Farxada Gabadhii yaranteda lasoo dhigay suuqa ee ninkeeda qali rabay wacalnimo darteed oo heshay lac

  Рет қаралды 61,578

Illintir

Illintir

Күн бұрын

Пікірлер: 186
@yusufelmi9121
@yusufelmi9121 2 ай бұрын
Ilaahay walaasheen qoyskeedii ha u soo sahlo, ilaahow ferej deg deg ah u fur yaa Rabbi.
@fadumajelle4212
@fadumajelle4212 9 ай бұрын
Ilahey qeyr ha ku siiyo mm Cabdiaziz umada somali ee qaar dayacan ayaad kaalmeysaa waan ku duceeyaa mar walbo ❤
@katrahaaji8139
@katrahaaji8139 9 ай бұрын
Abdi asiis allah ka farxiyo saa uga farxido dadka dhiban gabadh allah uso sahlo family geeda ciyalka allah lakoriyo😢🤲
@foozia426
@foozia426 9 ай бұрын
Wiilkaa ilahay caruurtiisa caafimaad degdega hasiiyo insha allaah ❤
@abdurahmanmabdikadir4808
@abdurahmanmabdikadir4808 5 ай бұрын
ان مع العسر يسرا ان مع العسر يسراً
@nimoabdi4526
@nimoabdi4526 10 күн бұрын
Alhamdulillah allaha kuu gargara abayo ad ayaa kula murgay ilahow inti islaam ah oo dhiban dhibka ka qaat Abdi caziz allaha ku barakeeyo libaan adun iyo aqiraba wil wanagsan ayaa tahay allaha ku cizeeyo abowe ajir iyo xasanaat allaha kasiyo warid ki kugu soo barbariyay wanaaga allaha dhowra
@Sahan12341
@Sahan12341 9 ай бұрын
Wiilka walaalkeen awlaada ka xanuunsanyihiin allaha uCaafiyo
@celimataan4923
@celimataan4923 9 ай бұрын
MAASHAA ALAAH ALLE AYAA KU MAHADSAN MURUGTII U BADALEY FARXAD ALAAHU AKBAR
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 9 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله جزاكم الله خير الجزاء
@ramlahabukar4521
@ramlahabukar4521 9 ай бұрын
M.sha allaah alxamdulilaah allaah ayaa kumahadsan ❤❤❤
@saidosman6114
@saidosman6114 8 ай бұрын
Walahi gabadhaan waa wadaad ilaahey wax kheyr qabo hasiiyo gabdhaha somaliyed gabadhaas hakudaysadaano
@saciidaxassan4680
@saciidaxassan4680 9 ай бұрын
اللهم آمين
@MaxamadsaynShariif
@MaxamadsaynShariif 9 ай бұрын
Maasha allaah ilaahow adaa mahadleh alxamdu lillaaaaaaah
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd 8 ай бұрын
MashaAllah ilaahey umada soomaaliyeed uu C/casiis u horeeyo ilaahey khayr ha siiyo
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 9 ай бұрын
ABAAYO ALLE HAKULLA JIRO MARKASTA AMEEN YAH RABBI ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲 SCW ♥️ SCW ♥️ ALLAAHU AKBAR 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@BisharaSabriye
@BisharaSabriye 9 ай бұрын
Masallah abayo ❤❤❤❤
@halimohassan4428
@halimohassan4428 8 ай бұрын
Mansha allah illahay ayaa mahad leh
@Barlin-qd5wd
@Barlin-qd5wd 9 ай бұрын
Allahaucaafiyo carurtisa wiilkascawiyeygabadhan dulman cafimad mesha ugufican allaha siiyowiilkaas caruurtiis
@HamdiAbdi-c8g
@HamdiAbdi-c8g 9 ай бұрын
Masha allah
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 8 ай бұрын
Subhanalahu Sababtey buu Uqalayaa War Rageena Masahlano Caqlixumaa.
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 9 ай бұрын
Masha Allaah Jazaakumullaahu kheer inticaawisay
@nadiifocusmaan3560
@nadiifocusmaan3560 9 ай бұрын
illaahey hakaa qaado dhibta ku Hesston macaanto ❤❤❤❤❤
@fartunnur2656
@fartunnur2656 9 ай бұрын
Alxmdulillah sidaan kula murugoiday ayaan kula farxay illahoow walaalihii siyaalo kala gadisan ucawiyay illahoow uwada danbi dhaaf una wada naxariiso rabiyoow
@UMUABUKAR-hl1kw
@UMUABUKAR-hl1kw 9 ай бұрын
Maasha allaah tabaarak farxad illaahow Cabdi’s casiis waxaa aad jeceshahay aduun iyo aaqiro ku sii Aamiin Aamiin yaa rabbi
@hawaali7110
@hawaali7110 8 ай бұрын
Ilahay faraj ha kuu furo arsaaqad waasaca haku siiyo
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 8 ай бұрын
Alxamadu lillahi
@Ismacilxasan-f1k
@Ismacilxasan-f1k 9 ай бұрын
Masha allah ❤️🥰❤️
@ShukiMohamed-ql1ig
@ShukiMohamed-ql1ig 9 ай бұрын
M.a dhib alle kuma todoh hooyo dadka hoyo aabo iyo wllo Allah ka dhigo 🤲❤️
@AbuuAsad
@AbuuAsad 9 ай бұрын
Intii kuu kaalmeysay illahey haukaameyo ajar iyo xasanaad Allah hakasiiyo aamiin
@hodanabdinuur368
@hodanabdinuur368 9 ай бұрын
Mashaa allah c/aiz waadmahadsanthay adikaa u ahsabab walalkay iyo walalala.dhamaan jazakalah
@MohamudSiyad-ff7ro
@MohamudSiyad-ff7ro 8 ай бұрын
M,a waa wli ficn abdi casis❤
@user-bu2yt4ij9v
@user-bu2yt4ij9v 9 ай бұрын
Masha-Allaah allha ka ajar siiyo dhamaan intii caawisay
@abdullhzubeir4468
@abdullhzubeir4468 9 ай бұрын
Allah ucafiyo wilkas carurtisa
@musefarah8031
@musefarah8031 9 ай бұрын
Masha aalh
@HamdiAliHassan-u1x
@HamdiAliHassan-u1x 9 ай бұрын
Maasha Allah 💗💗💗💗💗
@maryanl804
@maryanl804 8 ай бұрын
Illaahow aakhiro iyo aduunba ka farxi inta umada u gargaarta wlhi gbdhaas waa ka murugooday
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 9 ай бұрын
Masha Allah Allaxamdulillah 🤲🏻🤲🏻❤️❤️
@halimahabdilah5178
@halimahabdilah5178 8 ай бұрын
Maansha Allah waan kulafaraxnay abayo garabkaga taaganahay walidkana allaha ku xijiyo haday dhintena allaha unaxaristo kuwa aad dhashay walid iyo walal awlad intaba allaha kaga dhigo kuwa waxwalba ku iloowsiyo insha Allah 🤲🤲🤲
@nabaddoon1444
@nabaddoon1444 8 ай бұрын
Cabdi caziis khayr badan alle haku siiyo runtii aad ayaan ugu Farax sanahay howsha aad bulshada uhayso❤
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 8 ай бұрын
Cabdi Aziizow Allah Kumadayacayo Waxaad tahay Walaalka aan Somali Dhexdeeda Ugu Jeclahay . Marwalbana Waan Kuusooduceeyaa Allah Dartii.
@axmeddaahir985
@axmeddaahir985 9 ай бұрын
Mansha allaah allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar ilaahey ayaa ku mahad san oo hooyadas kafarxiyay
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 9 ай бұрын
Mashallah
@laylaabdullahi9911
@laylaabdullahi9911 8 ай бұрын
Mnsha allah ilahay haku garabgalo
@saidaali412
@saidaali412 8 ай бұрын
Cabdicasiisoow qeer badan Allaha ku siiyo
@hadiyarooble4250
@hadiyarooble4250 8 ай бұрын
masha allah guleyso weligaa
@ashawooo
@ashawooo 9 ай бұрын
illahaya ha uu gare inta cawisaya Abaayo rabi ajira ha siya inta cawisaya illahaya Somalia mela walaba jogana Qeera ah ku siya illahaya qeer ha ku siya Abdiaz illahaya qeera allaha ku siya
@sahraGaalib
@sahraGaalib 9 ай бұрын
Maasha Allah
@Cabdimxmed-mi7cz
@Cabdimxmed-mi7cz 8 ай бұрын
Maashaa allaah cabdi casiisow qeer badan allaah hakusiiyo hooyo soomaali ownooyso Haldane iyadoo faraxsan soo noqoto waa ilaa mahadiisa qeebadan itixaan aduunyo waa dhibbadan tahay
@فايزهمحمد-ض5ح
@فايزهمحمد-ض5ح 9 ай бұрын
Jezakallah qeyr abdiaziz wll walashena Allah cawiyo elhelkedana Allah usahlo cunuga kaxanunsana Allah ucafiyo
@Abroone01
@Abroone01 9 ай бұрын
Masha'allah soomaali alle ha barakeeyo INSHA'ALLAH
@4327PePiTo
@4327PePiTo 9 ай бұрын
Masha allah awelan rabi aya mahadle abayo ilahy inta iyo inkabadan ayan kaga rajeyna canugana rabi haku cafiyo cabdicasisow adigana ilahy jisadada jano haka dhigo qoskagana rabi haku barakeyo howshawadona rabi hakula garabgalo amiin yarabi
@Amineta.0
@Amineta.0 9 ай бұрын
Wiilka caawiyey caruurtiisa Allaha u caafiyo dhamaan intii caawiyey soomaliyedna ajar Allaha ka siiyo
@vitnamy6hows93
@vitnamy6hows93 9 ай бұрын
Cabdicasiis allehakaa farxiyo masaakiinta aad caawinàyso waankyfarxay
@hamdahassan-no7qg
@hamdahassan-no7qg 8 ай бұрын
Maasha allaah wllo illaahey waxwalba hakuu fudediyo
@ayaanahmed4109
@ayaanahmed4109 9 ай бұрын
Maasha allah 😊
@saharwafa7539
@saharwafa7539 9 ай бұрын
Maasha Allaah allaha u barakeeyo. Aamiin.
@Sahan12341
@Sahan12341 9 ай бұрын
Cabdicaziiz khayr badan allaha ku siiyo
@hamdiabdullahiwali5400
@hamdiabdullahiwali5400 8 ай бұрын
Mashallah jaakalaah
@GghHhh-c8t
@GghHhh-c8t 8 ай бұрын
Masha allaah wllo ❤❤❤❤❤
@zamzammohmud9961
@zamzammohmud9961 9 ай бұрын
Maasha allah allaha ku siyadiyo farxada abaayo walalo wngsn allaha kaga dhigo Somalia dhan ❤ilintir jizakallahu kheyr
@abshirmohamed4269
@abshirmohamed4269 9 ай бұрын
ilaahay soomalida qalbigoda ha isku soo duwo way is caawiyaan
@caishamouze6319
@caishamouze6319 9 ай бұрын
Mash Allah weeye
@xidigmomohamoud3706
@xidigmomohamoud3706 8 ай бұрын
Wiilka carurta kaxanunsan allah ucaafiyo inta dhiban dhibka allaha kaqaado gabadhan allaha caawiyo
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 9 ай бұрын
Scw scw scw scw
@abshrio5316
@abshrio5316 9 ай бұрын
Mashallh ilhy aya kumadsan
@foozia426
@foozia426 9 ай бұрын
Amiiin ya rabbi
@YurubCabdi-n2s
@YurubCabdi-n2s 9 ай бұрын
Mshaallah
@safiyaahmed6112
@safiyaahmed6112 9 ай бұрын
Maashaa allaah cabdi/caziiz kheyr allaah ha ku siiyo miisanka xasanaadka allaah ha kuusaaro aamiin
@fardowsaahmed9151
@fardowsaahmed9151 8 ай бұрын
Asc walalkey qer allaha kusiyo kalmeye aatahay allala kuu kalmeyo Amiin
@fadumomohamed8284
@fadumomohamed8284 9 ай бұрын
‏الحمد لله نعمة الإسلام الحمد لله رب العالمين وكل نعمة الحمد لله أم الصومال كل صومالي يحبون بعضهم على بعض allah ayay usugnaataya oo soomali inaga dhigay
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 8 ай бұрын
Allah Bas ayeey ubaahantahay , Hadaan Somali Nahay ,Doontaan Aan Saaranahay Mid wasakheysan oo Meelwalba Dhib kaqabto waaye Marka Kuwa Dhaldhalaalkan Sirayo Allah Naguma daro. Weysabar Badantahay Allahana Wey Kuxirantahay Intaas oo iimaankeeda ah Maba Haysano. Allaha Kudhowro.
@abdulrazakbukhatir9615
@abdulrazakbukhatir9615 9 ай бұрын
Masha allah alle haku xifdiyo abdiazizow
@nasroabukar7487
@nasroabukar7487 9 ай бұрын
MashaAllah 😍 😍
@umumaryama4307
@umumaryama4307 9 ай бұрын
Masha allaah wlhi farxadaada waa ku farxay waana sugaayi allaha kaa feeeydo culees kasta ee nolosha abayo allahana kula koriyo ilmaha dadkii ku caawiyayna allaha ka siiiyo ajar iyo xasanaad wixii ee la bexeena badalkeeda oo kheer ah allaha siiyo walalkey adigana allaha ku siiyo kheer badan wax weyn ayaa umada u heysaa allaha kaa abaal siiyo insha allaah
@hodanmuse3632
@hodanmuse3632 9 ай бұрын
Alxamdullilaah ilaahay ayaa mahad leh
@fadumojama22
@fadumojama22 9 ай бұрын
Masha Allah AbdiAziz ❤❤
@ismahaanisma304
@ismahaanisma304 9 ай бұрын
msh allah ilaah baa caawiyey maskiinta
@maryanali6363
@maryanali6363 9 ай бұрын
Caafimaad taam ah Alaha siiyo wiilka ciyaalka kaxanuunsanyahiin Aamiin yaa Alaah
@Sahan12341
@Sahan12341 9 ай бұрын
Masha Allah. Dakeena fiicanaa Illaahow barakeeyo 🥲
@caishanuur9712
@caishanuur9712 9 ай бұрын
Walahi aad ugu farxay ❤❤❤❤
@nuurcalinuur7584
@nuurcalinuur7584 8 ай бұрын
Illaheey ha uwada caafiyo wiiilka sadaqada lasoo baxay ayadana illah ha u dhib dhaamo
@hamdihassanahmed976
@hamdihassanahmed976 8 ай бұрын
Mashalah abayo ilahey hakuu hiliyo muslimd ayaa tahaye miskin alow muslin adaa umaqan
@NurCali-zu7pt
@NurCali-zu7pt 9 ай бұрын
Masha,allh gabadhaan walaasheen ah markay faraxday waan lafaraxnay maxaa yeelay dadka muslimiinta ah waa hal jasad oo kale sida rasuulkeenu scw sheegay adigana cabdi casiis waa mahad santahy u adeegida dadka ducafada ah masaakiinta ah iyo caawintoodaba قال رسول الله صلى الله عليه وسلم .هل تنصرون وترزقون إلا بضعفائكم.
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 9 ай бұрын
Axmdh aallah abkaray
@atishh7332
@atishh7332 9 ай бұрын
Mashaa alaah guul guul ❤❤❤
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 9 ай бұрын
Maasha allah walaal qofkii samraa wuu guuleysanayaa ee Allah qof walba oo dhiban ha ka dulqaado aamiin waaridka ilamahoida tuuraayo Allah xaqa ha fahansiiyo aamiin
@BaydarCanjeel
@BaydarCanjeel 9 ай бұрын
Maasha'allaah allaah ayaa xumaan ka nasahan cabdicasiis maxaan kuugu du ceeyaa allaha kugu daro kuwa alle doortay kuwa ugu qiimaha badan safka asaxaabtii rasuulka allaha kugu darro insha'allah
@bullowhassan7970
@bullowhassan7970 9 ай бұрын
Maashalaah Maashalaah Maashalaah
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 9 ай бұрын
Masha allaah soomali intaas baan ku jeclahay waa dad Aad usugu danqada abaayo ilaahay caruurta hakula koriyo ilaahay ninkaas hakaa qabto sharkiisa ilaahay wiilka hakuu caafiyo amni iyo farxad baan ilaahay kaaga baryay ilaahay waalidkaa hakuu soo sahlo
@Zaak100
@Zaak100 9 ай бұрын
intii wax baxsatay allah ajar ka siiyo aduun iyo aakhiro
@sahroxasan9647
@sahroxasan9647 9 ай бұрын
Maashaa alaah
@ashasangbe9449
@ashasangbe9449 9 ай бұрын
Maashaallah❤️
@FaadumoYUUSUF-e3p
@FaadumoYUUSUF-e3p 9 ай бұрын
Amiin yaarabi ❤❤❤❤❤
@shaaribkaariye8088
@shaaribkaariye8088 8 ай бұрын
Wikasna carurta alaha ucafiyo
@zhugrizhacni1652
@zhugrizhacni1652 9 ай бұрын
Ale ha ucaafiyo wiilka caruurta yar yar ale ha ugu badalo caafimaad taama.adigan ale ha ku soo dhoweyo rerkagii caruurtada ale ha kula koriyo
@foozia426
@foozia426 9 ай бұрын
Maasha allaah ❤
@habibajamac9941
@habibajamac9941 9 ай бұрын
Maashalah tabaarkalaah
@farxiyaxasan8352
@farxiyaxasan8352 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@yonis32
@yonis32 9 ай бұрын
maansha allaah
@MamaYusuf-s7x
@MamaYusuf-s7x 9 ай бұрын
Somali ayaa ku walaalah iyo waliid❤
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 39 МЛН
What's in the clown's bag? #clown #angel #bunnypolice
00:19
超人夫妇
Рет қаралды 11 МЛН
黑的奸计得逞 #古风
00:24
Black and white double fury
Рет қаралды 13 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
Farxad 2dii Carurta Rajada oo Lahelay Ehelka Hooyo Aabahodna..
17:16
Si kale Ma u Taqaan Sihaamiita || Podcast season1 Episode 3
31:57
IKRAN AABE WAA HESHAY WALIBA SI LAYABLEH BAFINTII KADIB💘🙏
17:50
Beerta Dalxiiska Daarasalaam Ee Muqdisho
24:31
SAAB TV
Рет қаралды 48 М.
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 39 МЛН