Gacal iyo Gayaan - Khadra Daahir iyo Axmed Cali Cigaal Kaban

  Рет қаралды 209,493

Ik Hajji

Ik Hajji

6 жыл бұрын

Gacal iyo Gayaan - Khadra Daahir iyo Axmed Cali Cigaal Kaban
Riwaayadii Jin iyo Jacaayl Abwaan Xasan Ganeey iyo 1976
Noocyada kale oo Heestani Halkan Hoose riix:
• Axmed Cali Cigaal iyo ...
• Geedigaa Hayaankuuba -...
• Khadra Daahir Cige iyo...
• Khadra Daahir Cige iyo...
• Khadra Daahir iyo Axme...

Пікірлер: 48
@indheergaradwaxweydii8656
@indheergaradwaxweydii8656 4 жыл бұрын
Hargeisa 6.33 Sanadka.24/01/2020 Please like cida iga dambeysa
@abdiomar5270
@abdiomar5270 Ай бұрын
Hessti gacal iyo gayan waayo waayo
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Ай бұрын
#Hees xusid mudan #Khadra: geediga hayaankuba goor gaaban adigoo guri waayay laga baxay iyo ood aad gurataaba iyo ood aad gurataaba gabalkiina kuu dhacay dhirtaba geed aan la jarin iyo ogoow lama garaacaan go’i waaye inuu jiro go’i waaye inuu jiro gar Allee dadkuna qaar waa sidaa geddaasoo mar haddaynu nahay gacal marna ahay gayaankaa gaar ahaanna caashaqu guudkaaga igu xiray garashada xusuusoo i sii gacan walaalnimo #Axmed: gudgudaha hillaacuba go barwaaqo oo da’ay godlayihiin daruuruhu iyo dirir aan gaagixin iyo dirir aan gaagixin goglan tahay xareeduna dhulkaba meelo gawaanoo ogoow geedo soo bixin go’ i waaye inuu jiroo go’ i waaye inuu jiro gar Allee dadkuna qaar waa sida geddaasuye gar Allee dadkuna qaar waa sidaa geddaasuye Gasariira ha noqonnine mar in aynu nahay gacal Gasariira ha noqonnine mar in aynu nahay gacal marna tahay gayaankey labadaaba garansani kuna guursan maayee taasaad niyada gelin #Khadra: marti goorxun socotaba gurigaaga oo maran adigoon gasiin hayn iyo gaabanow ari iyo gaabanow ari geeluna irmaaneyn dadkaba gobol aan la qadin iyo ogoow gibil ma daadshaha loo gowracaa jira ha gafine ujeeddadu waa sida geddaydoo mar haddaynu nahay gacal marna ahay gayaankaa gaar ahaanna caashaqu guudkaaga igu xiray garashada xusuusoo i sii gacan walaalnimo Axmed: Hadalkeena googaa #Axmed cadalee ha gelinene aniguba gantaallahu haddii ay ku gaareen haddii ay ku gaareen gacan baan ku siin lahaa galladdiyo nasiibkuna ogow gaadmo iyo orod midna laguma gaaree midna laguma gaaree gar Allee dadkuna qaar gar Allee dadkuna qaar waa sida geddaasuye Gasariira ha noqonnine mar in aynu nahay gacal Gasariira ha noqonnine mar in aynu nahay gacal marna tahay gayaankey labadaaba garansani Kuna guursan maayee taasaad niyada gelin Erayad heeta oo dhan: #Khadro geediga hayaankuba gu’ barwaaqo adigoo guri waayay laga baxay iyo oodd aad gurataaba iyo ood aad gurataaba gabalkiina kuu dhacay dhirtaba geed aan la jarin iyo ogoow lama garaacaan go’i waaye inuu jiro go’i waaye inuu jiro gar Allee dadkuna qaar waa sidaa geddaasoo mar haddaynu nahay gacal marna ahay gayaankaa gaar ahaanna caashaqu guudkaaga igu xiray garashada xusuusoo i sii gacan walaalnimo Axmed gugudaha hillaacuba #Axmed go barwaaqo oo da’ay godlayihiin daruuruhu iyo dirir aan gaagixin iyo dirir aan gaagixin goglan tahay xareeduna dhulkaba meelo gawaanoo ogoow geedo soo bixin go’ i waaye inuu jiroo go’ i waaye inuu jiro gar Allee dadkuna qaar waa sida geddaasuye gar Allee dadkuna qaar waa sidaa geddaasuye Gasariira ha noqonnine mar in aynu nahay gacal Gasariira ha noqonnine mar in aynu nahay gacal marna tahay gayaankey labadaaba garansani kuna guursan maayee taasaad niyada gelin #Khadra: marti goorxun socotaba gurigaaga oo maran adigoon gasiin ahayn iyo gaabanow ari iyo gaabanow ari geeluna irmaaneyn dakaaba gobol aan la qadin iyo ogoow gibil ma daadshaha loo gowracaa jira ha gafine ujeeddadu waa sida geddaydoo mar haddaynu nahay gacal marna ahay gayaankaa gaar ahaanna caashaqu guudkaaga igu xiray garashada xusuusoo i sii gacan walaalnimo Axmed: Hadalkeena googaa cadalee ha gelinene #Axmed aniguaba gantaallahu haddii ay ku gaareen haddii ay ku gaareen gacan baan ku siin lahaa galladdiyo nasiibkuna ogow gaadmo iyo orod midna laguma gaaree midna laguma gaaree gar Allee dadkuna qaar gar Allee dadkuna qaar waa sida geddaasuye Gasariira ha noqonnine mar in aynu nahay gacal Gasariira ha noqonnine mar in aynu nahay gacal marna tahay gayaankey labadaaba garansani Kuna guursan maayee taasaad niyada gelin Erayadii: Abwan Xasan ganay Laxankii: Axmed Cali Cigaal Riwaayadii: jinni iyo jacayl 1975 Luuqdii : Axmed C Cigaal & Khadra Daahir AHN #Sixid: Sawirku waa Aamina Cllaahi saaxiib Alle haw naxariisto iyada iyo khadra Daahir Cige-ba.
@magannwarfa3285
@magannwarfa3285 3 жыл бұрын
Tol beelay hai maqashiinina heesahan oo kale , Ciil iyo caloolyow ayaan laseexan waayaa. Waayo waayo iyo wakhtigii aan gabdhaha isku xariifin jirayy
@fardushurre1668
@fardushurre1668 8 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@museadan2109
@museadan2109 4 жыл бұрын
Fanaan kasta cod u gaarah bulahaa waagii hore!!! Imika rah ba heesa!!
@saidahmed2824
@saidahmed2824 2 жыл бұрын
caku aduunyo 🥰my first love aan xasuustaa
@mohamedadow2504
@mohamedadow2504 2 жыл бұрын
Listeninig 27th feb 2022 ..on ikhajji channel amazing 👏 😍
@ikhajji
@ikhajji 2 жыл бұрын
This is too fantastic! Keep up!
@mohamedadow2504
@mohamedadow2504 2 жыл бұрын
Absolutely bro
@AhmedSaad-lq2bs
@AhmedSaad-lq2bs 2 жыл бұрын
Sawirka aad saarteen heesihiina waa aamina cabdillaahi ma khadraad isku qaladeen
@abtihawd434
@abtihawd434 4 жыл бұрын
Waayo waayo kusoo xasuusta wlahy heesti kowaad ee aan cajalad rukoodh ku dhagaystay ilaa 2004 meelahaas ayay aheed wlahy ma ilaawo waxaba maan aqoon reer badiye ayaan ahaa maqasha aan lagu aaminin imikana alxmdulah wxaan jooga burao waxaan arday waxkasta bartay 20 jir ah tirikha 2020 waayo waayo ku xanusanaya heestan 😶
@mohacade5251
@mohacade5251 4 жыл бұрын
Sxb wan kuu fahamay
@abtihawd434
@abtihawd434 4 жыл бұрын
@@mohacade5251 Thanks zxb
@housseingayeh3448
@housseingayeh3448 3 жыл бұрын
waaayo maxa ku sogadhey waaa waxa weyn weyan
@alisaid2008
@alisaid2008 4 жыл бұрын
Miraha xasan ganeey laxanka a.c.cigaal codka khadra iyo cigaal
@abdurahmanofficial
@abdurahmanofficial Жыл бұрын
I love you
@abwaangeedicadeyuusufcumar4845
@abwaangeedicadeyuusufcumar4845 4 жыл бұрын
Waaaaaah waaah waaayo waayo hees xula runtii ,, Sxb xaajii nagusoo Waal kuaa hore
@kamaalilkacase
@kamaalilkacase 3 жыл бұрын
Gudgudaha Hilaacuba Gubarwaaqo Oo da Ayiyo Fadleyihin Daruuruhu Murtida Iyo Xigmada Ayaa isoo Jidatey Dadna Waa Dadki Hore hadalna Waa intey dheheen
@macnejile2975
@macnejile2975 2 жыл бұрын
Waa godlanyihin daruuruhu
@daadiryare1176
@daadiryare1176 3 жыл бұрын
Wllshy qaali aad baa ku jecelahay
@hanadnirig158
@hanadnirig158 3 жыл бұрын
Waaaaaaah heest man man uksxsuta are kiigy
@jablibaax
@jablibaax 4 жыл бұрын
Toosin: gabadhu waa khadra daahir e maaha aamina cabdilahi
@abdullahiguled
@abdullahiguled 3 жыл бұрын
Gabadhu Waa khadra Dahir cige iyo Ahmed Ali igal
@haliye3236
@haliye3236 2 жыл бұрын
Waxaan u jeeday heesta Isha Sacabka Mari oo Khadra Daahir qaado oo Sahra Axmed kusoo qoreen.
@mustafeMS
@mustafeMS 5 жыл бұрын
😮 😲 caadi ma ahan
@yusuffarah5084
@yusuffarah5084 5 жыл бұрын
heestan waxay igu fadhidaa macno weyn, waayo waxa ku kulma saddex Qof oo an fanka ugu jecelahay, kuwaaso Kala ah: 1. Axmed Cali cigaal 2. khadra Daahir Cige 3. Abwaan Xasan Xaaji Abdullahi ( xasan ganey) oo erayada leh. Wow 1975 iyo Riwaayaddii Jin iyo jecayl.
@ramadanmusse4457
@ramadanmusse4457 4 жыл бұрын
Maleh sxb halka hubso
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 4 жыл бұрын
Ma leh reer jeclaado baa ku hayee
@naciimobilaal2927
@naciimobilaal2927 3 жыл бұрын
Wagaad miya nooled
@deheyedeheye3235
@deheyedeheye3235 3 жыл бұрын
Aamina cabdilahi waayi sheekhoow heeskani
@deheyedeheye3235
@deheyedeheye3235 3 жыл бұрын
Kkkkkkk yaa aamina cabdilahi weeyi
@abdirahmanaadan2835
@abdirahmanaadan2835 4 жыл бұрын
Erayadii abwaan Hasan ganay Coadkii Ahmed cali ciyal iyo khadra daahir Riwaayadii jin iyo jacayl 1975
@ayatulaah1634
@ayatulaah1634 2 жыл бұрын
Sax waa ruwayadi jini jaceyl 1974 jini jaceyl heesha inta badan axmed Cali cigal qaaday
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Share
@macnejile2975
@macnejile2975 2 жыл бұрын
Codkaa macaanbay kugu Qadee sawirkeeda miyaad xusi kariwayday qadra daahir
@ikhajji
@ikhajji 2 жыл бұрын
Kkkkkk, iga ralli ahaw. Walalow, Sidey kudhacdey arinkani hadan ku shego wad igu Qosli Walahi.
@AhmedHassan-jg5hp
@AhmedHassan-jg5hp 3 жыл бұрын
Kaban ku was cigaal
@mawliidmumiin4107
@mawliidmumiin4107 Жыл бұрын
Eshcalahes
@cabdiismacilyuusufyay3345
@cabdiismacilyuusufyay3345 Жыл бұрын
Cabdiraxman ismacil
@mahamedxasan823
@mahamedxasan823 5 жыл бұрын
Wah wah marna ahay gayankaa
@farahjama6081
@farahjama6081 4 жыл бұрын
Waxaasaa hees kaa ah
@khalidgutaale7517
@khalidgutaale7517 3 жыл бұрын
Galadiiyo nasiinkuna ogaw gaadmiyo oradan midna laguma gaadhee
@museadan2109
@museadan2109 4 жыл бұрын
Ma cigaal ba tumaya talow??
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 3 жыл бұрын
Haaa xariga noocya badan maadan xasuusan
@xiirmastuur5249
@xiirmastuur5249 Жыл бұрын
@@abdishakurabdi5190 axsan kaman heesta dadka harqeisa baa ka sii daran gacantiisu waa fadhidaa
Heestii:- MAR HADAYNU NAHAY GACAL
9:35
Hal Abuur channel
Рет қаралды 4,6 М.
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 8 МЛН
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,9 МЛН
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 23 МЛН
Kaftankii iyo xasuustii Axmed Cali Cigaal iyo Abdisalaan Hereri
32:08
Xogmaal Media
Рет қаралды 117 М.
Axmed Gacayte Yuusuf Gaboobe- Male ma le| Kaban| Lyrics
6:34
Sheekadii Agoonkii Hooyadii Illaaway Oo Dhamaystiran Qarni Joog
46:44
If iyo Aakhiro 4/5
8:56
Jabuuti TV
Рет қаралды 344 М.
Sida dhamastu geedaha dhirta oga saraysaad with lyrcs
12:23
GEEDI SHAMBOW TUBE
Рет қаралды 1,3 МЛН
CAWAALE AADAN GABADH IYO WALI GACAL HEES CUSUB 2022
3:54
Mataanaha Studio
Рет қаралды 316 М.
Qalanjo iyo Samatar   YouTube
9:48
Abdi wahab
Рет қаралды 703 М.
Khadra daahir iyo Axmad cali cigaal || Laydh caafimaad with lyrcs
14:11
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 54 М.
Laqanyo   Samatar iyo Saado   YouTube
10:26
maajid axmed
Рет қаралды 186 М.
Nico’s new friend!#nico #smartnico #funny #dog #cute
0:24
Nico_thepomeranian
Рет қаралды 21 МЛН
Зловив цю істоту в себе на городі
0:26
РІКАРДО
Рет қаралды 2,2 МЛН
Зачем он туда залез?
0:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3,1 МЛН
DO YOU HAVE PARENTS LIKE THIS?
0:19
dednahype
Рет қаралды 39 МЛН