Maxamed Xasan Barroow iyo Shankaroon Axmed Sagal - Mayaan Deeq kuu hayaa (Hees Kaban)

  Рет қаралды 419,198

Ik Hajji

Ik Hajji

Күн бұрын

Пікірлер: 72
@aminajafar1987
@aminajafar1987 11 ай бұрын
AUN MAXAMED XASAN BARROW"" DEMBIGIISANA ALLAHA DHAAFO"" QABRIGA"ALLAHA U NUURIYO~ EHELKIISA & CARUURTIISANA & UMMADA SOOMAALIYEEDNA SAMIR IYO IIMAAN ALLAHA KA SIIYO---AAMIIN AAMIIN
@cabdimaxamed-ve4pp
@cabdimaxamed-ve4pp 3 ай бұрын
Wanu jogna haben sabti ah 28 6 2024 waxa ila joga saxibady mahamed qorane io maxamuud saalax ladane goobtu wa oog gobolka sool
@mohamudibrahim6558
@mohamudibrahim6558 2 жыл бұрын
Waxaa cajiib ah sida hal abuurka uu laba qof Iska soo hor jeeda isaga dhigi karo oo weliba mid waliba wax macquula ku doodayo mana garan kartid labada qof midka uu isaga la jiro
@maxamedcabdiwahab-qq9bn
@maxamedcabdiwahab-qq9bn Жыл бұрын
Waa hibo eebo siiyey oo kasoo maaxan maskaxdooda cajiib weeye runtii murti miidhanbay ahaayeen ragii hore
@maxamedmaxamuud4254
@maxamedmaxamuud4254 3 жыл бұрын
waxaan dhagaysa nayaa 1.bishii 10. 2021 maalin jimce aniga iyo sxb axmed gacmey oo jooga bacaadweyn gobolka mudug puntilaand
@nabardaarshe6276
@nabardaarshe6276 11 ай бұрын
Maxamed xassan barrow Alla yaraxma, caawo oo ah Tue, 7 November 2023 ayuu ku xijaabtay Nairobi Kenya rabbi Qabrigiisa how nuuro.
@SomaliLandViews
@SomaliLandViews 11 ай бұрын
Allah ha u naxariisto
@dahirabdi2276
@dahirabdi2276 7 ай бұрын
Hasan brow ilahay haw Naxaristo inaga daba naxaristo
@hibaaqahmedduale9677
@hibaaqahmedduale9677 5 ай бұрын
Waxan dhagaysanayaa 28 bishii 4/2024 malin axada si darèena ayn u dhagaysanayaa Jcylow😢
@abdilaahihussencg9169
@abdilaahihussencg9169 5 ай бұрын
Anigun waxan ka danabeey hal maalin 29.04.24 waalo ayeesan hayen maalintii koobad dhageeyesto
@hassanali4184
@hassanali4184 2 жыл бұрын
bidaari sibiq ayay ku gasha riwaayadii la odhan jiray ayay ku jirtay heestani waa eryadii hassan ganey
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 3 жыл бұрын
MURTIDIYO MAANSADAAD NALA WADAAGTAAN! NA MAQSUUDISEE! MOWLUHU NAAR IDINKA XOREE AMIN!
@ikhajji
@ikhajji 3 жыл бұрын
Mahadsanid walalo. You're a long time subscriber. Thank you.
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Aamiine mawaxasd kubiirtey qolooyinkii been hsnuuniye
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
@@ikhajji thanks haji
@abdirahmanahmed3526
@abdirahmanahmed3526 11 ай бұрын
Alle haunaxaristo moxamed Hassan barrow
@dahirabdi2276
@dahirabdi2276 7 ай бұрын
Waa heesti ugu barow qadan fiican shankaroon Ahmed sagal
@JamalMahmuùd
@JamalMahmuùd 11 ай бұрын
abaan qaaliya xasan ganay
@zulthankageeska9054
@zulthankageeska9054 Жыл бұрын
Wax maqan mowdbaa ka dhow eesh calaaaa hees maxamed xasan barow iyo shankaroon axmed sagal
@mahadhersi21hersi70
@mahadhersi21hersi70 2 жыл бұрын
Cajiib waa fankii xalasha ahaa Maxamed Xasan Barow & Shankaroon axmed Sagal
@MaxamuudXuseen-fs4jg
@MaxamuudXuseen-fs4jg 11 ай бұрын
Allah ha unaxariisto maxamed xasan barow
@maxamedmaxamuud4254
@maxamedmaxamuud4254 3 жыл бұрын
maalmihii qaar baa danbeeya hees waqtiga ka turjumeysa iyo waayaha
@khadarmaxamuud1235
@khadarmaxamuud1235 Жыл бұрын
Alaw cimriga u siyaadi abwaanka aduun magacbaa kahadhaa Ifkana.malmo.ha moodine
@abwaaniidlechannel5891
@abwaaniidlechannel5891 2 жыл бұрын
Waa hameen hameenada alle kamida afrikada bari waa 2:35 habeenimo Misaanoofaraha eeg shantaa meelqudha kuyaaloo
@ayaanleaxmed1435
@ayaanleaxmed1435 2 ай бұрын
abwan waxa weeye shaanta miin quudha ku yaal
@jimalemohamed68
@jimalemohamed68 11 ай бұрын
Barrow 7/11/2023 ayuu ku geeriyoday Nairobi alle haw naxariistee
@shariif3040
@shariif3040 2 жыл бұрын
hoyadi uma ogolan sido xalaal ugu noqon
@maxmuudfaarax6340
@maxmuudfaarax6340 Жыл бұрын
Naanays kuumeel matiyo maahmaah yaykuraacine
@ashaabdillahi3536
@ashaabdillahi3536 Жыл бұрын
Made in somaliland xasan geney 🤍💚❤
@aminibrahim8360
@aminibrahim8360 Жыл бұрын
Kkkkk Haa
@shaafijeyte9021
@shaafijeyte9021 Жыл бұрын
@ashaabdillahi3536 fanka haddii la qabyaaladeeyo waa fool xumaadaa, hadda erayadaas oo qaleel ah kaligood macno wayn ma sameeyeen haddaan Goobe laxan macaan ku suugeeyeen Barrow iyo Shankaroonna aysan codkooda macaan ku qaadi laheyn kabanka Goobena u garaaci laheyn, Xeylena boongaha u garaaci laheyn ku darsoo Goobe, Xeyle iyo Barrow waa reer Koonfur , Shankaroonna waa Soomaali Galbeed, intoodana waa Hawiye cid ku faan faantana ma jirto oo waa fanaaniin Soomaaliyeed. Marka fanku wuxuu ku qurux badnaa markii Soomaali weyn mid ah wada sameyn jireen.
@XusenMaxamad-je6uq
@XusenMaxamad-je6uq 10 ай бұрын
waw wayo wayo
@MahamuudfaaraJaamac
@MahamuudfaaraJaamac 7 ай бұрын
Maalmihii qaarbaa dambeeyee
@Wilad463
@Wilad463 10 ай бұрын
𝖠𝗅𝖾𝗁𝖺𝗐𝗇𝖺𝗋𝗂𝗌𝗍𝗈 𝗆𝖺𝗑𝖺𝗆𝖺𝖽 𝖻𝖺𝗋𝖺𝗐
@moogemooge3836
@moogemooge3836 3 жыл бұрын
Waa hees macaan aad iyo aad
@mohamedshire5355
@mohamedshire5355 3 жыл бұрын
hhhooklilìllioiillllolllolloooololloooòollolloho
@muktargurei2474
@muktargurei2474 2 жыл бұрын
Majiran dadki murtida ku sadalin jiray whtiga qaar danbeya wa runtii hada mxy wadan dabda rux dhqan shishiye
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Gooobe
@xasanxuseen9897
@xasanxuseen9897 2 жыл бұрын
Waa fanaani8ntii la hubay
@xasanxuseen9897
@xasanxuseen9897 2 жыл бұрын
Waa dhab bidaari sibiq Bay kugu gashaaa
@shukri-3048
@shukri-3048 Жыл бұрын
Abaan xasan ganey
@Hawlomediapro
@Hawlomediapro 3 жыл бұрын
Miisaano faraha eeg shantaa meel qudha ku yaalll
@ayaanleaxmed1435
@ayaanleaxmed1435 Жыл бұрын
Waa.miisaano.faraha eeg shantaa miin quudha ku yaal waye wll hawlo
@NajaxCabdi-m2c
@NajaxCabdi-m2c 3 ай бұрын
Team messi
@xasanxuseen9897
@xasanxuseen9897 Жыл бұрын
Waa xikmad dhaba
@leylahilowle2168
@leylahilowle2168 4 жыл бұрын
WOOOOOOW.
@mohamed88466
@mohamed88466 2 жыл бұрын
Tii waalnayd ee hawiye waa tan hhhh
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Жыл бұрын
Aun Shankar on acmed sagal
@leylahilowle2168
@leylahilowle2168 4 жыл бұрын
MAXAMED XASAN CALI BARROOOW.
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Maalmihii qaarbaa danneyee maslmihii weeygu dhadhsntey heestuye ysa ila qaba nicnaheeda mahadsanid
@alkaawale1132
@alkaawale1132 3 жыл бұрын
Maansha aLaaah
@MaxamadAdaan
@MaxamadAdaan 5 ай бұрын
Xamse and 6
@MaxamadAdaan
@MaxamadAdaan 5 ай бұрын
QWUWHEUEYE SAID THAT THE GOVERNMENT HAD TO PAY EYED BY A GREAT DEAL
@shariif3040
@shariif3040 2 жыл бұрын
anago waxan haysana dinti khdar idinko ma ko been aburashadi moussa
@maxmuudfaarax6340
@maxmuudfaarax6340 Жыл бұрын
Xasan ganay
@MohaaAlii-nh2rl
@MohaaAlii-nh2rl Жыл бұрын
War ninkaan ilaa waa fanan hore waxaanba umalayay dadka danbee
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 2 жыл бұрын
shankarooon maahan gabadha hestan qaadaysa ee dib isugu noqo waa gabdha layiraahdo haldhaa nagaceda ma xashusto
@moharon3676
@moharon3676 2 жыл бұрын
Marna shankaroon ayaa la qaada marna haldhaa
@nuur3272
@nuur3272 2 жыл бұрын
Waa khankaroon Ahmed Sagal.
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Maxamadoow malaha waxba siya qabooba jiro waa loo kabada mar iyo mar.haldhaa maahee shakaroon bal dib hade waa dib isugu noqo mahadsanid
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
@@nuur3272 yees shakaroon dheh afkaaga casno lagu hee hade lagu qabey
@nuuradiinmohamuud3364
@nuuradiinmohamuud3364 Жыл бұрын
Shankaroon waaye markaan
@maxmuudfaarax6340
@maxmuudfaarax6340 Жыл бұрын
Bidaari sibiq bay kugu gashaa
@abokorkanadiofficial2841
@abokorkanadiofficial2841 3 жыл бұрын
Dhako
@MaxamadAdaan
@MaxamadAdaan 5 ай бұрын
DO YOU WANT THE OTHER KFC TO TAKE YOUR TIME AND
@Wilad463
@Wilad463 10 ай бұрын
𝗄𝗄𝗄𝗄𝗄
@NajaxCabdi-m2c
@NajaxCabdi-m2c 3 ай бұрын
Team messi
Maxamed Adam Dacar Iyo Shankaroon Axmed Sagal Iyo Heesta "HA ILOOBIN GOBANIMO"
13:39
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 23 МЛН
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 109 МЛН
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 8 МЛН
Heestii Igu Dheerida Lyrics Xasan Adan Kabankii Aun Jiim
10:57
laylis channel
Рет қаралды 1,4 МЛН
Shankaroon Axmed Sagal & Maxamed Mooge ahn | Allahayow Nin Daacad
10:41
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 362 М.
AXMED GACEYTE IYO SAHRA YAR  GOCOMADA HA II JARIN  TOP SOMALI HEES
11:46
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 1,1 МЛН
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,6 МЛН
Xulka heesah khadara daahir cige heeso ad uu macan oo Ań kala dhicin
1:01:13
Axmed Yasiin Digfeer & Siraad Cabdale
16:50
Hal Abuur channel
Рет қаралды 115 М.