No video

"Ilaahay Canada Idin ma geeyo, hadaad ogtihiin cadaabta halkaa taala iyo ..." Sheekh Siciid Raage.

  Рет қаралды 129,087

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 592
@alimahmood3619
@alimahmood3619 6 ай бұрын
He's absolutely 💯 he's right. This is the best advice for you guys I'm from Uk
@user-wb3ks7oe7t
@user-wb3ks7oe7t 6 ай бұрын
uk is even worse what you talking about
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 6 ай бұрын
USA ayaan ku noolahay 17 yrs anoo yar ayaan imid hadana sedex ciyaal ah ayaan ku heystaa waan sugi la ahay intaaan somaliya u guurayo ani iyo ciyaalkeyga inshalaah😢😢😢shan jir baa igu weyn inshalaah Laba sano oo danbe ayaan sii joogeynaa
@ApdifatahHussien
@ApdifatahHussien 6 ай бұрын
Iska celi basaboorka usa
@hamdihersi-xz7kc
@hamdihersi-xz7kc 6 ай бұрын
Marka 17 sano waxba kama faiidin maad la ledahy 😅
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 6 ай бұрын
@@hamdihersi-xz7kc naag ayadoo diinteeda iyo dhaqankeeda taqaano ayaan ahaaa Balse ilmaheyga ma rabi ciyaal say wlahi ineey iga noqdaan si kastood wax u bartid ciyaal qurbo ayeey ahaanayaan hadaaa wadankoodii geynin Marka waxaan Ka hadlayo ma dareemi kartid hadaadan aheyn reer qurbo Faaidadadse maxaa u taqanaa??? Ma xoolo iyo guryo aan sameystay
@hamdihersi-xz7kc
@hamdihersi-xz7kc 6 ай бұрын
@@maskiintiialleinaahmed733 Marka hore si ixtiraam ku jiro u hdl madama aad ledahay diin baan aqaan teeda kle maxaad u gulaate suaaal baan ku weydiye oo kali qaalaha waa waxa laku noolayahy laaantooda waxba ma sameyn kartid uku dambeen aniga walikey qurbo ku noolaa waana garan karaa qofkuu inuu meel u ajnabi kahay wadan u noqneen alx meel aduunka iku qurux bdn baa ku noolahay Dubai UAE
@hamdihersi-xz7kc
@hamdihersi-xz7kc 6 ай бұрын
@@maskiintiialleinaahmed733 ilmahan waa sidii loo tarbiyeeyo anaga family ka yimid USA kana dhanaq wanagsan dad wadankii jooga aaan argay wll diintaada anigu waxba Kama sheegin
@Madina-mg6qm
@Madina-mg6qm 6 ай бұрын
I'm from UK I left London 2016 Im living dalkii hooyo Walahi Sh Said run bu sheegay
@halalpolice7544
@halalpolice7544 6 ай бұрын
@@user-zk1nf1gi2uDee anoo Australia jooga ayan suuliyada maydhi jiray Maxaa uga wiswistaan dhaqooyinka ugu lacagta badan. Xataa hadadki kashaqaysan lahana wad yasaysaan oo tumaalaad ubixiseen e😅
@mrfuga6041
@mrfuga6041 6 ай бұрын
@@halalpolice7544wax fahan shekhu muhimadisa aya ah dadka wawayn shaqoyinba lodira carurtana qashin odhanba labara qurboho dhana wasas wuna kusaxan yahay
@abdilahiyusuf5779
@abdilahiyusuf5779 6 ай бұрын
Wadankeena Meel Dhaanta Ma Jirto Alle Hanagu Barakeye Isagaan Ku Nimcaysanahay❤
@Hassan47f
@Hassan47f 6 ай бұрын
حقيقه 😢 اللهم ارزقنا حسن الخاتمه وثبتنا عند السؤال و احفظ ابناءنا يا رب
@Mustaqbalka
@Mustaqbalka 6 ай бұрын
Sheikh Saciid qalbiga ayaad nagala hadashay, Allaha ku xifdiyo.
@Mary-wf7cu
@Mary-wf7cu 6 ай бұрын
I'm from Canada, he's right
@mohamedmoham7197
@mohamedmoham7197 6 ай бұрын
You're I'm from canada and you say "I'm from Canada his right" don't say like that instead say he's right 😅 have a nice day !
@samatarawil8138
@samatarawil8138 6 ай бұрын
Kuwa la sheegayo adiga waye
@halalpolice7544
@halalpolice7544 6 ай бұрын
@@samatarawil8138Australia Ayan jooga sheikha waa runtii. Shaqadaydi ugu horaysay wallahi suuliyo dhaqidi bay ahayd😂 SubhanAllah
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 6 ай бұрын
😂😂 waa runti xitaa Musqulihi wn la'nahey
@Lololololhhhh
@Lololololhhhh 6 ай бұрын
​@@mohamedmoham7197salam bro i use to hoop with sheik said from the same city i moved in 2018 walahi its sacrifice i am here chilling with my family for a month and i dreading the day when i.have to go back to work i didn't let my son go to to kindergarten he just was leading me in salat reading surah a luqman us fellow brother i advice my people to save there children from the corruption in all western society no matter where in Europe or America salam
@mustafaaden736
@mustafaaden736 6 ай бұрын
Ilaahay ha ku xafido Sheekh. Erey gef ah ama been ah kumaad hadal. I am a dad lives in London, everything you said about West abroad is 100% true!
@kaltumahmed3156
@kaltumahmed3156 6 ай бұрын
Sheikh Siciid-asagoo hadalkiisa uu run yahay masana isma weydiining FAAXISHKA WADANKA KA DHACAY EE KALIFAY IN HOOYOOYIN IYO CARUURTEED AY KA HAJIRTO YAA SAMEEYEY? WAA OO SOMALI MEN
@Diidii22665
@Diidii22665 6 ай бұрын
Wlh shiikh saciid waa runtiis shiikh noo soo duceey in elaahey naga soo aruuriyo ana goo nabada
@againsttyranny2149
@againsttyranny2149 6 ай бұрын
Amiin. Yaa Allah
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy 6 ай бұрын
أللهم أرنا الحق حقا وارزقنا اتباعه وأرنا الباطل باطلا وارزقنا اجتنابه برحمتك يا أرحم الراحمين
@GuledAxmed-zs7pt
@GuledAxmed-zs7pt 6 ай бұрын
#Sheekh Siciidow #Siyaad Bare & #Beesha ISAAQ wixii ugu horeeyey ay ku coloobeen 1977 #qaxootigii Ethiopia kasoo qaxey ee /#Waqooyi galbeed (SLAND ) lasoo dejiyey ayey ahaayeen Sidaasdarteed qofna ma jecla dhulkiisa in shisheeye laso dejiyo, #balse dhalinyarada ha lagu waaniyo iney dalkooda kusoo noqdaan, Inla #Qaxo sababaha keenaya oo #jaahilnimadu ugu horreyso Halaga hor tago Inkastoonnaan dhulkeenaba ku kalsooneyn
@juleybiibmidganyare6057
@juleybiibmidganyare6057 6 ай бұрын
Walaahi Ana ku nool naalinkastana Wan ku riyoodaa in aan guuro maantaa u danbeesay Salaadi casar ma tukan oo alle igu ogyahay kitaab quraana oo an kala furo Walahi maxasuusto oo alle igu ogyahay 😢 Wan xamaalaa o Wan harjadaa misna xalaal iyo xaaraaan waxay noqotoba intay iga dhamaato baan rag wacdaaa o an Deen waydiistaaa . Dhoor masjid o area deeda ku yaaal matago Marka laga reeebo bilowga ramadaanta misna Wan iska daayaaa ilaaa ramadanta kale 😢 inta sano ee an Wadankaaan an joogay waxa kaliya an ogahay walaahi wa in aan Aniga minus ku jiro ASAAGEEYNA AY WADA GANACSATO NOQDEEN Lkn ayagana alle ayaa qanaacada ka qaaday o Anay ii heestaaan nin ladan . Markay xabad maqlaan ama qof aano qabiiil udhinto KULI WAY KUSOO WACAYAAN AYAGOOO ISUGU SHEEKHEENAYO meel kale nolol mataalo ajuukow aan aheen halkaaad joogto bu ka bilaabayaa hadal 😢 Allaha noo gargaaro huuno
@user-iq1tv5rr6w
@user-iq1tv5rr6w 6 ай бұрын
Duceyso OO sheydaan ka Iska naar cibaadada ha go eyn illaahey ha ina xiftiyo qurbo wax yaalo OO aan daal iyo cabsi iyo welwel aheyn malaha illaahey wadanka hooyo ha inoo xasliyo
@AdenMohamedDuone
@AdenMohamedDuone 6 ай бұрын
اتق الله
@deqasabrie1685
@deqasabrie1685 6 ай бұрын
Asalaamu calaykum walalo salaada iyo quraanka haka tagin, hadaad salada dukato Allah wuu kuu barakayna shaqadada, xallalna ka shaqayso
@Shoddyontheblock
@Shoddyontheblock 6 ай бұрын
Sallaada allaah kuu maceeyo allaah ku waa fajiyo ku dadaal alaah kula garab gallo
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy 6 ай бұрын
أللهم اجعل بلدنا آمنا مطمئنا رخاء وسائر بلاد المسلمين يا أرحم الراحمين ❤
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 6 ай бұрын
Canada kaliya ma aha wa qurbo oo dhan
@Hanad3
@Hanad3 6 ай бұрын
haye canada ugu sii liidato
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 6 ай бұрын
@@Hanad3 Waalidiintooda qabyaalad iyo qaad kumaqanyihiin, caruurtooda kamawarqabaan.
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 6 ай бұрын
Waalidiinta soomaaliyeed intey qabyaalada qurunka ah iyo qaadka kumaqanyihiin (siiba ragga) caruurtooda waa iney kawarqabaan, waxkasta dumarka yaan loogategin. Ragoooow xilalkiina sifiican ugabaxa, maxaa caruurtiina (soomaaliyeed) sidaas kadhigey oo kuwii kale ee ajnabiga ah kadhigey dad dantooda garanayaan ?? Soomaalida waa kuyaryihiin kuwa dantooda garanayaan,( waana kuwa waalid fiican leh) ee caruurtiina kawarqab siiba markii ay yaryihiin sifiican ulasocda, iyo markii ay weynadaanba……Haddiikale caruurtaadi hadhowti way kunacayaan hadaadan markii hore kawarqabin. …..Fadlan wadaadada waa iney markasta kahadlaan xaga ragga ee ma ahan markasta sheeko dumar ah ookeliya….sidaas ayaa xaqqa ah oo diinta saxda ah.
@NOREDIN666
@NOREDIN666 6 ай бұрын
😂😂 QURBE OO DHAN HA ODHAN . Anaga. TAGNAY Dalal MUSLIM ☪️ ah Mana Draeemin wax QALO ah macnaha Qariib. Alian
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 6 ай бұрын
Yurub iyo Waqooyiga America oo dhan bay ka jirtaa xaaladaas
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy 6 ай бұрын
أللهم اجعلنا و أولادنا من الصالحين المصلحين امين يارب العالمين 🤲😥❤
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy 6 ай бұрын
أللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا ❤
@abwaanosmanbulaleh9002
@abwaanosmanbulaleh9002 6 ай бұрын
Sh. JazakAllah alif khayr.
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy 6 ай бұрын
بارك الله فيك يا شيخ سعيد راجه وجزاك الله خير الجزاء
@AbAbib
@AbAbib 6 ай бұрын
ANIGA IYO MY FAMILIES WE ALL LEFT CANADA 🇨🇦 ALXAMDULILLAAHI WE MOVED SOMALIA 🇸🇴 FOR GOOD
@mariansheemile5953
@mariansheemile5953 6 ай бұрын
I’m from Canada right now I’m in home sweet home Somalia and walaha what ever he is saying it’s the truth about Canada it is very very sad the situation in Canada it’s not worth please listen the sheikh
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 6 ай бұрын
Okey walaalo why don’t chu back to Somalia 😂
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 6 ай бұрын
Because separate iyo fraud baad ku jirtaan caruurtuna aabo shaqo tagaya iyo Waalidiin homework ka caawiya markay waayaan eey waxba baran waayaan bay gangs iyo balaayo galaan lacagta caruurtaad hagbado ku gashaan eydaan shaqaysan iyagii dawladu siisayna ka xakamaysaan that’s why
@Mrsphotography2023
@Mrsphotography2023 6 ай бұрын
I am in Canada for 7 months and he is right this is very true I really can’t wait to go back to hargeisa
@aishushainush4654
@aishushainush4654 6 ай бұрын
May Allah subhanaWataAllah make it easy for you and help you to return back. Amen
@fathiadjama
@fathiadjama 6 ай бұрын
Why? 😮 what happened to you?
@libanali3021
@libanali3021 6 ай бұрын
Anaa Canada ku nool, waxa uu sheegayo sheekha waa xaqiiq weeye!
@Muktar_Farey
@Muktar_Farey 6 ай бұрын
Maso labatid hee walal.😂
@nocapnobs7845
@nocapnobs7845 6 ай бұрын
@@Muktar_Farey labatid where? I have a degree, 10 years of experience in marketing, sales, HR, recruitment, business analyst. Go where exactly walal? lol somalia? hahahahahahahahahahah
@SamiraBashiir
@SamiraBashiir 6 ай бұрын
Aniga canada 🇨🇦usocday walibo mudo 5 sano sugyay markan cafimdkii maray ee visihii iyo tiketkii la isiiyay ayaan salatu istakhaaro tukday wlhi been idin ma shegayo qoys dhan ba la iga reebay salatu istaqarada waxan tukanayay xiliga salatu laylka latukado ilhy ayn baryay meshaaas hady khyr iitahay ilahow ifududee ayn dhahy haday shar iitahyna rabiyow iga badbaadi adigaa og waxa naftyda uwanagsane wlhi bilhi tolhi ben ma shegye qoyski dhamaa iyo dadki aaan racilahaa ayaa la iga rebay waxa la igu xiray warqada wadanka looga bxo ee dawlada lagaso qorto way iso bixi waydy ma anaan qusananin hdana tiketki iga dhacy ayaan raadiyay marlabad ayaa la isiiyay warqadi ayan xarystay rafad badan ban umary si aan uhelo waxa la idhahy lacag ayaa ka xigta 3,500 oo dolar wan keenay mudo labo weak ah ayan kusoo arursady family kyga oon waxba haysan lacgti mrkan hely ee waraadii la isoo sari rabay ayaa visihii la iga kansalay email ayaa la isodiry visaha wan censalnay ayay igu dhehen aad ayan ujclaa canada inan tago balse hda wan nacay canda qalbigyna rabi wuu ka saray alxm lacgtas qaybna wan celiyay family kan kuceliay qaybna biesnis ayan kufurty alxm qofna ma ogo waxa khyrku ugu jiro amaba shartu igu jirto balse ale aya naga og waxa noo khyr bdan iyo wxa noshar badan alxm yaa rabii
@MohamedOmar-nl2qn
@MohamedOmar-nl2qn 3 ай бұрын
Allah haku barakeeyo busineskaga si wanaagsan ayaad yeeshay oo waad istikhaaraysatay. Dadka inta badan hadey helaan fursadaas oo kale istikhaaro iyo in dadka la tashto maba xasuustaan oo jano inay u socdaan oo kale ayey u maleeyaan.
@Innamadar
@Innamadar 6 ай бұрын
Jazakaallah kheer sheekh saciid. Hadalkaaga waa run,laakin sheekho mid aan ku raaciyow aad ilowaday Kenya iyo Uganda ingu malihin ee dadka dhulooda u amaan oo maxada iyo siyaasiyiinta waaani. Anigu meel aan Hargeisa ahay nafdaydu ma doonayso. Somalida kalen qof walba meeshu ka yimi ha dhisto oo ha maal gashado.
@endoferagoat2393
@endoferagoat2393 6 ай бұрын
Waan kugu raacsanahay hadalkaas
@user-qw8et8sw6d
@user-qw8et8sw6d 6 ай бұрын
Ku saliya nabiga ❤
@nafisaguleed2956
@nafisaguleed2956 6 ай бұрын
Scw ❤️
@L0vs_z0
@L0vs_z0 6 ай бұрын
Alxamdullilahi rabi calamiin🤲🤲🤲🤲🤲 Allow wadankagayaga nagu astuur
@fearallahunseen9195
@fearallahunseen9195 6 ай бұрын
Allahuma amin wllo
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy 6 ай бұрын
الحمدلله على نعمة الإيمان ونعود بالله من حال أهل النار
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy 6 ай бұрын
أللهم استر عيوبنا وعيوب أولادنا واحبابنا في الدنيا والآخرة 🤲😥
@XajicabdiraxmanDaud-en1zi
@XajicabdiraxmanDaud-en1zi 6 ай бұрын
asc wll
@user-lt7tb2cj8l
@user-lt7tb2cj8l 6 ай бұрын
Walahi waa runtiis sheekha Allah barkeyo aamiin aamiin yaa raxman
@abdulahiise1119
@abdulahiise1119 6 ай бұрын
Sh Saciid jazaakallahu khayran. 27 sano ayaan yurub ku noolaa ilaaheey sw waa iga soo waday aniga iyo reekaygaba 2015 ilaa hadda waxaan ku noolnahay Muqdisho. alx ilaahoow adigaa mahad ku leh. dib danbe laygaga maqli maayo yurub iyo qashinkeeda. walaalahayga weli halkaas degan ilaah sw ha u soo fududeeyo ineey isaga soo tagaan.
@daadirooyaaye2657
@daadirooyaaye2657 6 ай бұрын
Aamiin yaa rabi meel ka qeer badan noogu bedel yaa raxmaan
@user-lr7hr7if4h
@user-lr7hr7if4h 6 ай бұрын
Jasaakalahu khayra sh siciid baarakalahu fiik
@zund4
@zund4 6 ай бұрын
From Canada صدقت وجزاكم الله خير الجزاء شيخ سعيد أهل مكة ادرى بشعابها wax ka feecan malaha balad AL Islam Ha la sabaro والعاقبة للمتقين
@mahdisamatar8469
@mahdisamatar8469 6 ай бұрын
Mashallah barakallah sheikh
@user-bc2ir5ix2r
@user-bc2ir5ix2r 6 ай бұрын
جزاك الله خيرا على هذه النصيحة الطيبة
@daauudmahamuud2759
@daauudmahamuud2759 6 ай бұрын
Walahy waruntii aniga jooga o isku canaata maxa kuku keenay shiikh ilahy hayena xafido aameen
@NALIFTIINSHE143
@NALIFTIINSHE143 6 ай бұрын
Bal car ka jaalay
@daauudmahamuud2759
@daauudmahamuud2759 6 ай бұрын
@@NALIFTIINSHE143 😂😂
@monaadam7578
@monaadam7578 6 ай бұрын
Allahayow qurbe wad na keentee nagu astur yaa rabbi😢
@fearallahunseen9195
@fearallahunseen9195 6 ай бұрын
Allahuma amin wllo
@Shoddyontheblock
@Shoddyontheblock 6 ай бұрын
Amiin dhamaanteen
@memomm9539
@memomm9539 6 ай бұрын
عبد الحفظ جمعه مباركة
@IslamOneGodTruth
@IslamOneGodTruth 6 ай бұрын
America is the same, that’s why I moved to somaliland. I couldn’t deal with the depression in the states.
@user-gb6ls1co5w
@user-gb6ls1co5w 6 ай бұрын
احسن الله اليك وجزاك الله خيرا واسعدك الله في الدنيا والاخره.
@naftaomar2455
@naftaomar2455 6 ай бұрын
Shikhow ben mashekin wlhi aniga qurbaha jaga malinta radinayay len dumashigey wuxu dhahay lacagtada kushaqeyso sanad kadib dalxisa utage adiga so arki dontit dadkas nolpshey kunolyihiin wanka didan manta waxan ku ducesta alla ya kistadii kasiyo adka labatide wlhi inta hadleysay qalbiga ixanunayay
@omadada100
@omadada100 6 ай бұрын
Wa runti sheekhu inta inyo in kabadan.
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 6 ай бұрын
I’m from Canada.That’s true
@halalpolice7544
@halalpolice7544 6 ай бұрын
Australia 🇦🇺 Ayan jooga halkan waa lamid hadaynan ka darayn. Wallahi suuliyada ayaan so dhaqay marka been hamoodina
@AM-hi7ve
@AM-hi7ve 3 ай бұрын
Jazakalaa qeyr
@abdiaziizali9816
@abdiaziizali9816 6 ай бұрын
From norwey sheekha waa runtii
@nocapnobs7845
@nocapnobs7845 6 ай бұрын
qaabiil usheeg sheekadaas. Qaaabiil is the reason we are in this situation. Not norway or Canada or UK.
@user-iw6ho9fy1f
@user-iw6ho9fy1f 5 ай бұрын
Mash Allh Allh haku barkeyo shekh raag❤
@saamilifestyle66
@saamilifestyle66 6 ай бұрын
Subahanallah, my Allah, protect us all. And we are already here😊
@ahmadomar8781
@ahmadomar8781 6 ай бұрын
Jazaakalaahu qayran sheikh saciid raage allaaah inoo kaaa xafido meeel fog baaad wax ka arkay saaa
@MrDanood
@MrDanood 6 ай бұрын
Sheekha kheyr allah hasiiyo isagana Allah haka keeno Canada meeshaas xun sheekha uga duceeya inuu allah kasoo nabad celiyo
@MA-xb3cy
@MA-xb3cy 6 ай бұрын
This sheikh is completely right
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 6 ай бұрын
Waad mahad santahay koley aniga Uma socdo wadan cadaan ah horey Ayaan u diiday ii Soo Ducey in ilahey ii xifdiyo ciyaalka
@AdoontiAlle2023
@AdoontiAlle2023 6 ай бұрын
Waalahay he is talking about the real live of North America 🥹🥹🥹
@bumbumbumbum
@bumbumbumbum 6 ай бұрын
اللهم آمين اللهم آمين اللهم آمين اللهم امين
@mansoorhasan6880
@mansoorhasan6880 6 ай бұрын
Am from canada. Runtiis weeye. 3 months joga wa arkey
@hafsaibrahimhassan
@hafsaibrahimhassan 6 ай бұрын
Aniga xataa 3 bilod ayaan joogaa Waan ka shaleyto ayaan dishay maxaa ku kenay ayaan is dhahaa
@mansoorhasan6880
@mansoorhasan6880 6 ай бұрын
@@hafsaibrahimhassan sorry abayo adkeyso. Lacag same hhh
@hafsaibrahimhassan
@hafsaibrahimhassan 6 ай бұрын
Wlhi aniga kaligey hadaan ahaan lahaa Waa iska caadi ee caruur ayaan wataa Ciyaalka ayayna u fiicneyn kheyr keeda ilahow nasii lee Lkn wll adiga magaladee joogtaa
@cabdigureyabwaanka242
@cabdigureyabwaanka242 6 ай бұрын
sherkh.jasa.allaa.khayr.
@ayaankaba7543
@ayaankaba7543 6 ай бұрын
amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin waxan rabay inan adolkin alle darti ayaan iskagaga dhafaya
@dhaqanemedianews1570
@dhaqanemedianews1570 6 ай бұрын
Aamiin Alle Nama Geeyo
@mohamudosman8845
@mohamudosman8845 6 ай бұрын
Thousands of Somalilander are on the sunshine list.
@Simply-Hameedah
@Simply-Hameedah 6 ай бұрын
Subhanalah shiekha qalbigeenu ka hadlay Canada kaliyah maahin ilmahenii jailka ku dhamaden daroogaadishay ilaahow noo gargaar ya Alaah. Maraykan ka guuray ilmaha Islamic schools Malaysia iiga dhigtan qalbiga dhanaakuu qaboobaayo ilmaha xitaa isbedel wayn ka dareemaysaa markaad kala baxdo wadamadan stress iyo depression ugu imaaw wadamadan ilaahay hanoo xifdiyo ilmaheena Ameen🙏
@Abdallahmohamed59127
@Abdallahmohamed59127 6 ай бұрын
Waa xaqiiqda taal dal aan lahayn waa dareen ku joog alle haku xafido shiikh alle somalia nabad ha inooga dhigo 😢
@ashamoalim8764
@ashamoalim8764 6 ай бұрын
Jazaakallaahu kheyran Sh Saciid
@wm9669
@wm9669 6 ай бұрын
Yes. He is right. But he forgot to make dua for the all the lone parents who have not many options,left to take care of the kids.
@ashahassan8822
@ashahassan8822 6 ай бұрын
Uma socono meelna sheekh somalia ayuu ala igu ogyhy
@kadijaali7014
@kadijaali7014 6 ай бұрын
I was same I was took my son in Kenya he’s born in America but he was asking me why we in America mom he say I feel free in Kenya I was cry and second year I took in Somaliland and he was sitting in the airport and he was crying he say on my home I back to my home I know I have land he say I have friends and I have Famliy in back home. He said I will finish the college and back to my home.
@MohamedOmar-nl2qn
@MohamedOmar-nl2qn 3 ай бұрын
Af soomaali maa iskaga qortid, hingiriisigaan jacburka wareer waayee
@kullesheikhmahamed2147
@kullesheikhmahamed2147 6 ай бұрын
Very true
@bushraaxmedcismaan2779
@bushraaxmedcismaan2779 6 ай бұрын
Xanuunada Maskaxda Qorax la'aanta ayaa keenta iyo qaboowga
@maryambrahim82
@maryambrahim82 6 ай бұрын
Waa run
@ahmedalin
@ahmedalin 6 ай бұрын
Marka hore isagu ha ka ducaysto in Allah Canada ku celin, Basbor Canada-na ha iska celi. Ka dibna umadda ha uga duceeyo. Isagii ayaa wali haysta dhalashada Canada, dadkiina ha tagina ku leeyahay.
@maxamedyuusuf6593
@maxamedyuusuf6593 6 ай бұрын
Lkn wu ka yimid sow mahan
@najuucadey4062
@najuucadey4062 6 ай бұрын
Shekh si fiican udhageso
@Dhuux-xn7cr
@Dhuux-xn7cr 6 ай бұрын
Hadaad waano maqlayso sheekhu waan ka imi ayuu kuyidhi kunoolaansha heedana muu dooran ee isagooyar buu ilahay geeyay oon caqliba lahayn
@hassanadan74
@hassanadan74 6 ай бұрын
Lkn asaga musqul ma medho....waa jamichi sheikh ee Ilahey baray dintisa.
@againsttyranny2149
@againsttyranny2149 6 ай бұрын
Adeer xor ayaad tahay hadaanay waanadu ku gelayn, yeel sidaad doonto. Waxaase iman doonta. Alla maxaan u maqli waayay sheekhaa talada bilaashka ah I siiyay.
@nuriageele9844
@nuriageele9844 6 ай бұрын
Sheikh allaha ku barakeeyo waxaan ka ahay marqaati waxa sheikh saciid sheegay inlay yihiin run waxaan ku noolahay maraykanka allaha raxmaan nabad wadankeena ha noogu soo caliyo
@Shoddyontheblock
@Shoddyontheblock 6 ай бұрын
Asc sheeq saciid warkaada waa sax cidbeen dhihi jarto waa sheydaan allaah naga soo ururiyo anaga iyo muslimiinta
@SharifIsxaaqShariifAdan-vc1xh
@SharifIsxaaqShariifAdan-vc1xh 6 ай бұрын
أ للهم أرنا حقا ورزقنا اتباعبطل
@FjTi-wn3qm
@FjTi-wn3qm 6 ай бұрын
Great 👍👍👍👍
@Nima.Mahmoud
@Nima.Mahmoud 6 ай бұрын
Wallahi Anaga ma wax naqaan 😢😢😢 ilaahay aa qaban “رحمة الله وسعت كل شي "
@user-nb9zi3tt1r
@user-nb9zi3tt1r 6 ай бұрын
Amin ta rabbi
@bintusalah5449
@bintusalah5449 6 ай бұрын
Amiiin. Yaaa. Rabi. 🤲🤲
@____Cumar____
@____Cumar____ 5 ай бұрын
Caadiyan wadan gaalo in lagu noolaado diinteenu way inaga reebtay shuruud in la helo moyaane caafimaad ahaan ama wax barasho ahaan waan in loo aadayo waan isaga soo noolaanayaa wax soconaayo maahan dad ilaahay caabudaya ayaan ka dhex tagayaa oo waxaan tagayaa meel dhul ilahaay lagu caasiyayo iska jir culimadu aad bay uga hadlaan arintaa sababta ah diintii qofka ayaa halis ku jirta shardiga kale ee lagu xiro in wadamada gaalada la tago waxa ka mida inuu qofku leeyahay cilmi diimeed oo uu shubahaadka iyo shahwaadka iskaga ilaalin karo waxaan kula talin lahaa cidii doonaysa inay dibadaha aado inay tagaan wadamada islaamka ee horumarsan walaahi Aclam.
@SumayoCabdi-kw3hl
@SumayoCabdi-kw3hl 6 ай бұрын
Sheekh allaha ku barakeeyo runtii waa qalbi ayaad noogala hadashay
@nasrajama3179
@nasrajama3179 6 ай бұрын
Waxan ka soo guray uk iniga iyo caruurtaydii Rabbi baa mahadleh Allow garan sii inta Kalena
@user-dh6zn6ft4x
@user-dh6zn6ft4x 6 ай бұрын
Wll xagee u gurtay Ana uk joga ma icawin karta inan guran raba Kenya ma jogta
@fathiadjama
@fathiadjama 6 ай бұрын
​@saam-op8gu Asc walaalo, Qatar Maka fiicantahay wadamada kale? Dadbaa igu yidhi noloshu waa qaali.
@ilhanadenilhan6122
@ilhanadenilhan6122 6 ай бұрын
waa jaxiimo wlhi 😢😢😢 balaya tagta yurub iyo meel uu ilahay nacaay
@Shotthemoon
@Shotthemoon 6 ай бұрын
Manshaallh cafimad ku war wll.... daboolayaashii pc dulfadhiyay ,mashaqaytayaashii, mamaydhayaashii, makhaaniidiii futadoodakirystay aya hadalkgu dhibya
@dekomohamed5868
@dekomohamed5868 6 ай бұрын
Somalia is good
@user-gb6ls1co5w
@user-gb6ls1co5w 6 ай бұрын
اللهم امين امين امين.
@user-qo6pn8eu1p
@user-qo6pn8eu1p 6 ай бұрын
Ilahyow alxamdulilaah adigaa qalbigeyga ka saray inaan aado qurube ilahayow wadnka ii barkeee
@hawaartanhusein7618
@hawaartanhusein7618 6 ай бұрын
Aamin Aamin yarabi
@mohamoudibrahimelmi1184
@mohamoudibrahimelmi1184 6 ай бұрын
The early days when some one travels to Arab countries their relative they use to cry for his departure, but nowaday things are opposite because there are celebrations for their departures to the west countries!!!
@rodahussein7300
@rodahussein7300 6 ай бұрын
Ilahay haku xafido sheekh
@hodanabdi6395
@hodanabdi6395 6 ай бұрын
Allaha akbar
@user-lm1qu2tz8j
@user-lm1qu2tz8j 6 ай бұрын
Abti jazakalaahi khayre
@user-rt4oo1dv1z
@user-rt4oo1dv1z 6 ай бұрын
Sheekhu wuxu ku soo arkay buu idinka sheeknayaa ee waanada qaata
@FootballHighlightsForYou
@FootballHighlightsForYou 6 ай бұрын
❤❤❤❤
@karimhasan8967
@karimhasan8967 6 ай бұрын
Lkn wali wu daganyahy carurtisina wa ku noolyihin swmha
@FootballHighlightsForYou
@FootballHighlightsForYou 6 ай бұрын
@@karimhasan8967 caruurtiisa naag cad ayaa dhashey ma soo kaxeysan karo
@Rashiid899
@Rashiid899 6 ай бұрын
Aaamin aaamin dhul gaalo faaido maleh
@user-vf6lw2bl3o
@user-vf6lw2bl3o 6 ай бұрын
Alahayoow. Noo. Gar gaar
@user-tx9qp7nz9t
@user-tx9qp7nz9t 6 ай бұрын
Waa. Sax.
@abdallayuusufyuusuf984
@abdallayuusufyuusuf984 6 ай бұрын
He is right
@Jawol100
@Jawol100 6 ай бұрын
Somalis who were born and raised in Yemen and different gulf states don't suffer from these problems facing homegrown Somalis. From war-torn Somalia or Somaliland, from the refugee camps in Kenya, from the dark alleys of Tanzania, all the way to the US or Canada. Cultural shock?
@Saajac2024
@Saajac2024 6 ай бұрын
WANN RUUN ANIGAA HADAA JOOGA . FARXADAA DHULKAA TAALA MAA TAALO CANADA.
@qadanmuuse9361
@qadanmuuse9361 6 ай бұрын
Aamiin aamiin 🤲🤲🤲
@mrfuga6041
@mrfuga6041 6 ай бұрын
Dadka youtubka kujira iyo dadka platform yada kale sida facebook iyo TikTok isticmala isku si uma fikiran uyara firsada inta KZbin joogta waa inta ugu caqliga badan somalida!
@safaismacil9860
@safaismacil9860 6 ай бұрын
Haaheeey
@Deeqow_Abuukar1
@Deeqow_Abuukar1 6 ай бұрын
Qof wax bdan og..inta ugu feker gaaban tiktok wa lga helaa
@AbdikhadarMoulid
@AbdikhadarMoulid 6 ай бұрын
Benta ma ahan walal TikTok Horta mawa isticmalo
@GreatMan0722
@GreatMan0722 6 ай бұрын
Xaqiiq waye wllhi wuxuu kahadlayo shekha aduun ka meel bilaa ibtilo ah maba jirtaba
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 5 ай бұрын
Lacagtaad uruursatay ee aad Tiri masajid baan kudhisi Aaway Siciidoow.
@user-nf8lo3ku1l
@user-nf8lo3ku1l 4 ай бұрын
Allow no xafiiida culumadena Masha Allah 😢🥺
@bilanaxmed3119
@bilanaxmed3119 6 ай бұрын
Alle nama geeyo
Ilahay Xaggii Ucarara || Sh Saciid Raage
34:52
Salafmedia
Рет қаралды 37 М.
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 160 МЛН
QISOOYIN DHAB AH | DHIBAATOOYINKA QURBAHA LAGA DHAXLO || Sh Said Raage
22:57
PURIFICATION OF THE SOUL | SHEIKH SAID RAGEAH
1:12:25
THURAYYA ISLAM MEDIA
Рет қаралды 994
"Si Sahlan kumaan Qaadan Diinta Islaamka"Dr Cali Axmed
29:43
MM Somali TV
Рет қаралды 67 М.
MUXAADARO QIIMO BADAN OO KAA OO HIN DOONTO TAQWADA ALLE || Sh Said Raage
21:28
Masalo muhiim ah || Xaaskeyga weysada ma iga jabisaa
13:56
Salafmedia
Рет қаралды 376 М.
Sheekh Dirir iyo Taariikh Nolaleedkiisa.
11:31
MM Somali TV
Рет қаралды 424 М.