No video

"Ilhaan Cumar Waxaan Lee Yahay Riyada Ka Toos"Gudoomiye Rooda Cabdi Muuse

  Рет қаралды 99,531

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Пікірлер: 638
@mos1954
@mos1954 2 жыл бұрын
Dadku ma oga in Noloshan Aduunkan ay Dhalanteed tahay, Aduunka maantana uu Sii xumaaday, Hadii aad dooneysid cisa iyo sharaf Allah kadoon, yeenan kusirin Dhacdoyinka Maalmahan Xadidan, Allah sharafleh iyo Rasuulkiisa, Waan Aragnaa Wadciga ay Somali meeley joogtaba kusugantahay Habakala wadci rooaadaane , waa Ismadhaanto iyo Dhasheedii. Arinku masahlana Markaad xaqiiqda aragto .! Yaanan Qalad la iifahmin Cidna lidkuma ihi, Waxey Somali Tamashleysaba Ilaa Xaga Allah loosoonoqdo oo Toobad aan Allah weydiisano Waxaan ahayn kuma liibaandoono.
@raxmacabdi1291
@raxmacabdi1291 2 жыл бұрын
Wa Xaqiiq wll alleh hayna so hadeyo
@abdizaki5430
@abdizaki5430 2 жыл бұрын
Tasa dhab ah run ah☝️🤝🤝
@gaasiraguuled8771
@gaasiraguuled8771 2 жыл бұрын
Maasha allah afku kuma go,o naagtii tafeenada xumayd meel bay saartay roodi guul iyo gobanimo qaranka soomaaliland iyo dadkiisu waxaas baa mucaarad caafimaad qaba la yidhaa.
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 2 жыл бұрын
MAXAA MAASHA ALLAH AH ILHAAN CUMAR WAA SHAQSI DAAROODNA WAA QABIIL CAQLI XUUMADIINA IIDOOROOW MARKAAD DAAROOD OO DHAN CAAYAYSAN MIYAANAY DHULBAHANTE IYO WARSANGELI AHEYN SOMALILANDERS MIYAANEEY AHEYN DAAROOD HADII AAD NACEYBKAAS U QABTAAN MAAD DEGANKOODA U DEYSAN OO INTA ISAAQ DAGO LA BAXDAAN ISAAQLAND
@AxmedAlpha2024
@AxmedAlpha2024 2 жыл бұрын
@@mrsocotraisland1939 waad qabyaaladaysan tahay inaadeer Tawbad keen soomalida meeshay u dhimatay waa qabyaalade allaha ka safeeyo qalbigaaga...
@AxmedAlpha2024
@AxmedAlpha2024 2 жыл бұрын
@@mrsocotraisland1939 ta kale hadalkaaga qalad ayaa ku jira maxaad u ledahay (maxaa masha allah ah) ka fiirso sxb kalmadaa...
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 2 жыл бұрын
@@AxmedAlpha2024 GABDHU WAXAY AHEYD INEET FIKIRKA ILHAAN CUMAR JAWAAB KU HABOON KA BIXISO LAAKIIN INEEY QABIILO DAAROODA AF LAGAADEYSO MAAHEYN WAAYO ILHAAN ISAAQ KAMA HADLINEE WAXAY KA HADASHAY LUQAD XUMADA MUUSE BIIXI LASOO SHIR TAGAY HADAADSE MOODEEN IN SOMALILAND TAHAY SNM LAND MAXAAD DEEGAANKA DAAROODKA CIISE SAMAROON GABOOYE ISUGU DHAJINEYSAN MAAD INTAAD DAGTAAN GOOSATAAN
@AxmedAlpha2024
@AxmedAlpha2024 2 жыл бұрын
@@mrsocotraisland1939 ninkaagan qabiil baad ku wareersantahay waar umada qayb qaybtan iyo sidanaad wax tiraahden Tan jooji adeer, dadku in lakala qayb qaybsho uma baahna, inaadeer Jaahiliyadan iskaga tag umadana Kala tag,gabadhanaad sheegaysana Waa lawada Arkayaa inay hadal qaldan tiri ee uga hadh Allaa dadkiisa xisaabsan...
@yusufjaama748
@yusufjaama748 2 жыл бұрын
Ilaahay ha dhawro ..illaahay ha ku dhawro Illaahay ha ku dhawro....hablaha aanu ku faano kow ayaad tahay Somaliland Allow dhawr aamiin
@Mahadakhuna
@Mahadakhuna 2 жыл бұрын
Subscribe ii saar Wll oky Mahadsanid
@mahmuodali8164
@mahmuodali8164 2 жыл бұрын
Amin
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 жыл бұрын
Roda dhigii lixleh iyo kii sahra halgan baa dhexsocda jidhkeeda masha allah !!!!!! ilhaan omar is somalia and Donald Trum said ilhan omar and somalia are no police, no justice just anarchy !!!!!!!
@marwaahmed7200
@marwaahmed7200 2 жыл бұрын
Ma ayaga dhalay
@ahmedmo5495
@ahmedmo5495 2 жыл бұрын
Sahra halgan maxay ku halgantay 😂😂😂
@abobasement346
@abobasement346 2 жыл бұрын
OMG.bal ilah dhegaystah damertan tan waxay u bahantah in maskaxdah lagah baroh plz Americah nogu kenah
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 жыл бұрын
@@abdihakimmohamed2561 Anigu garan maayo cudurkaagee aniga labaduba waa ii dhaashi awliyada ! period.
@abdihakimmohamed2561
@abdihakimmohamed2561 2 жыл бұрын
@@qwertyaserty8404 Sahra Halgan ma beenta ay sheegato ayaad runmooday?Burco 13kii hablood ee ee 27 May 1988kii gudagalkii la socday kana midka ahaa ururkii SNM ayaa joogee wali hadal maka maqashay? Sahri miyaanay fanaaniintii Hargaysa kamid ahayn ilaa qaxii? Dee anba Xamar ayaan kasoo qaxay 1989kii goobaha SNM joogtana waan arki jiray ee Cabdixakiin Halgame ma labaxaa ama muj Cabdixakiin?
@MaxamedGurayMC
@MaxamedGurayMC 2 жыл бұрын
wllshy keep going waa runtaa Somaliland marwalba waynu guulaysanaynaa
@msszagalissa8258
@msszagalissa8258 2 жыл бұрын
Ilhaan waxa qaba eey gala guskii xarmajo ayaa ku jira ilhan xarweyn
@abdullaahiidiris6573
@abdullaahiidiris6573 2 жыл бұрын
𝐌.𝐚 𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐤𝐚𝐡𝐚𝐝𝐚𝐬𝐡𝐚𝐲
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 2 жыл бұрын
BAL NAAGTAN CAQLI XUMADEEDA EEGA SSDF MIYAANEY AHEY JABHADII U HOREYSAY EE DOWLADII SIYAAD LA DAGASHA,DEEGAANKA SOMALILAND MIYAAN DAAROOD WAX KA DAGIN XUSHMAD UMA HAYSO QABIILADA DAARODO EE WAX KA DAGA SOMALILAND ISAAQU CAQLIGOODU WAA INTAA LAGUMANA KARO ISAAQLAND SAMEYSTA
@mouktarabdi6327
@mouktarabdi6327 2 жыл бұрын
Caqilyada gaaban ee darood iyo hawiye ay nigu maamulaan waa ta ni bartay in aad ka dawobi waydaan is qabqabsi iyo qabyaalad tii abayaashiin ku dhinteen 30 sano aad burbur ugu hoos noshihiin
@khadraabdullahi303
@khadraabdullahi303 2 жыл бұрын
llhaan cumar Mashallah ❤️👏👑👍👍
@halimomohamed8199
@halimomohamed8199 2 жыл бұрын
Ilhaan omar waan taageeraa soomalinimo because. Waa cod karad ma sha allah
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 жыл бұрын
Maashaa Allaahuye reer somaliland waa dad ilaahay u hiiliyay waa wada heegan iyo gaadh buuxa oon geestay kaa jiraan cadaw kaaga soo dhicin, sidaa daraadeed hanbalyo hanbalyo hanbalyo reer somalilandoow cadawgiin ha jabee il iyo cawriba la'aada oo noolaada insh tacaalaa intay nololi jirto,, geedka muuqdeey guushu hadhisana waa la gaadhiye yaan la gaagixin insh tcaalaa,,, for ever Somaliland rep,,
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 2 жыл бұрын
Thank you for praising Us 🤗
@fadumomohamud2922
@fadumomohamud2922 2 жыл бұрын
One tribe does not become a state sorry
@saamiyainduo733
@saamiyainduo733 2 жыл бұрын
@@fadumomohamud2922 they are already dowlad and nobody can stop them beside allah,keep dreaming booboo😝
@fadumomohamud2922
@fadumomohamud2922 2 жыл бұрын
@@saamiyainduo733 nope and some state has blue flag 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@fadumomohamud2922
@fadumomohamud2922 2 жыл бұрын
Buuhodle Oo burco ka tirsan buu calan ka babanayaa
@awshan571
@awshan571 2 жыл бұрын
Libaaxad weyaan , waan jecelahay,dadka waxa ay aaminsan yihiin , sida geezi nimada leh u difaaca 💯❤️✅🙏
@mohanyasin3277
@mohanyasin3277 2 жыл бұрын
Hhh wr isaaqow ma ilhan baa sa ugu cabaadeen
@daarulqaraar7536
@daarulqaraar7536 2 жыл бұрын
War wxu hadalka ma anay iga baratay 🤣😂 wllahi cod Kar Sana 🤣 gacata gaalka ee ay illhan barkaty anigu waan odhan Kari lahaaye ayadaa ii tidhi😂
@easky363
@easky363 2 жыл бұрын
Cod kar maha, way caytameysaa, cay iyo laandheere kala fog, kaaf iyo kala dheere.
@fadumosaid5170
@fadumosaid5170 2 жыл бұрын
Walalo meeqo Somali land ah oo wada ada qxooti Ku ah dibudejintuna ma in dadka latarxiila iyo caruraha donyaha Saran walal khayali lagu nolyahay maraykan Africa oo dhan qashinka ugama duwana allaba Waa xafad yare
@mboyz7339
@mboyz7339 2 жыл бұрын
Rooda maxad uga jawaabaysa waxan gaalka gacantiisa barkatay Akhàs Sharaf ma le
@niamaalijama2485
@niamaalijama2485 2 жыл бұрын
Masha Allaha afkag caano lagu qaby rooda wad gulaysan insha'Allah
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 2 жыл бұрын
Hargeisa ayay Qaadka ku iibisaa markaasay u jawaabi Xildhibaan White House fadhida 🤣🤣
@Khalid_913
@Khalid_913 2 жыл бұрын
No way 😂😂😂😂😂😭😭
@fadxiapdi4633
@fadxiapdi4633 2 жыл бұрын
Mansha allah Rooda waxad tahay qof hadal kara midhkii loo baahnaana ka idhi si fiicana ugu jawaabay xildhibanad ku sheega
@user-dy5uo8sc1r
@user-dy5uo8sc1r 2 жыл бұрын
Mashallah ala inantu codkarsana allow hanoowayin wax cadowga naga rida somaliland guul guuuuul gobanino
@abdalamaxmud7270
@abdalamaxmud7270 2 жыл бұрын
cadawginu ma darood baa isoqow burda aad shegaysan ma darood baa ? darood ayagaa idin xukumaya ilaa qiyamo ama kanaxa ama kufarxa .
@fadkabari8554
@fadkabari8554 2 жыл бұрын
Sow isaaq maaha ilaahay murti iyo maskax buu siiyey iyo af soomaali sax ah
@happyprofessional2100
@happyprofessional2100 Жыл бұрын
Masha allaah ilhaan cumar guuleeso allaah ku xafiido amiin ya bari 👑🤲😍👌🥰🧡💛🇸🇴🥰🇸🇴💙🤍🥰💪💙🤍💯🧡💛💓💕🤲😍💗👑👌👌👍🦁❤️💜🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕💕🔵⚪️🔵🥰🥰💯💯💯💯🥰💙💙💙🥰
@nimonimco3063
@nimonimco3063 2 жыл бұрын
Yaab!! Qof isagiiba qoxoonti USA ku ah oo lagu caayo sida u luqada ugu hadlo!!! Ma wixii iyada Amerika cadi ku lahayeen ayey maan dadku ku cayaysa. Naa xishoo!!!!
@xamsecali8181
@xamsecali8181 2 жыл бұрын
Adiga laftada wax ayaa ka qaldan english waa luqad ee maha aqoon
@mariamismail993
@mariamismail993 2 жыл бұрын
I agree with you, Ilhan Omar told all Americans that she is a black African refugee and is the first person to wear the hijab and enter the American Congress, but she insulted Islam when she abandoned her Muslim husband and married a Jew, which was the reason for her arrival at the White House..By the way, all those who enter the White House must be friendly with Jews and Christians And she did that and defended homosexuality, and this is disgusting.. As for Han Omar's tweet about Somaliland, let's be frank. Southern Somalis always want to prove their identity in America, especially those who entered the White House, but the origin is Somaliland, the first president after the independence of Somalia in its five regions of Somaliland. Successful projects from Somaliland youth for the first time. I am with the words of Representative Rawda. She summed up the situation in brief. Han Omar betrayed her religion and her homeland by following the infidels of America. It has become completely and useless. Let America benefit her new homeland and leave Somalia alone.✍🏾🌾🌿😒
@karimhasan8967
@karimhasan8967 2 жыл бұрын
Ilhaan wa naagta qoomuluudka taagerta ee mar walba ka dhex muuqata oo gurigedi u baabisay nin gaala ooy mooday inay ku gaadhayso meel sare somali ba mesha saarty lkn manta way is arki doonta halkay ku danbeyso darbijiifta faqash ee beenta ku riyootay
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 2 жыл бұрын
MUSUE BIIXI MIYAAN TAAGEERI SCHOOLKA ABAARSO OO NINKA QABNIISKA AH IYO NAAGKA BAADARIYADAA FURTEEN CARUURTIINA LAGU BARO QANIIS NIMADA IYO GAALNIMADA MIYAANAY ARINTAASI CULULAMDIINII LOO XIR XIRIN DEEGAANKANA UGA CARARIN MUNAFAQNIMADA JOOJI ILAHAN QABIIL KAM HADLIN WAXAY DHALIISHAY MUUSE BIXII ENGLISH XUMADIISA MUXUU TURJUBAAN USOO WADAN WAYAY LOL
@transsomalirealestate3004
@transsomalirealestate3004 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂somaliland 🇸🇴💪
@samiramohmud7197
@samiramohmud7197 2 жыл бұрын
Masha Allah waxaad ugu jawaabtay Ilhaan Cumar si aad u qurux badan waxaadna tahay geesiyad hadal yaqaan ah💯❤🙏
@ayaanlecadeabdullaahi1754
@ayaanlecadeabdullaahi1754 2 жыл бұрын
Somaaliya guuul one love 😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍
@cabdirashiidgiire1969
@cabdirashiidgiire1969 2 жыл бұрын
Mansha Allah tabrakalaha guul guul gobanimo somaliland ilahow noosiyaadi hablahayag aaaamiin aaaamiin ayaa rabi 💚💚💚🤍🤍🤍❤❤❤👍👍👍👍💯💯💯💯
@jiijodaqere8881
@jiijodaqere8881 2 жыл бұрын
Hablaha amra in ay ilahhey ka baqan yey wada ciyin halgabar ba ujawaabtay hal gabar miyuuna idin ku jirin rajula rashiid
@hamzanisports1595
@hamzanisports1595 2 жыл бұрын
Dumarka isaaqu wa rag❤
@khadramohamed9849
@khadramohamed9849 2 жыл бұрын
Maasha Allaah Roda👏♥️👏😍👌👏👍❤️guul soomaalilland insha Allaah
@brobinyamin7925
@brobinyamin7925 2 жыл бұрын
Somaliland will never be separated wake up jooji galada aad uu iyneysaan… Somalia 🇸🇴 🙏🏾
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 2 жыл бұрын
Don’t cry ina muuse handaraab Guuuuuul ilhaan. Reer handaraab murqaan handaraaban
@happyprofessional2100
@happyprofessional2100 Жыл бұрын
Ilhaan cumar waa Muslim masha allaah ee kahalad iskuuladaka iyo jabada abaarso iyo kaniisadii Somaaalind ee galniimadii snmqaaniisniimadii Somaaalind huus ufiiri diinta aad ku mar mar ssneeyaan caadaka allaah xageeka galersaa dhilo idoor juudaan hooyada was iyo snm juudaan ee afkaga huurads leeh ksjeedii isha baxarka miyaaha mayada 🔵⚪️🔵👌🤍💛💕🦁🤲👍💓🥰💪💪💗💯💜🧡💙❤️♥️♥️🌎🌎🇸🇴💙🤍💙🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁💯👑ilhaan cumar 💯💯👑🦁🦁🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@fixzy
@fixzy 2 жыл бұрын
Well done Roda Muse..
@akbasg
@akbasg 2 жыл бұрын
Dadkaan waa jahiliin…ilhan omar waxeey difaaceysa somaliland oo waxey dhaliileysay cadaanka republican ah ee xildhibaanada …do people not understand english? Her post was a critique of her colleagues not of Somaliland delegation
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 2 жыл бұрын
@@akbasg hahaha Do people not understand here ENGLISH!!! Give me break....
@mahmoudabdialiabdiali3256
@mahmoudabdialiabdiali3256 2 жыл бұрын
Masha Allah jawabta sisey ilhan sii ficaan oo ikmad lee baad uu karbashteey
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 2 жыл бұрын
Naag wareersan ayaa tahy Midnimada ummada soomaaliyeed waa mid mana lakala qeybin karo
@aniisaidiris2533
@aniisaidiris2533 Жыл бұрын
Rooda cabdi mouse cadawga Somaliland ha halaabo Amiin rooda hambalyo
@khadarmaxmuud8152
@khadarmaxmuud8152 2 жыл бұрын
Mashaa allaah somaliland guuuuul 💚🤍♥️
@madinaali9925
@madinaali9925 2 жыл бұрын
Viva ilhan cumar cadowgaga hajabo insha allah 👊👍✌✍💪❤❤❤❤💯💯💯💯💯💯💯🤴🤴🤴🤴💯💯💯
@ashamohamed7006
@ashamohamed7006 2 жыл бұрын
Viva Viva Viva Viva Viva Viva Ilhaan cumar guul iyo gowa nimo Viva jir oo joog inshallah
@faizaabdi4630
@faizaabdi4630 2 жыл бұрын
Isham saxaradaad magaadhed
@doemanhuncho208
@doemanhuncho208 2 жыл бұрын
Wariye tweeter roodo oo cayda lagu qoro miyaa tahey
@galkagundelibaax2866
@galkagundelibaax2866 2 жыл бұрын
Faqash waa baran baroo, mar ayeey soo wada dareerayan yagoo wada kam kamayaa. Kab dacasa ayaa lugu wada bajiiqinaya.🪳🪳🪳🪳🪲🪲. Guuul iyo gobonimo somaliland. Ubad SNM.
@mboyz7339
@mboyz7339 2 жыл бұрын
Rooda cabdi muuse dumar way dhaaftay Ragiina way la tar tamaysaa maxad kala hadli ilhan qoxootiyad uraysay ahayde. kkkkk. il iyo cawri lahow Rooday quruxeey inadeer
@WealthchaserFx
@WealthchaserFx 2 жыл бұрын
WAA DENBI INAAD QOF ASHAHADANAYA KAAFIR AMA GAAL KU TILMAMNTO MASSSAGE KAGU HADAD INTA KA REEBI LAHYD MID WX KU OLU NOQN LAHA
@farhiashire9579
@farhiashire9579 2 жыл бұрын
Soomaaliland goormay wadan noqotay Cajiib
@Hooda36
@Hooda36 2 жыл бұрын
Masha'Allaah Masha'Allaah roods fariid waad nagu banasn tahay Masha'Allaah sifiican baad udhigtay hadalkaaga illaahay hanoka daayo viva jamhuriyada barakeeysan 🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹👍
@Mahadakhuna
@Mahadakhuna 2 жыл бұрын
Subscribe ii saar Wll oky Mahadsanid
@urejimohamud8282
@urejimohamud8282 2 жыл бұрын
Ha yaad aheyd ha ceytamin ma gaadhi ilhaan iyo meeshey ka soo jeedoceynimeyno hargeisa iyo wax ku nool mugdi baa ku jirtaaye Allah ha kaa saaro. Ma meeshaan aragney bey xamar iyo garoowe la sintey waa arin layaab badan
@mouktarabdi6327
@mouktarabdi6327 2 жыл бұрын
Qarax iyo qori ayaa ku jiifta oo ku kacda Wll Ee hoos isku day
@mohtayib
@mohtayib 2 жыл бұрын
Riyoyada kakac hooy naayaa
@caynidhalad9300
@caynidhalad9300 2 жыл бұрын
Good job Usheeg inay hurudo
@munaabdi8582
@munaabdi8582 2 жыл бұрын
Maa Sha Allah Roda Muse. Duriyadi xalasha ahayd sida quruxda badan eey ugu jawabtay eega wa dadki Af Somaliga laha.❤🤍💚
@moladane3552
@moladane3552 2 жыл бұрын
Isaaqu siyaasada waxba kama oga, woxoogu waa caadifad qabiil.
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 2 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 2 жыл бұрын
Wa runta wa ay matagtay
@maryami2299
@maryami2299 2 жыл бұрын
Ma butland baa saxaro ah oo hargaysada quracda leg baa green ah tahriibka soomaaliya gobolada waqooyi baa ugu badan 3 diyaaradood ugu danbeeyay liibiya lagakeenay was reer waqooyi
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 2 жыл бұрын
geesiyad geesi dhalay runta ayay usheegtay naagta layidhaa ilhaan faqash waxba mayeeli karto somaliland
@peaceislam1204
@peaceislam1204 2 жыл бұрын
Masha Allah very intelligent woman. Gul somaliland.
@mohamedadenahmed8458
@mohamedadenahmed8458 2 жыл бұрын
Nagtan wax ay ogtahay malahan.ilhan cumar afka kabxi magartide
@fatoomasomali4665
@fatoomasomali4665 2 жыл бұрын
Ax ax waan ka naxay sixun baad qofka u cayeday iska daaya waxaba ka qaadi mayso somaliland
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 2 жыл бұрын
runtaa loo sheegayaa
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 2 жыл бұрын
Yaab somalidii gormey laba noqotay naa ilhan tagtaye ha ku daba kufin ilhaan badanaa waxbeydaan garaneyne wey idiin hiilisay reer dhan in ay ilhaan ka hadlaan waa guul
@mohtayib
@mohtayib 2 жыл бұрын
waad hurudaaye soamlidu waa shan iska baro imikaba malaha xalaad dhalatee !
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 2 жыл бұрын
@@mohtayib shantuba waa somali hadaa ma sinsibaarbaa waqoyi iyo konfur oo gabigodaba langaab ah miyaa ku shegeysaan waa labo wadan
@abdiboos8554
@abdiboos8554 2 жыл бұрын
Wllshay rooda cabdi muuse afmiishaarad weeye
@mohamedcabdi7473
@mohamedcabdi7473 2 жыл бұрын
qxooti wey ku jiran reer isaaqa land yamaen ayeey jogan
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 2 жыл бұрын
Majerten Aya ileen congreska fadiyay😂😂😂. Wanba hilmansana
@ahmedyusuf9637
@ahmedyusuf9637 2 жыл бұрын
Провда!!!!
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 2 жыл бұрын
@@ahmedyusuf9637 Teri ma ki
@zermuniirchannel6395
@zermuniirchannel6395 2 жыл бұрын
Naftu adag wa 4 xiniyolaya walhi libaxada naga lama oran karo wa raga aya la oran karaha 🖤bufi cayayanka
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 2 жыл бұрын
Ragu maxow yahay oo naagtu aheeyn
@roodanuur2196
@roodanuur2196 2 жыл бұрын
Idooor daba cayuun. Magadhi kartit. ILHAN OMAR. Waxay ka so jeeda Superpower DAAROOD. I'm proud of you ILHAN.
@mboyz7339
@mboyz7339 2 жыл бұрын
Akhas Daarod gaajo Naa aamu waxad ku faanto ma haysataane cuqubo waata idinku dhacdee Hana cunina is cune Ayadan gaalka barkatay maxad kaga faani ee qoomu luudka ah Naag isaaq dhaadhaysa oo somaliyeed ma jirtee Basar xumooyinoow hanagu habsaamina qudhunyow
@roodanuur2196
@roodanuur2196 2 жыл бұрын
@@mboyz7339 idooor wagash iyo kufriga wacad alow yaale. Waa ninman walal ah taniyo yoonka aakhiree. Naaa amuss wasaqadyahay idinka gaaladu filmanta wasaqda ah idinka so duubi jireen Germany 🇩🇪 2010. school khaniisina Hargasa lugubartaa. Cooldoona marku kahadalay yaad xidheen. Kufriga wacad yaa idin yaala. Idooor wagash.
@mboyz7339
@mboyz7339 2 жыл бұрын
Akhas dhilooyin daarood Naa ma na gaadhane ha hadlina Sharaf buu ilaah na siiye miyaydin suuxi somaliga sida loo qoro soo baro jaahilad yahay uraysa ilhan waa qoomu luuuuuuuul miyaad diidaysa kkkkkkkkkkkkkk
@roodanuur2196
@roodanuur2196 2 жыл бұрын
@@mboyz7339 twist tinit clueless. Idooor daba cayuun.
@mboyz7339
@mboyz7339 2 жыл бұрын
Daarood mara qadhmuun Naago bilaa basar guri baran baro
@zamzamcali2293
@zamzamcali2293 2 жыл бұрын
Allaa xayiik rooda muuse waad naga farxisee alla ha kaa farxiyo aduunyada nimco aakhirana jano sawirka dhabta ah ee ilhaan ayaad soomaali oo idil tustay
@Muna.ahmed.2009
@Muna.ahmed.2009 2 жыл бұрын
Walaal sidaana ward uhadlaysaa gudoomiye xusbina waad sheegabaysaa bal isqiimee adigu
@haruunciise9112
@haruunciise9112 2 жыл бұрын
Muse ciil qabe ?
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 2 жыл бұрын
HORTA CAWRADADA ASTURO OO MADAXA SI FIICAN MARADA UGU DABOOL.SIYAAD BARRE WAXAA XUKUNKA KA RIDAY JABHADII USC EE HAWIYE ADIGU ISMA XOREYN IYAGAA KU XOREEYAY MAANTANA HAWIYE WAXAY U TAAGAN YIHIIN MIDNIMADA SOMALIYEED 40% SOMALILAND NA WAXA DAGA DAAROODKA AAD CAAYAYSO
@abobasement346
@abobasement346 2 жыл бұрын
Markah hore so baroh sidah laysku qurxiyoh ilhan way kah weyntahay plz orudoh iskah mirqaan
@Hooda36
@Hooda36 2 жыл бұрын
Markaan calan gaaraa🇮🇹👈 guudka sudhnee dunidaa isu taagnay een gonna baa taladii garanoo guushi hantinaay 💪💪💪💪 Snm Kuwii cadowga naga dhacshee intii dhimatay illaahay jannatu fardowsa kawaraabiyo amiin 🤲 intaa noolna illaahay ha xiftiyo Amiin 🤲🇮🇹🇮🇹🇮🇹💪
@Hooda36
@Hooda36 2 жыл бұрын
Viva mudane muusa biixi cabdi lubaaxa afrika kanaxoow nafta waa🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹💪
@sahraa.rahman405
@sahraa.rahman405 2 жыл бұрын
Sifiican bay roodi u hadashay mucaarid ahow lakiin qaranka somali lan wamuqadas wan ku hanbalyaynayaa sida fiican ee siyaasad iyo wadani nimaba le ayay u hadashay roodi waa gabadh aragti dheer waa fariid gon ah guul ban rooda u rajaynayaa
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c Ай бұрын
Waxaasi agteeda waxba kama aha daasado qashin ayey u aragtaa illaahay ayaa gabadh daarood ah ka dhigay walle waa geesiyad.
@manbiil
@manbiil 2 жыл бұрын
Waxey ku ledahay dalweynaha marekanka ee dhahdo dalweynaha Somalia 🇸🇴
@ashamohamed7006
@ashamohamed7006 2 жыл бұрын
Hargesa waa gobal somaliya ka tiran hello Hello Hello riyo ayaad ku jirtaa hello
@fatimayassin2049
@fatimayassin2049 2 жыл бұрын
She's really jealous from Ilhan 😔our politics people dont even know how to choose the right words.
@fadkabari8554
@fadkabari8554 2 жыл бұрын
Ilhaan is married to a gaal waana majeerteen saxraagi garoowe iyo basaaso Ku dhalatay oo hadeerna gaalada kuwii ugu xumaa marti u tahay oo she supports lgbtq ilhaan waa shaydaamad
@cabdifataaxcali6098
@cabdifataaxcali6098 2 жыл бұрын
Somaliland
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 2 жыл бұрын
An other level 👍🏻
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c Ай бұрын
Ilhaan kabaheeda ayaa isaaaq oo dhan dhaanta iska daa naag uraysee muuse ilhaan baa la kulan tay markuu lafaha la soo baxay ayey tidhi kuma af garanayo Halkii ayuu kasoo cararay
@rodaismail8151
@rodaismail8151 2 жыл бұрын
Wow incredible and well spoken.
@aaminajamac4155
@aaminajamac4155 2 жыл бұрын
Rooda cabdi mouse Ilaahay caqliga ilaahay ha kuu siyaadiyo Maasha Allah masha Allah
@shamsomohamedosman5265
@shamsomohamedosman5265 2 жыл бұрын
hh walal maxaa aqli ah ma ilowdeen dadka ugu badan ee tahriibka ku dhinta iney yihiin reer Somaliland awey dowladiini anaga masago wanba qadane idinka maxaad noga sidarantihiin illa hada xita Greeka iyo Turkida uu danbeysay ad ugu dhamanesan horta liskama hadle kafikira waxaad kuhadleysan.
@ashamohamed7006
@ashamohamed7006 2 жыл бұрын
Viva Viva calanka buluuga
@fardowsanur4571
@fardowsanur4571 Жыл бұрын
Naayaawaad. Riyoonaysaa. Soomaaliya. Ayaad. Kugawracantahay. Adiga. Iyo. Ilhaan. Adigaariyoonaya. Hadiicidi. Dawladnoqonayso. Ilhaan baa Noqonkarta. Ookaadhulbadan.
@muxyadiinnuur1365
@muxyadiinnuur1365 2 жыл бұрын
Fariid fariidi dhashey hadal yaqaan waad asiibtey
@luulabdulahi7617
@luulabdulahi7617 2 жыл бұрын
Subxanallah illahow na cafi wlhi somali wa dad hadal uun kudhameysteey waqtiga bal ma laga hadlo dadka gajada iyo haradka dilay
@cabdifataaxcali6098
@cabdifataaxcali6098 2 жыл бұрын
Soomaalind
@Macaxeira432
@Macaxeira432 2 жыл бұрын
Kkkk dhilooyinki Somaliland calaacalaya 😆😆😆
@ayaanibraahim8722
@ayaanibraahim8722 2 жыл бұрын
Mansha Allah caqliga hawayin♥️💯💯💯
@apdikareem.
@apdikareem. 2 жыл бұрын
Masha Allah wlhi intaay hablahayaga Somaliland siida uu aqlii Badan yahiin guuul waan gadhaana
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Kkkkkkkk walahay ilhaan dhulkay la dhacday
@fadkabari8554
@fadkabari8554 2 жыл бұрын
Afkaaga caano lagu qabay roodaay 😂😂😂🤣🤣🤣 waata af miinshaarnimada murti af soomali sax a iyo maskadi isaaq. She nailed the faqash to the wall 👏 👌
@fadumamohamoud67
@fadumamohamoud67 2 жыл бұрын
Ilhan run bay sheegtay. Dee idaygu wii fashilmay.
@mohamedarab675
@mohamedarab675 2 жыл бұрын
Somaliweyn🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@yaztobashiir8413
@yaztobashiir8413 2 жыл бұрын
Walee inaaad meel saartay horey usoco rooda cabdi muuse
@fahmaaadanali1975
@fahmaaadanali1975 2 жыл бұрын
Masha Allah
@moladane3552
@moladane3552 2 жыл бұрын
Hargeysa wado malaha intii Siyaad Bare sameeyey mooyaane.
@oogdhugee_3072
@oogdhugee_3072 2 жыл бұрын
Mareexaan iney qadeeyaan waxa ugu dambeyse booli qarankii siyaad afweyne :)
@niciimakhadar1968
@niciimakhadar1968 2 жыл бұрын
Masha alllh wan filayay inaad u jawaabayso baqasha fardo la daaaqday
@sahraabdi1152
@sahraabdi1152 2 жыл бұрын
Wow geesiyad iga dhe 🥰❤️❤️❤️
@zahrabulale375
@zahrabulale375 2 жыл бұрын
Mansha allah mansha allah nolowo xabibti Qaaliye alle ha ku xafido, marwalba iyo sikasatab somalnlad waa garba somalida laakiin waxay u malenayaa in ay dhibaato ku yihiin somalida Kale laakiin xaalku sidaa maha ay moodayanaa
@aymankasaanostudio1000
@aymankasaanostudio1000 2 жыл бұрын
Runta hadii laysku sheegyo adeerka Muuse Aqoon Ma laha ninkaa arabka aha ayuu ilaahay idin diray 😂😂
@se1059
@se1059 2 жыл бұрын
Istaaqfurulaah adigu aqoonta ma waxaad u taqaan qofka English ka uun yaqaan badow baad tahay qofku afkiisa ayuu PHD KU QAADAN KARA aduunko dhami English kuma wada hadlo
@jamilajama3194
@jamilajama3194 2 жыл бұрын
#AYMAN KASAANO ilhaan waa naagta guska soomaaliga ka dooratay guska cadaanka maxaa laga gaaraa iyaddii baa qoomaluud ah
@aymankasaanostudio1000
@aymankasaanostudio1000 2 жыл бұрын
@@se1059 inaad Qof Cayda Wax fudud maha Lkin Ogsanow Xilka Uu hayaa Muuse Aqoon ayuu u bahanyay Abti
@aymankasaanostudio1000
@aymankasaanostudio1000 2 жыл бұрын
@@jamilajama3194 taasi waa dookheeda laakin adi micnaha qoomuluud ma sidaas ayaad u taqaana 😂👎👎
@gullbarwaaqo9594
@gullbarwaaqo9594 2 жыл бұрын
ilhaan gabadh soomaaliyeed oo gaadhikartaa majirto guul ayeey ukeentey eestga afrika yaagaadhikara faraska ilhaan lama gaadhikaro hayska hadlaane daa gabdhaha soomaaliyeed ilhaan weey tagtey oo talaabsatey maseerka joojiya gabdhoow maansha allaah dhaha ilhaan
@xaliimojamaac4864
@xaliimojamaac4864 2 жыл бұрын
Miskiin mawaxaas baad horu mar u taqaan tuwalba teedaa ka xigta nafteeda halkey dhigtey eeg adoonow
@abdisalanjamal4247
@abdisalanjamal4247 2 жыл бұрын
SU,ASHA laweydiyay iyo waxay kaga jawabtay ismaleh waxay Modeysa inla weydiyay qabilkey ugu necebtahay Somalia Inay laqsantahay bana la modaya Sideey indhaha ledahay markad aragto
@qaliomar3421
@qaliomar3421 2 жыл бұрын
Madhiigii Samaroon iyo Hirti waqooyi miyaa Boro NoDay Adigu
@cabdifataaxcali6098
@cabdifataaxcali6098 2 жыл бұрын
Macan
@sahraa.rahman405
@sahraa.rahman405 2 жыл бұрын
Roodi waa gabadh gob ah siwacan u hadashay aad baab u hanbalyaynayaa walaasheen
@abdirashidmohamoudrashiid355
@abdirashidmohamoudrashiid355 2 жыл бұрын
Waxa luuku guriyay cuqdad aan jirin
@cabdidhoolayaremaxmudguure7031
@cabdidhoolayaremaxmudguure7031 2 жыл бұрын
Roodo ma waxay rabtaa in ilhaan cumar u jawaabto Maya ma idinkaa meel kawada hadli kara mise waxaad iga jeedaa ilhaan bay u jawaabtay Roodo walaal adaa riyoonaya maalin cad subxaanallaah Ilhaan cumarna kuu jawaabi mayso
@se1059
@se1059 2 жыл бұрын
Masha allah fariid baa heshay naagtii feedhaha xumayd ku soco bravo 👏 👏 👏
@warda1128
@warda1128 2 жыл бұрын
Masha Allah rooda cabdi muuse hadal yaqaan nolow habo mcn
@ruqiyahhibrahim1048
@ruqiyahhibrahim1048 2 жыл бұрын
subxaanaAllah Aalah ayaa xumaan na ka nasahan. La howlah walaa quwata ilaa bilaahi .
@ahmednuraden2814
@ahmednuraden2814 2 жыл бұрын
Ina koorena waa ilhaan walaalkeed ee lasoco
@Zihaam011
@Zihaam011 2 жыл бұрын
Mansha Allah Hambalyo Somaliland ♥️ Horaa loo Soconayaa Insha Allah ♥️
@hafsomahamudali280
@hafsomahamudali280 2 жыл бұрын
Doqon iska hadashay baa tahy ee orod iska fiiri waxa aad ku hadleyso doqon yahy gaboobday
Waa Kuma Ninka Cusub Ee Ay Is Guursadeen Xildhibaan Ilhaan Cumar ?
3:35
艾莎撒娇得到王子的原谅#艾莎
00:24
在逃的公主
Рет қаралды 50 МЛН
My Cheetos🍕PIZZA #cooking #shorts
00:43
BANKII
Рет қаралды 26 МЛН
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 4,8 МЛН
Box jumping challenge, who stepped on the trap? #FunnyFamily #PartyGames
00:31
Family Games Media
Рет қаралды 33 МЛН
Ceerigaabo Oo Loogu Quus Gooyay Cayayaanki Duurka Kasoo Qaylinaayay
11:49
Abdi Somalilander
Рет қаралды 10 М.
艾莎撒娇得到王子的原谅#艾莎
00:24
在逃的公主
Рет қаралды 50 МЛН