3dii gabdhood ee inta hooyo laga qaday dadka loo qeebiyay silaca ay mareen iyo dhacdo naxdin leh oo

  Рет қаралды 53,286

Illintir

Illintir

Күн бұрын

Пікірлер: 345
@nasiibaamino9379
@nasiibaamino9379 3 күн бұрын
Cajiiib ani somalia hadii madax wayne laiga dhigi lahaaa wlhi carurta bas u shaqayn lahaaa kadib dalkaa dhismi lahaaaa ilmo qalbi jab lagu wada koriyey wuxuu wadanku la dhismi la a yahay
@naimahussein3911
@naimahussein3911 3 күн бұрын
Walal waa saxan thy ilmaha iyo hooyo ku dar ileyna hooyo ilmaheeda kalama maarmaan inta hooyo la,aanta soo kortay waxaan idhiin leeyhy qalbika Allah idhiin qaboowjiyo Allah hooyo idhinkaga dhigo muslim iyo gaalo 🤲🏽🤲🏽🤲🏽❤️❤️❤️
@fariida6236
@fariida6236 2 күн бұрын
Aad iyo aad
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 2 күн бұрын
Mahad sanid walal anigana wasirka arimaha bulshada iga dhig
@xaawosalad9415
@xaawosalad9415 3 күн бұрын
Walaahi waa ooyey. Ilaahay ha u sahlo hooyadeed
@Dagan-channel
@Dagan-channel 3 күн бұрын
Abyo hooyaded weydhimate wanalaxarire😢illah haunaxaristo
@naimahussein3911
@naimahussein3911 3 күн бұрын
Walal Dagen adhiga aqoon maa u leeythy hooyodeed hadii dhimatay Allah u naxariisto qalbika na xanuujisay gabadhaan
@Dagan-channel
@Dagan-channel 3 күн бұрын
@@naimahussein3911 hooyaday ayA aqon ulehe huno oo qarabo ayey gabadhan hooyaded aahayen sakay ayey aqonsatay
@naimahussein3911
@naimahussein3911 3 күн бұрын
@@Dagan-channel walal waad mahadsan thy 💯💯👍🏻👌❤️❤️❤️ Walal habyaryaal iyo abtiyaal iyo dhamaan ehelkii hooyodeed ula xariiri qeyr bdn Allah kaa siiyee gabadhaas qalbika naga xanuujisay wlh waxaan aad ula yaabaa qofkii hooyo iyo caruurteeda kala fogeeynaayo . Allah maxey hooyodaas xanuun martay oo gabadhahaana xanuun mareeyn aad iyo aad ayaa ugu xumahay hooyodaas Allah u naxariisto gabadhaan samir iyo iimaan Allah ka siiyo. Aabahaas wuu qaldamay Allah haga caafiyo ileyna qofkii oo cafis weydiin lahaay wey dhimatay mahadsanid mar labaad walal qaali ❤️❤️❤️💯💯💯👌👌👌👍🏻👍🏻👍🏻🙏🙏🙏🌷🌹🌸
@Dagan-channel
@Dagan-channel 3 күн бұрын
@@naimahussein3911 saax lkn walal lahed ayA joogo huno saan maqlaay ani koley aqon umalihi mel godey ladoho ayey joogan wanaloshegey huno hooyo ayA laxarirrtay
@saharwafa7539
@saharwafa7539 3 күн бұрын
Calooshey na gubtay ilaahoo u sahal hooyodood oo qalbiga u qaboji. Aamiin.
@abdulkadiryousuf7395
@abdulkadiryousuf7395 3 күн бұрын
Dadka Jecel Inay Walidka Iyo Carurtoda Kala Geyan Allah Ka Cabsada Inta Nooshihiin 😢
@LadiifoMohamed
@LadiifoMohamed 2 күн бұрын
Cabdi casiis intaan ilintir daawanayay tanokale waaiidhined qaligey ixanuujisay allow qalbiga uqabooji
@Dagan-channel
@Dagan-channel 2 күн бұрын
Apyo wanlaxarireye hooyo dad neh weydhimate💔😥
@DekoMohamud-x8i
@DekoMohamud-x8i 3 күн бұрын
Gabadhaan rafaad badan baa soo gaaray yaa allaah ubooga dhay adoomada illahay halooga baqo😢😢
@degan4
@degan4 3 күн бұрын
Ma Gabar baa la ergaa wax kastay u nugul yihiin😢😢😢😢😢
@maandeeq0smanhussein599
@maandeeq0smanhussein599 3 күн бұрын
🥲🥲🥲 gabadhaan dhibkey ku kortey dhib kalaa u weheliya sababtoo ah waxbey goconeysaa sidey u ooyeyso markaan arkey yaa rabi caawi oo faraj u fur 🥲
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 3 күн бұрын
Maskiin gabadhaan hada ayadaaba hooyo ah oo maanta hooyaa u baahan ee waxaan isleeyahay waxa ka oohiyey waa dhibkii ay yaraantii soo martay bay gocanaysaa. Ilaahay hooyo ha idiin sahlo abaayo ilaahay ha idinka farxiyo
@dekaahmed3065
@dekaahmed3065 3 күн бұрын
Aniga afar jir ba aha hoyade habaryartey❤markey igeyse 😢lakin nolol quruxbadan ku Korey lakin wakanaxay in ilmo yar sidas losilciyo
@aishamawlid
@aishamawlid 3 күн бұрын
Habar yar waa hooyada ookale😢 sorry gabadhaan rafaad wakamuuqdaa
@Jananjanan-g9w
@Jananjanan-g9w 3 күн бұрын
MashaAllah
@Xaliimokhaliifmagool
@Xaliimokhaliifmagool 3 күн бұрын
Nin ka gabadhii sa SAS uga oohi yay aabe Uma qalmo abaayo hooyo alle hakuu sahlo in shaa alllh
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 3 күн бұрын
Bal maxuu uga qarinaa hooyadood subxnlh somaliya inteey ka hagaageysaa dulmaneyaal ayaa ka buuxa💔🥲
@QadanXasan-w5c
@QadanXasan-w5c Күн бұрын
😭😭😭😭ragoow ubadkaadkaqaadaysaan dumarka wakaas natijadoodii illahaykacabsada ilmaha udaaya hooyadood
@munaawad3874
@munaawad3874 3 күн бұрын
Ilaahoow caawi ilmaha wadankii lagu dhibo alaa umaqan ilaahay hawsahlo ilaahay hawsahlo muraadkooda aamiin😭😭😭
@abdilahiabdi6372
@abdilahiabdi6372 2 күн бұрын
Tanoo kale waa ii dhinayd qalbigaa I gubtay waxaana ahay nin barnaamijkan aad ula socda.laakiin tani waa I beer qaaday.
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 3 күн бұрын
JazakumuAllahu khayran cabdicasiis iyo Asxaabtada💞
@SuusuSiman
@SuusuSiman 3 күн бұрын
Oohin ugma harn 😢wlhi qalbiga ixanuunay
@shugriibrahim7628
@shugriibrahim7628 2 күн бұрын
Waxaas dhan waxaa keenay qabiil iyo burbur ilaahow naga Saar qabyalada iyo dawlad la’aanta😢😢😢
@rahmomahamud1642
@rahmomahamud1642 3 күн бұрын
In sha Allah ayado farxasan Allah so celiyo
@muhamedmuktar-m2y
@muhamedmuktar-m2y 2 күн бұрын
abtiyow alle hakuso dhaweeyo hooyo
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 3 күн бұрын
Illaahay ha ku so fududeeyo hooyadaa Macaan amiiin amiiin yaarabi
@SumayaElmi-sq7nd
@SumayaElmi-sq7nd 3 күн бұрын
Ilaahayow. U sahal yaa rabbi raxmaan. Ilaahayow. Qalbigeeda uqabooji. Yaa rabbi
@hawobashir838
@hawobashir838 3 күн бұрын
Illahay baa joga yarabi ilahow sahal amurteda gabadhan waa qalbi xanuun
@HibaaqMako
@HibaaqMako 2 күн бұрын
Allahayoow. U Soo dhawee
@abdilahiabdi6372
@abdilahiabdi6372 2 күн бұрын
Waa muuqaal xanuun badan,Allah ha u sahlo lakulanka hooyadeed Dulmi badan baynu isu geysanay hadaynu soomaali nahay ee Allah ha inoo dembi dhaafo.
@shugriibrahim7628
@shugriibrahim7628 2 күн бұрын
Allah Silac badanaa oo xanuun badanaa 😢😢😢😢😢😢
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 Күн бұрын
Ilaheey ha isku keeno ayagoo nabad ah Abahaas ne alaha ka cafiyo hooyo iyo ilmaheeda kala qariyey 😢
@asiyoaxme
@asiyoaxme 2 күн бұрын
😢😢😢😢 Ilaaahaw u soo sahal hooyadeed .
@NasraelmiAde
@NasraelmiAde Күн бұрын
Walaahi aabo yaasha qaar illaaheeyhasoo hadeeyo waa naxdin illaahoow u sahal hooyadeed
@maryamdheerey998
@maryamdheerey998 2 күн бұрын
سبحان الله سبحان الله سبحان الله سبحان الله سبحان الله سبحان الله سبحان الله
@AliAbdi-g6t
@AliAbdi-g6t Күн бұрын
😊
@XabiboAdan-q3x
@XabiboAdan-q3x 3 күн бұрын
Ilaah ha usahlo
@bushracadey2319
@bushracadey2319 2 күн бұрын
Allha ha u sahlo ee hadii la hilo noo suu gudbi wallahi waa ooyi
@degaghedi1738
@degaghedi1738 3 күн бұрын
Illaahow inta dhiban ugargaar agana noosiyaadi Aamiin Aamiin
@faizahassen4725
@faizahassen4725 2 күн бұрын
Waa calol xanun waxa Caruurta lagu sameeyey Illaahayow usoo sahal Hooyadod
@fartuunmohamed6081
@fartuunmohamed6081 2 күн бұрын
Subxaanallah allow wixii dhiban ka dulqaad dhibka aamiin allah hanagu soo celiyo ayada oo faraxsan aamiin
@MaryanBareMaryanBare-lc9yb
@MaryanBareMaryanBare-lc9yb 3 күн бұрын
Rabiyow hoyadeed oo nool lakulansii yaa Allah
@Guledsaid-w1s
@Guledsaid-w1s 2 күн бұрын
Ilaahey ha usoo Caymiyo hooyadeed waa gabar dhiban Lkn waa in odaga la raadshaa waayo isagaa laga helayaa xogta dhabta ah sida cidii ay Ogaadeen ka ahayd iyo walaalaheed iyo meesha ay degaan
@zamzam5255
@zamzam5255 2 күн бұрын
DAADAA KA QALDAAN ILLAAHEEY HAA UU SAAHLO HOOYADEED
@HodanElmi-sf3cg
@HodanElmi-sf3cg 2 күн бұрын
ilaahow usahal hooyo macaan noloshana usaqir walaahi ilintaa iga dhamatay yaa allaah
@mariyanmariyan874
@mariyanmariyan874 3 күн бұрын
Illahow hooyadood usahal yaa rabi
@RaxmaCawil-gs3ht
@RaxmaCawil-gs3ht Күн бұрын
Ilaahay hakuu sahlo inaad hesho hooyadaa aabo fiican kuma dhalin abaayo
@safiyoabukar785
@safiyoabukar785 3 күн бұрын
Yaa Allaah u sahal hooyadeed iyada iyo inta lamid ah
@ikraanaxmed3933
@ikraanaxmed3933 Сағат бұрын
Alleh qalbiga Haku qabojiyo 😢😢
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 күн бұрын
gabadhan neerfayaasha gubtay aad wejigeda laga arka waxana sababa qofku marku aad uxanaaqo ama u ismurjiyo saas darted qof inu qadarta ilaahay ladagaalamin ee uu sabro oo ilaahay talo saarto wayo murugtu qadarta waxba kaba bedesho ee baryada ilaahay ba qadarta bedesha
@MaymuunAbdunazer-fd8bf
@MaymuunAbdunazer-fd8bf 2 күн бұрын
Wllshey dunidan waa imtixaan sabar .ilintada inzha allah farxad baa xigin😢
@QurbaniMaxamed-ni7pt
@QurbaniMaxamed-ni7pt 2 күн бұрын
Axax ilahyow ugargar walhi qalbiga ixanuunay 😭😭😭😭 waxan aleh ka baryahay Inu aleh isku keeno hooyo waa macan walhi Somali maxamed waxan ka codsanaya in gabdhan aan iskatab istagno oo aan la bafino
@Farah-ek1vp
@Farah-ek1vp 3 күн бұрын
Wa yaab raga Somaliyeed caruurta hooyodood waxay u kale qariyaan. alow gabadh hooyodeed u sahal amiin
@kederahmedsofe590
@kederahmedsofe590 3 күн бұрын
raga somaaliyed ha dhihin e qaar ka mid ah dhe
@XafsaMaxamuud-pd3dk
@XafsaMaxamuud-pd3dk 3 күн бұрын
​@@kederahmedsofe590haaa Rago dhan maaha ragaas aabahey mcn baa ka mid ahaa hooydey iyo aabhey iyago kala tagey mar walba wu noga sheekayn jirey lakiin dhibka jira waxa wayey 2da Walid o aan isku qoys ama aan is xigin markey kala tagaan WY kala foganayaan hooyduna ma ogaan karto caruurteda waxa ay mudanayaan illheey raga soomaliyeed aabhey alle ha u naxariisto oo kale haka dhigo ilmo jaceyl aabhey o dhintey jacylku isiin jiraan wali ku nolhey Jandii fardowsa alle haku casumee
@SalmaanAbdullah-ef3jy
@SalmaanAbdullah-ef3jy 3 күн бұрын
Allah haku qalbi qaboojiyo oo haku tuso hooyadaa❤
@qaalihassa3057
@qaalihassa3057 3 күн бұрын
Allah kuu sahalo Hooyo waa dhibaato dadka lakalatuurayo Ayaga iyo ubadka sorry Abaayo 😢😢
@halimaqueen8067
@halimaqueen8067 3 күн бұрын
Yaa Allah u sahal hoodadood gabdhahaan walaahi waa iga oohisay
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 3 күн бұрын
Allow kuu naxariso hooyo mcnto dhacdooyinkan oo kale markaan arko wanagi iyo jacelkii aad nagu soo korisay ayaan dib u milicsadaa rabi ayaa u laabtay waxaana rajeynaa inaa jinootinka eebe aad harsaneysa meydhicin malin aan rabi kuu baryin waxaan jeclahay inaa malin dib kuula kulmo hadii rabi yiraado qeeb jirkeyga ka mid ah ayaa dulesho malintii aad ifka ka tagtay waligeena ma bogsooneyso mom rabi hakugu naxaristo sidaa noogu naxarisatay anoogoona waxba kala garan❤
@hudaismail278
@hudaismail278 3 күн бұрын
Ax 😢Ilahayaw bedel khayr qaba amiin
@Ma_Ogtahay24
@Ma_Ogtahay24 3 күн бұрын
Ilaahow i sahal waaridkeed.
@hawohosh9198
@hawohosh9198 3 күн бұрын
Allaha u sahlo waa murugo anigiyaaba ooyay ilaahaw kurbada ka feyd hooyo macaan u sahal
@BeeButter
@BeeButter Күн бұрын
Ilmo yar camal ayey u hadashay 😭 illaahaw u qalbi qabooji oo u sahal hooyadeed
@FariyoDirshe
@FariyoDirshe 3 күн бұрын
Ilaahey ha kuu sahlo hooyo
@UmuHinda
@UmuHinda Күн бұрын
Mallaha hadana ay dhanka guurka bay dhib kuqabtaa allahu aclam
@sahruja5777
@sahruja5777 2 күн бұрын
Illaahow usahal hooyadeed.
@Hooyodamac1
@Hooyodamac1 3 күн бұрын
Alloow kuu sahal hooyadaa aaaaamiiiin ❤❤❤❤❤waa xanuun tallaahi
@HaboonHilowle
@HaboonHilowle 2 күн бұрын
Alaha ku sahlo anayo in sha alah
@abdirisaksaidibrahim4116
@abdirisaksaidibrahim4116 3 күн бұрын
😥😥waa ka xumahay wlaahi aabeyaasha qaar waa musiibo ma garan karo sabahta ay dumarka ilmaha uga qaadayaan oo u silcinhayaan war rago ilahay ka cabsada oo ilmaha ha ka qaadanina hooyadii dhashay qof uga fincan malahan oo.wlahi waan calool xumaaday arinkaana waa nagu badanyahy in ilamaha iyo hooyada markii la kala tago laga qaato Ilmaha,ceeb ayay nagu tahay arinkaani waxan nahnay umadd muslim ah oo hanada aan naxariis lahayn.
@naimahussein3911
@naimahussein3911 3 күн бұрын
Walal waa sax hooyo iyo caruurteeda lagalama fogeeyo waayo weey isgu baahan yihiin gabadhaan sideey hada u ooyneeyso in hooyodeedna in sidaas u oohin jirtay qof ayaa waxaa soo qortay hooyodeed wey dhimatay marka aabahaas qofkii danbika ka kalay hadey cafin laheyd weyba dhimatay ayaa la yiri Allah u naxariisto Allah ha cafiyo gabadhaasana qalbika Allah u qaboojiyo 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 3 күн бұрын
Ilaahay SWT ha soo dhaweeyo dhoofo iyo walalaheed inay helaan hooyo, iyadoo nabad qabta, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabb🙏🤲
@UbahHussein-e9w
@UbahHussein-e9w 3 күн бұрын
Ogadenka dhaher joogow asali mowaliid rer mowalid cidii garaneysa gabdhas ha caawiyen
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 3 күн бұрын
Maskiin ilaahayow u soo sahal meel dhow u soo dhig hooyadood xanuunka hooyo la aanta soo aragtay 😢😢
@SagalMohaned
@SagalMohaned 2 күн бұрын
Inaalilaahi wainaa illayhi raajicuun Koofur ubadan dhacdoyinka hooyo loga qaado xoog yaarabi Qalbiga uqabooji Aaaaaamiin Dulmi nala degay😢😢😢
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 2 күн бұрын
Allah ha ku sahlo hooyo macaan ❤❤❤❤❤
@zahraabdullahi3294
@zahraabdullahi3294 3 күн бұрын
Allah subxaanawatacalaa kurbada ha ka qaado walsheen hooyadedan hau sahalo cabdicaziiz ilaahay ha ku barakeeyo sida aad dadka u saacido Allah kuu saacido cadwgagana Allah jabiyo
@SagalMohaned
@SagalMohaned 2 күн бұрын
Allaahu akbar C CASIIS ABAL AJAR ALAAH KAA SIIYO LAKIN WAXAN JECLAYN INAA WEYDISO AABAHAA CARUUR KALE MADHALAY 😢😢😢😢 I.A IYADO FARAXSAN HANOSO LAABATO AAAMIIIIN GUURKA DEGANADA KALA FOG XANUNKU LEYAHA KA BARANAY😢😢😢😢😢😢
@Malaak-xb2th
@Malaak-xb2th 2 күн бұрын
hooyo ha ooyin macaanto waahelee inshaa alaah ❤❤❤❤❤❤
@leylajaamac7094
@leylajaamac7094 3 күн бұрын
Allaha ajar iyo xasanaad kaa siiyo Abdiaziz ❤❤❤
@user-gb1tn3cn2b
@user-gb1tn3cn2b 3 күн бұрын
Gabadhaan nerfa haayo umaleenaa 😢😢😢
@ShukriSiman-vz1rc
@ShukriSiman-vz1rc 3 күн бұрын
Allah. usahlo. Insha. Allah
@NimcoCawale-tn2fk
@NimcoCawale-tn2fk 2 күн бұрын
Runtii wan laoyay ilahay hausahlo walidkeda
@SiciidoCalimaxamuud-r9i
@SiciidoCalimaxamuud-r9i 3 күн бұрын
Alaah dhibaata hakaasaaro walaashay
@cabdulahicabdi2729
@cabdulahicabdi2729 3 күн бұрын
Ilaah hakuu sahlo hooyo mcn
@NasroMaxamed46-cm5dp
@NasroMaxamed46-cm5dp 3 күн бұрын
Xasbunalaaah wanicma alwakiil 😢😢😢😢😢
@FatumaAliabdi
@FatumaAliabdi 3 күн бұрын
Habaryar allah kusahlo hoyada mcn
@Hani-f5q
@Hani-f5q Күн бұрын
Walaal gabadhan xagee laga helaa weey iga oohisay Walaahi
@asmaomar7113
@asmaomar7113 3 күн бұрын
Tassbiixda badso wllo Allaah qalbiga ha kuu qaboojiye
@QurashoAbdiFarah
@QurashoAbdiFarah 2 күн бұрын
Hbo macaney wan rajeynaya iney hadey noshahay hoyo iney idin so radiso😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@RahoRabileh
@RahoRabileh 3 күн бұрын
😢😢😢allah kusoo sahlo
@ashawooo
@ashawooo 3 күн бұрын
illahaya ha idan sahalo hooyo macan rabi ha idan soo ifatimaya inshallaha faraxda waye ku dabesa Abaayo hooyo lana waa ciila illahaye inta kale maqan ha isku keno Abdiaz illahaya kheera ha idan siya wanga ada uu hesan umadina rabi ha idan xafida inshallaha
@OppoMahad
@OppoMahad 3 күн бұрын
Ilaahay ha usoodhoweeyo hooyadeed
@GamalFarah
@GamalFarah 3 күн бұрын
Murarsadaha ilmaha cidlay ku tuuran dad naxaris leh maaha
@adarsheikh-ali9290
@adarsheikh-ali9290 3 күн бұрын
Somalida ragooda dheh
@mariyanmariyan874
@mariyanmariyan874 3 күн бұрын
Qabiil haugudbin raga somaliyeed aakasiman taas illahey hana cafiyo dhamaan
@Jananjanan-g9w
@Jananjanan-g9w 3 күн бұрын
​@@mariyanmariyan874adna raga somaliyeed o dhan ha u gud bin qaar waxaa jira ilmahooda inay koriyaan u guur seegay marka wa qayb kamid ah
@Bambelmo
@Bambelmo 3 күн бұрын
Caloolxumo badanaa, qalbiga Allaha kuu qaboojiyo. Waxaa hubaal ah hooyadiina inay sidaas idinkugu ooynayso.
@fadumahasan1080
@fadumahasan1080 3 күн бұрын
Allah isku sahalo dadka kala maqan yaarabi hala ku sahalo mammo waa dhib badan arintan. Sahal oo saqiran qabilad ka degan fog fog sidas bay Ragu u xumeyan yaa allah akabar
@Bambelmo
@Bambelmo 2 күн бұрын
Aamiin ​@@fadumahasan1080
@qaliniyobuuk
@qaliniyobuuk 3 күн бұрын
Ax😢😢😢😢 abaayo illahey haku sahlo hooyo salliga. Nabiga badso abaayo
@abukar1636
@abukar1636 3 күн бұрын
Allahha idiin sahlo hooyo Insha Allaahh
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 3 күн бұрын
Miskiin hooyo macan ilaahey ha kuu Sahlo
@leylajaamac7094
@leylajaamac7094 3 күн бұрын
Allaha u sahlo qof walbo waxuu tabanaayo inshallah
@nasramoalim820
@nasramoalim820 2 күн бұрын
Gabdhaha soomaaliyed sabarka badsha si ilmihiina ubadbaadaan waxwalbo kusabra iyagaa Hadlow idin ciil bixin doonee sabarka waaqaraar marka aad sabartana malabuu kuunoq Onayaa insha Allaa H
@sahramahamed6501
@sahramahamed6501 3 күн бұрын
Allaha u sahlo Hooyadood Allaha ku dhowro walaalkeey Abdiaziz
@aminanur110
@aminanur110 2 күн бұрын
May Allah Subxana Watacalaa reward and help her to find her own mother In Shaa Allah .
@ummuisra6271
@ummuisra6271 2 күн бұрын
ILLAAHAYOW u sahal hooyadooda
@ashaismail713
@ashaismail713 3 күн бұрын
Alla Maxaa cuqubo jirta 😢😢
@rahmomahamud1642
@rahmomahamud1642 3 күн бұрын
Allah u sahlo Aad ayan ula xanunsanay gabadhan
@mahadsayidisack844
@mahadsayidisack844 2 күн бұрын
Alaha usahlo😭😭😭😭😭😭yaa alaah ardulmi badnaa dunidaan😭😭😭
@AsmaAbees
@AsmaAbees 3 күн бұрын
Xa 😢 allaha kusahalo hooyo😢😢
@SahraAhmed-u7b
@SahraAhmed-u7b 2 күн бұрын
Allah hau sahlo hooyo mcn
@Xaliimo-sd5gp
@Xaliimo-sd5gp 2 күн бұрын
Wallhi ila dhamadaka waa oyaaye allah usahlo sii deg deg ah xanuun badan tahay
@NaimaAli-oe8vh
@NaimaAli-oe8vh 3 күн бұрын
Allah u sahlo hooyadood insha allah
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 3 күн бұрын
Yaa allah
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН
XASKAYGA NIMAN KALE KACELIN WAYAY WA FURAY HADA IGU LABA ITIRI TIJABI
27:53
CIQAAB DUMAR | SOMALI SHORT FILM
25:09
FAM TV
Рет қаралды 75 М.
DEG DEG WAALASOO QARXIYAY MW XASAN SHIIKH IN DOWLADII SOMALIYA IYO FARMAAJO
16:24