Ilaahay Haa soo sahlo gabadha yartaa laakiin markii hooyo dhimatay dadka aad xaga ka taqaanay waxaa larabay inaad dhahid iisoo kexeeya gabadha xataa walaalka u tegay oo soo arkay gabadha dad u soo dhiib inaad dhahdid bay ahayd laakiin waa la dayacay gabdhaas maskiintaas ayadoo yar bay hooyo ka dhimatay carabtii baa iska korsaday ilaahay waxaan ka rajayn inay soo hadasho
@rawihassan86155 сағат бұрын
ya rabi u soo sahal ayadoo nabad qabto 😭😭😭😭aloow qalbiga kuu adkeey adigaa awooda leh 🤲
@ashawooo18 минут бұрын
Dhibatada badan illahay ha ku sahalo Gabdheda rabi ha ku soo ifatimaya Gabdheda illahaya ha uu naxariista xasakaga illahaya inta kale ha isku keno
@omermhd9852 сағат бұрын
الله اكبر
@caashaismail274611 сағат бұрын
Inshallah ha u sahlo
@zainabmahamed10425 сағат бұрын
subxan alah ilaahay jawsoojeediyo😢😢😢
@aminasheikh123616 сағат бұрын
Illaahayow usahal adigaa awoodleh Habo adigana ALLAH ku barakeeyo
Allaha qalbiga u qabooji waa murugo allaha u soo sahlo
@HipoShawo2910 сағат бұрын
Ax abe ma qaldame waa alle Mar Hore ayad laga rabaye inad daryesho abe alle aku sikhiro abe wallhi ilmadada waa idhibayesaa abe allawo raxmanawo raximawo ada maqaldame ahaaa usikhir abe alle akaga dhigu mid an ka soqadin inad waxaba ku samen abe samir abe madma aye hoyaded dhimatye inad fugeso maye ahen allaow sahal 😭😭🤲🤲🤲
@aminasuleman94466 сағат бұрын
لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم Illaahay ha Ku so dhaweeyo gabadhaada insh allaah
@SadioWarsame-rq6ql8 сағат бұрын
Alle hausahlo qalbigeedana waalid jaceeyl iyo ubiri falid waalideed Allah haugasho ayadana Alle haxafido nolashana alle hausaqiro Aamiin Yaarabi
@Neima100026 минут бұрын
Allaha uso dhaweyo gabadhisa
@fariidoxaaji87389 сағат бұрын
Runtii mar horeey eheyd inaad raadiso iyo markeey kuu baahneyd balse kuma xukumi karno oo waxaad ku sugneyd Ilaaheey uun baa og Allaha kuu soo fududeeyo gabadhaada
@ZahraAli-p2q10 сағат бұрын
Dagaalkaan aan dhamaneenin dadbadan aya kurafaday ilah Anka cabsano walahi wanalaxisaabinaa😢😢😢😢
@khadraali286216 сағат бұрын
Ilmo aad dayacday saacadaan ha isku ooysiinin saaxiib maalintii hooyaemdeed dhimatay ayeey kuu baahneed maanta ilin taadu waxba utarimeeyso
@cirjiidh7716 сағат бұрын
Dayaca ugu badan ee ku dhaca caruurta waxaa masuul ka ah aabayaasha Soomaaliyeed ilaahooow aabayaasha qalbigooda soo jilci oo naxariis gali markay dhalinyarada iyo xooga leeyihiin
@hawohosh919817 сағат бұрын
Yasir allah
@TheNobleGuy10 сағат бұрын
Ilaahayow ninkas ha u sahlo
@caashoali-om1ti11 сағат бұрын
Allaha u sahlo
@TheNobleGuy10 сағат бұрын
Ameen
@ShaahimaYuusuf16 сағат бұрын
Intu hada oyaayo muxu u radinwayay markay yared
@atishh733214 сағат бұрын
ربنا معاك الله يهديها و يهدي الجميع يارب العالمين 😢😢
Mesha أهل غزة وفلسطين ey codwga ku dhagnyihin.Somaline sidan ayeey ku imtihananyihin الله usaqiro. 🇸🇴 Somali ...dhibtada.welalhena 💚🇵🇸🤍guul الله siiyo ..يارب dhamaanteen.........no nahariiso....musygane. gabdhiisa.الله usahlo.hadi ey noshahy. يارب العالمين
@foozia42614 сағат бұрын
Ax ax ax ilahayow usahal
@TheNobleGuy10 сағат бұрын
Ameen
@nasroadan222144 минут бұрын
Walaahi anuuba iga oohiya aloow caawi aabahaan siskiinka ah😂😂😂
@SalwaAbdi-g7p16 сағат бұрын
Uma soomaaliyeed waa in ooyi iyo in gaajeeysan iyo in dagaal ku dhamaanin meel uu u socdo iyo meel uu ka socdo la aqoonin
@HawoWarsame-g3l12 сағат бұрын
😢
@ZakAli9904Сағат бұрын
Shimbiraale waxaan isla nahay reer Soona Kay Ex reer Waaberina waa isla eheen Allaha u sahlo gabadhiisa waa nin miskiin ah.
@alsal24sports8713 сағат бұрын
Alow uso sahal
@AadanmaxamadCusmaan-y8nСағат бұрын
Waa ku deeyeen ilmahaas ee oodiina ku jira, hana nagu soo jabsanina, mar dambe 😂