ILINTA CESHAN WEYSAY ABWANADA NOLOSHEEDA WAX BADAN KA OGOW?😭

  Рет қаралды 208,399

Amira Qurux

Amira Qurux

Күн бұрын

Пікірлер: 781
@amiraqurux
@amiraqurux 12 күн бұрын
Guys plz subscribe usaara intaas caawinaad unoqotaa waakan usaara👉🏻 kzbin.info/www/bejne/pHOlZ2qdas2foJIsi=oCnryIyjxanAoTrD
@SumayoShariif-n3f
@SumayoShariif-n3f 12 күн бұрын
Dhiiir gelin un bee u bashan that wlhi gabadhaan❤❤❤❤❤❤❤
@Henehwbqkqhq
@Henehwbqkqhq 12 күн бұрын
😂❤🎉
@Abdula-cp3mr
@Abdula-cp3mr 12 күн бұрын
youtube.com/@abdula-cp3mr?si=vY0Qrq_zeYyiRVNI
@ayaanhussein2817
@ayaanhussein2817 12 күн бұрын
Hye amiira ad ayaan ku jeclay lakin adi iyo sundus maxaa isku leysen team 27 maxad uga baxday abayo bls and plz iso jawab abayo😂❤
@fatimaibra3819
@fatimaibra3819 12 күн бұрын
Insha Allah riyadeda Allah haurumeeyo
@BilanQaldane
@BilanQaldane 12 күн бұрын
Amiro iyada xanuno pdn so marty gapadhana inay cawisey jeceshahy m.a mcny halkaz ka wad mar walpa aan isdhiri galino gabdho❤
@sulekhoOmar
@sulekhoOmar 12 күн бұрын
Mashallah she is the Queen Amira walaahi so much Respect ❤❤❤❤❤❤💐
@FartuunMuhamed
@FartuunMuhamed 12 күн бұрын
Abwanada waa gabar yar oo nolosha ladagalameyso aan u kacno dhalinyaro qasatan gabdhaha asaged wax haka qebsato 🙏🥰
@ShankaroonAxmed-si3hj
@ShankaroonAxmed-si3hj 12 күн бұрын
haa dhalinyarada badankood nolosho dagaal ayee kulajiraan waxa kuqasbaayo youtube ayaa taas ah
@Cadarmaxamed58
@Cadarmaxamed58 12 күн бұрын
Team amiira abwaanada 100k gaarsiya😢
@Zuheip09
@Zuheip09 12 күн бұрын
Sundus ayay keentay markii ay ku cusubayd KZbin aamina ugbaad ayay keentay oo ay ku dhiiri galisay KZbin caawana abwaanada amiira wixii la dhahayo ha la iska dhehee qoftan waa shakhsiga qarsoon ee jecel dadka inay garab siiso oo ay ka caawiso wadada guushooda wlhi qoftan aniga way iga keensatay jecelka aan jecelahy 😢❤❤
@munamaanka8020
@munamaanka8020 12 күн бұрын
Lkn sundus maxee ugu abaal guday ciyaal tiktok iyo naago amiiro neceb inee uniikiso oo amiiro inkirto😢
@Saaaba-q7l
@Saaaba-q7l 12 күн бұрын
Haa walhi inaa been ahaan😢😢😢​@@munamaanka8020
@AaminoMaxamed-f4m
@AaminoMaxamed-f4m 12 күн бұрын
​@@munamaanka8020 dhibaato malahan ee iska dhaaf
@Zuheip09
@Zuheip09 12 күн бұрын
@ subxanala waala dhimnaya hno ilaahay danbi dhaaf waydiiso ani sida wadkyga ayaa u hubaa in aanay sundus iyo amiiro wax ka dhaxyn xataa wax aanay dhex marin dadkaan team 27 ayaa la dhaha waxaa ku qaldaysa somaalida kle malaha isma dagaalan waa dad walalo ah
@XayaatAxmed-nq5cj
@XayaatAxmed-nq5cj 12 күн бұрын
Haa wlhi amira waa gabar la Dareen ah gabdhaha garabna u ah alle ha xifdiyo oo waxii ku maqan allha ka qabto 🥺
@SamsamMoha-y9w
@SamsamMoha-y9w 12 күн бұрын
Amiiro qof qalbi wanagsan thanks abayo saa markasta hablaha durufaysan ula Dareentahy abayo pls markasta dhiiri Gali oo garab is taag muniiro aalah ajar ha kaa siiyo saa noogu soo gudbisay qisadeeda ❤❤❤❤❤
@bahjamahamad3006
@bahjamahamad3006 12 күн бұрын
Sundus waxaan ku bartay waraysigii amiira m.a amiira wad mahadsanthy❤
@FadxiyaKhalif-u2z
@FadxiyaKhalif-u2z 12 күн бұрын
Anigaa kula mid ah wllhi habeenkas ilinta ceshan waayey😢
@sulekhoOmar
@sulekhoOmar 12 күн бұрын
Me too Walaahi 💯
@nasradheel5266
@nasradheel5266 11 күн бұрын
Amiira waa gabadh qalbi wanaagsan sundus xitaa iyadaanu ku barany😢
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 9 күн бұрын
been maaha ❤
@AaminoMaxamed-f4m
@AaminoMaxamed-f4m 12 күн бұрын
Amiiro gabarta kaliya gabdhah garab qabto hadna la dareen ah guuleyso quruxey
@kOKOBULLE-tis5
@kOKOBULLE-tis5 12 күн бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋☝️
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 12 күн бұрын
❤Scw
@RaxmoShibra
@RaxmoShibra 12 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@King-cayda10
@King-cayda10 12 күн бұрын
Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 12 күн бұрын
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ،❤❤❤❤ اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@HibiAhmed
@HibiAhmed 12 күн бұрын
SCW❤❤❤❤❤
@JogindaKatana-w9y
@JogindaKatana-w9y 11 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
@RuqiyoSheeekĥ
@RuqiyoSheeekĥ 11 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😅😅😅
@yaxyexasanxasan7285
@yaxyexasanxasan7285 11 күн бұрын
Scw
@Bestrong12-g8o
@Bestrong12-g8o 12 күн бұрын
Sorry abwaanada😢gabdha yar youtubeka uso kal kiciiya rer comment and team amiiraba❤
@FartuunMuhamed
@FartuunMuhamed 12 күн бұрын
Amiira adiga iyo ceyda video la duuba abwanada oo u kala kiciya garab ayey u bahanrahay adunkan aa lagu yahay walal ee hala garab istaago🥰
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 12 күн бұрын
haa iyagu way la duubayaane inaguna aan channelka booqano 😢
@MuuseSh.CaliWajiis
@MuuseSh.CaliWajiis 12 күн бұрын
😢😢😢
@mayaannas7137
@mayaannas7137 11 күн бұрын
Amira cayda gadhan so kalakiciya ❤❤❤❤❤
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 10 күн бұрын
​@@adoontiallesiman262 waa runtaa abayo
@CaishoAadan-j4j
@CaishoAadan-j4j 12 күн бұрын
AmiirA walaahi waxaa tahay quf qalbi wanaagsan oo dadka dhan dhiira galisa m,a ilaahey haku xifdiyo
@YasminCarab
@YasminCarab 12 күн бұрын
Wlhi emotional 😢 ayan noqdey plz abwaanada 200k iyo in kabadan garsiyaa asxapey
@AsmaAhmed-q6u
@AsmaAhmed-q6u 12 күн бұрын
Amiira qurux waxaa tahay gabadh qlpi wanagsan oo qof walba dhibtiisa la dareenta 🫶❤ abwaanada waxan leeyahay horamar wacan ayaan kuu rajeynayaa waayo waxaa garabkaaga taagan dhamaan team amiira qurux 💪❤
@Nastehamoha11
@Nastehamoha11 11 күн бұрын
Amiira gabar walbo marke KZbin ka ku cusub tahay saan ee usameysa si e dadka ugu kacan gob iyo nasab hada maqashay waa Amiira wllhida😢❤
@sacdiyaabdi5038
@sacdiyaabdi5038 11 күн бұрын
Hormarka lashego wa in adgarto her ad dadka kale cawiso adna ilahy aya ku cawinYo mnsha alh aby amiro qurux qof qalbi wanagsan meshas kasi wad inta cawinkarto gabdhaha cawi abyo abwanada adna ilhy haku dududeyo nolosha abane ilhyha unaxaristo
@KOKOBULLE8
@KOKOBULLE8 12 күн бұрын
Ku sali Nabigena the best person ever the most knowledgeable and the most shy person Prophet Muhammad❤(صلى الله عليه وسلم)❤
@CaishoAadan-j4j
@CaishoAadan-j4j 12 күн бұрын
Amiira waxaa tahay quf qalbi wanaagsan oo dadka dhan soo dhaweesata m,a ilaahey haku bara keeyo
@SaudaIbrahim-t9k
@SaudaIbrahim-t9k 12 күн бұрын
Gabadan Mel hala garsiiyo plzz😢 Nolasha Allah haku qurxiyo abayo
@Muzayma
@Muzayma 12 күн бұрын
Wlhi waa ilmeeyey sababtoo ah arrintan oo kle I haysata ilaahay khayr haynooga dhigo 😢
@YasmiinCumar-b2u
@YasmiinCumar-b2u 11 күн бұрын
Waa kula daremya qaali inchah waa ka baxyn
@RaxmoXuseen-g3y
@RaxmoXuseen-g3y 11 күн бұрын
Ilhey haku fududeeyo byo😢
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 9 күн бұрын
Abaayo waad ka baxaysaa istiqfaarta badi iyo saliga nabiga scw
@khadraaxmed4578
@khadraaxmed4578 12 күн бұрын
Amiira gabdha badan waasoo dhoweysey xaalkooda nala wadaagtee alle hakaa abaal mariyo qofkastoo dhibane alle haka saaro😢
@munamaanka8020
@munamaanka8020 12 күн бұрын
Haa wlhi qof aan ogahay sida loogu kacay markee amiiro wareesatay iyo sidee amiiro ugu abaal guday isma lahan naago amiiro neceb baa taqfasha gashtay lkn abwaanada qof yaroo caqli leh u egtahay lama diri doono😢
@BishaarCumar-hg7ck
@BishaarCumar-hg7ck 12 күн бұрын
Amiin
@Sahroooyyyyy
@Sahroooyyyyy 12 күн бұрын
⁠@@munamaanka8020 amiro dadku way wada hada sunds ka tagero badan oo lajecel yhy sabb bari waxan xasiauta meesha amiro ushidnayd😮
@khadraaxmed4578
@khadraaxmed4578 12 күн бұрын
Qofna lama tilmaamo lkn inaad markasta qof dadka caawima noqotid caqligiisana ku socoda yaa fiican ajarna waadka heli qofka la caawiyey waa inuu abaal leeyahay lkn dadku mawada gudaan abaalka amira duco iyo amaan wey istaahisha ilaahay aabeheed hawnaxariisto waa gabar fariida masha Allah
@sulekhoOmar
@sulekhoOmar 12 күн бұрын
So much Respect Amira walaahi ❤❤❤❤❤😢😢
@CabdirshiidMaxamed
@CabdirshiidMaxamed 12 күн бұрын
لاتحزن ان الله معنا ❤ Ku sali nabi maxamed scw ❤
@shukrihasan6425
@shukrihasan6425 12 күн бұрын
Mansha allah abwaanda waa gabar yar aqli badan karti leh aftahanad ah ilaahey waxa kaaga bar yaaya in aad heshid wax kasto ood jecesha hay o janada u horeyso
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 12 күн бұрын
Amiira hadayna waraysigan ka qaadi lahayn maynaan ogaaneen xaaladan xanuunka badan iyo duruuftan waayo muniira farxadeeda iyo qosolkeeda ayaynu arki jirnay dadkuna waxay arkaan le qiimayn karaan qalbiyada waxa ku jira ma ogaan karno 😭😭 waan idin baryaa team Amiira muniira channelkeda booqda oo soo dhaweeya waa inaynu soo dhawaynaa oo ka farxino 😭
@XayaatAxmed-nq5cj
@XayaatAxmed-nq5cj 12 күн бұрын
Masha Allah abwaanada gabar adag inaa tahay wey kaa muqataa hamigaga iyo riyadaada alle hakuu rumeyo midii walidkeda wax tarta alle hakaa dhigo abyo hormar balaaran kuu rajeynayaa haniyad jabin anaga kula jirna insha allah 😭guys pls gabdha chanelkeda kor u qaada 😩🥺❤
@Ina_hussein-h
@Ina_hussein-h 12 күн бұрын
Qof wlbo frxsan o dholacadeynaya mrka si hoose lo eego qisoyin Ku duugan 😥 Abwaanad muniira Allha Ku garab galo paayo 😭🤲🏻
@AyushMuhudin
@AyushMuhudin 12 күн бұрын
Amiiiiiiin 😢
@UBAX-8
@UBAX-8 12 күн бұрын
Wlh Amiira waa gabadh qalbi fiican❤ Abwaada sorry 😢
@HamdiHaaji-i9p
@HamdiHaaji-i9p 12 күн бұрын
Boqorad amiir wllhi waa qof qalbi wanaagsan😢❤
@falastiinmoussa9083
@falastiinmoussa9083 12 күн бұрын
Amiiro abayo dad aa hore nogu keente oo kugu xumaday waa aragne balse waxa ka rabna gabadhaan inaa teamkada ku darto adoo og in family gacantada sugan sidee u adagtahy😢
@qeyscade4507
@qeyscade4507 11 күн бұрын
Ku saliya Nabigeena Muhammad Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
@CeyduruusIsse-t4i
@CeyduruusIsse-t4i 11 күн бұрын
Walhi waa gabar maskin ah Abaaayo Allah nolol tan ugu sareyso ha kugu noo leeyo you tube ugala kiciya Somaliyey gabar taan 1M gaar siino😢
@SamsamHashi-y1k
@SamsamHashi-y1k 12 күн бұрын
Amiira gabadha si fiican u caawi insha allaah
@NajahJama-ek8mi
@NajahJama-ek8mi 12 күн бұрын
Amiiro xbbti guulayso saa mar walba gabdhaha u dareento wllhi xbbti qalbi wanagii oo qofaa tahay hada muniiro intay nasoo hor fariisato arimeheeda noma sheegteen wayo way cu subtay wy xishoon adaa sabab u ah jasaka laaah muniiro adna guulayso garabkagaan nahay horay usoco❤❤😢
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 9 күн бұрын
Been maaha xaladeeda maynaan ogaaneen farxadeeda le aragnaa iyaduna way xishoonaysay waxba noma sheegteen Amiiro iyadoo murugsan markay aragtay bay waraysiga ka qaaday ❤
@Nashaadmaxamed-d6p
@Nashaadmaxamed-d6p 12 күн бұрын
Team amiiro aynu ukacno pls abwanada 100k aynu ku tuurno walhi qalbigay iga tabatay qisadeeda 😢
@Sucaad-j7w
@Sucaad-j7w 11 күн бұрын
Xa ukuqoran
@Nashaadmaxamed-d6p
@Nashaadmaxamed-d6p 11 күн бұрын
@@Sucaad-j7wlink ga amiiro watan so dhigter halkan ka raac
@nimcosaciid5380
@nimcosaciid5380 11 күн бұрын
@@Sucaad-j7wabwaanada ugu qoran
@masbal9180
@masbal9180 11 күн бұрын
Sundus ayanle ayaan soxasustay wlhi Amiira wa gabar nbadan dumarka la dareen ah yaa Allah nolosha u hiiili❤❤❤❤Amiira io hablaha somaliyed oo dhan
@MumtaasAhmed-qm7iv
@MumtaasAhmed-qm7iv 12 күн бұрын
amiiray mhdsanid wllo alle abaalkaaga janno haka dhigo muniirana alle hamigeeda ha urumeeyo amiiray wllo camera u iibi ama wax fiican oo ay wax kuduubato
@FatimaMohamed-g7v
@FatimaMohamed-g7v 11 күн бұрын
Hamigeeda alle ha urumeeyo amira adna waad mhd San tahay qalbiyyy🤲
@siciidmaxamed-r3w
@siciidmaxamed-r3w 12 күн бұрын
Amira wllo plz cawi 😢😢😢😢 qof wanagsna thye m.a
@Farxiya290
@Farxiya290 12 күн бұрын
Wlhi wan ilmeeyay runti please miskintan ukaca Allaha faraj khair ah nu furo kuligen Ameen ya Rab 🤲🤲🤲🤲😢
@nasiixamacalim1473
@nasiixamacalim1473 12 күн бұрын
Amiira boqoradba tahay sidad gabdhaha qurbaha kugula nool u dhiri gelineysid guleysta Queens 👑🧕🥰
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 12 күн бұрын
Waxa tahy qof wanag badan oo qof walba jecel iney garab is taagto lakin dadka qar kuma fahmayan😢amiradeni qalbi dahabeyyy waxan jeclan laha inan kaligey 2M ku garsiyo lakin ma awodo🥺🫶
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 9 күн бұрын
❤❤❤
@Kikiafcad-r6g
@Kikiafcad-r6g 12 күн бұрын
KU SALIYA NABIGENA MUHAMED SCW SCW ❤❤❤❤
@Shankarooneeyy
@Shankarooneeyy 12 күн бұрын
First ani waye manta Amiiradena iyo Abwanadena keep going 🫶🏻🤍
@kOKOBULLE-tis5
@kOKOBULLE-tis5 12 күн бұрын
Inta la oysey abyo ismujiya 😢❤
@ZamzamZuuu
@ZamzamZuuu 12 күн бұрын
Grme dawty hda leba lso dhigh😂😂😂
@SeynabibrahimAli
@SeynabibrahimAli 12 күн бұрын
​@ZamzamZuuumaila yabtey😭😂
@nimcoqurux7956
@nimcoqurux7956 12 күн бұрын
Wlh same nahy ani iyo abwaanada markaa wadan shiisheeye imatit garabnaad wayso waa xanun qof kusoo bilayo uusan jirin waxne aadan baranen 😢hooyo walalne adi wx kaa sugayaan ilaahow shaqo qeer qabto nasii ani iyo intii nala mida😫😭🤲🏻
@BintiMaryamo
@BintiMaryamo 10 күн бұрын
Inteee joogtaa abaayo adi
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 9 күн бұрын
Abaayo adi malaysia maa joogtaa
@MuuseAamusane-ub8il
@MuuseAamusane-ub8il 12 күн бұрын
Dheh walaal سبحان الله ، والحمد لله، والله أكبر، ولاإله إلا الله ولا حول ولا قوة إلا بالله ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@wasdoorganization357
@wasdoorganization357 7 күн бұрын
Goormee la dhaha😊😊😊
@fahmamoha5964
@fahmamoha5964 12 күн бұрын
Isla beri aan 100k garsino plz 🙏😢
@MohamedHusein-i8b
@MohamedHusein-i8b 12 күн бұрын
Mash allh abwanada hormar wacan ku rjn insh allh Amiro qurux iyo king ceyd gbdh garb siiyo micnha wqti siye Madam xaqiida veido sodub
@MuhanadKopra-d3f
@MuhanadKopra-d3f 11 күн бұрын
Gabdhan waa inaa KZbin lo diraa talent wey ledahay Wana gabdh viican asturan aqlaqda wanagsan cod kar ah wax kasto aad jeceshahy KU ragenayaa apayo anaga dhib la,aan Nala dhalatay wxan KU ragenayaa nolol qurux badan iyo hormar wanagsan KU ragenayaa walasheyda qaali insha allah hadafkaga waad gaaro🥺🥹
@HamdiHire-d5h
@HamdiHire-d5h 11 күн бұрын
Weey leedahay KZbin link ga amiiraa Soo dhigtay ka fiiri comment ga pin ka saaran
@MuhanadKopra-d3f
@MuhanadKopra-d3f 11 күн бұрын
@@HamdiHire-d5h wan arkay thanks quee
@Indhoss_ll
@Indhoss_ll 12 күн бұрын
Dumarland dhig haduu nigu jiro gaban TikTok trend halooga dhigo side share u hesho 🥹💋
@RuunOsman-q1b
@RuunOsman-q1b 11 күн бұрын
Wlhi wnla ilmeye 😭😭 anaga garab tagan wxbo ma weyneyso team amira hadan nahay amiradena wlhi wa qofta kale na barto dadka dhawac qarsanayo i.a wad guleysaneysaa
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 12 күн бұрын
Abwaanada waxan nahay walaalada oo garabkaaga taagan . Haa murugoon waliga ❤
@NafisoCadey-yq4lo
@NafisoCadey-yq4lo 12 күн бұрын
Kusaliya nabigena scw❤😢
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 12 күн бұрын
❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤
@adenamiiroali303
@adenamiiroali303 12 күн бұрын
Abwaanadeena quruxda badan waa in aanbakhyaareey ka dhisno Insha-Allaah ❤ ❤❤❤❤❤❤.😊
@Aziiza_A
@Aziiza_A 12 күн бұрын
Abwaanada geesinimada ku taageeraa masha Allah Kaligeed furatay KZbinka🎉🎉 Horay usoco xbt❤❤❤
@jamiilajanno-q2i
@jamiilajanno-q2i 12 күн бұрын
Wlih beeen sheegin amiiro marka warysaa ugu socodan marka dadak warysaan wyo habka warysi lo qaado kun qoda oo porgariisa leah aayaa kaa ficantan ma odhan kaaar kun millones wlih goor veido dhamadan ma ogada side igu socoda Iga dhamada dadak qaar warsi cajiisa wlih waaba kaa heel habak u qada warysia side ku wada oo qaarkle keeen keepgoing hbbti mbroook mbrook amiro Qurux shee issss Queen perincess ❤❤❤❤❤
@Zalmouch_moha
@Zalmouch_moha 12 күн бұрын
Qof wlpa inu faraxsn yaha umalayna lkn qof wlpa qisaa ka danbaysa😢
@XamdiAbdullahi-tl7ps
@XamdiAbdullahi-tl7ps 11 күн бұрын
Haa wlhi😢
@JogindaKatana-w9y
@JogindaKatana-w9y 11 күн бұрын
Amiro quruxay team amiro sodhawaya gabadhan wa gabar fican sidanka arkayo mansha Allah ❤❤❤❤❤❤❤
@AishaCudoon-q7p
@AishaCudoon-q7p 12 күн бұрын
Hada Nahay team amiiro waan kala ki ci neena ❤🎉
@fosiaawil6351
@fosiaawil6351 12 күн бұрын
Haa niyad jabin wllo muniira hore u soco ayaaan ku leyaay Wllo noloshu way caqabada badantay wllo ale tale saaro waaad gaadhi hadafkaaga insha Allah wllo waad ari bari waxa aad ku faraxdo family kaagana wax ugu qabato wllo ale hakuu rumeeyo hafakaaga iyo riyadaada wllo gabadh yar oo kartile ayaad tahay waan ku taageera wllo anigu mar waliba goforwad my sister no neva back ❤❤❤❤❤ Aamira waaa mahadsantay wllo saaa qof walba ooo aad isleeeday garab buuu bulshada uga bahan yahay aad usooo gudbinayso adiga ayaa iska leh ajaarkaa wllo waa ogayn sundus aamiina ugubaad inataba soo kale wllo hore usoco dana❤❤❤❤
@AnsalXassan
@AnsalXassan 12 күн бұрын
Sundus waxaan ku bartay waraysiga Amiiro m.a waad mahadsntahay Amiira😢
@IfraaxAxmad-ue4kn
@IfraaxAxmad-ue4kn 12 күн бұрын
Ilahow nolasha kula garab gal abayo 😢 walhi dumr ka dhan qiso ku dugan 😢😊
@RukiaHussein514
@RukiaHussein514 12 күн бұрын
Amiira abyo gabadhan teamkaaga kusoo dar pls
@Cadarmaxamed58
@Cadarmaxamed58 12 күн бұрын
Ay amiiradayda caawa waa soodhaqsatay💋👸❤️guulayso keep going 💋
@MuniishPpe91
@MuniishPpe91 12 күн бұрын
💔😭Abayayal plzzz hala caawiya gabdhan wan dhameensan waaye vedioga
@JawaahirApdijabaar
@JawaahirApdijabaar 12 күн бұрын
Team amiira abwaanan 100k gaarsiya please ❤❤
@luluoahmed9332
@luluoahmed9332 12 күн бұрын
Congratulations 🎊🍾🎉🎈 Muniira ❤❤
@ArdoMohamed-ms4oj
@ArdoMohamed-ms4oj 11 күн бұрын
Amiira qurux waa boqord wllhi m.a gabdho bdn by caawisy oo sundus ugu horyso
@maanlulaahmed9003
@maanlulaahmed9003 11 күн бұрын
Waa gabadh yar oo daacad ah diin iyo akhlaaqna Allah SWT ku galladay masha Allaah Muniira karti badaney keep going wllo hadaad qoraalkaygan aragtid garabkaagana waan nahay insha Allah❤
@hassankey6754
@hassankey6754 12 күн бұрын
Amira abayo abawanada cilan ayey sarta marka share out usamee sidi ladan cilana kamarsada pla
@abdikadirjama1599
@abdikadirjama1599 12 күн бұрын
Amiira Abwaanada waa in aad garab Istaagtaa, Walaahi haddii aan wax awoodo wax badan baan u qaban lahaa walaashay yartaa, Amiira waxaan ahay taageerayashiina adiga iyo Ceyda team27.
@SumayaOmar1
@SumayaOmar1 12 күн бұрын
M.a amiiradeena illaahey wax walbo tabaneyso u sahal wax walbo qalpigeeda ku jiro waa u jedaye 🤲🏻😭😭🫶
@DeeqaDheeman321
@DeeqaDheeman321 12 күн бұрын
Keep going wllshey quruxeey horay u soco abyo mcn alle hakula garab qabto hadaf kaga aduuyo kaga akhirana alle jano ha kugu casuumo abyo mcney❤❤❤❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 12 күн бұрын
Amiira dadku markay youtube ka ku cusub yihiin bay waraysataa Tusaale sundus Aamina ugbaad Xayaad Qurux Abwaanada waliba markaas ay waraysato baa si dhab ah loo bartaa Xayaad marka laga reebo 3 da kale sundus Ayaanle iyadoo waxan xasuusta la caayo gabar miskiin ah bay ahayd hadana ma aqaan dadku waxay ka rabeen waala yaqaanay team ka way ka mid ahayd Asad wax way la duubi jirtay oo yacni kama wado markay Amiira waraysatay baa la bartay wax qalad eh kuma arkin hadana dadkan qofka way iska caayan marka markay youtube ka furatay oo Amiira waraysiga ka qaaday baa si dhab ah loo bartay la ogaaday xaalada ay soo bartay dadkii waa kuwii wada bartay oo la jeclaaday hadana Amiira iyo koko bay sxb noqdeen saas bay ku noqotay sundustaan aa naqaano Amiina ugbaad team way ku jirtay waala wada yaqaanay balse maalintii waraysiga laga qaaday baa si dhab ah loo bartay xaaladeeda caafimaad iyo sababta ay u imaaday wadanka wllhi saan uga naxay waan u ducayn jiray dadka soomaaliyeedna way uwada duceeyeen Alle ha caafiye Abwaanadana waatana caawa baan si dhab eh u baranay iyadana ❤😢
@canabcismaanhappy5328
@canabcismaanhappy5328 11 күн бұрын
Haa dadku waligod hyska caytamen wxbo qof kma badali kran sundus afke shalay ku cayen manta wakuwa kujcel oo ku amana blse gbdhuhu iney isdareman fcn amira gbdhaha way is dhexgalan sas bay xaladoda iney dadka uso bandhigto ujecelnaysa coz hdan qisadada sifcn lo aqon so dhaweyn wanagsan heli maysid mrka wlhi abwanada wxn dhihi lhaa abyo qisadada iyo mid kaxun dadka somaliyed hysta xalad duruf abyo wxa lagaga gudbaaaa dhexda xiro wx cusub la imow adkeyso hda cafimad haysato wxwalbo wadka gudbi abyo dadku ayamo bay qiyosinka wadan way kaharane amira qisadada dadka way tuste horay usoco asxbta ado ku jira iyo ado kliga wxwalbo waa sameyn krtaaa❤❤❤❤🎉
@Jennie-w7x
@Jennie-w7x 11 күн бұрын
Kaw sundus tuubaraaca kala tag mana sheegashada in naarta lagu galo sow ma ogid sundus iskadaaye meeyi kuwii kalay wareesatey ileen sundus wataa weli noole qof waliba kartidiisa meel walba isku geeeya sundus iyo khaamaheeda iyo faraxadeeda qalbi saafinimadeeda wadatey cidii malin barato wey jeclataa in la naco iska daayaa sundus amiira asxaab ahayeen dadka asxaabta iney waxkasta wadagan weeeye dhib iyo dheeef sooo topic sundus kumey jirin kasaaar sundus amiiira views u aheyde de walaal viewskina la tagtey iskadaaya ilmaha yar
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 11 күн бұрын
​@canabcismaanhappy5328haa Abaayo cay waxba logama qaadayo waayo dadkan ku caynaayo shaqsiyadaada ma yaqaanan way iska hadlayaan le teeda kale been maaha qisadooda hadayna Amiira soo ban dhihi lahayn anaga ma ogaan lahayn farxadaas iyo waxa ka aragno le ku qiimayn lahayn marka Sundus iyo Aamina sax waaye markay is dhex galeen oo is fahmeen ayay waraysatay ileen qisadooda qof ayna is fahmin uma sheegene Abwaanadana way ku cusub tahay horta teamka oo saas inay isku fahmin laga yaaba lkn waxay aragtay iyadoo murugsan saas uga qaaday waraysiga insha Allah way guulaysanaysaa ❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 11 күн бұрын
​@@Jennie-w7xnaa waad xanuusan tahaye mana sheegashadu waa qofka markaad wax siiso oo aad sheeg sheegto ani sundus maxan siiyay manasheegashadii baad qalad fahamtaye teeda kale sundus markii la bartay baa la jeclaaday waxana la bartay yacni si dhab ah loo bartay markay qisadeeda soo bandhigtay awal waxan arki jiray iyadoo la iska caynaayo teamka saas is kuma dhex gali jirin markii danbe Amiira iyo koko bay saaxib noqdeen siiba Amiira aad isku sii fahmeen asxaab ma ahayne sxb ayay ahaayen kadib Amiira markay waraysanaysay team Amiira 200k in ku dhow baa ku miirtay markay qisada la wadaagaysay dadka sidii bay sundus dadka dhan u barteen u jeclaadeen views kan aa ka hadlaysidna maxa waye ani wax views ku saabsan kama hadline qiso ayan ka hadlay tan kale oo aad dhahayso ka hara gabadha yar Anigu dadkii Amira iyo sundus isla jeclaa ban ku jiraa mana dhahaayo ha isku soo noqdaan yacni ka hara markaa dhahayso ma daba socdee wax dhacay baan sheegay Amiira iyo sundus na awal iyagaa sxb ahaa hadana iyagaa kala haray mana is dagaaline waxas been buu ahaa sas haday ku kala tagaan waa gabdho aa dumarland isla nahay mid walba meesheda ku daawanaynaa sidaada cuqdad ima hayse haday isku soo noqdaana awalba waan isla jeclaa moho mida kale aad dhahday kuwii kale aaway Ammiina iyada youtube iska dhaaftay laga yaaba inay xaalad caafimaad u dhaaftay lkn muhiimada waa in dadka Soomaliyeed xaaladeeda ogaaden una duceeyen Xayaadna dadka youtubeka ku cusub ey waraysatay markaan sheegayay ban kusoo daray maahane iyadu caaeimaad uma baahnayn waala caawiyayna ma dhihin waxa kuu soo hartay abwaanada waad u jeeda xaaladeeda iyo siday uga warantay anaga dhan bay noo bashan tahay aan garab istaagno
@Nashaadmaxamed-d6p
@Nashaadmaxamed-d6p 11 күн бұрын
@@Jennie-w7xsharmuuto sundus manay ahayn tii comment loso qoro ka oyi jirtay ee 90ka la caayi jiray malintay amiiro qisadeeda so bandhigtay 50k xata ma gaarin malintiba lo kacay 50k la garsiiyey weliba amiiro oo keliya dabal dag usameesay vedio yadeedi ugu horeeyey kulli amiiro ku jirtay keeda imika ugu veiwska bdn Waa amiiro nacaladyey amiiro dadka bartayba maxa ka badali yada xata ayaan dhawayd sheegaysay oo dhahday dadku markay iso caayaan amiiro iidhiiri gelin jirtay
@SamuuQurux
@SamuuQurux 12 күн бұрын
Amiiro qalbi wanaagtydii thanks Allah ajar ha kaa siiyo saa gaba Dhas qisadeeda noola wadagty Adna caawi abayo intaa cawin kartid❤❤❤
@NimoAbdilaahi
@NimoAbdilaahi 11 күн бұрын
Waa balan dhanayga haka walalalin huno waad gari 100k ayad gadhi insha allha amiira gabadha garab istag uo dhanki walahad uu buxi
@Ina_hussein-h
@Ina_hussein-h 12 күн бұрын
Amiira apyo teamkina wax Isla duuba abwaanada
@Sihaamiita-k4r
@Sihaamiita-k4r 11 күн бұрын
Amiira abayo marwalba dadka dhibtu haysato haysato cawi alahaka farxiye horay usoco 🎉🎉🎉
@CanabMohamed-q1j
@CanabMohamed-q1j 8 күн бұрын
Waan ku farxi lahaa hadii aad love isaari lahayd ❤❤❤
@Hamdoush123
@Hamdoush123 12 күн бұрын
Amiira hdii wax u tari karti ku soo biiri teamkaga si ay dad bdani ugu xidhman
@JogindaKatana-w9y
@JogindaKatana-w9y 11 күн бұрын
Insha Allah muniro abayo illahay waxan kurajaynaa in aad guul garto amiro abayo adigana waxan kuleyahay waad ku mahadsantahay sidada aad ugarabtagantahay gabadhan walashen ah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MunishEdabsan
@MunishEdabsan 11 күн бұрын
Amiiro qalbi wanagsan qalbi xabxab thanks sodas mar waliba hablaha ula Dareentahy oo aad u dhiirigalisid muniira abayo garab istaag Allah ha ku garab istaagee Adna I love you forever ❤❤❤❤❤❤
@faridaxaajimaxamed2237
@faridaxaajimaxamed2237 11 күн бұрын
Sorry xabti😢insha allha gul ayan ku rajeyna❤❤
@HajirShuriye
@HajirShuriye 12 күн бұрын
Amiro qofta sunduz na bartey hadana ugbad hadana abwanaada wad mahadsantahay walal walahi wan oyey Sory 200ksun Insha Allah abwanaada adigana Amira xusme hanoqonin sida sunduz o kale danesato😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤
@canabcismaanhappy5328
@canabcismaanhappy5328 11 күн бұрын
Ugbaad macalimow baa dadka baray wareystay sundus awalba caan be ahyd cadi loyaqane asad wxladubi jirty kahorna tiktok lhyd KZbin iyada furate amira way wareysaty un ee gbdhan chnalkeda booqda guys ❤
@Amina_Isse
@Amina_Isse 11 күн бұрын
​@canabcismaanhappy5328 aad iyo aad
@Zam__cutie
@Zam__cutie 11 күн бұрын
Laba ugbaad jirtay mida horay teamka u joogtay ayay ka wadan❤
@nimcosaciid5380
@nimcosaciid5380 11 күн бұрын
@canabcismaanhappy5328walal gabadhaas ma ahan ee ugbaad aamina ayaa lagahadlayaaaa gabadhii dhagaha xanuunaayy oo mudo maqalka kamaqnaaa gabadhaaas baaa laga hadlooyaaa walal
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 9 күн бұрын
​@canabcismaanhappy5328ugbaad taas aa moodayso maaha waa gabadha hada boosaaso aaday oo Aamina ugbaad la dhaho taad moodaysaana waa reer Somaliland sundusna waala yaqaanay si guud Asad wax wayla duubi jirtay tiktokna way lahayd lkn si dhab ah waxa loo bartay waraysiga markay bixisay awal waxa arki jiray iyadoo la iska caynaayo wllhi waa yaabi jiray
@RuruuUuu-b3k
@RuruuUuu-b3k 12 күн бұрын
Masha allah amira abaayo waa kujeclahay cadawka ilaahey hagaqabto abwanada adina hormar ayaan kurajeena abaayo❤❤❤❤🎉
@Safio-l6s
@Safio-l6s 12 күн бұрын
Abaayo muniiro wllhi waan oyay waa dareemi karaa xaaladas lkn dadaale wuugaaraa caday guulaa kuu rajeena maalin way imaan doontaa aad heer saro gaarto i.a waan kuu duceenaa salaad waliba gadaasheed i.a❤❤❤❤❤
@Asma-e3f
@Asma-e3f 11 күн бұрын
Abaayo waxan alle kaaga baryayaa.in aad guulaysato Waxad tahay gabar kartibadan Masha laah ❤❤❤❤❤
@SabriinBarre
@SabriinBarre 12 күн бұрын
M.a amiro waa gabr qalbi fcn ❤ Waa sidii eee sundus dadka ujecleysiisy . Mrkeey waresaty ee qisadeydi dadka tusisy ayeey sundus dadka jecladeen I.a hdan gabadhan sidas urajeyna
@Welcome-d1g
@Welcome-d1g 12 күн бұрын
TEAM ABWANADA ONE LIKE ❤😊
@FardawsadaahirDaahir
@FardawsadaahirDaahir 10 күн бұрын
Ilhy riyadaada io rajadaada hakuu rumeeyo wllzhy zamir io dulqaad uyeelo inzha allh waad gaari rajadaada amiira adna saad usoo gudbisay waad kumahadnathy wlhi iny furty xtaa lamaan socon video gaan ku ogaaday waan usaary zhpeey idinkuna garab istaaga gabdha 🥰💯💯👍✅
@AbdirahmanIssa-l2w
@AbdirahmanIssa-l2w 12 күн бұрын
Amiiro waa qof qalbi wanagsan runtii wllo pls cawi intii karankaaga muniira
@MuniraHooyomcn
@MuniraHooyomcn 12 күн бұрын
Garba istag Amira wll😢😢😢😢❤
@XalimoYunis
@XalimoYunis 4 күн бұрын
Maxa kakaliy
@Akwadani
@Akwadani 12 күн бұрын
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 12 күн бұрын
Mansha Allah hadalkeda iyo cimrigeda isku mid mahan aniga iga hadal fican tahay cimrigay ma shegi karo alow ba.ay 😂waa ka qayliyay 🥰🙏🏽
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 12 күн бұрын
Mashaa Allah munira Abwaanada, walal karti leh Horumar wacan, Guuleyso🫶❣️
@DahabaIbrahim
@DahabaIbrahim 11 күн бұрын
Haa wllhi sundus waxaan ku bartay waraaysigii amiiradeena masha Allah ❤ amiira wad mahadsatahy❤❤❤❤abyo amiiradeena horeyusoco
@NaimaCarab
@NaimaCarab 11 күн бұрын
Amiira inu sobandhigtay 😢ilahow khyr kasii wxn kuwadnaa waa inaa yutubka kukala kicino
@mohamadomar4591
@mohamadomar4591 12 күн бұрын
Walahi aad baan ugu xumaaday abwaanada Rer maleysia Gabadhan u kaca oo Qofkasta 500 iska qaada haloo qaaraamo Abawanada Meel kale waadba kubixisaan Lacagta Hala garab istaago❤
@Fadimacdullahi
@Fadimacdullahi 10 күн бұрын
Abyo muradkaaga oo macsi lahayn alle hakusiyo
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.
Guddoomiye Maxamuud Xaashi, oo booqday shacabkii uu suuqu ka gubtey.
4:24
ROUTINE MAALINTEYDA ILAA HABEENKI WAXAN QABTO KALAY ILA DAWO
6:25
SIDA WIILASHA ULA DHAQMAAN GABDHAHA LA DHASHTEY…
20:17
KiKi AFCAD
Рет қаралды 241 М.
KASOO DHEX SAAR HAL GABAR AYAA UUR LEH WAATEE?
19:11
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 812 М.
Hindi Afsomali Cusub 2022 | Dagaal iyo Jaceyl
2:06:15
DEEQ MEDIA
Рет қаралды 2,2 МЛН
WAALI CAS! NIN QUDBISIRO IGU QABO ITIJABI MAHARKAYGA WA 30$
30:01
Ridhwan Issack
Рет қаралды 220 М.