Ilaqosol iyo sheeko -Wareysi Dahir Alasow la yeelatay Eglan Salah

  Рет қаралды 164,346

kaamilotv

kaamilotv

Күн бұрын

Saxaafiyadda Eglan Salah Ali ayaa Wareeysi dheer oo xasaasiya la yeelatay

Пікірлер: 102
@shiinocirkaguure7050
@shiinocirkaguure7050 6 жыл бұрын
daahir calasow waa nin geesi ah hadan ruux walba oo qaladkiisa saxaayo waana nin habargidir ah habargidirna waaa hugaamiye
@malinproudmf1239
@malinproudmf1239 8 жыл бұрын
Daahiroo waa saxe hada gacanta haa dib u yarceli waa wariyee gabadh jaarkaga ah oo kuusheejaynaysa maahee
@hirashoflims3724
@hirashoflims3724 8 жыл бұрын
daaahir calasow waxaan hubaa in uu yahay suxufi abwaan mulaxan qoraaa lahubo nolow ugaaaaaaaaaaas respect
@greatsomalia8138
@greatsomalia8138 8 жыл бұрын
daahir calasoow waa nin rag ah oo wadaninimo ku jirto hdana runta sheega , allaha ku daayo bro
@shiinocirkaguure7050
@shiinocirkaguure7050 6 жыл бұрын
ogaysiis ogaysiis daahir calasow hadii uu noqdo madaxwaynah ee somali waxaanu qabanaynaa wada inaan dhisno raashin aanu bixino lkn jareerta anaga ayey beerah noo falee sow oky mahan abgaalna waa walalaheena waana gacanteena midig 👍👍👍👍👍
@sharmasharkey4288
@sharmasharkey4288 7 жыл бұрын
masha Allah my dhiig noolow aboowe
@wtfmoments3886
@wtfmoments3886 8 жыл бұрын
Asalbuu u leeyahay geesinimada waa nin H/Gidir ah viva ciiltireyaaloow
@makalaango
@makalaango 10 жыл бұрын
wariye dahir calasow waa wariye mualif ..waa wariye runta ka hadla somaliya barayna somalida xoriyadda saxaafadda waana wariye geesi ah
@abdinasirjimale7614
@abdinasirjimale7614 10 жыл бұрын
Waa mid gaan nin Ina adeekiis ah ayuu jaajusay oo America jooga
@alphaahmed7343
@alphaahmed7343 10 жыл бұрын
waa afhayeenkii hawiyaha ee cagmadhige ayaan u jawaabayaa odhan jirey wax uu qorey maleh
@abdirahmanmcf
@abdirahmanmcf 8 жыл бұрын
daahir halyeey hiilo galo 👏👍👈
@japrisharif2657
@japrisharif2657 9 жыл бұрын
woow
@garaadciisemediaproduction6294
@garaadciisemediaproduction6294 8 жыл бұрын
waxaan bilaa akhlaaqa ah muxuu gabadha gacanta ugu taabanaa wax yar kadiba waxaaaaan wareysi kawayn
@khadradhool1343
@khadradhool1343 8 жыл бұрын
somalidu cayda dadkooda way ku dheeraysaa anigu shakhsiyan waan necbahay in la beegsado qof aan waxba igu samayn
@abdimahammed5604
@abdimahammed5604 8 жыл бұрын
kulaa markaan yaraa waan shaqay san jiray ragedii
@cabdiwali6738
@cabdiwali6738 9 жыл бұрын
JUFO MICI DHEER ead taqan VIVA nin jira DAAHIR CALASOW. sidaad u sharaxdan ka helay barteda 👍
@thefearlesskibaarka9642
@thefearlesskibaarka9642 11 жыл бұрын
Nin waalan
@muxiisosman5704
@muxiisosman5704 6 жыл бұрын
Libaax labo ma ahan dahir alasow wa wadani
@Qadarbarkhat9200
@Qadarbarkhat9200 11 жыл бұрын
dahir calow waa saxafi runti islabx ah oo aan dhihi karo waan nin furan waa midaas ka muqata runtii sxb suxufiyiinta fara ku tiriska ah ee an taagero ayad ka mid tahay sxb
@Sharke553
@Sharke553 11 жыл бұрын
Abwaan mulaxan fannaan ganacsade suxufi Qoraa Daahir calasoow geesinimo wuu sheegtay
@zubeyrabdalla
@zubeyrabdalla 10 жыл бұрын
subxaanalaah midkaan xoolo ah cid ka naxdaa oo u caqli celiso malahn miyaa wlhi midkaan saxfi iska dhaafe xitaa waardiye idaacadeed uma qalmo waa mid nacas ah waxaa layiri rag is faanshi waa RI isnuugtay
@mahadcabdule4969
@mahadcabdule4969 8 жыл бұрын
daahir calasoow wadani dhaba allow dhowr
@hassanwasbir270
@hassanwasbir270 10 жыл бұрын
ninkaan asaga iyo beesha uu ka dhashayba aqli xumada waa ka siman yahiin hadana xumaanta waa isaga raali neef neef dhalay in uu yahay asagaa qiraa kulaha dadku intaan qaadee naga booti ayeey dhahayaan
@hudaahappy9939
@hudaahappy9939 7 жыл бұрын
nolow wariye jira Daahir wadani
@buulecade7433
@buulecade7433 10 жыл бұрын
waxaan kala garan la,ahay ninkaan inuu soo cabay iyo inuu walan yahay iyo inkale maanta oo dhan ayuu ku waashay Waa Qatar iyo Waa cajiib sheekada intaas ayuu ku soo koobay
@awilmaxamad3155
@awilmaxamad3155 8 жыл бұрын
daahir calasow noolow
@ilhanali878
@ilhanali878 7 жыл бұрын
Saxafad maba soo baranin qorey baad wariye ku noqtey xoog badwarey ku noqtey
@eyman143
@eyman143 10 жыл бұрын
Dahir Alasow waa faataale weyn kuma wanaagsan arag ama barnaamij laga sameeyay in la daawado balse maqalka magaciisa waxaa loo qabaa nin weyn lkn unfortunately waa ciyaal macna maleh qofka waxuu ku wanaagsan yahay ama lagu qiyaasi karaa markuu degan yahay lkn waaba isku dhexyaac faanka gees iyo gees taabanaya
@samirmohamedmohamed6880
@samirmohamedmohamed6880 9 жыл бұрын
Ninka hada ugu lacag badan an ahay kulaha mise anaa mooday istaqfuralah
@awilmaxamad3155
@awilmaxamad3155 8 жыл бұрын
daahir calasow waan taageersanahay waana nin wanaagsan rabiyow haduu xagaa ku socdo waafaji hadii kalana rabiyow ka qabo
@saidmohamed7457
@saidmohamed7457 10 жыл бұрын
nin culus fakar ahaan waan ku taagaaraa waxaad dadka camada ah u sheegtay madaxda somalida dhaqankoda iyo hadalkoda ineysan is lahayn wana dadkii burburshay sharaftii umada somaliyeed hadaan nahay dadka u baahan dowladnimada cebahooda inaan aragno waan so dhawenaynaa
@umlove2157
@umlove2157 8 жыл бұрын
nin isfaanshy waa rag isnuugtay ninkan fanbu ka bixilsyahy
@boqorkaganacsiga3831
@boqorkaganacsiga3831 7 жыл бұрын
+Um Love hooyda muu qabaa ninka masa adiga ayuu gu furay naayaa
@soomaliweynnomorehawiye9442
@soomaliweynnomorehawiye9442 7 жыл бұрын
DAAHIR CALASOW NOOLOW
@daadirabiikaar34
@daadirabiikaar34 10 жыл бұрын
Shaar magaal waa la gishan karaa lkn dhaqan magaalo lama yeelan karo
@WANAAGTV206
@WANAAGTV206 9 жыл бұрын
Rag rag dhalay waa cajiib
@ahmedoscar7621
@ahmedoscar7621 10 жыл бұрын
dadka dawanaya ka hor waxa ninkan la yaabey gabarta wareeysiga qaadaysayso mid kale kale waxu u hadlaya milaha FISH and CHIPS oo kale
@8Einfach
@8Einfach 11 жыл бұрын
Daahir nooloow , doqoni kuma aragto wixii dedan oo aad heshana dadku hadaalacdeen,
@edebsan3655
@edebsan3655 7 жыл бұрын
hhhhhh kulah macalin saxafi yahuu
@shaficishafici9181
@shaficishafici9181 8 жыл бұрын
gabdha fursadba masiin waa nin adag hawiye wan hingaadiyey kulahaa kkkk walaahi waa looxiisaa warkaag
@filsanadan1514
@filsanadan1514 7 жыл бұрын
orad jiimtag nagyeey calooshaweyn
@Amjad_calaawi
@Amjad_calaawi 9 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@Hoyohoyoelfje
@Hoyohoyoelfje 10 жыл бұрын
adoo skuulka ablaal ado ayan ku arkijiray dahir
@mohamedmakihussein9861
@mohamedmakihussein9861 8 жыл бұрын
war ninku waa haweye iska daya waa laan dhere
@mohamedessa1298
@mohamedessa1298 10 жыл бұрын
Suxufiga qarniga baal dahab ah baad taariikhda Somaliyeed ka gashay
@maandeeqwardheer8120
@maandeeqwardheer8120 10 жыл бұрын
Ranta markaa sheegeysid , faan ma aha. Su aasha la warestey uu ka jawaabey. Dahir Calasow nin Ciyaaraayo ma aha , ee taas hala ukaado . A nikaba, Xamar dayaan kula ahay- Cooska ku wa keyno, kee naayo
@nagiibelmi3765
@nagiibelmi3765 8 жыл бұрын
war waxan bilaa xikamdii muxuu ahaaa bakhti bakhti dhalay
@jibriilmaxamed5329
@jibriilmaxamed5329 7 жыл бұрын
dahir calasow rufiyan hormarka Somali ayad Ku tahay
@updaymahat9585
@updaymahat9585 10 жыл бұрын
Kan aniga waxaan ku dari lahaa geela awowgey cows inuu cuno mahee caqli kale malahan kanoo kale ayaa suxufi ceebaynaya
@honeydualle1516
@honeydualle1516 7 жыл бұрын
kkkkk war Kani waaba funny maba ogayn
@abdimuda2012
@abdimuda2012 9 жыл бұрын
Yaa lawareysanaayo horta meeshan, Dahir ama Gabadha waan yaabe? Jawaabta dhan handadaad ayuu kadhigey Dahir Alasow. Subxaanaka ya cadiim
@boqorkaganacsiga3831
@boqorkaganacsiga3831 7 жыл бұрын
Abdi Muda ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,-,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,
@boqorkaganacsiga3831
@boqorkaganacsiga3831 7 жыл бұрын
😂😂
@ahmedoscar7621
@ahmedoscar7621 10 жыл бұрын
waligay ma arag wareeysi la mid ah ma hubo ilaa hada in ninkan uu cabsanyahay iyo in uu walanyahay. kow wu ku bilaaway sheeko aya i haysa sida ciyaalka darbi jiifka oo kale. tan kale waxu leeyahay ganacsade aya ahay, laaluush aya qata lolol
@mohamedliban9269
@mohamedliban9269 10 жыл бұрын
waar inantan ninka waraysanaysaa dulqaad badanaa waxan ninkay wayne ee aamaantisa ka dhaaman la kkkkkkkkkkk
@onecorner647
@onecorner647 10 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkk ii hees aa ladhahay wlhi wax kasta wuu xoogsanayaaaaan kkkkkk
@ghboy2914
@ghboy2914 9 жыл бұрын
war ninku ilaa waa abwaan weyn.
@ghboy2914
@ghboy2914 8 жыл бұрын
gyr
@abikar1000
@abikar1000 11 жыл бұрын
wax waalan badanaa
@maryannur8512
@maryannur8512 11 жыл бұрын
ninkan waa ninwalan
@morwo1237
@morwo1237 8 жыл бұрын
anigu waxaan idin waydiiyay qofkan ma nin way baa mise waa ila yar oo afbarada haduu sidan ku yahay qofwayen wuu a yaan daranyahay hadalna may aqaar hadal ku wuu ugooyay wax ladhagaysan Karo uma arko dahir calsaw waxaad u dhigantaa RI isnuugtay
@boqorkaganacsiga3831
@boqorkaganacsiga3831 7 жыл бұрын
+Morwo 123 qofka waxba haga sheegin hada ninkas maxuu ku dhahay waxba muusan kaa sheegin lkn iska ilaali af lagada iyo ceyda
@wtfmoments3886
@wtfmoments3886 6 жыл бұрын
Libaax banaan dagay
@faisalsheikhkamil1130
@faisalsheikhkamil1130 7 жыл бұрын
hawar dhurwaay sheikh shariif marku isbaarada ka qaadi guryahii dowlada laga saari. eleen hal xaaran ah hal xalaal ma dhasho. Internetka ayee isbaaro dhigtaan....
@princejuba
@princejuba 11 жыл бұрын
Dahir waa runlow iyo beenale labadaba,, somalida xumanta way ka hesha waa run,,
@abdisamedhussein4704
@abdisamedhussein4704 8 жыл бұрын
gabadha wee kaa yaabnthy reer baadiyanimiisa kkk weerar ee ku wadaa
@isfahamkaumada9639
@isfahamkaumada9639 7 жыл бұрын
suxufi ma aha waa tuuk
@baharking225
@baharking225 9 жыл бұрын
waar adigu layasma faane waa in aadiga lagu faanaa nacasyahaw qabayaalad ka sheekeya
@shafecfarah9002
@shafecfarah9002 10 жыл бұрын
you never answered her questions so answer the required questions
@hasogymhasan4018
@hasogymhasan4018 9 жыл бұрын
Shafeec ma alim osman
@hodanmirre3358
@hodanmirre3358 10 жыл бұрын
wlhi afkii ba juqda gabay waaye
@asal21production48
@asal21production48 8 жыл бұрын
Kkkkkkkkk
@onecorner647
@onecorner647 10 жыл бұрын
kkkkk war ninka been badanaa waxkasta waa yayay miyaa kkkkk tan waa sacad iyo beentiisa galmudug oo maanta halxaafad eh oo ku taala kaalgacyo ayeey ku leeyihiin galmudug waa state qatar eh kkkkk waa wada saaan ku ligood kk
@mohamedmakihussein9861
@mohamedmakihussein9861 8 жыл бұрын
sorry hawiye iska daye magaca darti ku daye ha cayin
@gobonimo1
@gobonimo1 11 жыл бұрын
kkkk kii waalnaa ayey wareysteen kalsan tv ma cid kale ayey waayeen..
@ladangudi3038
@ladangudi3038 10 жыл бұрын
Kani waa faan fadhiya
@amarushakur77
@amarushakur77 8 жыл бұрын
ninkaan horta runtii hormar buu is gaadhsiilye taasnan la beenen karin.
@mohamedabdilahi7503
@mohamedabdilahi7503 7 жыл бұрын
tuug tuug dhalay weeye somali kano kale ayàa adilaya
@isfahamkaumada9639
@isfahamkaumada9639 7 жыл бұрын
waa beenaale
@daadirabiikaar34
@daadirabiikaar34 10 жыл бұрын
Gaay tuulo kkkkkkkk ilaahow saan ha iga dhigin
@mohamedcali9672
@mohamedcali9672 8 жыл бұрын
beenaale baacow
@SalimSalim-su4pi
@SalimSalim-su4pi 8 жыл бұрын
beenaale
@abdirahmanawil7096
@abdirahmanawil7096 10 жыл бұрын
Dahir calaso waa FAALIYE waz SIXIROOLE
Oomaar Barbar iyo Khadra Qaran "Roodo Keyf ayaa Aduunka ugu jeclahay"
57:08
Пришёл к другу на ночёвку 😂
01:00
Cadrol&Fatich
Рет қаралды 10 МЛН
Новый уровень твоей сосиски
00:33
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,1 МЛН
Самое неинтересное видео
00:32
Miracle
Рет қаралды 2,6 МЛН
МЕБЕЛЬ ВЫДАСТ СОТРУДНИКАМ ПОЛИЦИИ ТАБЕЛЬНУЮ МЕБЕЛЬ
00:20
II WAD SHEEKADA-N°16 MAMI ALI IYO MOUSSA BILEH
35:30
RTD WEB TV
Рет қаралды 6 М.
Guddoomiye Shuute "Nin aan xukun toogasho ah ku xukunay ayaa saacado u xayirneen."
7:24
Somali National Television
Рет қаралды 111 М.
BAASHAALKA | KAFTAN MACAAN | QOSOL | SUUGAAN | WAAYO WAAYO
32:11
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 24 М.
Ila qosol Eglan Salah Vs Dahir Alasow 2014 - Kampala iyo Kaftan
23:37
WIIL SOMALIYED OO 3-QOF OO GAALO AH QABRI LAGULA AASAY LONDON
27:39
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 353 М.
Xero geela la xarakeeyey ee reer jigjiga ku xoomeen
18:10
Hereri Media
Рет қаралды 34 М.
Пришёл к другу на ночёвку 😂
01:00
Cadrol&Fatich
Рет қаралды 10 МЛН