HAlASEY
@HAlASEY 5 ай бұрын
Kalin kama filanena 😢
@shifasheka8710
@shifasheka8710 3 жыл бұрын
budhcad heesod ninkani wixii su waa xatooyo
@sumeyaabdi4442
@sumeyaabdi4442 3 жыл бұрын
22/02/2021 mlin bey ahyd hda alxm
@ruqiyojamac9102
@ruqiyojamac9102 3 жыл бұрын
Dhibatadan anige i hesata hda
@maxamedilkaweyne4407
@maxamedilkaweyne4407 4 жыл бұрын
lama xujeeyo qufku jecel
@UgbaadKawir-yt4gb
@UgbaadKawir-yt4gb 10 ай бұрын
Iidle yare ❤️💞💕💋💝💘💍🌹💋
@abdifitahdiriyeq8062
@abdifitahdiriyeq8062 Жыл бұрын
Iga daa lilugooyadaa Laaantaa ma ladaayr😢
@somaliforextrader638
@somaliforextrader638 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@fatushcadey6054
@fatushcadey6054 5 жыл бұрын
Hahaha
@abdirahmanmohamud9713
@abdirahmanmohamud9713 5 жыл бұрын
Kaama filaneynin
@sadiq07
@sadiq07 3 жыл бұрын
🥰😍🥺🥺🥺
@axmedosmaan9458
@axmedosmaan9458 5 жыл бұрын
😍😍😍
@najiofficial6219
@najiofficial6219 3 жыл бұрын
Lagama marmo walalnimo lama xujeyo qof ku jecel
@hamdabashirnour8573
@hamdabashirnour8573 4 жыл бұрын
Laxagowga kama ladnani wali labtan kugu haya wali
IIDLE YARE HEESTII WAX DHINTAAD KA SAMIRTAA VIDEO LYRICS 2021
5:54
Hanad 143 Lyrics
Рет қаралды 60 М.
I Took a LUNCHBAR OFF A Poster 🤯 #shorts
00:17
Wian
Рет қаралды 8 МЛН
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 28 МЛН
КАКУЮ ДВЕРЬ ВЫБРАТЬ? 😂 #Shorts
00:45
НУБАСТЕР
Рет қаралды 3,5 МЛН
Lafoole Heesti Ruun
9:04
Kozar yare officail
Рет қаралды 7 МЛН
Iidle Yare 2018 HEES CUSUB KAAMA FILANEYN OFFICIAL VIDEO
5:43
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 948 М.
Kaama Filaneyn
5:43
Iidle Yare
Рет қаралды 10 М.
HEESTII (ADUN BAA DARAADAA) ABDIJABAAR AL-KHALIIJI
4:21
SUGAL LYRICS
Рет қаралды 807 М.
IIDLE YARE  | ARAGEENA | Official Music Video 2019
4:26
Iidle Yare
Рет қаралды 506 М.
Heesta Onkod - BOQOL - Hees Qoran
5:57
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 10 МЛН
Iidle Yare |Calaacal wax kuuma keenee |Home of Lyrics
4:50
Capitano Official
Рет қаралды 42 М.
XARIIR AHMED HEES CUSUB LILAAHI BAAN KUU QABEE (LAALEEY) LYRICS 2018
5:56
I Took a LUNCHBAR OFF A Poster 🤯 #shorts
00:17
Wian
Рет қаралды 8 МЛН